Qaybta 1aad Ee Taariikhda iyo Waayaha Fanka Abwaan Axmed Saleebaan Bidde

Ойын-сауық

Пікірлер: 29

  • @malaayiinmedia3124
    @malaayiinmedia31244 жыл бұрын

    Axmad saleebaan bidde waa nin abaal ku leh inta afsoomaaliga ku hadasho oo dhan Ifka caafimaad iyo cimri dheer Aaqiranna janno iyo niciimo Ayaan alle uga baryayaa

  • @halimafilsan1929

    @halimafilsan1929

    3 жыл бұрын

    Wleer wariyuhu aqon uma lahan Abwan Ahmed

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677Ай бұрын

    Allha xafido waa ninka ugu riwaayado badan fankeena soomaali

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi30366 ай бұрын

    Abwaan axmed saleeban bide nolow adeero ❤

  • @khadraahmed3073
    @khadraahmed3073Ай бұрын

    Horta waa qolama Alle ha sharfe

  • @adaruzmohamed2207
    @adaruzmohamed22074 жыл бұрын

    XANSASKA🙏 SHIDA🙏 SUUGANTA AMA FALKIYA WAA REER❤❤ SOOMALILAND GUUD AHAAN SOOMALIDA XAQIIQATAN WAANA UMAD CAQLI BADAN ALLE HA XAFIDO AXMED SALEEBAN BIDE FAYLASUUF MUHINDISA OO MURTI DHAADHIYA WEEYI OO QALBI WANAAGSAN TIRO IYO CADADNA MA LAHA RIWAAYADU ALIFAY

  • @abdijama1300

    @abdijama1300

    4 жыл бұрын

    Ahmed Saleebaan bidde,waa mufeker qaali ah,nin oday ah oo saaxiibo ahaan waxa uu, yidhi Nin kadeeqsisani majirin. Waxa uu ahaa nin aan aqbalin xumaanta qabyaaladda. Allah cimrigiisa ha raajiyo.

  • @abdiqaniismaaciilismaaciil3849

    @abdiqaniismaaciilismaaciil3849

    4 жыл бұрын

    Axmed maaha leans kaan mana aha abwaan beel Waaku seen malahayga aniga ah Ka maqaan wayn waxaan tiri Labakow waa mid at u simantahay Midna gaar umuu aha Somali magaceed waa muday u simantahay bilaahiyi ha magac dilin abwanka iyo fanaankuba maaha midaad maylaysaan Magacbay wadaagaan maanshaa allaahiye yagaa mudanoo magac wayn meelwalba Ana ka maqalaa Hadana male awaal ahay Sagaa ii marqaatiye Middle haray allow belada nooga magangali aaamin ziimoow I.osman

  • @abdiqaniismaaciilismaaciil3849

    @abdiqaniismaaciilismaaciil3849

    4 жыл бұрын

    Sixid maaha laand laand mana aha

  • @hpxmdkbahmed6730

    @hpxmdkbahmed6730

    4 жыл бұрын

    @@abdiqaniismaaciilismaaciil3849 hadaa mahooyadabaa waa nin reer somaliland ah miyaad cawryi dee

  • @abdiqaniismaaciilismaaciil3849

    @abdiqaniismaaciilismaaciil3849

    4 жыл бұрын

    @@hpxmdkbahmed6730 ????? Abwaan soomali weeyaan waa sidaha suugaan waabaraha soomaliga sugaha salka u ah qaamuuska saxarka la, laand laand na was sixir soomali Baan ahay dadku waa ii siman yahay gidigood sal iyo baar allahayoow nasamabixi Siliciyo dhibtaan taal axmadoow ama sabi sidii yeel oo ceeb salkeed gaadh ama soomali dhaba sidii hadal salka fiiq afdheer iyo sararaha jabuutiyo saxil iyo sanaag iyo badarqaasim buurahaa siman raasiga kala suga badaha dhulkeenaa sanguni ilaa siyeeloow soomali baataal abwaanku waa u simanyahay sidiqabaxdu waa ceeb hooyo soow maaha tii ina sidee sararaha ku saartee heesta kugu sabaysee loo saaray heesaha Soow maaha dumaashida sow maaha sariirtiyo sheekada sodohaha maxaagalay dumarkana dadku waa u simanyahay rabibaana og halkay saami tagayaan laand yay saldhigayaan was hooy afka suubi wiilyohow hadii kale waxaad sugtaa was sadaro culusoo gala taariikhdeena sooyaal

  • @cumarcabdi1649
    @cumarcabdi16495 жыл бұрын

    ماشاءاللہ💂😍 Abwaan jira illaahay hadkurt daayo 👋

  • @abwaangudgude4208
    @abwaangudgude42087 ай бұрын

    Alle ha caafiyo abwaan axmed saleebaan

  • @MubYus
    @MubYus4 жыл бұрын

    Axmad Salaaban bide... Abwaaan weyn.

  • @mohamedfaysal9018
    @mohamedfaysal90185 жыл бұрын

    intaad dadka waraysan taariikhdooda soo baadha idinkaan waxba garanayn oo aqoon ulahayn wixii baa qofka waraysanasaan hada weryihaha waxa kamuuqata inuu abwanka aqoon ulahayn xogtiisa

  • @mohamedfaysal9018
    @mohamedfaysal90185 жыл бұрын

    axmed saleban bide oo abwaan kariwaayad badnayn buu leeyahay maxa riwaayd samaysay intaad dadka waraysan aqoon uyeesha

  • @jagacmedia2793
    @jagacmedia27935 жыл бұрын

    Congra persia

  • @xkhaalid798
    @xkhaalid7984 жыл бұрын

    Geesi dhalmagaalo

  • @shiikhibraahim6590
    @shiikhibraahim65905 жыл бұрын

    First one

  • @yuusufabdi1260
    @yuusufabdi1260 Жыл бұрын

    samsam c/llaahi xasan

  • @saedamare3471
    @saedamare3471 Жыл бұрын

    Wow

  • @yuusufabdi1260
    @yuusufabdi1260 Жыл бұрын

    Asha guleed haye

  • @maxamedcabdulahiaxmed9330
    @maxamedcabdulahiaxmed93305 жыл бұрын

    Mahad sanid abwaanka soomaliyet

  • @MubYus
    @MubYus4 жыл бұрын

    Axmad Saleebaan bide..3000 ruwaaad ayuu sameeyay < Zoomaali

  • @elmiabdullahi1960
    @elmiabdullahi1960Ай бұрын

    @MubYus, war beenta daa….tirada aad sheegtay, riwaayadaha Soomaalido samaysay oo dhan xitaa ma aha 3000 ,magaca Soomaaliya si fiican u qor duli yahow stupid ka ah

Келесі