Tahliil Yare - DHASHII JANNADAY (Official Music Video

Комедия

Tahliil Yare - DHASHII JANNADAY (Official Music Video
Written by : Shax Shax Ali
Music Produced by : Tahliil Yare
Directed by : Najiib Yare
Camera & editing Najiib Yare
Lyrics DASHII JANNADAY
Daweeyaay Dareen Socdaay
Dawada Caashaqeygiyeey
Dabiibka Qudheydiyeey
Midaan Dadka Dheerahee
Midaan Dadka Dadka Dadka
Midaan Dadka Dheeraheeeee
Qoftaan Day dayaayayeee
Darteed u Dadaalayee
Dooqeygu Qofkuu Rabaay
Dabcan Ruux Qaaliyeey
Dhashii Jannadaay Duceysan
daruur Curataay Ugbaadsan
Sidii Biyo Dahab Dhalaalsan
Dumar Lama Sinid Amaansan
Dayax Mugdi Dayrayaay
Daruur Soo Curatayee
Indhaha Doog Nuuriyeey
Midaan Dadka dheerahee
Midaan Dadka Dadka Dadka
Midaan Dadka Dheeraheeeee
Halkaan Abid Doonayee
Dalxiis Ku Ilaabaaye
Dulqaad Badan Daacadeey
Dabcan Taan Kali Xusheee
Dabcan Dabcan Dabcan
Dabcan Taan Kali Xushee
Dhashii Jannadaay Duceysan
daruur Curataay Ugbaadsan
Sidii Biyo Dahab Dhalaalsan
Dumar Lama Sinid Amaansan
najibyare10

Пікірлер: 90

  • @najibyareofficial
    @najibyareofficial6 ай бұрын

    Dhashii janaday 🥳 24

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash6 ай бұрын

    Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ ❤️💖💖😢😮

  • @MohamedBiibshe
    @MohamedBiibshe6 ай бұрын

    Wow🙏🏽🤝 This Song Is 🔥 Beat-kaan Waan Wataa Awoowe Keep It

  • @nasteexonalka5337
    @nasteexonalka53375 ай бұрын

    Fanan keeyga allaaa maxan ku xisnay tahliil yare ❤❤❤❤❤❤❤

  • @MOHOMED-ALI
    @MOHOMED-ALI6 ай бұрын

    Sow duleed kaaga ma baaqin Dadka sow kaama jeclaan Adna sow kuma dooran Hadii aanan daynin Wadkuna idilin Dobi iyo abaar uun baa mid uun dagayaa ❤❤❤❤❤ 😢😢😢 ❤❤❤❤

  • @maxmuudburi3646
    @maxmuudburi36466 ай бұрын

    Guuldarada koowad ee nolosha waa salaada oo aad katagto Rabbi haynaga dhigo kuwo Ooga salaada maalinta qiyaamena Jannada loogu deeqo insha allah🤲

  • @faysalyuusuf1302

    @faysalyuusuf1302

    6 ай бұрын

    Amiiin

  • @therealmaliboi
    @therealmaliboi6 ай бұрын

    Epowgy hees iyo bar dhashi janada duceysan❤🎉 Aadban ku salaama cousin🦍🩸

  • @AhmedAkOfficial1
    @AhmedAkOfficial16 ай бұрын

    Legend Tahliil Come Back🤩

  • @faysalyuusuf1302
    @faysalyuusuf13026 ай бұрын

    Tahliil Beat ka waa on fire jah

  • @user-mr3lq5fb2o
    @user-mr3lq5fb2o5 ай бұрын

    Wllka halagu arko ee SowAda bax🙋‍♂️🤟🤜👊

  • @nuuradiincanfo8597
    @nuuradiincanfo85976 ай бұрын

    Yaa tahliil saaxiib fankaaga wan ku kalsoonahay

  • @kaafiofficial3950
    @kaafiofficial39506 ай бұрын

    Waw legend came back tahliil yare ❤🎉

  • @apdiqaniuthman
    @apdiqaniuthman6 ай бұрын

    Woow The best song Laxanka 💯 MUSIC 💯 ERAYADA💯 Camera 💯 editing 💯

  • @kingbeegsade
    @kingbeegsade6 ай бұрын

    Ay ay ay waxani heey beey dhaaftay 20M dawasha markeey gaarto iso qabtaa fanankeeyi wll keey tahliil guleeyso

  • @CibaarOZzy
    @CibaarOZzyАй бұрын

    al fanaan tahliil yare best artist

  • @SuperMEANDYOU
    @SuperMEANDYOU5 ай бұрын

    Hees muqalka wadato🔥🔥🔥

  • @caliyare7436
    @caliyare74365 ай бұрын

    Our Legend Tahliil in the building Horey usoco My musician

  • @hubaalyare2010
    @hubaalyare20105 ай бұрын

    Hees fiican waye Lkn fanaanka is dagaashanahay horey u soco

  • @abdulrashidali8752
    @abdulrashidali87525 ай бұрын

    Laxanka 🔥💯👏

  • @CawayareFreeman456
    @CawayareFreeman4566 ай бұрын

    Legendary is back 🔙 keep going sinior

  • @raxmailyas-yc1zg
    @raxmailyas-yc1zg5 ай бұрын

    Abti mcn welcome back ayan ku lee yhy❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @abdihussein4174
    @abdihussein41746 ай бұрын

    Hore Uu Soco My Pro

  • @user-rb2fz2qj6i
    @user-rb2fz2qj6i6 ай бұрын

    Waaw Boqorka Codka🔥🔥🔥

  • @ismacillapasta138
    @ismacillapasta1385 ай бұрын

    Wa tagtay pro lacib nusigada ku dhereeyo hes walbana tunta we adagty taas lkn dadaalkada ku gartay pro

  • @ruwedaadan2223
    @ruwedaadan22235 ай бұрын

    Masha Allah ❤ I love it

  • @S0S-KANECO
    @S0S-KANECO6 ай бұрын

    Wow! Taliye waa kuwataa just reply 👌🤗🕊️

  • @halimoab1221
    @halimoab12216 ай бұрын

    Hyeeee🎉🎉🎉🎉

  • @ubaxabdi4204
    @ubaxabdi42046 ай бұрын

    Woow finally waad so fasaxde ❤

  • @user-fd5fb9oe6h
    @user-fd5fb9oe6h6 ай бұрын

    Abwaan shax shax nin tagay❤ wan salaamaa😊

  • @djblackyofficial2707
    @djblackyofficial27076 ай бұрын

    Legend 👍🏾❤️

  • @CABDIQANICALIMOHAMETT
    @CABDIQANICALIMOHAMETT6 ай бұрын

    My pro

  • @hanadyare5888
    @hanadyare58885 ай бұрын

    Keeeep going legend 💪🇸🇴

  • @daadajr450
    @daadajr4506 ай бұрын

    Wow another level tahlil yare

  • @AbdirahmanTaliyaani
    @AbdirahmanTaliyaani6 ай бұрын

    🔥🔥 Awoowe on fire 🎉

  • @hamzeupdirachid8835
    @hamzeupdirachid88355 ай бұрын

    Camera man another level 🔥

  • @deeqoowyare
    @deeqoowyare6 ай бұрын

    Legend tahliil yare horay usoco

  • @ilwaad11
    @ilwaad116 ай бұрын

    Well done shaxshax❤❤❤

  • @farhiafarta6500
    @farhiafarta65005 ай бұрын

    Best❤

  • @ABdirizaakIBRAAHIM-hb7fh
    @ABdirizaakIBRAAHIM-hb7fh5 ай бұрын

    M.allh ina aabo mcne cadow gaga cagta hoos omarka carada iskaleh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤madaxa ayaad iisarantahay boss keep going tahliil yare

  • @ilhansharif9374
    @ilhansharif93746 ай бұрын

    My fav man❤️❤️

  • @user-ju2pl3sy5b
    @user-ju2pl3sy5b6 ай бұрын

    My top musician❤❤

  • @bariise2366
    @bariise23666 ай бұрын

    Taliye wan ka hayaa 🏅🏅🏅

  • @shakraboy3320
    @shakraboy33206 ай бұрын

    Legend 🔥🔥

  • @dalmarmanchester7613
    @dalmarmanchester76135 ай бұрын

    dhashii naartay habaaran Sidii biyo dablasaaray kuleylsan

  • @abdishakourosman9725
    @abdishakourosman97256 ай бұрын

    Mi favorite singer

  • @mohamadMohamud-il7ve
    @mohamadMohamud-il7ve5 ай бұрын

    Wara iso jawab

  • @Nuurside5949
    @Nuurside59496 ай бұрын

    Dhashii janadaay duceysan daruur curataay ugbaadsan sidii biya dahab dhalaalsan dumar lamasinid amaansan qaali ❤

  • @user-gu7hq6gx3b
    @user-gu7hq6gx3b6 ай бұрын

    walhi ninkan wan jecalhy 😢❤

  • @aimanupthirahman4706
    @aimanupthirahman47066 ай бұрын

    Wow this song still 🫡❤️‍🔥🔥

  • @Ebrahim_updy
    @Ebrahim_updy6 ай бұрын

    This song deserves millions 🎯 hit ❤

  • @Fartunshardi
    @Fartunshardi6 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @xoogsadejamac
    @xoogsadejamac6 ай бұрын

    Hestn waxa kele weYe ❤❤❤kolya anigu waa wata Welipa sii Qalboyan❤❤❤❤❤2024 Bahja Qalbi dhaya mcn mxn ku xisya ppe mcn❤❤❤

  • @RahmaIsmael-g2o
    @RahmaIsmael-g2o4 күн бұрын

    Ok jtm la ❤❤

  • @user-je5ov8pn6j
    @user-je5ov8pn6j6 ай бұрын

    Music💯

  • @ugasyusuf9474
    @ugasyusuf9474Ай бұрын

    Nice music 🎶 ❤

  • @user-xw7hh7rx3y
    @user-xw7hh7rx3y6 ай бұрын

    Goatka saruur is back ❤😂

  • @ayaanali2108
    @ayaanali21086 ай бұрын

    My brother ❤ tahliil yare

  • @AxmedBille-xl9si
    @AxmedBille-xl9si6 ай бұрын

    K Going

  • @salman_sergio_shorts
    @salman_sergio_shorts6 ай бұрын

    legend is back

  • @user-je5ov8pn6j
    @user-je5ov8pn6j6 ай бұрын

    Laxanka💯

  • @MaxamuudXasan-jq6zw
    @MaxamuudXasan-jq6zw5 ай бұрын

    Alfanan tahlil ninka kali Aanku fano

  • @khadrishgwal1202
    @khadrishgwal12026 ай бұрын

    Cod gold wiilkena❤

  • @sabariinnuuraxmed8898
    @sabariinnuuraxmed88986 ай бұрын

    Www❤

  • @user-rb2fz2qj6i
    @user-rb2fz2qj6i6 ай бұрын

    🔥🔥🔥🔥

  • @user-vw2kk5ce3y
    @user-vw2kk5ce3y5 ай бұрын

    ❤❤

  • @abdullahihashisalad9578
    @abdullahihashisalad95784 ай бұрын

    🎉🎉🎉❤❤

  • @horyaalofficial761
    @horyaalofficial7613 ай бұрын

    The king raper🎉

  • @munacadar1941
    @munacadar1941Ай бұрын

    ❤❤❤

  • @ftlamela2958
    @ftlamela29586 ай бұрын

    First 🎉

  • @nimcobuux8141
    @nimcobuux81416 ай бұрын

    joh❤❤❤❤❤

  • @user-bk8qp6rl8w
    @user-bk8qp6rl8w6 ай бұрын

    Legend Best song 🎧 Tahliil Yare 🎬📸⭐️🫡

  • @fathihassan9539
    @fathihassan95396 ай бұрын

    ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @Axmed-uu8vp
    @Axmed-uu8vpАй бұрын

    Heestan. Markano kale 5.M larabay viws keda 😭😭

  • @clucosemohamedabdi1897
    @clucosemohamedabdi18976 ай бұрын

    heestan wey fadhisa 2024 iyada aya ku dhameysanaa

  • @user-ot2kz2qk8k
    @user-ot2kz2qk8k6 ай бұрын

    Legend is bck❤❤❤

  • @AxmedBille-xl9si
    @AxmedBille-xl9si6 ай бұрын

    Wwww

  • @caliyare7436
    @caliyare74365 ай бұрын

    2:02 2:03

  • @zamzammohamed4912
    @zamzammohamed49126 ай бұрын

    ماشالله 🫀🤲🏻❤️

  • @AnisaLove-lx3cz
    @AnisaLove-lx3cz6 ай бұрын

    Dhashii janadoow mcne ahmed ducaysane

  • @IbrishAlii-es6ev
    @IbrishAlii-es6ev5 ай бұрын

    SHARBOY

  • @deqomohamed2459
    @deqomohamed24595 ай бұрын

    M.a wallkey mahadsani💞💞

  • @farhadanolasha9761
    @farhadanolasha97616 ай бұрын

    😱😱😱🧐😱🧐🧐🧐😱😱😱

  • @guledIbrahim
    @guledIbrahim5 ай бұрын

    I love it 💙 it’s so amazing song 🎵

  • @AnisaLove-lx3cz
    @AnisaLove-lx3cz6 ай бұрын

    Madsanid macne Hankan abid doonayow😍🫀❣️💫🫂💋💞👨‍👩‍👦‍👦

  • @khalidnuuradiin8559
    @khalidnuuradiin85596 ай бұрын

    camera 💯 lkin heesta dambi le isgalisey 😅

  • @kansiisak9451
    @kansiisak94516 ай бұрын

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂

  • @Cabdic
    @Cabdic2 ай бұрын

    😂

  • @user-ub6we7ng4j
    @user-ub6we7ng4j6 ай бұрын

    𝒕𝒉𝒆 𝒌𝒊𝒏𝒈 𝒐𝒇 𝒔𝒐𝒏𝒈𝒔❤𝑻𝑨𝑯𝑳𝑰𝑰𝑳❤

  • @user-vw2kk5ce3y
    @user-vw2kk5ce3y5 ай бұрын

    Fanka ninka kaliye an ka tagero tahliil yare ❤

Келесі