No video

Siduu Ninkaan Soo Galootiga ah u dhisay Imbiraadhooriyad Dhaqaale | Lulu Hyper Market .

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 533

  • @iamabdirazak
    @iamabdirazak2 жыл бұрын

    Lulu Hypermarket Malaysia, wa storeka aan ka adeegto since 2019 until now, it has the best quality products and groceries, I'm glad you take a moment to talk about it and the man behind this amazing hypermarket.

  • @mahdi5968

    @mahdi5968

    2 жыл бұрын

    Saxib malasia ma ganacsi ba kuhaysata

  • @libanmuse2848

    @libanmuse2848

    2 жыл бұрын

    walaal somali ayaan nahay afsoomali ku hadal

  • @AhmedMohamed-qm5sy

    @AhmedMohamed-qm5sy

    2 жыл бұрын

    Engalishka ma ilabxnimuu noqday

  • @kadiye7589

    @kadiye7589

    2 жыл бұрын

    Af somali qor English u badal translate isticmal

  • @luxusofficial6868

    @luxusofficial6868

    2 жыл бұрын

    Af somali waa luqadh English sidha caml no mashquul

  • @mohamudsaid3253
    @mohamudsaid32532 жыл бұрын

    Ogaansho waxan ku jeclaaday 1. Aqoon sax ah 2. Hadal kooba 3. Af dhalinyaro m.a walken OMER

  • @sucdidahir1558

    @sucdidahir1558

    2 жыл бұрын

    Mashaaa allh u duceyah wallkenah alllh u barakeyo codkisah ii wax waliba uu jecelyahay 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴soamali hanoolaaato mashaaaaaaaaa alllh

  • @user-zh1je3ek2e
    @user-zh1je3ek2e2 жыл бұрын

    اللهم صل على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين صلاه تنحل بها العقد صلاه تنفرج بها الكرب

  • @apdikaafi776

    @apdikaafi776

    2 жыл бұрын

    ♥️♥️♥️♥️😘🥰

  • @bashirkeenadid7919

    @bashirkeenadid7919

    2 жыл бұрын

    ALLAHUMMA SALLI CALAA SAYIDINA MUHAMAD WA,ALIHI WASAXBIHI WASALIM ALHAMDU LILAAH ALADII JACALA NA MINA AL MUSLIMIN

  • @hindaomar4640
    @hindaomar46402 жыл бұрын

    Adigaan faaldyda akhrinyo wxn kuu rajenya guul addun iyo aakhiro ba❤

  • @promahamedaxmed1274

    @promahamedaxmed1274

    2 жыл бұрын

    Thanks

  • @dalmarabdiofficial4304

    @dalmarabdiofficial4304

    2 жыл бұрын

    Sido kale sister

  • @maxamedgalde3692

    @maxamedgalde3692

    2 жыл бұрын

    Sidkle wll mcn

  • @inacali8041
    @inacali80412 жыл бұрын

    Videoyada nocan ah baan jclhy mhdsanid ustad 😊

  • @zubeyrcllaahixasan7545

    @zubeyrcllaahixasan7545

    2 жыл бұрын

    Isku mid nhy wllh

  • @abdullahinoor1724

    @abdullahinoor1724

    2 жыл бұрын

    @@zubeyrcllaahixasan7545 war aniba aniga xitaa waan kuheydtaa mawduuc yadaa, ilaahow mardhow noo kala kici unbaan kuhayaa 24hrs hhhhhh👏👌👍👈

  • @abdullahinoor1724

    @abdullahinoor1724

    2 жыл бұрын

    Ina cali Waa mowduucyo muhiim ah soomaaha👌👍👈

  • @maryammohamedtawakal

    @maryammohamedtawakal

    2 жыл бұрын

    @@abdullahinoor1724 Illaahoow noo kala kici waa lagu wada haayaa hahaha😂

  • @abdullahinoor1724

    @abdullahinoor1724

    2 жыл бұрын

    @@maryammohamedtawakal Marian Mohamed Adi waad kujirtaa dadka kuhaya miyaa!?👏👌👍👈 Wallee waa wax fiican soomaaha.

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa97622 жыл бұрын

    *"Maya maya Shaqaalanimo maya meelna laguma gaarayo,* *In aad 30 maalin dadaasho,* *Dadaalkaaga bixiso, kadibna luguu tuuro waxaan uqalmin juhdiga aad bixisey,* *Bishu markeey 5 tahayna aad biloowdo wax ideymiya, ma'ahan mid kuu qalnto,* *In sandkii 1 bil oo fasax ah lagu siiyo, ma'ahan mid kuu qalnto,* *In waqtigaaga cid kale maamusho ma'an mid kuu qalnto,* *In dhalinyarnimadaada aad kubixiso ushaqeynta cidkale Maya ma'ahan arinkan mid kuu qalmo"* 💯📚🤍🖤🏳

  • @Qualitymedia-
    @Qualitymedia-2 жыл бұрын

    Life is a struggle 💯 Noloshu waa halgan 💯❤

  • @ahmedader4283
    @ahmedader42832 жыл бұрын

    Ogaansho inta jecel like saar 🤣☝️

  • @abdifatahmuhumed9089
    @abdifatahmuhumed90892 жыл бұрын

    Qisooyinka noocan ah walal aad ayan u jaclahay dhankayaga wll allah ku xafido

  • @hazanturki9638
    @hazanturki96382 жыл бұрын

    Wlhi shee.koyinka Nocaan ah waan.jeclahy sxb omar legand

  • @Agemate4
    @Agemate42 жыл бұрын

    Cumarow sxb barnaamijyadan ah dadka guulaha hantiyaded xaqiijiyay aadban ugu baahannahay noosoo badi. Mahadsanid

  • @MubarakZ
    @MubarakZ2 жыл бұрын

    اللهم صلي على سيدنا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم. Waxaan kujirnaa bishii Nabiga S.C.W uu dhashey Saliga Nabiga aan badino insha Allaah.

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa97622 жыл бұрын

    Marnamijad waa kuwa aanu aad ugu jacelnhy, waliba sigaar uxiiseeno, iyaga iyo kuwa khuseeyo arimaha muslimiinta iyo Islaamka, Shukran wlle Cumar

  • @sharmaarke-Nabane
    @sharmaarke-Nabane Жыл бұрын

    Lulu Hyper Market isma lahayn nin sabool ahaan jiray baa leh waxaan u haysan jiray maalqabeenada carabtu inay leeyihiin🔥 Mahadsanid ustaad cumar

  • @SomaliwithAbzi
    @SomaliwithAbzi2 жыл бұрын

    Mashllah Owinshar, waan kahelay sida qurxoon intaasi iskuugu aadisay. 😊 "Asigoo gacmaha is daba marinaayo, dushana u saarantahay boorsada baagamuudanimada, Kuna xargaha wax la'aanta"... 😊 Mahadsenid WalaL

  • @woldtiktot9975
    @woldtiktot99752 жыл бұрын

    Number 1

  • @abdisalam679
    @abdisalam6792 жыл бұрын

    masha allah wll cumar barnaamijyadan waan uxiisnay noo soo badi🥰

  • @user-ix5yl9hv8t
    @user-ix5yl9hv8t2 жыл бұрын

    Noo soo badi wll omar inshar adoo mahadsan sabbtoo ah waa dhiirigelin

  • @beezaanabdullaahi2989
    @beezaanabdullaahi29892 жыл бұрын

    Thnkz Omar ishar keep going. Legend always legend

  • @tasniimelbana3003
    @tasniimelbana30032 жыл бұрын

    Aad ayaan u xiiseyaa qisooyinka maal qabeenada iyo ganacsiga wax badan ayaanan ka faiday barnamijyada aad uga hadasho, si qurux badan ayaadna uga hadashaa masha allah

  • @kafiayousuf4587
    @kafiayousuf45872 жыл бұрын

    masha allah🥰 Allah haw barakeeyo Mohamed Ali wax badan aya iga baxay qisadan. inakana Allah hayno barakeeyo dedalka an uhurno xaqiijinta riyaden

  • @qadarrooble3919
    @qadarrooble39192 жыл бұрын

    Vedio oo aan daawado kii oo nafteyda wax kabedelay ayyaan kaa helay waxaan ahaa 2019 shaqaale qaata mushaar 5 bisha raadiya deen lkn maanta alx waxaan ahay milkiile looshaqeeyo Xaqiiqatan maalintii aan shaqada katagay ma aanan heysan shaqo lkn alx aqiiran waan guuleystay waadna mahadsntahy walaal igu qaali ah

  • @sam6016
    @sam60162 жыл бұрын

    Thanks usthad

  • @abdisalanismail7848
    @abdisalanismail78482 жыл бұрын

    Man Sha Allah Runtii waa qiso cajiib ah Aad ayaan u jeclahy in aad dhagaysto dadka nolosha ku guulaystay Historygoda

  • @shaakirsaid7035
    @shaakirsaid70352 жыл бұрын

    Mahadsanid Allaha ku sharfo umar inshaar

  • @Xog1233
    @Xog12332 жыл бұрын

    Waan ku salaamay OmaR InshAr Horumar Wacan I.shallaaah✋✋✋✋😘😘 qofkii ugu horeeyay ee like saara ayaan ahay muuqaalkaan anoon daawan alx

  • @master.aldahahbi8972
    @master.aldahahbi89722 жыл бұрын

    Mahadsanid Wll Cumar

  • @CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY
    @CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY2 жыл бұрын

    KZreadr ka ugu wanagsan somalida Best somali KZreadr

  • @islamsomali2018
    @islamsomali20182 жыл бұрын

    Qiso cajiipa wallahi Allah haku karaameeyo w Macalinkayga ugu qaalisan

  • @bulshaawiofficial5499
    @bulshaawiofficial54992 жыл бұрын

    mahadsanid zxp omar sidaad wanaag noola jeceshay ee keep going my brother❤

  • @cabdiqaadircirro228
    @cabdiqaadircirro2282 жыл бұрын

    wax aan daawado waxan ugu jeclahay ka hadalka waxku saabsan qof sero kasoo bilaabay oo guulaystay

  • @abdirahmanabdulkadirmohame9318
    @abdirahmanabdulkadirmohame93182 жыл бұрын

    Dear Omar inshaar Cam u share with us Videis about how the World Economy and trade works how Dow Jones and Nasdaq are working and what means Gdp and The g20 countries and also how to calculate the economyof acountry how country is apoor and how a Country is arich tell us abit about that please if u can make us avideo about that if u have some time for it

  • @usamejaar1183
    @usamejaar11832 жыл бұрын

    Thanks ustaad

  • @libanibrahimali8821
    @libanibrahimali88212 жыл бұрын

    soo badi walal qisooyinkaan oo kale mahadsanid @ogaansho omar inshaar

  • @Muuse99
    @Muuse992 жыл бұрын

    Ogaansho heestaada cusub goormey soo baxee janalka dadweynahabo hees waa lanuu soo qaade aduun wax walbo ka filo🙆‍♂️😂🤣😂

  • @safia783

    @safia783

    2 жыл бұрын

    Wilkas wa wiil dhalyaro wayo aragtinimo fogna lahyn lkn qofka la bar bar dhigeyso waa qof so halgamy oo micnha hdaladisa yaqana

  • @Momoooo-p2o

    @Momoooo-p2o

    2 жыл бұрын

    @@safia783 waxba isma dhaman gabar nin iyo duniba wax wlbo ka filo👋

  • @cabdulaahidheere5469
    @cabdulaahidheere54692 жыл бұрын

    شكرا لك الف مره وعليكم السلام👍👍👍👍🇹🇷🇹🇷🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🏃

  • @abshirgoodluck8582
    @abshirgoodluck85822 жыл бұрын

    Jazakalaah masuul

  • @zaliimxigmaawi9499
    @zaliimxigmaawi94992 жыл бұрын

    آويت كل مأوا فما رأيت اعز من مؤواك يا الله الله لطيف بعباده

  • @yuusufjowhar5472

    @yuusufjowhar5472

    2 жыл бұрын

    صحيح جزاك الله خيرا يا أختي الكريمة

  • @zaliimxigmaawi9499

    @zaliimxigmaawi9499

    2 жыл бұрын

    @@yuusufjowhar5472 nio rag baan ahaye waa maxay ukhtii Tiim Dirac baaba igu darter😂

  • @cabdicasiissaleebaan1117

    @cabdicasiissaleebaan1117

    2 жыл бұрын

    😂😂😂😂

  • @yuusufjowhar5472

    @yuusufjowhar5472

    2 жыл бұрын

    sxb sre raali iganogo sabab too ah qoralka telka wax kahaleysan uyaheen

  • @Aw003
    @Aw0032 жыл бұрын

    AlHu akbar IlaaHy Hawo barkooyo ganqcsigiisa 💞💕❣

  • @nasrinlovely6699
    @nasrinlovely66992 жыл бұрын

    Team Ogaansho wan idin salmay dhaman si khaasaha walaka runta noo soo tebiya iyo waliba mawduucyo faaiido leh horu mar wacan ban ku rajaynayaa wll

  • @iamkhaalid2713
    @iamkhaalid27132 жыл бұрын

    geep going omar inshaar

  • @ahmedsiciidsoofe3233
    @ahmedsiciidsoofe32332 жыл бұрын

    Waad mahadsantahay marka hore wll omar inshar Marka labaad waad ku mahadsantahay barnaamijyadaada nooca ah Marka sadexaad noosooo badi barnaamijyada noocan oo kale ah Shukran wll

  • @Goletube344
    @Goletube3442 жыл бұрын

    Mansha allah waan bogaadinaya In aad qisaska noocana noosoo gudbiso Mahadsanid

  • @bakarahmed8955
    @bakarahmed89552 жыл бұрын

    Waa qiso ku dayosho mudan wlhi illahey hainaga dhigo kuwii ku dayda hormarkiisa insh Allah 🙂 sido kale adina waad ku mahadsanthy sida aad noogu soo gudbiso qisoyikga kudayashada mudan wllkyg qaliga ah 😍👍🇸🇴

  • @kingjr4942
    @kingjr49422 жыл бұрын

    We love ogaansho

  • @muminhussein7604
    @muminhussein76042 жыл бұрын

    Qofka oogu horeeyo ahey alxm Wan jeclahey qisooyinka guusha ah "OMAR inta aadan 40 sano jir gaarin iska ilow wax raaxo la yirahdo" hadalkan pause ayu igu qabtey dareenkeyna wuu badaley

  • @Captain_Muudey.
    @Captain_Muudey.2 жыл бұрын

    The one and only ogaansho

  • @kadiye7589
    @kadiye75892 жыл бұрын

    I hope in an wax ka faidnay Thnks omer ✋🙏✨💯

  • @yuusufjowhar5472
    @yuusufjowhar54722 жыл бұрын

    عجيب جدا والله يا أخي الكريم عمر 🙏

  • @lipanapdirahman7477
    @lipanapdirahman74772 жыл бұрын

    Asc wll waxad kasoo hadashaa mashruuca diyaaradaha rikaabka shaqsi qudha ma iibsan kara diyaarad? Fadlan muqaal ka so sameee

  • @maxamedjaaburi7340
    @maxamedjaaburi73406 ай бұрын

    kudasho uu mudanyay runtii wana tusaale an jecely lulu market thnkz ogaansho

  • @mohamedisackabdi6971
    @mohamedisackabdi69712 жыл бұрын

    Mahadsanid cumarow waxaa si daran iitaabtay hadalka odayga kugu yiri (cumarow ilaa aad 40 kagaarayso nasiinyada iska ilaali) dardaaran fiican waye qofka baniaadamka waa xiliga ugu abooda badanyahay waa 18-40 waye

  • @hamseisse3908
    @hamseisse39082 жыл бұрын

    Ogaansho hore u socod wngsn oo heer walba leh ayaan kuu rajaynaya

  • @yahyamessi4059
    @yahyamessi40592 жыл бұрын

    Sxb qli kasohadal Djibouti 🇩🇯

  • @husseinhassan5426
    @husseinhassan54262 жыл бұрын

    Wa barnaamij dhiiri galin iyo ku dayasho mudan. Walal omar, barnaamij-yada so socda xooga dhextaal nasiino ah ku soo dar, sababto ah, hadaladaada qaar meel ayey taabanyaan, marka xooga in lagu fakiro aya fiican. marka xooga dhextaal ah ino samee sida barnaamijkan oo kle. Background music is also fantastic.

  • @hanimahad293
    @hanimahad2932 жыл бұрын

    Hamigeygo waaa markastoo inaan noqdo dhawadahaaga ugu horeeeyo😪😪😪😪😪🤧

  • @abdulkadirsheikh7671

    @abdulkadirsheikh7671

    2 жыл бұрын

    Hamigaaga ma intaa un baaa....

  • @m.xujaalemuqtar8896
    @m.xujaalemuqtar88962 жыл бұрын

    Wax maskaxdeyda ku jiray ayaad ka hadashay wll qofka maskaxdeyda galiyana waa adiga wll talaabana waan qaaday lkn waxaan rajeynayaa insha allaah inaa adiga iga wareysato hormarka ii muuqda hadaan nolnahay insha allaah wll

  • @maymunabintu1389
    @maymunabintu13892 жыл бұрын

    Masha Allah Alleh ha u barakeeyo

  • @abdallaaadam3666
    @abdallaaadam36662 жыл бұрын

    m.a soobadi muuqaalada guulaha ganacsiga iyo dhaqaalaha ka hadlaya mahadsanid omar inshaar

  • @cabdallecasio6737
    @cabdallecasio67372 жыл бұрын

    الله يرضى عنك يا اخي عمر ; run ahaanti waaa arinta la dhihi karo wey ii kaa carbiyeen ku xidhnaanta channelkaga alle haku sharfo sida aad noola taliso wanaaga aad nala jeceshahy alle hakugu baddalo waxan ka cod san laha inaad qisooyinka caynkan ah ee aad horena noogu so gudbin jirtay aad dib taxane noogu bilowdo si wakhtiga dambe ay gidaar noogu no

  • @abdulrashiidhassan2215
    @abdulrashiidhassan22152 жыл бұрын

    Allah ha ila garab galo waxan rabaa inan nolosha heer ka garo thnks pro

  • @zakariahassanmohamed7531
    @zakariahassanmohamed75312 жыл бұрын

    I hope that you will share with us more videos like this. Thank you so much dear brother Omar inshar🎉. I have been watching your wonderful videos since 2017😊. Your videos are not just for Views. They give a great message for moving forward. May Allah Bless you brother. Respect👉❤👌

  • @khalidjiheeye3809

    @khalidjiheeye3809

    2 жыл бұрын

    Luuqadada waad ugu mahad naqi kartaa

  • @nasrinlovely6699

    @nasrinlovely6699

    2 жыл бұрын

    Waa run wll hadan somali nahay aan ku faano luqadeena iyo somalinimadena tasana ixtiraam ku jiraa waayo hadad adigu is ixtiraamin cidna kuma ixtiraamayso waa xaqiiqo jirta xataa Cumarkan aad hada English ka u qortay wuu ka hadlay arinkas waliba si aad ku taabanaysa

  • @zakariahassanmohamed7531

    @zakariahassanmohamed7531

    2 жыл бұрын

    @@khalidjiheeye3809 oo ma waxaad rabtay inaan kaala tashto luuqadda aan wax ku qoraayo ? Ereyo la fahmi karo ayaan isticmaalay oo dhammaan daawadayaasha dalka iyo Dibedda jooga ay fahmi karaan!

  • @zakariahassanmohamed7531

    @zakariahassanmohamed7531

    2 жыл бұрын

    @@nasrinlovely6699 Haddi luuqadaada hooyo lix jeclo weyn ay kaa heeso. Hab qoraalka luuqadda ayaad iska sixi laheed walaal marka hore!

  • @nasrinlovely6699

    @nasrinlovely6699

    2 жыл бұрын

    Wll afkaga ku faan hadad ka xanaqday ani wano soomalinimo bay iga ahayd aniba 3 luqadood ban ku hadlaa hadana meel somali lagaga hadlayo ama uu ku qoranyahay waxan u isticmala somali bes taasna waa waxa aan anigu aaminsanhy raali noqo niyow

  • @Abdirizak_Hakim
    @Abdirizak_Hakim2 жыл бұрын

    Mahadsanid zxp cumar

  • @awshan571
    @awshan5712 жыл бұрын

    Irsiqa qofka alle wuxuu dhigaa meesha uu doono, ma jirto cid hor joogsankartaa, waa mucjisada calamka , meelkastana way ka jirtaa , waayo qanuunka nolosha illahay u dhigay ayaa sidaasa.💯alxamdulilaah 🙏

  • @naasirfaarax903

    @naasirfaarax903

    2 жыл бұрын

    Wllo Tusaale imika ganacsatada soomaliyeed wey is xaasidaan badankoodu markaa ka la xaasido risiqiisa waxba kama dhimi karaan miyaa wllo?

  • @omegaonlinecollege7517
    @omegaonlinecollege75172 жыл бұрын

    Masha allaah pro thanks aadaa umahadsatahay

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa97622 жыл бұрын

    تسعة أعشار الرزق في التجارة🌿💯

  • @barkhad21
    @barkhad212 жыл бұрын

    Waxaad mudantahay in laguu mahadceliyo ilaahay hakaa abaal mariyo dadaalkaagana hakuu barakeeyo riyadaadana hakuu rumeeyo

  • @khadarmuuse5472
    @khadarmuuse54722 жыл бұрын

    mashallah omer irshad dhiirigaliye barnaamijyadan waan ka helaa

  • @fawsiyoali7685
    @fawsiyoali76852 жыл бұрын

    Masha allah

  • @asmaibrahim122
    @asmaibrahim1222 жыл бұрын

    Masha allah waa nin maskah Lee sidaa dadkenaayanu ahen rer hebal Ayaan ahaay ayanu ahaan allah ha u barakeyo

  • @hoodonaasir8977
    @hoodonaasir89772 жыл бұрын

    Ogaansho chanelka aan ugu xiisaha badanahay go forward bro

  • @saafially2547
    @saafially25472 жыл бұрын

    Maxamed cali Kaley Iyo maxamed aad manta na bartey wa tusaale nagu filan qofkii doonaye inu nolashiisa guul ka gaaro mahadsanid wll

  • @maxamedcabdixasan6652
    @maxamedcabdixasan66522 жыл бұрын

    Qisooka noocan oo kale ah shb noosoobadi Isha alh wad mahsantahay

  • @loveisbeautiful6494
    @loveisbeautiful64942 жыл бұрын

    Masha allah wlhi waa jeclahay sheekooyinka sidaan ah waa mahad santahay walaal cumar ishaar oo juhdi u galshay sido noola wadaagi lahaay

  • @mahamedmawlid1604
    @mahamedmawlid16042 жыл бұрын

    MAHADSANID OGAANSHO asxaapta hada xisaynysan TAARIKHAHA iso booqan kartaan mhdsndiiin🥰

  • @liiaballa1318
    @liiaballa13182 жыл бұрын

    Zxb video aad tiktok soo dhigtay oo kahadlayay calamada ayaad wax ugu sheegtay calankeena soomaaliyeed 🇸🇴✔ midabka baluga waa badeena alle inoo gu deeqay halka xidigta cad ay tahay shanta soomaaliyeed ee hada lakala gooyay ee sxb hubi meeshaas igama aha dhaleeceen ee waa in aan Kuu sheegay waxa saxda ah

  • @ayanabdi1132
    @ayanabdi11322 жыл бұрын

    جزاك الله خيرا اخي

  • @hawofarah7392
    @hawofarah73922 жыл бұрын

    Khayr allah ku siiyo wll

  • @usaamefarxaan6301
    @usaamefarxaan63012 жыл бұрын

    Walaalo comentigeyga hadaad aragtid 3k wax yar iiga dhiman igaarsiya

  • @maxamedqadar3797
    @maxamedqadar37972 жыл бұрын

    Aad io aad aYad u mahadsanthY wll cumar Noo sobadi muuqaladan zxp Waa dhiirigalinta dhabta ah aYaad lagu tosaYo jidka lagu maro guusha tnx zxp

  • @HAMSE-n8v
    @HAMSE-n8v2 жыл бұрын

    no 2 thankz omar inshar

  • @abokormoh6924
    @abokormoh69242 жыл бұрын

    Hamigaagu ha ka weynaado shaqaalanimo lkn hadaanad hayn wax aad wax ku bilowdo waa qasab inaad shaqo hesho. Wadankiina waad ka war haysaa cumaroow

  • @abdirahmanbashar4824
    @abdirahmanbashar48242 жыл бұрын

    OMAR INSHAAR erayada uu ku caanbaxay jahiimada holaca tufaysa iyo eroya lamid ah

  • @mohahal-door6630
    @mohahal-door66302 жыл бұрын

    Mar aan Abu Dhabi kaga qayab galay kulan ganacsiyeed ayaan la kulmay M.A.yusuf Ali waa nin aad u wanagsan bixiya sadaqaadka isdhuldhig badan dadkana siiya fired ganacsi xataa waxa uu ku sinayaa alaab aad iibiso old ka abuurto business good job

  • @abdallemohamed6448
    @abdallemohamed64482 жыл бұрын

    Ubu feysal barakallah

  • @fuaadmahamud317
    @fuaadmahamud3172 жыл бұрын

    You always display beautiful wisdom and thank you for your good video. You re Roll model our Somali youth they must to wake up and develop their selves and their country, thank you INShaar

  • @abdullahimaxamudmaxamed3757
    @abdullahimaxamudmaxamed37572 жыл бұрын

    Soomalia gaarma ayeey wadankeeda ganacis laga furan doonaah waayaabe 30 years sivil war 😭😭😭😭😭💣💣💣🇸🇴

  • @fatushbbe689
    @fatushbbe6892 жыл бұрын

    Life goes on 🥺

  • @henhoa7357

    @henhoa7357

    2 жыл бұрын

    Yeahhh let's deal with it 🤕🤕📱

  • @orpheus1662

    @orpheus1662

    2 жыл бұрын

    Can you elaborate please

  • @fatushbbe689

    @fatushbbe689

    2 жыл бұрын

    @@orpheus1662 does not need to be elaborated Every intelligent person can understand but the fool is waiting for details😎

  • @fatushbbe689

    @fatushbbe689

    2 жыл бұрын

    @@henhoa7357 that's all

  • @orpheus1662

    @orpheus1662

    2 жыл бұрын

    @@fatushbbe689 what do you mean “life goes on 😢” ?

  • @omarhaashi9990
    @omarhaashi99902 жыл бұрын

    Jazaakallah akhii dhamaan qeyrkaa aad nala wadaagtey markasta maashaallaah baarakallah nabadoone

  • @wacanalas3029
    @wacanalas30292 жыл бұрын

    Msha allaah walaal cumaroow mahadsanid. Waxaan jecelnahay dalkeena iyo taariikhdiisa in naloosoo gudbiyo. Xaaladaha uu haddeerku jiro kuwii uu soo maray dawladihii waxyeelada inoo gaystay xiligii uu burbursanaa ama ka xaalada xumaa haddeer.

  • @khalifshiik867
    @khalifshiik8672 жыл бұрын

    legends always are legends

  • @CaliAxmed-hw8vh
    @CaliAxmed-hw8vh2 ай бұрын

    اعلل النفس بالامال ارقبها ☝️☝️ ما اضيق العيش لولا فسحةالامل☝️

  • @mustafesiciidismaaciil357
    @mustafesiciidismaaciil357 Жыл бұрын

    Maalin horumar balaadhan waanka gaadhaya ganacsi 💞

  • @muxammedxasanmmm6064
    @muxammedxasanmmm60642 жыл бұрын

    Maashaa allah Cumar waad ku mahad santahay sida wax faa iido leh aad noogusoo gudbiso iyo sida aad noo fahansiiso ee aad usharaxdo.

  • @nejibhassan4881
    @nejibhassan48812 жыл бұрын

    sanadkii afraad ayaan shaaale ahayn marka kowad Allah ayaa mahad iska leh isiyey caafimaadka aan ku shaqynayo waxanse markasta kuu hamiya sidan ugaa gudbilaha shaqala nimida

  • @maxamudilkacase4007
    @maxamudilkacase40072 жыл бұрын

    Masha allah tabarkalaha

  • @abdirahmanabdirisaq4394
    @abdirahmanabdirisaq43942 жыл бұрын

    Wlhi Markazto anzogalao page kaga wxan kabaxa anigo dunikale joga tamicnahedun yahay inan anogu yol leh kabaxo ad ayad ugu mahad zahantahy never give up

  • @FADSO
    @FADSO2 жыл бұрын

    Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN

  • @abdiwahabibnuhiirey236
    @abdiwahabibnuhiirey2362 жыл бұрын

    Qisooyinka Caynkaan oo kale ah waa qisooyin laga shidaal qaata ee sooBadi sxp legend Omar

  • @MaxamedAsedberdaro
    @MaxamedAsedberdaro2 жыл бұрын

    Woow