Abwaan Xasan Daahir Weedhsame - Waraysi Dhammeystiran.

Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil Weedhsame waa abwaan iyo macallin gaasa-baxay oo sameeyay in ka badan 70 heesood oo lagu luuqeeyay, sidoo kale calanka u sida ragga gabeyga iyo tixda kaleba ku xarragooda. waraysigan kaga bogo taariikhdiisa, waayo-aragnimadiisa iyo aqoontiisa dhanka suugaanta iyo qaybaha kale ee cilmiga.

Пікірлер: 311

  • @muxiyoaarka8922
    @muxiyoaarka89222 ай бұрын

    halsaac iyo dheerad ayuu socdey muuqalka ana waxan moodayey inan hal munite dawanayey abwaan weedhsame waa badweyn xikmada ku duugana ninba intuu doono ayuu ka darsan kara

  • @Deeqacabdisamatar

    @Deeqacabdisamatar

    Ай бұрын

    😊😅

  • @Soodhawoow
    @SoodhawoowАй бұрын

    Waa abwaan weyn masha alaaah. Hal talo ninyow dadka caag biyaa ama koob xitaa soo agdhiga marka wareysaneysaan.

  • @YahyeIbrahim-hl8he
    @YahyeIbrahim-hl8he2 күн бұрын

    Mansha Allah ❤somalilan guuul ❤❤insh Allah abwan harusoco insh Allah ❤❤

  • @KhaalidXuseen-te4ic
    @KhaalidXuseen-te4ic2 ай бұрын

    Suugaan-yahan saadaalin kara tagtada iyo timaadada filasuufkii waynaa Ee Hadraawi ayuu inoogu dhowyahay❤

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xuАй бұрын

    Tima cadeiyo Hadraawi ALLAH how naxariisto, laabsalaax iyo weedhsame , waa mucalamiinta soomalida ee xiligan ALLAH na ha garabgalo

  • @user-salsabiil
    @user-salsabiil2 ай бұрын

    daadiyaha barnaamijku waa qof cilmi iyo khibrad badan u leh barnaamijka uu daadihinayo...maasha allah

  • @Cajapi

    @Cajapi

    2 ай бұрын

    Isagaaba abwaana 😂

  • @rooblexajicali1430
    @rooblexajicali14302 ай бұрын

    Weedhsame waa astaanta Gobanimada, Daacadnimada, waa qof ku suntan ixtiraam iyo Mamuusba. Waa qof dawladnimada iyo wax wada lahaanshuhu macno u samaynayso

  • @eidsead3143
    @eidsead31438 күн бұрын

    Xasan daahir Macallin .

  • @Adnaan655
    @Adnaan6552 ай бұрын

    Raggu wuu han diriraaa Inkastoo dareeniyo Qalbigiisa dooq galo Halka looga daranyahay Dagdag buu ku dhaafaa Alleylehe 💯

  • @axmedxasan7346

    @axmedxasan7346

    2 ай бұрын

    🎉

  • @cabdiraxmaanmuxumed1638

    @cabdiraxmaanmuxumed1638

    Ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @xulkabanka
    @xulkabanka2 ай бұрын

    cawaale nin waraysi yaqaan ah weeye. qodobo aad muhim u ah abwaanka ayu waydiinaya oo waliba isaga xiiso u samaynaya. well done wll.

  • @ahmedabdikarim8220
    @ahmedabdikarim8220Ай бұрын

    weedhsame waa nin cabqari ah bulshadeena dadka sidan okale ah ma helaan mudnaanta ay bulshada ku dhexleeyihiin hase ahaate waxaa mudnaan leh inuu gutay waajibkiisi ahayd inuu waxnasoo gaadhsiiyy kuwii weelleya rabbi hanaga dhigo

  • @mwgurrey4104
    @mwgurrey4104Ай бұрын

    Ismalahayn waad dhamaysan muqalka lkn maba moodid inan waqti dheer dawanayay ❤

  • @xurmaawi_vlogs
    @xurmaawi_vlogs2 ай бұрын

    Abwanka marka laga yimado waxa barnamijka xiisaha u yelay wa cawaale alle caqliga iyo cilmigaba haydin barakeyo

  • @mustafeahmed1582
    @mustafeahmed15822 ай бұрын

    Sida xikmada iyo xaragada leh ee ay iskula jaanqadayaanba labada abwaan inkastu cawaale waraysanayo ayaa aad qurux badnaysisey wixiiba dhowr daqiiqu noqday

  • @MustafeMuhumet
    @MustafeMuhumet8 күн бұрын

    Mansha Allah mufakir weyn

  • @laxawofficial3693
    @laxawofficial36932 ай бұрын

    Abwaan cawaale deeqsi abti adiguna waraysiyada noocana soo badi hadii ay macquul tahayna #siddiq #burmad waraysigan ka xiga ka dhig

  • @Mash_huurMohamed
    @Mash_huurMohamed2 ай бұрын

    Abwaan Cabqari ah ilaahayna huwiyay xigmad iyo gobonimo. Runtii wuxuu noolyahay Iftiin noo baxaya xilligan Gudcurka ah ee afkeennii iyo Dhaqankeenniiba la marin habaabiyay. Buuggaa waannu sugaynaa Abwaan ee noola soo dhaqso haddii eebbe idmo.❤

  • @axmedhello3580
    @axmedhello35802 ай бұрын

    Xiddiga qarnigan calanka u sida Dunida suugaanta xasan Daahir Weedhsame, Abwaan aan jecelahay suugaantiisa. Buugaas la Soo dhakhso boqorkii suugaanta qarniganow.

  • @siciidaadan3324
    @siciidaadan33242 ай бұрын

    Cajiib weedhsame markii loo bixiyey magaca waa loo soo xulay, si gaara ayaan suugaantiisa u xiiseeya abwaan Weedhsame Allaha weyni raalli haka ahaadee.

  • @rahmahussein4964
    @rahmahussein4964Ай бұрын

    Masha Allah ala muxu ilaahay abwaanka cilmi baray allahu ma baarik ❤

  • @siciidcabdi8945
    @siciidcabdi89452 ай бұрын

    Alla habarakeeyo Abwaan Weedhsame wuxuu noo yahay runtii Role Model dhanka Hal-abuurka, Diinta iyo dhiirranaantaba. Cimriga Alla hau barakeeyo Abwaanka❤

  • @najaxabdi7129
    @najaxabdi71292 ай бұрын

    Mansha alllah , abwaan cawaala deeqsi si fiican ayaad u daadihinaysa barmaamujka

  • @ABWAANSACAD
    @ABWAANSACADАй бұрын

    Barnaamijka hilin show iyo walaalkay cawaale deeqsi aad baan u bogaadinaya sida uu mar marka ka dambaysa uu noogu soo bandhigayo hiboolayaasha kuwooda hurmuudka u ah wakhti xaadirkan guulayso walaalkayow🙏

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv13 күн бұрын

    Masha allllah wadhsame nolow❤ wllo❤

  • @nasiyahalimahamed
    @nasiyahalimahamed2 ай бұрын

    Sida heesaha u dhagaysta gabayadiiisa ❤❤ alle haku xafido

  • @user-po5el5zs2y
    @user-po5el5zs2y2 ай бұрын

    Gacmahaba Niman kugu jirin Labta lama geeyo Qof aan guulba modayn Wadnaha Loma wada gooyo Ilmadada ruuxan ka guban looma Ogo siiyo ❤

  • @mustafecali6412
    @mustafecali64122 ай бұрын

    Qof aan kuu dadaalayn oon kuu diyaar noqon Qorshihiisa kugu darin ninkan deydayaayow alla doommis xumidaa Badi way ka daalan ragga kii ku daalo ruuxii ka daallana ayagaa ku daale alla daacadsanidaa Weji dadabka dayrada iyo weedha danabkaa Ma qof kuu diyaarshaad ubax aannu kuu diran dabac kaga filaysaa Diiwaanka maytida miyaan ruuxa kugu dara hanku diiday odhan jirin Qalbi daadaxsanidaa Wadnahaaga doqonkii markuu deyrka garashada si ducduuca uga baxo Saw damiirka kugu jira dabarkiisu kuma xidho Qabka ruuxa waxa dila saw dubkaagu kama dido alla daayacsanidaa Xadiis weeye maansadani

  • @hamseiprahim3732
    @hamseiprahim37322 ай бұрын

    Allay lahe abwaan iga dheh isga iyo daadiyaha barnamijku aad bay isugu jiibinayeen msha Allah weeyan😊

  • @abrahmanahmek2197
    @abrahmanahmek21972 ай бұрын

    Mid ka mida KZread yada ugu wanaagsan Ee ugu jecelahay KZread kani kale aya u qalma millions of subscribers ❤️

  • @user-lc8bz9pb1z
    @user-lc8bz9pb1z2 ай бұрын

    cawaale walhi waad waynaysay abwaanka walhi alle haku sharfo

  • @user-eo8ys7bc1q
    @user-eo8ys7bc1q2 ай бұрын

    Xasan Daahir Ismaaciil weedhsame wlahay cid aan ka jecelahay jiilka maanta gabyaa ma jiro waraysiyadiisa oo dhan ilaa kuwii cawke ilaa kuwii nimco samriye wan dawaday hadana kama xiiso dheco.

  • @yaasenmahamuud

    @yaasenmahamuud

    21 күн бұрын

    Anaa kula mida sxp runtii Alle hadaayee waa abwaan qarawyan

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan16442 ай бұрын

    Xasan daahir ismaaciil weedhsame ilahay cimriga iyo caafimaadka iyo caqligaba allaha raajiyo😊🎉❤

  • @ahmedabdi4995
    @ahmedabdi49952 ай бұрын

    Abwaanku waa suugaanyahay weyn oo Soomaaliyeed ee han ummadnimo ha yeesho oo mas'uuliyadda damiireed ee saaran hawada guto.

  • @abdirashiidjees8539
    @abdirashiidjees853911 күн бұрын

    Weedhsame Abwaan u dhigmaa ma jiro ilaahay cilmiga caafimadka iyo cimrigaba alle haw barakeeyo

  • @husein.opthio-mk
    @husein.opthio-mk2 ай бұрын

    Runti Waa mid ka mida macanka iyo murtida somaliye uu soo hadhay allawo cimriga iyo cafimadkaba ku siyadi abwan hassan dahir ismaciil weedhsame ❤ qarasho gobanimo

  • @abwaanjannaale
    @abwaanjannaale2 ай бұрын

    Maansada u dambaysa ee sida daadka ha u socon so wayn bay ii saamaysay abwaan weedhsame waad mahadsantahay ❤

  • @AadanMahamuud
    @AadanMahamuud2 ай бұрын

    Abwaan weedhame macalin suugaaneeed oo illahay af u dhiibay 😊

  • @Clahi.fana23
    @Clahi.fana2317 күн бұрын

    ❤❤❤❤ Qadarin badan ayaad mudan tihin abwaan Xassan Daahir Ismaaciil (#Weedhsame) iyo Abwaan Cawaale Deeqsi oo aan labadoodaba aad u jeclahay halabuurnimadooda aadka u macaan.

  • @user-jw4un5cy8b
    @user-jw4un5cy8bАй бұрын

    Offcaleek kalamaduhu shilisaaa Xasan Dahir ismail weedhsame Abwanka Abaanada Qarngan danbe odhan karaaaa

  • @Bilal-hq3gb
    @Bilal-hq3gb2 ай бұрын

    Cawaale deeqsi waxyaabo farabadan oo aan la waydiin jirin abwaan weedhsame ayuu waydiiyay waa sidii loo baahna qof sugaan yaqaani marku abwaan waraysanayo waxyaabo badan ayaa laga faa’ida lakiin cawaalo waxaan kugula talin lahaa abwaanada soo badi yagaa badana wax laga faa’ida

  • @Asad-hagio-team27fun
    @Asad-hagio-team27fun2 ай бұрын

    My favorite abwaaan hadraawi abwaaan weedhsame my 2 favorite abwwwan wish inaaan one day lakulmo insha Allah ❤

  • @inventoralimahad8874
    @inventoralimahad88742 ай бұрын

    Suugaanyahan suugaanyahankiisu waraysanayo❤. Alla miid iyo mullaax waynaa

  • @abdikadirfarey
    @abdikadirfarey2 ай бұрын

    Dareemadda igu jiro dhowr jeer ayeey is waafaqeen abwaanka heesahiisa iyo aragtiyahiisuba, sidda aan wax u cabiro ayeey aad isku waafaqaan. Cimri dheer abwaane-Hargeys oo aan imaad oo aan israg Hargeysa ma tagin.

  • @MaxamedQalbi-qq5ez
    @MaxamedQalbi-qq5ezАй бұрын

    Waji dadabka dayrada iyo weedha danabka Ma qofku diyarsha ubaxanu ku diran dabac kaga filaysa weedhsame wa abwan qiimo badan alle ha daye

  • @butterflyha1889
    @butterflyha1889Ай бұрын

    Masha allah abwan weedhsame waa hadraawiga qarnigan ilahy haku sharfo abwaan❤❤😊

  • @axmedyuusufxasan8523
    @axmedyuusufxasan85232 ай бұрын

    Weedhsame wuxuu ku jira abwaanada dhifta ah ee soomaalida u haray.

  • @mkhtrcali4386
    @mkhtrcali4386Ай бұрын

    Ruunti Abwaan Qaliya Ayaa Tahay Xasan Dahir Wedhsame 💟🙏

  • @Illyv4ever
    @Illyv4ever2 ай бұрын

    One of my favorite poets may Allah grant him a long healthy life 🫶🏾❤️

  • @samakaabmohamed9363
    @samakaabmohamed936315 күн бұрын

    Xaqiiq weeye abwaan weedhsame indha la,aanteenay ka macaashayaan wa sheko dhab ah.🙏

  • @KhaalidKeneye
    @KhaalidKeneye2 ай бұрын

    Alle cimriga iyo caafimaadka ha u siyaadsho abwaan xasan daahir weedhsame.

  • @mohozil9382
    @mohozil9382Ай бұрын

    Weedhsame maaha dadka is ka siTa magac Abwaan ee waa dadkii xaqa u lahaa,Allah cimri dharar iyo cafimaad ha ku siiyo

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xuАй бұрын

    Weedhsamoow waxaan ahay ardeygaaga oo la dhacsan gabayadaada iyo isku kalsoonidada cidna aanad u habaran cidna aan caayin, aflagaadeyn , qabyaalad ka hadal taariikhdaa ku qori doonta . Kana hadal wixii dulmi aad u aragto

  • @ilyazzadan816
    @ilyazzadan8162 ай бұрын

    Abwaan Xasan Daahir Weedhsame alle Cilmi iyo Maskaxdaba how barakeeyo Waa Abwaan iyo Aqoonyahan dhamaystiran

  • @bintucali7288
    @bintucali72882 ай бұрын

    Macalinkaygi maadada soomaliga 2006 iyo sunshine school

  • @mohtayib

    @mohtayib

    2 ай бұрын

    2023 University Of Hargeisa.

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh7721 күн бұрын

    Abwaanka aan ugu jeclahay abwaanada da,yarta ah Weedhsame❤ Mulaxamiistashii Hir galay Jiir. Jaangoow Jiim sh Miyir Cigaal Salax qasim C.nasir caydiid Iyo qaar kaloo badan 2011 waxan la ilmeeyey heesta uu Abwaanku sameyey ee AGOON😢 ee uu qado Lafoole. "Kan I iibayaa ehel iigu dhow"

  • @mustafeabdirizak1277
    @mustafeabdirizak12772 ай бұрын

    Maashaa allaa abtigay xasan daahir weedhsame wan salaaamyaa

  • @abuubakarmohamed5748
    @abuubakarmohamed57482 ай бұрын

    Waraysigu sifiican buu u dhaceyna e se dhinaca heesaha abwaanku kuwa hirgaleyna lama siina xaqoodii lama qaadan karo weedhsame iyo heesihiisa oonan la qaada dhigina midhkaa inaga saxa .

  • @JamalMohamedSulub
    @JamalMohamedSulub2 ай бұрын

    waaa darsi dhan maaha waraysi kaliya, ALLA ha idin barakeeeyo labadiinaba

  • @youssoufmoussadarar8002
    @youssoufmoussadarar80022 ай бұрын

    Allah ya Khalik abwaan Weedhsame

  • @ahmednuur9164
    @ahmednuur9164Ай бұрын

    Abwaan Xasan Daahir Weedhsame abwaan aad u culus oo qarnigan cabira dareemadyda Kala duwan ....mhdsanid Cawaale sxp Sidiiq Maxamed Burmad soo qabo.

  • @houskeymattanmanchaftyoutu29
    @houskeymattanmanchaftyoutu292 ай бұрын

    Saaban waxaan la kowsadeey niinka aan wax siiri kaarin waligii saadyare yahaay

  • @AxmedYarre-vp7qf
    @AxmedYarre-vp7qf2 ай бұрын

    Abwaan weedhsame waa abwaanada naadirka ah ee abwaanadii soomaalida ee murtida lahaa

  • @hiboabdillahi
    @hiboabdillahi2 ай бұрын

    Jacaylka dhibtiisa weedhsamow naga daa😂❤

  • @abdiwelijaffaal
    @abdiwelijaffaal2 ай бұрын

    “Gelin gudha nimaan kuu gilgilan looma jiro geela” Allaylehe waa dhibta qudhee soomaalidu qabtaba.

  • @zhaamzhirezhaamgujir9484
    @zhaamzhirezhaamgujir94842 ай бұрын

    Mansha allaah abwaanka xigmad ayaa kabuuxda

  • @user-dn9ko6zc8d
    @user-dn9ko6zc8d18 күн бұрын

    Cawaalaw wxd so qabta abwaan jiheeye 🙏🙏🙏

  • @abdulqanidahirismail3677
    @abdulqanidahirismail36772 ай бұрын

    Raxmaanku hakuxafido walaal Hakugu galado cimridherer caafimaad sareecana iyo cibaado waarta

  • @maxamud9825
    @maxamud98252 ай бұрын

    Abwaan Waan kusalamay Inbadanbaan ku sugayay❤❤❤

  • @kooxdajeegaan5589
    @kooxdajeegaan55892 ай бұрын

    waan wadanaa abwaanka

  • @asmaahmed9205
    @asmaahmed92052 ай бұрын

    Episode goor u so galay iyo goor iga dhamaaday waan garan waayay

  • @user-zm9lx7zg2p
    @user-zm9lx7zg2p2 ай бұрын

    Macalin suugaaned alleh u dhiibay abwaan weedhsame waraysi fiican oo faa ido leh 👍

  • @user-ds7hm1dn2s
    @user-ds7hm1dn2s2 ай бұрын

    Abwaane wuxu alle ku siiyey af ad kuso jiidan karto shucuurta aadamaha

  • @jaabirahmed4946
    @jaabirahmed494612 күн бұрын

    Weedhsame 🎉

  • @hamzedeek5281
    @hamzedeek528114 күн бұрын

    Mnzha Allah wlhi abwaaanku waaa xikmada socota

  • @mustafemaxamed1346
    @mustafemaxamed13462 ай бұрын

    Mansha allah abwan alle haku xafiido akhiro iyo adunba

  • @Cawaalecodey1
    @Cawaalecodey12 ай бұрын

    Heeso badan banku ogaday oo uusameyay iyo laxamo badan waxan leyahay abwaanka guulayso

  • @nawaalabdimajiid2631
    @nawaalabdimajiid26312 ай бұрын

    Abwaan weedhsame allah ha u barakeeyo caqliga iyo cumriga ba

  • @abdilahimohamoud9219
    @abdilahimohamoud92192 ай бұрын

    waanu saamnay xerawga 🙌

  • @AishaApdi-cg5ic
    @AishaApdi-cg5icАй бұрын

    Wll mansada magaceed ugu danbaysa e Qof ku daadalyn🥲🤌🏻 iso sheega azxpy

  • @MahmoudMohamed-rw6ue
    @MahmoudMohamed-rw6ue2 ай бұрын

    Slmulah abwaan weedhsame iyo abwaan deeqsi

  • @user-pl9ub8el6u
    @user-pl9ub8el6u2 ай бұрын

    Abwaan iyo aqoonyahan alle indheer garadnimo siiyay ❤❤

  • @shaaficimillo7784
    @shaaficimillo77842 ай бұрын

    Wan zalaamaya labada abwaanba Barnaamij qoto dher o an lagu caajizayn wxn kula talin laha bahda hilin show in abwaanada danbe waaqaca markaa taagan abwaNada danbe wx laga waydiyo sidaa oohinta okale ❤

  • @safiaelmi4595
    @safiaelmi45952 ай бұрын

    Allah hku xiftio abwaan weedhsame

  • @SahalAtteye
    @SahalAtteye2 ай бұрын

    Allah ku xafido abwaan weedhsamey

  • @suhaybugaaska9270
    @suhaybugaaska92702 ай бұрын

    Next abwaan Ahmed(xaraf) keeping going

  • @moaamiin7344
    @moaamiin73442 ай бұрын

    Cawaale waa hadal yaqaan abwaanka wixii uukiisa ku jiruu ka soo saaray

  • @foziyailwad3341
    @foziyailwad33412 ай бұрын

    Waa layskalku dhataa marka laysku dheeryee ,saw laba is dhaaraaday isma dhaafsadaan Ubax ❤ saw laba is dharwrtaa isma dhiiri galin karo ❤ malaha 10 jeer baan kuso ceshaydy heesataa

  • @zitisuhanabintuadam5022
    @zitisuhanabintuadam50222 ай бұрын

    Ereyada waxaan aad oola yabaa ee ku jira labada heesood. 1) naftan uubataynaysaa. Dhawr jeer ayay is badbadashay heestaan waxaana ka muuqda farshaxan aad u cajiib ah. 2) yaabaray wadnaha baxadag. eesh qiyaazak heestaan habdhaca ereygaa aad bay cajiib u tahay waliba waxaanan ka maqnayn sugaan aad u qurux badan. Fikirkaygu waxay ila tahay in aynu dhiiri galino cida waxa wanaagsan umada u Soo gudbiyaa waxaana leeyahay Cawaale deeqsi Waad mahadsantahay barnaamijyada aad Soo gudbisid weedhsame waxaan leeyahay mahadsanid sida aad bulshada u matashid

  • @abdiwaliiman2933
    @abdiwaliiman29332 ай бұрын

    Abwaan weedhsame allow ku xafid

  • @adarkahin3533
    @adarkahin3533Ай бұрын

    Allah Abwaanku qaalisana oo Farshaxansana

  • @user-ys5ne6tn8d
    @user-ys5ne6tn8d2 ай бұрын

    Barnaamij quruxbadan oo xan baarsan Murti iyo xigmad ah abwaan weedhsame. Barnaamijka xiga abwaan jiheeya inoo mart geli oo inoo balami Inshaallah.

  • @zuhailchannel4777
    @zuhailchannel47772 ай бұрын

    Laba abwaan oo qiimo badan cawaale deeqsi iyo Abwaan weedhsame

  • @nouramohd1314
    @nouramohd1314Ай бұрын

    Abwanka qudhe aan dawado waraysiyadisaaa

  • @Keena-diid
    @Keena-diid2 ай бұрын

    Dumar waa dhallaan wayn Been kusoo dhiraan-dhiri Dabadeed run kula dhaqan Waatii dhammaataye Dhalanteed ku hirashadu Waa dhiikar miidhane Runtuun baynu dhammaynaa Dheregiisa caashaqa Iyadaa dhardhaariyo Dabka looga dhigayaa Qof mayd qaba ayuun baad noqonaysaa!!!!!

  • @galool2463
    @galool24632 ай бұрын

    Laba abwaan oon aad u jecelahay Alle ha idin sharfo wllo

  • @fahadkasocdalka2672
    @fahadkasocdalka26722 ай бұрын

    ❤Abwaan Hassan Daahir Ismaciil ( Weedhsame)Philasophar Cabqari Mufakar Mu Hindis Laxamiiste ❤

  • @Dalxiis24
    @Dalxiis242 ай бұрын

    Abwaan Cabdiraxmaan Baas soo qabo ☝🏼

  • @cabdiraxmanilkacase4792
    @cabdiraxmanilkacase47922 ай бұрын

    Xasan daahir ismaaciil alle cimriga how dheereeyo waa waayo arag iyo suugaanyahan qiimo badan

  • @nasramowlid6906
    @nasramowlid69062 ай бұрын

    Asc dadka halkan soo gala ee waraysigan quruxda badan daawada ha Rukuntan ganalkan si ay dhiiri galin ugu noqoto qofka waraysigan Inoo soo bisleyay waana bilaashe lacag ´maha ❤ asc

  • @haileproduction1381

    @haileproduction1381

    2 ай бұрын

    Wayahay waa bilaashe lacag mahan hama oran data da iyo internentka aynu ku shubanay ma bilaash baaa

  • @abdilahicabi
    @abdilahicabi2 ай бұрын

    Siyasiga abwanku ku tilmamayo in uu indhoolaha u diidayo in indhaha loo fiiqo koonfur ahaan waa cabdiraxman cabdishakuur