TAHLIIL YARE -ISMUJI OFFCIAL VIDEO

Комедия

TAHLIIL YARE ISMUUJI OFFCIAL VIDEO 2022
CAMERA & EDITING -DIRECTOR BY NAJIB YARE
ERYADA - SACIID DARWIISH
MUSICA&LAXANKA- TAHLIIL YARE
PROMOTER MOHAMUD FAREEY
Haduu ku Dabroo Ayaanku
Waqtigu Doqon kaaga Eexday
Nasiib wacan baa danbayne
Dulqaad iyo samir hibayso {X2}
Ka gudub dakharada xasuusta
Wixii Danqashee ku gaadhay
Adoon dib u qoomamaynin
Duruus gobanimo ka qaado {X2}
Ilmada kaa daadanaysa
Intaad dhabanada ka duugto
Qofkii Jecel digashadaada
Dareensii dhoolcadaynta
Dunida oo Faraxoo ismuuji {X2}
Daruurihii Sidey libtaada
Waxay da-Ayaan Ayaan dhawaane
Dibnaha xidho oo Afkaaga
Ha Barin cabashada dareenka {X2}
Dadnimadiyo garshadaada
Dagani kaashoo is dhiiri
Duruuf kasta oo timaada
Ka gudub Oo garo dantaada {X2}
Ilmada kaa daadanaysa
Intaad dhabanada ka duugto
Qofkii Jecel digashadaada
Dareensii dhoolcadaynta
Dunida oo Faraxoo ismuuji {X2}
*By Abwaan Saciid Darwiish*

Пікірлер: 1 239

  • @hodanhothman2492
    @hodanhothman24922 жыл бұрын

    😥waxan ahay gabr u waqtiga ciilay waqti xadirkan😥😥😥lkn waxan ku kalsonhy in an mar un farxi dono o an guleysan dono inzha allah

  • @zeeemii

    @zeeemii

    2 жыл бұрын

    Dunida faraxooo ismuuji abayo guulayso labada daroood ba faraxad aan dhamayn baa hawada kusoo mariyay👸🥀♥️

  • @caaishoxasaan7887

    @caaishoxasaan7887

    2 жыл бұрын

    Kagudub dakharada xasuusta wixii damqashee kugaray😔🥲🥲

  • @aadanraytecalwaash9252

    @aadanraytecalwaash9252

    2 жыл бұрын

    #Hodan_Hothman adoon dib u qomamayn Daruus gobonimo ka qadoo ❤️🙈

  • @ridwaancabdi3246

    @ridwaancabdi3246

    2 жыл бұрын

    Sorry 😞 abaayo subscrib wan kuu sosary

  • @Abdirahman_speed

    @Abdirahman_speed

    2 жыл бұрын

    wxaan kaa balan qaadaya inaad farxi doonto idimka ilaahay halkee lagaa helaya sister

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Жыл бұрын

    Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love saar 💙 الخالق 💟💟❤❤ mahadsanid

  • @xananayaanle8030

    @xananayaanle8030

    8 ай бұрын

  • @mahdicigaal

    @mahdicigaal

    3 ай бұрын

    ❤❤❤❤

  • @user-fk1ib7xk6y

    @user-fk1ib7xk6y

    Ай бұрын

    ❤❤❤❤

  • @SahalciiseSAHAL

    @SahalciiseSAHAL

    Ай бұрын

    S❤❤❤❤❤❤❤

  • @kaabanuura6974
    @kaabanuura69742 жыл бұрын

    Heestan waxey ka turjumeysa nolosheyda oo idiil wa guulesaan doona insha allah dunida farxo is muji 🥺🥺❤️ 🎉

  • @sowdoguray2349
    @sowdoguray23492 жыл бұрын

    Waxan ahy gabar 22jir ah 1gabar ayaa iijoogto midna uurkaa kusidaaa anoo walaca laifuray markastoo murugo dareemo Rabigay ayan baryaa markaa heestan arkana waxan is iri malaha adaa fariin ahaan lagugu soodiray 🥰🥰

  • @dararanissa7937

    @dararanissa7937

    6 ай бұрын

    Ok

  • @zamiinhabdi6647
    @zamiinhabdi66472 жыл бұрын

    Ka gudub daqarada xasuusta 🥺wxii damqashe ku gaaray 😫adoon dib u qomamen 😒daruus gobonimo ka qaado❤✋ 2022

  • @midnimoofficial7315

    @midnimoofficial7315

    Жыл бұрын

    Jaah

  • @suleimanharet570

    @suleimanharet570

    6 ай бұрын

    Daruus gobanimo 🔥

  • @lafkacadepoy1901
    @lafkacadepoy19012 жыл бұрын

    Tahlil walalka hestaan waa heesta fanaanin bdn ankasogaaye lkn waxan dhihi kraa hestaan waqtigeeda ku imaday wllka legend waku wataa mashada kasiwad wlll mcn 💔🤳✍️✅

  • @mohacabdi9793
    @mohacabdi97932 жыл бұрын

    Waqti badan waaa sooo ciishooday lkn manta waxa kujirah waqtiga farxadeyda Alxamdulilah 🖤🖤🥰💋

  • @zamzamabdulaahi2857

    @zamzamabdulaahi2857

    2 жыл бұрын

    Alx

  • @hindanuura9059

    @hindanuura9059

    2 жыл бұрын

    Masha allah allaha kusiyadiyo wll

  • @cilowali4662

    @cilowali4662

    Жыл бұрын

    Alx masha allah 😢😢

  • @iamqueenrayan9119
    @iamqueenrayan91192 жыл бұрын

    Qofkasta nolshu ku adagtahy ilahay ha ka farxiyo😓😓💔💔amiin yarabi

  • @hayatabdi1488

    @hayatabdi1488

    Жыл бұрын

    Aamiin quruxey

  • @naleyhaaji187

    @naleyhaaji187

    Жыл бұрын

    Amiin

  • @ashabeautymekuephijaab9166

    @ashabeautymekuephijaab9166

    Жыл бұрын

    amiin yaarabi 😭😭

  • @naleyhaaji187

    @naleyhaaji187

    Жыл бұрын

    Amiin

  • @nimcomohammed199

    @nimcomohammed199

    Жыл бұрын

    Aamiin 😥 😥

  • @lulabdalla8104
    @lulabdalla81042 жыл бұрын

    Alla muxuu iga hiliyay waqtiga 😭😭 Gormee arka ano wxwlpo qabsaday yarbi frxdii isiii😭😭😭😭😭😭😭😪

  • @hindanuura9059

    @hindanuura9059

    2 жыл бұрын

    Ameen aameen dhamaanten baa in sha Allah

  • @caishaadan5004

    @caishaadan5004

    Жыл бұрын

    😭😭😭😭

  • @SaduusheySaduushMohamett

    @SaduusheySaduushMohamett

    6 ай бұрын

    Kula mid baan ahy iska samar wllo💔🥲🤷🏼‍♂️

  • @ubaxaxmed586
    @ubaxaxmed5862 жыл бұрын

    🕐Waqtigu waa iciilay Noloshu way ixumeysay🥺 Dadku waa igu wiirsadaa👥 Waxaan ahy qof hami leh 🏞 Waxaan ahy qof nolosha hadaf ka leh⌛ Dadka mid ii dhaw iyo mid iga fogba Intoda badan waxaan kala kulmaa😥 Liiditaan yasid hadalo xun xun ficilo xun xun🌬 Maxaa aniga bani.aadan ah maihi miyaa😥 Waxaa qalbiga laiiga jabiyaa😠 Waxaan uwayaa qof itageera Cakuyee qof doqonihi markuu kuhu helo daruuf😭

  • @aminahaazhi9459

    @aminahaazhi9459

    2 жыл бұрын

    Apyo wali waqtigadi lama gaarin waqti ay dadka oo idil hoostada imaandan aya lagaridoona i.a Ee farax oo ismuuji 💗

  • @Caska143

    @Caska143

    2 жыл бұрын

    Inshallah Guushada Wax Yar baka Haray Huuno Guuleyso Anaga ayaa Kula Jirna 🙏✅

  • @daahapoduucaledaahapoduuca4546

    @daahapoduucaledaahapoduuca4546

    2 жыл бұрын

    Abaayo horay usoco Hana israac raacin hadalada dadka àan waxba fahmeyn

  • @AbdiMoh797

    @AbdiMoh797

    2 жыл бұрын

    Wllo hore u soco aniba waa i cilaay lkn hadana waxan iska dhiga qof adàg

  • @jeybashiir5531

    @jeybashiir5531

    2 жыл бұрын

    Abayo wxs ha u joojin hana is raac raacin danahaaga iyo dantaada ku dadaal horu socod iyo hadafkaga un ka dhabee wx bini adam hdalkiis iyo taagero la.aantis yey wax ku dhimin dhoool cadaynta wx walba ku dhaaf 💪👏nolol iyo mustaqlbal ifayaan ku rajeen insha allaah🤲🏻❤️

  • @xamdamaxamud6257
    @xamdamaxamud6257 Жыл бұрын

    Runtii murugo aan dhamaad lahyn ayaan wehel ii noqotay markastoon waxa qabo isdhahana ciil iyo ooyin baa dareema lkin nimcadaa alle lagama quusto soomaliyey si niyad ah iigu sooduceeya aniga iyo intii ilmida🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @GaraadFattah

    @GaraadFattah

    Жыл бұрын

    Waan ka xumahay waxa kugu dhacay umana qalantid. Ma ogide dad ayaa jira adi dartaa u ilmeenaayo oo wali.nool apaya long life .. Horey u soco.wali qaali ba tahay

  • @abtidoonofficial6509
    @abtidoonofficial65092 жыл бұрын

    Dunida faraxoo ia muuji👌❤, guuleyso abti

  • @dheemandaahir6059
    @dheemandaahir60592 жыл бұрын

    Dhibaatoyinka iso maray nolasheyda markan dib u fiiriyo wan ilmeyaa🥲 waxan darema xanun an waqtigaas daremin ilaa yaranteydii🥲 halka wado een nolasheyda igu hagagtay qofna una malin cabashadeyda arkin waxa waye wax yar murug hada dareemo allah xagiisa ayan u carara baryaa kuna oyaa sida qof i hor fadhiya cml 🥹 daqiiqado ka dib waxan dareema farxad ano wali waxii an rabay helin hadana qalbiga i qabowo🥲

  • @user-fu7sl7wr4z

    @user-fu7sl7wr4z

    16 күн бұрын

    Sorry wll mcn 😢😢

  • @qadracabdi4554
    @qadracabdi45542 жыл бұрын

    Dunida faraxoo is muuji Alx anaa cashar gobanimo qaaty heestaan igu soo aaady 🥰🥰🥰🥰 waqtiga wuu kuu wanaagsanaan doonaa hdaa mnta murugsanthy ha raja dhign abyo/aboowe 🥰🥰🥰🥰

  • @ibrahimnasircabdi5637

    @ibrahimnasircabdi5637

    Жыл бұрын

    ♥️🥺

  • @xuseendiirshe2011

    @xuseendiirshe2011

    Жыл бұрын

    Jaa

  • @AbdalleBeer-Hooyo
    @AbdalleBeer-Hooyo2 жыл бұрын

    Erayada 100/100 Laxanka 100/100 Music-ga 100/100 Editing-ga 100/100❤

  • @lovely-qf4mo

    @lovely-qf4mo

    2 жыл бұрын

    An kula kaftame fariinteydana bal so qimee side ( oraahda ! Xigmada Ay xanbaar'santahy ! Iyo afgobadsigeyga an ku qariyay in an ahay dadka waqtiga u ciil😂😂😂

  • @mabaxayijr1285

    @mabaxayijr1285

    2 жыл бұрын

    @@lovely-qf4mo 100 boqol😂

  • @ytds1660

    @ytds1660

    2 жыл бұрын

    @@lovely-qf4mo wlhi wll dadbadan aan kamid ahay buu waqtugu ciilay xxxxxx

  • @sumayoabdulahi5660

    @sumayoabdulahi5660

    2 жыл бұрын

    🇧🇫🇧🇬🇧🇪🇦🇸🇦🇽🇧🇳🇦🇪🇦🇽🇧🇳🇦🇶🇧🇬🏁🇧🇴🍭🍭🍭🍭🍭🍭

  • @malik___cabdala3363

    @malik___cabdala3363

    2 жыл бұрын

    Legend 👊

  • @keeyowcadeofficial7456
    @keeyowcadeofficial74562 жыл бұрын

    Hit song 🎵♥another level Welcome back legend tahliil yare Muuqal quruxon fantastic 📸🎞🎥🔥💯💯 music 🎶🎵👌good 👍luck 👍👌 Melody amazing song 🔥💯💯🎶✍♥️

  • @mjrofficial9985
    @mjrofficial99852 жыл бұрын

    Another Level My Brother ❤️🤛🤛

  • @cabdiqadirmayowbariire4736

    @cabdiqadirmayowbariire4736

    2 жыл бұрын

    Filmkà maŕlow kuma jire xagu àday

  • @suhaypqureesh6185

    @suhaypqureesh6185

    Жыл бұрын

    Aamiin

  • @hamdacudoon4946
    @hamdacudoon49462 жыл бұрын

    Rafaad badan kadiib inan heelayo Nolozhan uQalmay ban rajaynaya😥😭💔 Wanan ku kalsonahay wuxu Wakhtigu iiso waado hadanan Nafta wayiin✔️🙏🙏♥️

  • @crisaaqaxmed1623

    @crisaaqaxmed1623

    Жыл бұрын

    Malachi wanna waay kuso socdan

  • @cabdifitaxmaxamedaxmed951

    @cabdifitaxmaxamedaxmed951

    Жыл бұрын

    Ilaha waqtiga haya

  • @xilkascabdullahi2836
    @xilkascabdullahi28362 жыл бұрын

    Waxan ahay qof Waqtiga iyo wayaha Ciilay Waqti Xaadirkan wlhi 😭ilhy Asa wax kasto Qadaro Yrbbi Ilmo baa Wahel I noqoty I.A Malin walaga Bxaya😢✊

  • @aishashekhahmed8101

    @aishashekhahmed8101

    2 жыл бұрын

    Abayo waxan wa aduunyo I.a malin qurx bdan frxd badan ban kurajeynayaa qof ka dhaqo bad heleysa I.a wax walbo kula fahmayo hora usoco abayo guuul iya frxd kurajeyna sorr abayo adunyada wa imtixan iska sabr dulqado malin aya frxeysaa I.a dhola cdeyneysaa bareg hauqaban kasoco cdey👏🙏💯😥

  • @Ubaxibrahim248

    @Ubaxibrahim248

    2 жыл бұрын

    Wll wx khyr qaba ku rajeynaa waa mlin ciide ilaahy farxad ha kgu badalo

  • @dhowrzansidahooyadeedoffic5546

    @dhowrzansidahooyadeedoffic5546

    2 жыл бұрын

    Qaali badi inaaa malinkasta ku Sali rasulka scw taaasa culleys walbo kaga kudbe

  • @xilkascabdullahi2836

    @xilkascabdullahi2836

    2 жыл бұрын

    @@aishashekhahmed8101 hye abyo mcnto shukrn🥰

  • @xilkascabdullahi2836

    @xilkascabdullahi2836

    2 жыл бұрын

    @@Ubaxibrahim248 I.a wll qali dhamteen

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc19752 жыл бұрын

    Tani hees waa dhaaftay ee waa dhirigalin💯💯👏👏

  • @Gaashan1
    @Gaashan12 жыл бұрын

    MUHIIMADU WAA FAHMI KARTAAN !!! ❤️🥰 BRUH TAHLIL ALLAH KU SHRFO 🖤🔥💯

  • @nabiilyare6139
    @nabiilyare61392 жыл бұрын

    Camera man wow 😲 Tahliil yare legend ❤

  • @iqrahassanmohamoud6461
    @iqrahassanmohamoud64612 жыл бұрын

    Axax walhay ban kudharte waxad moda inay iga hadlayso aniga hestanu Tanks wll tahlil yare😭

  • @ahmadsams5681
    @ahmadsams5681 Жыл бұрын

    Farday ayan daremoya wayo ilinteyda wayo af jarmatay wixi iso maray daruus hai ahato waaaaaw waaaaw waaaaaaaaw.alx

  • @mustafmohamed6856
    @mustafmohamed68562 жыл бұрын

    Tahliil yare legend my brother 🙏

  • @maxamedbare8377
    @maxamedbare8377 Жыл бұрын

    2m kadib 10 months hadd dawanayso like isaar wll mcn wll mcn💗💗💗🙏

  • @zeatziciitxiin3243
    @zeatziciitxiin32432 жыл бұрын

    Heestan erayada Siciid Darwiish codka Tahliil Yare Wllhi heestan Waxbadan ayey ka hadlaysaa 💯🔥🔥🔥

  • @caishaadan5004

    @caishaadan5004

    Жыл бұрын

    Withi waa run

  • @whocareiamaloneinlife3577
    @whocareiamaloneinlife35772 жыл бұрын

    heestan marka dhagaystay rajo wayn ayaa i gashay😥😥 siiba marku dhahayo daruurihii siday libtada waxay da ayan dhawane😇

  • @amiir_955
    @amiir_9552 жыл бұрын

    "Durufkasta oo timaada kagudub oo garo dantada" this is complete encouragement and motivation no leave room for any excuse 🧐 AllaH yacizak fanane

  • @masbalqueen7625
    @masbalqueen76252 жыл бұрын

    Wooow hees dhiiro galin ah thanks tahlil yare❤️

  • @sunduscabdirashid8176

    @sunduscabdirashid8176

    Жыл бұрын

    💜🥰

  • @TheMetAtck
    @TheMetAtck2 жыл бұрын

    wow absolutely waa Arayo xaqiiq ah♥️♥️♥️style ka codka iyo mirahaba💯 wiil yar oo fariid

  • @Tawakal007
    @Tawakal0072 жыл бұрын

    This is another level keep moving forward legendary

  • @arshointhehouse4449
    @arshointhehouse44492 жыл бұрын

    Eeshcalaaa hees legend uun baa fahmi kara erayada heesta doqon wakhtigu saacidayna loo sheegi maayo keep going brother tahliil yare 💯🙏☑️

  • @sadaqaaja7781
    @sadaqaaja77812 жыл бұрын

    hesta wee itabatay😭😭 waqtiga iyo wayaha wey adagyihiin balse wxan rajeyaa mar uun is badali donan oo an farxi doono i.a💪💪

  • @manita_official
    @manita_official2 жыл бұрын

    this is another level legend tahliil yare go forward

  • @shuceybmj7129
    @shuceybmj71292 жыл бұрын

    welcome big lagen hormar wacan intan iyo in kale insh,allaah pin kaa sugaa

  • @abdiqadirmahamoudgalaal9564
    @abdiqadirmahamoudgalaal95642 жыл бұрын

    Ayyy Another Voice 👏👏♥️

  • @abwaandaad954
    @abwaandaad9542 жыл бұрын

    The legend is back 🔥🥰

  • @apdulahyanshour7296
    @apdulahyanshour72962 жыл бұрын

    Outstanding one my bruh abdiaziiz tahliil keep going ❤️

  • @gaabeey6718
    @gaabeey67182 жыл бұрын

    ay waa erayada ugu mcn ♥️💃Ilmada ka dadaneysa inta dhabanada ka dugtid qofki jecel digashadada dareensi dhoolcadeen😩💘

  • @aisha-bihi
    @aisha-bihi2 жыл бұрын

    Hees plus dhiira galin✌😌another level thy keep going fanankeena

  • @farhiyaali5043
    @farhiyaali50432 жыл бұрын

    I love the way the voice is very clear, erayo tayo leh iga dheh ✊🏽❤️

  • @nastexojamac1617
    @nastexojamac16172 жыл бұрын

    Woooow axsan he's qali ah my boqortoyo alleh ku xafido ❤️♥️❤️❤️♥️❤️

  • @wizer1594
    @wizer15942 жыл бұрын

    The legend is back Adoon dib u qamoomyn🥵 Duurus gobnimo ka qado😎

  • @AHMEYBISHAR-rb5zx
    @AHMEYBISHAR-rb5zx7 ай бұрын

    It's not just a music but a real counseling ❤❤❤

  • @hary0102
    @hary01022 жыл бұрын

    Banger 🔥🔥🔥 Tahliil Yare This is a masterpeice 👑 👑 👑 Heestaan boqolka sano ee soo socda waa hees uu dhagaysan doono qof walba uu waayaha aduunka soo wajaho si uu dhiira galin uga qaado ❤️🥰❤️

  • @abdiraxiin7074
    @abdiraxiin70742 жыл бұрын

    Waka Hyaa Ugaz nice video+Cod+ Hormar wacan wll Zare prozki TaHliL Yare

  • @warsamebulshaawi1023
    @warsamebulshaawi10232 жыл бұрын

    On fire bro tahaliil Yare keeb going legend 😍

  • @ytds1660
    @ytds16602 жыл бұрын

    Wlhi waxan ahay gabar wllshiina oo somaliyeed waxan kunolahay qurbaha waxan ahay qof adaa wakhtiga iyo waayihu ciilay mararaka qara waxan tiriyaa malmah anigo ilmada iska tiraya misna weheshanayaa calool adayg iyo is dhiri gelin waxan marwalba dhahaa sidaad rabto wey imaane samaan tiyo taladaqaado xxxxxxxxxx😭😭😭

  • @National1519

    @National1519

    2 жыл бұрын

    Sorry 😞🙇‍♂️abyo l.a whi aad ayaan kugu xumahay wiilasha is ku mid mahan raali naqo 💯💯💕🙈🙉

  • @ytds1660

    @ytds1660

    2 жыл бұрын

    @@National1519 wll wax walba waa qadar lkn hagrashodu waaceeb somah wll

  • @najmamaxamed1099

    @najmamaxamed1099

    2 жыл бұрын

    I.a waad ka bixi dhibta apyo mcn

  • @axmedmaxamed9969

    @axmedmaxamed9969

    9 ай бұрын

    INSHA ALLAH WAXAAN FILIYAA INAAD DHIBTII KA BAXDEY WLLO

  • @tgrlucky6328
    @tgrlucky63282 жыл бұрын

    what a song 😮🥺😱 another banger 🔥

  • @saidhussein1882
    @saidhussein18822 жыл бұрын

    Legend tahlil absolutely amazin song go forward bro.

  • @frezzeyedits
    @frezzeyedits2 жыл бұрын

    Hees waa dhaaftay 🔥🔥 nice come back brother

  • @muhyadiinqoslaaye1047
    @muhyadiinqoslaaye10472 жыл бұрын

    Legend of legend 🎹

  • @samsamxuseen3584
    @samsamxuseen35842 жыл бұрын

    Waxaan ahay inan wakhtiga iyo nin xun ciilay Lkn nasiibka illahay ayaa maqan Ax ax dunida farax o is muuji zamzam

  • @amaanimohamud7473

    @amaanimohamud7473

    2 жыл бұрын

    Dunida faraxooo is muuji apyo garapkaaga nhy

  • @samsamxuseen3584

    @samsamxuseen3584

    2 жыл бұрын

    @@amaanimohamud7473 mahadsanid huuno mcn

  • @maxamedaadanblack7737
    @maxamedaadanblack77372 жыл бұрын

    Wow legend legend dhaafay laxam iyo music labadaba

  • @haniilkacaz7164
    @haniilkacaz71642 жыл бұрын

    Ayyyy legend tahliil yare. 🤴🏽🥰

  • @buskuddhiqqq4422
    @buskuddhiqqq44222 жыл бұрын

    Another level ina aderr ❤️‍🔥🌹

  • @kingsk4435
    @kingsk44352 жыл бұрын

    Legend tahliil ❤

  • @saa7298
    @saa72982 жыл бұрын

    Legend of legend the baa soo dhacay 👏👏👏

  • @yusraluuzaabduullhi6544
    @yusraluuzaabduullhi65442 жыл бұрын

    Ayyy Ado dib u qomameynin Daruus Gobanimo ka qaado📖✅ from tiktok 🥰

  • @Qaaliquman666
    @Qaaliquman6662 жыл бұрын

    Daruurihii siday libintaada 🌩 Waxe da'ayan ayan dhawe 🌧 Dib naha xiro oo afkaaga 🤫 Ha barin cabashada darenka😏

  • @Cdninorhashi1605
    @Cdninorhashi1605 Жыл бұрын

    The legend is back🥺🤴

  • @norahmed8665
    @norahmed86652 жыл бұрын

    LEGEND always LEGEND Guuleyso Captain

  • @muduabdi4567
    @muduabdi4567 Жыл бұрын

    Best motivation ever 👍👌👌

  • @sundusupdysalan6566
    @sundusupdysalan65662 жыл бұрын

    Dunida faraxoo ismuuji❤️the one and only legend alweys legend

  • @libanabdule2048
    @libanabdule2048 Жыл бұрын

    Nice 👍 lii raaye 17

  • @djmohagaming6622
    @djmohagaming66222 жыл бұрын

    Tahlil Yare My Llila Boy Horeey U soco 👌👌👌👌👌✌️✌️👏🙌

  • @salmanmufakir5189
    @salmanmufakir5189 Жыл бұрын

    Hit hit wallhi! Erayada I deeqday🥰

  • @cilowali4662
    @cilowali4662 Жыл бұрын

    Heestan markii ugu horaysay waxaa isoodirtay aayodey mcn alle ha idhowre Waxay oged murugtayda wlhi markaas ayan You tupe ayan ka soo doontay wlhi waqtiga waa i ciilay wlhi Stress iyo murug habiin iyo malin 😭😭😭😭😢🥲🥲🥲 love ❤️ aayo macan la aanta wan walan lahay 😣

  • @maria-xy3sn

    @maria-xy3sn

    10 ай бұрын

    Sorry bro commentga sida u akhrinyey qoralkga ka nxy allh dhibta hka dulqado hda sde ka noqty😢

  • @abdullaahiahmed5931
    @abdullaahiahmed59312 жыл бұрын

    This is masterpiece Tahliil [Dunida faraxoo ismuuji Abaayo& Abowe]

  • @mudezabdullahi2018

    @mudezabdullahi2018

    2 жыл бұрын

    🙏🥰

  • @dianadd12345

    @dianadd12345

    2 жыл бұрын

    👍👍

  • @qanciyecadeh3323
    @qanciyecadeh33232 жыл бұрын

    Legend ereyo dhiirigalin ah kaa ahy hore u soco ku wkle oo dhageesi leh ka sugeena pro

  • @caliaxmed2819
    @caliaxmed28192 жыл бұрын

    Wooooo layaap zxp tahliil yre ahhhhhaaa 💟❤📸💑💃🙈💃

  • @ifrahdaar1293
    @ifrahdaar12932 жыл бұрын

    Legend always take a minute 🔥

  • @hanicabdullecamalow2280

    @hanicabdullecamalow2280

    Жыл бұрын

    M

  • @hanicabdullecamalow2280

    @hanicabdullecamalow2280

    Жыл бұрын

    Video the UK

  • @saadaqmaxamuud51
    @saadaqmaxamuud512 жыл бұрын

    Legend is the best man music ever 🙌

  • @amaalnuur1993
    @amaalnuur19932 жыл бұрын

    Wow welcome back Legend 🔥🔥👌💯💯❤❤❤

  • @shamhalsen8598
    @shamhalsen8598Ай бұрын

    Kamadalo wlhi thanks tahliil bro Marwabo waxan jeclahy inan dagesto

  • @mariamelmiofficial7541
    @mariamelmiofficial75412 жыл бұрын

    Dunda farxo ismuji wlhi dunidan hadd is dhahdo wa dhibnthy wxa jira boqll kadarn io kuwa kula mida waliga rajo fcn ku nolw rabbina tala saro🥰🥰😪

  • @ARMANALI-jr3nk
    @ARMANALI-jr3nk2 жыл бұрын

    Enough for motivation 💪🙌

  • @kingbeegsade
    @kingbeegsade Жыл бұрын

    Abwaan siciid darwiish waaan ku wataa heestaanaa waan wataa libaax

  • @maslahabdi3820
    @maslahabdi3820 Жыл бұрын

    Motivation speaker 🔈 horey usoco brother Tahliil ✋✋

  • @ruweydmoha772
    @ruweydmoha7722 жыл бұрын

    Beryhn dame hesta soo baxy badnkood waxa moda inay ku imanayaan hadba xalda aan marayo 💔💔💔😭

  • @najmamaxamed1099

    @najmamaxamed1099

    2 жыл бұрын

    I.a waad ka bixi sis

  • @SamiraAbdinasir
    @SamiraAbdinasir11 ай бұрын

    Darurihiisidey libtada waxayda ayan ayama dhawe dibnaha xiro ofakaga abarin cabashada darenka dadnimadiyo garashadada degeni kashoo isdhiri duruf kasto otimada kagudub ogaro dantada nafteyda ilmada kadadaneysa intad dhabanada kadugto qofkii jeceyl digashadada dareynsii nolacadeyn 😅💪🥰❤️

  • @adnaanmahtih8968
    @adnaanmahtih89687 ай бұрын

    Wow cod baad haysaa wllo❤❤

  • @mohamedalibarre
    @mohamedalibarre Жыл бұрын

    Sax wye xasuus qaar ma fiicno wlhi qof walpo mar UN wad farxi dontaan🩸inshlh

  • @ugasmubarakofficial8165
    @ugasmubarakofficial8165 Жыл бұрын

    Tahlil My brother another beautiful song 🥰💯

  • @FaadumoQueen-su8ly

    @FaadumoQueen-su8ly

    Жыл бұрын

  • @abdihakim_iddle5446
    @abdihakim_iddle54462 жыл бұрын

    This guy is legendary. His music always on top. Only that he is like the Ahmed Rasta they hardly produce songs.

  • @XamseSiyad

    @XamseSiyad

    Жыл бұрын

    ❤❤❤🎉

  • @shacnidaimon6936
    @shacnidaimon69362 жыл бұрын

    Woow waa is keentay ayaamo ka dib Al fanan tahliil l support you

  • @cabdulaahixuseencumar8433
    @cabdulaahixuseencumar84332 жыл бұрын

    Dunida faraxoo is muuji LEGEND tahliil yare ✨👍🤞

  • @user-fy7jl9jc4z
    @user-fy7jl9jc4z2 жыл бұрын

    fanaan Kan ha kaa ahaado ama fanka ha iskaga fadhiisto ❤🔥🔥✊

  • @Aamei7
    @Aamei72 жыл бұрын

    Legend always lagend

  • @saaraabdi9939
    @saaraabdi99392 жыл бұрын

    Ay ay ay waxan hees wa dhaftay❤️🔥👑

  • @diinialihashi5561
    @diinialihashi55612 жыл бұрын

    Amazing!

  • @kulmiyesaed1716
    @kulmiyesaed17162 жыл бұрын

    Thank You Soo Much Brother , Best Song ❤❤🙏

  • @shariifhilaal5767

    @shariifhilaal5767

    Жыл бұрын

    One love ❤ brother

  • @maxamadjaceelow504
    @maxamadjaceelow5042 жыл бұрын

    Duruus Gobanimo Ka Qaadoo💥🥰✌

  • @mohamedabdikadirbkr2073
    @mohamedabdikadirbkr20732 жыл бұрын

    Wa idaweysay Ismuji

  • @nastexonalka524
    @nastexonalka5242 жыл бұрын

    Dunida 🌎 faraxoo ismoojii my Brother 😍🥰🥀

  • @Ahmet-zaki
    @Ahmet-zaki2 жыл бұрын

    Well done 👏 ✔

  • @ayser.aymann
    @ayser.aymann2 жыл бұрын

    Waxan Ahay Nin raga oo wakhtigu ciilaY Oo murugo lanool 😓 lknze Wixii ii wacnaH way isoo socdaaN insha allaH wax walba way hagaagidoNaN 😌

  • @xafsoqurux9875

    @xafsoqurux9875

    2 жыл бұрын

    Sorry wll

  • @naciimagaaleef4860
    @naciimagaaleef48602 жыл бұрын

    Huno mcn wlhi Adiyo heestuba wad iga gadantiiin Mashllh♥️🤴

  • @sihaamcali991
    @sihaamcali9912 жыл бұрын

    Keep goin my brother wx kudhipa alle kuma Tuzo💯♥️