Sirdoonka turkiga | Sirdoon kamid ah Sirdoonada ugu awooda badan aduunka

Ойын-сауық

Sirdoonka turkiga | Sirdoonada ugu awooda badan aduunka
Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
Facebook: bit.ly/2JycRdj
Instagram: bit.ly/2TPlYrR
Twitter: bit.ly/3mOR27D
Muqaalo ku qancin doona:
- Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
- Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
- Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
- Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

Пікірлер: 184

  • @apdirahman1433
    @apdirahman14333 жыл бұрын

    Waaberi media Ogaalka dunida Ogaansho ✅ Dadwaynaha ✅ Sahanka xogaha ✅ Radio buulo xuubey ✅ Xogta dahsoon ✅ Maanta ✅ Anga production ✅ Hodan online ✅ My best favourite KZreadrs 💯🌟

  • @noorabduwelisalah7804

    @noorabduwelisalah7804

    3 жыл бұрын

    Wallahi bro same ayaa nahay

  • @chakirmedia243

    @chakirmedia243

    3 жыл бұрын

    anigu 3 ka mid ah ayaan ku wataa . 1. Xogta dahsoon 2. Ogaansho 3. Waaberi Media 3daasi ayaan aad u daawadaa wayna i qanciyeen muqaalada ay soo galiyaa oo dhamaan rin ah faaido na leh . mahadsanidiin

  • @xograadischannel940

    @xograadischannel940

    3 жыл бұрын

    Waa channel aad u fcn dhamaan

  • @faahinx4241

    @faahinx4241

    3 жыл бұрын

    suhayb sajid media

  • @abdishakurbashiir6334

    @abdishakurbashiir6334

    3 жыл бұрын

    Ogalka cusub na ku darso pro

  • @user-uv2gw5kj8n
    @user-uv2gw5kj8n3 жыл бұрын

    thankz يب we need this We love turkey if we are somali guys from borama بورما❣️👳🏻‍♀️

  • @c.m.a.1937

    @c.m.a.1937

    3 жыл бұрын

    Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor hadii kalena qoraal dhammaantiisba ha soo qorin Halkan afafqalaad dhammaantoodba loogagama baahna weeyna ku liidanyihiin

  • @mohamedabdullahi7183

    @mohamedabdullahi7183

    3 жыл бұрын

    @@c.m.a.1937 runta ayaad ka hadashay

  • @m.c.cgraphicdesigner7241

    @m.c.cgraphicdesigner7241

    3 жыл бұрын

    maxa ku diiday afkaaga

  • @aptikanihhusein4144

    @aptikanihhusein4144

    3 жыл бұрын

    Waxbaad iskaa leeeledahe😅😅😅

  • @asaanyostudio1687

    @asaanyostudio1687

    3 жыл бұрын

    Yes

  • @24hours10
    @24hours103 жыл бұрын

    Eebow wadankeenna kayeel midkii hela quwada walaalaheenna oo kale , aamiin aamiin , xogtaadan waa mid aan ku cel-ceshan doona run ahaantii waxayna leedahay xiiso gaara mahadsanid walaal Abdirahman Waberi .

  • @hiboabdi7076

    @hiboabdi7076

    3 жыл бұрын

    Aaamiin aaamiin

  • @mahamuodjoof7090
    @mahamuodjoof70903 жыл бұрын

    Guul baan Alleh uga baryayaa Sirdoonka iyo Dowlada Turkiga dhan kasta ah. Guul Guul For the Turkish. 🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷

  • @qacqacosman5716

    @qacqacosman5716

    3 жыл бұрын

    Subscribe ii Saar wllo

  • @abdulweliahmed8832
    @abdulweliahmed88323 жыл бұрын

    MashaAllah aad ayuu noo qanciyey mowduucu, walal kuwan oo kale soo badi, Baraka Allahu fiyk bro

  • @qacqacosman5716

    @qacqacosman5716

    3 жыл бұрын

    Subscribe ii Saar wllo

  • @xamseidiris9375
    @xamseidiris93753 жыл бұрын

    Walahi waan kahelaa awooda turkiga Allow somaliya oo madaxwwyne erdogan ookale ah uu qabsaday noocana oo kadhigay dalkeyga somaliya

  • @xamsexikmaawi5387

    @xamsexikmaawi5387

    3 жыл бұрын

    aamiin aamiin

  • @Just2facts2
    @Just2facts23 жыл бұрын

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما ابدا

  • @axmedgaaciye7774
    @axmedgaaciye77743 жыл бұрын

    Masha allah turkiga wa waadanka kaliye islamka tageera guul ordugan

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle86503 жыл бұрын

    I love ❤️ Turkey 🇹🇷 I love ❤️ Erdogan

  • @nimomahmed4632
    @nimomahmed46323 жыл бұрын

    Sahank xogaha: Xogta Dahsoon: waaberi media: Buloxuubay ; ogaansho Good weeye

  • @sudaysifarabadan6409
    @sudaysifarabadan64093 жыл бұрын

    M.A Allah Guul Turkey ✊

  • @qacqacosman5716

    @qacqacosman5716

    3 жыл бұрын

    Subscribe ii Saar wllo

  • @apdiazizmoha2039
    @apdiazizmoha20393 жыл бұрын

    Thank U macalin 🙏

  • @fertunismail7820
    @fertunismail78203 жыл бұрын

    Mahadsanid huune

  • @axmedxaaji2897
    @axmedxaaji28973 жыл бұрын

    Masha'allah. Waa hubaal dal walaba oo isku tashata in uu guuleysanayo.viva turkey.allow xifdi Musliminta.amiin

  • @abdirahman6184
    @abdirahman61843 жыл бұрын

    Wow manshalll keep going you are the best channnel

  • @abdirisaqmuminnunow662
    @abdirisaqmuminnunow662 Жыл бұрын

    masha allah

  • @nazrazead
    @nazrazead3 жыл бұрын

    Keep going wlloh Allah Keep you

  • @engabdihussein6258
    @engabdihussein62583 жыл бұрын

    Thanks Waaberi-media.

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb3973 жыл бұрын

    Masha allah

  • @maxameddalnuurshe3872
    @maxameddalnuurshe38723 жыл бұрын

    M.a keep going

  • @hoodocali421
    @hoodocali4213 жыл бұрын

    mansha allah amahadsanid

  • @abiibmohamedjibrir
    @abiibmohamedjibrir Жыл бұрын

    Mashaa allaah

  • @dharmaalehassan8250
    @dharmaalehassan82503 жыл бұрын

    Wall hore uu soco cabdiraxamn 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @muhudabdu3657
    @muhudabdu36573 жыл бұрын

    Keep going bro

  • @aymanabdulrx1540
    @aymanabdulrx15403 жыл бұрын

    First view like de,,keep going ugaas

  • @qacqacosman5716

    @qacqacosman5716

    3 жыл бұрын

    Subscribe ii Saar wllo

  • @abdiraxmaanqasin801
    @abdiraxmaanqasin8017 ай бұрын

    Mashaa allaah guul

  • @mohamediiman5576
    @mohamediiman55763 жыл бұрын

    Mansha Allah codkaagu waa halaasi walaal

  • @giirgiirofficial3915
    @giirgiirofficial39153 жыл бұрын

    Masha Allah 🥰

  • @qacqacosman5716

    @qacqacosman5716

    3 жыл бұрын

    Subscribe ii Saar wllo

  • @astan_films
    @astan_films3 жыл бұрын

    Nice

  • @SMF-GSM2
    @SMF-GSM23 жыл бұрын

    masha allah ❤ mahadsanid broo

  • @c.m.a.1937

    @c.m.a.1937

    3 жыл бұрын

    MaaShaaAllaah Boowe = Aboowe = walaal ✅

  • @abdillahimoussafarah78
    @abdillahimoussafarah782 жыл бұрын

    Maasha Allah turkiga guul gull

  • @abdlehurwaa8079
    @abdlehurwaa80793 жыл бұрын

    Wn ku salamay A.rahman

  • @ibrahimhamid1460
    @ibrahimhamid14603 жыл бұрын

    Wallah masha allah sida aad u samay say muuqaalkan

  • @qacqacosman5716

    @qacqacosman5716

    3 жыл бұрын

    Wllo subscribe ii Saar

  • @a.s.a.d4985
    @a.s.a.d49853 жыл бұрын

    Alle ha ku barakeeyo sxp

  • @c.m.a.1937

    @c.m.a.1937

    3 жыл бұрын

    Saaxiib ✅ sxb

  • @Iftiinshe7
    @Iftiinshe73 жыл бұрын

    Turkigu waa mustaqbalka islamka

  • @mohamettabdiwali3597
    @mohamettabdiwali35973 жыл бұрын

    Wlhi waan sugaayay pro alx

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo86513 жыл бұрын

    guul ban urajaynayaa walaalaheena turrkiga

  • @cabdihajioofficial2251
    @cabdihajioofficial22513 жыл бұрын

    First one

  • @maxamedamed4180
    @maxamedamed41802 жыл бұрын

    Macnaha sirdoon

  • @cabdirisaqmaxamer5107
    @cabdirisaqmaxamer51073 жыл бұрын

    Sxb Waxa aad warbixin nooga soo diyaarisaa sida sucuudiga iyo imaaratka ay u faragaliyaan dowladaha muslimiinta si gaara dowlada soomalia oo aynu ognahy in imaaratku faragalin hoose kula jiro mahadsanid

  • @hiboabdi7076

    @hiboabdi7076

    3 жыл бұрын

    I agree with you

  • @adaysetv3866
    @adaysetv38663 жыл бұрын

    Abdirahmaan omer💖✨🇹🇷

  • @c.m.a.1937

    @c.m.a.1937

    3 жыл бұрын

    Cabdirraxmaan ✅ Cumar ✅

  • @shaakirabdi9422
    @shaakirabdi94223 жыл бұрын

    115k congrats Abdirahmaan

  • @qacqacosman5716

    @qacqacosman5716

    3 жыл бұрын

    Subscribe ii Saar wllo

  • @daudmohamud2163
    @daudmohamud21633 жыл бұрын

    ❤❤❤❤

  • @liverpoolraxamanabwaankk329
    @liverpoolraxamanabwaankk329 Жыл бұрын

    ❤❤❤❤❤❤

  • @crisaaqmaxamadclaahi4191
    @crisaaqmaxamadclaahi41913 жыл бұрын

    Sxb keep going💞👍

  • @qacqacosman5716

    @qacqacosman5716

    3 жыл бұрын

    Subscribe ii Saar wllo

  • @updifatahharedafit2912
    @updifatahharedafit29123 жыл бұрын

    First

  • @AhmedMohamed-nq4lz
    @AhmedMohamed-nq4lz3 жыл бұрын

    M.a

  • @hajjiertugrul2791
    @hajjiertugrul27913 жыл бұрын

    Ilaahay haguuleeyo Turkiga

  • @AbdulahiAbdikariinTakar
    @AbdulahiAbdikariinTakar3 жыл бұрын

    Crixman mahadsanid waxaan marwalba kula garabtaagannahay taageeradeena

  • @bashir871
    @bashir8713 жыл бұрын

    Alle janada haynagu kulmoyo walaha musliminta ahow

  • @alixussein4012
    @alixussein40123 жыл бұрын

    Guul turkeya

  • @hiboabdi7076
    @hiboabdi70763 жыл бұрын

    Wall waxan nooga soo diyaarisa faragelinta ay emartka ku hayso dalkeena somalia

  • @qashaafadasuyaasada9370
    @qashaafadasuyaasada93703 жыл бұрын

    Zxp dalkeena Somalia nooga waran dalal kale ha nooga sheekayn

  • @madaromar9660

    @madaromar9660

    3 жыл бұрын

    Wax laga waramama Ma Yaale maxaa lagag waramiba her

  • @c.m.a.1937

    @c.m.a.1937

    3 жыл бұрын

    Saaxiib ✅ sxb Soomaaliya ✅

  • @hiboabdi7076

    @hiboabdi7076

    3 жыл бұрын

    @@madaromar9660 muxu u oolaan waayey malaha adan war ba hayn

  • @madaromar9660

    @madaromar9660

    3 жыл бұрын

    @@hiboabdi7076 sirdoon kamida sirdoona aduunka sasa ku qoran

  • @moyoung8823
    @moyoung88233 жыл бұрын

    Sxp buuraha gole height barnaamij noogu diyaari mahdsanid

  • @caravatofficial9677
    @caravatofficial96773 жыл бұрын

    Horey uscod ban ku rajynya wll

  • @abdifatahfarahhamud6426
    @abdifatahfarahhamud64263 жыл бұрын

    Wllky part two noosoo diyaar mowduucna uga dhig: level_adii kala duwanaa hey'ada soo marto

  • @rabiiccadde4322
    @rabiiccadde43223 жыл бұрын

    Zxb waabari heesta isheeg noh

  • @caliyassin8292
    @caliyassin82923 жыл бұрын

    Mahadsanid sxp guuuuuuul Erdogan abaha islamka guuuuuuul turki 🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤ diri dhaba somaligalbed

  • @altan1654
    @altan16543 жыл бұрын

    Horumar wanaagsan walal cabdiraxmaan Taageetadaada 1aad anga

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk3 жыл бұрын

    Walalayal igu sacidA o ii saar SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahdsanthin dhamantin guulesta waligin dhmntin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @dajiyedalmar9553
    @dajiyedalmar95533 жыл бұрын

    wAa wadanka kaliye dalka soomalia gacan laxad leh lagarab istaagty

  • @c.m.a.1937

    @c.m.a.1937

    3 жыл бұрын

    Soomaaliya ✅ Dhab Hubaal

  • @Qisooyin.
    @Qisooyin.3 жыл бұрын

    Mahyadsanid zhp abdirahman

  • @c.m.a.1937

    @c.m.a.1937

    3 жыл бұрын

    Mahadsanid ✅ Saaxiib ✅ sxb Cabdirraxmaan ✅

  • @khaliilzalaami5889
    @khaliilzalaami58893 жыл бұрын

    fRIST INTA NAPIGA JECEL

  • @hadalkudhiigle1671
    @hadalkudhiigle16713 жыл бұрын

    Aadbaad umhdsnthy wll

  • @salmaanahmed5849
    @salmaanahmed58493 жыл бұрын

    Asc ku bilaw sxp

  • @hollaatme2991
    @hollaatme29913 жыл бұрын

    Halkanina Waa Waaberi Media 😊

  • @qacqacosman5716

    @qacqacosman5716

    3 жыл бұрын

    Subscribe ii Saar wllo

  • @hollaatme2991

    @hollaatme2991

    3 жыл бұрын

    @@qacqacosman5716 wa kusiyay walalka ✋😊

  • @qacqacosman5716

    @qacqacosman5716

    3 жыл бұрын

    @@hollaatme2991 Mahadsanid wllo

  • @muslimmedia9704
    @muslimmedia97043 жыл бұрын

    Keep going wm

  • @mohamedmuse311
    @mohamedmuse3113 жыл бұрын

    Hakan fidan guul guul suldaanka mugdiga hadhka

  • @inacarab2353
    @inacarab23533 жыл бұрын

    Çok teşekür ederim benim kardeşim Sharafi korkaga ha ahaato wlky dalabkaygi hadad ii fulisay sharaf ayay ii tahay iyo wehel dawashada muuqaladada one love ❤💞

  • @qacqacosman5716

    @qacqacosman5716

    3 жыл бұрын

    Subscribe ii Saar wllo

  • @inacarab2353

    @inacarab2353

    3 жыл бұрын

    @@qacqacosman5716 ok bro

  • @qacqacosman5716

    @qacqacosman5716

    3 жыл бұрын

    @@inacarab2353 Mahadsanid wllo

  • @maagofficial4882
    @maagofficial48823 жыл бұрын

    Brother Waxaad inoo Kaynta Qaabka Ugu fudut ee Ugu shaqaysan karno Online ka 🙏🙏🙏

  • @fardusyasin227
    @fardusyasin2273 жыл бұрын

    Maxaa kugu dhacay

  • @hamzeozman4707
    @hamzeozman47073 жыл бұрын

    Noo zoo Padi wax arimaha ziRdooNka TurkaY ka HadlayaH kuwa kle maaha

  • @mohameddeeeqocali1880
    @mohameddeeeqocali18803 жыл бұрын

    Bro Palestin sidee loo Qabsaday Gumeystah isreal yaa awood u siiyay🤔 Muslimiinta Xagee jireen Waan u Xiisey Palestin 🥺🥺

  • @Madar43
    @Madar433 жыл бұрын

    Fadlan isaar subscribe alle jannada hakugu casuumo ❤️🌹 wlalahyga somalida

  • @qacqacosman5716

    @qacqacosman5716

    3 жыл бұрын

    Wan ku saaray ee adna ii Saar wllo

  • @garashomedia7632

    @garashomedia7632

    3 жыл бұрын

    Dawarsigu waa xaran duco danle na ma ficna

  • @qacqacosman5716

    @qacqacosman5716

    3 жыл бұрын

    @@garashomedia7632 Wllo subscribe ii Saar

  • @zrhnrp5242
    @zrhnrp52423 жыл бұрын

    Wax garad ayaad tahay pro

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk3 жыл бұрын

    Walalayal waxan ah abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wAdA sAacidin SUBSCRIBED ii wada sartan SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahdsanthin dhamantin guulesta waligin dhmntin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @garashomedia7632

    @garashomedia7632

    3 жыл бұрын

    Dawarsigu waa xaran

  • @huseenxasan3553
    @huseenxasan355310 ай бұрын

    iswediin dowlac daha kujira calamka waa kuwa iskuxiran Malaga yabaa isdatan in eynoqo to sida tan Somalia 🇸🇴

  • @xamsexikmaawi5387
    @xamsexikmaawi53873 жыл бұрын

    Haayada kaliyee kahoraysaa waa isi oo bakistaan laga leeyhy oo xulufo dhaw LA ah mit

  • @SAADSUUBAN
    @SAADSUUBAN3 жыл бұрын

    Allow naga yeel kuwa wax ka barta turkiga ... Waxad sharaf iyo cizi leedahay markat leedahay dawlad laga cabsado...

  • @iamk3977
    @iamk39773 жыл бұрын

    Weli sirdoonka turkeygu ma hormarin 2sano gudahood ayay wadamada sucudiga iyo iran midna dil ka dhex fuliyay midna qof ka afduubtay turkeyga dhexdisa

  • @omarkhairehibrahim4791
    @omarkhairehibrahim47913 жыл бұрын

    Kkkkkkkkkk

  • @bashkayousuf6233
    @bashkayousuf62333 жыл бұрын

    Anigu waaban yaabaye sirdoonada sidey wax ku ogaadaan ma ruuxaan baa la shaqeysa

  • @abdimajidabdukadir
    @abdimajidabdukadir6 ай бұрын

    1/1/2024 baan dwnya ya ila mida😅

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia10593 жыл бұрын

    Asc wll ALLAHAA ku barakeeyo aduun io aakhiraba 🤲 dhamnteen Amiin 🤲👉 subscribe inagu caawi mahadsanidiin 🙏🙏❤️❤️🙏

  • @xogsoor7755
    @xogsoor77553 жыл бұрын

    Soomaaliyey wllo I caawiya waxaan doonaya inaan KZread sameeyo oo aan soo galiyo quranka iyo axaadiithta iyo siirada nabiga scw marka khayrka ka fa.idayso wllo inoona subscribe insha Allah mahadsanid

  • @faizamohamed8005
    @faizamohamed80053 жыл бұрын

    Wabari media turkiga somalida kudibataysan oo cafimadka utagta oo lagudaco baritan kusamee plz

  • @cabdiqanifarxaangaas794
    @cabdiqanifarxaangaas7943 жыл бұрын

    Ala ma la mooda inay naga aqli iyo aqoon badan yihiin yaab.

  • @ziriyocaad1072
    @ziriyocaad10723 жыл бұрын

    asxaabta qaaliga ah maanta subscribeta soo badiya dadkaygi

  • @ahmedomar8109
    @ahmedomar81093 жыл бұрын

    Hadalkii dhaxal galka noqday Magaceyga waa Ahmed Omar halkaani waa waaberi media

  • @yousufbakoshe
    @yousufbakoshe3 жыл бұрын

    Sidee baa member looga noqon karaa MIT

  • @hiboabdi7076

    @hiboabdi7076

    3 жыл бұрын

    Kkk kan dalkaga ba member kaaga baaahan

  • @moreadyofficial3063
    @moreadyofficial30633 жыл бұрын

    Fadlan subscribe

  • @abdiwakiildek8915
    @abdiwakiildek89153 жыл бұрын

    *_Waa kanaal ama KZread cusub oo Faafiya diinta Islaamaka qeybaheeda kala duwan sida muxaadirooyinka dhiirigalinta ah su'aalaha diiniga ah iyo casharada cilmiga ku salaysan Sida Geographiga :: sidaas Aawadeed Wllo Kaliyaata Waxaad Nagu Taageeri kartaa Subscribe iyo Fikirkaaga oo nagula Taliso._*

  • @sahankaxogaha2121
    @sahankaxogaha21213 жыл бұрын

    Macallimkagya aankudydo

  • @kingnakhlan674
    @kingnakhlan6743 жыл бұрын

    Igu so orad mahan turkiga kkk

  • @mohazproduction1498
    @mohazproduction14983 жыл бұрын

    Wll hadad xiseyneysid barashada quraanka iyo axadista nabigeni subana صلى الله عليه وسلمsi bilaasha lambarka 633009920

  • @inasaid4656
    @inasaid46563 жыл бұрын

    maxaad komentigayga u akhrinwaydaa wlo

  • @aminpepechannel
    @aminpepechannel3 жыл бұрын

    Ma jeceshahy nabiga scw subscribe iisaar

  • @mohaalia5701
    @mohaalia57013 жыл бұрын

    Waxaad kahadashaa masar

  • @xamsexikmaawi5387

    @xamsexikmaawi5387

    3 жыл бұрын

    Masar sii si baah bahdilay

  • @alnasiixakhayr4399
    @alnasiixakhayr43993 жыл бұрын

    Alle dartii subscribe saar khyrka

  • @khalidhabdilahi3464
    @khalidhabdilahi34643 жыл бұрын

    Qisada afduubkii diyaaradeed ee hal xiraalaha ku noqday dalka maraykanka kzread.info/dash/bejne/i62rtbCPmbDHacY.html

Келесі