No video

Ku Biirista Maxamud ee WADANI waxay Cidhiidhi Gelisay XIRSI waayo MAXAMUD waa Siyaasi.

Пікірлер: 65

  • @salahmusa8122
    @salahmusa8122Ай бұрын

    IgA raali noqo Ina Xaashi Waa tuugi Hawada iibsaaday iyo Xirsi oo wadahaladii inagu furay 2 Duba Waa kharta wadanka taagan in aay labaduba yihin Qarandumiska maanta

  • @husseinnur8250
    @husseinnur8250Ай бұрын

    Tuug iyo tuug labaduba. Ilaahay agtiina tuug wax ba kama helo aakhiraba Allah u daa

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416Ай бұрын

    Nin Qaran Saxafi Ubaxle Media 24❤ Allow ku Dhawr ❤❤❤❤❤❤❤

  • @khadrasalebaan2080
    @khadrasalebaan2080Ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤labadaba Maanta Marabno Oo dalka ma,anfacayaan Somaliland GUUL GUUL ❤ Cadawgeeduna hajabo

  • @hodhomawel1812
    @hodhomawel1812Ай бұрын

    Every traitor we can not trust them we have seen all so please please all huwanta no vote to them

  • @abdigah5364
    @abdigah5364Ай бұрын

    Ubaxlow Faysal Ucid rejedeedii madaxweynenimo wuxu gawracay maalintii uu garan-waayey inuu murashaxnimada u daayo Jamal Ali Hussein isna uu guddoomiyenimo iyo sharaf iska sii haysto . Ucid iyado bakhtida Faysal bakhtigeeda ayuu haysanaya danna uu ku qaba وبالله التوفيق

  • @fahiimae7336

    @fahiimae7336

    Ай бұрын

    Waa run ! Hadana maanta option kale ma jiro. Xusbiga Huwanta iyo Kulimiye oo masharixiisa ilaa markuu kursiga ku fadhiistey lagu dhegen yahay

  • @yussufmursalahmed9325
    @yussufmursalahmed9325Ай бұрын

    Maxamuud Xaashi waa khaayin wadan dhibaato u gaystay Somaliland markaa ina Kahin ayaa ah shakhi nadiifa oon dhicin xoole dadweyn markii haddii siyaasigu khaayin noqodo waxba maaha.

  • @sakariyeCabdi-yu6bo
    @sakariyeCabdi-yu6boАй бұрын

    Labaada nin eed sheegaysiid wa kuwi cidamada (SSB )Lugta hayeey. Ha nadhafaan

  • @اهلان
    @اهلانАй бұрын

    Walaahi waa dad xun soomaaliland dani ugumajirto xirsina siilaayo ayuu harseexinlahaa

  • @hooyoosman8308
    @hooyoosman8308Ай бұрын

    Mansha alaah ilaahay caqliga ha kuu daayo sida aad uga hadasho masiirka soomaaliland iyo dadka daaqada ka soo galay siyaasada

  • @cadceedduhur9983
    @cadceedduhur9983Ай бұрын

    ku darsoo labadooduba waa siyaasiyiin ictisaam from al itixaad waanay is ogyihiin oo waa plan one iyo plan two jamhuuriyada laguma aamini karo h jecloy ka fogaada

  • @kmohali06
    @kmohali06Ай бұрын

    Walal waxtahay sld ragooda kuwa ugu maquulsan ee maad siyasada kusoobiirtit gul iyo gobanimo sml ❤❤❤😊😊😊

  • @saleebanali2905
    @saleebanali2905Ай бұрын

    UBAXLE XIRSI IYO MAXAMUDBA SIILAANYO AYAA SOO CIYAARSIIYEY HADABA LABADUBA HUWENIYO CANAASIIRTA SOMALILAND LADHAC SHAABUUGA

  • @user-kn5nw1yv4p
    @user-kn5nw1yv4pАй бұрын

    Labadaba ma rabno isma dhaman cadaw bay u shaqeyaan dadku ma rabaan

  • @gaabuush
    @gaabuushАй бұрын

    Mohamud Hashi is not joining WADANI but is facilitating a coalition between KAAH and WADANI as two entities to challenge the KULMIYE party as planned.

  • @ismacil9022
    @ismacil9022Ай бұрын

    Xirsi iyo m xaashiba dalka umatudhi wanay gacangaliyen xamar iyaga aqoonsaday hawada ibiyay hadalka furay hatidi boobay cadwna ugacan galiyay maan tana Geele iyo gurguurte duminta kulasoda o doonaya caynaba huwn inay qabsato lii

  • @xasanaliaxmed3722
    @xasanaliaxmed3722Ай бұрын

    Waxay illa taheye qabka dorashada wadani iyo kaah ugalayan ayaa isweydiin leh nina maxaweyne nin xisbi wadani khamarka xisbigisina dhulku dhigeye Aneynu eegno wayaha

  • @user-kn5nw1yv4p
    @user-kn5nw1yv4pАй бұрын

    Labaduba all itixaad ilahay inagma soo saro waxay wadaa tororog

  • @hooyoosman8308
    @hooyoosman8308Ай бұрын

    Maxamuud waxba ha inoo amaanin wa ninkii huwanta baashirayey

  • @MaxamedXasan-xx2se
    @MaxamedXasan-xx2seАй бұрын

    SOMALLAND GUUL SALAAN KATIMID GABILEY GUDOON UBAXLELOOW WAXA AADTAHAY NIN DALKIISA UHIILIYAY

  • @user-kw9di6lk9t
    @user-kw9di6lk9tАй бұрын

    Hkaa in wadan khiyaamo qaran cidii lagu arko waligii intuu noolyahay wanna kufalimayno yaahuu yaahuu

  • @dayibdaahir5638
    @dayibdaahir5638Ай бұрын

    Siyaasada aad sheegaysaa waa kii c/risaaq noo keenay

  • @suldanahmed6454
    @suldanahmed6454Ай бұрын

    Guul somaliland

  • @IdirisHussein-xo8vc
    @IdirisHussein-xo8vcАй бұрын

    Waar maanta sicad umaad sheegin maxamuud waaninkii hawada iibiyay siduu daacad kuyahay waaninkii iibiyay hawada

  • @lahass7665
    @lahass7665Ай бұрын

    Maxamuud xaashi waa ninkii hawadii somaliland laga sasab tey waa ninkii cadoga somaliland baashiray waa ninkii khiyaanol ina khaliif soosaray mu xuu yahay

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513Ай бұрын

    XIIRKA XARANTE NIMANKII ICTISAM EE HABARJACLO AAYA UU MEELE MAARYE

  • @rashaail4191
    @rashaail4191Ай бұрын

    Habar jeclo waatii lagu yidhi orda faqashta iyo huwanta iska celiya anga waxba nagma kiin gelin markaa habar jeclo miyaanay damiir lahay marka ay ucodanayso xisbiga huwanta ama buuro fuulka waar codkiina ka fiirdad yuuu xirsi gar idinka tuurin oo marti ha noqonina nimankan waa huwan ilaa huwan ina xaaashi intauu la tegay xisbigii uu mulkiilaha ka ahaa ayuuu maanta wadani oo ayisku ururisadeen huwan fawasha fattsal tuug ayuuu hoos fadhiistay walee waxbasnad ka helin adiga iyo xirsi waata ddxoorta laydinku daray marka codkiina la qaato waar ma ciro aamin malaha dadkalaa xukuma cade gude iyo ina jaan biir habarjeclo codlkaagaha la fiirdowalee mafaxtooyafda ayaa laydinku gelayaa hadhow afka dabadha ka qarso

  • @ahmedjama1651
    @ahmedjama1651Ай бұрын

    Waa kadhin

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513Ай бұрын

    OO HABARJEACLO INTEEYE ISKUU QEEYBIN

  • @AnwarAnwar-un9fg
    @AnwarAnwar-un9fgАй бұрын

    WAA. TOOG. IYU. TOOG. KALKAL. 2. DOBA WAA. KUWEE. XADAY. UU. IBIYAY. QADIYADA. SOMALILAND.

  • @user-hs2tw2yr5f
    @user-hs2tw2yr5fАй бұрын

    ❤❤❤❤❤❤ Ubaxle si cilmiyeysan ayaad u sharaxday labaduba waa raga hjeclo jebiyey ha soo dhoweysan fogee

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318Ай бұрын

    Asc halgamaa sare ubaxle media

  • @dayibdaahir5638
    @dayibdaahir5638Ай бұрын

    Wadanka muxuu taray hagardaamooyinba laga tirsanayaainoo dalka ugaystay sida wareejintii hawada huwata lwwm

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827Ай бұрын

    HABARJECLO XIRSI IYO XAASHI MIDNA MA METELO WAAYO HADII AY HABARJECLO DAN U HAYAAN MAY RAACEEN HABARYOONIS OO AH CADOWGA KOOBAAD EE HABARJECLO AMA QARANKA SOMALILAND WAXAY RAACEEN DOOFAAR

  • @fahiimae7336

    @fahiimae7336

    Ай бұрын

    Jooji isku dirka . Waa cadaan in aanad reer Sheekh isaxaaq ahayn. Aakhiradaada xasuuso

  • @اهلان
    @اهلانАй бұрын

    Walaahi shaxbuilacitaarayaa hawada iibiye xirsi ayuu katakhalusayaa

  • @soleimanfarah12
    @soleimanfarah12Ай бұрын

    Labadaba marano waa khan in wabana ha amaaniay

  • @user-mr6sp3yh7e
    @user-mr6sp3yh7eАй бұрын

    Adeer waa lugooyo kaasi

  • @HiboElmi-jp5hk
    @HiboElmi-jp5hkАй бұрын

    Sorry labadaba wadanka dan uguma jirto habarjeclo oo furin fadhidana hadalkeedaba daa

  • @user-kn5nw1yv4p
    @user-kn5nw1yv4pАй бұрын

    Maxamud xashi isba hawadii somalilan buu gatay eedhulbahatah u oyayey 😂😂😂😂😂

  • @user-xj9jx5cg8o
    @user-xj9jx5cg8oАй бұрын

    Maxud naago kufsade iyo xirsi xume labadaba siilaanyo ayaa ku soo dhextuuray waana labo tuug oo cid xisaabisa waayey

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513Ай бұрын

    INA XASHE MADAXWEYNE NEEMO UMA SHARXAYNE HADI UU CIIRO UU OLOLYO XISBIGSE YAA UU SOO SARYE GARXAJES 4 NIIN BAA MIIDKSTE XUUSBE RAABE SIIDE BEEYE CODKODA UU SIINYAN

  • @Khadra115MA-bg2ry
    @Khadra115MA-bg2ryАй бұрын

    Hawadii buu Çunay ina xaashi. Kkkk

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827Ай бұрын

    INADEER C/RAXMAAN CALI UBAXLE WAXAAN KUU SHEEGAYAA MARKII 1994 KII AYNU YIROOWE JOOGNEY XIRSI MIYIGA XOOD AYUU GEEL KU RAACAYEY XIRSI WAA DULI REER MIYI AH OO INDHO ADAG OO WELIBA ARGAGIXISO AH WELL WAA ALSHABAAB LAAKIIN MAXAMUD XAASHI WAA AQOON YAHAN SIYAASI RUUG CADAA AH MANA JIRTO URUR ARGAGIXISO AH OO INA XAASHI KA MID YAHAY XISBIGA KULMIYE AYAA FOGEEYEY OO UU TACAB BADAN KU LAHAA ANIGA XIRSI AYAA II DHOW XAGA ABTIRKA IN KASTA OO HABARJECLO ISKU MID II TAHAY OO AANU ILMADEER NAHAY LABADABA MAAHA LABA NIN OO LEYS AG DHIGI KARO XIRSI WAA JAAHIL WAALAN OO ISKA ORDAYA

  • @user-mr6sp3yh7e

    @user-mr6sp3yh7e

    Ай бұрын

    Ina xaashi maalintuu huwan iyo cadow garabsiiyay ayuu siqiiray

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139Ай бұрын

    Midna siyasi maaha wll cr Labaduba wa sibiil ya hunguri

  • @user-tv7so5qj9k
    @user-tv7so5qj9kАй бұрын

    Ala muxuu run sheegay

  • @abasemohamed6827
    @abasemohamed6827Ай бұрын

    Xirsi lacagta uu haysto Mahamud Xaashi ma haysto.

  • @husseinnur8250
    @husseinnur8250Ай бұрын

    Wax siyaasi layidhaa somaliland kana jirto. Siyaasiga somaliland waa ninka beenta malyo u geliya

  • @user-mr6sp3yh7e
    @user-mr6sp3yh7eАй бұрын

    Siyaasi maaha ina xaashi waa tuug laaluush ku shaqeeya cadawga dhinac a saara kaasi waa cadaw

  • @muusakahin4135
    @muusakahin4135Ай бұрын

    Inuu la xidido reer Muuse waa siyaasi

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31Ай бұрын

    Hirsi marbu janis helay markina Wuugaran wayay dadkana waxbamagashan maantawaa don't Wadani hirsiba😂

  • @mahadahmed5252
    @mahadahmed5252Ай бұрын

    Xisbigii wadani haa Markuu xaashi soo galay Xirsi waad u yaabtaa Xagal daaca jira iyo Xuurtada markani sudhan Xujadaas ma aragtaan.? Xaqiiqadu siday tahay Xananaasku uu yidhi In la xoorobay noqon Xadhigiisu sii furan. Markalana xagxagashiyo Xisbigoo qalaanqala Xertu way ku sheegeen.

  • @user-mr6sp3yh7e
    @user-mr6sp3yh7eАй бұрын

    Xumba wayni amaan male qarankii ayuu xaraashay

  • @cumarmahamed5335
    @cumarmahamed5335Ай бұрын

    Xirsi maba ah nin dalkan lagu aamini karo waayo waxa uu ahaa ninkii mudadii uu jaaniskaa helay dalka halista galiyay waxa uu heshiis qarsoodi ah la gali jiray dawaldii farmaajo kulanadaa qaar ka mid ah oo la soo qarxiyay waxa uu u balan qaaday somaliya iyo dawladii farmaajo in uu somaliland ku keenayo sadax sano halkay iyaguna ku yidhaahdeen toban sano ayaan kaaga dhiganay waana nin ka mid ah alxtisam oo ah urur diimeed daaroodku leeyahay in kasta oo maxamuudba aan wax badan kala mid yahay oo uu yahay ninkii cunay mashruucyo badan ee hawada dalka u fududeeyay in ay la wareegto

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vuАй бұрын

    Maxamuud Xaashi Xirsi buu daaqadaha waddani mid ka mid ah ka soo lalinayaa yaanu idin Dakrine ha hoos istaagina daaqadaha galbeedka gaar ahaan ! Kkkkkkkkkkk Maxamuud Xaashi I xasuusiyaa Xuseen Kulmiye Afrax Xirsina Buulle ninkii la odhan jiray ee mareexaan kkkkkk