Kaalintii Abwaan Cabdillaahi Saleebaan Bidde Ee Halgankii SNM| Qaybta 4aad| QARANJOOG ILAA QURBEJOOG

Kaalintii Abwaan Cabdillaahi Saleebaan Bidde Ee Halgankii SNM #4aad
Qaybtan afraad ee taxanaha wareysiga “QARANJOOG ILAA QURBEJOOG” ee geeddisocodkii nololeed ee abwaan Cabdillaahi Saleebaan Bidde, waxaad ku daawan doontaan xilligii uu Cabdillaahi sida tooska ah ugu biiray hangankii SNM. Hore waxaad suu daawateen qaybo ka la duwan oo ay ku jirto qaybtii uu xadhigiisa kaga sheekanayey, is la markaa na uu ku faahfaahiyey kaalintii uu ku lahaa abaabulkii gudaha ee halgankii lagu xoreeyey deegaannada Somaliland. Wareysigu waxa uu qayb ka yahay barnaamijka “KULANKA GORFAYNTA”, oo uu saare ka yahay Cabdishakuur Muxumed Muuse “Heersare”.

Пікірлер