Silsiladii halac dheere oo dhamays tiran

Silsilad suugaaneedaan waa labiyo toban gabay oo ay isaga halceliyeen 9 Gabayaa
Waxaa tirinaya noona duubay Qoraa sare Ahmed Farah Ali IDAAJAA

Пікірлер: 469

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Жыл бұрын

    Silsilada waxa xiiso iyo Qiimo wayn ugu sii yeelin Codka Allah barakeeye Wariye Axmed farax idaajaa❤️❤️ Suugantu waa dhaxalkena Halagu dadaalo si loo barto👏

  • @QadarfanaxQadarcade-nf4gg

    @QadarfanaxQadarcade-nf4gg

    Жыл бұрын

    Waa wax ladhodhobay😂

  • @TALEEX1919

    @TALEEX1919

    9 ай бұрын

    Ad iyo ad sxb

  • @daljireali4783

    @daljireali4783

    9 ай бұрын

    @@QadarfanaxQadarcade-nf4gg cuqdada Iska saar

  • @Elsololobo2

    @Elsololobo2

    2 ай бұрын

    Inaad ka xuntahay waa macquul​@@QadarfanaxQadarcade-nf4gg

  • @mahadow1
    @mahadow12 жыл бұрын

    Anigu DAAROOD kama dhalan, derisna ma aanaan noqon, lkn mar aan safar ku maray dhul MAJEERTEEN waxaan ku arkay deeqsinima badan iyo marti soor. Ogaadeen asxaab badan baan ku leeyahay lkn wali dhulkooda kuma aanan socdaalin. Dhulbahante iyagu waa reerkii 100 sano ka hor xoriyada Somalia u soo halgamay!

  • @fardushurre1668

    @fardushurre1668

    2 жыл бұрын

    🇸🇴❤✔💪 I am 🐎🐎🐎

  • @FaadumocabdiAshkir

    @FaadumocabdiAshkir

    Жыл бұрын

    Sax

  • @halahooy224

    @halahooy224

    2 ай бұрын

    Aaad iyo aad dhulbahante waaa rer halkamaa ❤❤

  • @Tasniim1
    @Tasniim13 жыл бұрын

    Axmed Faarax Cali ( Idaajaa) Meel buu igaga yaalaa cimrigiisa Alle habarakeeyo. Caafimaad iyo cibaado suubana Eebe hasiiyo.

  • @abdallejama7086
    @abdallejama70864 жыл бұрын

    Sayid mxmed cali dhux qaman bulxan ismail mire kuligood allah unaxriisto

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN3 жыл бұрын

    Labada beelood midna maahi, lkn halkaan Af Soomaali ayaan ka bartaa . Aad u jeclahay suugaanta Idaajaa Allaha noo daysto /Anigu waxaan ahay HG Cayr.

  • @calikaaficaweercali8346

    @calikaaficaweercali8346

    Жыл бұрын

    Qabyaaladiiste weeye cidaan darood aheeyn kama waramo

  • @BEERYAHAN

    @BEERYAHAN

    Жыл бұрын

    @@calikaaficaweercali8346 Mid qabiilkaaga oo intuu Af Soomaaliga u taray u qabtay noo sheeg aan dhagaysannee ??!

  • @abdikadirhero

    @abdikadirhero

    Жыл бұрын

    Hg maxay sugaan ka taqan

  • @BEERYAHAN

    @BEERYAHAN

    Жыл бұрын

    @@abdikadirhero LKN waxay taqaan sida AMEERIIKAAN iyo XABASHI loo xasuuqo kkk

  • @mowliidmaxamuud8262

    @mowliidmaxamuud8262

    Жыл бұрын

    Nio hada nahay hg cayr waxa murtida la dhaho meshay naga gashaba waka daba dhacna ninkan meshan ka maqlo xita wa istaga sbbto ah wa nin wax laga faido m.farax idaajaa

  • @alinoorahmednajji1955
    @alinoorahmednajji19554 жыл бұрын

    Cali sharmaarke wa Cabdirashid cali sharmaarke Abahii.

  • @adrianmartin9675

    @adrianmartin9675

    2 жыл бұрын

    instablaster...

  • @Elsololobo2

    @Elsololobo2

    2 ай бұрын

    Haa

  • @salebangambol587
    @salebangambol5873 жыл бұрын

    Axmed faarax idaajaa waa marjica kaliya ee afka soomaliga loogu noqon karo alle ha barakeeyo cimrigiisa

  • @mohamedabdirahmansaid2724
    @mohamedabdirahmansaid27244 жыл бұрын

    M.a qaaman nin xigmad badan illahey haunaxaristee

  • @amranmaygaag
    @amranmaygaag4 жыл бұрын

    Waaaw waa gabayo iyo taariikh dadka hada waxtar u leh alaha unaxariisto abwaanada dhamaan abwaan idaajanaa alaha xafido comrigana haw dheereyo

  • @ayaanabdulkadir5363
    @ayaanabdulkadir53632 жыл бұрын

    Masha alaah adeerkaan codkiisa waa cod duwan oo kufiican taariiqaha iyo gabayada soomalida

  • @xiisjamac5225
    @xiisjamac52252 жыл бұрын

    Aduuni waa aduunkii hore Dadna waa dadkii hore Gobayo iyo maansoyin wakuwi hore Taariikhna waatii hore Nin aan Taariikh hore lahayn Haiska amuso🥰🥰

  • @maxamuudbashiir3267

    @maxamuudbashiir3267

    Жыл бұрын

    Kuwaas xiligoodii ilaahaybaa nadhaafshat

  • @abdiwaliceeblaawe8603
    @abdiwaliceeblaawe86034 жыл бұрын

    Waa saaxibo hadana waa la isku gabyayaa waa waxa ay hada gaaladu ku magacabaan dimuqoraadiyada hadalka

  • @zamiirindho5381
    @zamiirindho53814 жыл бұрын

    Qamaan Bulxan ilaahay ha unaxariisto شاعرالحكم

  • @Shaarkeey100
    @Shaarkeey1004 жыл бұрын

    Idaajaa Codkiisa markaa maqashid Sheekadii Olol Radio Muqdisho berisamaadkii ma soo xasuusataa

  • @marianosman2515
    @marianosman25153 жыл бұрын

    sayid mahamed Abdule Hassan nin geesiyu ahaa,Ali sharmarkana saldano taarikh dheer iyo boqortooyo Alaha unaxaristo dhamantood

  • @abdirisaaqahmed5617
    @abdirisaaqahmed56172 жыл бұрын

    Noo hoyo anoo heer iska leH waa hanaan xumo AHUN Cali dhuux aadan goroyo🥰

  • @abdinurhassan4356
    @abdinurhassan43563 жыл бұрын

    Beesha Kablalax xifaaltan ayaa ka dhaxeeyay waligood Sil silada Guba iyo sil silada Ina Halac dheere ayaga ayaa sabab u ahaa in ay bilaabato.

  • @murtidhawr01
    @murtidhawr012 жыл бұрын

    Badhiid qammaan - Caliyow hagaagtaye haddaad hilinka dheer qaado - Hawdka aad maraysiyo cidladu waa Inala heshiise - Jidku waa habeebe haddaad hurisada dhaafto - Ogaadeen hundood iyo haddaad haro digeed gaadho - Hadii lagu hor Maro oo ardaa heelan lagu geeyo - Wadkaagi horteed sooryo waa ku hor tiraahdaahe - Halab caanaheediyo hadii hilib laguu keeno - Hab wanaagsan yeel dheefta waa laga hanbeeyaaye - Ama halac ku dayo waa wixii hoday ogaadeene. Allow mala balamay muxuu see ka yeelay ?!

  • @abdirisaaqahmed5617

    @abdirisaaqahmed5617

    2 жыл бұрын

    Awoow bidhiidh qamaan😍

  • @mahamedabdikadir4450

    @mahamedabdikadir4450

    2 жыл бұрын

    Hhhh

  • @jacfarwadani2200

    @jacfarwadani2200

    Жыл бұрын

    Intaa gabayga ka helo waa Haweenka iyo ogadeenba waa hoska galabeede Halkii gabal ugu dhacay hamash yiraahdaane😂

  • @TALEEX1919

    @TALEEX1919

    9 ай бұрын

    Caajiba

  • @MaxamedDarbi

    @MaxamedDarbi

    8 ай бұрын

    ​@@jacfarwadani2200kk0kbkl9K90ml0nm09knnlnlnzknl😊LNNZNM99P😊VU KBK CZCH

  • @nasriabdirahmaanelmi8485
    @nasriabdirahmaanelmi84854 жыл бұрын

    Kaftankii dhex maray beesha kablalax darood alle hadayee ee ugaadeen iyo harti Alle haw wada naxariisto abwaanada

  • @fardushurre1668

    @fardushurre1668

    2 жыл бұрын

    Amiin ilaahay hau naxariisto

  • @kadarkhalifabdi9664

    @kadarkhalifabdi9664

    2 жыл бұрын

    Aamiin aamiin

  • @omaniyare4031
    @omaniyare40314 жыл бұрын

    Waa Abwaan Xalaala oo taariikh haya Noolow abwaan

  • @mukhtarali759

    @mukhtarali759

    4 жыл бұрын

    Abwaan sare weye

  • @abdhaknmohamed1794

    @abdhaknmohamed1794

    4 жыл бұрын

    taariikh yahanka somaliyed axmed farax cali idaja alle cimrigaga ha raajo

  • @AbshirSaleebaan-or3zc
    @AbshirSaleebaan-or3zcАй бұрын

    Mnsha alaaaah abwaaan wariye Axmed faarax idaajaa codkiisa baa xiiso kale galiyey silsilada waan dhaxalkeenii maansadu hiiliye cali dhuux alle ha u naxariisto

  • @abwaandhuux5517
    @abwaandhuux55174 жыл бұрын

    QAMAN BULXAN HADAL SOORYO NAAG HADASHAY WAA HAD IYO LAYAANE NIMANKII I HAYBSADAY WAA KUWA QIRAYA HAYBTIYE HUNGURIGA XILKA LEH WAA WIXI BAH HABAR YAQUUBEE IYAGA INTAY HOO BAXSHAAN HEESI DABA TAALE OO KU HILBA QAYBSADA WAXAY HOR ALLE GAYSTANE HADAP INA SHARMAAKU KA YIMI LAGUNA HIIFAYE HEESHA DHEXDEEDIYO GURYAHA LAGAGA HASOWYE NAAA HOY NIN LAGU SOO HIRTO HELAN BAN AHAYE HADALKAYGA WAA LAGA HAYAA HARADA CIDEEDE HAWDKA LAMA RAYAAN AHOO HAGARI WAA CEEBE MA HULULAN KARO BUULO AY TIMUHU HEERMEENE WAXAN HELI KARO WAXAN HABAN KARO IYI WAXAN HAYSTO HIYIGAYGU WUXU DOONAYA INUU HIBEEYAYE NAA MA ADAA HARTI AH SOORTA MAAD HADALAN KEENTID

  • @abshirjama8930

    @abshirjama8930

    6 ай бұрын

    Ninkaasi qamaam bulxan ah hadan harti nahay nabar buu nagu dhuftay naa MA harti baa tahay shortage mad hadal LA.aan keentid

  • @abdiwelimusse106
    @abdiwelimusse1062 жыл бұрын

    Mashaa allaah taariikh fiican weeyeh laakiin hada taariikh majidho

  • @TALEEX1919
    @TALEEX19199 ай бұрын

    Idaaja alle cimriga haa ku barakeeyo waa taariikhdi iyo xigmada Somalia odhan nin isku hawlay

  • @cismaandhagayare776
    @cismaandhagayare7764 жыл бұрын

    QAMMAAN BULXAN MURTI DHAARIGA SUUGAANTA SOOMAALIDA TAAGEERAAN U HAYAA

  • @abwaanlamahelaan4254
    @abwaanlamahelaan42542 жыл бұрын

    Axmad faarax Cali idaajaa Rabbi cimrigaagu ha raajiyo Udub dhexaadka sooyaalka suugaanta Somaalida Rabbi Raalli kaa noqay ❤🙏

  • @haveaniceday365.

    @haveaniceday365.

    Жыл бұрын

    Muddo hore ayuu dhintey.qabyalad iyo been KU caan baxay.

  • @CarabShiikh

    @CarabShiikh

    Жыл бұрын

    @@haveaniceday365. akhrud bakhti iyo been u dhimo qumay qabyaaladi dishow idaaja isku qabiil manihin hadana haduu dhinto afka iyo dhaqankuba waa nabad guuri lahayen qabiilna waa ka somali halkaa dhigtay bakhtiyahow aamus mr idaaja na qabilkiisa kuma jiran kuwa isu gabyaya wa marexan

  • @blue19003
    @blue19003 Жыл бұрын

    Majeerteen ❤❤❤

  • @AncientPharaoh
    @AncientPharaoh3 жыл бұрын

    Halac Dheere Xuseen Canshuur Cali iyo ilma adeertiis kas baa harraad loogu hayey meesha si loogu gabyo oo ka aarso beey aheyd.

  • @MaxamuudCabdinuur-sr5is
    @MaxamuudCabdinuur-sr5is9 ай бұрын

    Inta 2023 dawaneysa like zaara

  • @farhansandhere3886
    @farhansandhere38863 жыл бұрын

    Intaas cawa cidi kama nola way wada dhinteen waxay mudan yihina war kama hayno lkn jano ayan ilahay uga baryin lkn aduunyo qimo maleh aynu jano ushaqaysano

  • @abwaandhuux5517
    @abwaandhuux55174 жыл бұрын

    CALI SHARMAAKE NAAAG YAHAY HORYAAL NIMO NINKI LOO HURAN AHAYE HAYBTAYDA WAA LAGA HAYAA HARO OGAADEENE AWEL BAAN HOR DHALADKI NOQDIYO HANADKII DAAROODE GOBANIMO INAY HODAN TOHOO HORE NALO SIIYAY ISAGAN HANTINA WADAN BADINA NALA HORAYNAYNIN HALAAAC DHEERE NIMANKI SANADO HAYN JIRAN NAHAYE Cali sharmake

  • @geelehersi140
    @geelehersi1404 жыл бұрын

    Waa taariikh cajiiba abwaane

  • @kiincanjax6355
    @kiincanjax63554 жыл бұрын

    Long life insha allah axmed farax idaajaa

  • @ZerrChannel

    @ZerrChannel

    4 жыл бұрын

    Alaah daayo Axmad faarx Cali idaajaa wuxuu nomariyaa sugaan aad u dhadhan macaan waxtarna masxda waxgaradka kureebta

  • @ayaanabdulkadir5363

    @ayaanabdulkadir5363

    2 жыл бұрын

    @@ZerrChannel amiin

  • @dhimbildragon1736
    @dhimbildragon173611 ай бұрын

    Cali dhuux adan is not easy ilahay haa uu naxariisto aaaamiin ❤❤

  • @ahmadnuur3195
    @ahmadnuur31953 жыл бұрын

    Axmed idaaja. Taariikh yahan somaliyeed kujecliyaa awoow ama ader ama inaader

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN2 жыл бұрын

    MUCJISO GABAY waaye IDAAJAA. Gabayadaan codad kala duwan ayuu ku qaadaa oo cajaaib leh ilaahoow noo caafi IDAAJAA.

  • @mohamedhassan7323
    @mohamedhassan73234 жыл бұрын

    Mansha'allah horta gabay waan gabyey

  • @yusuffarah351
    @yusuffarah3514 жыл бұрын

    Ahmed Farax idaajaa tariikh yahan noolow.

  • @ahmedfarah4885

    @ahmedfarah4885

    Жыл бұрын

    Öä ). M/ M Ö

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail91573 ай бұрын

    Idaaja cimrigaagu ha raago😊❤❤

  • @M.Duran71
    @M.Duran713 жыл бұрын

    Maashaa Allah

  • @hirsifarah3725
    @hirsifarah37253 жыл бұрын

    Axmed farax idajaa Belaaha hartiga kuwa aas qolyo kale ku sheegtay Waa inaad dib ka saxdaa kelmadaa

  • @cabdidaahi4214
    @cabdidaahi42144 жыл бұрын

    maasha alaah

  • @Mohamedqani18
    @Mohamedqani18Ай бұрын

    Abaan Yuusuf keenadiid alle haku naxaristo

  • @TALEEX1919
    @TALEEX19199 ай бұрын

    Aun Alle hawnaxariisto waxay ahay dad qiimo badan xigmada iyo erayada caajib

  • @mohamudsaid760
    @mohamudsaid7604 жыл бұрын

    Macalin Axmed Faarax Cali Idaajaa macalin taariikh yahana cabqari qoraa gabyaa waa calaa.adaha halyega in ka xagxagto 50 sano ayaad ka horeysaa

  • @calicali1094
    @calicali10944 жыл бұрын

    allahu akbar taariikhda somaalida iyo dhaqankooda quruxda badan aad ayaan ola dhacay balse waxaan layaabay maanta xaguu naga aaday gabaygi

  • @geelehersi140
    @geelehersi1404 жыл бұрын

    Idaa jaa wahalyey tariikha yahana alaahha nookaa xafido aduun iyo aakhiraba maasha alaah hore usoco

  • @khadaromaxamed3303

    @khadaromaxamed3303

    2 жыл бұрын

    9ooo99o9o99jl

  • @khadaromaxamed3303

    @khadaromaxamed3303

    2 жыл бұрын

    Lllllllllllll

  • @QadarfanaxQadarcade-nf4gg

    @QadarfanaxQadarcade-nf4gg

    Жыл бұрын

    Waa benale qorida tariiq benad ka u siyaad bare qarasha ku bixinjiray😅

  • @khalidibrahim3040

    @khalidibrahim3040

    10 ай бұрын

    ​@@QadarfanaxQadarcade-nf4gginaad khaain tahay sow uma eko😂

  • @saidhaji3343
    @saidhaji33432 жыл бұрын

    M .a allaah

  • @faarahmohamedaided5233
    @faarahmohamedaided52332 жыл бұрын

    Bidhiidh Waa abwaan Cajiib ah

  • @nasroshire7136
    @nasroshire71364 жыл бұрын

    Masha allah

  • @saacidsicid9363
    @saacidsicid93634 жыл бұрын

    Maasha allah axmed faarax taariikh yahan guul

  • @abdallejama7086
    @abdallejama70864 жыл бұрын

    Kaftami maayo cali aadnoo koob yar loo shubine Kalwinmaayo haaswaha waa iskablayaaye Kurka intaanu seef iiga jarin maan ukululeeyo

  • @ldnkhl7407

    @ldnkhl7407

    3 жыл бұрын

    😂😂😂😂😂 she was funny

  • @sayidmahmud6093

    @sayidmahmud6093

    3 жыл бұрын

    Maxaa u geeyay ugaasad afqabeen ah... OGAADEEN DUMARKUUDU XATAAA CALI DHUUX DHULKEEY KU JIIDEEN..

  • @fardushurre1668

    @fardushurre1668

    2 жыл бұрын

    @@sayidmahmud6093 cunsuri cali dhuux wuxuu kugu yahay miyaa nabar aduunka dad wuu ku tookhaye xagee ka turudhaaminaysaa ilaahay baa laandheere wuxuu hujuumo kala gaabiya buu ahaaye ✔🐎🐎🐎😏

  • @yusufdubadibrahim6488
    @yusufdubadibrahim64884 жыл бұрын

    Nooloow A farax Cali idaajaa

  • @MaxamedCnaasir-qo2sl
    @MaxamedCnaasir-qo2sl3 ай бұрын

    Waa silsilda ugu wnaagsan M nsir dhagcase

  • @AhmedMohamed-vf6nl
    @AhmedMohamed-vf6nl3 жыл бұрын

    Gabayga marba hadaan maqlo Cali dhuux baa ku jira iga gadan runtii waa atooraha inta gabayda.

  • @abdilaahihussencg9169

    @abdilaahihussencg9169

    3 жыл бұрын

    Gabaay adaa uu eryeeyo culus wuu haa lakin waxa uu iguu suuntanayahaye Af haayeen qaabil Gabayadiisu waa kiicin iyo daagal gaalin taagan

  • @saacidomar8752

    @saacidomar8752

    3 жыл бұрын

    😄😄 lkn Silsiladan wuu khaldan yahay Ali Dhuux raguu xididka la ahaa inuu ka hiilsho ma ahayn Hartinimaa qaaday eh

  • @ayaanmohamed1862

    @ayaanmohamed1862

    3 жыл бұрын

    Cali dhuux wa gabayaaga kaliya e markasta od maqasho gabayadisa ay yihiin isku dir iyo reero laysku dhufanayo Alle ha u naxariisto balse dagaalo isaga darti ku bilaabmay baa jira

  • @fardushurre1668

    @fardushurre1668

    2 жыл бұрын

    @@saacidomar8752 😂😂😂 nin aad khifaaltan badan buu ahaa markay seedi iyo dhalasho joogtana dee naagtiisa kuma abtirsadee waa ina harti uun markaa waa inuu difaacaa imisuu ogaadeen iyaba uga hiilinayey idoor

  • @KhalidCabdi-nz8fr

    @KhalidCabdi-nz8fr

    2 ай бұрын

    @@fardushurre1668😂 yan lugugu qoslin ogaden hiil gabay oma bahdo iyo mid adinba ee isaaq iyo Ogaden inu isku diro raaby odaygu Aun

  • @abdiwelimusse106
    @abdiwelimusse1062 жыл бұрын

    Mashaa allaah

  • @Axmeddaahir_
    @Axmeddaahir_4 жыл бұрын

    Calidhuux aadaan gorayo Dhulbahante reer Ciideed/Hawd. Gabayaaga ugu murtida badan soomaalida labada silsiladood ee guba iyo halacdheere isagaa akatar ka ah.

  • @abwaangodaalo1488

    @abwaangodaalo1488

    2 жыл бұрын

    Qamaanbaa ugu xikmaatisanaa soomaali

  • @guledfarah8610

    @guledfarah8610

    2 жыл бұрын

    Qamaan bulxan ma isagaa gaadho?!

  • @MohamedSulub-kt6xl

    @MohamedSulub-kt6xl

    2 ай бұрын

    @@guledfarah8610qabaan waa laga sitaa wll

  • @mohamedimen5404

    @mohamedimen5404

    Ай бұрын

    Murti waxaa leh qamaan bulxsn Cali dhuux waxuu lahaa gabay badni

  • @shaafialiali6902
    @shaafialiali69022 жыл бұрын

    Qaman libaxa rer cabdile nin sugan lala sinan wayay shugran❤️🙏🇬🇲🤟🥰

  • @xiirmastuur5249

    @xiirmastuur5249

    2 жыл бұрын

    Hido xumo bahyacqub nin ogi hayb ma faaqido. walaahi waxba noolama harin abwaanku ilahay ha u naxariistee

  • @taariikhogaden1029
    @taariikhogaden10292 жыл бұрын

    Abwaan Qoorleex wuxuu ahaa Nin og hab dhaqanka Majeerteenka!! Haaneedka uma laabi karo geela hoboyoode Hurdaba waa ku keenaa ilaah heybe iyo laace

  • @abdiqadirabdilahi5695
    @abdiqadirabdilahi56953 жыл бұрын

    Mj waaga ugadeen gabay baa idin kaga Celine noo mahad caliya boqortooyo

  • @fardushurre1668

    @fardushurre1668

    2 жыл бұрын

    Dad adigay kuu neceb yihiin mj ma nasab baa nasab wax xeeriya oo mahad ceshee🐎🐎🐎👊

  • @xiirmastuur5249

    @xiirmastuur5249

    2 жыл бұрын

    @@fardushurre1668 quruxda harti waa dhulbahate ilma adeerayaal idin haynaa libtiina waa idin jecel nahay waxeenu waa kaftan

  • @fardushurre1668

    @fardushurre1668

    Жыл бұрын

    @@xiirmastuur5249 haye inader 🩸🙏🏿

  • @marisacillahi1537

    @marisacillahi1537

    Жыл бұрын

    @@xiirmastuur5249Gobonimo ❤

  • @abdullrahmannshekh607

    @abdullrahmannshekh607

    Жыл бұрын

    @@fardushurre1668maanta MJ shaarbaha ayaad iskadhuuqdaan kawaran jacaylkan cusub 😂

  • @maaxcalimaax1163
    @maaxcalimaax1163 Жыл бұрын

    Axmed faarax cali "IDAAJAA" Eebbe cimriga iyo caafimaadka ha u barakeeyo.

  • @haveaniceday365.

    @haveaniceday365.

    Жыл бұрын

    Mar hore dhintey

  • @deeqsiabdilahiahmed1038
    @deeqsiabdilahiahmed103810 ай бұрын

    Alle ha uwada naxxariisto. Maansadan waxa calan ka usiday murtidhaadhigii waynaa Qamaan Bulxan Yusuf

  • @edenhazard5463
    @edenhazard54633 жыл бұрын

    Idaajaa abwaan geesiyiyo aarki saw maahan Isir keeda soomaaliyeed waw abtiriyaaye Sida nimanka aafaysaniyo iidheh wuu naxaye Asal raac halyeeyoo hidaha aad ugaran weeye

  • @yamays

    @yamays

    3 жыл бұрын

    Xikmad run ah baad ku hadashey sxb

  • @gulleidburaale2647
    @gulleidburaale26472 жыл бұрын

    Dhulbahante gabay geeraar Iyo Maanso loo daa

  • @AbdifitahHussein-py8bp
    @AbdifitahHussein-py8bp10 ай бұрын

    Cali sharmaake tixdaa gabay xir ama gabay xayir ayuu uga jeeday, maadaama markay noqdaan lawaydiin lahaa halac ma Hadlay, hadii "Haa" lagu jawaabo, soo saldanada hobyo ha loo gabyo xaalku ma noqdeen. Saa saan filayaa inuu ula jeeday Allahu Aclam.

  • @salaanahmedmohamed
    @salaanahmedmohamed3 жыл бұрын

    Ninkan idaajaa

  • @fahm3d88
    @fahm3d883 жыл бұрын

    Allahayow unaxariisto

  • @abwaandhuux5517
    @abwaandhuux55174 жыл бұрын

    BADIDA NIN BAA KULA DAYDAYA DAALA KABADANE AAN DONAYNA INAAD HESHAA DAYIN ABIDKISE DADKUNA MOODIN DUUL WADA SOCDOO WAX U DAHSONAYNE DALANA MALAHA AKHIIRO HADDI LOO KITAABDAYE

  • @abwaandhuux5517
    @abwaandhuux55174 жыл бұрын

    INTAAD CAANO IYO WIIL TAHAA LALA CABSOODAYE WAXBA CALACAL KUMA YAAL HADDI CAYDH LAGA DHIGO EE CADAABKII MA IIBSADO NINKAN CADILKIS BADINE

  • @abwaandhuux5517
    @abwaandhuux55174 жыл бұрын

    IMA DUUFSAN SHIIKH MAXAMEDKII DUUBKA I XIDHAYE ANIGABA DIINTIYO SHARCIGA LAYGU DABACAYE ADNA REER SUBEER DABA GASHAYE DUXII HAKA RAACDO

  • @abdallejama7086
    @abdallejama70864 жыл бұрын

    Aun cali dhuux adan niman gabydiisa tageero ilhow janadii ka warabi

  • @shakirbulaale4289

    @shakirbulaale4289

    3 жыл бұрын

    Aaamiiin sidoo kle

  • @somalidhalada9610
    @somalidhalada96104 жыл бұрын

    Cali sharmaaka bilaabay Silsiladda soo Waa CUMAR CABDIRISHIID CALI SHARMAAKE awoowgii

  • @abdallejama7086

    @abdallejama7086

    4 жыл бұрын

    Cumar waa na ceebeeyay waayo aabihii wxuu ahaa madaxwyne dacada awoowihiisna ninkii furay halac dhere isaguna badii somalia gaty

  • @guureguurre338

    @guureguurre338

    3 жыл бұрын

    @@abdallejama7086 ma cadayn baad u haysa eedayntaada?

  • @sayidmahmud6093

    @sayidmahmud6093

    3 жыл бұрын

    Caloooleey. Kkkkk xalwo u sheeg

  • @fardushurre1668

    @fardushurre1668

    2 жыл бұрын

    @@sayidmahmud6093 waaa dameer aan damiir

  • @ahmedmoalim9374
    @ahmedmoalim9374 Жыл бұрын

    CALI DHUUX ❤

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 Жыл бұрын

    Yuusuf dheere wuxuu ku AASANYAHAY MEEL LA DHAHO XAAXI oo u Dhow Xidhxidh Laascaanood Sool.

  • @mukhtaarcumar6323
    @mukhtaarcumar63232 жыл бұрын

    Faarax cabdi guuleed gabaygiisaa afgudhiye ayaa la odhan jiray

  • @barebare39
    @barebare392 жыл бұрын

    War ani cali dhuux ka baqay alla ha u naxariisto.....noo hoyo anoo reer iska leh waa hanaan xumo

  • @abdidayaxdubane463
    @abdidayaxdubane4633 жыл бұрын

    idaajaa haduu aheyn abaanada somalia waxbo kalama socdeen shahrukhaan iyo salman qaan iska haysan lahaa

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue4 жыл бұрын

    Idaajaa was min aad uqiima badan

  • @nololcusub5095
    @nololcusub50953 жыл бұрын

    War yaa reer qardhod ah oo meesha iska mqly. Ma moodaa in aad adigu gabayday.

  • @nololcusub5095

    @nololcusub5095

    3 жыл бұрын

    Abwaan gooni ayaan uga jeedaa

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo86513 жыл бұрын

    Idaajaa Allaha nooka daayo

  • @celcadmedia4257
    @celcadmedia42574 жыл бұрын

    Walee waa gabayo tariikh kufadhiya

  • @user-qh5oc4li4o
    @user-qh5oc4li4o5 жыл бұрын

    taariikh aad u cajiib ah weye 😍

  • @caashamaxmuud8293

    @caashamaxmuud8293

    3 жыл бұрын

    CB

  • @cabaashashi2668
    @cabaashashi26682 жыл бұрын

    War sayidku landheru ahaa 😂😂😂

  • @tiigsade
    @tiigsade4 жыл бұрын

    Aamiin

  • @libanreeermagaal675
    @libanreeermagaal675 Жыл бұрын

    Waa tarnish

  • @calishaakir1
    @calishaakir13 жыл бұрын

    Waa maxay kalmada cayda ah ee Qandhicilay? Waa kalmad habar masayrtay tidhiye maxaad u isticmaashay? Waa la odhan jiray Faadumo tima-cad ee ogow

  • @sayidmahmud6093

    @sayidmahmud6093

    3 жыл бұрын

    Magac haduu uu hirgalo Lamaba haaraamo

  • @geediwarfaa6931

    @geediwarfaa6931

    2 жыл бұрын

    Mida kale udbo lacag ayaa la oran jiray

  • @maryananshur5732
    @maryananshur57323 жыл бұрын

    Masha Allah waa suugaan iyo taariikh qurux badan

  • @dhimbildragon1736
    @dhimbildragon173611 ай бұрын

    Waxa fcnan jamac kadiye inu tiiriyo gabay gaan ❤❤❤❤

  • @shucaybcabdulaahi7410
    @shucaybcabdulaahi7410 Жыл бұрын

    Imail mire maansiyahan iyo halgamaa weyn iga dheh

  • @Dhagay2
    @Dhagay2 Жыл бұрын

    Waa jerteen

  • @deeqsiwarsame324
    @deeqsiwarsame324 Жыл бұрын

    Dhamaantood Alle ha unaxariisto. Silsiladan Abwaan ka aan anigu lasafanahay waa Qamaan Bulxan Yuusuf. Waxan aad uga xumaaday Ninka qiimahaa lahaa uu dilay Nin Somali ah oo weliba ay isku reeryihiin.

  • @612ent7
    @612ent7 Жыл бұрын

    Cali x Qamam 🤞🏾 rag wawayn

  • @abdihafiiid...............2008
    @abdihafiiid...............20083 жыл бұрын

    Cali adan gorayo cali dhux gabya afmaal ah Aun... axmed idajaa tarikh yahan ka u wayn somaali.

  • @alimohamud1251
    @alimohamud1251 Жыл бұрын

    Anigu niman kablalax daarood ah oo kaftamaya ayaa ii muuqda

  • @aaminamaxamud4806
    @aaminamaxamud48062 жыл бұрын

    Gabayga Ali dhuux zoo qora blz

  • @josephkoodo6241
    @josephkoodo62412 жыл бұрын

    Aleylehe majeerteen sidaa tahay ma moodeyne waa tii Ogaden ku aamusiiyey hartiga illeyn Harti aan majeerteen ahayn ma jiree

  • @hadiaguled7339
    @hadiaguled73394 жыл бұрын

    Nice

  • @612ent7
    @612ent7 Жыл бұрын

    Yaab qamam horta muxu harti u aday isago mj barayso mida kale miire siyasad ahan in uugabay ugalo uma bahnayn sida sayidka

  • @QadarfanaxQadarcade-nf4gg
    @QadarfanaxQadarcade-nf4gg Жыл бұрын

    Idajaa waa shaqsi ay dowladdii lacag ku siin kirtay qorida tariiq benaad gacan ku riimis ah tana marag ah meynas benad halac dheere kuye😅😅😅😅😅😅

  • @AliAhmed-mf9hf
    @AliAhmed-mf9hf2 ай бұрын

    Bal maxaa hobyuu dhigay Arladu kala hoyaad roone?!!maashaa Allah sayid maxamed waa riday nimanka