TAHLIIL YARE -XAALADAHA I JEEX JEEXAY OFFICIAL VIDEO

Комедия

Erayada Saciid Darwiish
Laxanka Mohamed Biibshe
Music Tahliil Yare
Camera and editing
Najiib Yare
najibyarestudio...
Jacaylkaynu beernay
Jamashiyo dareen weeye
Jawi ka u macaan weeye
Janadii ifkiyo weeyaan
Jid fardawsa gal weeyan
Jid fardawsa gal weeyan
Jawhar aan la helin weeyaan
Jumlo caashaq weeyaan
Hadii aad jiliin mooday
Oo jaanis kuu waayey
Waqtigaa i Jeebeeyey
Waqtigaa i Jeebeeyey
Krs
Xubigiyo jacaylkeennii
Maan jarin xaqiiqdiiye
Waxaa jaamka iga yeelay
Oon kaaga yara jeestay
Xaaladahaa i jeexjeexay!!
Xaaladahaa i jeexjeexay!!
Quruxdiyo jamaalkaagu
Mayey jooga Subax weeya
Jeegaan udgoon weeye
Jaleecada uroon weeye
Janadaydu Adi weeye
Janadaydu Adi weeye
Jaahaaga Nuurkiisuu
Dayax jooga toban weeye
Jiidhkaaga dahab weeye
Nafta jiita Gebi weeye
Ubax jaadbajaad weeya
Jawigaaga Nolol weeya

Пікірлер: 266

  • @lakybowyofficiall6140
    @lakybowyofficiall6140 Жыл бұрын

    My brother heesta Ina caadi mahan snadkan lagu jiraa hore u soco lenged

  • @ZACK__JM

    @ZACK__JM

    Жыл бұрын

    Very nice music

  • @mukhtaarbulhan8323
    @mukhtaarbulhan8323 Жыл бұрын

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad❤️Ku sali ﷺ🤍Like Saara```📿🕋

  • @kinganas7877

    @kinganas7877

    Жыл бұрын

    ʀᴇᴀʟʟʏ♥️🌹

  • @boqran2974
    @boqran2974 Жыл бұрын

    Page 1 aad Jacaylkaynu beernay Jamashiyo dareen weeye Jawi ka u macaan weeye Jannadii ifkiyo weeyaan Jid fardawsa gal weeyaan Jid fardawsa gal weeyaan 2x Jawhar aanla helin weeyaan Jumlo caashaq weeyaan Hadii aad jilniin mooday Oon jaanis kuu waayey Wakhtigaa i jeebeeyay Wakhtigaa i jeebeeyay 2x Kooras Xubigiyo jacaylkeeni Maan jarin xaqiiqdiiye Waxa jaamka iga yeelay Oon kaaga yara jeestay Xaaladaha i jeex jeexay Xaaladahaa i jeex jeexay Page 2 aad Quruxdiyo jamaalkaagu Mayey jooga subax weeye Jeegaan udgoon weeye Jalleecada u roon weeye Jannadaydu adi weeye Jannadaydu adi weeye 2x Jaahaaga nuurkiisu Dayax jooga toban weeye Jiidhkaagu dahab weeye Nafta jiita gebi weeye Ubax jaadbajaad weeye Jawigaagu nolol weeye 2x Kooras Xubigiyo jacaylkeeni Maan jarin xaqiiqdiiye Waxa jaamka iga yeelay Oon kaaga yara jeestay Xaalàdahaa i jeex jeexay Xaalàdahaa i jeex jeexay Waxa ku fara yaraystay heestan Oo qoray Abwaan saciid darwiish laxankaa heesta qurxiyey waxaa saaray Maxamed biibshe Musiç dananaya waxaa saaray tahliil yare wiilka kaligiis talaabsaday ee tahliil yare ayaa ku luuqeeyey heestana Muuqaalka cajiibka waxaa duubay oo hagaajiyey najiib yare Anagoo badan oo heestu na taabatay oo xaaladuhu na jeexjeexeena 😥💔way naga waaleen 😂💃

  • @Sirta_nolosha_7

    @Sirta_nolosha_7

    Жыл бұрын

    qudhaadaaba cajiiba huno

  • @ahmedaliindho991
    @ahmedaliindho991 Жыл бұрын

    Best🎵🎧🔥Tahlil yare xaaladdaha I jeex-jeexay sxb waad ku xaragootay heestan Cajiib

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Жыл бұрын

    Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigena ﷺ ku saliya Scw love saar ❤ dheh Sxp

  • @MohamedBiibshe
    @MohamedBiibshe Жыл бұрын

    Heestii Sanadkaan✊🏽🔥 2022

  • @abdiaziizkorea8261

    @abdiaziizkorea8261

    Жыл бұрын

    Alfanana big fun nio mx ledhy

  • @MohamedBiibshe

    @MohamedBiibshe

    Жыл бұрын

    waan Ka Qaday Wllkyga

  • @Tahliilyare

    @Tahliilyare

    Жыл бұрын

    Heeskaba Adaa Shiday Legend 🙏🏾

  • @boqran2974

    @boqran2974

    Жыл бұрын

    Axsan yaa biibshe waadna waashay laaxanka gariiraya💃🤴🏽

  • @Cazmi.Cudoon
    @Cazmi.Cudoon Жыл бұрын

    WAXA JAAMKA IGA DHIGAY OON KAAGA YARA JEESTAY XAALADAHA IJEEX IJEEXAY💔😂😂🏃‍♀️

  • @Ishas297
    @Ishas297 Жыл бұрын

    Thanks my brother kip gone tahalil yare guul iyo gomanimo wiilasha Somali dhamman tin wanaidin wada jaceel gushina 🏆🏆🏆🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @kingshiine530

    @kingshiine530

    Жыл бұрын

    Tanks quen

  • @munamuuse8649
    @munamuuse8649 Жыл бұрын

    Oraygii Eraygiisii Wuu hirgaly _Xaaladahaaa ijeexjeexay_🫶😂😂🙌

  • @wiilbahgari4815
    @wiilbahgari4815 Жыл бұрын

    Wwwwwwwww. Waxkale waaye heestan. My legend tahiil Guul aa ku rajynayaa Xaaladahaa nawada jeexjeexy

  • @somalistars1320
    @somalistars1320 Жыл бұрын

    Nabiga ku saliya scw

  • @shaktaofficial9080

    @shaktaofficial9080

    Жыл бұрын

    Scw scw scw scw

  • @MohamedAbdullah-cr5cb
    @MohamedAbdullah-cr5cb Жыл бұрын

    Legend Tahliil yarE wanU kugU Qadanaynaa ✌️xaladahaku jeexjeexay Waa Hees klE Oo madadaalO aH 😂

  • @anassiyad794

    @anassiyad794

    Жыл бұрын

    LeGeNd Ba TaHay Nio 😂

  • @amaalmaxamed2610

    @amaalmaxamed2610

    Жыл бұрын

    😅😅😅 jex jexay miaa

  • @xamsecabdi8323
    @xamsecabdi8323 Жыл бұрын

    The best song ,that I have ever seen it. Keep going my brother,

  • @user-vh4es5no5o
    @user-vh4es5no5o Жыл бұрын

    Wow wax kale waaye heesta🔥🔥🔥

  • @nelaqueen2178
    @nelaqueen2178 Жыл бұрын

    Welcome back legend 🙌 ❤

  • @qeysjaamachassan7890
    @qeysjaamachassan7890 Жыл бұрын

    Waaaw legend beautiful music keep going my bro

  • @abijaabdirizaaq9405
    @abijaabdirizaaq9405 Жыл бұрын

    My legend is back love bilaah wll

  • @aayahamedia3239
    @aayahamedia3239 Жыл бұрын

    Heer sare laxan iyo music iyo erayo top ah 🙏🙏🙏

  • @haldoormusic6470
    @haldoormusic6470 Жыл бұрын

    The legend is back

  • @nastexojamac1617
    @nastexojamac1617 Жыл бұрын

    Ax ax hees macaan❤️❤️❤️🙈

  • @najibyareofficial
    @najibyareofficial Жыл бұрын

    XAALADAHA I JEEX JEEXAY 🔥🔥🔥

  • @museweli
    @museweli Жыл бұрын

    Xaladahaa I Jeex Jeekay 😂 Fanaan + Comedy Mn 🙏🏻✅

  • @buskuddhiqqq4422
    @buskuddhiqqq4422 Жыл бұрын

    Woww back to legend ❤️

  • @queensaaram5501
    @queensaaram5501 Жыл бұрын

    Heeesta kala kiciyaaaa deee ❤❤❤xalaaadahaaa ijeeexayijeexjexay😅😩😩😭💔

  • @diinialihashi5561
    @diinialihashi5561 Жыл бұрын

    On fire 🔥

  • @cabdirishidmaxamedjamac4820
    @cabdirishidmaxamedjamac4820 Жыл бұрын

    Waar aawey dadkii heesaha jeclaa 💓💕💕💓💟💟💟💜💜💜💜 like dhac kusiiya wllyaal

  • @Kingarmaan56
    @Kingarmaan56 Жыл бұрын

    Awesome❤

  • @apoutrikacade885
    @apoutrikacade885 Жыл бұрын

    Killed it brother💥

  • @nastehhuseenahmed9822
    @nastehhuseenahmed9822 Жыл бұрын

    An other level✅

  • @mahadabdirizaksulaiman7824
    @mahadabdirizaksulaiman7824 Жыл бұрын

    Dhawaan xaaladaha laftooda ayaynu jeex jeexaynaa keep moving dhalinyaro.

  • @shamsomaxamud950
    @shamsomaxamud950 Жыл бұрын

    jah xaladahaa i jeex jexey adi dartaa tahli yare runtii🎹🤦‍♀️🥰

  • @asiajamaa9535
    @asiajamaa9535 Жыл бұрын

    Wow❤️ u come back with a 🔥 song and I love you 😍

  • @lildeef7802
    @lildeef7802 Жыл бұрын

    Legendary 🤞 heestan wn kaa Haya 🔥 🔥 🔥 ✊️

  • @sadaqzah9087
    @sadaqzah9087 Жыл бұрын

    Willkaan yarkaa cadi ma ahan masha allah waqtigaa ijeebeeyay sibey iitabatay shekadaan

  • @abdiqaadirahmed144
    @abdiqaadirahmed144 Жыл бұрын

    another lever this song my pro tahliil tahliil ye 🎧🎧

  • @daudsaed9454
    @daudsaed9454 Жыл бұрын

    Mazha alaa hore u soco.wllky qli

  • @layliinaqalbidhaya3030
    @layliinaqalbidhaya3030 Жыл бұрын

    My love saki alpa❤

  • @fatimahayaansiciid5273
    @fatimahayaansiciid5273 Жыл бұрын

    Waaw xaladaha ku jex jexay tahlil yare

  • @mohamedabdulkadirosman7860
    @mohamedabdulkadirosman7860 Жыл бұрын

    😯👌 Runtii waad kabaxsatay sxb 👏👏

  • @boqaradaquruxda6562
    @boqaradaquruxda6562 Жыл бұрын

    Masha Allah boqarka macan 🥰🥰😍 wan Ku jeclahay macan Love you

  • @somalistars1320

    @somalistars1320

    Жыл бұрын

    Masha allah aaa subxanallah Wlalka ka want heesaha wlal

  • @Sirtta.Qarsoon
    @Sirtta.Qarsoon Жыл бұрын

    Wada hees tan wa hes iyo bar 🎉🎵

  • @farhiyomoha287
    @farhiyomoha287 Жыл бұрын

    Tahliil yare geep Going bro

  • @sabariinnuuraxmed8898
    @sabariinnuuraxmed8898 Жыл бұрын

    Waw tahliilka😍🤘

  • @engrabiic
    @engrabiic Жыл бұрын

    Laxankii Biibshe Hit wye wlahi

  • @axmedzaki7200
    @axmedzaki7200 Жыл бұрын

    Tahliil yare Keep going

  • @Haykal.fitness
    @Haykal.fitness Жыл бұрын

    Oow fantastic song ❤️

  • @barkhadawjama2677
    @barkhadawjama2677 Жыл бұрын

    Layaab layaab shoodhe 💓📸❤💞

  • @maalmo2454
    @maalmo2454 Жыл бұрын

    😍Busti iyo dhaxanta yaad kudawan jirtay✍️💃muna meeday😊😊😊

  • @Therealjunaid10
    @Therealjunaid10 Жыл бұрын

    big fun our fanaan🥰💝

  • @ibracade583
    @ibracade583 Жыл бұрын

    Woow 🔥🙌

  • @mustafmohamed6856
    @mustafmohamed6856 Жыл бұрын

    Welcome back my brother tahali yare

  • @ibraahimmayowibraahim5870
    @ibraahimmayowibraahim5870 Жыл бұрын

    Tahliil yare welcome zxp wax badan aan kaa sogeyney

  • @muniir.official7
    @muniir.official7 Жыл бұрын

    Tahlil Lechen Is Back🎙🔥

  • @axmedaqaaaqaa7827
    @axmedaqaaaqaa7827 Жыл бұрын

    Tahliil legenow 🥰🥰🥰

  • @Janno66
    @Janno66 Жыл бұрын

    Legend come back yqey 🥺❤️❤️❤️

  • @asmaanjalii1226
    @asmaanjalii1226 Жыл бұрын

    Kumaan illaawin tahliilow ee xaaladahaa ijeex jeexay 🥰😃😀

  • @qaaliquman9823
    @qaaliquman9823 Жыл бұрын

    Tahliilow 🙏❤️

  • @aminodheyman265
    @aminodheyman265 Жыл бұрын

    Welcome back th legend🙌🙌🙌🙌

  • @Nagiib12
    @Nagiib12 Жыл бұрын

    First coment Another level weeye 👑👋

  • @zafamohamed3824
    @zafamohamed3824 Жыл бұрын

    Tahliilka❤😇

  • @sowdomucalim1697
    @sowdomucalim1697 Жыл бұрын

    2 Hees oo isku igta anoo ubaahanaa isoo qaaday mahadsnid yqy🥺🙏❣️

  • @queenistar1162
    @queenistar1162 Жыл бұрын

    My ina Aderkey hore uu soco

  • @abwaandaad954
    @abwaandaad954 Жыл бұрын

    O kalay tahliil yare musigina waa bartaye yaa u joogi doono🤗🙌

  • @MissSaraa2
    @MissSaraa2 Жыл бұрын

    Xaladaha I jexjexy❤ I love ❤❤

  • @mustafamareeye7768
    @mustafamareeye7768 Жыл бұрын

    Legend 😮

  • @jamal-zurej21
    @jamal-zurej21 Жыл бұрын

    Xaaladaha i jeexjeexay

  • @axmedxidig6154
    @axmedxidig6154 Жыл бұрын

    Welcome back the legend 🙌

  • @DAAUUSSTUDIO
    @DAAUUSSTUDIO Жыл бұрын

    Waqtigaa I Jeebeeyey🥺💖✌

  • @zupersiciiddhiif2719

    @zupersiciiddhiif2719

    Жыл бұрын

    Waad na shaafisheen legends❤🔥

  • @boqran2974

    @boqran2974

    Жыл бұрын

    Abwaanka abwaana eryaday ee xas ku riday yaa legend dadkii suugaanta lahaa dirkii .....mire❤️🤴🏽📌

  • @mohamedholland7768
    @mohamedholland7768 Жыл бұрын

    Xaaladahaa i jeex jeexay 🤟

  • @c.raxmanxamza215
    @c.raxmanxamza215 Жыл бұрын

    hobol hibo leh horay u soco sxb

  • @user-cy7sv7vl8y
    @user-cy7sv7vl8y2 ай бұрын

    Fanankan waan jeclahay ❤️

  • @highlights8838
    @highlights8838 Жыл бұрын

    What a SONG 😳😱

  • @fahmizaamjii9899
    @fahmizaamjii9899 Жыл бұрын

    Legend tahàlil

  • @rowdahayle4133
    @rowdahayle4133 Жыл бұрын

    Codkaga 🥺❤️🙈

  • @raaqiyomaxamedaadan1589
    @raaqiyomaxamedaadan1589 Жыл бұрын

    Jah ina ader keyga mcn

  • @fartunabdullah6702
    @fartunabdullah6702 Жыл бұрын

    Away naagahi wilasheena caynayaay waa kuwan qurux low mansha Allah

  • @gasira1173
    @gasira1173 Жыл бұрын

    Xaaaladahaa ijeexjeexay💔😫

  • @umofaduma7708
    @umofaduma7708 Жыл бұрын

    waa heer kale oo qosol ah😂

  • @naleyhaaji187
    @naleyhaaji187 Жыл бұрын

    Legend all aways legend

  • @abdidohs8223
    @abdidohs8223 Жыл бұрын

    Keep going wll

  • @MucaadBinujabalInstutesoflangu
    @MucaadBinujabalInstutesoflangu Жыл бұрын

    Wow m.a an others level pro

  • @ifrahhassan2511
    @ifrahhassan2511 Жыл бұрын

    www song of the year 🥰🥰🥰

  • @daadajr450
    @daadajr450 Жыл бұрын

    On 🔥 😮

  • @wizzkarteismaildeysane8668
    @wizzkarteismaildeysane8668 Жыл бұрын

    wow pro 😳🤗😊💪

  • @qadranuurachannel
    @qadranuurachannel Жыл бұрын

    Ayayayaa

  • @alliitahar6926
    @alliitahar6926 Жыл бұрын

    Siciid darwiish best abwaan

  • @DAAUUSSTUDIO

    @DAAUUSSTUDIO

    Жыл бұрын

    QALAS QALAS DHALAY OO BAARQAB AH✌

  • @cabduqadirxaajicabdi3814
    @cabduqadirxaajicabdi3814 Жыл бұрын

    M.a horay u soco lajan🥰🥰🙏

  • @mssamran5089
    @mssamran5089 Жыл бұрын

    M.a horay usoco wll qali

  • @abdirahmaanabdulahi7781
    @abdirahmaanabdulahi7781 Жыл бұрын

    Sxb tahliil yare xaladaha oo ku jeex jeexay awgii waan ku wadanaa masuul

  • @xuseenabdi9570
    @xuseenabdi9570 Жыл бұрын

    Saruurkeena 🖐️

  • @hassanabdihassan1284
    @hassanabdihassan1284 Жыл бұрын

    Big man🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mohamedalitahliil9391
    @mohamedalitahliil9391 Жыл бұрын

    Welcome happy new year pro

  • @duceysane7248
    @duceysane7248 Жыл бұрын

    Tahlil yare. Alfanan. Waa lugu wayay Welcome 🙏 come

  • @adeerka_5
    @adeerka_5 Жыл бұрын

    Welcome back LpHaYGa 🔥

  • @amaalmaxamedcabdi1760
    @amaalmaxamedcabdi1760 Жыл бұрын

    Another level war ninkan waa ninka keliyee codkiisa tolmooon ku jooogaa fanka

  • @safaaxmed5369
    @safaaxmed5369 Жыл бұрын

    janadydu adi weeye hees aad umacaan

  • @muhanadsiciid2728
    @muhanadsiciid2728 Жыл бұрын

    Wwwww nice song👌🥰

  • @KowsarsiciidXasan
    @KowsarsiciidXasan24 күн бұрын

    Cadi ma tihid waa na waashay fanan

  • @jamaalaadan7498
    @jamaalaadan7498 Жыл бұрын

    Best video..💯💯 Best music..💯💯

  • @khaalid8059.
    @khaalid8059. Жыл бұрын

    Amazing

Келесі