Barnaamajka Murtida iyo Abwaanka ee HCTV

Музыка

KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA KU BIIR FACEBOOKAYAGAN / horncabletvhctv AMA BOOQO WEBSITE KAYAGAN
www.horncable.tv/

Пікірлер: 368

  • @aadanecabdi4486
    @aadanecabdi44864 жыл бұрын

    Abwaan dheeg waa ree Awawgay ciidagale waan jeclahay love from ogadenia

  • @azizderia5698

    @azizderia5698

    3 жыл бұрын

    Dee ku darsoo isna Reer Isaaq oo Reer Haaruun ah ayaa dhalay..

  • @aadanecabdi4486

    @aadanecabdi4486

    3 жыл бұрын

    @@azizderia5698 masha Allah dad is wada dhalay baan nahay

  • @kaledhassan9129
    @kaledhassan91297 жыл бұрын

    masha - Allah abwaan xildhibaan Maxamed Maxamuud Dheeg wax noolbaa ku nooleeya Allah haku nooleeyo

  • @gabrielabdul8372

    @gabrielabdul8372

    7 жыл бұрын

    Kaled Hassan Horta hal ba jirto konfurta waxa kunool Hawye iyo darood kuwaaso ah Somali waxa kale oo kunool konfurta dad yar oo jareer ah kuwaaso muwaadin dalka Somaliyeed. marka marne maficna cunsuriyada. dadka waa iskuwada mid ilaheey ba abuurtey. aduunyada hor martey majirto cunsuriyad bal eeg eeg Europe bal eeg America bal eeg Australia eeg meel kasta aduunyada hor martey. abwaanka waa niin aad uweyn mana ficna cunsuriyada halkas garsisan inu ku hadlo. haa abwaanka uu lahan kara qadiyadisa lakin waxa uu arka inu ku hadlo cunsuriyaad waxas ma aha ilbaxnimo. wallahi xaskeyga marki kowaad aan la sheekeysan jirey wexe igutiri barigi aan joogi jirey hargeysa waxa moodayey dadka waxa aan isaaq aheyn iney yihin jareer. wale waxa dhib qabo dadka Samaroon iyo dadka darood oo lawadago meshaas eey dhahan Somaliland inkasto aan uu garanayo isaaqland.

  • @caashaqalbi882

    @caashaqalbi882

    4 жыл бұрын

    @@gabrielabdul8372 darowiye land weeyi Somalia

  • @gabrielabdul8372

    @gabrielabdul8372

    4 жыл бұрын

    @@caashaqalbi882 xanuun aya kuhayo ee ilaahey ha ku cafiyo.

  • @cadnanm.mascuud5052
    @cadnanm.mascuud50527 жыл бұрын

    Abwaan dheeg abwaan wax badan og weeye wale Alle cimriga iyo cafimaadka ha ku siyaadiyo

  • @deqacabdi3900
    @deqacabdi39007 жыл бұрын

    mansha allah Alle wadanka iyo abwaanadaba ha inoo sareeysiiyo

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan3 жыл бұрын

    Odaygaan Dheeg Cibaadada Ka Muuqata Iyo Cunsuriyada Ku Jirta Ee Soomali Naceeb Waa Kala Laba . Allaayahdiik

  • @namiin3034
    @namiin30347 жыл бұрын

    MashAllah x wasiir Cali cabdi sayid waaba Abwaan sare👏👏👏👏 Dr Bulhan wow deep thinker MashAllah. and Abwaan dacar👏👏👏👏 true words Dheeg. this was a brilliant show for people wanting to learn more about our language.

  • @yuusufcabdihaajir8529

    @yuusufcabdihaajir8529

    7 жыл бұрын

    thanks

  • @GoalLine-Glory

    @GoalLine-Glory

    Жыл бұрын

    Ll

  • @GoalLine-Glory

    @GoalLine-Glory

    Жыл бұрын

    0

  • @GoalLine-Glory

    @GoalLine-Glory

    Жыл бұрын

    Lpl L

  • @GoalLine-Glory

    @GoalLine-Glory

    Жыл бұрын

    Lpl L

  • @yahyeahussein4384
    @yahyeahussein43847 жыл бұрын

    İlaahay cimriga ha u dheereeyo abwaan dheeg

  • @nimcomahamed3948

    @nimcomahamed3948

    4 жыл бұрын

  • @khadrahasan2140

    @khadrahasan2140

    3 жыл бұрын

    94😊

  • @geenyocad8379

    @geenyocad8379

    3 жыл бұрын

    0l Lp¹

  • @shako7423
    @shako74237 жыл бұрын

    Ma xashiish cabaa ninka halkii u xiisooday Abwaan dheeg sodiga kayar dhulka la dhacay ka kala daa

  • @somalillandpure1423
    @somalillandpure14237 жыл бұрын

    abwaan dheeg iyo Dacar hilifahay u laabeen kkkkk noolaada cimrigiin ha raago

  • @gabadhahabeenkstaiskukadis4280
    @gabadhahabeenkstaiskukadis42807 жыл бұрын

    abwaaan ama xildhiiban dheeg abwaaan dacar abwaaan cabdi qays iyo abwaaan hadraawi ilahay cimriiigooda haaa dheeereyo insha allah

  • @abdirahmaanhassan8559

    @abdirahmaanhassan8559

    4 жыл бұрын

    Hu MB NB NB

  • @abdirahmaanhassan8559

    @abdirahmaanhassan8559

    4 жыл бұрын

    Mm NB BBB NM mm

  • @user-iq4qv2nq3t
    @user-iq4qv2nq3t5 жыл бұрын

    Abwaan dheeg sawaariikh buu nageeye ku riday😂😂😂😂😂

  • @abdiartanfarah7483

    @abdiartanfarah7483

    3 жыл бұрын

    🤓😎😍🤩😴

  • @FarhanAhmed-uq8bx
    @FarhanAhmed-uq8bx7 жыл бұрын

    waan so dhawaynayna hadaanu nahay dhalinta somaliland hcble waa arin wacan dadka aqoonta leh abwaanada qoraayada waliba tariikhada somaliland ha lugu soo bandhigo iyo halkagnkii qadhaadha iyo jiritaankii somaliland xiligii gumaytaha iyo wixii ka horeayay

  • @thebittertruth5381
    @thebittertruth53814 жыл бұрын

    C.laahi suldaan timacade Maxamed ibraahim warsame hadraawi Maxamed xaashi dhamac gaariye Cabdi aadan xaad (cabdi qays) Cabdi iidaan faarax Ibraahim sheekh saleeban (ibraahim gadhle) Abwaan dheeg Cali sugule duncarbeed Aadan jaamac tarabi Ku dara inta kale Inta dhimatay alle ha u naxariisto Inta noolna alle cimriga ha u dheereyo

  • @matarazzidjamal185

    @matarazzidjamal185

    3 жыл бұрын

    Waxaba aahabood Baad ilowdey oo ahaa Salaan Carabey

  • @larsmartin3314

    @larsmartin3314

    3 жыл бұрын

    @@matarazzidjamal185 Salaan Carrabay wuxu ka mid ahaa abwaanada faca-hore. Dhawr da’ oo aan islahayn buu isku dhex daray. Abdi Iidaan iyo Timo-cadde iyana waa fac ka horeeyay kuwan kale. Inta soo hadhayna waa isku fac. Marka ani ahaan ilama habboona in dad aan islahayn la is dhexgeliyo.

  • @guuleediidccghdhdjjgdhcj3120
    @guuleediidccghdhdjjgdhcj31206 жыл бұрын

    Meesha waalaysku arkay yaa....., Allow noodaa Abwaanada✌✌👍👍✊✊✊✋😍😍🙌🙌🙋

  • @abdirahmanahmeddacaam2183
    @abdirahmanahmeddacaam21833 жыл бұрын

    Waa runtii walaahi dacar Abwaanku wuxuu yahay waa la yaqaanaa Hal-abuurkuna wuxuu yahay waa la yaqaanaa

  • @munayusuf4791
    @munayusuf47917 жыл бұрын

    abwaan dheeg waan la dhacay alle ha barageeyo jawaab waa fiya ayuu siyey hal abuur nageeye

  • @cabdimajiidiid-dhinbiil3855
    @cabdimajiidiid-dhinbiil38557 жыл бұрын

    adoon ogayn wixii loosoo maray aayar hayska hadlin somalia waa walaalaheen lkn mabda' iyo fikirka waa lagu kala duwanaan karaa yarkoow

  • @abdullahali1797

    @abdullahali1797

    4 жыл бұрын

    Nageeye waa nadiif Naxlina kama buuxo oo Nuxrku waa somalinima

  • @abdullahali1797

    @abdullahali1797

    4 жыл бұрын

    Maxaa loo soo maray Suuf aloolkii Kuwaan Ladagaalamaynay Ayaad ahayd

  • @abdullahali1797

    @abdullahali1797

    4 жыл бұрын

    Aduunka dagaalba ka dhaca Maaha inaan Ku waalano Waanala laayay

  • @hamseabdi599
    @hamseabdi5997 жыл бұрын

    waxan aad iyo aad ugu hanbalyeynayaa hctv aad iyo aad ayaa loogu riyaaqay barnamijka kuwaas iyo qaar ka qiimo badan ba waan idinka rajaynayaa insha siyaasadana hoos haloo dhigo thnks

  • @abdullahDiriye
    @abdullahDiriye4 жыл бұрын

    سبحان الله Abwaanku nacaybka uu koofur u qabo badanaa, war sow ma ahayn muqdisha meeshii ku soo saartay waa maxay waxaan aad ku gabyeyso. (Xaliimkaan ku dhaartay iyo Allihii xaakimka ahaaye iska daa xiriir igu dara iyo xuluf wadaaggoode hadalkaan xaggooda u gartaan baan ka xummadoobaa) Allaah haku soo hadeeyo Abwaan

  • @ibraahimistiile5204
    @ibraahimistiile52047 жыл бұрын

    Dad dhan oo meel fadhiya abwaano iyo waxgarakoodi isu hawar wacday si ay xamar wax ugu sheegeen war waxaan nahay walaalahiin qalad aa fahansantihiin allah idin soo hanuuniyo

  • @azlmcl198

    @azlmcl198

    4 жыл бұрын

    maaha walaal in xamar la caayayo xaasha ceeb nagama mudna se dawlad wadaag ineynu noqono ayey uga digayaan ugana maahmaahayaan kuwa u hanqal taagaya een siyaasadda wax kala socon ee maaha dad ahaan in la idin necebyahay.

  • @mahamedaden7237

    @mahamedaden7237

    3 жыл бұрын

    *Somaliland is better than that Shithole Ugandisho.*

  • @samiircaydiid6940
    @samiircaydiid69407 жыл бұрын

    madasha waan joogay waxdanbaan ka faaiday hctv hore usocda

  • @Ibo.Media.
    @Ibo.Media.7 жыл бұрын

    abwaan dheeg runtii waa waa nin wax garada

  • @jamalhusen9600

    @jamalhusen9600

    3 жыл бұрын

    Adoo hooyayada la hadli kari wayay bal...Xishoo

  • @ziryounez68
    @ziryounez687 жыл бұрын

    hal adag pan ku tageray abwaan dheeg runTi waxan ku yageeray wadaniyada uqapo dalkisa hooyo ciyaalka xamar jecelaysataypa wu qanciya runTi

  • @Wadani1988
    @Wadani19887 жыл бұрын

    hctv mashlaaaaaaaaaaaah waxbaan faaiiday

  • @sukaynaabdllah7525
    @sukaynaabdllah75257 жыл бұрын

    masha Allah thanks horncouble tv barnaamijyada noocaasa aad baa laagu baahnyhy bilaahi calykum noo badiya like this program

  • @gabrielabdul8372

    @gabrielabdul8372

    7 жыл бұрын

    Sukayna Abdllah Horta hal ba jirto konfurta waxa kunool Hawye iyo darood kuwaaso ah Somali waxa kale oo kunool konfurta dad yar oo jareer ah kuwaaso muwaadin dalka Somaliyeed. marka marne maficna cunsuriyada. dadka waa iskuwada mid ilaheey ba abuurtey. aduunyada hor martey majirto cunsuriyad bal eeg eeg Europe bal eeg America bal eeg Australia eeg meel kasta aduunyada hor martey. abwaanka waa niin aad uweyn mana ficna cunsuriyada halkas garsisan inu ku hadlo. haa abwaanka uu lahan kara qadiyadisa lakin waxa uu arka inu ku hadlo cunsuriyaad waxas ma aha ilbaxnimo. wallahi xaskeyga marki kowaad aan la sheekeysan jirey wexe igutiri barigi aan joogi jirey hargeysa waxa moodayey dadka waxa aan isaaq aheyn iney yihin jareer. wale waxa dhib qabo dadka Samaroon iyo dadka darood oo lawadago meshaas eey dhahan Somaliland inkasto aan uu garanayo isaaqland.

  • @sukaynaabdllah7525

    @sukaynaabdllah7525

    7 жыл бұрын

    Jeremy Brown warya indr horta wa mida koowade markn leeyahy programs noocanoo kale badiya qadiyad iyo cunsiriyad toona kama wadin ee murtida meesha taalay ayuunban ka hadalyay. se hadan dhinac kale ka eego waxa la dhahaa dabna kaligii iskma baxo ee kolay somaliland ahan waxa cunsiriyda na baray adinka oo hor bilaamay caalamkoo labaaa markaa waxd gasheen unbaa na hayee hanala yaabina

  • @rootsman911

    @rootsman911

    7 жыл бұрын

    Sukayna Abdllah Walaal maxaad kala hadleeysaa Qadaadweyntan magaca gaaleed soo huwaday weliba waxaan hubaa inaanu qof ahayn ee programyadan la yidhaa bots weeye waana sababta u jawaab keliya oo isku mid ah meel walba ku xardhay

  • @sukaynaabdllah7525

    @sukaynaabdllah7525

    7 жыл бұрын

    Raage Rootz. thanks wlo wan arkyaa magacisa haday sida ad sheegty uu meel walba saa ku qoro dee wa dameer dano kale leh

  • @rootsman911

    @rootsman911

    7 жыл бұрын

    Sukayna Abdllah Adaa mudan walaal. Walaal waxan oo kale waa computer software la yidhaa internet bots ee qof ma aha. Kolay gaalkaa magaca ugu qoran baa u sameeyey programkan oo kolay meel ka wada shaqeeyaan ama school wada dhigtaan. Mar hadaad aragtid comment isku mid ah meel walba lagu qoray kolay waa internet bot cid isku soo xidhay oo ka badan copy and paste kii hore loo adeegsan jirey. Internet botska qaarkood waa heersare oo xataa muran bay kula geli karaan mudo gaaban oo jawaabihii iyo halkudheegyadii baa lagu sii program gareeyey. Markaa ha iska botgareeyo ee kuwa nool u jawaab walaal kkkkk Sida kale dhankaaga ka buufi faqashta. Guul Somaliland!

  • @azlmcl198
    @azlmcl1987 жыл бұрын

    ilaahay baan idin ku dhaarshaye miyaaney miidi somaliland kuwani ahayn wow waa lagu fara yareystay walaahi walowse aan gabyaa dheeg taageero balse jawaabti odeygii danbe yidhi soomaali baynu nahay oo dhaqan iyo af iyo dhaqaale iyo diin ayeynu wadaagna baan aad u jeclaystey somalilandernimaduna waa bartey u dhimato weynu nahay.

  • @Libanwolf

    @Libanwolf

    7 жыл бұрын

    Azl Mcl Odayga" dawladkasta oo xamar ka dhalata janan Daarood ah ama Hawiye baa in qilaabaya" Waxaa wax lala yaabo ah ninka sidaa cuqdaddu uga buuxdo ee Daarood iyo Hawiye sidaa uga cararaya misna doonaya inuu Daarood iyo hawiye Dawlad u noqdo(Harti iyo Fiqishini) Hashu maankayga gadaye ma Maansaarbay liqday? Tolow Soomaali goormay garaadsan doontaa

  • @azlmcl198

    @azlmcl198

    7 жыл бұрын

    hhh walaalo anba hadalkaa uu yidhi ma jeclaysan la garay inuu si kale somaliland uga hadlo balse de anigu qalad kuma lihi waana aragtidiisa dadkuna sidaa ma wada ahe waatii ragg ka danbeeyey ay yidhaaheen soomaalinimaduna waa halkeeda oo soomaalyanu nahay oo dadkaa koonfureed dhaqan iyo dhaqaale iyo xididnimo iyo xigaal iyo diin iyo afba naga dhexeeya waana sidaan qabo somalilandna de waa mabda'aygo taa de anigu ka tanaasuli maayo balse miid iyo dhamac baa meesha ku kulantey.

  • @soomaalidhabah1124

    @soomaalidhabah1124

    7 жыл бұрын

    Liban Raage oo inaanu maamulno ma martibaanu idiinka nahay mise abaalbaanu idiinku haynaa dadkan aad sheegtayna waa reer somaliland wadankana iyagaa lehe munaafaqadda jooji. somaliland waa somaliland intii uu ilaahay ku abuuray wax aan ahayn cidi kumasoo dari karto cidna kama saari karto.

  • @waagacusub8364
    @waagacusub83647 жыл бұрын

    maasha allaah haduu maxamed cabdi ilig soo abaabulay barnaamijkan qiimahaleh guulbaan filayaa Hal abuurka dalka waana ilays ka dhex muuqda horn cable qaarada afrika

  • @kennedyelmi8759

    @kennedyelmi8759

    3 жыл бұрын

    TV ma,aha ee waa dhinac mana sii socon karo dhawaan hadaad wax fahmi karti

  • @bashirhawaadle6986
    @bashirhawaadle69867 жыл бұрын

    c/shakuur adbuu u fikir wanagsan yahay hadu soo jediyey fikirkan adbad u mahadsantihin hcbtv

  • @somalilandmyheartsnm1257
    @somalilandmyheartsnm12577 жыл бұрын

    abwaan dheeg ama xildhibaan dheeg ilaahay cimrigaaga ha raagjo

  • @jamaomar4193

    @jamaomar4193

    7 жыл бұрын

    Somalilanders Hargeisa Odaygaan Dheeg waa cunsuri iyo qabiiliiste xaasidnimo beerka kala gooysay.

  • @somalilandmyheartsnm1257

    @somalilandmyheartsnm1257

    7 жыл бұрын

    Jama Omar ma haduu yidhi ma rabno xamar ma wax uu noqonayaa cunsir adigaan ku waydiiyaye

  • @hassanahmed-tu8re

    @hassanahmed-tu8re

    7 жыл бұрын

    dheeg iyo dacar alla caafiyo somaliweeyn cimrigaas ayey ugu soo horjeedan

  • @jamaomar4193

    @jamaomar4193

    7 жыл бұрын

    Somalilanders Hargeisa Somalia Xamar way kawayntahay, Reer somalia af soomaali mayaqaanaan maxay tahay.? Xamar lahjad gooni ah baa looga hadlaa. Sidoo kale Baladwayne, Gaalkacyo, Garoowe iyo Kismaayo. Odaygaa Dacar ma Somali baa xidhay mise maamul Talyaani ah?

  • @somalilandmyheartsnm1257

    @somalilandmyheartsnm1257

    7 жыл бұрын

    Jama Omar wax aan kuu sheege anagu ma naqaano garwe kismay baladwen waxan aad ka sheejay naysid waxaan u naqaanaa xamar ama somalia ama somalida koonfurta horta ama kaligii taliye ha noqdo ama wax kale ha noqdee reer xamar waa reer somalia uun sxb sifiican wax ma ufahantay mise waxbaa kuu dhimin

  • @abdulahiahmed5067
    @abdulahiahmed50677 жыл бұрын

    abwaan dheeg halyaay walee weli rag baa nool

  • @soomaalidhabah1124
    @soomaalidhabah11247 жыл бұрын

    hhhhhh Abwaan dheeg wuu karbaashay kii yaraayee nageeye.... maansadiisii shiinlay ayay ku jirtay "shafka ha is dareen rag ay cadyiin shaaruba kore" ciyaalku way iska muraaqoodeenuune bagaad dhangad ku dhufatay.

  • @gabrielabdul8372

    @gabrielabdul8372

    7 жыл бұрын

    Soomaali Dhab ah Horta hal ba jirto konfurta waxa kunool Hawye iyo darood kuwaaso ah Somali waxa kale oo kunool konfurta dad yar oo jareer ah kuwaaso muwaadin dalka Somaliyeed. marka marne maficna cunsuriyada. dadka waa iskuwada mid ilaheey ba abuurtey. aduunyada hor martey majirto cunsuriyad bal eeg eeg Europe bal eeg America bal eeg Australia eeg meel kasta aduunyada hor martey. abwaanka waa niin aad uweyn mana ficna cunsuriyada halkas garsisan inu ku hadlo. haa abwaanka uu lahan kara qadiyadisa lakin waxa uu arka inu ku hadlo cunsuriyaad waxas ma aha ilbaxnimo. wallahi xaskeyga marki kowaad aan la sheekeysan jirey wexe igutiri barigi aan joogi jirey hargeysa waxa moodayey dadka waxa aan isaaq aheyn iney yihin jareer. wale waxa dhib qabo dadka Samaroon iyo dadka darood oo lawadago meshaas eey dhahan Somaliland inkasto aan uu garanayo isaaqland.

  • @soomaalidhabah1124

    @soomaalidhabah1124

    7 жыл бұрын

    Jeremy Brown horta idinka afkiina iyo dhagahiinu isma maqlaan miyaa bal waxaad ku hadlayso iyo waxa aad ka hadlayso isku eeg horta caqligaa meel xun idinkaga jiree Amisonlandeey reer wada waynoow bal eeg wanlowayn, raxanwayn, jareer wayn subxaan waar soomaalinimoda hanoogusoo gabane intaadu haku deeqdo oo hakugu filnaato abwaankuna waa nin wayn oo waxaad tahiin ayuu aad u garanayaa oo doofaar inkastuu durdur iyo xareed galo waligii ma daahiro caqligiinu ha koro wanlawayneeyo oo aduunkiina dhinac ka raaca adhibaa tahiine.

  • @soomaalidhabah1124

    @soomaalidhabah1124

    7 жыл бұрын

    midda kale waxaad yasaysaa oo yaraysanaysaa jareer oo dhulka idinkaga badan balse iyagaan u daynayaa hadalkaagaas inay ka jawaabaan waana dad fiican jareertu oo idinka dun wanaagsan waana taas ta aad u colaadisaan.

  • @rootsman911

    @rootsman911

    7 жыл бұрын

    Soomaali Dhab ah Salaan sare walaal kan Jeremy Brown isku sheegayaa ma aha qof ee waa computer program cidi soo dhoobdhoobtay. Programska noocan waxa la yidhaa bots waxa loogu talo galay inuu qof comment dhiibaya isu ekeysiiyo. Bal u fiirso commentkiisu waa isku mid meel walba na wuu isgeliyey isagoo qof jawaabaya iska dhigaya. Waa nooc Mina spam la casriyeey

  • @athensyros2296
    @athensyros22963 жыл бұрын

    Dheeg waa hero thank you so much for your hard work guuul

  • @FarhanAhmed-uq8bx
    @FarhanAhmed-uq8bx7 жыл бұрын

    SOMALILAND SHACABKU WAA INAY OGADAAN INAN DALKOODA MEEL U DHAANTA JIRIN COTIRAAFKANA YAGA ISKU HAYA DALKOODA HA AAMINAN CADOWGOODANA HA GADAAN GUUUUL GUUUUL SOMALILAND

  • @aamohamed5102
    @aamohamed51027 жыл бұрын

    Maasha allah Somaliland Guul. Hambalyo HCTV dhamaan Gaar ahaan Maxamed Cabdi ilig .Hambalyo wax garad keena, abwaanadeena dadka qiimaha leh, waad ku mahad San tihiin inaad reer somaliland wax u sheegtaan, gaar ahaan dhalinyarada imika.

  • @abdirisaakmahamud112
    @abdirisaakmahamud1125 жыл бұрын

    abwaan dheeg ilaahay hku daayo

  • @jigarxx9364
    @jigarxx93647 жыл бұрын

    Masha allah waa barnaamij qiimo iyo xiiso leh oo aan aad ugu farxay halkaa ka sii wada HCTV

  • @hamsegolde9473
    @hamsegolde94736 жыл бұрын

    abwaan dheeg man of the match

  • @imanhaji7166
    @imanhaji71663 жыл бұрын

    Abwaan dheegow,ninkaas Allah ha u naxariisto,Ninkaas agtiisa maad mari kartid waxuu ahaa gabayaa mucjiso ah.

  • @Hujo24
    @Hujo247 жыл бұрын

    abwaan dheeg waan la dhacay alle ha barageeyo jawaab waa fiya ayuu siyey hal abuur nageeye.maansha Allah ilahow slnd u gargaar waxii dhibku hayana ka hay aamin

  • @gabrielabdul8372

    @gabrielabdul8372

    7 жыл бұрын

    ahmed seryam Horta hal ba jirto konfurta waxa kunool Hawye iyo darood kuwaaso ah Somali waxa kale oo kunool konfurta dad yar oo jareer ah kuwaaso muwaadin dalka Somaliyeed. marka marne maficna cunsuriyada. dadka waa iskuwada mid ilaheey ba abuurtey. aduunyada hor martey majirto cunsuriyad bal eeg eeg Europe bal eeg America bal eeg Australia eeg meel kasta aduunyada hor martey. abwaanka waa niin aad uweyn mana ficna cunsuriyada halkas garsisan inu ku hadlo. haa abwaanka uu lahan kara qadiyadisa lakin waxa uu arka inu ku hadlo cunsuriyaad waxas ma aha ilbaxnimo. wallahi xaskeyga marki kowaad aan la sheekeysan jirey wexe igutiri barigi aan joogi jirey hargeysa waxa moodayey dadka waxa aan isaaq aheyn iney yihin jareer. wale waxa dhib qabo dadka Samaroon iyo dadka darood oo lawadago meshaas eey dhahan Somaliland inkasto aan uu garanayo isaaqland.

  • @cumarxandulle2661

    @cumarxandulle2661

    7 жыл бұрын

    Jeremy Brown adgu inatzun Ku celcelinaysa soomaaligiinu ma intasuunbaa

  • @cabdixakiimcawad596

    @cabdixakiimcawad596

    5 жыл бұрын

    @@gabrielabdul8372 hoyadaaa siilka taagan kawas iyo dhiladii qabyaalada kugu dhashay

  • @adanadan6167

    @adanadan6167

    4 жыл бұрын

    @@gabrielabdul8372 cunsirayada meesha ma dadba la midabtadooraya horta kalamada soo baro markaa dadka wax kasheeg jaahilyaw

  • @gabrielabdul8372

    @gabrielabdul8372

    4 жыл бұрын

    @@cabdixakiimcawad596 hooyada mey qayisha horta? Kawaran marqankeeda waa sidee?

  • @jamabiixibiixi3613
    @jamabiixibiixi36133 жыл бұрын

    Abwaan dheeg Alle caafimaad ha siiyo

  • @abdiali5387
    @abdiali53877 жыл бұрын

    Abwaan dheeg Walhy runta kamu gaban si fiican bu u karbaashay dad an ogahay

  • @wadaniqurboneceb3459

    @wadaniqurboneceb3459

    2 жыл бұрын

    Ha nagu dhaga hadline dadaa ogahay meesha aad ka dhigtay ku qor reer koonfur😂😂xantena ma moogine

  • @mohamedguleid9833
    @mohamedguleid98337 жыл бұрын

    Somalinimo cidna marti loogama ah, waa dhalasho, laakiin adeer adoo taa kusoo gabanaya hadaad dafirto taariikhda, halganka iyo qaranimada SOMALILAND taa weeye danbiga aan la saamixi karin. Dal somaliya la yidhaa oo anu ka mid nahay ma jirto hadaad dalkayaga ka falaagawdo anaga dayraad naga tahay meeshaad rabtaa haku deeqdo, waxba kolkaa hanaga siin.

  • @ahmednoor4129

    @ahmednoor4129

    4 жыл бұрын

    Inankaa yar meeluu habayn maray maalin masoo istaagi kartid waayo asagu meel sare ayuu haweysanayaa adna qolqolka qoyskaaga ayaad ku xirantahay. Soomaaliland cidina lugaha kuma dhaggana lkn iyadaa inta dhaqaaqi weyday isku haysata in cidi lugaha hayso, cabburinta ,xarigga iyo dilka haddaad ka soo go'day soo isla intii aad ka cabanaysay maahan waxaad dadkaaga ku hayso adiga qudhaadu. Hadalse wax tari maayo waayo qofka Somaliland ku doodaya waa qofaan gar qadanayn dood cilmiyaysanna la iimaanayn haddii laga fikir duwadaana cay iyo qaylo ku jawaabaya.

  • @daadproduction6574

    @daadproduction6574

    4 жыл бұрын

    Geesi geesi dhalay waa siday tahay zxb

  • @MohamedHassan-mw3gg
    @MohamedHassan-mw3gg7 жыл бұрын

    Masha Allaah waa program qaali ah

  • @abdirizakmd9711
    @abdirizakmd97116 жыл бұрын

    Abwaan Xildhibaan dheeg Cimriga Alle ha ku barakeeyo

  • @saadawaleh2532
    @saadawaleh25322 жыл бұрын

    nin wayn eradaasi afkiisa kuma wanaagsana

  • @xaqudirirxoolokumadoone2392
    @xaqudirirxoolokumadoone23927 жыл бұрын

    Bulxan Baa taabtay Boogta iyo Ubucda Barnaamijka

  • @yoonisgabal5461
    @yoonisgabal54613 жыл бұрын

    Hablahaa uudhalay abwaan maxamed xaashi dhamac gaariye tolow halke ayaa laga helaya 😁😁

  • @Mustafeinaxaamud
    @Mustafeinaxaamud7 жыл бұрын

    Anuu waxan aad ugu bogay CABDIRAXMAAN GURI BARWAAQO sida uu eray bixinta ugu sameeyay computerka

  • @madaryusuf5606

    @madaryusuf5606

    5 жыл бұрын

    Niiclaad ubogtay eee waxba umaadbogin

  • @Ahmedahmed-me7hl
    @Ahmedahmed-me7hl6 жыл бұрын

    Abwaan nageeye waan ku jecelnahay laakiin fikirkaaga bedel yaan inkaari kugu dhicine

  • @mustafemohamoud1257
    @mustafemohamoud12577 жыл бұрын

    hctv thnk you so mach

  • @harunmacruf3602
    @harunmacruf36027 жыл бұрын

    well said prof.Bulan looma abaal gudin dadkii qaranka naf iyo maalba u huray ee af iyo adinba kudifaacay. Waana sababta aan loohelidoonin jiil danbe oo naf iyo maalba hurta maadaama aanay jirin taariikh lagu xasuusto kuwii iyaga kahoreeyey.

  • @deeqaapdi6491

    @deeqaapdi6491

    3 жыл бұрын

    Waa lo hay abaall waxa ka fahamtay qalad wlo madax nooo saran yahay xata shalay ban uu samayn xalfaxad

  • @inahaji7272
    @inahaji72726 жыл бұрын

    23:38 inanta qosalka quruxda badan leh ee murayadaha xidhan in ay mansadu ku socoto ma moodaa hadii ay i maqlayso masha allah walshay qalanjo ayaad tahay walhi

  • @xayaatkaha7552
    @xayaatkaha75527 жыл бұрын

    ما شاء الله تبارك الله.

  • @xayaatkaha7552

    @xayaatkaha7552

    7 жыл бұрын

    عاشت. ارض الصومال

  • @dacar
    @dacar6 жыл бұрын

    maanshallah waa waxlagufarxo

  • @katagruuxakaatagay5944
    @katagruuxakaatagay59446 жыл бұрын

    Abwaan Ali Abdi Saahid Abwaan jira

  • @ismailabdiabdilahi5507
    @ismailabdiabdilahi55072 жыл бұрын

    Masha allah run weeyi xaqiiq taasaa sax ah

  • @abdullahiabdi7785
    @abdullahiabdi77855 жыл бұрын

    Waan Horn cable TV waan u HanbalyeynYaa hawl muhiima

  • @DH-yi5dx
    @DH-yi5dx7 жыл бұрын

    If they talk the talk or no talk say that you say we say. kkkkkkkkkk hadalka ma layidhi mise lama odhan sheega hadii layidhi aanu sheegnee kkkkk

  • @shucaybawcabdi7997
    @shucaybawcabdi79977 жыл бұрын

    hambalyo hctv alle iyo shaqaalihiisa

  • @abdulqadirabdulhamid4080
    @abdulqadirabdulhamid40803 жыл бұрын

    Abwaan Dheeg dacayad waaye wuxuu sheegaayo Koonfur Somalia 🇸🇴 Waxa kunool dad wada Afyaqaana Anigu waxan aamin sanahay afka Somaliga ee Qamuuska kuqoray inuu yahay Gobolka Somali galbeed Qaybo kamida mudug Galgaduud .Nogaal .Gado Lkn inta kalee somali dagto lhjad baa looga hadlaa

  • @hananbeuty2969
    @hananbeuty29696 жыл бұрын

    Abwan dheeg mzha allaH ilahay cimrigaga ha dheereyo Runtanad uzheegtay Kayari waa inuu wax ku qatay shaluu dhashay waxna ma oga neegeye Zxp Taariikhda dib u baadh marka meesha ari la imo

  • @mujaahidlibaax7185
    @mujaahidlibaax71857 жыл бұрын

    waa la iskugu yimi walaahi maansha alaaah ilaahow noo daa waxgaradka

  • @munirabdiaziz4072
    @munirabdiaziz40723 жыл бұрын

    Abwaan dheeg ha noolaado waxa dadku ka gubanayaan waa runta walahi

  • @jamaaljeesto5542
    @jamaaljeesto55427 жыл бұрын

    eesh cala cabdi good ahhahah

  • @warsamegabaxeey688
    @warsamegabaxeey6883 жыл бұрын

    Abwaan maxamuud maxamed dheeg waxow raganimo u arkay inuu dhoho dadka somaliyeed ee rer koofureed waa cadowgeen Ethopiana waa walaaleheen waa adduunyo uun.

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677Ай бұрын

    Waan bogadinayaa barmijkaan dadkii maskaxdooda kaso maxatay Allah unaxristo bahdii fanka soomaaliyeed intii dhimatay damaan

  • @muste123
    @muste1237 жыл бұрын

    Well done hctv

  • @abdibaasit7592
    @abdibaasit75926 жыл бұрын

    mashallah xaqiiq ayay ka hadleen dhamantod

  • @siciidsare4900
    @siciidsare49005 жыл бұрын

    Waxaan ahay reer koonfur Abwaan Maxamed Adan Dacar in badan ayaan fankaaga taagero u ahaa walina wan ku ahay lakiin aan ku soxo 1958 ayaa tiri marka lagu xiray waagaas Somalia xornimo ma haysan waxa maamulka wateyna waa Talyaani o xifaaltan u kala dhexeyay Ingiriis ka. Bal hada shacab rer Somaliland ah o Mugdisho lagu xiray wali ma maqashay? Fadlan jooji colaad hurinta

  • @ahmedwadani4524
    @ahmedwadani45245 жыл бұрын

    Abwaanku sharaf ku lahaa midnimo Iyo wadajir soomaali weyn

  • @dheymencabdiqiyaas950
    @dheymencabdiqiyaas9507 жыл бұрын

    geesi geesi dhalya Iga dhee magca haa rago

  • @gabrielabdul8372

    @gabrielabdul8372

    7 жыл бұрын

    dheymen cabdi qiyaas Horta hal ba jirto konfurta waxa kunool Hawye iyo darood kuwaaso ah Somali waxa kale oo kunool konfurta dad yar oo jareer ah kuwaaso muwaadin dalka Somaliyeed. marka marne maficna cunsuriyada. dadka waa iskuwada mid ilaheey ba abuurtey. aduunyada hor martey majirto cunsuriyad bal eeg eeg Europe bal eeg America bal eeg Australia eeg meel kasta aduunyada hor martey. abwaanka waa niin aad uweyn mana ficna cunsuriyada halkas garsisan inu ku hadlo. haa abwaanka uu lahan kara qadiyadisa lakin waxa uu arka inu ku hadlo cunsuriyaad waxas ma aha ilbaxnimo. wallahi xaskeyga marki kowaad aan la sheekeysan jirey wexe igutiri barigi aan joogi jirey hargeysa waxa moodayey dadka waxa aan isaaq aheyn iney yihin jareer. wale waxa dhib qabo dadka Samaroon iyo dadka darood oo lawadago meshaas eey dhahan Somaliland inkasto aan uu garanayo isaaqland.

  • @yusuffamily9799
    @yusuffamily97993 жыл бұрын

    Bahda HC na waan salaamayaa iyo Farxaan Xaaji Cali oo nin rijaal ah

  • @yusuffamily9799

    @yusuffamily9799

    3 жыл бұрын

    Waa igaranaysaan magac kalaan laakiin kusoo galaa waa nin fanaan ah aad baan idiin salaamayaa

  • @ubahsicid349
    @ubahsicid3492 жыл бұрын

    Maxamed baashe nin cilmi yaqaan weeye maansha Allah 🥰🥰🥰

  • @yusuffamily9799
    @yusuffamily97993 жыл бұрын

    Aad baan idiin salaamayaa bilaahi calaykum xaflad tanoo kale ah noo samee aadna waan idiin salaamayaa waan kahelay runtii

  • @newhargaisa5769
    @newhargaisa57697 жыл бұрын

    Barnaamij qaali ah

  • @raagehkulan1683

    @raagehkulan1683

    5 жыл бұрын

    Barnaaminju wuu fiicnaan lahaa haddii aan nacab iyo cadaawad soomaalinimada loo qabo aan lagu falanqaynayn! Waxaa kale oo la yaab leh, iyadoo suugaan soomaaliyeed la isugu yimid, in looxa tilmaamaya barnaamijka uu af ingiriis ku qoran yahay. Aniga umad rogmanaysa baa ii muuqatta

  • @ahmedabdishirekeyse9438
    @ahmedabdishirekeyse94387 жыл бұрын

    hctv dadkaa iska leh

  • @jameswilliam5247
    @jameswilliam52477 жыл бұрын

    Mr. ilig well said wllo

  • @abdisalamamin4416

    @abdisalamamin4416

    6 жыл бұрын

    Maxamed Faarax mm

  • @cabdisalaanwarsame9448
    @cabdisalaanwarsame94482 жыл бұрын

    Horn cable tv iyo soo saarayaasha barnaamijkaniba aad ayey ugu mahadsanyihiin iyo abwaaniinteenna qiimaha badan, fursaddaan weyn ee lagu noolaynaayo suugaanteena iyo afkeenna hooyo, afka soomaaliga, mahadsanidiin wllyaal.

  • @ibnusocane3130

    @ibnusocane3130

    Жыл бұрын

    0000⁰I s and

  • @omaryusuf4060
    @omaryusuf40607 жыл бұрын

    waxaan rajaynayaa inuu hal-abuur nageeye iyo qayrkii waxku qadan doonaan, tariikhdaa dheeg iyo dacar ka sheekeeyeen,

  • @zeinabomer8612

    @zeinabomer8612

    7 жыл бұрын

    omar gadiid wxn aaminsanahay inuu Odeygaa weyn ee taariikh badan iyo dhacdooyin iyo waayo badan xaadirka Ahaa inuu inankaa yar ee Uu dhali karo ee nageeye aragti dhaamo sababtoo ah Odeyga weli waxa ku jira hab fikirkii qabiilka iyo xumaanta ku salysnaa nageeyana waa Nin dhalin yaro ah Oo siyaasada caalamka iyo Dunidan casriga ahi maanta say U shaqeyso garowsan I think 100% inuu nageeye saxsanyahy

  • @omaryusuf4060

    @omaryusuf4060

    7 жыл бұрын

    Zeinab Omar, hadalka nageeye siduu u dhigay uunbaad u fahantahay markay sidaas tahayna waad saxsan tahay oo soomali oo dhan buu abwaanku abwaan u yahay, lkn nageeye waa baroortu orgiga ka wayn sheekadiisu, waxaanad ku garan kartaa hadaad dhagaysato, gabaygiisa farmaajo ee soomali baad madaxwayne u tahay ku leeyahay, taas bay abwaanaduna ka dareen celiyeen. fiiro gaara ma jiro madaxwayne soomaliyeed oo umad soomaliyeed madaxwayne u ah. iyo dal soomaliyeed

  • @zeinabomer8612

    @zeinabomer8612

    7 жыл бұрын

    omar gadiid aragtidaa xitaa Wuu kaga saxsanyahy somalidu meelo badan haku baahsanaato lkn dal baynu leenahay sida runta ahna caalamku somalia Uun buu aqoonsanyhy markaa madaxweynaha dawlada talada U haya uunbaa madaxweyne somali oodhan matala caalamka U ah waayo somalia waa dawlada qudha ee qabiil soomaali oodhan laga heli karo haba loo kla badnaadee farmaajana saasuu madaxweyne somali oodhan metala ku yahy

  • @omaryusuf4060

    @omaryusuf4060

    7 жыл бұрын

    Zeinab omar: dhibaatada ugu wayn ee maanta dhalin yaro badan haystaa waa taas aan kalla saarayn qoomiyad iyo dawlad, xataa hadii maanta somaliland iyo somali murankooda aad halkaa iska dhigto, miyanad ogayn in dawlad kalle oo Djabuti la idhii jirto aadnad ogayn oo iyana soomali ah, miyanad ogayn in umad kalle oo soomali-ahi ay Ethiopia wax la wadaagto, miyaan ogayn inay qaar Kenya waxla wadagaan. dadkaa ma dawlada xamar baa u talisa ayaad u odhan, mise soomaliba maha, ilaan wadiga idhi soomaali oodhan farmaaja u madaxwayne ahe. walaal indhahaagu xaqiiqada ha arkaan. mid kalle na ogaw magaca somalia waa mid gumaystihii talyaanu bixiyeen israacii ka horna la odhan jiray soomalida koonfur, somaliland ay tahay magac gumaystihii bixiyeen, israacii ka horna somaliland la odhanjiray, markii la midoobayna, jamhuuriyada dimiquradiga soomaliyeed, Soomaali Republic. inta aynaan waxa maanta jooga ka doodidin, xaqiiqada iyo taariikhaha aynu isla garano. mahadsanid

  • @zeinabomer8612

    @zeinabomer8612

    7 жыл бұрын

    omar gadiid waa runtaa Djabuti NFD iyo Ogadeniyaba waa somali lkn hdana beelaha dega deegaanada awood qaybsiga somaliya way ku jiraan qaybtoodana wey leeyihiin D.jabuuti mooyee labada kalaba rabitaankooda kuma maqna ee waa dhul xoog lagu haysto ta kaleeto gumeystihi ka hor gayiga somali mid buu ahaan jirey wxa kla qaybiyey ee 5 qaybood ka kla dhigey waa gumeystihii si aan mar danbe loo arag qoomiyad soomaaliyeed oo mideysan kuwaasi iyagu iskaba go ee labada soo hadhey midnimo wax uga wanaagsan ma jiraan dadkuna midnimada iyo isku xidhnaanta ayuu awood kuleeyahy aduunkan maanta is xulufeysi mooyee kala tag faaiido maleh... bal adiga mid baan kuu daayee somaliland iyo dawladii dhexe ee somalia khilaafkoodu meeshuu kabilowdey ilaa kabacdi 1991 markii ay dawladii dhexe ee dalku dhacdey ee ay somaliland gooni isutaag ku dhawaaqdey iyo sida uu maamulka somaliland ugu faafey gobolada hda Uu maamulkaasi ka koobanyahy taariikhdaa soo raadi wxn Hubaa hadii ay soamliland go'do go'i ba meysee iney colaaf sokeeye oo lamid ah tii koonfurta suudaan ka dhacdey markii ay suudaan inteeda kle ka go'een iney ka dhici doonto sababtoo iminkaba is khasbid ayaa lagu wada joogaa lagayaabee in aadan burco iyo hargeysa iyo berbera mooyee somaliland kle tegin xaqiiqada kajirtaa ah inaan somaliland ta aad sheegeyso la isku wada raacsaneyn xitaa maamul ahaan hdii lagu heshiiyo weligeed baan arinta gooni isutaaga lagu raaceyn markaa si balaadhan aynu wax u fiirino inagaan caadifad reer qudha ah wax ku miisaameyn

  • @muntazissa6837
    @muntazissa68376 жыл бұрын

    kan magaya qurbo jooga siyasiyinta iyo mujahidinta waa khalada yahay qurbajooga muujahidka iyo siyasiga waa kuwa ilahay u soo dhiibay nabada wadanak ee iyo hurumarinta dhibana kuma qbano wa kuwa lacagta abaannaka tala hir geliyaay hdadkana maha inay iska dhawaqaan hadii mujahid la waayo waaa lagu gumaysan lahaa sidiiba maydkiina loo soo dhigi laha hadi qurabe joog la waayo gaajoidin helilahayd hadan siyaasi geesiya jirin meel walaba lagaga soo dhici laha marka dadkaas u duceya kana xishooda tahriibtana waa wax aduunka dhan ka dhaca kuwo xagan jooga haday africa u tahriibikaran way taahriibi lahayeen waayo dhalinyar ka baqaysa in drug lagu dilo baa jooga awoowda hadayhaayanmeel ayiska dhiiban way ka tegli lahayeen

  • @farahissemumin7046
    @farahissemumin70467 жыл бұрын

    xeebtaa Jabuutee Soomali laga xaday hadii aan xagaa tegey maan jebinin xeerkee maxaa laygusoo xiray by cabdi qays

  • @Sahalofficial2825

    @Sahalofficial2825

    3 жыл бұрын

    wllky abwaanku wX saxuu sheegayay markaaa

  • @abdirisakcabdilahi5703
    @abdirisakcabdilahi57033 жыл бұрын

    Walee wuu lulay abwaan dheeg madashan

  • @Somalibanahay1977
    @Somalibanahay1977 Жыл бұрын

    Msha alllh abwaan dheeg alle habarakeeyo.!!!!!!!!!!!😢😢😢😢

  • @ahmedcaabi9175
    @ahmedcaabi91754 жыл бұрын

    Abwaan dheeg player of the match.....❤

  • @ayanomar8772
    @ayanomar87727 жыл бұрын

    wooooooow Alawdaa

  • @husseinsaid8424
    @husseinsaid84247 жыл бұрын

    baashii waa runti mashallaaha allaha

  • @munayusuf4791
    @munayusuf47917 жыл бұрын

    Maansha allaah waa madal qaaliya

  • @salmaanmukhlis8778
    @salmaanmukhlis87785 жыл бұрын

    Asc dhmn H TV waan idin salaamayna Masha Allah rntii waxan aad u jecelahay Wax akhriska welipa dhaqan ka iyo sugaanta inaan barto oo dadkana baro waa wx aan aad u jecelahay Msha allah Runtii alle Ha daayo masuul c/raxmaan guri Barwaaqo muhiimadu waa in wx laga qoro aqoon yahan ka rntiii inagu waxa ina haysta waa inaynaan garanaynin Oo xiisenaynin wx akhriska blze anigu halmid idinku bogaadin laha waa in dadka buugtooda Meel la dhiga oo magtabad la sameeya welipa qfka dee I D card ama kaadh loo sameeya mrka Uu ku qaadan karo in allah bugaagta kuna soo akhristo Muhiimadu waa in dadka la dhiiri geliyo oo dee dadka la jeclaysiiyo wx akhriska blze hadaad dhahdid buugta dadku hawada iibsadaan xoogaha way adkaanaysa in allah

  • @maxamedcabdulahi4343
    @maxamedcabdulahi43434 жыл бұрын

    Mansha alah

  • @abdinour8606
    @abdinour8606 Жыл бұрын

    Waxaan la yaabaa markaan arko oday weyn oo aan kala aqoon xamar iyo somalia

  • @khalidqaran-bille3653
    @khalidqaran-bille36536 жыл бұрын

    masha Allaah aqoonyahanada iyo hal abuurada kasoo qayb galay barnaamijka cumrigooda Allaah dheereeyeo waxaan la yaabay magaca barnaamijka iyo wax yaabha qaar ee lagu gofaynayo waa kala labee maxaa dhacy oo keenay siyaasada somaliweyn kkkkk ma jaahilnimaa?

  • @bashiirdeeq8570
    @bashiirdeeq85704 жыл бұрын

    Guul

  • @faysalcismaan881
    @faysalcismaan8814 жыл бұрын

    Waa madal wacan waxaan jecelahay inaan ku soo celceliyo markasta

  • @kederabdulahi1033
    @kederabdulahi10337 жыл бұрын

    wll Heesta barnaamijka Lagu furay magaceeda Hadii Ad haysaan isheega.

  • @qaadirojacayl3103

    @qaadirojacayl3103

    6 жыл бұрын

    Qur'an ka lagu furuunbaan garanayaa marabataa

  • @yasermhussain25

    @yasermhussain25

    6 жыл бұрын

    hhh khadar cabdul

  • @Mohametcadaani

    @Mohametcadaani

    6 жыл бұрын

    Waa heestii horn cableka

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari3 ай бұрын

    Taariikh xusid mudan

  • @somalilanderdhalada7348
    @somalilanderdhalada73487 жыл бұрын

    maansha Allah ilahow slnd u gargaar waxii dhibku hayana ka hay aamin

  • @gabrielabdul8372

    @gabrielabdul8372

    7 жыл бұрын

    Omar Abdi Horta hal ba jirto konfurta waxa kunool Hawye iyo darood kuwaaso ah Somali waxa kale oo kunool konfurta dad yar oo jareer ah kuwaaso muwaadin dalka Somaliyeed. marka marne maficna cunsuriyada. dadka waa iskuwada mid ilaheey ba abuurtey. aduunyada hor martey majirto cunsuriyad bal eeg eeg Europe bal eeg America bal eeg Australia eeg meel kasta aduunyada hor martey. abwaanka waa niin aad uweyn mana ficna cunsuriyada halkas garsisan inu ku hadlo. haa abwaanka uu lahan kara qadiyadisa lakin waxa uu arka inu ku hadlo cunsuriyaad waxas ma aha ilbaxnimo. wallahi xaskeyga marki kowaad aan la sheekeysan jirey wexe igutiri barigi aan joogi jirey hargeysa waxa moodayey dadka waxa aan isaaq aheyn iney yihin jareer. wale waxa dhib qabo dadka Samaroon iyo dadka darood oo lawadago meshaas eey dhahan Somaliland inkasto aan uu garanayo isaaqland.

  • @axmedjaamac8277

    @axmedjaamac8277

    7 жыл бұрын

    Jeremy Brown. Waxay kahadlayaan waxdhaba

  • @cumarxandulle2661

    @cumarxandulle2661

    7 жыл бұрын

    Jeremy Brown adgo.DhaLiiL ka cararaya maaha hadana inad.adgagi wax DhaLiisho weliba rag kaa waaweyn oo macal ayaydaa dhaLi kara

  • @farhannuut4000

    @farhannuut4000

    6 жыл бұрын

    idoor uqdad bay u dhimanayaan

  • @hashimohamed9910

    @hashimohamed9910

    6 жыл бұрын

    Waayelka Jaqafsada

  • @hamseessa2569
    @hamseessa25697 жыл бұрын

    mansha allah halka kawada HCTV

  • @abdimuuse9541

    @abdimuuse9541

    7 жыл бұрын

    Geesi Geesi dhalay OW DHEEG RABIGU HAKU XAFIDO

  • @sandabaylodaybiiqay9691
    @sandabaylodaybiiqay96917 жыл бұрын

    Dr bulxan number1 dadka kale okay cabdigood badhaaciye hunuush hanaash habarwaa ceeb horle alle kunac maxay ugu dhii been microphone

  • @Aydaruszhukriclaahi
    @Aydaruszhukriclaahi5 жыл бұрын

    M.allha.hcTv ilaahy.haydi garab.galo

  • @yusuffamily9799
    @yusuffamily97992 жыл бұрын

    Bal eeg wuxuu ku hadlayo ilaah baan idiinku dhaarshee

Келесі