No video

Tuuganimadii qarniga | Sidee ku xadeen bangi iyaga oo aan....

Tuuganimadii qarniga | Sidee ku xadeen bangi iyaga oo aan....
------------------
xigasho: www.gq.com/sto...
Filmka laga sameeyay sheekadan: en.wikipedia.o...)
Ku soo biir janalkeena labaad: / @252-media
Facebook: / waberi23
Instagram: www.instagram....
Twitter: bit.ly/3mOR27D
Muqaalo ku qancin doona:
- Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
- Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
- Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
- Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

Пікірлер: 497

  • @kaldeeq5918
    @kaldeeq59183 жыл бұрын

    First one😍 inta jecel waberi iyo ninka inoo soo gudbiyah ee cabdiraxmaan cumar like 😊

  • @therealgoat96
    @therealgoat963 жыл бұрын

    اللَّهُــمَّ صَلِّ وَسَـــلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَـــا مُحمَّدﷺ🌹🌼

  • @arimahadiinta1122
    @arimahadiinta11223 жыл бұрын

    Mahadsanid ustaad cabdi Raxmaan omar

  • @Just2facts2
    @Just2facts23 жыл бұрын

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا

  • @younisabdull5161
    @younisabdull51613 жыл бұрын

    Waaan ku tagera wallka like dhac iigu sii

  • @YuzufBey
    @YuzufBey3 жыл бұрын

    Big fan😍😍🥰🥰

  • @Eng.Amiir.
    @Eng.Amiir.3 жыл бұрын

    Hadad horay usoo firsatay Film kii Spanish ka ahaa ee Money heist like saar.

  • @mahadguray4241
    @mahadguray42413 жыл бұрын

    Waad mahadsantahay wll Marka hore Marka labaad Dhacdooyinkaa Cajaaibkaa noo soo badiya

  • @donfaysal1852
    @donfaysal18523 жыл бұрын

    Legends inta fiirsatay money heist or laca SA De Papel like dhac Ku siiya 🥰

  • @CadeQarawe

    @CadeQarawe

    3 жыл бұрын

    Zxb part 5 ma sooo bxay

  • @donfaysal1852

    @donfaysal1852

    3 жыл бұрын

    @@CadeQarawe Maya sxp wali waa

  • @CadeQarawe

    @CadeQarawe

    3 жыл бұрын

    @@donfaysal1852 zxbow waxan maqly Arturo inuu part 5 uu isagu lawaregayo yacni professor ka booskiisa galaayo mamaqashy

  • @user-re9gg2io7s
    @user-re9gg2io7s3 жыл бұрын

    Asc Jazaa kuma Allah qeer brother.

  • @libanabdihussein7126
    @libanabdihussein71263 жыл бұрын

    qisadaan waxaa laga sameeyee filmka ah MONEY HEIST Masha allah waaberi media 100k comming soon in this week insha Allah

  • @csxcsx5676

    @csxcsx5676

    3 жыл бұрын

    Oosidee wllo

  • @khalidwali3703

    @khalidwali3703

    3 жыл бұрын

    @@csxcsx5676 qisada filim money heist ladhoho ayaa laga sameyaay 🙏

  • @Maryuumdiini

    @Maryuumdiini

    3 жыл бұрын

    Waan daawadey cadi mahan

  • @libanabdihussein7126

    @libanabdihussein7126

    3 жыл бұрын

    @@csxcsx5676 bro film ayaa laga sameeyey qisadaan waxaan la dhahaa qisadaasi "MONEY HEIST"

  • @mustafecaliaxmed2164
    @mustafecaliaxmed21643 жыл бұрын

    Maasooniyada ka soo hadal intii ila mida liketa

  • @abdikarimabdullahi5034
    @abdikarimabdullahi50343 жыл бұрын

    Sxb abdi raxmaan waxaan kaa codsanaa in aad ka soo hadosho dagaalkii dhaxmaray somaliye iyo amaxaarada iyo jabkii u sabab ahaay dagaalkaasi iyo inta wadan inala jiratay iyo inta cadawgeena la safatay mahadsanid

  • @alwiyanaji5977
    @alwiyanaji59773 жыл бұрын

    Waaba dhacday oo film ayaaba laga soosameeyey "hiest money" ladhaho

  • @Miftaax

    @Miftaax

    3 жыл бұрын

    haa waa film aad umacan waana daawaday

  • @triplea86

    @triplea86

    3 жыл бұрын

    Filimka hiest mony iyo sheekadaan isku mid maaha

  • @usaameaxmed8157

    @usaameaxmed8157

    3 жыл бұрын

    sxp film ma ahan waa musalsal anigoba waan dawaday

  • @Eng.Amiir.

    @Eng.Amiir.

    3 жыл бұрын

    @@triplea86 sax sxb isku mid mahan inkasto weli usan dhaman oo season 5 lasugayo

  • @zalmaanisack6139

    @zalmaanisack6139

    3 жыл бұрын

    @@triplea86 haa wa runtiiz izku mid ma aha 😍

  • @cilmicismaan4448
    @cilmicismaan44483 жыл бұрын

    Dulucda qisada: “xaaskaada waad u sheegi kartaa cuntada aad jeceshahay, lkn weligaa ha la wadaagin arrimahaaga kuu gaarka ah”.

  • @KickCrazeClips

    @KickCrazeClips

    3 жыл бұрын

    Legend 😂😂😂💪

  • @Notalt17

    @Notalt17

    3 жыл бұрын

    😂🤣hada ayada loshegin yalo shega

  • @halhaystv

    @halhaystv

    3 жыл бұрын

    Waa run wax kasta uma sheegi kartid Aan ka ahyn cuntada Aad jeceshahay

  • @akrammaanaf8748
    @akrammaanaf87483 жыл бұрын

    Scw scw scw scw

  • @drs.suldishhazzo6541
    @drs.suldishhazzo65413 жыл бұрын

    Money 💰 haist✌️✌️💖🥰❤️2026 wxaa raba ina daco africa Inshallah ☝️❤️❤️❤️

  • @sahramuxumed9996

    @sahramuxumed9996

    2 жыл бұрын

    😂

  • @SaadamQureyshi

    @SaadamQureyshi

    Ай бұрын

    Haye maxa qorshe ah oo aad haysaa 2024 ayaa la marayaaye😂😂

  • @FartunAbduldahir

    @FartunAbduldahir

    Ай бұрын

    😂😂​@@SaadamQureyshi

  • @SaadamQureyshi

    @SaadamQureyshi

    Ай бұрын

    @@FartunAbduldahir naag tuug ah waye 🤣🤣

  • @aarboy2305
    @aarboy23053 жыл бұрын

    اللهم صل على محمد اللهم صل على محمد

  • @carushcabdi6138
    @carushcabdi61383 жыл бұрын

    Mahadsanid saxiib waad mahad sana tahay marna Horay Uma Arkin Qorshe Saano kale Ah wllhi waa qosho wngsn laakiin waa lagu qasaaray

  • @fireplays10h
    @fireplays10h3 жыл бұрын

    Dulucda sheekada waa 《 ha isku aminin dumar xitaa haddii ay tahay naagtaada😂😂😂》

  • @hassanolol1292

    @hassanolol1292

    3 жыл бұрын

    rageedi✌😂

  • @muraadsoomaal6221

    @muraadsoomaal6221

    3 жыл бұрын

    🤣🤣🤣 waa sida sirtada hakugu koobnato adiga

  • @sayittalaabo8547

    @sayittalaabo8547

    3 жыл бұрын

    😂😂🤚

  • @japkagamer4703
    @japkagamer47033 жыл бұрын

    AnnaGuNa waaNu ku garaB TaaganahaY...wallaaLkaYoooW....🖐🖐✌✌👏👏

  • @shucaybahmed908
    @shucaybahmed9083 жыл бұрын

    Keep going pro🎈🧨🧨🎏🎊

  • @shedo7275
    @shedo72753 жыл бұрын

    I'm always here but I don't comment

  • @c.i.x5450

    @c.i.x5450

    3 жыл бұрын

    Ok

  • @yuusufabuukar37

    @yuusufabuukar37

    3 жыл бұрын

    Dadkii horey baa kuu saaran xeytahay English kaan🤣🤣🤣

  • @masudogas6804

    @masudogas6804

    3 жыл бұрын

    No harm if you didn't comment I'm the owner of KZread and I will reward you one mouse for your first comment but you put your profile ancient dude and you talking English what the heck😂

  • @abdirizakmohamed8346

    @abdirizakmohamed8346

    3 жыл бұрын

    Why??

  • @shedo7275

    @shedo7275

    3 жыл бұрын

    @@masudogas6804 hehe hehe bruh I love my people and English is just what I learned, I'm in USA bruh. I'm willing to come back my country after I finished my course ✌️

  • @dhaqanerk134
    @dhaqanerk1343 жыл бұрын

    Asxbta ku xiran wabari media fadln 100k wax yaraa inaagu dhiman fadlan shrka ku dadaada fadlan hadii ilagabtana like saar

  • @mohaabdirizak4770
    @mohaabdirizak47703 жыл бұрын

    Money of the bank u ekaa film kaan oo spanishka ahaaaa yaa xasusto film kaas 😂👍

  • @Amira-sr9hw

    @Amira-sr9hw

    3 жыл бұрын

    Laca sa de pepal

  • @hamzemoh6416

    @hamzemoh6416

    2 жыл бұрын

    Money heist

  • @somaliclipandvlogs3894
    @somaliclipandvlogs38943 жыл бұрын

    Laca de papel "Money Heist" Professor Berling Moscow Tokyo Denier Helsink Film Adduun weye wlhy Season 5 i waited you

  • @japkagamer4703
    @japkagamer47033 жыл бұрын

    CaJiiB WALLAHI TuuGaNiMo xirfadaYsaN.......👏👏👏

  • @hinowet7069
    @hinowet70693 жыл бұрын

    Haa walahi way igu so cutay shekadan masha Allah Waxaa tahay wiil cod qurux badan leh🥰

  • @DDSMEDIA1825
    @DDSMEDIA18253 жыл бұрын

    Keep going wabeeri media

  • @AnwarKhan-re9tz
    @AnwarKhan-re9tz3 жыл бұрын

    ustaad mahadsanid mida kale ustaad fadlan inooso badi muqalada ceynkano kale ee tuugnimada thanks

  • @apdiazizahmed170
    @apdiazizahmed1703 жыл бұрын

    filnkan magaciisu waa money 💰 heist

  • @SOM-CODE
    @SOM-CODE2 жыл бұрын

    Abdirahmaan Omar Thank You pro

  • @abdirisakjaamac7907
    @abdirisakjaamac79073 жыл бұрын

    Hore u soco wll barnaamijyadaada waan ku xidhanahay waanan ka helaaa

  • @cabdiraxmaanjeceelow5434
    @cabdiraxmaanjeceelow54343 жыл бұрын

    Cabdiraxmaan cumar wasbari saxiboow waxaan kaa codsanaayaa hadeey macquul thy soo duub vidioogii turkey bursalari saxiboow hadeey macquul thy ii soo jawaab se maxaa cusub sanadkaan turkey bursalari

  • @Waaberi-Media

    @Waaberi-Media

    3 жыл бұрын

    Wn ka soo samynyaa wll insha,alaah hada wax xog cusub ah wali ma sheegin marka ay bil ka harsan tahay furideedan idinla socodsiin doonaa

  • @cabdiraxmaanjeceelow5434

    @cabdiraxmaanjeceelow5434

    3 жыл бұрын

    @@Waaberi-Media insha allah mahadsanid bro aad iyo aad ayaad umahadsantahay

  • @xaarithcabdullaahi116

    @xaarithcabdullaahi116

    3 жыл бұрын

    @@cabdiraxmaanjeceelow5434 sXB Maxa Wye Waxas Fahansis Guud Íga Sii

  • @abdumo4331

    @abdumo4331

    3 жыл бұрын

    @@xaarithcabdullaahi116 waa Scholarshipka Turkiga , Kas o lo yaqaano Turkiye Burslari . 100% full free scholarship

  • @Kororsoofficial
    @Kororsoofficial3 жыл бұрын

    Wlhi mowduuc sida ugu wngsn loodiyaariyay ugu imoow waaberi media. 100k iska daaye 1M wuugaari i.a mrdhwna wan rjynayaaa

  • @kaamildhako6978
    @kaamildhako69783 жыл бұрын

    Mahadsanid ustaad cabdiraxman waaberi

  • @aslimpio9344
    @aslimpio93443 жыл бұрын

    Big legend waan kula socdaa pro horay usoco

  • @abdikariimubeid5177
    @abdikariimubeid51773 жыл бұрын

    Qisada filimka money heist ka hadleyso kaso hadal ina cumarow

  • @abdallaissa8287

    @abdallaissa8287

    3 жыл бұрын

    Professor soo wydii 😂😂

  • @tovkrds5378
    @tovkrds53783 жыл бұрын

    صلى الله عليه وسلم

  • @zakihonesty3268
    @zakihonesty32683 жыл бұрын

    waan kusalammay ugu horey suall:mawduuc kusabsan waxa ay yidhaahdaan "fixed mind " oo aan kuwareeray?

  • @haajirhero5676
    @haajirhero56763 жыл бұрын

    Ustaad soo badi videoyada

  • @fikradkaabe
    @fikradkaabe3 жыл бұрын

    Exceet Video

  • @Alkaliil9565
    @Alkaliil9565 Жыл бұрын

    Waabari madia aad baan iidin dawadaa Muqalo qiso leh ban ka fadiyay mahdsanid

  • @daahirmaxamed9221
    @daahirmaxamed92213 жыл бұрын

    Hhh i can't wait season 5 of money heist Waxan qorshaynayaa sidaan u dhici laha banks somalida ilaso xidhidh hadad donyso inan koxda kuku daro 😂😂

  • @ozgetorer6062

    @ozgetorer6062

    2 жыл бұрын

    Sanad ayaa lga jogaa qoralkagan Ee wali ma fulisayna hee hawlgalka wx dhacoowga🤣🤣🤣

  • @khaliddaahir2781

    @khaliddaahir2781

    Жыл бұрын

    Sxpow xagee ka helaaa

  • @fathiajama6092
    @fathiajama60923 жыл бұрын

    Asc wll mgcaygu waa Axmed wxa an ka codsaya inaad ka hadashid mawduuc ah maxa dhallintena xaqqiqada ka daboley se maxey wax ufahmi layihin se maxey cadwgoda u aminsenyihin intas ayuu iga egyahey wsc

  • @khadarfaisal9816
    @khadarfaisal98163 жыл бұрын

    Abdirahman omer sxb dhalinyarada kugu xidhan ee ku taageerta . Hore u soco sxb.

  • @mohamednuur6080
    @mohamednuur60803 жыл бұрын

    Doqonimadisa muxu ugu fanay tugnimo

  • @zrhnrp5242
    @zrhnrp52423 жыл бұрын

    Noo soo badi zhp muuqaladan oo kale camal

  • @yuusufapdi5718
    @yuusufapdi57183 жыл бұрын

    Inta jecel waaberi media like dhac kusii

  • @abdinuurhassan7763
    @abdinuurhassan77633 жыл бұрын

    Waw caadi maaha qorshaha kuwaan cml inoo soo badi

  • @sakariemustafe9577
    @sakariemustafe95773 жыл бұрын

    Mahasanid wllo inshllh muuqalka soo sococda kaga hadal indho sarcaadka sixirku la socdo ee got talent tiga

  • @a.s.a.d4985
    @a.s.a.d49853 жыл бұрын

    Alle ha'ku barakeeyo

  • @xasanabdullahi7844
    @xasanabdullahi78443 жыл бұрын

    Walaalken waberi media👌👆🤘

  • @cabdiqanifanka529
    @cabdiqanifanka5293 жыл бұрын

    Walaal abdirahman taariikhda Imaan abdimajiid model lady nalawadaag thankx

  • @tomfu1713
    @tomfu17133 жыл бұрын

    I like waabery madia

  • @khayralaabukar8248
    @khayralaabukar82483 жыл бұрын

    Maansha Allah walaal muuqaalo wax tarleh baad soogud bisaa mahad sanid

  • @hargaysawardahaji1574
    @hargaysawardahaji15743 жыл бұрын

    Wan ku yagera walalo codkaga na xog ayan uga hela runti 👌💗

  • @adaysetv3866
    @adaysetv38663 жыл бұрын

    Thanks wll Abdirahhman

  • @suufishirwac1789
    @suufishirwac17893 жыл бұрын

    Hore u soco

  • @khaledosman4024
    @khaledosman40243 жыл бұрын

    Love ustaad

  • @xikmaabdulaahi380
    @xikmaabdulaahi3803 жыл бұрын

    mar dhow waxaanu u dabaaldagi 100k subscriber's if allah say congrulation wlal abdirahmaan omar waberi

  • @aragtidaruntaah8844
    @aragtidaruntaah88443 жыл бұрын

    Mashaaallh

  • @cabdishire1222
    @cabdishire12223 жыл бұрын

    Muuqaalkan waan sugayay like tiina waan dhiibay mar hore

  • @xamdi400
    @xamdi4003 жыл бұрын

    mahadsanid sxb

  • @axmeddaahir127
    @axmeddaahir1273 жыл бұрын

    Siraha waaweyn weligaa haku aamin dumarka laga reebo hooyo ✅

  • @mohsinbashir2902
    @mohsinbashir29023 жыл бұрын

    Big fan from bosaso

  • @somalistudio1853
    @somalistudio18533 жыл бұрын

    Flimka lagu bilaabay muqaalk ama thUmbnilka zawrka zaaran inta daawatay ee zeazon 5 zugyza like ha ila dhaafina

  • @cench2

    @cench2

    3 жыл бұрын

    Lacasa de papel soo ma ahan inoo wax ka sheegaayo u maleeyay cml

  • @yackahassan6339
    @yackahassan63393 жыл бұрын

    Filikaan Money Heist Best Filim Qeyb tiisa 5.nada Sugoyaa Filin Macan wye dawada Wxa ka Faide 🙂🥰☠

  • @abdikafihussein793
    @abdikafihussein7933 жыл бұрын

    HADAA TUUG THY XASKADA HA USHEEGIN HADI KLE DAMAC GALAAYO ✌

  • @mudanemomoofficialchannel7223
    @mudanemomoofficialchannel72233 жыл бұрын

    Sheekoyinkan soo badi sxb

  • @abdisalanyoung4019
    @abdisalanyoung40193 жыл бұрын

    Wax yaabaha aan kugu xushay ayaa ah in vedios kaaga ay nadiif yihiin iyo in vedio iyo mowduuca ay is lee yihiin Inta ila midka ah love saar

  • @soolsanaag7710
    @soolsanaag77103 жыл бұрын

    🤣🤣🤣Ar maseera

  • @apdirashiidrashkaofficial6
    @apdirashiidrashkaofficial63 жыл бұрын

    Cabdirahman omer keep going Wllo❤✌

  • @mohamedabdirahman7971
    @mohamedabdirahman79713 жыл бұрын

    Mansha allaah mahadsanid wll

  • @ahmedcige99
    @ahmedcige993 жыл бұрын

    Swc saluu calay naxariis iyo janno korkiisa ha ahaato 🥰

  • @jamalabdirahman5911
    @jamalabdirahman59113 жыл бұрын

    GulaYso pro

  • @Ismaboy44
    @Ismaboy443 жыл бұрын

    filinka money haiest waxanka jecladey NAIROBI🥰🥰🥰

  • @youngmali329
    @youngmali3293 жыл бұрын

    Muchas gracias hermano thnks mi bro

  • @farxaanmaxamed2588
    @farxaanmaxamed25883 жыл бұрын

    Zxp inoso badi barnamijyada

  • @cpm_beazt
    @cpm_beazt Жыл бұрын

    Scw

  • @adowaden8805
    @adowaden88053 жыл бұрын

    Walal malinkasto wanfiriyo inan wax sodhigtay e adiga rali eh nosobadi mahadsanid

  • @donciise4345
    @donciise43453 жыл бұрын

    Fantastic

  • @user-uv2gw5kj8n
    @user-uv2gw5kj8n3 жыл бұрын

    Maqlay hdana faaido ka helay 🤪❤

  • @cabdirisaaqbishaar3865
    @cabdirisaaqbishaar38653 жыл бұрын

    Waa muqal qurux badan bro waxad kso hadasha sida photography ga lacag ugasameyn kro swkrada ama muqlada uuqado cod si wll

  • @abdikanimedia205
    @abdikanimedia2053 жыл бұрын

    Somalia waan idin salaamay fadlan iso SUBSCRIBED isaara

  • @sabirinamohamed5380
    @sabirinamohamed53803 жыл бұрын

    Big fan of you bro 😍😍😍😍

  • @axmedxasanmaxamedjamacafnu846
    @axmedxasanmaxamedjamacafnu8463 жыл бұрын

    Nooga soo faallo, habka loo sameeyo GRAND THEFT, sabbtan saas u leeyahana wa wada shirqool miidhan. Waxana fahmaya cida ciyaartey

  • @safwaantaariikh7676
    @safwaantaariikh76763 жыл бұрын

    Allaahu Akbar

  • @muhandjama5582
    @muhandjama55823 жыл бұрын

    Mansha Allah Zxp hore u soco

  • @hasanmohamud3854
    @hasanmohamud38543 жыл бұрын

    Thanks in Bdn Wll Waxaa Jeclaan Lahaay Inaa Ka Hadasho Tartaarkii Islaamay Ee Dib U Furtay European Country Iyo asal ahaan Dadka Haiti Daga Meesha Ay Kasoo Jeedaan Iyo Sida Ay Ku Tagayn ! Haday Kugu adkaato Inaa nala Wadaagto Caafiyo !!!!🤝

  • @sOmAlIY1
    @sOmAlIY13 жыл бұрын

    Love you pro

  • @wllraxman1166
    @wllraxman11663 жыл бұрын

    Waa maxay masooniyada wll faahfaahin nagasii adiga oo mahad san

  • @taataa7796
    @taataa77963 жыл бұрын

    Sxb shekoyinka sirdonka noo so badi🙏

  • @superstartigerhero5740
    @superstartigerhero57403 жыл бұрын

    So bada wll

  • @zakizakayo692
    @zakizakayo6923 жыл бұрын

    thnx

  • @Wll_________moha
    @Wll_________moha2 жыл бұрын

    Horay usoco waabari media

  • @Annaatti
    @Annaatti3 жыл бұрын

    Pele chawo pele chawo pele chawo ayaanba soo xasuusteeeeee🤣😂😂🙈 Hadaad fahantay 👍 dhac kusiiiy✌

  • @yahyemohamoud5347
    @yahyemohamoud53473 жыл бұрын

    Scw ❤

  • @mowliidnuur8095
    @mowliidnuur80953 жыл бұрын

    Lkn tuugta jira 2020 balayagana nooga soo waran

  • @abdikadiralli
    @abdikadiralli3 жыл бұрын

    Wllo warbixin nooga soo diyaari dalka #indonesia fadlan

Келесі