No video

Taariikhdii Abwaan Sayid Maxamed Cabdale Xasan

Please watch: "Barnaamijka Cawayska VOA Hargeysa iyo Fannaaniinta Xidigaha Geeska FULL"
• Barnaamijka Cawayska V...
~-~~-~~~-~~-~
Hoyga Fanka & Madadaalada Like, Share, Subscribe & Comment www.facebook.c...

Пікірлер: 150

  • @ubahmohamud6761
    @ubahmohamud67613 жыл бұрын

    Sayid Maxamed geesigii qarniga! Somali legend Allow kuu naxariiso

  • @Omarhajjigurhan490
    @Omarhajjigurhan4904 жыл бұрын

    Ilahy hownaxaristo aderky sayid maxamad cabdile xasan iyo daraawiishti ku shahiidy aamin amin😢😢😢

  • @rahmamahamed7326

    @rahmamahamed7326

    4 жыл бұрын

    Darwiish Gurhan masha allah aniga xita Wan awoowgey ilahay haaa uu naxariisto

  • @Omarhajjigurhan490

    @Omarhajjigurhan490

    4 жыл бұрын

    @@rahmamahamed7326 aamin aamin amin hno qali

  • @Omarhajjigurhan490

    @Omarhajjigurhan490

    4 жыл бұрын

    @@rahmamahamed7326 facbegayga iga soo qabo Darwiish cumar gurxan ok

  • @tufahabdi1450
    @tufahabdi14504 жыл бұрын

    Allah ha u naxariisto Our somali hero Laakiin cid u hiiliso wayey🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdirashidahmed3499
    @abdirashidahmed34993 жыл бұрын

    Alla ha u naxariistee Aw Jaamac taariikdii iyo maansadiiba waa inoo soo dhiciyey .

  • @abdiazizdahirloxos4553
    @abdiazizdahirloxos45535 жыл бұрын

    Ilaahay ha unaxariisto aw Jaamac Cumar ciise,iyo c/Qaadir Xirsi yam yam,iyo intii kale ee dhimatay.

  • @inasayidabdule2251

    @inasayidabdule2251

    4 жыл бұрын

    Abdiaziz Dahir loxos Amiin

  • @deeqcadexl
    @deeqcadexl5 жыл бұрын

    Abwaan halyeey geesi soomaaliyeed sayid maxamed cabdulle xassan allaha unaxariisto

  • @ugaasdhiirshee5815
    @ugaasdhiirshee58156 жыл бұрын

    Hy young man Darawish were not terrorists but a freedom fighters with brave heart.

  • @keysejama5286

    @keysejama5286

    3 жыл бұрын

    They were bloodthirsty mass murderers

  • @rashidxaaj8763

    @rashidxaaj8763

    2 жыл бұрын

    .

  • @xaaxinews9269
    @xaaxinews92694 жыл бұрын

    Suldan nuur xirsi amaan suldanki guud ee belaha habarYoonis 1844 ila 1910ki wuxu aha suldanki ugu horeyay ee sayidka iyo darawishba taagero dhaqaale iyo mid ciidanba u fidiyay 😎

  • @ahmedmusa4856

    @ahmedmusa4856

    4 жыл бұрын

    Suldaan Nuur wuxuu ahaa Suldaan soomaaliyeed

  • @xaaxinews9269

    @xaaxinews9269

    4 жыл бұрын

    @@ahmedmusa4856 waa runta masuuul

  • @ahmedmusa4856

    @ahmedmusa4856

    4 жыл бұрын

    @@xaaxinews9269 Mahadsanid

  • @keysejama5286

    @keysejama5286

    4 жыл бұрын

    Suldaan Nuur isagaaba halgan ka ba bilaabay, sheekaddii caruurta la gaaleeyey na la kulmay sidu qoray ingiriisku. Wuxu ahaa suldaan ka daraawiish ta halku ina Cabdulle Xasan qaatay amiir nimada siday waraaqda ku qorteen 1899 kii ayagoo dawlad sheeganaya. Heshiiskii daraawiish iyo Ingiriis iyo Talyaani ee ilig treaty waxa saxeexay suldaan Nuur oo suldaan ka dawlada ahaa iyo walaalkii Geele Axmed Amaan Taarikhda suldaan Nuur oo dhamays tiran. en.m.wikipedia.org/wiki/Nur_Ahmed_Aman

  • @xaaxinews9269

    @xaaxinews9269

    4 жыл бұрын

    @@keysejama5286 waa run suldaan qaliya bu aha oo gaala nacaybka caan ku aha Dhat dagaalna la galay xarada iyo ingiriskaba xarumuhu ka duuli jirayna burco oodwayne iyo gaashaamo ayay ahayeen

  • @abdiqadiryousuf6537
    @abdiqadiryousuf65373 жыл бұрын

    Allaha u naxariisto Sayid Mohamed Iyo Shuhadadi Daraawish.. Kheer allaha Siiyo Taarikhyahan Aw Jamac Cumar Ciise

  • @FeysalAljaberti
    @FeysalAljaberti8 жыл бұрын

    AW Jaamac Cumar Ciise oo noola Waqtigii Sayidkii , kana mid ahaa Darwiishtii Somaliyeed oo Ka sheekeynaya Taariikhdii Abwaan /Geesiga Afrika ee Somaliyeed Sayid Maxamed Cabdale Xasan** Gabeygiisii "Soo Ma aha" Gudiga Gabayada Sayid Maxamed oo Falanqeynaya, islamarka Micneynaya Midhaha Gabayadiisi [AHUN] - Part 1

  • @keysejama5286

    @keysejama5286

    4 жыл бұрын

    Ma aw Jaamac baa noolaa waagi daraawiish ta, Darwish na ahaa? Waad iga qoslosay

  • @gedefletv6049

    @gedefletv6049

    4 жыл бұрын

    @@keysejama5286 aw jaamac daraawiishtii kama mid ahayn laakiin wuxuu la kulmay rag badan oo daraawiishtii ahaa waana raguu ka ururiyey taariikhdii iyo gabayadii seyidka

  • @galmudug1044

    @galmudug1044

    3 жыл бұрын

    Adeeer, nin yar baa tahay ayaan filaa, taariikhda waa heeynaa, oradoo dib ugu noqo taariikhda, sayid maxamad xasan wuxuu arday wax ka bartay moowlacyadii uu dhisay axamad fiq ka dhisay barbara oo ahaa nasab ahaan abgal cusman , axamad fiqi macalin sayidka ayuu ahaa, alxujaazna u uka xeeyay , waana ninkii aas aasay dowladii daraawiish 19000, , gabayada waxaa ka mid ahaa, axamad fiqi sawaab kaga mahelin sadaqadeeyii ,waxa sidatan iigalay waa seedigeey rumee, xiligii canjeel talwaa ee eeyl.

  • @warsamemayele

    @warsamemayele

    2 ай бұрын

    Aw Jamac cumar ciise imika ma nool yahay mise waa Motan yahay qof iga yaqaan iga war celi

  • @heinzihamann2268
    @heinzihamann22684 жыл бұрын

    maan sha allh allaha unaxariisto sayid mohamed abdule xassan

  • @abzlibaax7412
    @abzlibaax74127 жыл бұрын

    Geesi somali ah mansha Allah ilaahy ha u naxriisto

  • @abdirahmanibrahim4361
    @abdirahmanibrahim43614 жыл бұрын

    Wiil wiil dhalay Allah ha u naxaristo

  • @abdirisaqqorane3162
    @abdirisaqqorane31625 жыл бұрын

    Masha allh rag aad ugasoo halganay wadanka lack n manta meel cidlaaa uuyaala

  • @motalyaani9304
    @motalyaani93043 жыл бұрын

    M.a allaha uwda naxaristo dhamaan halyeyadii somayeed

  • @fatuushartan7483
    @fatuushartan74833 жыл бұрын

    Allah ha naxriisto jndii farďowsa allah ha kaliyo

  • @fatuushartan7483

    @fatuushartan7483

    3 жыл бұрын

    Abwaankii soomiyeed aa taagero

  • @Taagsade123
    @Taagsade1235 жыл бұрын

    Maasha Allaah, waa ka qiseyn halyey mar la arag ahaa. Waxaa se i cajab geliyey sida wanaagsan 'e looga taariikheeyey. Eex dhimaal kuma badna waa sooyaal nadiif ah.

  • @kaltuunhaybe7558
    @kaltuunhaybe7558 Жыл бұрын

    Mashallah waa madal rag aqoonyahane isugu yimaadeen taariikhda hala baarto inshallah

  • @cawkemaxamed3257
    @cawkemaxamed32573 жыл бұрын

    Sayid maxed apdulaahi Hussein alle ha.u.naxariisto asaga iyo umada Muslimka.ah🤲🤲🤲🤲🤲

  • @bulxandahir734
    @bulxandahir7345 жыл бұрын

    Awaaraah bustaleh maalintuu xamar abaarayo waxu tilmamaya fardahu kudagalamayay maray boodhka kicinayan ilahay how maxaristo suugaan dhaxal gala ayu uga tagay umada somaliyeed

  • @xasandaney9454
    @xasandaney94543 жыл бұрын

    Abshir Dhoore Awoowgay Allaha Uu naxaristo Iyo Inti Laamid Ahyd Oo Xaaq Uu Dirirka Ahyd Allaha uu WADA Naxaristo

  • @oowmalaaq6877
    @oowmalaaq68777 жыл бұрын

    Somali inaa kasaayo umaleenaayay.. laakin markaa dhageestay aqayaartan meesha fadhisa iyo gabayadi Sayidka waxaa ii cadaatay inaa bacaad qoor sagaaro kuhaayo!

  • @ahmedmusa4856

    @ahmedmusa4856

    4 жыл бұрын

    Aw malaaq ,saxb aad ayaad u qoraal fiican tahay,hore u soco

  • @maymuunsalaad1201
    @maymuunsalaad12014 жыл бұрын

    Legend of Somalia sayid

  • @abdirahmanhussein9488
    @abdirahmanhussein94884 жыл бұрын

    Maashaa allaaah Allow u naxariiso Daraawiish oo dhan, Allow u naxariiso maxaan jeclahay taariikhdani

  • @abdibadri4402
    @abdibadri44023 жыл бұрын

    Ilaahay hakuu naxariis to

  • @allaaweynninkiiaaminaaawoo8782
    @allaaweynninkiiaaminaaawoo87823 жыл бұрын

    Mansha allaah

  • @duriyadiisayidnuur9735
    @duriyadiisayidnuur97355 жыл бұрын

    ilaahay hau naxariisto sayidkii

  • @xaashixirsiadeer1371
    @xaashixirsiadeer13713 жыл бұрын

    Masha Allaah rugcadaayaal ayaa isku warsaday halkaan

  • @yaakcon
    @yaakcon5 ай бұрын

    Ragaan yaa ka nool? Yaase Somali u haray? Idaajaa waa nool yahay oo waan la socdaa. Abwaanadii Somaaliyeed waa baabah; ilaahayow na badbaadi oo Somali badbaadi.

  • @fatrunmohamud9937
    @fatrunmohamud99379 жыл бұрын

    maasha alaah abwaanada somaliyeed ilaahay janadiisa ha geeyo aamin

  • @abbassmohamed167
    @abbassmohamed1678 жыл бұрын

    geesi geesidhaley yaa kasoo kale naga dhiga

  • @abdifatahfarhan611
    @abdifatahfarhan611 Жыл бұрын

    Geesi Mujaahid Abwaan Deeqsi Abwaan. Afmaal Dirir iyo jihaad intaas sayidka waa ku suntan yahay

  • @maax4315
    @maax43154 жыл бұрын

    Halyey qaran. Buu ahaa iaah naxaristii janno haka waraabiyo

  • @abdisalanali802
    @abdisalanali8023 жыл бұрын

    awjamac ileen wuu arkat cali dhuux allaah haydiin wada naxariisto

  • @faysalahmed7801
    @faysalahmed78013 жыл бұрын

    Shiikh aw xasan kun quraan waxuu aha habar yonis muse ismaciil

  • @AbdullahiMohamedduale
    @AbdullahiMohamedduale9 ай бұрын

    Alle hau naxariisto 😢

  • @abdullahielmi6257
    @abdullahielmi62574 жыл бұрын

    Soomaalida inta badan,waxay qirayaan in uu yahay qof u taagan Soomaalinimo,in ka bada 20 sano ah na la diriraayey gaalo iyo wixii doonaya in ay Soomaaliya iyo dhulkeeda soo galaan. xiligaasi waxa uu ahaa qofka kowaad ee aan

  • @abukarsheikh2268
    @abukarsheikh22684 ай бұрын

    sheıkh abdıle qorıyoow aw xassan xakım kıı darawiish

  • @ahmedismail201
    @ahmedismail201 Жыл бұрын

    Obo waa magac qabiil waana Majeerteen. Waayo yagaa yaaca(fulley) ah.

  • @reallyofislamchannel1990

    @reallyofislamchannel1990

    Жыл бұрын

    Maxaad tiri

  • @samsamm5996
    @samsamm59964 жыл бұрын

    Waa taarikhdii beenta ahayd ee Daaroodku buun buuniyey

  • @kamaalamarre5519

    @kamaalamarre5519

    4 жыл бұрын

    Taariikhda daarood waatariikhdaada walal daaroodna waa dad somaliyeed ee xagay kaajiraan

  • @inasayidabdule2251

    @inasayidabdule2251

    4 жыл бұрын

    Samsam Mohamud ..... taariiqda Daraawiish iyo Sayidka hadii aadan Aminin wadanka London baa ka heli ragii wax ka qoray magacadoodii. Ragii wax aasay markii u dhintay Sayidka oo ahaa (Oromo) baa noolaa waa ka mid ahaa (xajaji isaaq ) wuxuu dhintay 1987. Daraawiishta qabiil ma ahayn ee aday ku dagaalamaysay. No qabiil

  • @jaama20

    @jaama20

    4 жыл бұрын

    @@inasayidabdule2251 dameeraa waaweyn ugu sheekee, Daraawiishi waxay ahaayeen 4 tuug oo geela dhaca oo wadaad Suudaani ah caabuda , ka dibna la daaroodeeyey oo taalooyin been ah loo dhisay ayadoo lays leeyey Isaaq ku xumeeya

  • @inasayidabdule2251

    @inasayidabdule2251

    4 жыл бұрын

    jaama20 ......Qabil iyo qaran kala saar marka hore markaas baad dad la doodi kartaa. 1. Daraawiish somali oo dhan baa ku jirtay taasna baro. 2 Sayidku fardo badan buu lahaa lakin wuxuu ugu jeclee XIIN FANIIN iyo dhoodhimeer aduunka fardaha wuu qiimeyaa taasna ogow. 3. Somaliland waa ragii wax ka aasay taariiqda Daraawiish iyo Sayidka taasna ogow. 4. Sayidka hadii Amaanto iyo hadii aad caydo school somaliya ku dhigtay taariiqda Daraawiish aduunka waxay u yaqaanaan somali hero 🦸‍♀️ marka waxba lagama qaban karo taasna ogow. 5.Taariiqda lama qoro ee iyadaa is qorta taasna ogow 6. Sayidka Allah baa caan ka dhigay taasna ogow. 7. 2019 hadii ay ugu jirto qabilnmo taasna Ha kugu taagnato. Daraawiish iyo Sayidka Allah naxaristo Amin ya rabi.

  • @jaama20

    @jaama20

    4 жыл бұрын

    @@inasayidabdule2251 horta yaa u waramaysaa wiilyaw beenta soo xafiday? ma arimo aan kaaga aqoon badanay ayaad i baraysaa? waxan aad afuufaysid oo dhan waxba kama jiraan waa wixii reerkiinu kugu sbubtay.

  • @galmudug1044
    @galmudug10443 жыл бұрын

    Sayidka waxaa diiinta baray axamad fiqi oo ahaa abgal

  • @AbdiqaniAbdisalan

    @AbdiqaniAbdisalan

    Жыл бұрын

    Arday baywada ahaayeen buu yiri

  • @Djbabou1
    @Djbabou1 Жыл бұрын

    Wariyuhu waxu ka boodsiiyey Taariikhda Sayidka intii aan la oqoon wuuna ka dhex galay markii uu joogay Ninkii Isaaq uu xoolaha siiyey…..,😮

  • @mohamedjama8353
    @mohamedjama83534 жыл бұрын

    Haddanay micnaha '' Isla' joog garanayn" maxay gabayo ka uruurinayaan afsomali

  • @halimamohamed2987
    @halimamohamed29878 жыл бұрын

    Adeer darwiish xaaji suudi maxaad uga gabatay inuu yahay isaaq waa ninkii dhaqankii mahdiga suudan soo geligey darawiishta soomaaliyeed Isaga iyo suldaan nuur oo garab weyn ku lahaaba darawiishta waad ka gabatay

  • @jaleefanofficial3743

    @jaleefanofficial3743

    7 жыл бұрын

    halima mohamed wallo daraawiishtu kacaan gumeysi diidka oo aan cid u xidhneyn buu ahaa barnaamijkuna waa uun taariikhdii sayidka

  • @keysejama5286

    @keysejama5286

    7 жыл бұрын

    halima mohamed dee qabyaalad iyo taariikh isaaq tirtir. waxay sheegayaanba waa been. from 1899 maalintii Daraawiish lagu dhawaaqay ilaa 1906 maliintii heshiiskii Ilig u sheegayo la saxeexday Daraawiish hogaankiisa Daarood waxa ka ahaa uun ina Cabdulle Xasan inta kale Isaaq bay ahaayeen . Dagaaladii oo dhan abaanduulayaashi hore Isaaq bay wada ahaayeen ilaa 1907. 1- Xaaji Suudi. 2- Diiriye Caraale. 3 - Diiriye Guure. 4- Qaybdiid Shabeel. 5- Ducaale Caadle. 6- Suldaan Nuur. 7- Geele Axmed Amaan. 8- Cabdilaahi Shixiri. 9- Xirsi Axmed Amaan. 10- Xaaji Cismaan Naaleye. intaasba Ingiriis baa qoray 1899-1907 nimankaas baa Daraawiish ugu caansanaa. waxan u tirinayo ee Ismaaciil mire ugu caansanyey waa ciyaalkii Daraawiish ku soo biiray 1912 iyo wixii ka danbeeyey.

  • @issasharmarke7360

    @issasharmarke7360

    6 жыл бұрын

    halima mohamed

  • @bulxandahir734

    @bulxandahir734

    5 жыл бұрын

    halima mohamed Xaaji sudii shabeelle ilahay haw naxariisto sayidku ninka wa jecla ninki gabaygisa ka qaban jiray marka laga reebo ninka labaad ayu aha sayidku kusoo halqabsado gabayadiisa suudow sadka wa jane samac kalamkayga salalah layeelyow adaan sakiin ku ahaye yaa kamid aha gabayga kuso halbqabsaday

  • @Rooraa01

    @Rooraa01

    4 жыл бұрын

    @@keysejama5286 khalad weyn ayaad gashay ganankaagan yari ismaaciil mire ciyaal muu ahayn horta sayidka ayuuba ka weynaa ragan aad sheegaysaana waa been iyo taariikh aad samaysanayso tusaale aniguba waan iska qor qoran karaa magacyo aan jirin markaa adeer naga daa taariikhda aad samaysanayasid

  • @Djbabou1
    @Djbabou1 Жыл бұрын

    OLMAMI Waa Caawin .

  • @xasanmadamed2009
    @xasanmadamed20093 жыл бұрын

    Waalayaab

  • @Djbabou1
    @Djbabou1 Жыл бұрын

    UNAAX waa Ganaax .

  • @gaaxnuug8325
    @gaaxnuug83252 жыл бұрын

    obo waa jilib kamid ah akishada

  • @abdi1502
    @abdi15028 жыл бұрын

    duqa gabayga akhriyaya kuma haboonayn inuu akhriyo ,waxaa meesha fadhiya awjaamac iyo idaajaa iyo yamyam iyagey ku haboonayd in wax laga weydiiyo

  • @abdullahifarah8099

    @abdullahifarah8099

    7 жыл бұрын

    waxay uga aamuseen inuu wax khaldayeey og yihiin sidaaseey oga aamuseen taariikhdeey khaldayaan kumana dhacaan inay toos u soo sheegaan war hooy ka run sheega taariikhda sayidka halyeeygii soomaaliyeed ilaaheey mahadii dadkiisa jooga oo idin maqli hadaad leexisaan iidoor iyo wixii la halmaala waa la idinla socdaa gabayadiina ha ku badalina idinkaa yiri ee sidaa u dhaha gabay uu isagu tiriyay buu sayidka dusha ka saarayaa beeni raad ma leh beenaloow uunbaa run mooday wbt

  • @Djbabou1
    @Djbabou1 Жыл бұрын

    UUBATO waa Oohin.

  • @msalwemudugi

    @msalwemudugi

    Жыл бұрын

    Laga yaabee in ay kala duwanyihiin macnaha erey bixinta deegaanada Soomaaliyeed, balse anigu weligeey iyo waaqeey Uubato waxaan u aqaannay bahal yeeyda oo kale ah dawacadana ka wayn weerkana ka yar oo habeenkii weliba marka ay cadada ama dayaxa tahay qayliya. (wolf)

  • @yusufmohamed7549
    @yusufmohamed75493 жыл бұрын

    Idaajaa qayaalad ayaa madam madartee taariikh in waydiiyo ma,ahayn

  • @Djbabou1
    @Djbabou1 Жыл бұрын

    OBO waa xoolaha aan la dhaqan 😂

  • @diinumadluqadAmiirmidnimoWalaa
    @diinumadluqadAmiirmidnimoWalaa6 жыл бұрын

    Adeer taariiqda runta anaga heeyno, Fakir ka iyo in jamhuriyad lasameeyo iyo in ummada diin lagu xukumo sayidka ma aheeyd ee wuxuu ahaa al xaaji AXMEDFIQI oo ahaa abgaal, runt wakaas, hadii kalee tariiqda beenta isku sheega.

  • @garsayfsomali

    @garsayfsomali

    5 жыл бұрын

    ma taarikhda ayaad qabyaaladeese? kkkk

  • @sulekamuhamed7769

    @sulekamuhamed7769

    2 жыл бұрын

    Abgal aa wax fahan horta qabyalad hakuordine

  • @Djbabou1
    @Djbabou1 Жыл бұрын

    ARDAAL waa Dibad joog.

  • @saaddaud3882
    @saaddaud38827 жыл бұрын

    axmed godonihi qarnigasuu ahaa wase la buunbuunshay wadadka

  • @abdulljama4591

    @abdulljama4591

    7 жыл бұрын

    Saad Daud halyeey buu ahaa sayidkii

  • @abdulljama4591
    @abdulljama45917 жыл бұрын

    rag culus baa fadhiya

  • @nuunegaraad3758
    @nuunegaraad37583 жыл бұрын

    Aj0p

  • @hassanosman4236
    @hassanosman42364 ай бұрын

    The dataawish were nationalists who liberated somalia .you can't equate them with terrorists .you are out of order

  • @xyssinkeydiid6555
    @xyssinkeydiid65557 жыл бұрын

    daraawiish (NIMANKA AFKA DUUBAN) ayaa ka sharaf badneyd ee mushkiladu waxa weeye AWW JAMA IYO IDAAJA oo aad u JUBEESAN AYAA KULA DUL KUFAY QABYAALADA IYO Qandaraas UU ku siiyey KACAANKII inay bunbuuniyaan kana dhigaan DAAROODISM WAA FAASHIL WAXANI

  • @omarserbiya2007

    @omarserbiya2007

    5 жыл бұрын

    Haday kumaqli lahayen darawiishti xilaa jirtay wad googilahayd runtii afartii cidan ee kaargooye manta hadalka nacda ah mad tirahdeen runban kushegayaye

  • @inasayidabdule2251

    @inasayidabdule2251

    5 жыл бұрын

    XYSSIN KEYDIID GUMAYSIGU WUXU YAHAY BAADAN aqoon

  • @nuunegaraad3758
    @nuunegaraad37583 жыл бұрын

    À

  • @razaakalwasiim8192
    @razaakalwasiim81926 жыл бұрын

    Odayga gadhka cas leh kulaha warqad qalada ba laso qoray tunta qofka caqliga leh wu arkaya

  • @keysejama5286
    @keysejama52867 жыл бұрын

    been badanaa Idaajaa ma xishoode. ma Ismaaciil Mire oo caruur ahaa waagii dagaaladii hore ayaa ka qayb galay. hesiishka ilig u sheegayo 1906 Ismaaciil wuxu ahaa ciyaal maqasha raaca.

  • @mohamuudkooshin5099

    @mohamuudkooshin5099

    6 жыл бұрын

    keyse jama wllo ismaacil mirre sayidka asga ka weynan. Inkasto ay isku gu dhasheen, guga gobaysane la dhaho oo 1856 lagu qiyaaday.

  • @jaama20

    @jaama20

    4 жыл бұрын

    @@mohamuudkooshin5099 ma dhallan Ismaaciil Mire wuxu dhashay 1878, ina Cabdulle Xassna wuxu dhashay 1868

  • @Rooraa01

    @Rooraa01

    4 жыл бұрын

    @@jaama20 aaryaa beenta jooji nio isaaqii la yaqaanay ma tihide cuqdada iska yaree adiga uunbay kuu darantahaye ismaaciil mire iyo sayidka waxa weynaa ismaaciil mire

  • @keysejama5286

    @keysejama5286

    4 жыл бұрын

    @@Rooraa01 ismaaciil ilkoole waraysgiisi 1948 waa la hayaa 3 sanadod ayuu daraawiish ka ahaa baraanbure

  • @Rooraa01

    @Rooraa01

    4 жыл бұрын

    @@keysejama5286 ama saddex sanno haka ahaado ama kun sano 'e adigu mxd tahay horta ninkan ismaaciil mire la yidhaahdo afkiisa ayuu dadka isku baray waana haybad ilaahay siiyey gabayadiisa aan ku dhigatay schoolka oo lagu dhigto schoolada somaliland manhajkoodana ku jira waxaa kamida RAGOOW KIBIRKA WAA LAGU KUFAAYE KAA HALA OGAADO anigu wxn ku dhigtay dugsiga hoose / dhexe ee maxamed cali dayib ee hargaysa ku yaal gaar ahaan xaafada isha boorama ee jaamacada hargaysa dabadeeda markaa isaaqna waad sheeganaysaa oo wxd leedahay ismaaciil mire waan necbahay hadana manhajkaaga ayuu ku jiraa adigaa ku qortay oo ka maarmi waayey oo lacag ku bixiyey. Markaa ha daalin gabayadiisuna ilaa qiyaamaha wey jirayaan adigana weykaa d'a weyn yihiin markaad dhimatana wey jiri doonaan mxd samayn markaa

  • @caarshedheere7707
    @caarshedheere77079 жыл бұрын

    Ma moodaa afka somaliga DAAROOD uunbaa QEEXI kara ,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,EXL ALL DAAROOD PANEL. ,,,,,,,,,,,,,AW gii bay leeyihiin SHEIKH, THE ONLY NOBLE HERE IS THE AAAAAAAAAAAAWWWWWWWWWWWW

  • @flower-vu6lp

    @flower-vu6lp

    8 жыл бұрын

    war daaroodka SOOMAALIGA waa la barey ee lamaba yaqaan meel ey ka yimaadeen

  • @abdullahifarah8099

    @abdullahifarah8099

    7 жыл бұрын

    iidoor jiran baa tahay daarood waa la yaqaan sayid kuna geesi halyeey ah buu ahaa abwaan waa iidoor hadalkii inay bah dilaan bay u leeyihiin daraawiishna waa ogaadeen iyo dhul bahante in yaroo soo raacda beeni raad ma leh taariikhdiisana leeydiin weeydiin mayo ee ha khaldina taariikhda all shayaadiin wbt

  • @mohamedothman7519
    @mohamedothman75198 жыл бұрын

    Sheeko JaBan iga dheh odaygii geela dhici jiray miya taariikh laha!?

  • @user-nv4bo7hx7t

    @user-nv4bo7hx7t

    6 жыл бұрын

    Moh Othman subxanallah walal gaal iyo islaaam wAY wad og yihn adi ma qabiil necayb baa sidaa ugu hadli

  • @3Goats94

    @3Goats94

    3 жыл бұрын

    Abti langab bad tahy hahahhah ogaden ma gratid

  • @ikraanguuled

    @ikraanguuled

    Жыл бұрын

    Caac kuwa lagumaysan jiray miyaa ka midtahay waeyaa

Келесі