#Gabayada

Пікірлер: 34

  • @muxammad2413
    @muxammad24139 ай бұрын

    ASC , Warriye bal innagga hubbi gabbaygga uggu dambeeya ee SHIINLAYDA ah ninka tirriyayay in uu yahay CABDDI IIDDAAN iyo in kalle, Waayo ninkaasi Deellaydii iyo siinlaydiibba ku soo af-jarray SHIINLAYDA hal- xidhaallaha ah waxaan u mallaynayay in uu maggaciisu ahaa CUMMAR CISMAAN.' e. Wa BILLAAHI tawfiiq.

  • @maryancateeye2056
    @maryancateeye20569 ай бұрын

    Caateye jugux Iyo seyidka Cateye shaynleydii Rag hayaa jiree waydii reer saraareed

  • @guledciidle3713
    @guledciidle37139 ай бұрын

    Mxmd dirirow sxp wali kaama hayo abwaanada: Salaan carabey Xaaji aadan af qalooc

  • @abdiqanimohamoud2158
    @abdiqanimohamoud21589 ай бұрын

    Waar ninkan Maxamed Adan Dirir wuxuu noqonayaa ururiyaha, abwaanka iyo hadalyaqaanka Qarniga maansha Allah ilaahay ha kuxafido, wararka Taar TV iyo Sugaanta aad soo daysaa ima dhaafto

  • @seidabdi751
    @seidabdi7519 ай бұрын

    GAPAYTAN = POETRY

  • @nimomahamod
    @nimomahamod9 ай бұрын

    So badi maxmedow

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4j3 ай бұрын

    gabiyigan shan soomaaliya oo wada socodoo caln ka shekeeya macidbaan garaniin cabdi iidn faarx ba iska lahaaye

  • @cabdiqanimaxamuud8215
    @cabdiqanimaxamuud82153 ай бұрын

    Abwaan gooni cabdi xaaji AUN

  • @ahmedyesto3458
    @ahmedyesto34589 ай бұрын

    Asc zxp caawa waad laragtay

  • @MaxamedCabdilaahi211
    @MaxamedCabdilaahi21128 күн бұрын

    Gabayaagii faarax nuur

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm9 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxamedcabdi8081
    @maxamedcabdi80813 ай бұрын

    Wali kama hayo gabayadiiii malow xirsi iyo caateeye jugux

  • @user-nk9pc8qz4t
    @user-nk9pc8qz4t3 ай бұрын

    Hih

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4j3 ай бұрын

    gabayadu badi wayi ka qaldanyiiin

  • @ahmedyesto3458
    @ahmedyesto34589 ай бұрын

    Kkk wuu arkaa zxp oo gacanta ayaa lagu hagaa 😂😂😂

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad94758 ай бұрын

    shansomalioo wada socodo calan ku sheekeya goormala arkaya sheeg haada garto lamaba arki doono abidkeed

  • @abokorahmedjama252
    @abokorahmedjama2529 ай бұрын

    Salan sare mahamed dirir Inader soo badi Qalbigaanka fiirshee hadaan Qoorya xero sheego Qaafada haweeniyo ragoo Laysu Qoray weeye 😂😂😂

  • @user-qn7hg5gd4j
    @user-qn7hg5gd4j7 ай бұрын

    Ab waanadan luuqada badan Bay yaqaanen

  • @seidabdi751
    @seidabdi7519 ай бұрын

    SUUGAAN = SAHAN BAAD IYO DHIR IYO GEEDO LEH = SUGNAAN { oo u jawaqmatay SUUGAAN ]

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4j6 ай бұрын

    Kelmedu waa maxmuud hadaad shacrtahyi sheeg hadaad garato

  • @user-mo6fj4mr9n
    @user-mo6fj4mr9n9 ай бұрын

    ❤❤😂😢

  • @user-zh1hg9iv4d
    @user-zh1hg9iv4d8 ай бұрын

    Gabayga qaar baa maqan

  • @AbdirshidMahamedhagi
    @AbdirshidMahamedhagi8 ай бұрын

    Taar Tv. Gabayadii Cige Aw cali mahaysaa iyaga, gabeygii xuunshada iyo libaaxa Ee Waa cajabe kowdhe Ayaan ku xasuustee, Libaaxii biyaha ay ka Eryatee Iyaduba cibaarey Qabtaa Waa cajabe kowdhe Ayaa kujirtey hhh lol

  • @garyaqaanmuuseyuusuf4793
    @garyaqaanmuuseyuusuf47939 ай бұрын

    Sarka Dhaban

  • @seidabdi751
    @seidabdi7519 ай бұрын

    GUURROW = CONSTITUTION = DASTUUR

  • @AbwaanMucaashaq-ig7sj
    @AbwaanMucaashaq-ig7sjАй бұрын

    Qalmaha irmaan een nirgaha qudhi kanuugaynin ee aan qacdii hore ratigii qumiyay loo haynin hadaad gabay nin qaaraca kuyahay qaafka kahigaadi haddii kale qatalantaye kajoog qira lagaa roone Gudcur qama habeen qaar kategay qawyo kala oodan nimay labada dhaayood qam tahay aan cidina qaadaynin hadana meeshii uu qabo is yidhi qayb ugaranaaya

  • @Abdiraxman-nr9nz
    @Abdiraxman-nr9nz4 ай бұрын

    Dhalada

  • @tayasiiryare
    @tayasiiryare9 ай бұрын

    Qaalmaa irmaan ee nirgaa qudhu ka nuugaynin qodawgiyo sibraarkii hadii qoyska laga keeno oo aanad quudayn adoo yibil laqaansoobay hadaad gabay nin qaaraca kutahay qaafka kahigaadi haddii kale qataltee ka joog qire lagaa roone nin cadaaday oo cuud tolkii ka hor cawaynaaya oon talada ciil kaga baxayn cuudna weli hoynin hadaad gabay nin qaaraca kutahay qaafka kahigaadi haddii kale qatalantee ka joog qire lagaa roone jawaab wacan.....?

  • @user-rk5qm4df1x

    @user-rk5qm4df1x

    8 ай бұрын

    Sxb horta erayga yibil ma xasuusataa macna ahaan waan liqsanahaye

  • @ahmedyesto3458
    @ahmedyesto34589 ай бұрын

    Takale yaa ku fasaxay jimcaha caawa dooxatadii waydhibtay dumarkii iyo caruurtii palestine 🇵🇸 sorry guuul ayaan urajaynayaa insha Allah

  • @guledciidle3713

    @guledciidle3713

    9 ай бұрын

    Dooxatadii iyo naarta yaahu ayaa masaakiintii dhibay alle haka qabtee

  • @user-oc4ql9eo8b

    @user-oc4ql9eo8b

    8 ай бұрын

    Dooxatada halaga qabto yuhuuda

Келесі