No video

Boqor faysal | Cadawgii koobaad ee yahuuda!

Xigasho:
• Who is King Faisal of ...
en.wikipedia.o...
en.wikipedia.o...
www.history.co...
bit.ly/3pceufJ
bit.ly/377KDPA
Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
Facebook: bit.ly/2JycRdj
Instagram: bit.ly/2TPlYrR
Twitter: bit.ly/3mOR27D
Muqaalo ku qancin doona:
- Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
- Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
- Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
- Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

Пікірлер: 178

  • @Waaberi-Media
    @Waaberi-Media3 жыл бұрын

    Ku soo biir fadlan pagekeena cusub ee facebook 👉👉 facebook.com/Waaberimedia20

  • @Iftiinshe7

    @Iftiinshe7

    3 жыл бұрын

    Dhinac walba waan kuu raaceyna zxb ina Omar.

  • @alnuurudiin6102

    @alnuurudiin6102

    3 жыл бұрын

    Asc wlo wxad ka soo hadasha video kusabsan noocyada dhiiga iyo dabeecadihisa sida dhiiga A__B__C__AB

  • @Abdirahmanvalogs

    @Abdirahmanvalogs

    3 жыл бұрын

    Wll waxaad kasoo hadashaa maroco iyo Algeria saxaraha ay isku heystaan maraykanka ku siiyey aqoonsiga israil

  • @ajtv6510

    @ajtv6510

    3 жыл бұрын

    Wll sadam Xusen kaso hadal adigo mahad san

  • @cabdiodawaay3390

    @cabdiodawaay3390

    3 жыл бұрын

    @@Iftiinshe7 hunter and his wife were arrested on charges that they have been working together since last season to the first degree murder trial

  • @ahmedqadar6227
    @ahmedqadar62273 жыл бұрын

    Allaha U Naxariisto,Boqor Faisal Wuxuu ahaa Geesigii ugu danbeeyay Saudi Arabia 🇸🇦,Taariiq Muhimad gaar u leh Islaamka

  • @qacqacosman5716

    @qacqacosman5716

    3 жыл бұрын

    Subscribe ii Saar Allah dartii wllo

  • @abubakarmuhudin1680
    @abubakarmuhudin16803 жыл бұрын

    ilaahay intuu abuuray ruuxii ugu fiicnaa, uguna kheyrka badnaa, uguna quruxda badnaa, uguna aqoonta badnaa, uguna dabeecadda badnaa, uguna deeqsinimada badnaa, uguna geesisanaa, waa nebi muxammed naxariis iyo nabad galyo korkiisa Allaha yeelo,"❤ Ku salli xabiibka hadaad nasiib u yeelatay aqrinta qoraalkan scw ❤

  • @wilkakheyrkafaafiya6272

    @wilkakheyrkafaafiya6272

    3 жыл бұрын

    صلي الله عليه وسلم

  • @abdullahiabshir9607

    @abdullahiabshir9607

    3 жыл бұрын

    Scw

  • @FaratoonAcademy

    @FaratoonAcademy

    3 жыл бұрын

    Scw

  • @isxaaqcumar7402

    @isxaaqcumar7402

    3 жыл бұрын

    Ku dar ee 9 jirna la aqal galay adoomona laha

  • @abdullahiabshir9607

    @abdullahiabshir9607

    3 жыл бұрын

    @@isxaaqcumar7402 dib isugu laabo wlo Oo ka toobadkeen hadalka aad suubanaha ugu gaftay scw . Mise waxaad ka midtahay kuwa jaahiliinta ah ee somalida sheegta cilmaaniyadana buunbuniya

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo86513 жыл бұрын

    Boqor damiir leh buu ahaa Janna firdowsa ALLAHA geeyo

  • @isbadel
    @isbadel2 ай бұрын

    alle ha unaxariisto boqor faysal geesigii muslimiinta

  • @faniabdulahi6340
    @faniabdulahi634016 күн бұрын

    Alle ha unaxaristo boqor faysal kuwa maanta joogay ilaahay ha dhaafiyo islaamka

  • @abdulweliahmed8832
    @abdulweliahmed88323 жыл бұрын

    MashaAllah, ilaahay haunaxariisto libaaxi muslimka aha, Jazaka Allahu kheyr bro

  • @safiawarsame7120
    @safiawarsame71203 жыл бұрын

    Mahadsanid sida qurxoon noogu soo gudbiyey waana taariiq muhiima oo u baahan dib in loo xasuusto waxa ku dhacsy muslumiinta iyo quwadoodii waxa ku dhacay

  • @mozamrawi9197
    @mozamrawi91973 жыл бұрын

    ABDIRAHMAN CUMAR ALLE CAQLIGA HAKU BARAKEEYO WLLKY

  • @mahamuodjoof7090
    @mahamuodjoof70903 жыл бұрын

    Alleh ha u naxariisto boqor Faysal boqor cabdicasiis. Carabtii hore carabi kama dambayn.

  • @abdulhakimaburashid1303
    @abdulhakimaburashid13033 жыл бұрын

    2 years ayaan so nabad gadhay inagoo ku walalownay bartan Abdirahman omar waabari media Zxp 🙏

  • @abdinajiib6807
    @abdinajiib68073 жыл бұрын

    allaha u naxriisto dhamaan Geesoyaashi islaamka so maray❤

  • @qacqacosman5716

    @qacqacosman5716

    3 жыл бұрын

    Amiin Subscribe ii Saar wllo

  • @ibrahimmaxamud9408
    @ibrahimmaxamud94082 ай бұрын

    Allah unaxariisto boqor faysal bin alsacud

  • @Ciyaalkomandi
    @Ciyaalkomandi3 жыл бұрын

    C/cumar Thanks bro hor mar wcn🙌🙌🙌

  • @faysalabdul6625
    @faysalabdul66253 жыл бұрын

    Masha allah waa boqorka aan ugu jclhy boqorada Saudia somaray sida kuwa mnta cml la gumeysto musan eheen illhay ha u naxariisto amiin

  • @abdikadir5865
    @abdikadir58653 жыл бұрын

    Geesigu Maraago Allaha u naxariisto

  • @abuubakarjeerow7937
    @abuubakarjeerow79373 жыл бұрын

    Allah ha.unaxriisto wlhi geesi buu ahaaa qisadiisa horey ayan udawadey

  • @hassanabdibashar2169
    @hassanabdibashar2169 Жыл бұрын

    Mashaallah wariye

  • @xogogaal9436
    @xogogaal94363 жыл бұрын

    Allah ha u naxariisto Boqor faysal Walaal cabdiraxmaan waxaan kaa codsanayaa In aad noosoo diyaariso barnaamijyo Ka hadlaya Taariikhda dowladihii islaamka soo maray

  • @dailyxiin
    @dailyxiin3 жыл бұрын

    *Boqor_**___** Faysal AHUN Aabow dabada dab lama Shidan😍!*

  • @cabdiraxmaanfaaraxcali3141
    @cabdiraxmaanfaaraxcali31413 жыл бұрын

    alha unaxariisto

  • @moahmedaidarous4886
    @moahmedaidarous48863 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @JirehRxl
    @JirehRxl3 жыл бұрын

    Alle ha u naxariisto Boqor Faysal amin Amin balse madaxda manta ee caalamka islamku kuma baraargusana khatarta yuhuud iyo reer galbed

  • @ahmedassad4406
    @ahmedassad44063 жыл бұрын

    Allah hawnaxaristo

  • @emraanahmed
    @emraanahmed3 жыл бұрын

    Mashaalaah waad mahadsan tahay wll waxaan jeclaa lahaa muuqaalada nuucaan kale ah in aad noo soo gudbiso

  • @karterzahir2821
    @karterzahir28213 жыл бұрын

    KZreadr kaliyten uu jeclahay keep going brother

  • @mohanad8933
    @mohanad89333 жыл бұрын

    ad bn kuu salamayaa wabari media Asc👏🏻keep going pro alleh hasoo wada jeediyo dadka muslimta ah

  • @ahmedkafi._
    @ahmedkafi._3 жыл бұрын

    Another level broo

  • @zakicali1434
    @zakicali14342 жыл бұрын

    Allah unaxriisto poqor feysal

  • @dahirsabriye1904
    @dahirsabriye19043 жыл бұрын

    Mash allah Kings Fessall

  • @c.raxmaanmaxamuud4250
    @c.raxmaanmaxamuud42503 жыл бұрын

    ماشاءالله

  • @waheliye44
    @waheliye443 жыл бұрын

    Keep going bro from Cardiff

  • @ajtv6510
    @ajtv65103 жыл бұрын

    Wll sadam xusen kaso hadal adigo mahad san

  • @Mawahib215
    @Mawahib2152 жыл бұрын

    اللهم ارحمه

  • @ahmedjibril8667
    @ahmedjibril86673 жыл бұрын

    Allaha u naxariisto Feysal wuxuu ahaa geesi Muslim ah oo hiil & hoo leh

  • @nafisashikhcumar6415
    @nafisashikhcumar6415 Жыл бұрын

    Mahasnida c/ raxmaan Cumar in badan walaalo guulayso 💙💙💙❤😎🙏💖💖

  • @Anazz-apdi
    @Anazz-apdi3 жыл бұрын

    شكرا يا اخ الكريم

  • @muktarcadde6413
    @muktarcadde64133 жыл бұрын

    maasha Allah

  • @feisalfeizul9717
    @feisalfeizul97173 жыл бұрын

    Allah ha unaxaristo boqor Feisal

  • @xasanturky4732
    @xasanturky4732 Жыл бұрын

    Keep going

  • @user-nb2uj3uj9q
    @user-nb2uj3uj9q18 күн бұрын

    رحمة الله عليه

  • @maanmaxamud3326
    @maanmaxamud33263 жыл бұрын

    Boqorka Ilaahay janno ha,igu badalo

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman57163 жыл бұрын

    Boqor qiimo leh ayuu ahaa Allah ba boqor ahe Boqor Faysal binu Abdulasis Ala Sacuud

  • @fatumaahmed8152
    @fatumaahmed81523 ай бұрын

    رحم الله الملك فيصل وأسكنه فسيح جناته

  • @muktarcadde6413
    @muktarcadde64133 жыл бұрын

    inaanmkuu so jeediyo ayaan rabey codsigan.laalin adigaa iiga Hormarey

  • @shortsRecap4321
    @shortsRecap43213 жыл бұрын

    Mashalah ilahy caqliga ha kusiyadiyon mahadsanid wll

  • @mabruukaahmed1435
    @mabruukaahmed14353 жыл бұрын

    Wll aad ayaad umahdsantahay caawa waa jimce Nabiga kusaliya scw Jince mubaarik

  • @qacqacosman5716

    @qacqacosman5716

    3 жыл бұрын

    Scw Wllo subscribe ii Saar

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb3973 жыл бұрын

    MASHA ALLAH WALL 1:00 SHUGRAN WAABARI MEDIA ALLAHA IDIN SHARFO KEEP GOING WALL

  • @lulyusufsamantar1227
    @lulyusufsamantar12273 жыл бұрын

    Allow unaxariiso.

  • @cabdisalaanwarsame9448
    @cabdisalaanwarsame9448 Жыл бұрын

    Dowladda sucuudigu waxay u baahan tahay boqor faysal labaad.alaha u naxariisto b,faysal.

  • @qarnicusub5339
    @qarnicusub53393 жыл бұрын

    Thanks sxb keep going

  • @rajadumarbayrumobi5160
    @rajadumarbayrumobi51603 жыл бұрын

    Alleh ha unaxariisto ملك فيصل mahadsnid wll sidaad nooga faaidaysay

  • @yahyedayib272
    @yahyedayib2723 жыл бұрын

    Alla hA unarxariista boqor faysal

  • @muhudabdu3657
    @muhudabdu36573 жыл бұрын

    Allah u naxariisto boqor feysal waa geesi halay

  • @suhaylaaadam5356
    @suhaylaaadam53563 жыл бұрын

    maasha allah macalim❤❤❤

  • @cabdihussein8175
    @cabdihussein81753 жыл бұрын

    mansha allaha wll

  • @SOMTECH1
    @SOMTECH13 жыл бұрын

    Wll muuqalada wan suga horey usoco

  • @safiyobaardheere7720
    @safiyobaardheere77203 жыл бұрын

    Islaamka waxa kusow kordhe kuwa damirkoda ladile aow. Ubarerayo dabinta lagu hayo awododa in laguwiiqo cado qato narta alla kugu fogenayo inshallaah

  • @amaalahmed9589
    @amaalahmed95893 жыл бұрын

    Aad baan uga xumahay ilahay qabrigiisa ha u waasiciyo,isaga iyo halyeeyadii hore ee islaamka

  • @koosahmed8970
    @koosahmed89703 жыл бұрын

    Wllo bas bas wllhi magacaga aadban ubaranee

  • @muxamad8022
    @muxamad80223 жыл бұрын

    Cabdiraxman waad mahadsantahay, walaal waxaan rabnay in aad muuqaal inooga sameyso boqortooyadii weyneyd ee ruum mahadsanid

  • @parqadshibrahim9799
    @parqadshibrahim97992 жыл бұрын

    Allah u naxriisto

  • @abuzam7966
    @abuzam79663 жыл бұрын

    Keep going bro😍😇

  • @fttytuthrutty1172
    @fttytuthrutty1172 Жыл бұрын

    Shugran

  • @zakirbossofficial9641
    @zakirbossofficial96413 жыл бұрын

    Mzha allh wllky Alleh ha ku sharfo MHDZNIIID wll qli

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman328110 ай бұрын

    Absolutely

  • @murti-dhuuxmedia4276
    @murti-dhuuxmedia42763 жыл бұрын

    Alle janadiisa haku abaal mariyo

  • @akramosman6994
    @akramosman69943 жыл бұрын

    M.a wll waxaad tahay qof cod kar ah. Keep going brother.

  • @shambalafe300
    @shambalafe3003 жыл бұрын

    Yuhuud iyo.nasiro marnaba ma ogoolo geesiga muslimka

  • @faisalmohamed6548
    @faisalmohamed65483 жыл бұрын

    Alle haunaxriisto

  • @awaleabdullahi4300
    @awaleabdullahi43003 жыл бұрын

    Masha allah

  • @shambalafe300
    @shambalafe300 Жыл бұрын

    Aunaxaristo b.faisal

  • @mascuudozil8751
    @mascuudozil87513 жыл бұрын

    illahay ha u naxariisto

  • @cabdinuur_raage
    @cabdinuur_raage3 жыл бұрын

    Nosoo badi

  • @user-iy9rc1in9f
    @user-iy9rc1in9f3 жыл бұрын

    الملك فيصل اسد العرب

  • @mohamedabdirisak3195
    @mohamedabdirisak31953 жыл бұрын

    Mansha allah waberi media halkaa ka hay lkn sxp intan bariga dhexe hanala dhaafin iyagaa ugu macan

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk3 жыл бұрын

    Walalayal igu sacidA o ii saar SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahdsanthin dhamantin guulesta waligin dhmntin aamiin aamiin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @qacqacosman5716

    @qacqacosman5716

    3 жыл бұрын

    Wan ku saaray ee adna ii Saar

  • @xamsebaatir4432
    @xamsebaatir44323 жыл бұрын

    Jasakalahukhairan

  • @kingsomaliofficial
    @kingsomaliofficial3 жыл бұрын

    Wcs wll qli wan kula socdaaa any time 🤝🤝✍️🤝🤝✍️♥️🤝✍️🤝🤝✍️🤝🤝🤝✍️🤝✍️

  • @abdirizakmohamed8346
    @abdirizakmohamed83463 жыл бұрын

    Wa alleykum salam

  • @khadarxasan5230
    @khadarxasan52303 жыл бұрын

    Alla hawnaxariisto Aamiin

  • @cabdidhere
    @cabdidhere3 жыл бұрын

    Alle haunaxariisto janatul fardowsa alle hakawarabiyo

  • @suhaybamohamed4397
    @suhaybamohamed43973 жыл бұрын

    Aaah yaa rabi

  • @5hanl3
    @5hanl33 жыл бұрын

    alle ha unaxristo 😪

  • @kerim2467
    @kerim24673 жыл бұрын

    Geesi waxa ugu danbeeyey boqor faysal sidokle qof caqli u saxib ahna isaga ugu danbeeyey awooda ay haystaan carabtu gacanteenay ku jirtaa sababtuna waa shiidalka dhulkena ku jira kaasi oo dhul ahaan kala sareeya oo haamaha shiidalka carabtu be d ahaan wey inaga sareeyaan

  • @mohamettabdiwali3597
    @mohamettabdiwali35973 жыл бұрын

    Zxp waxaan jeclaan lhaa inaad Ka soo hadasho technologyada ileen iyadaa hogamenayso dunida maanta technology wax Ku saabsan kasoo hadal

  • @xamsexikmaawi5387
    @xamsexikmaawi53873 жыл бұрын

    Cabdiraxmaan cumar muuqalka xiga cabdiqaadir khan noogasoo diyaari adoi mahadsan waxan rajaynayaa inaad codsigayga iitixgaliso

  • @sheikhsaeed5039
    @sheikhsaeed50393 жыл бұрын

    Hadad jeceshay quranka kareemka ah waxan idinso kordhinay Chanel quranka oo kaliya ah fadlan subscriber

  • @qacqacosman5716

    @qacqacosman5716

    3 жыл бұрын

    Wan ku saaray ee adna ii Saar wllo

  • @zakariyeaqbalidiris3248
    @zakariyeaqbalidiris32483 жыл бұрын

    Sxp aad ban ku tageeraa barnaamijyada marwalba sxp

  • @mascuudabdi3627
    @mascuudabdi36273 жыл бұрын

    halkaaa kasii wad bro

  • @suldaanxikmo8001
    @suldaanxikmo80013 жыл бұрын

    Libaxi carabtuu ahaa wale

  • @mustafhassanhusein6941
    @mustafhassanhusein69413 жыл бұрын

    Keep going bro first Comment

  • @abdiaziiztamaam8909
    @abdiaziiztamaam89093 жыл бұрын

    Salaamanid sxb Omar

  • @daahircaddaani2318
    @daahircaddaani23183 жыл бұрын

    M.a video kuxiga adoo raaliya sxp cumar ama Abubakar mid jooga soosameey adoo raaliya maclin❤

  • @mohamedabdillahi7812
    @mohamedabdillahi78123 жыл бұрын

    Walaal maxaa kugu sababay in sameeyso janalka

  • @mohamedabdillahi7812

    @mohamedabdillahi7812

    3 жыл бұрын

    Janalkaaga waa janal fiican

  • @liicade410
    @liicade4103 жыл бұрын

    Wlaal fadlan taariikhda boqortooyadii cusmaaniyiinta noosoo diyaari plz Taageeraan kuu ahaye

  • @RidwaanCumar-pq1wo
    @RidwaanCumar-pq1wo2 күн бұрын

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @fahankamustaqbalka8595
    @fahankamustaqbalka85953 жыл бұрын

    Wallaal waxan bernaamij ka soo diyaarisa siday yuhuudu ku galeen falstiin

  • @wilkakheyrkafaafiya6272
    @wilkakheyrkafaafiya62723 жыл бұрын

    horay usoco

  • @zaliimxigmaawi9499
    @zaliimxigmaawi94993 жыл бұрын

    Umalaynmayo unuu jiro madaxweyne sadaam xuseen lamida ahaa wuxuu kutuuray yuhuuda 39 kintaal

Келесі