MARKAY IFUR TIRI WUXUU UGU JAWAABAY WAR AY LAILMAYSAY

Ойын-сауық

AYAAN GOBDOON# QISOOYINKA# AYAAN GOBDOON# QISOOYINKA#AYAAN GOBDOON#

Пікірлер: 68

  • @Salmocabduqaadir6047
    @Salmocabduqaadir60472 жыл бұрын

    Aduun iyo aqirabo janadu fardowso haku kulmiyo ninwalbo xaaskiisa hadal wanaagsan ulahadlo aamiin aamiin yaa allaah

  • @Blueflbg
    @Blueflbg10 ай бұрын

    Mansha allah ayan gobdoon aad ayaan ku taageeraa muqaladada quruxda badana u dawada horay u soco xbbti❤

  • @tabantaabochannel6752
    @tabantaabochannel67523 жыл бұрын

    Masha allaah wa nin aqli badan naagaha wa miskiin wana dhibadan yihiin

  • @ayaangobdoon3254

    @ayaangobdoon3254

    3 жыл бұрын

    Thnks qaalidayda

  • @farxiyomuqtaar1506
    @farxiyomuqtaar1506 Жыл бұрын

    Ayaan abaayo alh ku xafido saaxibt qaalig marwalbo idhiragalisa mahdsnid

  • @bishaaroahmedbisharo9342
    @bishaaroahmedbisharo9342 Жыл бұрын

    Waa xay

  • @maryammushtaaq1559
    @maryammushtaaq15592 жыл бұрын

    waa jiraan run ahaanti wiillal somliyeed osidaas iyo kasii wanagsn eey jiraan 100/% 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤👑👑😍🥰

  • @muhammedadem5968
    @muhammedadem59682 жыл бұрын

    Masha alah

  • @ubaxabdiazizi5468
    @ubaxabdiazizi54683 жыл бұрын

    Waliba dumarka somaliyed haday isku dhacaan ninkoda wayba la so bodaan I fur waryaa hhhh Waa kalmado qaali ah o misan leh waa nin jacayl ki la yiqin e waagi hore jiray uu hayo, Hada jacalka jira sidaasba ma ahin wad ba la yaabi wlhi Ilahay dulqaad iyo samir jamiil hana wada siyo rag iyo dumarba e somaliyeed o dhan amiin

  • @hibanuura8563

    @hibanuura8563

    2 жыл бұрын

    Xanuun mahan

  • @shamsoabdilaahi3251
    @shamsoabdilaahi32513 жыл бұрын

    M.a abayo ayaan qisoyinka so jediso ad uga faidayso asxbtada wa wax ad u wangasn

  • @ayaangobdoon3254

    @ayaangobdoon3254

    3 жыл бұрын

    Shukran abyo

  • @abdifitaahmahamud914
    @abdifitaahmahamud9143 жыл бұрын

    Mashalah

  • @anisamacaneeyabdi5679
    @anisamacaneeyabdi56792 жыл бұрын

    Masha Allah tbrkllaahi my dear sister keep going

  • @abdifatahmohamed4791
    @abdifatahmohamed47913 жыл бұрын

    Waa Aniga Ayaan

  • @faadumokiinmohamed6403
    @faadumokiinmohamed64032 жыл бұрын

    Ayaan weey jirtaa aniga ayeyna igu dhacdey maasha alaah raga somaliyeed rag qaali ah ayaa ku jira

  • @deqamohamoud8916
    @deqamohamoud89163 жыл бұрын

    Masha Allah jasakallahu khayr aad baan uga helay shugran wllo

  • @maryammushtaaq1559
    @maryammushtaaq15592 жыл бұрын

    ax jiri,rico iku jajabtay run ahaantii🥺🥺

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal1562 жыл бұрын

    wcl sis😍

  • @caaishaxasan486
    @caaishaxasan4863 жыл бұрын

    Masha ALLAH 🔥✌

  • @shamsohassan7503
    @shamsohassan7503 Жыл бұрын

    Maash Allah 👍 👍

  • @maxamuudcabdiraxmaan3723
    @maxamuudcabdiraxmaan3723 Жыл бұрын

    😍😍

  • @nuurayaxye8641
    @nuurayaxye86412 жыл бұрын

    Kumadhaafano Ayaan keep going

  • @Fardawsafiican1
    @Fardawsafiican12 жыл бұрын

    Mashallh Ayaan qurux wxbaa noo faidaysay mcnto😋😘

  • @indhauron7326
    @indhauron73262 жыл бұрын

    Mansha Allah

  • @bilanmaxamed5112
    @bilanmaxamed51122 жыл бұрын

    Mnsh allh wlshy qurux hore osoco mcno

  • @user-kr5xh4wh1y
    @user-kr5xh4wh1y3 жыл бұрын

    anaaba sameeyay abaayo

  • @abdullahiadanguliye8844
    @abdullahiadanguliye8844 Жыл бұрын

    M.a qof waliba mahelo darajadas ee waxaa helo gabar nasib leh

  • @salahiz4318
    @salahiz43182 жыл бұрын

    Keep going sister

  • @Istar301
    @Istar3014 ай бұрын

    From 2024😂❤

  • @samsamadan8654
    @samsamadan86542 жыл бұрын

    Masha allah waa nin qimo badan

  • @isseabduleahmed3276

    @isseabduleahmed3276

    2 жыл бұрын

    abaaya horo usoco

  • @ahmedkosar7800
    @ahmedkosar78002 жыл бұрын

    Masha. Allah. Caadima ahaqisadan

  • @cabdifool8607
    @cabdifool86073 жыл бұрын

    AyaaN wlloH Hore u soco

  • @ayaangobdoon3254

    @ayaangobdoon3254

    3 жыл бұрын

    Mahadsanid wllo qaali

  • @nimosuleiman9493
    @nimosuleiman94933 жыл бұрын

    Masha allah nin somali ah waybyar tahay haduu jirona

  • @muniishgacal4015
    @muniishgacal40153 жыл бұрын

    Mansha allah abyo mcney

  • @ayaangobdoon3254

    @ayaangobdoon3254

    3 жыл бұрын

    Alpii shukranbwlshsy

  • @kaltumsuleiman4562
    @kaltumsuleiman45623 жыл бұрын

    Ilhy dartiis ku jecelhy xppti Alh ku xifdiyo🤲🤲💋

  • @ShamsoCali-du2qk
    @ShamsoCali-du2qk3 ай бұрын

    Asc

  • @maxamedjelani3302
    @maxamedjelani33023 жыл бұрын

    Asc masha allah

  • @ayaangobdoon3254

    @ayaangobdoon3254

    3 жыл бұрын

    Wcs

  • @bakaarasom7307
    @bakaarasom73073 жыл бұрын

    Nin fcn buu ahaaa

  • @leyloabdi847
    @leyloabdi8472 жыл бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @leilaahmed3588
    @leilaahmed35883 жыл бұрын

    👍👍👍👍👍👍❤❤❤❤

  • @ahmedhasan689
    @ahmedhasan6893 жыл бұрын

    Asc ayaan horey u soco walaashey

  • @ayaangobdoon3254

    @ayaangobdoon3254

    3 жыл бұрын

    Wcs wllky qaali taageero buuxo iitahy mallyiin jeer mahadsanid wll qaaali ahmed

  • @poobiiqalanjo9824
    @poobiiqalanjo98242 жыл бұрын

    Mashqul adunyo lee

  • @faraaxleyofficial6352
    @faraaxleyofficial63523 жыл бұрын

    From adna Channel

  • @ayaangobdoon3254

    @ayaangobdoon3254

    3 жыл бұрын

    Soodhawow wlshsy qaali

  • @Duqabto
    @Duqabto2 жыл бұрын

    Car nin somaliya ifur dheh afkay saaran tahay ha isku dhihin hadaba

  • @nuurayaxye8641
    @nuurayaxye86412 жыл бұрын

    Abaayo waad uqalantaa

  • @nuurayaxye8641

    @nuurayaxye8641

    2 жыл бұрын

    Wngsan

  • @mohamedidow7259
    @mohamedidow72592 жыл бұрын

    Wll marwalbaan aragnaa iyadoo dacalka layskundhaganyahay hadana laga dhuunta in lafuro

  • @ugaasocismaan5792
    @ugaasocismaan57923 жыл бұрын

    Asc walaashey mcn

  • @ayaangobdoon3254

    @ayaangobdoon3254

    3 жыл бұрын

    Wcs wrxm

  • @ugaasocismaan5792

    @ugaasocismaan5792

    3 жыл бұрын

    Alx allaha kuxifdiyo wax fiican ayaad nooso gudbisaa shugran

  • @gstjg314
    @gstjg3142 жыл бұрын

    Asc.ayaan.qurux.waan.ku.jeclahay.fi.lillaah.aniga.ishtiraag.waa.ii.tahay.leegta.kaama.dhaafo.qisa.walba.leek.waan.saaraa.laakiin.wax.kale.ma.aqaan.ee.ii.soo.sheeg.xabiibti

  • @ayaangobdoon3254

    @ayaangobdoon3254

    2 жыл бұрын

    Alaha kujeclaado adigana

  • @mohamedidow7259
    @mohamedidow72592 жыл бұрын

    Kkkk

  • @aanabibrahim5753
    @aanabibrahim57533 жыл бұрын

    asc abayo wàa ku daawadaa markasto lkn waa jiraa rag noocaan oo kale anaiga xaajigeyga anoo uur leh ayaan dhahay waana ku cel ciliyay markaas oo idhay bal adiga ufur waa ku ciliyay markaas oo dhahay adiga ufur walaahi kalamada ifur markaas ayaan go aan ka qaatay oo ma dhihin xaajigeyga alxamdulilaahi

  • @ayaangobdoon3254

    @ayaangobdoon3254

    3 жыл бұрын

    Wcs sis

  • @maxamuudcabdiraxmaan3723
    @maxamuudcabdiraxmaan3723 Жыл бұрын

    Furiin kuma qorno saan qabo

  • @ahmedhasan689
    @ahmedhasan6893 жыл бұрын

    Asc no problem sister subscribe mudo horey ayaan kuu saaray.mar walbo aad qisooyin soo dhigto.like waa saraa abaayo horey u soco

  • @ayaangobdoon3254

    @ayaangobdoon3254

    3 жыл бұрын

    Waan ogahay mahadsanid wllky

  • @poobiiqalanjo9824
    @poobiiqalanjo98242 жыл бұрын

    Shukran abayo macanti wan so dagsada qisoyinkaaga badana leykta wan ilowaa ha iiqabn mcnto

  • @ayaangobdoon3254

    @ayaangobdoon3254

    2 жыл бұрын

    Caadi wllo shukran

  • @ubaxabdiazizi5468
    @ubaxabdiazizi54683 жыл бұрын

    Aniguba wan dhaha I fur lkn igama aha niyad ama ba marka an cadheysanahay inan cadho u dhaho lkn kolka an cadhada ka so noqdo wanba ka qomameyaa Inkasto sida dumarka kale ahayn e I furta badan hhhh mahadsanid walal ayaan

Келесі