Qisada Heesta Waqti Inuu Cajiibyahay Abwaan Jiheeye

Fadlan: Subscribe + Like + Share
Website: slntv.tv/
Facebook: / slntvone
Ku Xidhnow Goor Kasta: Telefishanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kala Soco Warar iyo Barnaamijyo Ku Xiiso Galiya.

Пікірлер: 79

  • @naleyahmed9941
    @naleyahmed99412 жыл бұрын

    Waxa aan heeysano iyo waqtika aan heysano rabikeen haqa hanaku dilo waqtika iyo cimrika iyo caafimaadka aadna siisay rabiyoow kuwiii ku mahad celiyo naga dhig aameen

  • @AbdinassirShukri
    @AbdinassirShukri2 жыл бұрын

    Waan jeclaa inaan mar uun wajigiisa arko Abwaan "Ismaaciil Jiheeye" raggaa uu u mahadceliyay dhammaan waa rag wada door ah.

  • @mudulood

    @mudulood

    2 жыл бұрын

    Walahi aniga iyo xaaskeyga aan ku aragnay dubia aniga oon aqoonin waa iska key baray numberkiisa nah wuu isiiyay

  • @guledmahomed168

    @guledmahomed168

    Жыл бұрын

    Asc wllo markahore waankusalamay lkn malinkii ad commentigan qoraysay. Ma islahayd bilakadibaa la arkidoonaa oo lagusoowaydiin wllo markahore waxan idiinrajaynayaa inaad siidii aad ucaafimaad qabtaan

  • @amiishamohammed
    @amiishamohammed Жыл бұрын

    Wlhi o bilahi o talahi akhiro Shaqo ayey u bahan tahy subaxanallh 😢😢😢😢

  • @qooneymedia6822

    @qooneymedia6822

    8 ай бұрын

    Lkn waligaa qof dhinaca xun ha u fiirin adigana hais cajibin,walaal arintaa waa khatar ogow

  • @Qamadi1
    @Qamadi1 Жыл бұрын

    Maasha allah abwaan jaheeye allah ha ku xifdiyo

  • @abdurahmanherei6486
    @abdurahmanherei6486 Жыл бұрын

    الصحة تاج على رؤوس الأصحاء لا يعلمه الا المريض

  • @hanadolad2061
    @hanadolad20614 ай бұрын

    Alaah rabulcaalamiin ha ku xafiddo aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @hodanesse8265
    @hodanesse8265 Жыл бұрын

    Masha allah abwan qaaliya Alle cimriga ha ku dhereyo insha allah

  • @user-ss6ub9sn4z
    @user-ss6ub9sn4z9 ай бұрын

    Ismaaciil Jaheya alaha ku xifdiyo Abwan hal gabay baa rabaa oo aan meel kaso jediyo ee luqa iga soo qabo please Abwan alaha ku sharfee 😢

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 Жыл бұрын

    Maaash Allah ❤

  • @abdiwalimohamed7053
    @abdiwalimohamed7053 Жыл бұрын

    Masha allaah abwane alle cimriga hakuu dhereeyo

  • @user-mu4kj9uy9f
    @user-mu4kj9uy9f10 ай бұрын

    Mansh Allah

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677 Жыл бұрын

    M.a abwan jiheye waa abwan Wayn somaliyed

  • @sabahali1605
    @sabahali16052 жыл бұрын

    Maansha Allah waa abwaand qaalyah

  • @ShamsudiinCalimohamed1293
    @ShamsudiinCalimohamed12932 ай бұрын

    ❤❤❤❤

  • @eng-mahadgeddixiish1369
    @eng-mahadgeddixiish1369 Жыл бұрын

    masha allah abwaan

  • @hanadolad2061
    @hanadolad20614 ай бұрын

    Mansha Alaah

  • @mohamedali2132
    @mohamedali2132 Жыл бұрын

    Faysal tashi miyuu dhintay Allaha ha unaxariisto Hada abwaan ka liiska😂dheer ee fananinta wax uu u dhiibay marku faysal marayo AUN uu dhahay unbaan maqlay Waa ramadan 1 dii 2023 Allaha ha unaxariisto Faysal

  • @abdulfatahjoseph5511
    @abdulfatahjoseph55117 ай бұрын

    Ultra legend

  • @mouhyadinetwistos8031
    @mouhyadinetwistos8031 Жыл бұрын

    Waad shegty runta abwaan

  • @ahmedabdikadirjama9433
    @ahmedabdikadirjama9433 Жыл бұрын

    Abwaane waa hees cajii ah oo meel kasta taabanaysa lakin mid ban ku darsanayaa waxan jeclaysatay inad ku soo dartid inuu wadanku cajiib yahay nin qurbe jooga og abawaane intaas baan jeclaan lahaa inaad ku soo dartid

  • @muuseibraahim7774

    @muuseibraahim7774

    Жыл бұрын

    😂😂😂 adigana abawan yaris ayatahy qofan ogen bagarn😮 maiga heys..

  • @IbarahimMaxamuud
    @IbarahimMaxamuud Жыл бұрын

    Mash llha

  • @XamseCali-gs8uz
    @XamseCali-gs8uz10 ай бұрын

    Waa maalinta 7aad ee aan ku jiro xabziga garowe *waqti inuu cajiib yahay maximus ciilan baba garan

  • @juweriamohamed-zj4ik

    @juweriamohamed-zj4ik

    10 ай бұрын

    Alle ha ku soo nabad bixiyo wllo

  • @munasarmuxudinahmet0395

    @munasarmuxudinahmet0395

    3 ай бұрын

    ​@juwuu kaso baxay bayi akxmweriamohamed-zj4ik

  • @sacsaosman8402
    @sacsaosman8402 Жыл бұрын

    South africa 🇿🇦 miyuu yimid mise waa filin kale

  • @mohamedaymannn
    @mohamedaymannn2 жыл бұрын

    Wakhti in uu cajiib yahay, Maxbuus ciilan baa garan. Qiimo cuudku leeyahay, Sabool ceyr ah baa garan. Laxaad caafimaad qaba, Curyaan heetiyaa garan. Dhalaan iyo carruurnimo,Duq cirrooybay baa garan.

  • @siradm

    @siradm

    2 жыл бұрын

    Eragaan dad badan macan fannaaniin baa qalda! Cuud haama Cuud waa wax la shitto oo guryaha lagu carfiyo, waa Cood, qiimo Coodku lee yahay sabool cayr ah baa garan, cood waaye

  • @dhashisheekhisaxaq9514

    @dhashisheekhisaxaq9514

    2 жыл бұрын

    @@siradm 🤣🤣🤣🤣Ma adiga iya wax saxaya afsomaligi iyabad isku dhibantiine cuudku waa xoolaha meeshu cuudka la shitana ka yimi nin xoolo lah iyuba shita oo is udgiya marka wa isku si iya lo qora ama cood iyo waxan aad walaqday maxa isku keenay Mala luqadina aha lahjadina iya sidasa lol

  • @mustafehussein288

    @mustafehussein288

    Жыл бұрын

    Waa cuud walaal. Cuudku kaad moodayso maaha

  • @mustafehussein288

    @mustafehussein288

    Жыл бұрын

    Cuudku waa xoolaha iyo maalka. Cood ma jiro

  • @suleekhaaadan3884

    @suleekhaaadan3884

    Жыл бұрын

    ​@@mustafehussein288 mhdsnd wllky eraygaa micnihiisa waa rabaye🙏 Mafahansanayn

  • @abdirisaaqalimaxamed603
    @abdirisaaqalimaxamed6038 ай бұрын

    Waa hees qaali ah Waan jecelahay walee❤❤❤

  • @fuaadckariim367
    @fuaadckariim367 Жыл бұрын

    M.a

  • @mokhtarmohamet273
    @mokhtarmohamet273 Жыл бұрын

    Waaw abwaan jeheeye dameertu maxay zinjiil katan 👋

  • @user-px9gw1ku4t
    @user-px9gw1ku4t7 ай бұрын

    Abwaan jiheeye waxan ku jecelahay waa badhaxtiran tahay suugaantiisu ,waana waano iyo wacdi.

  • @mohamedomar307
    @mohamedomar3072 жыл бұрын

    So dhamaystir barnamijka thanks

  • @aswanibrahim950

    @aswanibrahim950

    Жыл бұрын

    Waxad ka helaysa channelka xarunta dhaqanka

  • @mahadfeysalharuu4026
    @mahadfeysalharuu40262 жыл бұрын

    Kan heesaha qoro kanmii😳😳😳

  • @khadarcilmi8300
    @khadarcilmi8300 Жыл бұрын

    Ale mahad

  • @abdimajiidahmed4535
    @abdimajiidahmed4535 Жыл бұрын

    Alla maxaa abwaanka la soo xidhay

  • @KhadarCasood-gh7dk
    @KhadarCasood-gh7dk2 жыл бұрын

    ALlahu akbar

  • @abdiqadirmohamed291
    @abdiqadirmohamed291 Жыл бұрын

    War hede ninkaan nin walbo dambi intuu udhiibay ayuu leeyahay waan umahal celinayaa😢😂😂

  • @MohamedDakane-dp3hz

    @MohamedDakane-dp3hz

    8 ай бұрын

    🤣

  • @abassalah4957
    @abassalah4957 Жыл бұрын

    Abwaan qaran jiilkasta u qeybiyey waxii loo hibeeye

  • @user-bn5io5sg7h
    @user-bn5io5sg7h2 ай бұрын

    4:31

  • @Biigle-abdi
    @Biigle-abdi Жыл бұрын

    Abwaankii abwqqnada eryaday

  • @user-ge8vd6ej7m
    @user-ge8vd6ej7m7 ай бұрын

    kolley dambi badan waa shaqeesatay

  • @nawaaramk5105
    @nawaaramk51052 жыл бұрын

    Wlee abwaaninta dadka ayaga danbaajiya ayagana shiikh iskaga dhiga

  • @user-ye5en3zt7m
    @user-ye5en3zt7m10 ай бұрын

    Abwaanka waa muthaqaf heestaan wuxuu kasoo xaday iqtanim khamsan qabla khams

  • @abdulfatahjoseph5511

    @abdulfatahjoseph5511

    7 ай бұрын

    Adna Mufakir aa tahay ❤😊

  • @cabdirisaaq9499
    @cabdirisaaq9499 Жыл бұрын

    Inaa tahay abwaan buuxa nin ku dhegaystaa garan

  • @AbdiqaniAbdisalan
    @AbdiqaniAbdisalan2 жыл бұрын

    Barnaamijka oo dhamaystiran soodaaya

  • @hiboclaahi9064
    @hiboclaahi90642 жыл бұрын

    Waxaas oo dad ah ma adiga danbajiyeey sheekh bn ku modayeey ee salamad

  • @jimalemohamed68
    @jimalemohamed682 жыл бұрын

    Waar ninkani waaba nin dhalinyare waxaaso fanaanina oo qaraamiya miyuu soogadhay

  • @abdullahiomarali5241

    @abdullahiomarali5241

    Жыл бұрын

    malaa isgoo 10 jir buu wax sameyn jirey

  • @aminahazzan2553

    @aminahazzan2553

    Жыл бұрын

    Zxp jabuuti ayay 2013 wadda joogen hassan aadan Jubba sangub daaud ali masxaf alta si,iidi cali winkey

  • @cabdixaji9613
    @cabdixaji96132 жыл бұрын

    War sidi loo socday maanta ma hees baaaa wacdi noolaga dhigay.........😂😂😂😂

  • @SuperAbdul0000

    @SuperAbdul0000

    Жыл бұрын

    Adi meesha maxaa ku dhigay?

  • @AliHassan-uo2oh
    @AliHassan-uo2oh Жыл бұрын

    Abwaanka heesaha uu udhiibay cigaal, Jubba, samatar hanoo soo sheego

  • @mahaddirirgeesood9556

    @mahaddirirgeesood9556

    Жыл бұрын

    Wa sax sxb waxaanse umalayn waa heeso an wali laqaadin

  • @dantiigarad1

    @dantiigarad1

    18 күн бұрын

    Waxaad ka baadhaa KZread wuu I dhiibay abwaanku Juba wuxuu u dhiibay 12 heesood in ka badan Xasan Aadan Iyo axmed Cali cigaal.

  • @dantiigarad1

    @dantiigarad1

    18 күн бұрын

    kzread.info/dash/bejne/lZ-pu7mseJyWlMY.htmlsi=owrpXzYGuOp03na8

  • @cawralafaniq9090
    @cawralafaniq909011 ай бұрын

    Kani cidba mafhaafin

  • @cafe1180
    @cafe11808 ай бұрын

    HEESAHA xasan adan iyo cigaal heeso aad u dhiibtay majirto war beenta jooji waqtiga yaba ku yaqanay wa dadkii dagaalada yimid adeer odey iyo bk ayan heeso u dhiibay i dheh umada isku da ma idinka ah subxana allah ku qabso ku qadi meyside kkkk war naga tag waxwaalan cabduqadir jubo 11 hees kkkk

  • @captainaydarus
    @captainaydarus Жыл бұрын

    Hees Magac Ku Qoranba Maan Arag Fanaan Badana Waa Sheeg !

  • @amirhassenfarah6182

    @amirhassenfarah6182

    Жыл бұрын

    War Ninkan Waa Abwan la yaqano ayaga beenin laha Haddi Uu ben shegayo Mida kale Ninkn Afka somaliga Xiligi jabuuti lagu qorayy Ayu Wax ka Qoray

  • @captainaydarus

    @captainaydarus

    Жыл бұрын

    @@amirhassenfarah6182 Waa Video Kale Dawaaday Oo Murtiidiisa Iyo Hees Cida Qaaday Xabadxabad Sheegay Abwaan Weeye

  • @amirhassenfarah6182

    @amirhassenfarah6182

    Жыл бұрын

    @@captainaydarus hye mahadsanid

  • @qalbiifiye3832
    @qalbiifiye38322 жыл бұрын

    War nio somaliland beeeeen badanaaaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @sadetravelvlogs

    @sadetravelvlogs

    2 жыл бұрын

    KZread ka baar wll qofna haku dagdagin

  • @SuperAbdul0000

    @SuperAbdul0000

    Жыл бұрын

    Maxad ku cadeyn

  • @maxamedsuldaan5330

    @maxamedsuldaan5330

    Жыл бұрын

    Waar sidaa ha noo caayin🤣ninkan waa runtiiye

  • @faaiidabdi8109
    @faaiidabdi8109 Жыл бұрын

    Waar ninku taariihk diisa mugweynaa

Келесі