No video

Wadanka sacuudiga waa dal siddee ah? Waxkabaro

Wadamada kale ee aan ka hadlay waa kuwani haddii aadan daawan;
Mareykanka halkani ka daawo; • Video
Ruushkana halkani ka daawo; • Dadka ruushka 150$ aye...
Wadamada ugu nolasha fiican aduunka;
• Wadamo dadka lacag sii...
Norwey halkani ka daawo;
• Nolasha dalka Norwey i...
Bangaladesh halkani ka daawo;
• Dadka bangaladesh maal...
Kanada halkani ka daawo;
• Nolasha dalka kanada m...
Nolasha dalka Holland halkaan ka daawo
• Nolasha Dalka Holland ...
Nolasha dalka sacuudiga halkaan ka daawo;
• Wadanka sacuudiga waa ...

Пікірлер: 198

  • @hudaifimouse7523
    @hudaifimouse75233 жыл бұрын

    Sharciyo adag ma'aha waa sharciyo ilaahay iyo rasuulkiisu dhigeen

  • @hajimedia286

    @hajimedia286

    10 ай бұрын

    Afka caano laguugu qabay

  • @newassong7535
    @newassong7535 Жыл бұрын

    Xasidiin wa mamulkoda lakin shacabka fican waxa arkey qof kaba la aan ah oo lasoo tarxiilaaya

  • @cabiraxmaanyare4402
    @cabiraxmaanyare44023 жыл бұрын

    wallahi sacuudiga iyo kuuriya yabee qaban inkastoo sucudigu diin celiso hesto

  • @Qisadaallaylkii
    @Qisadaallaylkii3 жыл бұрын

    Dhanka bulshada diinta si fiican ayey kugu dhaqmaan Tnx bro

  • @allxamdulilaah550

    @allxamdulilaah550

    3 жыл бұрын

    Runtaa waye ilmaha.5 jiirka quranka.siduu.uaqriinaa kali arag

  • @salmahassan6998

    @salmahassan6998

    3 жыл бұрын

    Kan 2 jirka Somaliga mid gaaro malahan

  • @houda-sld
    @houda-sld3 жыл бұрын

    Riyadh inti joogto farta taag

  • @HamdiAbdukadir

    @HamdiAbdukadir

    5 ай бұрын

    Alla abyo mcney uso soda plz ma ila so hdli krta si an ku barto wllnimo somali nimo

  • @suhaybjaamac7820
    @suhaybjaamac78203 жыл бұрын

    Masha allah

  • @abdullahisalad.9001
    @abdullahisalad.90013 жыл бұрын

    Prodution waa xaqiiq hal kalmad oo mala awaal ah kuma jirto bro horay usoco

  • @cimraanxabiiburaxmaan3018
    @cimraanxabiiburaxmaan30183 жыл бұрын

    Wall mahad sanid marka hore marka xilta waxaan ka codsan laha waxa aad ka hadleyso sacudiga hada ma ahan ee xalada dhabta ah ee maanta ka jirta nala wadaag Mahad sanid Yaa igu raacsan

  • @abdullahmusaabdiali4222
    @abdullahmusaabdiali42223 жыл бұрын

    Ustaaaad waaa run intaaad sheegtay anaaa kunool thanks

  • @nasroahmed6211

    @nasroahmed6211

    3 жыл бұрын

    Walal magaladee kunooshahay

  • @nasroahmed6211

    @nasroahmed6211

    3 жыл бұрын

    @@TradeMind-Mastery walal khaali wiilka kale ee sacuudiga kunaal ayaa lahadlaayo oo waxaa rabay in aan ka wareesto sida sharciga daganaashaha lagu helo sababtoo ah waxaan jacelahay in aankunoolaado magalada madina. Walal mahadsanid hargeysa iyadane waa magaalo anjacelahay

  • @abdullahmusaabdiali4222

    @abdullahmusaabdiali4222

    3 жыл бұрын

    Jeddah

  • @abdirahmanhusien6174

    @abdirahmanhusien6174

    Жыл бұрын

    @@nasroahmed6211 Damiin u bahantahay

  • @mahameddahir8061
    @mahameddahir80613 жыл бұрын

    So badi ka hadalka wadamada aad ayan u xiseya

  • @shanazagirl414
    @shanazagirl4143 жыл бұрын

    InshAllh somali sas noqondonta shidalka kabuxo mar le lafuri dona

  • @suldaanabdullahi4407
    @suldaanabdullahi44073 жыл бұрын

    ANNAGA Production👏👏

  • @csalaanelectrician9905
    @csalaanelectrician99053 жыл бұрын

    soo badi sacuudi topic

  • @khaasimcabdi4702
    @khaasimcabdi47022 жыл бұрын

    Noosoo badi macalin

  • @salmaanibrahim8052
    @salmaanibrahim80522 жыл бұрын

    Saa saa la rabaa

  • @user-ye6ry9zc8m
    @user-ye6ry9zc8mАй бұрын

    Succuudigu waa dalka ugu wanaagsan ee muslimiinta

  • @abdirahimahmethashi924
    @abdirahimahmethashi9243 жыл бұрын

    Thanks very much zho qli

  • @xoogsademussa898
    @xoogsademussa8983 жыл бұрын

    Thanks

  • @abdinaasira6268
    @abdinaasira6268 Жыл бұрын

    Asc

  • @umutasniim20
    @umutasniim206 ай бұрын

    M.a diita islaamka loga dhaqma sacuudiya wan jeclahy

  • @kingzanco69
    @kingzanco693 жыл бұрын

    Mahadsanid macalin

  • @liiliyare3291
    @liiliyare32913 жыл бұрын

    masha allah 💌🌹🌹💯💯💯

  • @hodandiiriye706
    @hodandiiriye7063 жыл бұрын

    Wlhi wan jeclahy sucuudiga

  • @nuhabdi4240

    @nuhabdi4240

    3 жыл бұрын

    Fiicnan lahayda inay iyagna sida ku jeclaan lahaayen

  • @maxmudjaaki2329
    @maxmudjaaki23293 жыл бұрын

    Sxb Sare waxad Ka hadloysaa sacudigii hore had a nagaha Aya baburta wada timaha wet qawan yihin sigar cabida waa Isla caadi

  • @abdirahmanhusien6174

    @abdirahmanhusien6174

    Жыл бұрын

    Maxmed bin slmaan wadnka qaribey galada u adeegya & wxa ugu qadar mesha kliya diinta ku adg wali isma badlin

  • @kalidmohamet4928
    @kalidmohamet49283 жыл бұрын

    Anaa u Horeeya Ee Halayska Kay Wanajiyo like

  • @walaalahaoffical7017
    @walaalahaoffical7017 Жыл бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤ masha alh 2023 dawanaya

  • @rahmaomar1137
    @rahmaomar1137 Жыл бұрын

    Please raariqaha noosoo badsha

  • @faysalmaxamed3184
    @faysalmaxamed31842 жыл бұрын

    Walal

  • @mosir7199
    @mosir71993 жыл бұрын

    first comment and like

  • @burhaancusmaan361
    @burhaancusmaan3613 жыл бұрын

    Masha allh

  • @narmiinmoha6342
    @narmiinmoha63423 жыл бұрын

    Soomali maad kahadashid

  • @shimbirkaofficiall
    @shimbirkaofficiall3 жыл бұрын

    Nabi mohamed scw hadaad jeceshahy dartii subscribe iigu saar wlaal🙏🥰

  • @user-vg4xw5bu9u
    @user-vg4xw5bu9u3 жыл бұрын

    Guriga ayuu kuugu yimid quraankii ee ka faaidayso oo 30minut kaga faaidayso barashada quranka adoo gurigaaga jooga ا.القرءان ٢.العربيه٣.الحديث ٤.التفسير ٥.التجويد chat.whatsapp.com/HpiZxtW2BkHKNeKkq0spWg Mahadsanid in badan

  • @Mohamud12
    @Mohamud123 жыл бұрын

    Frst view

  • @apdirahiim5642
    @apdirahiim56423 жыл бұрын

    Shekh sudaysi mamaqashay qudpadiisi udanbaysay wuxuu laha😬🥺 diinti islaamka ilahaybay leeday😭

  • @sahalabdalla1640
    @sahalabdalla16403 жыл бұрын

    Anaka waa cadow geena sacuudi

  • @abdiwaahidquble4826
    @abdiwaahidquble48263 жыл бұрын

    Waxaan kaa codsanaynaa boqortoyada qatar

  • @axmettbarre9690
    @axmettbarre96903 жыл бұрын

    Mcalin wan ku salaamay wna kgu xirnhay channelka ANNAGA PRODUCTION macalin waxn ka codsana inad facult of pilot kaso hada sho iyo shaqadisa waxn filaya inad kaso hadli donto commenti geygana aqrin doonto si uu macalin ku u arko plz asxbta like saara mahadsanidiin macalinka iyo Asxabtiisaba

  • @sabnaagaming5036
    @sabnaagaming50363 жыл бұрын

    M a m a Thanks poqortooyo

  • @aaminobarreaamiinbarre4679
    @aaminobarreaamiinbarre46793 жыл бұрын

    Wll anaa usocda sacuusiya guryahooda sidee waayay

  • @AhmedAli-jh2tu
    @AhmedAli-jh2tu3 жыл бұрын

    I like it

  • @onecorner647
    @onecorner6472 жыл бұрын

    Waa ku salamay marka hore ustaad please report ka samee magalada uu sacuudiga dhisi rabo iyo waxa uu ka damacsanyahay yaase ku noolaan karo thanks 😊

  • @--....2442
    @--....24423 жыл бұрын

    Ok pro noo soo badi qisooyinka noocan oo kale plz🇦🇪🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯💯😭😭😭😭😭❤

  • @nuhabdi4240

    @nuhabdi4240

    3 жыл бұрын

    💩💩

  • @ibraahimmaxamed9125
    @ibraahimmaxamed91253 жыл бұрын

    Waa wadan mujrim ah

  • @ibraahimismaaciil6875
    @ibraahimismaaciil68753 жыл бұрын

    Zxb waxaan ka helay musica backgr ka baxaya

  • @cumarcabdisalan4223
    @cumarcabdisalan4223 Жыл бұрын

    🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦

  • @SaabirCabdi-zk4tp
    @SaabirCabdi-zk4tp11 ай бұрын

    Waan kuu xiisay sucuudiga😮❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @caydaruusjaamac9400
    @caydaruusjaamac94003 жыл бұрын

    Maanshaallaah waa waa dal diin ta ku wanaagsan

  • @abdiqaniabdalla1505

    @abdiqaniabdalla1505

    3 жыл бұрын

    Waa shayaadiin

  • @mjd7710
    @mjd77103 жыл бұрын

    Waa sharciyo fiican

  • @XamseShMuuse
    @XamseShMuuse2 жыл бұрын

    Haaaaa

  • @miskiin_______2393
    @miskiin_______23933 жыл бұрын

    War aniga ku dhashay jeddah ayaan jooga waa meel fican lakin qadar ayaan tagay

  • @nasroahmed6211

    @nasroahmed6211

    3 жыл бұрын

    Walal dhalasho ama daganaasho malasiiyaa dadka aan udhalan

  • @mohamedismail2006

    @mohamedismail2006

    3 жыл бұрын

    @@nasroahmed6211 may wll dhalasho kuma siinayaan hadii aad ka hadlaysid sucuudiga

  • @miskiin_______2393

    @miskiin_______2393

    3 жыл бұрын

    Haa waa sababta aan uga tagay

  • @adanmohamed8363

    @adanmohamed8363

    3 жыл бұрын

    Sxb asad seen ku helaa i qaamo shaqo. Hadaan ku imaado visso. Cumro. Qiimaha lacageed meeqo thaks

  • @mohamedcasanyo2998

    @mohamedcasanyo2998

    3 жыл бұрын

    Waxaan rabaa inaan imaado sacudiigu mustaqbal iyo shaqoo mayjirta

  • @mohamedabdi5181
    @mohamedabdi51813 жыл бұрын

    Pro wlhi aqoon leedahay mashaallaah

  • @naasirsiciid654
    @naasirsiciid6543 жыл бұрын

    Aad ban ola yaabay somalida coment soo bixinaysa waayo waxaad moodaa in aynu la leenahay wadankooda dhamaanteen waxaan sucuudiga ku nacnay wuu ina soo tarxiilaa ama wuu ina liidaa Hadii xaga liidida loo yimaado cidina ku sharfi mayso kuna amaani mayso ilaa aad adigu taariikhda baal dahab ah iskaga qorto haday tahay xag dhaqaale xag wadaniyadnimo xag hub iyo xag bilicda magaalooyinka ahba Xaga diinta sucuudiga waa wadanka ugu fiican inaga cidina iskuma karbaashto gabdha aan la socono sidoo kale cidi kuma qasabto ganacsatadeena inay xidhaan goobaha shaqada xiliga salaada hadana waxaan wada haysanaa isku diin hal nabi ayaana wada rumaysanahay

  • @houda-sld

    @houda-sld

    3 жыл бұрын

    Waxaas hada majiran goobaha wa lo ogolaaday ine furnadan xiliga salaada anigana joogo karbaash iyo dilna wa lajoojiyay oo qofki qofdila xabsi daain waye dumar ka xor aya laga dhigay oo ayago madaxooda banan aye jidka maran

  • @naasirsiciid654

    @naasirsiciid654

    3 жыл бұрын

    @@houda-sld wayahee inagu ma fiicanahay yacnii dalkeena maxaynu ugu dhaliilaynaa wax aynan ku dhaamin oo waliba kaga xunahay inagoo isku diin iyo isku mad-hab haysana?

  • @houda-sld

    @houda-sld

    3 жыл бұрын

    Sacuudi aya naga liito wa dad biniadanimo aqoon iyo islaanimo wayo qof muslim ma xaqdhowran xaqiisa dhididkisa iskama dhowran lkn gaalka wey u nacamleeyan xita heerke ka gaaren yahud jcl ma maleen kartid anaga dhaano 100%

  • @daadirxassan2899
    @daadirxassan28993 жыл бұрын

    Asc walaal shu aa shedakasookawaab dalka jarmalka maxayQabtaan mahadsanid💕💕💕💕💕💕

  • @ahmeddanan4618
    @ahmeddanan46183 жыл бұрын

    Soo kordhi Macluumaadka

  • @najiibtolkaofficial8503
    @najiibtolkaofficial85033 жыл бұрын

    Wllhy 🤲aniga fanka 👏waan kabaxay ilaahe ba iga madobeyey🙏chenelkega wakan ee 4k oo👉subscribed igarsiya inata kalena allow soo hanuni amin dhaha🤲il

  • @Moha_mett
    @Moha_mett3 жыл бұрын

    Please istaad Qatar no faahfihi

  • @AbdalaHandsome2024
    @AbdalaHandsome2024 Жыл бұрын

    Wadankan waan ku riyoda ilahow mar un i geey

  • @SaabirCabdi-zk4tp
    @SaabirCabdi-zk4tp11 ай бұрын

    💟💟💟sucuudi carabi🎉🎉🎉🎉

  • @fatimaabdi6976
    @fatimaabdi69763 жыл бұрын

    Haaa

  • @qarnigatube7964
    @qarnigatube79643 жыл бұрын

    Gudomiye wan ku salamaya

  • @haithamxassan2241
    @haithamxassan22413 жыл бұрын

    Please ka so hadal dalka Oman

  • @fardoosofar317
    @fardoosofar31710 ай бұрын

    Waan u xiisay dalkeenna hooyo sucuudiga carabiga😢😢😢😢😢😢

  • @abdilhayalimohamed811
    @abdilhayalimohamed8113 жыл бұрын

    ماشاء الله اخوي ربي يحفظك

  • @sheikhhusseinalijabuti8448
    @sheikhhusseinalijabuti84483 жыл бұрын

    Zxp noososameey nolosha dalka Qatar

  • @yasiinwarsame328
    @yasiinwarsame3283 жыл бұрын

    Nijaas Nijaas Dhashay Sacudi wan necbahay Nacalada

  • @allxamdulilaah550

    @allxamdulilaah550

    3 жыл бұрын

    Aniga bajoogee

  • @yasiinwarsame328

    @yasiinwarsame328

    3 жыл бұрын

    @@allxamdulilaah550 Hadii Ad jogto Adoon Xun oo madow Ayay Ku Argan

  • @salmahassan6998

    @salmahassan6998

    3 жыл бұрын

    @@yasiinwarsame328 wlh sucuudiga makka iyo madina hadaysan ku ooli lahayn dadna ma tageen wacesha xun

  • @yasiinwarsame328

    @yasiinwarsame328

    3 жыл бұрын

    @@salmahassan6998 Anigu Wan ka marma mako iyo madiina

  • @salmahassan6998

    @salmahassan6998

    3 жыл бұрын

    @@yasiinwarsame328 oh but why bro mar uun noloshada inaad soo xajiso ma rabtid

  • @amiiramahamad7120
    @amiiramahamad71203 жыл бұрын

    Muqaalka xiga muqaal cabsi ah kasoo dhig insha Allah

  • @gaagaabmedia
    @gaagaabmedia3 жыл бұрын

    ASXAABTA QALIGAA CAWA HALA II CIMAMADO SUBSCRIBKA HALA IGU TAGEERO INSHA ALLAH

  • @powerfulldua647
    @powerfulldua6473 жыл бұрын

    Wall #documantariyo bishii amaa wiig nosoo diyaari sidii kii #jacaylka ka samaysay جزاكالله خير

  • @somaliok1035
    @somaliok10353 жыл бұрын

    Keep going bro

  • @gndijrto1646
    @gndijrto16463 жыл бұрын

    Maadhahdid sucuudiga waa Gabdho..oo aan ragooda kaxushoonayn..

  • @Boqorx77
    @Boqorx773 жыл бұрын

    20:00

  • @abdallemuktar5048
    @abdallemuktar50483 жыл бұрын

    Waalaal ka Soo xadal wadanka turkiga

  • @MohamedHassan-zf8rg
    @MohamedHassan-zf8rg3 жыл бұрын

    Qatar wll

  • @jabrilosmanhashi2841
    @jabrilosmanhashi28413 жыл бұрын

    Second View

  • @irshaadcali9501
    @irshaadcali95013 жыл бұрын

    Mahad sanid macalin

  • @nadaromar7677
    @nadaromar76773 жыл бұрын

    Walal abdirishiid noo Cadeey micnaha zodiac sing

  • @frjwheutefefygrghwjwjgtbrv4406
    @frjwheutefefygrghwjwjgtbrv44063 жыл бұрын

    Asc walaal hadi aad walaaka hormarkiisa jeceshahey walaal Subscribe igu caawi

  • @nuhabdi4240
    @nuhabdi42403 жыл бұрын

    Mardanbe haynoga sheekayn wxn wax ina anfacaya ino so diyaari please

  • @abdirahmanhusien6174

    @abdirahmanhusien6174

    Жыл бұрын

    maxa lga sheeken lhaa Qabilka somaalia 😄😄😄

  • @ismailmohamed6657
    @ismailmohamed66573 жыл бұрын

    Calaacalka iga dhaaf maandhoow carabu waa naage😂 Sayid maxamed cabdule xasan

  • @engabdirizakmohamedomar825

    @engabdirizakmohamedomar825

    3 жыл бұрын

    Orod hoosta kagal waa naage

  • @cusmanmaxamuud92

    @cusmanmaxamuud92

    3 жыл бұрын

    @@engabdirizakmohamedomar825 wasaq maxaa kagalay turjimaan baad katahay

  • @cabdixakiin3844
    @cabdixakiin38443 жыл бұрын

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته

  • @hamzaadam4705
    @hamzaadam47053 жыл бұрын

    ..

  • @khaalidamiir6753
    @khaalidamiir67533 жыл бұрын

    ANsar 🇨🇨 tareXa La

  • @ruqiyomahamed9798
    @ruqiyomahamed97983 жыл бұрын

    Walaal qaaliya igu caawi SUBSCRIED 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @UmmuJabril

    @UmmuJabril

    3 жыл бұрын

    Abaayo waan kuu saaray isaar adigane gabanelka furo sidoo kale waan kufuraa adigane markii wax soo dhigtiit

  • @mahadosoble8768
    @mahadosoble87683 жыл бұрын

    Carab alle idin Qabay Soomaalida tarxiil ayay kudhibeyn

  • @ibraahimmaxamed9125
    @ibraahimmaxamed91253 жыл бұрын

    6 sano ayaan kunolaa bini adam lamida xataa ku arki mayaan

  • @sahalabdalla1640

    @sahalabdalla1640

    3 жыл бұрын

    Dhib malahan sxp maalinba waa cid waalintooda ha qaataan maalintee Nanah wey soo socotaa

  • @cilmicismaan4448

    @cilmicismaan4448

    3 жыл бұрын

    Aduun waxaynu noolnahay Carabtii gunta aheyd oo marka ay Soomaalida magacooda maqlaan gacmaha hoorsan jireen, uu yasayo Carab xun-xun oo liita, oo aduunkana ku bahdilan aakhirona aan waxba kaga horeyn. Carabtu waa dad aduunka ka haray oo aad u liita oo aan lahayn wax ay ku fiican yihiin, xag adduun iyo xag aakhiro toonna iyo xoog iyo xeelad midna, waa dadka kuwooda ugu dib dhacsan uguna sharta iyo jahliga badan aduunka, waxaa ka sii daran meesha ay liidasho iyo silic ka joogaan waxay ku nool yihiin oo noloshooda oo dhami ku xiran tahay shidaal aan sii jiri doonin.. Baahi darteed bay carruurtooda u layn jireen, gabdhahooduna waa nolol aasi jireen halka Soomaalida dhexdooda haddii gabar wax laga sheego ee u god gali jireen Boqolaal rag ah.. Hormarada dunida iyo aqoonta lagu kala tagay waxba kuma laha oo waa laga qadiyey, Awood kuma tiirsana iyagana ma lahaa awoodooda ugu weyn haddiiba ay helaan waa hubka dheemashka ah oo balaayiin dollar laga siiyo maatida reer Yaman-na ay ku rusheeyaan.! Caadooyinkii xunxuma ee ay lahaayeen waxaa ka mid ah: “Midkood marti ku soo hoyatay haddii uu xoogaa sooryo siiyo waa ay ku faani jireen oo waxay ka soo qaadi jireen in ay wax badan hureen oo taas gabayadooda baa laga dheehan karaa”… Intaas oo dhan waxaa ka sii daran iiga oo waxaas gunnimo iyo ceeb ah ku jira oo sidaas u liita aynan isku xishoonayn oo aammusayn oo doonayaan in ay dadka oo dhan u faanaan ummadda kalena caayaan! Illaahay ha u naxariisto Carabtii hore ee nasabka aheyd 🤲

  • @sahalabdalla1640

    @sahalabdalla1640

    3 жыл бұрын

    Waa runtaa Walaal waa dad aan dib taariikhda ufiirin wey ogaan lahaayeen soomaali cidey tahay lkn hada waxaa cadey kuugu filan inay maalintooda soo dhamaatay inay 10 sano kabadan sii jireen shidaalka ey isugu maleeyeen in ilaahey nolosha u dhiibay lkn anakoo ka Qanisan shidaalkeena ayaa hadli doona dambi walbo ey naga galeen mid mid ayaa. Uga aar gudan doonaa insha allah aan ka shaqeyno sida aan cisi iyo karaa maddens ku soo ceshen laheen sxb

  • @cilmicismaan4448

    @cilmicismaan4448

    3 жыл бұрын

    @@sahalabdalla1640 waa saas

  • @salmahassan6998
    @salmahassan69983 жыл бұрын

    Sacuudiga imika wuxuu leeyhy vision of 2030 waxaas waa laga tagay

  • @6ix9inepizoozsomaali24
    @6ix9inepizoozsomaali243 жыл бұрын

    Naag la. Aan ayaaba noolan kara 😂😂😂 Wlhi waba ciqaaab halkaasiye 😂 Waxanu rabna inaan wadada marno oon gabdhaha La sheekaysano oo aan tutujino ee ma rabno in nalaga fogeeyo 😂😂 Hadaan nahay #team #iskabulo sharcigaas waa kasoo jeedna 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mahiramin3917

    @mahiramin3917

    3 жыл бұрын

    Mxa nio gabar makuladhalan gabar hdaa rabtid si sharaf ayaa logu lashekeystaa

  • @rakiarashid6392

    @rakiarashid6392

    3 жыл бұрын

    @@mahiramin3917 wilal xun iyo qaar wanagzan bah wey jiran alah haku sharfo wll saqajan kan oo kale looma jawabo

  • @hamdaismail6155

    @hamdaismail6155

    Жыл бұрын

    @@mahiramin3917 Ninkan imika fanbu isku modaya wuxu soo qoray ano yaban ayan arkay comments kaga alx haday wali jirna dad adigo kale ah Sharafbad ledahay wllky qlli🌹

  • @zudaysiofficialchanel5925
    @zudaysiofficialchanel59253 жыл бұрын

    zxb next garmany kaso hadal bro

  • @alixussein4012
    @alixussein40123 жыл бұрын

    Sacuudiga Anaa ku nool Caasamada Riyaadh,🇸🇦 wlahi been ma ahn 5 sano aya joga qof kasto sacuudiyan ah shaqo xafiis ah ama askari

  • @mohamedcasanyo2998

    @mohamedcasanyo2998

    3 жыл бұрын

    Wllo igawaraan sacudigaa ana uso socdaa inshallah mustaqpal ama shaqo lknse walays mustafiriya laygu dhahay qorshan wataa haduu dhofka qurbaha isobixi wayo waxaan kutaalo jira ilayo sacuudiga inaan taago

  • @user-dv8nl9xc3y

    @user-dv8nl9xc3y

    10 ай бұрын

    Asc walalky

  • @mohhanad2827
    @mohhanad28273 жыл бұрын

    Ma cid ayaa iga horeyseyna

  • @xaajimaquste
    @xaajimaquste3 жыл бұрын

    *Saudi Arabia* Dorki Uu Islaamka Ku Laha Wu Gabay Sidu Hoganka U Qabsaday Wilkan *MBS* La Leyahay

  • @xamsexikmaawi5387

    @xamsexikmaawi5387

    3 жыл бұрын

    Waaruntaa Wll lkn waxaa badalay Turkey erdogan

  • @salmahassan6998

    @salmahassan6998

    3 жыл бұрын

    Kahor mbs xitaa door fcn islaamka uma haayin waa bahalo cunsuriyiin ah

  • @xaajimaquste

    @xaajimaquste

    3 жыл бұрын

    @@salmahassan6998 👍

  • @mohamedismail2006

    @mohamedismail2006

    3 жыл бұрын

    @@salmahassan6998 wll waa comment gii 8 aan arko ood leedahy oo aad caayayso dad Muslim ah ogow aakhiro waa lagaa xisabinayaa waxaa aad qoraysona waa laguu qorayaa maalinta aakhirana gacmaha iyo adimada ayaa hadlaya ogow

  • @salmahassan6998

    @salmahassan6998

    3 жыл бұрын

    @@mohamedismail2006 ilahay kugu dhaarshee wlo anoo carab caynayo xagee igu argtay mbs wuxuu yhy muslim iyo gaal ayaa wada og tankale mbs wuxuu yhy hadii lasheego taas micnaheeda maaha inaa u gafay umad islaam ah tankale kala baro farqiga u dhaxeeyo diinta iyo carab

  • @nuurc2422
    @nuurc24223 жыл бұрын

    Warbixinta furha makka ma in uu hayaa nin sacudi ah oo qura mise qofkle waa qaba karaa mise waa dhaxal

  • @UmmuJabril
    @UmmuJabril3 жыл бұрын

    Walaalayaal subcribe ii saara qeir illahey hadiin siiyeen sidoo kale waan idiin saara

  • @hamzzyxubbo8365

    @hamzzyxubbo8365

    3 жыл бұрын

    Wan ku saaray wlaal🙏

  • @UmmuJabril

    @UmmuJabril

    3 жыл бұрын

    Thank you walaal

  • @jabramediagroup5781
    @jabramediagroup57813 жыл бұрын

    Walal subscribe igu caawiya walal macaan plz

  • @ziiztahir9651
    @ziiztahir96513 жыл бұрын

    Keep GoinG Pro

  • @user-vc5ex4pj7k
    @user-vc5ex4pj7k3 жыл бұрын

    Waqti lasodhafay ayaad kahad leysaa waa laga gudbay hada

  • @xogahasayniska6566

    @xogahasayniska6566

    3 жыл бұрын

    Haa siduu uyimid Bin Salman wa la badalaya dhaqanki

  • @hibosaid9884
    @hibosaid98843 жыл бұрын

    Wax aad sheegeysid qaar baan run aheyen kow dharki ey huwanan jireen wey tureen kalabyona weykafureen ey yaal xitaa wey kenen ee naga qof yahow beenta waxa aden ogeyen haiska sheegin 🧐🧐🧐

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan3 жыл бұрын

    War Carabta Raggodu way is Qaban Ayn is idh

  • @Hasan45390
    @Hasan453908 ай бұрын

    no music bto,music is haram,then remove this,video.