No video

WAXAAN CAASIYAD IYO CADAWBA KUNOQDAY HOOYADII ISOO KORISAY MARKAY HOYADEEY ITUURTAY MAXAASE IGU😭

#ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #

Пікірлер: 65

  • @anisaahmedabdallah758
    @anisaahmedabdallah7587 ай бұрын

    Acuudubilaah hooyo xun maa caawo la helay😢alloow waalidkeen uuna imtixaan nagu noqon anagana aynaan ku noqon🙆🤲

  • @ayaanbadan5580
    @ayaanbadan55807 ай бұрын

    Ayaneyy habeenka ku bartay aad ban umurugsana lkiin caawo Wan faraxsanhy alx waan isbadal ban noloshayda kusameye qisadayda wad haysa rayigagana Wan aqbalay ❤❤

  • @anisaahmedabdallah758

    @anisaahmedabdallah758

    7 ай бұрын

    Mashallah baarakallah ♥️😍

  • @user-my7cv6qk1s
    @user-my7cv6qk1s7 ай бұрын

    Amiinay wllo Hadii aad I araGto wixii kuGu dhcay waad uuu qalanty

  • @anisaahmedabdallah758

    @anisaahmedabdallah758

    7 ай бұрын

    😅😅😅who's aamina😂waa amuure🤠

  • @NagaadHussein-op6go
    @NagaadHussein-op6go7 ай бұрын

    Wsc Ayaan qll scw scw woow m 😂😂جمعة سعد صلى على محمد ❤❤❤❤🥰

  • @farhiya5072
    @farhiya50727 ай бұрын

    Wcs Abaayao mcn ayaan wallaashey mcn masha allah ❤❤❤❤❤hoooyo mcn aallh uk n😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @NashaadXuseen-gu4wv
    @NashaadXuseen-gu4wv7 ай бұрын

    Ayaney anaa ugu horeyay ee Shekada danbe iygu soqado mgceyga waa nashaad

  • @Asia1htt
    @Asia1htt7 ай бұрын

    Ayeeyo mcn allow ii xafid caafimadkana alow u barakee

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali76287 ай бұрын

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi xabiibti

  • @kamalali79
    @kamalali797 ай бұрын

    السلام عليكم اختي تبارك الله عليك شكرا على القصص والقصص التي تشاركينا بها دائما ومع كل معلم جزاكم الله خيرا وحفظكم آمين آمين آمين

  • @maryama1487
    @maryama14877 ай бұрын

    Waaw waligay adigoo sacado kahor sogali say barmamush.madawan ayaan shugran

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan7337 ай бұрын

    Wcs my Queen abaayo ayaan ina xirsi goobdooney waan kusalaamay inbadan allaha kubarakeeyo

  • @asiyaasiya3628
    @asiyaasiya36287 ай бұрын

    ilahi haku xafido Ayaa gobdoon waxankuku xasuusto wax kamid ah naaa hadu ka Amusay Adikan ka Amus nay malindada haluku wayo wlhi Ayaney wax jeclahay walaley mcn nosobadi video ka wanada 5:30 wax ban ka fiday wlhi 🙈😔😅

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow97947 ай бұрын

    Mashaa Allah walasheyn Allaah haku xifdhiyo horay usoco Insha Allah mahadsanid Qisooyin wanagsan waaye oo Cajiib ah

  • @nabiihanalka1099
    @nabiihanalka10997 ай бұрын

    Wll ayaan xijaabkaga wan ka helay sidaad u xirantan itusi halke se laga helaa الله ha kuu barakeeye muhiim u ahay xapipty

  • @kamalali79
    @kamalali797 ай бұрын

    Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalbac iyo macalinka walba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon

  • @Najminaa
    @Najminaa7 ай бұрын

    Ayaney la aantaa abaar waa alle haino kaadaayo🤲

  • @raxmiishchenal
    @raxmiishchenal7 ай бұрын

    Waa ku salaamay ayaan quruxeey mahadsanid mcnto team qisa jecel waa idin salaamee❤❤❤

  • @user-xq7il8en7v
    @user-xq7il8en7v7 ай бұрын

    Asc qali ayaan indho weyneey ❤❤xppti team indho yar

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli7 ай бұрын

    Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯

  • @aishacute3158

    @aishacute3158

    7 ай бұрын

    Shekadan wa qisadeyda oo kale wlhi😢

  • @FarxiyoxasanCali-gj2kc
    @FarxiyoxasanCali-gj2kc7 ай бұрын

    Mash Allah walashey ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Wankooshow
    @Wankooshow7 ай бұрын

    Continue more language❤ worldwide🎉

  • @falishassan528
    @falishassan5287 ай бұрын

    Ayaanay aad ayaan unasiib badanahay ❤❤❤

  • @Najminaa
    @Najminaa7 ай бұрын

    Team casho karis wan idin salaamay💯👋❤️

  • @sumayasharif910
    @sumayasharif9107 ай бұрын

    Ana uhoreeyo maanta❤😂

  • @zamiishqurux2532
    @zamiishqurux25327 ай бұрын

    Wcs ayaney wad ku mahadsantahy sida quruxda bdn ad qisoyinka nogu sogudbiso❤💯

  • @ifrahhassan7227
    @ifrahhassan72277 ай бұрын

    Frist person frist like First comment

  • @hibonoor4805
    @hibonoor48057 ай бұрын

    Ayan tan jeclaaaa

  • @Deeqaibrahim62
    @Deeqaibrahim627 ай бұрын

    Bel ig edada gabdha washay

  • @Adoontiale
    @Adoontiale7 ай бұрын

    Habaryar ayaan waaku salaamy 🎉🎉❤

  • @user-po3gp8nj3m
    @user-po3gp8nj3m7 ай бұрын

    Wnku slamay wllshy mcn

  • @user-xv9on5hw8r
    @user-xv9on5hw8r7 ай бұрын

    😭😭😭❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @user-wt3yk2qh5m
    @user-wt3yk2qh5m7 ай бұрын

    Asc ayaan iyo dhamaan waan iidn salamy caaw codsi ayn wata blz zaxbay oo saiid uu xanuunysa iig soo docey iin alla cafiyo 😢😢😢

  • @user-tj4vk5rx3o

    @user-tj4vk5rx3o

    7 ай бұрын

    Caafimad taam ah ku rajeynaa🤲🥺

  • @user-wt3yk2qh5m

    @user-wt3yk2qh5m

    7 ай бұрын

    Ishal

  • @user-cx4gw4tk5d
    @user-cx4gw4tk5d7 ай бұрын

    ❤❤

  • @MunoXuseen
    @MunoXuseen7 ай бұрын

    Wcs abyo ayanah❤❤

  • @nuurtojimcale3142
    @nuurtojimcale31427 ай бұрын

    Wcs abayo ilhaya haku barakey ❤❤❤❤

  • @FaadumoAbdisamed-sn8vl
    @FaadumoAbdisamed-sn8vl7 ай бұрын

    Dhalinyaro waalidkiin intuu dunida idinla joogo ka faa iidayso oo ka farxi oo unaxariista waalidkiin intay dunida jogaan hday aduunkan idinku cidleeyan Bari baad ka qoomamaynaysaan Kaga farxi waalidka hadalka udabciya yeysan qalbiga ka guban adigu dareemi maysid laakiin isagu qalbi ka ooyayaa haduu ku arko ilmihiisi uu intaa oo Sano soo korinayeen unaxarisanayen oo maanta caasi ku ah 😢

  • @falishassan528
    @falishassan5287 ай бұрын

    Waqtiti fican

  • @niciimaabdalle1839
    @niciimaabdalle18397 ай бұрын

    Wcsm noloshaydii ayaaney see tahay 🎉

  • @MUNIIBYARE
    @MUNIIBYARE7 ай бұрын

    Ayaany ayamahan sheekoyin cabsiah manookenty wlshy❤😅😅

  • @nimcoqaali3446
    @nimcoqaali34467 ай бұрын

    Wcs xbbti ❤❤❤

  • @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
    @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq7 ай бұрын

    Wcz aniga cawaa ku wataa

  • @asiyaasiya3628
    @asiyaasiya36287 ай бұрын

    Ayaney Qalbiga ku jecel wlhi mcnto 1:06

  • @xamdayusuf2531
    @xamdayusuf25317 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤🎉

  • @AyanishAbdullahi-tx6fn
    @AyanishAbdullahi-tx6fn7 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @user-ue7dd7dg6r
    @user-ue7dd7dg6r7 ай бұрын

    wsc abyo mnsha allah mahadsanid macanto ❤

  • @Fardowso-wh3jg
    @Fardowso-wh3jg7 ай бұрын

    Wlhi hoyoyinka qaar wax jirah maga

  • @abdikadirmohamed6025
    @abdikadirmohamed60257 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fadumomohamedali8131
    @fadumomohamedali81317 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤😂

  • @user-bw5ec3ql2q
    @user-bw5ec3ql2q7 ай бұрын

    Y

  • @RayaanHonasti
    @RayaanHonasti7 ай бұрын

    Wsc ayaan cdey alla ayaaney maxaa qisada iigu soqaa dan weyse dhin weeney waaba ihil mamtey scml hee sis 😂😂😂😂 // 😢😢😢😢😢 ax ax ax. Sory mamada maskiiin 😊

  • @xayaath62.
    @xayaath62.7 ай бұрын

    Kuso dhokhso qeybtaaa labaad

  • @FartuunXusen-mo1di

    @FartuunXusen-mo1di

    7 ай бұрын

    Ayan wan ku salmya❤

  • @user-pc7qt3cl2x
    @user-pc7qt3cl2x7 ай бұрын

    Wcs

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali76287 ай бұрын

    Ku saliya NNK SCW SCW

  • @sumayasharif910
    @sumayasharif9107 ай бұрын

    Ana uhoreyo maanta❤😂

  • @aaminasaleeban6943

    @aaminasaleeban6943

    7 ай бұрын

    Anaa kaa horayn lahaaye cashaa suubinayay see ku yeelay😂

  • @Najminaa

    @Najminaa

    7 ай бұрын

    ​@@aaminasaleeban6943kula mid casho karin❤😂

  • @sumayasharif910

    @sumayasharif910

    7 ай бұрын

    @@aaminasaleeban6943 wa ku ogolahay ma jirto😂😂❤️

  • @user-cx4gw4tk5d
    @user-cx4gw4tk5d7 ай бұрын

    ❤❤

Келесі