Silsiladdii Maruuryo | Samatar Ismaaciil (Samatar Dakharre)

Пікірлер: 63

  • @xaliimomaxamed5464
    @xaliimomaxamed5464 Жыл бұрын

    Bebale khaliif dhirbaaxa jaan iyo afqaloc unbu u jawabay da dibna wixi laydinkala hadlayay waa idinku dhacday waa tii hargaysa iyo burco la rusheyay idinko marki hore guul wadayal aha

  • @maxamed-Saalax
    @maxamed-Saalax2 жыл бұрын

    masha,allaah waal hawl qiimalaad wadaaye inoo soo badi barnaamijda gaddana, silsiladanna iyadoo dhamays Tiran baan kaa sugaynaa.baarakallaahu fiik.

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 Жыл бұрын

    TAARIIKHADA waxbadan BAA KA qaldan . Siiba TAARIIKHADA sonalida ee xornimaddii

  • @bushrocabdul611
    @bushrocabdul611 Жыл бұрын

    Allow u naxariiso wacade nin buu akaa samatar khaliif

  • @mohamadadirazak8308
    @mohamadadirazak8308 Жыл бұрын

    Gabayadaan waxaa ka muuqata in isaaqu ay guul wada yaal u a haayeen siyaad barre

  • @theruler411

    @theruler411

    8 ай бұрын

    Sheeko daarood qaxooti saqajaan jooji

  • @naylo-qaad8947
    @naylo-qaad8947Ай бұрын

    Khaliif maansadiisu guubaabay ahayd ee reero cay maahayn ee dadkeenuu lahaa war aynu dalkeena badbaadino oo siday ahayd aanu cod ku doorano waa ujeedka maanta punyland utaagantahay una taagnaan karayso waana la gaarayaa isha allaah sidii aynu abdirashiid iyo cigaal aynu udooranay baaynu kuwo aanu leenahay udooran doonaa

  • @mahadimohamed-gc8jl
    @mahadimohamed-gc8jl18 күн бұрын

    Macaleemo saarbaa ugu hadhay calafsaykoodii ma ciqaamad laga iibiyaa culuqtan sow maaha casaan yadii bay noqdeen geeswalba u caratay ma cayuun haraadaa caban ogaa duulku nin codkaaga lagu aaminaa oo cugato mooyaane ma cidluu Idiin yaal kursigu waanu caabinaye

  • @mariansaid6369
    @mariansaid63692 жыл бұрын

    Dhamaantood may fahmin meesha Khaliif u socday, laakiin qabyaalad qaawan ayay ku weerareen Khaliif oo ahaa nin ay sina yeeliwaayeen oo ahaa wiil yar oo qaarkood awoowayaal u noqonkareen. Dhamaantoodna dawlada ayay u guylwadaynayeen. Waxay ahaayeen odayaal qabyaaldo dolootay oo hilmaamay suuganta iyo dhaqankeedi.

  • @SalaanC

    @SalaanC

    2 жыл бұрын

    Ninkanaa fahamsanaa. kzread.info/dash/bejne/pqGTlpmRqtrfpto.html

  • @meygaagquule5860

    @meygaagquule5860

    2 жыл бұрын

    Xaqiiiq

  • @AbwaanMucaashaq-ig7sj

    @AbwaanMucaashaq-ig7sj

    Жыл бұрын

    Hhhh ma cayuun haraadoo kalaa caban ogaa duulku nin codkaaga lagu aaminood cugato mooyaane Ma cayaayir baa lagu helaa derejo caynkaas ah Ma caleemasaar baa u hadhay calafsay koodii 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 majedhen weligiba wxu ahaa virus somali loosoo diray

  • @meygaagquule5860
    @meygaagquule58602 жыл бұрын

    Abwaankan taarikhda warinaya magiciis aadbu ukala dhigdhigaya

  • @cabdikahinshugricali3989
    @cabdikahinshugricali3989 Жыл бұрын

    Ninkaan gabayada tafaftiraya codkiisa waxaan umaleeya inu yahay yusuf colaad o ogaden ah

  • @AbwaanMucaashaq-ig7sj

    @AbwaanMucaashaq-ig7sj

    Жыл бұрын

    Maya wllo abwaankan wxa ladhahaa sulub sugule samatar waa nin habarjeclo reer daahir ah sidaa u ogow mrku duubi jiray gabayda mglada burco anigoo waxyar ahbaan agfadhiisan jiray inta suugan aan hayo isagan kaqaybay berigaa wax ay somali tidhi aanu hayni majiraan alle haxafidee

  • @hageabdihage1058
    @hageabdihage10582 жыл бұрын

    Nimankaani Khaliif sheekh meesha uu ka hadlayey ma garan.

  • @abdirazakmohamed4335
    @abdirazakmohamed43352 жыл бұрын

    Waad mahadsantahay.. Salaanoow waayo magacaaga ma aqaan. Gabayga Aadan Cabdi gaas kuma jirin silsiladdan. Taariikhdana waxa laga illaalliyaa wixii hadhow wax kasoo naqonayaan . In kastoo aad si wacan u cabirtay ujaadkaagii mahsanid.

  • @SalaanC

    @SalaanC

    2 жыл бұрын

    @Abdurazak Mohamed, Salaani korkaaga ha ahaato. Waa runtaa oo gabayga Aadan Cabdi Gaas silsiladda ku lahaa xarafka deelka ayuu ahaa baan filayaa oo waxan ka sii xasuustaa “Annaba qaadka waa diirannaa……” Gabaygaa waan hayn jirey illaa hadda se ma hayo oo cajalado badan buu iga dhex galay. Sharaf ku noolow Aad baad u mahadsan tahay.

  • @nuurduuble1060
    @nuurduuble1060 Жыл бұрын

    1979 beesha isaaq guulwadayaal ayay siyaad Barre u ahaaye sida ka muuqata ninkaan gobaygiisa iyo Kuwii dharbaaxo Jaan 1991kii dawladii dhexe meesha ka baxdayna wada mujaahid bay wada noqdeen

  • @AbwaanMucaashaq-ig7sj

    @AbwaanMucaashaq-ig7sj

    Жыл бұрын

    Hhhhhhhh anaga majedhen iyo mareexan nama kala xigin balse waxanu layaabanayn cabdi rashiid iyo ina cigaal ayay somali oo dhan dooratay markasbad cabdirashiid disheen mrkasbad hadana doonayseen inaad midkale nagusoo dhistaan oo ciro ladheho iyado weliba meeshii darood haysto ayaad raadkii dhimashada c.rashiid oo qoyan hadana doonayseen inaad ninklale oo m.j ah keentaan halka nimankii xornimada keenay shanta soomaaliyeed isla rabayna aad kasoo horjeesateen in shanta soomaali lamideeyo Waa wxn cilmiga dawladeed caarif ku ahayne Waa waxan cadaalada aqoon cuna wax mooyaane waa waxa calaacala Intay laba canleeyaane Caqligoodu wuu fooraraa sidii cabiideed 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 m.j virus ka somali kadegi la,dahay ilaa maanta Isasoo mutuxa waa waxad naga macaashtaane😅❤

  • @mukhtaarxaaji3856
    @mukhtaarxaaji3856 Жыл бұрын

    khaliif intaso dhan wu kayara gabayna wukabadoyey Adan carab ayaa kayabay una qiray asagoo yiri 30 sadexley ka gabyey lalama gabyi karo

  • @Shaakiryare690
    @Shaakiryare6902 жыл бұрын

    M.allah weye balse ma hayo hal abuuradii ka qeyb qaatay oo idil Dhirbaaxo iyo Khaliif uun baan arkaa iyado dhameystiran soo heybiya oo noso galiye Aqyaarta chennel ka

  • @cabdikahinshugricali3989

    @cabdikahinshugricali3989

    Жыл бұрын

    Abwan dheeg iyo cali cilmi afyare cabdulle raage samatar daqare weeye

  • @anwarcabdi7504
    @anwarcabdi7504 Жыл бұрын

    Yaa KU yidhi habar jecluu ahaa

  • @joeabdul7670
    @joeabdul76708 ай бұрын

    Ey hadda maqasho waa odaygaan hadlaya oo kale qabiil naceyb iyo cuqdad u dhimo

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy Жыл бұрын

    gabay qabyaalad ayuu ka taagay khalaf taariikh madoow ayuu ka gaalay taariikhda somalida waxuusan xaq uu laheen ayuu raadiney ilaahay amaarkiis.

  • @mohamedabdullahi3665

    @mohamedabdullahi3665

    Жыл бұрын

    ADAA ADUN IYO AAKHIRO MIDNA WAX KU HAYN LAANGAABYOHOW MJ ADUNKA OO DHAN BAY KA TALIYAAN

  • @user-yk7it2it9u
    @user-yk7it2it9u4 ай бұрын

    Intuu noolaa afyare iyo dharbaaxo iyo haaraa iyo baa ugabyay

  • @MARKAATIGA
    @MARKAATIGA2 жыл бұрын

    Aaden cabdule isman halkee marisay doqon aan wax ogeyn baa tahay

  • @user-er4ck3rr2x
    @user-er4ck3rr2x7 ай бұрын

    U😊

  • @theruler411
    @theruler4118 ай бұрын

    Sheeko daarood qaxooti saqajaan

  • @mohamedabdullahi3665
    @mohamedabdullahi3665 Жыл бұрын

    SILSILADII HURGUMO WA MIDII SOMALIA BADBAADISAY EE DAWLADNIMADII SO CELISAY ALLOW KUU NAXARISO CAWA QABRIGA HADU KA SO BIXI LAHAA KHALIF SH. MAXAMUUD MUXUU KU DIGAN LAHAA AFRICA MADOW.

  • @guleedciise4497
    @guleedciise44972 жыл бұрын

    Isaaq iyo Hawiye wixii looga digayey 10sano ka dib ayey ogaadeen markaas bay calaacal bilaabeen

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder Жыл бұрын

    Waa warbixin qabyaalad iyo been xambaarsan.

  • @mohamedhersi
    @mohamedhersi2 жыл бұрын

    Wooow

  • @mohamedabdullahi3665
    @mohamedabdullahi3665 Жыл бұрын

    TUUG BEENLOW AH BA THAY MAJEERTEN WAA KUWII KU BARAY DAWLADNIMO HA KA ABAAL DHICIN. KHALIF SHIIKH MAXAMUUD OO DHAN AH IYO 11 NIN OO DHINCA KALE AH.

  • @Idamaale
    @Idamaale8 ай бұрын

    Rashiid ina adeerkiisa baa dilay. [ Majeerteen ] Halka cirro uu dilay nin mareexaan ah dilay anaguna Kumanaan baan u dilnay Dowladii rajiimkana waan u bur burinay. intaas fahma idoorow.

  • @QARYAAN-SAMOKAAB.
    @QARYAAN-SAMOKAAB.2 жыл бұрын

    Adeer dhirbaaxo jin muu ahayn sacad muuse ee wuxu ahaa nin habarjeclo ah oo cimraan ah

  • @smartmustafemedia8511

    @smartmustafemedia8511

    2 жыл бұрын

    Dhirbaaxo jin waa Nin Sacad Muuse ah. Beesha Ugaadh Abokor

  • @jamacsalaad4833

    @jamacsalaad4833

    2 жыл бұрын

    wllo dherbaaxo jin wuxuu ahaa sacad muuse kasii ahaa ugaadyahayn abokor

  • @cawaadifcabdi
    @cawaadifcabdi5 сағат бұрын

    𝐂𝐚𝐥𝐢 𝐛𝐚𝐧𝐟𝐚𝐬 𝐛𝐚 𝐮𝐬𝐡𝐞𝐠𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐚𝐲 𝐥𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐝𝐢𝐟𝐚𝐫 𝐢𝐬𝐤𝐮 𝐦𝐢𝐝 𝐲𝐢𝐡𝐢𝐧

  • @xuseencabdicaliaxmed1153
    @xuseencabdicaliaxmed1153 Жыл бұрын

    Dhirbaaxo Jin waa nin cibraan ah oo habarjeclò ah markaad waxduubaysò iska hubso

  • @baligubadle1110
    @baligubadle11102 жыл бұрын

    Dhirbaaxo jin sacd muse ayu kulha cimran ayu habr xabuush tariikh raadineysa

  • @canabyusuf6136

    @canabyusuf6136

    2 жыл бұрын

    Ugaadh abokor ayuu aha wllo

  • @mohammedabdi7061

    @mohammedabdi7061

    2 жыл бұрын

    Cimraan??

  • @abdirazakmohamed4335

    @abdirazakmohamed4335

    2 жыл бұрын

    Habar ma ahyn ee wuxuu ahaa sacadmuuse Inkastoo dadka qaarkii moodaan,Habaryoonis ,Isxaaq.

  • @AbwaanMucaashaq-ig7sj

    @AbwaanMucaashaq-ig7sj

    Жыл бұрын

    Wllo labada ninba way jiraan ka cimraan ayaan hor bartay balse markan suuganta taarikhdaba baadhay ayan kana bartay waa laba abwaan labadaba dhirbaaxo jin baa ladhahaa labaduba gabayo fiican iyo taariikhba way leeyihin waana sababta khaliif xataa ukala saari waayay ee kii sacad muuse h.jeclo ahan ugu jawaabay isaaq hadaynu nahay waxba ma dabagalo caadifad yar baa inagu jirta taariikhdeena aynu barano teeniibaa maalinkasta lagu faanaa

  • @Badraawi
    @Badraawi Жыл бұрын

    Ma cayuun haraadoo kalaa Caban ogaa duulku Majeedhen waa caqli laawe😂😂😂😂😂😂

  • @amazingworld1121
    @amazingworld1121 Жыл бұрын

    Iidoor guul wadayaal bay siyaad barre u ahaayeen balse kolkii majeerteenku curyaamyeen kacaanka bay kula daarteen dagaalka

  • @theruler411
    @theruler4118 ай бұрын

    Majarteen gabya xagee lagu arkay bowe

  • @mayranegaaleef1164

    @mayranegaaleef1164

    7 ай бұрын

    Cuqdad majeerteen baa kuhaysa

  • @zirapdidiiriye2031
    @zirapdidiiriye2031 Жыл бұрын

    Lq week

  • @bashirjama1835
    @bashirjama183521 күн бұрын

    Asc. War beenloow baad tahay ee goormuu Sacad xukumay. soomaaliya.Been baad faafinaysaa.Mooryaanimo baad u hadlaysaa.

  • @CaamirMuuse-nn7hb
    @CaamirMuuse-nn7hbАй бұрын

    gaba yadan o dhameys tiran xaga la ga heli kara

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy Жыл бұрын

    dalka majeerten miya leeh? yaabaye mise waa dhul somaliyeed dadka kale ma rootiba kkkkk

  • @AbwaanMucaashaq-ig7sj

    @AbwaanMucaashaq-ig7sj

    Жыл бұрын

    Dee ma cid bay wax u ogolyihin ilaa maanta waa sidiiye saw nimankii yidhi maaha majedhen iyo inta madaxmadaw virus ka soomaali halkaa kala geeyay waa ayagee😂😂😂😂😂😂 Macaayirbaa lagu helaa derejo caynkaas ah 😅😅😅😅❤❤❤❤

  • @mustafelmi4594
    @mustafelmi4594 Жыл бұрын

    Fatal Fiqar fatal

  • @amazingworld1121
    @amazingworld1121 Жыл бұрын

    Iidoor guul wadayaal bay siyaad barre u ahaayeen balse kolkii majeerteenku curyaamyeen kacaanka bay kula daarteen dagaalka

  • @amazingworld1121
    @amazingworld1121 Жыл бұрын

    Iidoor guul wadayaal bay siyaad barre u ahaayeen balse kolkii majeerteenku curyaamyeen kacaanka bay kula daarteen dagaalka