Weedhsame iyo London

Weedhsame Abwaan Ilaahay u dhiibey xikmad,

Пікірлер: 49

  • @mohamoudjamafarah5146
    @mohamoudjamafarah51468 жыл бұрын

    Maansaa allah ABwaank abwaanda eryaday wlahi ereyada aad ku hadasho ayaan layabayba alle cimriga iyo murtidaada ALAA YA CIZZAK XASAN DAAHIR ISMAACIIL WEEDH SAME WAD ISKAY KAY CABSIISAY GABAYADAADA KA AAN UGU JECELAHAY MANSADA LA YIDHAA TAAMILO WLAHI TAAS QODOB AYAAD KA HADASHAY ALLE HA KU SHARFO CIZZI IYO SHARAF KU NOOLOW HA tiif tiifin noolaha ha ku tuman asaagaa ha tan dhaafin digashadaa hadba hadal tumaatuyo tiiq tiiq si ha u odhan arxankiyo tudhaaluhu yaanay kaa tafiir gu'in qoortaga kibkirkiyo qabku yaanay ku latig ha istaadwin aad miga tayo inaad wax dheer tahay nin ku taray wuxuu taray ha ka dhigin barkimo taale xurmo wa tix galintee taaladeeda muunee qofka kuu tanaasula sida taayir ha umarin dadku waa tolkaa iyo umadaad ka taran tee tafaraaruqoodiyo ha ka talin wax dhaawaca axyaa abwaan alle ha ku sharfo kuwa kalena waankaa sugaynaa inkastoo aan taamilo jecelahay hadana lkn gabayadaadu midba mid buu ka daran yahay wlahi gacan ayaankuu taagay ereyo dhaxal galay ayaa kaa soo burqanya xasan daahirow kuwa kuwan ka sii fiican ayaanu kaa sugaynaa hadaanu nahahay dadaka aad iyo aad kuu taageere illahay beeni waa kla xaaraan inkastoo aad na bedashay markaanu gabayaadaada maqlanay raxmaanku ha ku sharfo long life walhi inbadan ifka hibo ku noolow aakhirana halkii roon

  • @guurecabdi8061
    @guurecabdi80619 жыл бұрын

    This is Real Suugaan... Weedhsame Big Respect ugaas.

  • @alexlegrand6669
    @alexlegrand66696 жыл бұрын

    Malaha dheg-xumaanta loo ma dhintoo Dhaleecadu ruuxna iil ma dhigtee Wixii i dhantaalay Waan dhabdhabee Durtaba dhicisowday Dhaadashadii Dhalaanka habaabistaan u rartoo Dhedaan umaleeyay dhool da’ayoo Dheexaan ku hongoobay dheeha dushoo Horaan uga dhaartay naag dhaban leh Hashaan dhababee sarmaanta dhigiyo Durtaba dhacantaydii gees u dhacde Dharma idankii sow ma dheeliyin Dhaliilta naftaan dhacsiiyay shalay Dhadiibka hankaan ka dhowrso lahaa Adaa dhayal iyo fudeyd ku dhaxloo Dhabeel yahay dhuuxii baad la fuqdoo Ku dhaafaye waad isoo dhufatoo Dhooshaad ka qoslaysay baan la dhecee Dhudiyahay dhalankaagu dheeman miyaa Sidii dhebigaad u dhibsantahoo Joog iyo dhererkaagu Waa dhamas oo Sunahan bisha dhalatay aan ka dhacayn Dhaayaha kugu yaal dhigaa malahoo Timaha dhabarkiyo dhexdaada dagaa Ishii dhugataa ku dhaygagaysaa Cabaaryahan dhaabay qoortani dheer Gacmahan dhudhumada lakala dhigay Garaaraha dheehayee dhilay Markaad dhufatee dhaqaaq holataan Dhadhaabkiyo ciidi dhaayo furteen Dhibcaha sagalkiyo dhirtoo ubaxliyoo Cadceed dhacaysaad la caano dhantoo Dhalaalkana dhayda waad u eegtahoo Dhashii nabi yuusuf baad u dhowdee Dhameys yahay maanki baad dhilatee Haduu dhubatiyo jacaylku dhib lahaa Amase dhamac iyo dhimbiil kululaa Durtaba dhidid baa dharkii raday

  • @xaawaxasan7016

    @xaawaxasan7016

    4 жыл бұрын

    Jacladroodhikwda

  • @mohamedamerica8273
    @mohamedamerica82739 жыл бұрын

    Abwaan weedhsame Runtii abwaan dhaba Ayaad tahay oooooo Booskii gaariye ilahay Ha u naxariistee buuxin Kara alaaya cisag

  • @abdiqadirbaqayo9502
    @abdiqadirbaqayo95029 жыл бұрын

    weedhsame noolooow abwaan markaan is idhaahdo wax daacd ah soomali kuma hadhin een weedhsame arko ayaan soomalinimada ku faana walee well-done abwaan if iyo aakhiraba liibaan insha allah

  • @abdinajahabdikarim5244
    @abdinajahabdikarim52446 жыл бұрын

    masha allah abwaan qaran. qurux wax ka hooseyo la qaato weedhsamoow

  • @aragsan3991
    @aragsan39919 жыл бұрын

    Magac dhayal-dhayal kuma baxo, walle waa Weedhsame waliba Caqlisamena wuu yahay. Mansha Allah

  • @zakariaahmed3248
    @zakariaahmed32484 жыл бұрын

    Masha llah Abwaan xasan dahir alha kuxifdiyo aduun aakhiro

  • @abdikariimamoud6153
    @abdikariimamoud61538 жыл бұрын

    maanshalaah abwan xasan dahir ismacil weedhsame erayo aan cadi ahey weyi alla ha kuu siyadiyo cilmigaga

  • @nancybrown6691
    @nancybrown66918 жыл бұрын

    noolow abwaan gaariyaad badalaysaa waleee mncha allah

  • @saalimjaabiri764
    @saalimjaabiri7644 жыл бұрын

    Mzha allah abwaan weedhsame Wan ku haminaya inan sidaso kale noqdo

  • @hibohassan8939
    @hibohassan89395 жыл бұрын

    Hablaha haguursadan weedhsamoo kaleh. Waa halyay..waa geesi. Ilaahayow cimriga udheere

  • @Qofnaba.
    @Qofnaba.5 жыл бұрын

    Waxaan Lagu Heshin qurux iyo dookhba Jira

  • @ismaaciilabdirisaaqyuusf4832
    @ismaaciilabdirisaaqyuusf48325 жыл бұрын

    Masha allah allah cilmigaga haku siyad sho🔥♥️

  • @farhancolhaye9652
    @farhancolhaye96527 жыл бұрын

    hassan daahir weedhsame waaa abwaan aad u aragtidheer waxbad oo xaqiiqa ah ayuu ka hadlayaa ee halafahmo oo soomaliwayn hala ogaado inay tahay danta dalka iyo dadka umada

  • @a.ardaalewarfaa1237
    @a.ardaalewarfaa1237 Жыл бұрын

    Weedh same sxbul qaali àllah haku xafido

  • @mahadomar7099
    @mahadomar70993 жыл бұрын

    Cajiib

  • @camalsame6831
    @camalsame68317 жыл бұрын

    ab waanada soomaali yeed dhamaan waxaan uhayaa xish mad ha ahaatee xasan daahir ab waan lamid maaha noolow abwaane

  • @a.ardaalewarfaa1237
    @a.ardaalewarfaa1237 Жыл бұрын

    Masha Allah rabi naarta hakaa xoreeyo sxb

  • @saacidzadka8125
    @saacidzadka81254 жыл бұрын

    Mnsha allh waligay maso ma dhagaysan abwan ada i jclaysiyay

  • @shucaybchannel9600
    @shucaybchannel960011 ай бұрын

    Full xigmad

  • @guyotyga
    @guyotyga9 жыл бұрын

    Walee caadi maaha abwaan galkaaga kaga ahay

  • @cabiirlayf7661
    @cabiirlayf76618 жыл бұрын

    abwaaan jirah keeP gOing fOrdward

  • @Mustafe32
    @Mustafe329 жыл бұрын

    Weedhsame afkaaga caano lagu qabay; runtaad ka hadashay;

  • @caashomaxmuud9021

    @caashomaxmuud9021

    6 жыл бұрын

    Aabowewaakaheelay

  • @sayidomar7516
    @sayidomar75166 жыл бұрын

    WwwwwwwwwwW ABWAAN XASAN DAAHIR ISMAIL WEEDH-SAME nin netka ka hadla beentana ka fog runta iyo jacaylkaba abwaan weeedhsame ugu tag

  • @a.ardaalewarfaa1237
    @a.ardaalewarfaa1237 Жыл бұрын

    Sxb waxbarashadeeni kula dareen Baan ahay waxa kasiya anigaa kasoo helay cape of good hope anaa kuu haya isoo wac anigaa kuu haya soo helay !!!

  • @ahmedabdi3661
    @ahmedabdi36616 жыл бұрын

    thanks more and more

  • @abdihakiimahmed4811
    @abdihakiimahmed48119 жыл бұрын

    Layskama hadlee saas ayaa loo hadlaa

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Жыл бұрын

    Waxan rag ku heshiinba Damac dumar &Qurux baa jirta😄

  • @a.shakuursaed9125
    @a.shakuursaed91254 жыл бұрын

    Alaylee waa gabay xigmad badan

  • @SportsYYT
    @SportsYYT2 жыл бұрын

    Waa maalintii iigu horaysay iiguna dambaysay ...... hhhhhh

  • @alexlegrand6669
    @alexlegrand66696 жыл бұрын

    Markaan kaligay faqaayay ayaamahan kaaha beelay Markaan galay kiisaskooda Waxaan ka kaxayn waayay Kalkii samahaa dhamaaday Ilaah ma karbaasho duulna Haday xaqa kaashadaane Intay kubidiina buuxdo Qalbyaalad karkaara goys ihi Dad kaamil ah yeelan meysid Bulshada Kal midaysan weyda Bulshada koox koox u qaydan Bulshada kibir kala qaloota Bulshada kala kaca ku foogan Kurkana laga wada shaqeeyo Uurkuna kala kayma daaqo Kufkeed waligeed ma gaadho Shil weeye inaad kuftaaye Hadaad kambadhuudho boodhkaaso Kigi weydo umbaa xun

  • @ahmedabdi3661

    @ahmedabdi3661

    6 жыл бұрын

    mansha all alle haku dhawro abwaan wedhsame afkga cano lagu qabey

  • @ibrahimgaangi3831
    @ibrahimgaangi38318 жыл бұрын

    } #weedhsame 👏

  • @khadarxasanxaashi9504
    @khadarxasanxaashi95043 ай бұрын

    5:02 😅😅😅😅

  • @deeqdarajolyrics
    @deeqdarajolyrics6 жыл бұрын

    Weedhsame afkaaga caano lagu qabay

  • @baradoabdi2955
    @baradoabdi29555 жыл бұрын

    Abwaan wedhsame

  • @wardahassan2462
    @wardahassan24629 жыл бұрын

    balaayada missed call ka halaga daayo kkkkkkkkkk

  • @mo.ziyaad6216
    @mo.ziyaad62164 жыл бұрын

    WEEDHSAME CAQLI SAME MURTI SAME INTAPA WU YAHAY WLLE RUNBU KU HADLAY

  • @slandbuuhoodle8378
    @slandbuuhoodle83787 жыл бұрын

    khasadeeda danbi dhaafa

  • @AhmedCayaash-ei3gx
    @AhmedCayaash-ei3gx Жыл бұрын

    🎉🎉🎉

  • @a.ardaalewarfaa1237
    @a.ardaalewarfaa1237 Жыл бұрын

    RUNTA AYAAD ASIIBTAY WAA SAXIIX GOB GOBI DHASHAY WEEDHSAME ILAAHAY GOBTU KAMA QARSOONA BUSTE KASTE OO LASAARAA GOBTA MA QARIN KARO

  • @caydaruusdirir757
    @caydaruusdirir7574 жыл бұрын

    Dhibcaha sagal iyo cadceeda Ayaad la jaar tahay

  • @xasanraabe8901
    @xasanraabe89016 жыл бұрын

    kkkkkkkkk

  • @bahjaabdinasir3249
    @bahjaabdinasir32498 жыл бұрын

    Hhhhhhhhhhhhh allaylehe waa ii dhimo igu dhimo. Hadhowna iska dhimoo tahriiib Waxd badeli inshallah timacade qabyaalad diid Weeedhsame jir oo joog macalin

  • @saacidzadka8125

    @saacidzadka8125

    4 жыл бұрын

    Kalcebayd

  • @maxamedgabyaaye2190
    @maxamedgabyaaye21903 ай бұрын