Mujaahid s maxamed cabdulle xasan alle ha naxariisto
@amiinwadani29695 ай бұрын
2024 caawo khamiisa Allah yaa raxma Siyad mohamed ❤
@inasayidabdule22512 жыл бұрын
MASHA ALLAH
@Tasniim1Ай бұрын
Allah raxma Sayid Maxamed Cabdulle Xasan.
@mohamedmuhumed74243 жыл бұрын
Seydka qisoynkisa noso badiya fadlan
@siciidwarsame25763 жыл бұрын
Masha Allah
@Gustde3 жыл бұрын
Masha Allah Sxb
@ugaaspadri76162 жыл бұрын
Radiyalahu canhu rabbi hakaa raali noqdo
@user-zo4wf1qw1t17 күн бұрын
Ale haunaxaristo
@bariraabubarkar20113 жыл бұрын
Ilahayow kuu naxariiso
@mareexan10 ай бұрын
Woow allah yarhama 💯🙏🙏
@abdisamadahmed44952 ай бұрын
IlaahY ha u naxariisto wuxuu ahaa geesi adag , oo tol waayey qabiil waxba saydka lagagama gurin ilahay naxariis jano ha ku siyo Abdi samed .
@hoodahabby99533 жыл бұрын
Keep Going
@yassinadan14552 жыл бұрын
Ilaahy how naxariisto sayidkii iyo dhamaan daraawiishtii xaq u dirirka ahayd
@user-hp8id3ux5h7 ай бұрын
😮idinka dalkaba lehe dowlad maad unoqotan
@ugaaspadri76162 жыл бұрын
Diin ninkan lahayn dameer caynsan weeye waar maxad duuflayahow cadaawaha ugu taranteen wanka dacasha wayn iyo ma dagada bad u xililateen 😭😭 Somalidu mustaqbal koda iyo dalkooda iyo aayahoda ma eegan cidna ma beenin kareyso waxey dhadhamiyan bay ka dooranayan Ah ah Allow u naxariiso run badanaa
Sayidku gabaygiisu suu u dhisanyahay farshaxanka cajiib weye
@youzufahmed2809 Жыл бұрын
Sheeko Sayidka dadkii ka soo yaacay dhulbahante aya u daraa magan usoo galay isaaq imikana iyagaa ku faana, miyuu cabi jiray sayidku,
@bdjvrj30032 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Muxammadamiin6 ай бұрын
09:02
@awenoolays65402 жыл бұрын
Waxmagarad inan gumeed iidoor somalidiidow wax la waayey ruuxaas waashay baa doona waligiise Inan gumeed iidoor somalidiid xinle, xunle, xasadle tiilka ba'ay waa isagii isyiri: somaliya dad iyo dal iyo diin adiga iyo kenya ku qabsada kuma qadaysaane Saqiir baa hooyo macaan dhimatay ku dul ooya muuse biixi cabdiyow intaan cidiba soo heline Inan gumeed iidoor somalidiid kornayl taanihii saakaarka xumaa ee shanta kaare ee iidoorta tigreey siisay oo habraha daaroodka sool iyo sanaag ku cayrcayrsan jiray ayaa ku caacleeyey digil iyo miriflaha laascaanood iyo ceerigaabo tarxiil iidoortu qoor isu yeeshay iyadoo ay sanka uga duran yihiin daaroodka iyo samaroonta iyo ciisaha intii somaliya soortu kaba qaaday cajuuskaan cooshadoobay somlida koofureed uu ka caraysiiyey in kastoo aysan digil iyo mirifle falin inan gumeed iidoor somalidiid doorshaan sidiisii uu saxaro uba sayrsayrshay Qoomuluutka ayaa iska raaca ina kaahinow cid kastoo qosol ugu deeqda waayo erayga geey (gay) waa faraxsane sida qaamuuska laga helayo Cajuus gaal ihi barako ma leh saleemaan gaalow sidii Guule (Allaah) noo sheegay Cajuusad cirqowday oo dabadii iyo daamankii isku dhaceen oo wali dhilaysato ah oo sharr iyo balaba sheeg sheegta edna aadan somalidu way ku wada taqaan sabankaan joogno taasoo somaliya aan marnaba hore looga maqal waa la soo marayba Oo cajuusad dhexe sahra halgan ay macaws u xiratay siday qawlasatada iidoorta snm iyo garacyada iidoorta saf ka soo wada galeen markay galmo ugu deeqday sidii iyadu ay warisay oo iyadoo ku faanaysa inay mujaahidad snm-a tahay oo shaqadii ay u halgameen snm barkeedii sidaas u soo qabatay habartaan sinada kuba faanaysa Cajuus dhurwaaboobihii caac iyo cabasho la cabaadaayey oo caynka uu yahay somalidiid iyo somalidoon midnaba boonayste faysal cali waraabe waatuusan caanka ku ahaaye Oo kuwaan iyo kuwo ka badan oo la dhaqana inan gumeed iidoor waa wuxuu washaynsigaani caanka kuba yahay wakhtiga la joogno Citiraafka inan gumeed iidoor somalidiid uu maanta rabo waatuu ka yiri cigaal caymo: wax la waayey geelow nin waalan baw duda'e Inan gumeed iidoor somalidiidow faranji iyo gaal madoobe daba gashay oo daacad noqotaye habarti cay dabamadoobow miyey beelahood daraja sare kaa siinin, waa idinkaan sawaab yahaw somaliya dadkeedii iyo dalkeedii iyo diinteedii sacsaca ku ahaaday Inan gumeed iidoor somalidiidow maad talo iga maqasho oo bahdaada soomaliyeed dhinac ka soo raacdo oo Biyomaal kuma nicinine maad bar uu ka ahaato Oo biyomaal haduu bun sharuur kuu shiilo durbaba waad bogsanaysaaye Cudurkaas iyo cashigaas baas ee caqliga iyo curuqyada idin ka galay ee citiraafdoonka ah runtii fay waabad kaba orane. 15
@axmedsahal7268 Жыл бұрын
War ninku muxuu ahaa ..bisinkee .umadiiba wuu dhameeyey.horta sayidka yaa u dirsaday jahaadka .cayda iyo afxumada kasoo baxaysa weli ma maqal wax islaan ah oo ku hadlaaya weliba wadaad sheeganaya hhhhh
@KhadarDek-k3v25 күн бұрын
😂😂😂😂
@ugaaspadri76162 жыл бұрын
Dadka aad raacdeen isna wey idin diga gubi dibna deeqa eebahay dibinta saari maysan allaa akbar wuxuu la hadlayaa dad kii soomaaliyed eee taabacsanaa gaaalada racsanaa cil badana maalintaa Dadkeygu muu hal meel ah ka jeedsado sidaaa diiraaan sayidku waax ugu tusaaleynayo hadal kiisa iyo waanadisa maqlaan maanta tan ma tagnaateen mushahaaro been nafta ku maaweelinayan
@shaashshah2707 Жыл бұрын
War reerka ileen sayed kaa nagu diray
@ahmedessa60742 жыл бұрын
I doorbaa wadnaha u galay odayga shaw
@anasgaalerii19565 ай бұрын
6831 5:43
@sakariyehanad2434 Жыл бұрын
Qa
@xiisemedia69712 жыл бұрын
ARGAGAXISO AHAA SHEEKH NA MA AHAYN EE NIN WAALAN BUU AHAA YAA U XALAALEEYAY DADKA DHIIGOODA IYO XOOLAHOODA
@abdisahalyassin997
8 ай бұрын
Diinta baro gaalo raacyahy aan xitaa micnaha islaam aqoon
@huzniyousuf86263 жыл бұрын
Dhiigyacab ayu ahaa ina Caro seed reer Hagar oo culimo wada,ah ayuu murtidiin kusheegaya
@Shaakiryare690
Жыл бұрын
Laablakac kala tag Sayidka Nin wuxu ahaa Diinta aad u yaqaan mana aheyn masaal gaab sadar bartay
@huzniyousuf86263 жыл бұрын
reer Hagar maxaa kudiray sayidka iLeeen reer Hagar iyo cali gari waa isku axmed garaade
@elmimuhiyadiin7746
3 жыл бұрын
Huzni Yousuf : dee reer Hagar falaago ayaay ahaayeen, oo waxaay kasoo horjeedeen Daraawiishta, halka Cali Geri aay ahaayeen kuwa taabacsan Daraawiishta
@taariikhogaden1029
2 жыл бұрын
@@elmimuhiyadiin7746 ___ Cali geri laftigooda kuwii uhoreeyee daraawiish ka baxay ahaayeen iyadoon duqaymuhu bilaaban
@adenhersi4127
Жыл бұрын
Nio awawgay ayaa ragaa falaagada ah ka mid ahaa . Magaciisana waxaa la oran jirey: cabdi naaleye ( cabdi googooye) ilaahay janadii ha siiyee. Waxaan u malaynayaa inuu gacanta daraawishta ku baxay.
@bigboss8700
7 ай бұрын
Cali gari abtiyadiibay ahaayeen mida kale dhulbahantoo dhan buu laayay oo uu baabi'iyay wixii raacay mooyee waxaa lasheegaa dhulbahante cidii uhoraysay inay ahayd maxamed muuse oo markii horeba waxay ahaayeen wadaado sida la sheegay markii uu gabay iyo awood wax kufahansiiyay dhulbahante badankiisu raac reer hagar uu ugalay habaryoonis mooye oo uu meeluu la gaadho waayay ee markasta odhan jiray waa ehlu naar hagar aadam👍
@AbdiRoble-mu6cz
3 ай бұрын
Masafada ugu horreysa wuxuu tiriyey markii lasoo saaray sharcigii degaanka lagu ilaalinaayey ee la mamnuucay laynta ugaadha, kanna wuxuu inooga dhigay bilowgii daraawiishta,
@Tasniim1Ай бұрын
Naasili xunbaa lagu yaqaan nimamka iidoor’ Mooy baad tihiin aan qalbiga nuurba loogaline’Wax kaneefsan toban jeer wixii naaqurta lahaaye’ kanacawdu shaydaamadaad nacam tidhaadaane’ Naar quutayaal iyo kufri baad nabiyo moodeene’ Naarta waxaa idinku guri nabalayaashiiye’Nagoow tihiin faranjigii nalashka dheeraaye’Nacaluhu kuwuu fuulay baad daba nashlaysaane Waxbaa kadhacay 😂😂😂. Ileen reerahani waxay ilaa maanta ingiriis ingiriis ugu hayaan oo ay uleeyihiin xuduud baanu soo xiraynaa ee dhulbahante ugu haystaan deegaanadooda waa dad noocan ahaa? Allah kamagan.
@bishaaromaxamed-si4up29 күн бұрын
Fiska ka fiska
@Kabasofrpcompany3 ай бұрын
😅😮😊😊Àà
@hiboabdi1942 Жыл бұрын
Alla beenbadanaa
@Tasniim1Ай бұрын
Awyaaloow maad duushaan jahaad mowdareertaan warmo danana iyo seef degta maad kuqaadaan waar maxaad dufaayoow cadaawe ugu daranteen’ wanka doosha weyn iyo madagaad uxilateen? Dawasigu mafiicnee qandiga mayska duubtaan? Idinkaa Dalkaba lehe Dawlad maad unoqotaan?
Пікірлер: 101
~Mufti sheekh ah maamule xurmale macallinkii diinta ~Madxaf kaydsan taariikh mugliyo, mahadkii ciiddayda ~Murtad laaye gaalada makale, cadowga meel saare ~Mujrim dooxe tuugada mirjiye, maagashada diide ~Masiir dhiciye gobannimo mucliyo, muunad ila doone ~Mucjisadii ilaahay arladan, maalin ugu deeqay ~Sayid maxammedkii miigganaa, iyo waligii soo muuqday
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Somaliyeey ma maqasheen geeraarka maansiyo halkuu gabaygu soo maray laydkama muquunshee
🌼 Baarakallaah 🌼 Digtoonaada abidkiin Dunidu waari maysee
@Shamuureofficailly
Жыл бұрын
Toljecle adkayaal
Asc maansha ALLAAH horay u soco walaal insha ALLAAH
Shukran wllo aadbaad umahadsantahy qayladii musigadana waad inga reebray
Masha Allah Gabayadan Wa Lo Baahanyahay Soo Uruuri Mahadsanid
@ugaaspadri7616
2 жыл бұрын
Fiid cade walalle xafiid isku day bal
Sxb Waa Mahadsantahay
Sayidkii geeesi waaaye wlhi💖💖💖💖💖
Mansha Allaah wlllo noo siiiwad sheekooyinkii iyo taariikhdii sayid
Waa Wax Loo Baahanyahay Ku Dadaala Inaad Soo Uruurisaan Insha Allah
@bestleader8294
6 ай бұрын
Yes mommy 😌
Anaa u horeeya maanta like iyo share
Allow u naxariiso SAYID MAXAMED CABDILLE XASAN, geesi geesi dhalay oo SOOMAALIYA xoreeyay buu ahaa.
Yaa arxam raaximin rabbi hakuu naxariis to
Shukran mr SP
Masha Allah Qarni Joog
Mujaahid s maxamed cabdulle xasan alle ha naxariisto
2024 caawo khamiisa Allah yaa raxma Siyad mohamed ❤
MASHA ALLAH
Allah raxma Sayid Maxamed Cabdulle Xasan.
Seydka qisoynkisa noso badiya fadlan
Masha Allah
Masha Allah Sxb
Radiyalahu canhu rabbi hakaa raali noqdo
Ale haunaxaristo
Ilahayow kuu naxariiso
Woow allah yarhama 💯🙏🙏
IlaahY ha u naxariisto wuxuu ahaa geesi adag , oo tol waayey qabiil waxba saydka lagagama gurin ilahay naxariis jano ha ku siyo Abdi samed .
Keep Going
Ilaahy how naxariisto sayidkii iyo dhamaan daraawiishtii xaq u dirirka ahayd
😮idinka dalkaba lehe dowlad maad unoqotan
Diin ninkan lahayn dameer caynsan weeye waar maxad duuflayahow cadaawaha ugu taranteen wanka dacasha wayn iyo ma dagada bad u xililateen 😭😭 Somalidu mustaqbal koda iyo dalkooda iyo aayahoda ma eegan cidna ma beenin kareyso waxey dhadhamiyan bay ka dooranayan Ah ah Allow u naxariiso run badanaa
Allaha unaxariisto
Gabayga 1aad magicii zxp
Horay Usoco Saxb
Gabyadan markad dhagaysato waxad ka qaadaysaa Geesinimo iyo dhiiranaan.. Waxad dareemaysaa sida sayidku somali ula hadlay noocay ahaataba Somali gaalo Jecel bal mujahidkaa waxay ku Haysteen maxad Gumaysiga ula dagaalamaysaa Iyagana goonu ula hadlay inagoo so soconayna wuu ino sii dardaarmay Doodna waxan uleeyahay dumarka iyo caruurta Dumarkiyo caruurtow dadki idinka waynaa haday idin duleeyeen Danbi kama ay yaabine cunnay idinka doorteen Gabayadiisu waa xikamd socota mansha allaah Iilka lagu Jannee aabe Sayid Mohamed Cabdille Xasan
Axmada..guuray
Habar yoonis libaaxyo❤❤
Daahir cudhadh
Maandhow Xaqa aan daboolay maxa idinka daahay dawirsigu mafiicnee qandiga maiska dubtaan Mansha Allah QARNI JOOG Soo badi
❤❤❤❤❤
❤❤
Ninkaan waxaa ladhahaa Daahir cudhaadh qaybihiisa kale Noozoo gali
@Qarnijoog
3 жыл бұрын
Insha Allah
@hamseabdilaahi1763
3 жыл бұрын
@@Qarnijoog xage joogta taarikhda sayiidka anigaa haye waxa badne
@Qarnijoog
3 жыл бұрын
@@hamseabdilaahi1763 Mahadsanid Walal Nomber kaan Igala So Hadal Ilaa Iyo Bari Hormuud +252615643906 Mogadisho
War ninku imtixaan buu ahaa wllhi Sayidku 😂😂
❤❤❤❤❤❤
Somali cil ma qabteen xitaa hadey dayni lahaayen uu ka nabad gali lahaa aysan jaajuusaynin dadka Soomaaliyeed oo ayna sayid adhax jabinaynin Soomaali wayn maalintaa uu nooolaaaa gumeysiga kuu ka kicin lahaa dadwaynaha soomaaliyed
Mujaahid
M a
Gadhxejis dhamaantood way kasoo horjeedeen gumaystaha waana sababta hadda loogu diidanyahay inay somaliland madaxweyne kanoqdaan
@bigboss8700
7 ай бұрын
Waa run lkn maaj dab is galino
🎉
Sayad sharafleh ayuu ahaa
@caaqilaxmadsaxne1723
2 жыл бұрын
Halgmaa sayid maxamad
@caaqilaxmadsaxne1723
2 жыл бұрын
Wali alaah
Sayidku gabaygiisu suu u dhisanyahay farshaxanka cajiib weye
Sheeko Sayidka dadkii ka soo yaacay dhulbahante aya u daraa magan usoo galay isaaq imikana iyagaa ku faana, miyuu cabi jiray sayidku,
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
09:02
Waxmagarad inan gumeed iidoor somalidiidow wax la waayey ruuxaas waashay baa doona waligiise Inan gumeed iidoor somalidiid xinle, xunle, xasadle tiilka ba'ay waa isagii isyiri: somaliya dad iyo dal iyo diin adiga iyo kenya ku qabsada kuma qadaysaane Saqiir baa hooyo macaan dhimatay ku dul ooya muuse biixi cabdiyow intaan cidiba soo heline Inan gumeed iidoor somalidiid kornayl taanihii saakaarka xumaa ee shanta kaare ee iidoorta tigreey siisay oo habraha daaroodka sool iyo sanaag ku cayrcayrsan jiray ayaa ku caacleeyey digil iyo miriflaha laascaanood iyo ceerigaabo tarxiil iidoortu qoor isu yeeshay iyadoo ay sanka uga duran yihiin daaroodka iyo samaroonta iyo ciisaha intii somaliya soortu kaba qaaday cajuuskaan cooshadoobay somlida koofureed uu ka caraysiiyey in kastoo aysan digil iyo mirifle falin inan gumeed iidoor somalidiid doorshaan sidiisii uu saxaro uba sayrsayrshay Qoomuluutka ayaa iska raaca ina kaahinow cid kastoo qosol ugu deeqda waayo erayga geey (gay) waa faraxsane sida qaamuuska laga helayo Cajuus gaal ihi barako ma leh saleemaan gaalow sidii Guule (Allaah) noo sheegay Cajuusad cirqowday oo dabadii iyo daamankii isku dhaceen oo wali dhilaysato ah oo sharr iyo balaba sheeg sheegta edna aadan somalidu way ku wada taqaan sabankaan joogno taasoo somaliya aan marnaba hore looga maqal waa la soo marayba Oo cajuusad dhexe sahra halgan ay macaws u xiratay siday qawlasatada iidoorta snm iyo garacyada iidoorta saf ka soo wada galeen markay galmo ugu deeqday sidii iyadu ay warisay oo iyadoo ku faanaysa inay mujaahidad snm-a tahay oo shaqadii ay u halgameen snm barkeedii sidaas u soo qabatay habartaan sinada kuba faanaysa Cajuus dhurwaaboobihii caac iyo cabasho la cabaadaayey oo caynka uu yahay somalidiid iyo somalidoon midnaba boonayste faysal cali waraabe waatuusan caanka ku ahaaye Oo kuwaan iyo kuwo ka badan oo la dhaqana inan gumeed iidoor waa wuxuu washaynsigaani caanka kuba yahay wakhtiga la joogno Citiraafka inan gumeed iidoor somalidiid uu maanta rabo waatuu ka yiri cigaal caymo: wax la waayey geelow nin waalan baw duda'e Inan gumeed iidoor somalidiidow faranji iyo gaal madoobe daba gashay oo daacad noqotaye habarti cay dabamadoobow miyey beelahood daraja sare kaa siinin, waa idinkaan sawaab yahaw somaliya dadkeedii iyo dalkeedii iyo diinteedii sacsaca ku ahaaday Inan gumeed iidoor somalidiidow maad talo iga maqasho oo bahdaada soomaliyeed dhinac ka soo raacdo oo Biyomaal kuma nicinine maad bar uu ka ahaato Oo biyomaal haduu bun sharuur kuu shiilo durbaba waad bogsanaysaaye Cudurkaas iyo cashigaas baas ee caqliga iyo curuqyada idin ka galay ee citiraafdoonka ah runtii fay waabad kaba orane. 15
War ninku muxuu ahaa ..bisinkee .umadiiba wuu dhameeyey.horta sayidka yaa u dirsaday jahaadka .cayda iyo afxumada kasoo baxaysa weli ma maqal wax islaan ah oo ku hadlaaya weliba wadaad sheeganaya hhhhh
😂😂😂😂
Dadka aad raacdeen isna wey idin diga gubi dibna deeqa eebahay dibinta saari maysan allaa akbar wuxuu la hadlayaa dad kii soomaaliyed eee taabacsanaa gaaalada racsanaa cil badana maalintaa Dadkeygu muu hal meel ah ka jeedsado sidaaa diiraaan sayidku waax ugu tusaaleynayo hadal kiisa iyo waanadisa maqlaan maanta tan ma tagnaateen mushahaaro been nafta ku maaweelinayan
War reerka ileen sayed kaa nagu diray
I doorbaa wadnaha u galay odayga shaw
6831 5:43
Qa
ARGAGAXISO AHAA SHEEKH NA MA AHAYN EE NIN WAALAN BUU AHAA YAA U XALAALEEYAY DADKA DHIIGOODA IYO XOOLAHOODA
@abdisahalyassin997
8 ай бұрын
Diinta baro gaalo raacyahy aan xitaa micnaha islaam aqoon
Dhiigyacab ayu ahaa ina Caro seed reer Hagar oo culimo wada,ah ayuu murtidiin kusheegaya
@Shaakiryare690
Жыл бұрын
Laablakac kala tag Sayidka Nin wuxu ahaa Diinta aad u yaqaan mana aheyn masaal gaab sadar bartay
reer Hagar maxaa kudiray sayidka iLeeen reer Hagar iyo cali gari waa isku axmed garaade
@elmimuhiyadiin7746
3 жыл бұрын
Huzni Yousuf : dee reer Hagar falaago ayaay ahaayeen, oo waxaay kasoo horjeedeen Daraawiishta, halka Cali Geri aay ahaayeen kuwa taabacsan Daraawiishta
@taariikhogaden1029
2 жыл бұрын
@@elmimuhiyadiin7746 ___ Cali geri laftigooda kuwii uhoreeyee daraawiish ka baxay ahaayeen iyadoon duqaymuhu bilaaban
@adenhersi4127
Жыл бұрын
Nio awawgay ayaa ragaa falaagada ah ka mid ahaa . Magaciisana waxaa la oran jirey: cabdi naaleye ( cabdi googooye) ilaahay janadii ha siiyee. Waxaan u malaynayaa inuu gacanta daraawishta ku baxay.
@bigboss8700
7 ай бұрын
Cali gari abtiyadiibay ahaayeen mida kale dhulbahantoo dhan buu laayay oo uu baabi'iyay wixii raacay mooyee waxaa lasheegaa dhulbahante cidii uhoraysay inay ahayd maxamed muuse oo markii horeba waxay ahaayeen wadaado sida la sheegay markii uu gabay iyo awood wax kufahansiiyay dhulbahante badankiisu raac reer hagar uu ugalay habaryoonis mooye oo uu meeluu la gaadho waayay ee markasta odhan jiray waa ehlu naar hagar aadam👍
@AbdiRoble-mu6cz
3 ай бұрын
Masafada ugu horreysa wuxuu tiriyey markii lasoo saaray sharcigii degaanka lagu ilaalinaayey ee la mamnuucay laynta ugaadha, kanna wuxuu inooga dhigay bilowgii daraawiishta,
Naasili xunbaa lagu yaqaan nimamka iidoor’ Mooy baad tihiin aan qalbiga nuurba loogaline’Wax kaneefsan toban jeer wixii naaqurta lahaaye’ kanacawdu shaydaamadaad nacam tidhaadaane’ Naar quutayaal iyo kufri baad nabiyo moodeene’ Naarta waxaa idinku guri nabalayaashiiye’Nagoow tihiin faranjigii nalashka dheeraaye’Nacaluhu kuwuu fuulay baad daba nashlaysaane Waxbaa kadhacay 😂😂😂. Ileen reerahani waxay ilaa maanta ingiriis ingiriis ugu hayaan oo ay uleeyihiin xuduud baanu soo xiraynaa ee dhulbahante ugu haystaan deegaanadooda waa dad noocan ahaa? Allah kamagan.
Fiska ka fiska
😅😮😊😊Àà
Alla beenbadanaa
Awyaaloow maad duushaan jahaad mowdareertaan warmo danana iyo seef degta maad kuqaadaan waar maxaad dufaayoow cadaawe ugu daranteen’ wanka doosha weyn iyo madagaad uxilateen? Dawasigu mafiicnee qandiga mayska duubtaan? Idinkaa Dalkaba lehe Dawlad maad unoqotaan?
Iidor iyo daarood ileen waligoodba dagaalba kadhexeeyay dagaalkastana daaroodba guulaysan jiray sida gabayada sayiska ka muuqata😂😂😂
@Qurbaawi2002
13 күн бұрын
Darawiishtu cid kastaa waa Ku jirtay Dhulbahnte ayaa ahaa kuwaa ugu badan uu dilay
Daalim dhiigyacab ayu ahaa maatadii deegaamada wu xasuuqay xoolohodii wu dhacay dumarka laqabbo ayu dhicci jirray intu ragooda gaallo kusheego allah kagama taggo kaasay sheekh ku sheegayan kuwii udagalamayey bu wu xujoobay ku dilli jirray
@taariikhogaden1029
2 жыл бұрын
Dad gaalo raacay, maalkooda iyo xoolohooduba waa xalal in la dhaco
@mustafecali6148
Жыл бұрын
Futada laga wasa khaniis bad tahy
@mustafecali6148
Жыл бұрын
Khaniis bad tahy qoraalkaga ayan ka garanaya
@Shaakiryare690
Жыл бұрын
Aduu maxaad ku cadeyneysa inuu dhiigya cab ahaa
@mustafecali6148
Жыл бұрын
@@Shaakiryare690wllo waa khaniis aan damiir lahayn waa nooca gumaytuhu waso