Hees faneedka Somalidu sidee ayay ku bilaabantay, abwaan Jiheeye, qaybta 4-aad

Kala Soco Hereri Media Barnaamijo & Warbixino Xiiso badan

Пікірлер: 30

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin6582 Жыл бұрын

    Abwaan Jiheeye taas dib ugu noqo Erayada Suugaanta fankii hore iyo kan Hadda 90% fankii horaa Ka mug iyo Miisaan waynaa Erayada la adeegsaday

  • @djamaabdi177
    @djamaabdi177 Жыл бұрын

    Abdisalaan hereri ,Abwaan jiheeye sii wad barnaamijyada aad ka sameyso waa maktabad guureyse

  • @ahmedsirad8855
    @ahmedsirad8855 Жыл бұрын

    Abdisalaan aad baan kuu salaamay sxb Texting you from Birmingham UK 🇬🇧

  • @hassenahmed5866
    @hassenahmed5866 Жыл бұрын

    👋 Wey Mahadsanyihiin Weriye C/Salaan Hereri& Abwaan Jiheeye.

  • @QURXINTAGURYAHA
    @QURXINTAGURYAHA Жыл бұрын

    we need more of this amazing cabdisalaan this is now my fav youtube channel

  • @AliOmar-te4wu
    @AliOmar-te4wu Жыл бұрын

    Abwaan ka iyo abdisalam ba wa ini salamaya ee barnamijka nosi wada

  • @xamsezoofe1274
    @xamsezoofe1274 Жыл бұрын

    Abdisalam ibrahim Mohamed barnaamijyada fanka inoo soo badi🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @farhansh.bashir476
    @farhansh.bashir476 Жыл бұрын

    ninkan basaa naga badan barnaamijkaba asi sii ABWAAN JIHEEYE

  • @cabdiqaniahmed4798
    @cabdiqaniahmed4798 Жыл бұрын

    Sii. Waad barmaamujka jiheeyee

  • @DaarulTaqwaa1
    @DaarulTaqwaa1 Жыл бұрын

    Cabdisalaanow waxaan rabey in aad iga caawiso qaabka lacag loogu xirto KZread maadaama aan shuruudaha buuxiyey Mahadsanid

  • @saleebaanbashiir2756
    @saleebaanbashiir2756 Жыл бұрын

    Cajiib,afkeennu waa hodan.

  • @BaahiyeChannel1
    @BaahiyeChannel1 Жыл бұрын

    Walalayaal ilahy dartiis igu igaarsiiya 100ka

  • @bihiahmed2104
    @bihiahmed2104 Жыл бұрын

    Xasan daahir ismaciil “weedhsame” oo soo casuun ninkaa please

  • @husseinmataan8275
    @husseinmataan8275 Жыл бұрын

    Awoowo Ismacill Abdi Guure Basbaaas

  • @safaabdi5882
    @safaabdi5882 Жыл бұрын

    HERERi WAXAn KA CODSANAYNA INAD NORADISO EREYGA PLEASE WAXA AfKa SOMALIGA LAGU YERHDO

  • @ahmedhussein1774
    @ahmedhussein1774 Жыл бұрын

    Hereri💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @Somalitravel
    @Somalitravel Жыл бұрын

    Refreshing tangent from the stupid war. Great work!

  • @wehelashaq3368
    @wehelashaq3368 Жыл бұрын

    Anigu ninkani siduu fanka uyaqaano erayadiisuna umiisaan culus yihiin wali wax lamida maan Arag runtii

  • @faysalbayle
    @faysalbayle Жыл бұрын

    Cabdi sinimoo iyo qadiija balwo

  • @cabdilaahimaxamuud122
    @cabdilaahimaxamuud122 Жыл бұрын

    Barnaamijki suudaan baanu kaa sugaynaa qaybii kale

  • @roblehawsaw8812
    @roblehawsaw8812 Жыл бұрын

    Heir of hadraawi

  • @magacaygamaxamuud7253
    @magacaygamaxamuud7253 Жыл бұрын

    hadaan fahmay sababta mayor mooge uu uyahay hadalyaqaan

  • @ayubabdi7
    @ayubabdi7 Жыл бұрын

    Hasan sheekh ma hogaamin karro umad; maxaa yeelay waa nin beenloow ah,afkiisa iyo qalb[giisa isma gartaan oo markuu hadlaayo haddal macaan wuu yaqaanaa, oo waay iskhilaafsanyihiin hadalkiisa iyo aragtadiisa, waxaad fiirisaa oo aad dhagaysataa warbaahiintiise hore ( Qof walba geedka uu abuurta , ayuu mirrahiisa gurtaa!!); midda kale,waa nin siyaasad aan garaneyn iyo dowlidnimo, oo dhaqaalo doon ah iyo iskudir ummadda soomaaliyeed .Qof walba waxaa kadanbeysa labo metir oo mustaqbiilkiisa ah: Muuse Biixi iyo Ismaaciil Cumar Geele midnimadda iyo wadasocodka soomaalida waay ku ciyaareen ,illahay mustaqboolka khiyaamo hakuciyaaro. Dowlidnimo iyo kaladanbeyn marabaan iyaga iyo wixii la mid ah IWM.Ilaahaaw naga qabbo labadaas ,IWM,towbadda waa furantahay ee kheyr haddaad la rabto soohanuuni oo tus ummadda horumarkeeda iyo wanaageeda , haddii kale naga qabo iyaga IWM. Illaahay ugargaar dadka laga gardaranyahay ee doonaya midnimadda soomaaliyeed ee ku dhaqan gobaladda Waqooyi bari iyo goballada la midka ah. Munaafiqiinta,kuwa islaamka ka beenshegaya (Alshabaab,IWM) iyo gaalada - kuwa doonaya in aay ummudda soomaaaliyeed in aay dhibka ku jirto - illaahay soomaaliya hakaqabto ,Aamiin,Aamiin. Aamiin.

  • @roblehawsaw8812
    @roblehawsaw8812 Жыл бұрын

    Wonderful

  • @Ahmed-iz8be
    @Ahmed-iz8be Жыл бұрын

    Abdi sinimo ma ahayn rer zailac wuxu aha Rer DILLA

  • @apdikarimsantooz9437

    @apdikarimsantooz9437

    7 ай бұрын

    Dila uu ka so jeede ee xagaasu ku dhashaY

  • @shukriyashukriya3867

    @shukriyashukriya3867

    6 ай бұрын

    Jara horoto weeyi si walba wa re awdal ❤

  • @Madaxa_saraakiisha
    @Madaxa_saraakiisha10 ай бұрын

    Fankaba saylac baa keenty😂😂

  • @LMI-cs5qw
    @LMI-cs5qw Жыл бұрын

    fanka somaalida ree awdal baa bilaabay ama ree somaliland iska dheh marka somaalida loo eego

  • @Yonis5

    @Yonis5

    Жыл бұрын

    Absolutely

Келесі