No video

Maxaa dhici kara hadii dal diido inuu bixiyo lacagta lagu leeyahay?

Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
Facebook: bit.ly/2JycRdj
Instagram: bit.ly/2TPlYrR
Twitter: bit.ly/3mOR27D
Muqaalo ku qancin doona:
- Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
- Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
- Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
- Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

Пікірлер: 218

  • @Waaberi-Media
    @Waaberi-Media3 жыл бұрын

    11:24 Dalka - Czechia (تشيكيا) 🇨🇿

  • @abdishakurawl1773

    @abdishakurawl1773

    3 жыл бұрын

    Walaal waxbarashada iyo nolasha wadankan badhtamaha yurub ku yaala ee Czech inooga soo samee Barnaamij. Fadlan

  • @zakihonesty3268

    @zakihonesty3268

    3 жыл бұрын

    Cunuga jeega xiirane waxba kama qaadikaraane oo lacag ah ee way isdhibayaanle

  • @Samuelchannel7943

    @Samuelchannel7943

    3 жыл бұрын

    @@abdishakurawl1773 cabdirxmn hadi anku weydiyo lacagt balayinta yAqaty sidena lagu qaty fadlan tafasil nogazobiixi mahadzanid

  • @suleimanmohamed1342
    @suleimanmohamed13423 жыл бұрын

    Ninyahow warkaaga waaweyn iyo xikmad nin dhalanyaraa adoo kalaa ma arag amazing wllhy

  • @jidkanuura1471

    @jidkanuura1471

    3 жыл бұрын

    Masha Allah u dheh haaye

  • @daahircabdiraxman3755

    @daahircabdiraxman3755

    3 жыл бұрын

    Masha Allah dheh wll waxba kaama dhibeysee

  • @suleimanmohamed1342

    @suleimanmohamed1342

    3 жыл бұрын

    Mashaalaah hadaan isqaban maxaa isku yahay

  • @suleimanmohamed1342

    @suleimanmohamed1342

    3 жыл бұрын

    @@c.m.g3802 wax sanad kahor la is yirih dont repeat and do'nt back ward sxp horu usoco

  • @aminaomar5550

    @aminaomar5550

    2 жыл бұрын

    Say mashaa Alalh

  • @malikabdiazizshorts5064
    @malikabdiazizshorts50643 жыл бұрын

    Magacaygu waa #Abdiasiiz_bare halkanina waa #waberi_media ku soo dhawaada daawadayaal muqaal keena maanta like

  • @abdiadan22ahmed14
    @abdiadan22ahmed143 жыл бұрын

    Nin wayn OO oday ah ayaan u qabay abdi Raxmaan lkn waa nin yar OO aqli ilahay siiyay masha sxb horay u soco

  • @salmahassan6998
    @salmahassan69983 жыл бұрын

    Ilahay amarkiisa channelkaga waa iska jeclahay ilahay hanoo kaa xafido ustaad

  • @esmajidible94
    @esmajidible943 жыл бұрын

    Qofki ugu horeyey

  • @adowahmed9447

    @adowahmed9447

    3 жыл бұрын

    Meshaan amaan kugu shukaansaday quruxey 😁😁 Wan ku salaamay

  • @esmajidible94

    @esmajidible94

    3 жыл бұрын

    @@adowahmed9447 ma ku fhmn

  • @osmanibrahim233

    @osmanibrahim233

    Жыл бұрын

    @@esmajidible94 Asc

  • @esmajidible94
    @esmajidible943 жыл бұрын

    Wllky abdirahmn hddu arkayo qoralkan wxn leyhy hore u soco guulayso

  • @bashka974

    @bashka974

    3 жыл бұрын

    ماشاالله

  • @futuredoctor1966
    @futuredoctor19663 жыл бұрын

    Ilaaheey wuxuu nagu galaday dhul nimco fadhido Ma ahan in aan Deemo qaadano taas badalkeed waa in aan anaga wadamada kale lacago deeyminaa

  • @AhmedMohamed-zs3bz

    @AhmedMohamed-zs3bz

    3 жыл бұрын

    Aragtidaadaasi way qaldan tahay

  • @dayaxaifadayaxaifa5417

    @dayaxaifadayaxaifa5417

    3 жыл бұрын

    War hablaa tiini madad bad is moodaysaan yaan laydin wasin meesha qadaad wayneey😂

  • @futuredoctor1966

    @futuredoctor1966

    3 жыл бұрын

    @@AhmedMohamed-zs3bz maxaa qalad ah

  • @futuredoctor1966

    @futuredoctor1966

    3 жыл бұрын

    @@dayaxaifadayaxaifa5417 Sida Raga u hadal Somali waa somali Cuqdad ha igula soo ordin siyaasad kama hadlin Yaa nili wasin markaa leedahay guskeena ma siyaarta awoowgaa ayaa lagu dhigaa Xamar is khaniiska waa ka mamnuuc Abaarso iskuul la raadso

  • @abdikafitalasame260
    @abdikafitalasame2603 жыл бұрын

    Waaberi media guuleyso saaxiib qaali 💝💝💝💟💟💟💖💖💖❤❤❤❤ Abdirahman Omar

  • @ziciit_dollar
    @ziciit_dollar3 жыл бұрын

    Keep going Teacher ABDIRAHMAN OMAR❤

  • @c.m.a.1937

    @c.m.a.1937

    3 жыл бұрын

    Keep going = sii soco ✅ Teacher = bare / mucallim ✅ Cabdirraxmaan ✅ cumar ✅

  • @dr.shideyare6924
    @dr.shideyare69243 жыл бұрын

    Thanks ustaad c/raxmaan omer

  • @cabdisalaanadan4061
    @cabdisalaanadan40613 жыл бұрын

    Masha alllahe hore usoco zxph Apde rahman cumar

  • @ayanmaxamed7918
    @ayanmaxamed79183 жыл бұрын

    جزاك الله خيرا وسهل الله لك علي ما تريد الدنيا والاخرة

  • @queensuldana1703
    @queensuldana17033 жыл бұрын

    Masha allah waligey like iga sinin waberi Media waana kuxiranahay

  • @badbadaadnafta9334
    @badbadaadnafta93343 жыл бұрын

    Masha’Allah tabaarakallah ilaahay khyr haa kusiyo

  • @xasandahir7849
    @xasandahir78493 жыл бұрын

    CAWA LIKTA ISIYA BL

  • @said77-i5
    @said77-i53 жыл бұрын

    Ustaad waaberi❤

  • @yozeman9386
    @yozeman93863 жыл бұрын

    M.alh bro keep going

  • @tiktokkaambulgemar
    @tiktokkaambulgemar3 жыл бұрын

    Maasha allah

  • @mohamudfidowmohamudfidow332
    @mohamudfidowmohamudfidow3323 жыл бұрын

    Masha allah

  • @mdaudofficial9332
    @mdaudofficial93323 жыл бұрын

    Sxp kuuriyada waqooya xeeladaha ay isticmaleen inoo sheeg ama muuqaal inoogu soo duup mahadsanid

  • @s.hilaacwarsame1915
    @s.hilaacwarsame19153 жыл бұрын

    Congratulations 1000k walal abdi rahman

  • @bashka974
    @bashka9743 жыл бұрын

    Mashallah

  • @c.m.a.1937

    @c.m.a.1937

    3 жыл бұрын

    Maasha Allaah ✅

  • @muscabfarhan1540
    @muscabfarhan15403 жыл бұрын

    Mashallah pro horay usoco runti barnamijyada somalida aad usoo badi

  • @yuzufhashi2929
    @yuzufhashi29293 жыл бұрын

    Alle haku barakeyo zxp abdirahman wan ku wata

  • @mohamedabdirashid7719
    @mohamedabdirashid77193 жыл бұрын

    Mashallah❤❤❤❤

  • @c.m.a.1937

    @c.m.a.1937

    3 жыл бұрын

    Maxamad ✅ cabdirrashiid ✅ Maasha Allaah ✅

  • @Cadnan_20
    @Cadnan_203 жыл бұрын

    Horay Usoco wllky ❤

  • @katerina-df3eq
    @katerina-df3eq3 жыл бұрын

    Mncha allah guuleyso abdirahman omar🤴

  • @Khalidpodcast1899
    @Khalidpodcast18993 жыл бұрын

    Horumar wcn

  • @06k-malikk44
    @06k-malikk443 жыл бұрын

    Thnk u my brother 😊👈keep going ☺️

  • @subrinaabe1791
    @subrinaabe17913 жыл бұрын

    MashAllah MashAllah

  • @hanadmoha5390
    @hanadmoha53903 жыл бұрын

    Lacagata deenda somalia ee so qadadaY maxa dalaka loogu qabdaY. ..sideena intaas lacag loo mareeYaY pls I need someone to explain to me

  • @ogaalsaremedia
    @ogaalsaremedia3 жыл бұрын

    THANKS PRO I SUPPORT YOU EVERY TIME.

  • @weproduction1804
    @weproduction18043 жыл бұрын

    Asc M.A waxa islaha ada ugu horeya wlh u so dhacay hora ka shitey 19 comments marks arkey dadka KZread ka may dhax fadhiyen ayan isdhahay guleyso macalin

  • @kunciilcali139

    @kunciilcali139

    3 жыл бұрын

    Asc wll qli Waxan ahy wiil Ka soo jeda Jomiyada Oromada Waxan ahy wiil Jecale Guusha Muslinka Waxan ka Codsanya inad So diyarso Nolosha Ayaa Ku Noloyhin Muslinka Ethiopia wll qli Allah ku Xafiido

  • @badbadaadnafta9334
    @badbadaadnafta93343 жыл бұрын

    Masha’Allah

  • @abdisalanyoung4019
    @abdisalanyoung40193 жыл бұрын

    Waberi waan ku salaamay

  • @shaakirabdi9422
    @shaakirabdi94223 жыл бұрын

    5.2 billions Dollar 🤑 ayaa lugu lahaa awal hore marka wax laga bixiyayna waxay noqotay 3.7 billions Dollar 🤑 Markii hore labo billions ayay ahayde 7 billion xagay ka timid teeda kle 7 billion iyo 2 billion mide kee badan

  • @axmedgaraad8413
    @axmedgaraad84133 жыл бұрын

    masha allah turkigu waawalal dhab ah

  • @calimahdiyaassen4668
    @calimahdiyaassen46683 жыл бұрын

    keep going wll

  • @ahmedmohamett6766
    @ahmedmohamett67663 жыл бұрын

    Somali ilaa Turkey Wn kula socdaa bro Keep going

  • @abdifatahdeq9321
    @abdifatahdeq93213 жыл бұрын

    Thnkz wll

  • @mehranyuusufshariif7079
    @mehranyuusufshariif70793 жыл бұрын

    Keep going

  • @Mowlidarchitect
    @Mowlidarchitect3 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @maxamedjanalkajacelkalooga7331
    @maxamedjanalkajacelkalooga73313 жыл бұрын

    Keep going 💯💯

  • @badbadaadnafta9334
    @badbadaadnafta93343 жыл бұрын

    Our terget 500k

  • @mahadmahamud1981
    @mahadmahamud19813 жыл бұрын

    Masha Allah keep going brother

  • @sucaadmuuse3854
    @sucaadmuuse38543 жыл бұрын

    ♥️thankz

  • @harrit9
    @harrit93 жыл бұрын

    keep going brother 500k insha allah

  • @khalidmaalim9099
    @khalidmaalim90993 жыл бұрын

    Oo aboow wiil yar tahay see cml nin weyn aa kumeleynaye😂😂😂😂😂🙌

  • @adaysetv3866
    @adaysetv38663 жыл бұрын

    Zhp Aad baad u mahad santahay Lkin Noosoo Gudbi Waxbarashada Dalka Malaysia

  • @Mohmed_luqman004
    @Mohmed_luqman0043 жыл бұрын

    M.a wllo hore u soco

  • @yuusufabuukar37
    @yuusufabuukar373 жыл бұрын

    Horey usoco insha allah guusha da waad gaari ❤❤❤waabari👈👌

  • @ahmedassad4406
    @ahmedassad44063 жыл бұрын

    Wllkay aad ayaan kuu tageeraa waxaan kuleyahay waxad tahay qof ku dayasho mudan ifka sharaf kumow akhirana halkiiroon🤲

  • @axmedgaraad8413
    @axmedgaraad84133 жыл бұрын

    mahad sanid walal waxan kaga baranay wax wanagsan

  • @asiadhool1895
    @asiadhool18953 жыл бұрын

    Msha allh wlo ilahy haku barajeeyo

  • @abaasabdirahman1489
    @abaasabdirahman14893 жыл бұрын

    Sxb Taariikhda caraweelo noo soo diyaari

  • @saadiqmohacabas3814
    @saadiqmohacabas38143 жыл бұрын

    Wll masha allaah guul wacan

  • @engabdihussein6258
    @engabdihussein62583 жыл бұрын

    Thanks Waaberi-media.

  • @biggiesomalia6784
    @biggiesomalia67843 жыл бұрын

    Tnks waaberi media

  • @maxamed.yuusu-aadan5440
    @maxamed.yuusu-aadan54403 жыл бұрын

    Muxuu naqan ciyaa maba dhamaystirnee mideeda kale ciwaanku waa Somalia Halkaana wax Somalia kusaabsan kagama adan hadal naga so dhamaystir bro videos aad noosoo dhigeyso please

  • @hindiyaawiehindiyaawie2165
    @hindiyaawiehindiyaawie21653 жыл бұрын

    Zp Carxamn Alaha kubarakeeyo

  • @abdiwahabmohdi884
    @abdiwahabmohdi8843 жыл бұрын

    Hore usoco wllkay

  • @wllzakiofficial1
    @wllzakiofficial13 жыл бұрын

    Dad gaar ah ayu waberi media love u saraya

  • @suhaybali4880
    @suhaybali48803 жыл бұрын

    Manshallah pro keep going

  • @mustaphaismail3330
    @mustaphaismail33303 жыл бұрын

    Mansha Allah Ustaad C.raxman Omer Hore usoco wll

  • @wadanidhabachannel2216
    @wadanidhabachannel22163 жыл бұрын

    Mahad zanid wllo Lkiin ma dhagahaygaa mise waa dhab dalka tashiik abidkey ma maqlin waar bal iga daba geeya

  • @mohametalba7798
    @mohametalba77983 жыл бұрын

    Daynta maxaanu ku cunay tolow

  • @futuredoctor1966

    @futuredoctor1966

    3 жыл бұрын

    Dowlladi milatariga ayaa is ticmaashay

  • @queenarraweloh5947

    @queenarraweloh5947

    3 жыл бұрын

    dayntaas hadaanu cuni leheen ciil maaba qabi leheen maxamedoow😂😂 Dayn aadan arag halguu haystaa ugu daran🙆‍♀️

  • @gacalibnuabdiabdi5776
    @gacalibnuabdiabdi57763 жыл бұрын

    Abdi rahmaan omar waxan qabah dood waxankuso diray video hase'ahte igumaadanso darin aniga maxa ugu wacan

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan3 жыл бұрын

    Deyntu wa Waxa Dowaladaha lagu Babiyo Korea Kacan Ayn ku tagay🤣

  • @salmaanmohamed1852

    @salmaanmohamed1852

    3 жыл бұрын

    WAA RAG XINIYO LEH

  • @abdiwaliali3757
    @abdiwaliali37573 жыл бұрын

    Wabari media aqoon ban ka faa iday wlhi

  • @nazrazead
    @nazrazead3 жыл бұрын

    Keep going wlloh Allah keep you

  • @user-hn9cw1ob1o
    @user-hn9cw1ob1o3 жыл бұрын

    Keep going keep growing brother

  • @ANNA-vh3pi
    @ANNA-vh3pi3 жыл бұрын

    Hormar wacan sxb

  • @MYNO_1
    @MYNO_13 жыл бұрын

    keep going brother

  • @abshirchannel456
    @abshirchannel4563 жыл бұрын

    zxp mcn videogan waan ka Hela cml zxp ino soo badi cml plz pr0h

  • @QueEN-nq9os
    @QueEN-nq9os3 жыл бұрын

    Masha,allah😍

  • @user-rl5wg3uj2o
    @user-rl5wg3uj2o3 жыл бұрын

    Mashallah ma khasarin tacabkaagu wl

  • @Yaxyekhaliif
    @Yaxyekhaliif3 жыл бұрын

    Mahadsanid Waa iga suaale kuuriyada waqooyi maxaa korartada iyo biyaha looga jariwaayay

  • @abdirizakmohamed8346
    @abdirizakmohamed83463 жыл бұрын

    Wow

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed97013 жыл бұрын

    Waxay kaaarabaaan ayaaa kabadan my brother

  • @bashiirfaraholad1569
    @bashiirfaraholad15693 жыл бұрын

    Sxp ma inanki yarabad tahay Ee kaso muuqata bilowgi muqalka Yaa

  • @hussein3078
    @hussein30783 жыл бұрын

    Kooriyada waqooyi xoogbay isbidaysaa markaa walaga baqanayaa lkn somalida dakadahooda ayaa laqabsanayaa

  • @jamajokerkhaalid6834
    @jamajokerkhaalid68343 жыл бұрын

    masha allah

  • @jamajokerkhaalid6834

    @jamajokerkhaalid6834

    3 жыл бұрын

    @Dhul barwaaqo hhhhhhh kas wiligiis uu wax dili jirey

  • @updirzakbazhir1280
    @updirzakbazhir12803 жыл бұрын

    A rahman cumarr❤🙏🙏

  • @ibrahimfure7090
    @ibrahimfure70903 жыл бұрын

    Waaberi media

  • @jeazylakma9429
    @jeazylakma94293 жыл бұрын

    Lakn madan nogaga shekenin sawabta ay lacagta ubixisisy turkig somalia🤔

  • @abdihafid2532

    @abdihafid2532

    3 жыл бұрын

    Si Muslimnimo ah

  • @queenamran6064
    @queenamran60643 жыл бұрын

    mashallaah

  • @Amiino___
    @Amiino___3 жыл бұрын

    Hadaa sugaysay waabari like 👍 saar

  • @ridwanabdirahman6117
    @ridwanabdirahman61173 жыл бұрын

    Tashiig waligay ma maqline ee ii sheega wadankaas

  • @xasilomukhtaar8258
    @xasilomukhtaar82583 жыл бұрын

    Wah cumar maxamed kulahaa

  • @abdulahiibrahim552
    @abdulahiibrahim5523 жыл бұрын

    Waxan rajyna in aad la socoto dhimashadi sayidka in 100 sano ka dib la xusi doono 21 bishan mrka bro waxan jeclan lahyn in aad vedio kaso samyso si ay dadka dhiei galin oogu noqto Mahadsanid

  • @safiyobaardheere7720
    @safiyobaardheere77203 жыл бұрын

    Wabari media hore usocda ayamahan wan is weyne hambaliyo

  • @farxaancabdi6028
    @farxaancabdi60283 жыл бұрын

    Magacaygu waa #farxan.cabdi..*halkani.waa@waberi midia kusodhowada

  • @xamsecarab223
    @xamsecarab2232 жыл бұрын

    Wax badan waan kaa FAA,idnay wllo in ka badan waan kaa rabaa {was bari media }✊

  • @sharmaarkeabukar4544
    @sharmaarkeabukar45443 жыл бұрын

    Tageeraha lambar kow aniga waaye

  • @ipnumohazalatan1788
    @ipnumohazalatan17883 жыл бұрын

    Mnzha allah wlalky

  • @harunsaed1743
    @harunsaed17433 жыл бұрын

    Chanel kan Aad BN ugu xidhanhy e hore usco

  • @princessridwan2775
    @princessridwan27753 жыл бұрын

    Inbadan sugaye muqal cusub lkn hada Alx u r back

  • @mrhanad8148
    @mrhanad81483 жыл бұрын

    Somalia maxaa deen galiyey waxba ma qabatabee wado ma dhistaan Ma waxaa xadey madaxweyne isku sheegyaashii nasoo marey OO tuugada ahaa 😡😡❌❌❌🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❌❌

  • @futuredoctor1966

    @futuredoctor1966

    3 жыл бұрын

    Lacagta dowlladi siyaad Barre ayaa qaadatay waxna waa lagu qabtay ciidan xoogleh ayaa lagu dhisay Warshado ayaa la dhisay

  • @hiba_hurrin

    @hiba_hurrin

    3 жыл бұрын

    @@futuredoctor1966 allah ay og cidii qaadatay

  • @futuredoctor1966

    @futuredoctor1966

    3 жыл бұрын

    @@hiba_hurrin Iska dheh ma ahan dowlladi kacaanka ayaa qaadatay balse waxaa lagu qabtay ciidan xoog leh ayaa lagu dhisay warshado ayaa la dhisay dagaal ki 77 ayaa qarash lagu baxshay hubka iyo saad ka ciidan ka Dowlladaha dambe deen cid siisay majirto sidee deen loogu aaminaa Dal fashilmay oo aan dowllad laheen

  • @hiba_hurrin

    @hiba_hurrin

    3 жыл бұрын

    @@futuredoctor1966 dayna asxaan kuuma sinayaan ee inay kugu burburiyaan ayey rabaan dhamaan hada deeqaha dalka la siiyo iyo hay'aduhu waxay bixiyaan oo dhan kuligood wa dayn wax free ah ma ahn bro marka maalin kasta dalkan wey ku socotaa xita anagon dalban aya la keenaa adeeg la leeyahy dadka tabaalaysan ba lagu caawinaya hadhowna dayn ahan aya laynagu qoraa

  • @sukhra3585

    @sukhra3585

    3 жыл бұрын

    @@hiba_hurrin ka hor siyaad barre soomaalidu xoolaha ay dhoofiyaan iyo alaabta ay soo dhoofsadaan way is leekayd dadkuna magaalooyinka iskamay buuxi jirin cashuurtii dalkuna way yarayd madaama ay koobnaayeen magaalooyinku

  • @JACAYLKAABBEJK
    @JACAYLKAABBEJK3 жыл бұрын

    CABDIRAXMAN CUMAR WAXAN KA CODSAN LAHAYN IN AAD MUQAL NOGA SOO SAMEYSO MACLUMAD KU SABSAN DALKA AAD TIDHI KURIYADA WAQOOYI BAA DIIDEY IN AY BIXISO 10M AY KU LAHAYND