Heesihii Riwayaddii Godadliyo Gabdhaha Kacay | Curintii Abwaan Maxamed Aden Dacar 1970

Ойын-сауық

@caweyskadalmar @dalmar_media #qarami #dhaanto #srtv #dalmarchannel
For all inquiries email dalmar46@gmail.com
💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 Mahadsanid 💕
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
►SUBSCRIBE
►SHARE WITH FRIENDS
►LIKE
►COMMENT

Пікірлер: 26

  • @xkadedkardhow3534
    @xkadedkardhow35344 ай бұрын

    Abwaan dacar iyo sahara siyaad ruwaayad caiib well done.

  • @ahmedessa6074
    @ahmedessa60745 ай бұрын

    Ma mooday in heesahan abwaan maxamed adan dacar lahaa abwaan wayn weeye runti

  • @axmedcalixasanxasan2235
    @axmedcalixasanxasan22359 ай бұрын

    Waa shakaroon iyo maxed Adan dacar .hees mcaan

  • @ahmedisse9165
    @ahmedisse91659 ай бұрын

    CAJIIB , waa heesihii aan ugu jeclaa ,laakiin aan garan waayey riwaayaddii ay ku jireen ,Maashaa allaah Caweeyska Dalmar Mahadsanid ayaan ku leeyahay mar kale Waxaad qabateen Hawl loo baahan yahay halkiina ka sii wada ururinta Fanka , hiddaha iyo dhaqanka soomaaliyeed mar kale Mahadsanidiin

  • @caweyskadalmar

    @caweyskadalmar

    9 ай бұрын

    Walaal adiga muddan. Qaar kale baan soo wadaa dhawaan

  • @mhassan0163

    @mhassan0163

    7 ай бұрын

    Waar ma afkayga ayaad kala baxday, heesahaygii illeen Ruwaayaddan bay ku jireen, waar Dacar waa Abwaan asal ah, ALlah cimriga how dheereeyo dambigisa ha dhafo, fanaaniinta dhimatay iyo abwanada, majaajiliistayaasha, muusigiistaha Allah how naxariisto

  • @calimaqdis5952
    @calimaqdis59523 ай бұрын

    Eraydii abwaan maxamed aadan dacar

  • @abdirashidmaxamed4665
    @abdirashidmaxamed46654 ай бұрын

    Heesta, Sida Faras Bullaaloo, oo Cabdi Tahliil qaadayo, waxaa sameeyey, Ismaaciil Sh. Axmed *cagaf* riwaayadda ayaana lagu daray.

  • @bashman345
    @bashman3457 ай бұрын

    Kaama dheeriyoo Waan kugu dhawee Dhankaan kaa maraa Miyaan kugu dhegaa? Cajiib!

  • @mellowyellojello6520
    @mellowyellojello65209 ай бұрын

    Love it ❤❤❤

  • @HaashimAhmedali-fe5yi
    @HaashimAhmedali-fe5yi8 ай бұрын

    Waayo waayo

  • @maxamedbashiir6155
    @maxamedbashiir61556 ай бұрын

    Fanaanada heesaa laqaadaysa cabdi tahliil dacar maxamed qasaali waa sahro siyaad iyada iyo shankaroon waa laysku qaldaa

  • @caweyskadalmar

    @caweyskadalmar

    6 ай бұрын

    Waan ogahay. Labadaba sawirkoogu wuu ku yaal thumbnail

  • @daruurcuratay1969

    @daruurcuratay1969

    5 ай бұрын

    Waa shankaroon fanaanadan

  • @ashaabdilahi9914
    @ashaabdilahi99147 ай бұрын

    Waa❤ sahra siyaad

  • @abshircismaan5429
    @abshircismaan54299 ай бұрын

    Miyaan ismaaciil cagaf lahayn

  • @abshircismaan5429
    @abshircismaan54299 ай бұрын

    Heesaha yaa laxameeyey

  • @daruurcuratay1969

    @daruurcuratay1969

    5 ай бұрын

    Cabdikiriin jiir

  • @abshircismaan5429
    @abshircismaan54299 ай бұрын

    Sida faras xulaaloo ma dacar baale

  • @abdullahi370

    @abdullahi370

    9 ай бұрын

    Ismaacil sheikh axmed cagaf ayaa leh riwaayadan oo uu dacar lahaa ayu ugu daray

  • @caweyskadalmar

    @caweyskadalmar

    9 ай бұрын

    Saddex oo qof oo ku jiray riwayadan baa nool Abwaan Dacar jooga Hargeysa, Shankaroon oo joogta Maine USA iyo Sahra Siyaad oo joogta Minnesota USA, midkood baan waydiiyey riwayadan Abwaan Dacar baa leh period.

  • @mahamudyusuf7938

    @mahamudyusuf7938

    9 ай бұрын

    Waa sax oo Ismaaciil cagafbaa heestan leh oo sida Dacar sheegay riwaayaduu ugu daray,waana dhacdaa abwaano heesa ugu dara riwaayad abwaan kale sameeyey.

  • @mhassan0163

    @mhassan0163

    7 ай бұрын

    Aad baad u mahadsantahay, fadlan manala wadaagi kartaa dadkii ku jiray magacyadooda oo dhan, cidda muusiga samaysay, as much as you can, we know it's ages ago and not easy to find that info more than a half a century ago.

  • @abdibasidmohamed2659

    @abdibasidmohamed2659

    7 ай бұрын

    1

Келесі