TAARIIKHDA IYO FANKA ABWAAN CABDILAAHI SALEEBAAN BIDDE

Ойын-сауық

Watch Subscribe share Like and Comment

Пікірлер: 17

  • @youngdhegbour475
    @youngdhegbour4753 жыл бұрын

    abwaan cabdilaahi saleebaan bide abwaan cali saleebaan bide abwaan axmed saleeban bide waa rag wllhy umada somaliyeed ku leh meel dheer ooaan dabadood la buuxin karin cali allah haw naxariisto 2klena allah cimriga haw barakeeyo 08/10/2020

  • @ibrahinjamac7598

    @ibrahinjamac7598

    10 ай бұрын

    0:2

  • @sayidacool7190
    @sayidacool71903 жыл бұрын

    56 ayaan dhashay 71 milatariban is qoray 14jir milatari halkaa kunoqo wll

  • @buuxciise2167
    @buuxciise21673 жыл бұрын

    saxib yal cali saleebaan bidde ma e snm aya lagu dilay mise dar alu u dhintay

  • @youngdhegbour475

    @youngdhegbour475

    3 жыл бұрын

    @buux ciise zhp cali saleebaan bide snm muu ku dhiman ee dar alle ayuu u dhintay dhawr iyo sagaashankii

  • @buuxciise2167

    @buuxciise2167

    3 жыл бұрын

    @@youngdhegbour475 ok ok wllo mahad san inbadan ilahay haw naxariis to aamiin aamiin aamiin

  • @abdigacayte9
    @abdigacayte92 жыл бұрын

    Waxaan weydiiin lahaa walaalakey axmed gacaceyte oo ay isku iskuul ahaayeen oo aanu soo magac qaadin nimanka uuka hadlayaa AXMED GACAYTE wuxuu ahaa nin ay aad isugu dhawaayeen Waa cabdilaahi ninkii ay ay isku iskuul ahaayeen soomuu hadala qaadin Wuxuu ka halayaa waa BAHAA BAHAA

  • @nimcocali3501
    @nimcocali35014 жыл бұрын

    Abwaanku maciida galaa

  • @xaalicilmi8155

    @xaalicilmi8155

    4 жыл бұрын

    Maya waa axmed Saleebaan bide wllkii waa habaryoonis xirsi cismaan reerweyd

  • @nimcocali3501

    @nimcocali3501

    4 жыл бұрын

    @@xaalicilmi8155 shukran

  • @buuxciise2167

    @buuxciise2167

    3 жыл бұрын

    Haa wa cidagale sidan jeclahay wllo

  • @youngdhegbour475

    @youngdhegbour475

    3 жыл бұрын

    @nimco cali wll maaha cidagale waa habar yoonis abwaan cali saleebaan bide abwaan axmed saleebaan bide abwaan cabdilaahi saleebaan bide waa wllo waana dadka aadka ugu xeesha dheer fanka soomaliyeed

  • @sacadbagaase1045
    @sacadbagaase10453 жыл бұрын

    Cali s bidde Iyo axmed s bide C/ lahi s bide Ma walala wuxuba

  • @sacadbagaase1045
    @sacadbagaase10453 жыл бұрын

    War mujahidki ugu wayna maxamed mooge xagu ku ilabay

  • @AbdiazizSaidAhmed

    @AbdiazizSaidAhmed

    2 жыл бұрын

    Wuxuu ka hadlayaa walaal waqti dambe Maxamed Mooge wuxuu geeriyooday Alle haw naxariistee June 1984, lkn akhyaarta uu tirinaayo 1988 waa raggii qaxay , walaalkiis Abwaab Cali Saleebaan Bidde ayuu hilmaamay inuu xuso xataa maxaa yeelay heesaha ugu badan ee Maxamed Mooge ee aadka ugu kulul waqtigaas Cali baa leh.

  • @abdigacayte9
    @abdigacayte92 жыл бұрын

    Waxaan unaleeyey Nimankii ilama saleebaan bide iney Asaasaqeen Aninga ayey ila tahey Car haka hadlo ninikii ay isku kalaaska ay ahaayeeb Ilama saleebaan bide FUNKII AXMED GACEYETE WUXUU SHEEGAYAA waxba kama jiraan Waar waxaad sheegeysaan waa BAHAA BAHAA Odeygan aad wreysaneysaa AXMED GACAYTE ISKU AXMED GUREY IYO DEYR AYEY ISKU ISKUUL AHAAYEEN taariikhda uu kuu sheegayo waa boqolkiiba waa run kamama sheegayo

  • @yassinawil5158

    @yassinawil5158

    2 жыл бұрын

    Sxb axmed gacayte fanaan wayn oo fanka taarikh kuleh iyo soomaliba iyo somaliland bee Adigu waxanad raadinaysaa waamaxay fanankaa alle haw naxaristee nin qarsoomya maaha ee adigu taarikhdisa haku ciyaarin waayo maaha nin taarikh looraadiyo maahee waa nin history leh

Келесі