Maxamud cali Qablax iyo Sayid mohamed su,aalo dhexmaray Qamaan bulxan ismaciil mire Iyo Rag kale.

#ku_xidhnow_Waddani_somali_Tv#
Maxamud cali Qablax iyo Sayid mohamed su,aalo dhexmaray Qamaan bulxan ismaciil mire Iyo Rag kale.
• Maxamud cali Qablax iy...

Пікірлер: 73

  • @sheikabdinasir7616
    @sheikabdinasir76163 жыл бұрын

    Interesting very interesting Suugaanta Soomaalida

  • @abdimahadmuhumed517
    @abdimahadmuhumed5173 жыл бұрын

    Adan diri illahy ha unaxaristo awowgey

  • @AJYahye
    @AJYahye3 жыл бұрын

    Masha Allah Dr. Idaa Jaa was loo baahnaa taariikhdii Sayid Muhamuid Ali qablax. Jazaaka allahu kheyran

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad86603 жыл бұрын

    Qeesi qaran buu ahaa allaaah yarxamuulaah

  • @husseingulleed2539

    @husseingulleed2539

    3 жыл бұрын

    11¹¹¹¹¹¹¹11¹¹¹¹11111¹11¹¹¹¹¹

  • @mohametabdisaahid5171
    @mohametabdisaahid51712 жыл бұрын

    Wuxu yidhi Muuse Cawl " immika oo la joogna aakhiro u salaad li id adduuna uu kabo li'id" kkk

  • @axmedcabdiaxmedcabdi7734
    @axmedcabdiaxmedcabdi77343 жыл бұрын

    M.a Allah caafimaad iyo cimri dheer Allah haku siiye

  • @abasdirie5861
    @abasdirie58612 жыл бұрын

    Ma faqriyo shareecada ninkii faraqa heystaaye.

  • @xasankayseaadan7433
    @xasankayseaadan74334 ай бұрын

    Axmed faarax Ali idajaa aabaha afsoomaaliga cimri dheer iyo caafimaad

  • @abasdirie5861
    @abasdirie58612 жыл бұрын

    Gobi nimo dhaga adeeg baa igaaga haray.

  • @shuunaxmed2695
    @shuunaxmed26953 жыл бұрын

    Alxamdulilaah

  • @cabdiwaduud8467
    @cabdiwaduud84672 жыл бұрын

    Wadani Somali tv👁️👈 aad baad ugu Mahdsantihiin Suugaantaan Asaliga inoo ah ilaa Mustaqbalka fog

  • @apdaladiaz639
    @apdaladiaz639 Жыл бұрын

    awoowahay ilahay haku naxaristo

  • @cabdiqadircalicabdi8750
    @cabdiqadircalicabdi87502 жыл бұрын

    Ilaahay hawnaxariisto ismaciil mire

  • @Dalmar-wj2rc
    @Dalmar-wj2rc29 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @secterofficial6001
    @secterofficial6001 Жыл бұрын

    Mslh wll mahdsanid

  • @doobyare7921
    @doobyare79213 жыл бұрын

    ilaahay ha unaxaristo

  • @Dalmar-wj2rc

    @Dalmar-wj2rc

    29 күн бұрын

  • @Dalmar-wj2rc
    @Dalmar-wj2rc29 күн бұрын

  • @abdimahadmuhumed517
    @abdimahadmuhumed5173 жыл бұрын

    Sow sagaro ima barato Ala maxan wa baryey maqlay

  • @hassanelmihassanelmihousse1656

    @hassanelmihassanelmihousse1656

    3 жыл бұрын

    O O iogoofoouooo

  • @ahmedabdellahi7058
    @ahmedabdellahi70583 жыл бұрын

    Asc su.aalahan nosobadi inbow

  • @xusengk1700
    @xusengk17002 жыл бұрын

    Yaaaaaaaaa

  • @abdihakiinmukhtaar2973
    @abdihakiinmukhtaar29732 жыл бұрын

    Masha

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan91323 жыл бұрын

    ninkaasi xoolaha ayuu ku taxaluqay oo dumarka adhigu yuu iga baxsan oo dacawada iyo weerku igalayn ee aqalka ha samaynina ee xoolaha dayaca ka jira ayuu yidhi,

  • @maxamoudKayse
    @maxamoudKayse3 жыл бұрын

    Wax badan baaadka faaideysaa hdd dhegeysato suugaantii hore e somalida

  • @gulledyare9801
    @gulledyare98012 жыл бұрын

    Idaaja madaxa ha raago

  • @awayscabicumar2084
    @awayscabicumar20843 жыл бұрын

    Waxgarad

  • @heersare3662
    @heersare36622 жыл бұрын

    Xigmada😘

  • @wiilkahamigafogleh4318
    @wiilkahamigafogleh43183 жыл бұрын

    Sayid maxamuud Cali qablax wuxuu ahaa nin caalim aha oo soomalidu aad uqadariso dhulka soomaaliyeed oo dhan laga xurmeeyo hadana nin caaqil aha oo Murti badan laga dhaxlay buu ahaa ilaahay hau naxariisto

  • @MOHAMEDOMAR-rl2py

    @MOHAMEDOMAR-rl2py

    3 жыл бұрын

    Deegaankee ayuu kasoo jeeday ina cali qablax iyo qoyskee ayuu ahaaa

  • @marsatemadhiiba3717

    @marsatemadhiiba3717

    2 жыл бұрын

    @@MOHAMEDOMAR-rl2py deegaanka ogaadeeniya wuxuu ahaa reer biciidyahan

  • @korneylabdimalik419
    @korneylabdimalik4192 жыл бұрын

    Waxaan kaa xishoon iyo ximaar xeewal bari baa leh

  • @runsheeg
    @runsheeg2 жыл бұрын

    music lagu ladhay wll iisheega kolay hees ama ciyaar dhaqmeed baa laga soo xiktaye

  • @warsamemayele
    @warsamemayele2 ай бұрын

    Sow sagaaro ima barato in badan ku maahmahay

  • @awliyokaahin6231
    @awliyokaahin6231 Жыл бұрын

    Ok run weye

  • @mohamedbilcaanood5930
    @mohamedbilcaanood59303 жыл бұрын

    Waa taariikh mugleh

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali52413 жыл бұрын

    maah mahan waxey waa maahmo ina quseeya lakiin addunka aan joogno ee qurbaa yurub ama north amirca dadka uga ladan ugama kibir badanaa waaba dadka uga kibir yar

  • @travellermuse5

    @travellermuse5

    3 жыл бұрын

    Waa dadka ogu kibir badaan aniga kunool North America dadyaar moyee

  • @HaredHoussein
    @HaredHoussein2 ай бұрын

    😂😮 0:42

  • @korneylabdimalik419
    @korneylabdimalik4192 жыл бұрын

    Xormo iyo wanaag loo xisho iyo xidid galbeed baa leh

  • @Badalhussein1997
    @Badalhussein1997 Жыл бұрын

    Awow muse cowl ilahay haunaxariso

  • @user-px9wg8pe5h
    @user-px9wg8pe5h3 ай бұрын

    Kk

  • @Sigma-143
    @Sigma-14310 ай бұрын

    Musicadan xageen ka helaa

  • @korneylabdimalik419
    @korneylabdimalik4192 жыл бұрын

    Xormo iyo wanaag loo xishiyo xidid galbeed baa leh

  • @daahiradanhersi595
    @daahiradanhersi5953 жыл бұрын

    Sheekadii garaad wiilwaal iyo wiilka uu adeerka u yahay waad kala goysay

  • @inaahmed2349

    @inaahmed2349

    3 жыл бұрын

    Wllo Wiilka U adeerka U Yhy Magacii Ado Raaliya

  • @korneylabdimalik419
    @korneylabdimalik4192 жыл бұрын

    Lo baa sixin leh ariba sadqaleh sooryo idilbaa leh

  • @caliaskar8495
    @caliaskar84953 жыл бұрын

    1

  • @baashi3578
    @baashi35782 жыл бұрын

    Gobannimo dhaga adayg baa iiga haray miyuu yiri 😅😅😅

  • @awenoolays6540
    @awenoolays65402 жыл бұрын

    Waagii inan gumeed iidoor somalidiid adoon guri gudihiis iyo dibada guriga ingiriiska ka shaqeeye ina bucurbacayr subsomali iimaan liitaha buurmadow halna garan waayey Waagii macnaha boqor uu buurmadow dhuuso ku afuufay Waagii buurmadow dhagtiis boqor ay maqashay laakiin uusan barna kaba garanin Waagii buurmadow garaadlaawe uu noqday sabisuuq aan wax garan oo uuna waayey tol wuxuunba u sheega Waagii buurmadow anshax xumo iyo ciyaal darbidarbinimo darteed uu isyiri isintooyada ummadda somaliyeed maad saxaro uguba dhaashto si muunada iyo maamuuska iyo cisada iyo karaamada boqornimo aad bowdba uga tuurto oo sidaadoo kale baaraale u ahaato ayuu door biday caaqaan duudku madoobaday qalbigiisuna iska duguloobay Waagii buurmadow waxaan doqoni fali karin uu sidii dammeer u ciyey oo magaca iidoor isagoo wata ummadda somaliyeed siqiir iyo kabiir dacoqurun la hor istaagay oo iidoor siqiir iyo kabiir il iyo dhagba dhuunta kor u qaaday laakiin buurmadow sumcad xumihiisa iyo magac xumihiisa uu magacooda iyo sumcadooda iidoorta wixii xuma ah ee uu gaarsiin karo aan duqaan wax xun garadkaan ah dani kaba galinin oo xaare muuse biixi cabdi iyo qowlaysatada snm iyo garacyada iidoortu marqaan buurmadoobow wacane qosol iskula walaahoobay oo caruurtii qabxadii snm ee sahra halgan wadatay habaar iyo cay aysan waxba u kala reebin ummadda somaliyeed ooy wada dheheen taasu waa mudnaantooda ooy social mediya caacda iidoortu wada yeertay oo al shabaab iyo ugus iyo daacishkii ay somaliya u soo direen duq buurmadow cantatab runtii calwasaad cayga la dariirshay oo somaliyeey iidoortu garasho xumaa miyeysan lahayn mid caymin kara oo ceebaha kaba dhowra oo afka qaban kara kuwaas marqaan maanka kaba qaado oo macno daro iska macaacleeya Waagii marsada soomaliyeed laga waayey buurmadow meel cidu boqornimo caleemaha ugu saartay hiraab iyo daarood sabisuuqaan buufis halakeeyey Waagii laga waayey darajada buurmadow sheegtay meelay uga taal ugaastooyada direed inan gumeedkaan iidoor ee somalidiidka ah ee boqornimada beenta ah beenlowgaan la anfariiraaya Waagii sabisuuq buurmadow ay la noqotay inuu suldaantooyadii reer samaale aafo soo galiyo taasoo isaga kuba ekaan doonta War salaadtooyadii reer shiikh isaxaaq ee ahayd xubintii laga siiyey suldaantooyadii reer samaale buumadowgaan doortay inuu fasakho shaalkii muunada iyo magaca ugaastooyada reer samaale laga siiyey meel madala ooy madaxduubta isimada somaliyeed wada joogtay iyo tan direedba. War reer shiikh isaxaaqow maxaad uga aamusteen buurmadowgaan bi'iyey salaadtooyadiinii la idin ka siiyey ugaastooyadii samaale ood u ogolaateen in eey buurmadow magaciin bi'iyo mise buuryo goos buurmadow ayaa afrika sixir idiin ka soo maleegay oo idin la yimid oo idin ku wada daaduunshay oo la idin ka waayey rag iyo dumarba mid waabiya midkaan saqjaajadu dhuustay oo somalidu amarkaag iyo yaab afka labo taako ka kala gaysay Yaahuu yaahuu yaahuu buurmadow sabisuuqow m

  • @NajmaMaxamed-dk2kh

    @NajmaMaxamed-dk2kh

    Ай бұрын

    Nio isaaqu ma beribay ku Waseen waadigan caayayee?

  • @cabdimuusecabdimuuse4681
    @cabdimuusecabdimuuse4681 Жыл бұрын

    .

  • @ahmedaadan2592
    @ahmedaadan25924 ай бұрын

    Shiikh maxamuud cali qablax cilmi muxumed yaxye alaha ku naxaristo Awoowe

  • @Soloman2001
    @Soloman20018 ай бұрын

    Afku afkuu eeday!!

  • @heersare3662
    @heersare36622 жыл бұрын

    War Ileen sagaaro Ima barato. Gobanimo dhago adayg baa igaga hadhay. afku Afkuu eeday.

  • @mahamedali6038
    @mahamedali60383 жыл бұрын

    Odeygaan been. Badnaa ma Ina cabdulle xadan baa jinaad weligii galay ama arkay shabaab buu ahaa soo hormaray umada dhici jiray somali kla reebay duli diinta been kasheegay buu ahaa qaainul diin buu ahaa ale qabaygu

  • @boodaayecadde3884

    @boodaayecadde3884

    3 жыл бұрын

    Hhhhhhhhhh Hhhhhhhhhh yow ladagali jiray hee ingiris iyo inti lashaqeyneysag iyo daba dhilifka u aheyd ayu ladagali jiree wllow

  • @mahamedali6038

    @mahamedali6038

    3 жыл бұрын

    @@boodaayecadde3884 shabaab hada magaaley la jihaadaan suashaa iiga jawab

  • @fariidtv7127

    @fariidtv7127

    3 жыл бұрын

    Qof walbo diinta u dagalama qof waalan baa laga dhigaa

  • @mahamedali6038

    @mahamedali6038

    3 жыл бұрын

    @@fariidtv7127 no no ina cabdulle weligiis diin uma hiiline umaduu sidii shabaab u halaagi jiray waana tan keentay in ale kusido gaalo

  • @hajiaden8891

    @hajiaden8891

    2 жыл бұрын

    @@mahamedali6038 athigu maxad shegeysa , dadki dinta kuso garsiyay ayad inkireysa ee dulka manta dulmiga ku duljogto ku xoreyay,. Qof tagay oo sharaftisana hartay afka hakulabine . Hadad aqli ledahay mesha ad jogto wixi kugu haboon ka qabo

  • @abasdirie5861
    @abasdirie58612 жыл бұрын

    Gobi nimo dhaga adeeg baa igaaga haray.

  • @shucaybabdilaahixuseen3003

    @shucaybabdilaahixuseen3003

    2 жыл бұрын

    ⁰i8

  • @JaamacCabdiqaadir-rw6ni
    @JaamacCabdiqaadir-rw6ni5 ай бұрын

Келесі