Abwaan Saar iyo bandhiga suugantiisa ee Hargeysa

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Пікірлер: 52

  • @ahmedqanciye5933
    @ahmedqanciye59337 ай бұрын

    23/12/2023 Saturday 2:12 habeenimo Hargysa Waxan dawanayaa anoo sugayaa sanadka cusub ee 2024 Qorshayaal badan rajaynaa Hadad iga dan bayso like sar Wa xasuuse😎🧡

  • @AhmedIbrahim-vl5bn
    @AhmedIbrahim-vl5bn11 ай бұрын

    Editing barmaamijkaa jarjar badan baa kujira waxbadan baa laga saaray 😮

  • @capdiraxmaan3957
    @capdiraxmaan395711 ай бұрын

    Video ga qeybihii muhiimka aha wad ka jarteen mana garnyo spapata

  • @sadaamdhiico2756
    @sadaamdhiico275611 ай бұрын

    Mm tv barnaamijka way ku faraxalatay jar jarbaad ku disheen😢

  • @faaraxmaxamed6684
    @faaraxmaxamed668411 ай бұрын

    Hore u soco abwaan saar waa nin qiimo badan ❤

  • @mohamedaden5209
    @mohamedaden520911 ай бұрын

    Mashaa allaah sxb Abwaan keep going

  • @cabdikariimfarxaan9988
    @cabdikariimfarxaan998811 ай бұрын

    Masha allh allow caqliga udaa

  • @Wakil478
    @Wakil47811 ай бұрын

    Masha Allah ❤❤❤ aad

  • @axlaamabdirahman1082
    @axlaamabdirahman108211 ай бұрын

    Masha Allah abwaane❤🎉

  • @max.edkhadarfaarax3765
    @max.edkhadarfaarax376511 ай бұрын

    gabadha wariyaha ah agabka ka hormuuqda dhaqanka somalida agab dhaqan aan u ahayn ayaa kamida ee hadayna garanayn halaga saxo

  • @mumtaazmohamed8496
    @mumtaazmohamed849611 ай бұрын

    Mnsha Allah 🥰 in lagu dhagaysto ada mutaystay

  • @saarabintumustafaa3415
    @saarabintumustafaa34156 ай бұрын

    Naftaydaay gacalo nolal baa danbeese naawilaadu yay dhima😊

  • @user-dg5hp3gb8u

    @user-dg5hp3gb8u

    3 ай бұрын

    yaa nasiibka ku maqan nabdigagu benen😢

  • @user-io3md7go3i
    @user-io3md7go3i11 ай бұрын

    Hhhh abwankan WA nin daa yar lkn wax badan ayaa ku dugaan ❤❤❤❤

  • @zidiikabdirahmaan1199
    @zidiikabdirahmaan119911 ай бұрын

    Mmtv way ku ciyaartay barnaamijka🥹🥹🥹

  • @nimcoabdirahman3029
    @nimcoabdirahman302911 ай бұрын

    Walal barnaamijka oo dhamaystir soo geli adoo raaliya

  • @awshan571
    @awshan57111 ай бұрын

    ❤mansha allaah abwaanku cod macaana 💯✅

  • @zakirboss143
    @zakirboss14311 ай бұрын

    axzanul xadiiz ❤

  • @YahyeGashin
    @YahyeGashin11 ай бұрын

    Masha allah hal-abur aad u da'yar allaha ku xafido abwane

  • @umaymaahmed-lj8xp
    @umaymaahmed-lj8xp8 ай бұрын

    Abwaan aan tageero abwaan saar 🥰

  • @mychannel-bq1mq
    @mychannel-bq1mq2 ай бұрын

  • @khadargeljire1153
    @khadargeljire115311 ай бұрын

    Nin maskax iyo caqli ku daganyahy ❤

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi30368 ай бұрын

    Abwaan saar❤

  • @abdifitahabdikadiryusuf
    @abdifitahabdikadiryusuf11 ай бұрын

    Hadaanba dawanayaa anigooy 1da iitahay wax hargab kabadana imahayaaan

  • @nasriyaasiin6268
    @nasriyaasiin626811 ай бұрын

    🎉

  • @shakirjr7269
    @shakirjr726911 ай бұрын

    Barnamijka Mxa kaqaldan editka

  • @abdiwaliafrax9865
    @abdiwaliafrax986511 ай бұрын

    Cabqari Maskax iyo Hindise Wacan Leh

  • @abdulaliahmed8169
    @abdulaliahmed816911 ай бұрын

    Badanaa dadka uurkiyo Iska rabo bogoo misna kala baceesani Badana bariidada marka lisku soo baxo Dadka labo is baal maray iyagoo is bogashada Midba baalkii leeyahay allow yaa iskiin bara

  • @xaawosalaad9215
    @xaawosalaad921511 ай бұрын

    Abwaanka lambarkiisa inaan helo baa igu fcnnlhyd

  • @maxamedabdirahman2581
    @maxamedabdirahman258111 ай бұрын

    Abwaankaygii waraysigoo dhamays ah soo daaya

  • @hamseahmed9131
    @hamseahmed91317 ай бұрын

    Somaliyeey ninkan dhagaysta

  • @RiyoAhmed
    @RiyoAhmed2 ай бұрын

    Malin sabtida 18 May 2024

  • @umaymaahmed-lj8xp
    @umaymaahmed-lj8xp8 ай бұрын

    Xaqiiiqdii ruN ayuu ka hadlaY dadka ka kuugu dhow ayaa ku waxyeelayn kara lkn muhiimadu waa inaad go,aan kaaga 🥰

  • @ZakarieAli28
    @ZakarieAli2811 ай бұрын

    Wxn Caadi usoo wada daaya barnaamijka oo dhamaystiran soo daaya ama naga daaya wxa nio😡

  • @shaaficiabdi1692
    @shaaficiabdi169211 ай бұрын

    Barnaamijka waa madhxiseen dee

  • @mahametamiin5969
    @mahametamiin596911 ай бұрын

    Mm Tv Barnaamij Ka in Ay Jar Jaraan maxay Ujar Jartay

  • @maxamedzalaame1557
    @maxamedzalaame155711 ай бұрын

    Barnamijka si daacad ah usoo daaya nacalaye

  • @Dekomohamed58
    @Dekomohamed5811 ай бұрын

    Asc

  • @OsmanKariye

    @OsmanKariye

    2 ай бұрын

    Wcs

  • @Dekomohamed58
    @Dekomohamed5811 ай бұрын

    War ninka waaa nin culus sln iga garsiya 😂

  • @user-xq8zy8ke8k
    @user-xq8zy8ke8k2 ай бұрын

    Waxan isleeyahay ereyadaada u horeeya uguna danbeyaa ha noqdo amaan aan amaanayo inan tii aan jeclaaa oo cidla igaga dhaqaaqday alle qalpiga ha iga reepo waxa anan leyahy miyaad se xataa midig taada oomaqan 😓

  • @hamsearahman840
    @hamsearahman84011 ай бұрын

    Dee barnaamijka oo dhamaystiran soo daaya ama Naga daaaya

  • @abdulaliahmed8169
    @abdulaliahmed816911 ай бұрын

    Kaalintada nololed yey noqon kab meel taal Misna kaabad lagu koro Kaaftoon la'aantuna yeey keymo kula galin Iyo meel kud iyo baas kurka kaga jabin karo

  • @abdifatahmohamed3741
    @abdifatahmohamed374110 ай бұрын

    Barnamij qaaliya weeyi Lkn MMTV saad dontan bad uu gashen jar jar bad nafta kaga qaaden

  • @mohamedeidofficial6145
    @mohamedeidofficial614511 ай бұрын

    Barmamijka isagoo dhamaystiran soo galiya

  • @mohomedfathi8067
    @mohomedfathi806711 ай бұрын

    wxan cadi u soondaaya ma naga la taga

  • @yassinjr5600
    @yassinjr560010 ай бұрын

    Barnamijkan Qofka edit Ka sameyay wu Ku ciyaray wu wada jarjaray ..!

  • @abdulaliahmed8169
    @abdulaliahmed816911 ай бұрын

    Amabad yaan laguu tirin Yaan badi ayaamuhu kugu dhaafin eedaha Qof oraahyo kaa yiri iyo ruux adoo maqan ku mashquulay aragaaa

  • @mustafehass7369
    @mustafehass736911 ай бұрын

    Barnaamijka CAADI USO DAAYA 😢

  • @ismailtimo1031
    @ismailtimo103111 ай бұрын

    Caadi use daaya waxan jarjaran waxaya

  • @KMA905
    @KMA9058 ай бұрын

  • @user-qh3dn2rm9k
    @user-qh3dn2rm9k7 ай бұрын