TAHLIIL YARE - DHALAAL WACAN - OFFICIAL VIDEO

Музыка

Пікірлер: 795

  • @Tahliilyare
    @Tahliilyare4 жыл бұрын

    Halkaanaa noo balana haduu rabi raali ka noqdo Soo dhawaada sxbayaal 🥰

  • @kingcmcofficial2340

    @kingcmcofficial2340

    4 жыл бұрын

    Tahliil yare waan ku salaamay pro halmid ayan kaa cod sanayaa adigoo raaaliya share out iisameey Channelka magaciisa waakan king cmc channel parada fiidiyowga ugu Horeeyo markaad soogalisid igu soodar waa iga codsi wllkey igu qaaliya ok pro waan ku sugaa adigoo raaliya waxaan ku lee yahay keep going wllka

  • @hassanhussein6189

    @hassanhussein6189

    4 жыл бұрын

    Asc gudoomiye #tahliil waxan kaarabaa xulka qaranka kubada inad hees uqaatid codkaagana kucaawisid ereyada heesta waala haayaa ee #hassanhosman17@gmail.com# iga soo qabo wll

  • @xaafidyare7968

    @xaafidyare7968

    4 жыл бұрын

    Xulka kharanka codkaaga kucaawi Tahliil hadaa kucaawisid taageero ayaad yeelaneesaa waan kaasugayaa

  • @xaafidyare7968

    @xaafidyare7968

    4 жыл бұрын

    @@hassanhussein6189 sax waaye macalin wuuna ukhaadaa ee balami

  • @xaafidyare7968

    @xaafidyare7968

    4 жыл бұрын

    @@hassanhussein6189 sax waaye macalin wuuna ukhaadaa ee balami

  • @AsadFaqdiid
    @AsadFaqdiid4 жыл бұрын

    Waaaw dheyman u eka o dhayda ka cadaa Dhabana godana dhexdana u yara

  • @xaafidyare7968

    @xaafidyare7968

    4 жыл бұрын

    Asad fakhdiid taariikhdaada nooga sheeke

  • @AsadFaqdiid

    @AsadFaqdiid

    4 жыл бұрын

    xaafid yare hhhhhh haye wayahay 😂😂

  • @liicatooofficial3067

    @liicatooofficial3067

    4 жыл бұрын

    Asad xarka iskama daqdid Ayan maqlee hhhhh

  • @AsadFaqdiid

    @AsadFaqdiid

    4 жыл бұрын

    Rashka Yare waa been arinkaas walal wlh 😂😂😂😂😂😂

  • @zuldaaandeeqaariyah1436

    @zuldaaandeeqaariyah1436

    4 жыл бұрын

    @@liicatooofficial3067 😂😂🤣🤣🤣

  • @CismaanYare
    @CismaanYare4 жыл бұрын

    Tahlil yare is back Wax cusub oo macan Hees shidan Cod nadiif ah Video walan 🙏🙏☝️🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏 Sxb horey usoco

  • @qaaliqumanchanal9158

    @qaaliqumanchanal9158

    4 жыл бұрын

    alla maxad cajiib tahay hore soco wil banan dagay baa tahay

  • @ALiMohamed-nq1zm

    @ALiMohamed-nq1zm

    4 жыл бұрын

    Mashallh wll

  • @adnaaadan9306

    @adnaaadan9306

    4 жыл бұрын

    Masha allah ale codka hakuu daayo

  • @hsududueuueue7611

    @hsududueuueue7611

    4 жыл бұрын

    ♥️♥️♥️♥️♥️♥️😍😍🥰🌹🥀

  • @ifraaxcali1706

    @ifraaxcali1706

    4 жыл бұрын

    @@hsududueuueue7611 kkkkkkkkkk❤❤❤❤❤💋

  • @mahatjibril4092
    @mahatjibril40924 жыл бұрын

    Heestani cadi ma'axa xadad jiff ad kudawati like sar😂😂😂

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet4 жыл бұрын

    😘YARTAN DHIBSAN DHEH LAXAD DHISANA 🙂 😘JOGNA DHERAA WAY DHUXA SIMANAA🥰 😘OO DHELI TIRANAA DHELI TIRANAA❤ 😘DABCIGA DHIGANA DHOR SONI LAHA😊 😘DHAQANKA GOBSANAA WAY DHAMAYSTIRANAA😍 😘DHAL AWLISANAA DHAL AWLISANAA 😚 😘DHEMAN U EKAA ODHAYDA KA CADA HAHA😉 😘DHABANA GODANAA DHEXDANA U YARAA👌 😘DHALAL WACANA DHEH QURXONA⛹️‍♀️ 😘YARTAN DHALDKI CAKUYE DHILANAA🧕 😘DHUDHUMA WAYNAA DHAWAQ TOGANAA👸 😘SAN KANA DHERAA SAN KANA DHERAA😍 😘DHIGEED KA WACANAA DHABTII HUFANAA🥰 😘XARAGO DHUGASHALE DHAQAAQ BILANAA❤ 😘AH II YAR DHAWAA AH II YAR DHAWAA😊 😘DHEMAN U EKAA OO DHAYDA KA CADAA👌 😘DHABANA GODANAA DHEXDANA U YARAA🥰 😘DHALAL WACANAA DHEH QURXONA😍 ❤HEESTA DHALAL WACAN ❤ 📝ERAYADA DAB JACAYL📝 🎸LAXANKA DAB JACAYL🎸 🎹MUSIC TEMESGEN🎹 🎤CODKA TAHLIL YARE🎤 📝QORIDA BADRIA📝

  • @Shumeey656

    @Shumeey656

    4 жыл бұрын

    😍😍😍😍😍😍

  • @ugbaadibrahim599
    @ugbaadibrahim5994 жыл бұрын

    Qofki ugu sohorey Ayan ahay loveka ha iga baqilin

  • @mahamedaliyi4308
    @mahamedaliyi43084 жыл бұрын

    Axyaa music wlhi xaada ayaa ku kacasa markaad sidaa udaarato 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍waxaasaa hees lagaa dhahaa🤩🤩

  • @shuaibjiniishumi9386
    @shuaibjiniishumi93864 жыл бұрын

    Tahliil yare lengend hore u soco 💥🙏 The best song in the 2019

  • @monahar9128
    @monahar91284 жыл бұрын

    Somalia Somalia 🇫🇲 from Algeria 🇩🇿🇩🇿🇩🇿🇩🇿 reaction come soon

  • @amranxabdul6377

    @amranxabdul6377

    3 жыл бұрын

    AK my s mos mm z.zlh m km Ok mw me m ml ml wj M67 676%56 99 . %

  • @alisadiq2763
    @alisadiq27632 жыл бұрын

    Tahlil sxb majecli inan qofna qalad iga fahmo ama naceyb wax u irahdo hesta aad ayan uga helay laxanka iyo erayadaba only ereyga dhumdhumo weyna eraykale hadad nogu badasho intas kaliya iga xumesey nice song thanks

  • @50jirpes12

    @50jirpes12

    Ай бұрын

    Dhudhumada waxa laga wada kub weynaa

  • @foosabdi6582
    @foosabdi65824 жыл бұрын

    Hestan inta ka heshy like haisaran😰😥

  • @asmageedi9077

    @asmageedi9077

    4 жыл бұрын

    💝

  • @queenmariza4145
    @queenmariza41454 жыл бұрын

    TahliiL yare hadda arkeY keep going brother 🔥🔥 Intii xushmad ii HeYza like ii Quura 💗 Puntlander GirL ❤️❤️❤️❤️💞👑

  • @eyupcoraf7477

    @eyupcoraf7477

    4 жыл бұрын

    Puntland taasaan kuugu saaraY maahe Xushmad gooni ah kuuma haYo baaYe 🙏😀

  • @queenmariza4145

    @queenmariza4145

    4 жыл бұрын

    @@eyupcoraf7477 😂😂😂😂hyeH xaasidow👊

  • @eyupcoraf7477

    @eyupcoraf7477

    4 жыл бұрын

    👌🙈😀🙏

  • @shakragacal5919

    @shakragacal5919

    4 жыл бұрын

    horay u soco fananka cida ku tashato

  • @homefootball3348

    @homefootball3348

    4 жыл бұрын

    Www🤩😍💖💖💖💖💖

  • @abdimalik2561
    @abdimalik25614 жыл бұрын

    Tahlil inbadan ayaan kasugaynay hestan keep going brother

  • @beezaanisms8215

    @beezaanisms8215

    4 жыл бұрын

    Wn ku SaLaamaY zxB

  • @nasriahmed6693
    @nasriahmed66934 жыл бұрын

    Finally I found it🤩

  • @ahmedaderw3322
    @ahmedaderw33223 жыл бұрын

    Hda fananka cida kudhgsn yakale hee hore usoco zxp❤️💯💉

  • @zuldaaandeeqaariyah1436
    @zuldaaandeeqaariyah14364 жыл бұрын

    Lengend Tahliil yare the best song heesta Sandka walhi Keb going Al fanaaan ❣❣🙏🙏💪💪 Resbect

  • @Caska143
    @Caska1434 жыл бұрын

    Style =100 Cod =100 Action =100 Mashallah

  • @sacdiyasaladjama9684

    @sacdiyasaladjama9684

    4 жыл бұрын

    Wwwww cadi mahan heesta

  • @aishaomar2972

    @aishaomar2972

    4 жыл бұрын

    Soooo fanctastic diz song 💯 voice100. , Style100 , action 💯 from Kenya🇰🇪

  • @user-ng4jb3ee9x

    @user-ng4jb3ee9x

    Жыл бұрын

    @@sacdiyasaladjama9684 asc

  • @ritaajsomali8561
    @ritaajsomali85614 жыл бұрын

    Dhaxdana uyara hayay ani miyo iga hadla 😁🏃‍♀️

  • @abdidahir9365

    @abdidahir9365

    4 жыл бұрын

    😂😂😂haa waa adi🤔😂😂

  • @muktarali1181

    @muktarali1181

    4 жыл бұрын

    Dhexda uyarahy aa ileen waa adiga marka

  • @zeinpower8642
    @zeinpower86424 жыл бұрын

    Manta ana ugu horeyo plz ma heli kara 1k oo like ah iyo subscribe inti hesta ka heshy one Love 🙏

  • @cabdicasiismaxamuudmacalin869
    @cabdicasiismaxamuudmacalin8694 жыл бұрын

    Tahliil yare waan ogaa waxaa tahay hadeytahay majaajilo iyo hees waad ku fiican tahay bro wax badan noo keen keep going

  • @zaytuunsheikh3366
    @zaytuunsheikh33664 жыл бұрын

    Heestan meqa so radisay aniga cml😂

  • @apdllembappe8221
    @apdllembappe82214 жыл бұрын

    First one Like And Love Tahliil Yareh

  • @farmaboy0092
    @farmaboy00924 жыл бұрын

    wwooww tahlil yare 🔥 love u😍😍😍

  • @naciimofarax330
    @naciimofarax3304 жыл бұрын

    Heesta anigeyba iga hadlin 🤣best song came pack ❤Tahliil yare

  • @khalidguntigab1175

    @khalidguntigab1175

    4 жыл бұрын

    😂😂😂😂

  • @shugriadey8663

    @shugriadey8663

    4 жыл бұрын

    😜

  • @nalkaa
    @nalkaa4 жыл бұрын

    My boy tahliil yare 🥰 waa no kala kicisay 🔥🔥 welcome back!

  • @naciimaawaaare1347
    @naciimaawaaare13474 жыл бұрын

    We Tahliil yare😍Heesihiisa Jeclahay allah keep you👏❤

  • @mariaa.a4215
    @mariaa.a42154 жыл бұрын

    Legend Hg adigu fanku ku bahanyhy ha ciyo maanlawuhu❤ best song keep going

  • @aragsanqaalichannel1197

    @aragsanqaalichannel1197

    4 жыл бұрын

    👍🏻

  • @xamdiaadan3979

    @xamdiaadan3979

    4 жыл бұрын

    Dhexda io dhudhunka hayaaa lkn san mhyo😂😂😂😂😂

  • @abdilaahipersia528
    @abdilaahipersia5284 жыл бұрын

    Tahliil Yare Bright Future 🔥🔥

  • @mohaaboy9075
    @mohaaboy90754 жыл бұрын

    Gabdhehena aman jecla😜😁 Wa uqalantan aman ma somgrls❤️✅

  • @indhayare2
    @indhayare24 жыл бұрын

    Masha Allah tahliil yare dhal baorotoyo wa ka baxsatay horey u soco bro

  • @zeytunadan8597
    @zeytunadan85974 жыл бұрын

    Fav song 😍😘

  • @raccagriculturalconsulting208
    @raccagriculturalconsulting2084 жыл бұрын

    Heestuba waxay sifaysay inantii aan jeclaan laha inaan nolosha la wadaago laakin waan la wada helaynba waxaas mid isku darsatay

  • @hgh6577

    @hgh6577

    3 жыл бұрын

    Hhhhh inad jeclan doonto mid yahu ah yaa og walal sanad ba kaso waregee i sheg sey u tal sxptaa hhhh koley wx wa jeclatee ano og qofad jeceshahy inusan kula folxumee

  • @mumtazsh.mukhtaar2699

    @mumtazsh.mukhtaar2699

    2 жыл бұрын

    Realy wlhi adunkan dhameystirney sow maha wllo nin intan rabo isku darsadey aniba ma helayo sowmaha hala iska dulqato🙏🥰

  • @fauziaahmed2986
    @fauziaahmed29864 жыл бұрын

    Mashallah...your video is classic....i like it....😍😘

  • @iftinaan1022
    @iftinaan10224 жыл бұрын

    wilka shidana o dhaxda uyara u Qoor dhuubana o dheyman ukaa dhalal wacana o cana ka casa o tilabyo wacana sankana u dheera o siijeed wacana dheeyman ukaa dhaalala wacana o dheh qurxona 😍😍😍😍😍

  • @ikraandaaud4073
    @ikraandaaud40734 жыл бұрын

    Masha allh walahi waxa tahay qof lagu dayado abowe horay uu soco allh ku xafido insha allh wan ku tagera tahli yare

  • @saadiqali1195
    @saadiqali11954 жыл бұрын

    Wlahy Hadan Dhagaysan Ani Iyo Nagtayda Ma Seexano Heeskan Iyada Ku Amaaana Dhigeed ka wacanaa Dhabti Hufanaa Xarago Dhgashle ❤️❤️😘

  • @fihiimabishaar860
    @fihiimabishaar8604 жыл бұрын

    Mnsha allah. Fanan qaliya oo an ad utageero tahliil yare

  • @janaaleboy4484
    @janaaleboy44844 жыл бұрын

    My dear pro heestaan inaba caadi mahan keep going Il xun kuma aragto big man

  • @wahag1696
    @wahag16964 жыл бұрын

    Waxa tahy aftikii adunka walalkey tahliil yare kuma xumeyso nolashaa❤❤🥰😍ku ahay tagero rag culus

  • @scandramalika8588
    @scandramalika85884 жыл бұрын

    Masha Allah wxn ba ka helay music iyo action ka wuu is lehelyaa isaga iyo music ga way isku dheeli tiran yhn

  • @guhaadabmohamud2968
    @guhaadabmohamud29684 жыл бұрын

    Dhiged ka wacanaa dhabti hufanaa xarago dhugasho leh dhaqaaq bilanaa ax ii yar dhawaa oo ii yar dhawaa My boy heesta barteeda dhigtey🔥😍❤️🔥👌

  • @badramaxamed5014
    @badramaxamed50143 жыл бұрын

    Legend 😍✋

  • @ummumanaal6494
    @ummumanaal64944 жыл бұрын

    Yartan dhiibsan laxaad dhisana Joogna dheera dhuuxa simanaa Oo dheeli tiranaa Dabciga dhigana Dhawrsooni lahaa Dhal awliyeysanaa Dheeman u eega dhayda ka cadaa Dhabana goodana dhexdana u yaraa Dhalaal wacana dheeh quruxoona Bayjka labaad Yartan dhaladkii cakuye dhilanaa Dhudhumo weynaa dhawaaq togana Sankana dheera Dhiigeed ka wacnaa dhabtii hufana Xarago dhugasho leh dhaqaaq hufana Ax yar dhawaa Dheman u eega cayda ka cadaa Dhabana godana dhexdana u yara Dhalaal wacana dheeh qurxoon Ragga soomaliyeeda gobsanaa maxay amaan naga badiyeeen

  • @mahamedquresh9788
    @mahamedquresh97884 жыл бұрын

    Abwanka Omar dab jecel wa abwan walahi areyo macan ayu diyariya kal iyo lab ega dheh

  • @boqoradasomalilan1825
    @boqoradasomalilan18254 жыл бұрын

    Wwwww inaba caaadi maaha heestu hore uu soci tahliil yare👌👌👌👌😍😍😍

  • @abdiazizgaraad5334
    @abdiazizgaraad53344 жыл бұрын

    Woow heestan sugayay sxb wad ka baxsatay realy mcn waye heesta tahlil yare

  • @mohamedadanibrahim8590
    @mohamedadanibrahim85904 жыл бұрын

    best song best styl keep going tahliil yare

  • @shukrishacni1793
    @shukrishacni17934 жыл бұрын

    Hesta logu jecelyahay beryahan tiktoka

  • @ayaanhonest5984
    @ayaanhonest59844 жыл бұрын

    Wow Tahalil heestan ani miyu iqaaday inta u sheegayba wn ahay Thanks tahalil horay u soco king

  • @hajiapiip4472

    @hajiapiip4472

    4 жыл бұрын

    Ala hees tu macana ma saxibtay ayaa laga wada talow

  • @mohammadmirzadeh4744
    @mohammadmirzadeh47444 жыл бұрын

    Very nice my fkn brother🇦🇫🇸🇴

  • @muxuboxusen7216
    @muxuboxusen7216 Жыл бұрын

    Gabdha fanaanka uu sheegaayo Soomaali kumo jirto Sharoobadaa ayaa ka dhigtay Jawaan buunsho

  • @user-oz9xk5pp3k

    @user-oz9xk5pp3k

    5 ай бұрын

    Hhhh Hana cebeynjn😂😂😂

  • @kamalcabdinoor
    @kamalcabdinoor4 жыл бұрын

    Keep going bro make us proud You can do it ✌✌

  • @siinaaytravelagency3938
    @siinaaytravelagency39384 жыл бұрын

    tahlil yrae bro ad bad u mahad san tahay faladagan aya finka ugu carari rabay balse maslaxadada wan qaatay tahliil yare bro hore u soco

  • @abdiwalisiyaad1546
    @abdiwalisiyaad15464 жыл бұрын

    hees iyo badh waye horay usoco sxb

  • @mahamedilacase3015
    @mahamedilacase30153 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @xafzamaxamed3084
    @xafzamaxamed30843 жыл бұрын

    Best song maanta ayaan soo helay heestan keep going tahliil😂

  • @samdamahamud5384
    @samdamahamud53844 жыл бұрын

    Hees lala dhacay

  • @ilwaadqrux1950
    @ilwaadqrux19503 жыл бұрын

    Maasha alaah cod macaan ayuu leeyahay walaahi 🍯❤

  • @qalanjadacaalamka3630
    @qalanjadacaalamka36304 жыл бұрын

    Love bn ku ahay fanankan go forward ❤👍

  • @bahjaahmed4488
    @bahjaahmed44884 жыл бұрын

    tahliil yare masha Allah eesh calaa hees igadheh horumar wacan wllo

  • @fddfgvdzs9324
    @fddfgvdzs93244 жыл бұрын

    Ayyy Tahliil nin loo xisay😢😢😢♥♥💯

  • @kingfaibaofficial8047
    @kingfaibaofficial80474 жыл бұрын

    we have been waiting for it junior Boom🌍🌎🌏

  • @user-rp4to6sz4d
    @user-rp4to6sz4d7 ай бұрын

    Legend tahliil yare❤🎉

  • @ayanyusuf390
    @ayanyusuf3904 жыл бұрын

    Keep goin tahlil yare ♥️♥️♥️👌👌👌

  • @caynaanofficial5496
    @caynaanofficial54962 жыл бұрын

    Tahliil yare keep going brother congratulations ⬅️

  • @MohamedAli-dq8wr
    @MohamedAli-dq8wr3 жыл бұрын

    m.a tahliil.yare keep going legend

  • @daahirmhassan8645
    @daahirmhassan86454 жыл бұрын

    dhabana goadanaa dhexdana u yaraa Thliil Yare Heesta iyo Nus Bro keep going

  • @kingcmcofficial2340
    @kingcmcofficial23404 жыл бұрын

    Tahliil yare pro wan ku salaamay war ayntn lagu ma arg caawa ayaa soodhacday laguu xiisay wlhi keep going pozz like hala iigu dadaalo asxaapta tahlil yare

  • @xamdicali6006
    @xamdicali60064 жыл бұрын

    Heestaa cadi maha walkeyga harmoar wacan ayaan kurajeynaa tahlil yare

  • @axmedweli2247
    @axmedweli22474 жыл бұрын

    super tahlliii.nice.song.nice.place.and.nice.style.keep....go forward tahliil

  • @xadiismaxamed112
    @xadiismaxamed1124 жыл бұрын

    Keep goin tahliil

  • @amiironuur743
    @amiironuur7434 жыл бұрын

    Tahliil m.shaalh hesta wye qurxo tahy whi⚘⚘😍

  • @AbdirahmanMaanka-xq2uk
    @AbdirahmanMaanka-xq2uk10 ай бұрын

    tahliiil yare boqorka codka legend good job waw super ❤❤❤❤❤❤🎉🎉😍😍👌👌🔥🔥

  • @officail9389
    @officail93894 жыл бұрын

    Tahliil yare go forward bro kal iyo laab 💫👏

  • @zeynabomar7823
    @zeynabomar78234 жыл бұрын

    Wwww m.a fanankeygi hees labo mahan kip going wllkey 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @abdirazak5416
    @abdirazak54164 жыл бұрын

    ToP SoNg Brother Abdiaziz tahiil

  • @hal-tusmedia8030
    @hal-tusmedia80304 жыл бұрын

    Abwaanka sameeyay heesta alla quruxsanaa ayaan tana sameeyay cumar dabjacayl waa nin suugaantiisu saamayn yeelato. Heesta ismail danan ee jallleco iyadana isagaa smeeyay

  • @asmaryare7497
    @asmaryare74974 жыл бұрын

    M.a Thlil yere hestan wy iga gadan thy iyo agshikaga Horay u soco sxb

  • @queenfatimah5817
    @queenfatimah58173 жыл бұрын

    Masha’Allah 🥰🥰🥰🥰

  • @maryamiita6834
    @maryamiita68344 жыл бұрын

    Tahliil yar bro keep going ♥️ Fanan Jira👉hore usoco🏃‍♂️♥️

  • @user-uo2tq8di4v
    @user-uo2tq8di4v3 жыл бұрын

    Dhudhuma weynaa dhawaaq toganaa sankana dheeraa www ish cla sood m.a

  • @Wargoobmedia
    @Wargoobmedia4 жыл бұрын

    Maasnah allah 💋💋💋💋

  • @suuriyaazuzan7164
    @suuriyaazuzan71644 жыл бұрын

    Keep going bro nice songs 2019

  • @bashiircalinuur6538
    @bashiircalinuur65383 жыл бұрын

    Bashiir cali Nuur

  • @majabeboyofficial6242
    @majabeboyofficial62424 жыл бұрын

    Guuleyso sxb Tahliil ❤️👏

  • @asiasaid2598
    @asiasaid25984 жыл бұрын

    Tahalil yare heestan waa igu socotaa halkas kagaay 👍👍👍💕💕

  • @aaliyahbeautyandhairstyle8494
    @aaliyahbeautyandhairstyle84943 жыл бұрын

    The best song 🥰🥰❤️❤️ my bro

  • @nimcodheeman6919
    @nimcodheeman69194 жыл бұрын

    Hees shidan igadheh nice keep going ✌️😍 😍

  • @lifeofmelikah
    @lifeofmelikah4 жыл бұрын

    aniga is moodayab in heeska lay sameeyey ba 😂 dhabnka godan dhexda taakoh ❤ best song brother 👏💯😗💟

  • @niciimaabdiqaadir6678

    @niciimaabdiqaadir6678

    4 жыл бұрын

    Hhh hajaaay naa anaba jooge waku sidee

  • @YahyeSalebanmuse

    @YahyeSalebanmuse

    4 жыл бұрын

    @@niciimaabdiqaadir6678 😂😂😂 niciimoyinka wax ka kibir badana hadana wax ka fool xuN

  • @niciimaabdiqaadir6678

    @niciimaabdiqaadir6678

    4 жыл бұрын

    Hhhh hadad i aragto armaad waalata

  • @abdullahiyussuf8849

    @abdullahiyussuf8849

    4 жыл бұрын

    top

  • @najamamahad2368
    @najamamahad23684 жыл бұрын

    Isar,wall,tahliil,wankusaraye,waligay,wankutageraye❤❤❤❤❤

  • @maidaothman202
    @maidaothman2024 жыл бұрын

    Keep going hno 💙💙

  • @adanmaxamad8496
    @adanmaxamad84963 жыл бұрын

    waaw hes kalakacsan waye Taliil yare hore usoco my brother waxan ku Ahay tagerahaga kobad wa aniga my Taliil yare tnks my sxp

  • @ifrahdahir9471
    @ifrahdahir94714 жыл бұрын

    Tahliiil yare m.a hupi hore usoco ❤ waanku jecelhy wllhi 💞💞 hees mcn dhl awliznaa❤❤ilve you thliil yr

  • @faysalxigmaawichanel2243
    @faysalxigmaawichanel22434 жыл бұрын

    The best song tahiil yare long life

  • @sadaqmahamed8493
    @sadaqmahamed84934 жыл бұрын

    Horey u soco br waa ka baxsatay

  • @ahmadhaaji2309
    @ahmadhaaji23092 жыл бұрын

    Yes fanaan macquul ah

  • @Siyadbinudol
    @Siyadbinudol4 жыл бұрын

    Wow what a song my brother keep going 🔥🔥🔥🇸🇴

  • @abdulahiaxmed595

    @abdulahiaxmed595

    2 жыл бұрын

    Nlmco

  • @nimcomumtaaznimcomumtaaz2021
    @nimcomumtaaznimcomumtaaz20214 жыл бұрын

    Waaaaaaw is back tahliil yare

  • @mbdhiiriye4794
    @mbdhiiriye47944 жыл бұрын

    hees diyaarsan waaye kal iyo laab loo soo agaasimey 💯💯💯💯💯💯heesta sanadka horey usoco sxp qaali

  • @suuraleyda1193
    @suuraleyda11934 жыл бұрын

    Wooow hees qatar ayaa ba nokenty keep going hor mar waxn wll ❤👈

Келесі