Ubaxle Media 24

Ubaxle Media 24

Information and News Provided

Пікірлер

  • @MohsmedFaatah
    @MohsmedFaatah4 минут бұрын

    Ismaba oga, midaha somali italya u soo faysanaysa iyo faqashba, ayaguna ay sidaa yahiin,subxaanalah

  • @user-kw9di6lk9t
    @user-kw9di6lk9t7 минут бұрын

    Alahayaw kalabad baadi dadkan wadadhashay aamiin aamiin

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab301812 минут бұрын

    Haysku fasaxo dadkan ha noqoto kii roonow reerka uhadh

  • @nimojirde8252
    @nimojirde825212 минут бұрын

    Inaadeer qaar habawabayaala weeyee kuwa banka isku dilaya ee codowgoodiina duleedka fadhiya maxaa ku dhacey walaal tinimadoodiii iska qabta ninmanka clooshood u shaqeystayaasha ah

  • @user-yc2db4hc9w
    @user-yc2db4hc9w13 минут бұрын

    Umadan dad dana kale leh ayaa isku diray Allah ha kala qabojiyo dad lootashaday oo iya guna isku maqan Guul somaliland

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k15 минут бұрын

    Sadexdaba hala qabto Dawlada shacab ku hayskaashadaan shacabkaa walaalaha.ee.halakala badbaadiyo❤

  • @abdillahiahmed5386
    @abdillahiahmed538616 минут бұрын

    Your are my valuable nanationalist Thank you for your advice the tribal war in Ceelafweyn

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k18 минут бұрын

    AX AX Ada baan uga naxay Shacabkaa

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k18 минут бұрын

    Dhiigooda ma jeclin shacabkaa hubka layskugu dhiibay Ada baan uga damqaday AX Ax

  • @ammmmgmail
    @ammmmgmail20 минут бұрын

    Ubaxle waa runtaa oo shaqaaqada Ceel-afweyn dawladda Muuse iyo Ina Kaahin daacad kama aha oo maalmahan dambe mudo kordhin baa laga raadinayaa iyo in lagu dumiyo Isbaahaysiga KAAH iyo Waddani! Laakiin maaha Isbahaysi la dumin karo. Waxba Siyaasiyiintan aan xilka haynin ha ku meeraysane. Mee dawladdii masuuliyadan lahayd?

  • @adanaxmed9874
    @adanaxmed987426 минут бұрын

    Abtigay noolow in badan, waxba maad hanbayn, raga aad sheegtayna haddii ay hawshaa wax ka qaban waayaan iyagaa yaqaan cida dooranaysa, labadaa beeloodna illaahay bogooda burcad ha isu mariyo.

  • @abdillahiahmed5386
    @abdillahiahmed538627 минут бұрын

    Carrots iyo m xaashi midnight daacad ma ah!

  • @jamalskp7280
    @jamalskp728028 минут бұрын

    ALA HA KALA QABOOJIYO

  • @اهلان
    @اهلان39 минут бұрын

    اللهم امين يارب العالمين

  • @abdillahiahmed5386
    @abdillahiahmed538626 минут бұрын

    Citro iyo M xaashi midnight daacad ma aha

  • @اهلان
    @اهلان39 минут бұрын

    Muuse kuwaasheen

  • @اهلان
    @اهلان43 минут бұрын

    Marqudha qaranka maydifiicin balee cadowgay uhiiliyaan wadan

  • @abdisahalqaylo8812
    @abdisahalqaylo881243 минут бұрын

    Nimanka ceel af wayn ku dhaqan cidda aan nabadqabkooda Rabin ee ka dhex shaqaynaya lama garanwaayin ee ciddii wax ka qabanlahayd baan ka daacad ahayn haddaba waa in dawladdu tallaba ciidan oo lagu ilka tiro waa ay qaaddo beelwalba 2oo oo nin oo ah aqoonyahanka,siyaasiga,wadaadad,madax dhaqameedka,ganacsatada,siyaasiyiinta waa laga soo xidho goobkastana ciidan loo qaybiyo ka gura hubka beelaha kalana waa inay dawladda ku taageeraaan,dhirbaaxo kulul hallagu dhufto,,,,talakale ma leh waa cidda fidnaddan hurinaysa ee siyaasiyiinta ahna waa in la helaa..heshiis uma hadhin ee waa la karbaashaa...

  • @user-nz8xk7ql9q
    @user-nz8xk7ql9q46 минут бұрын

    Billed iyagaa ka dambeeyaba. Waar nimankani waa imtixaan. Waa dadka wadanku ka dhaqaaqi waayay.

  • @awilmohamed8473
    @awilmohamed847349 минут бұрын

    Waar waxan dhintey miyaanu Islaam ahayn Ummadii Islaamka ahayd oo Dilkii Ismaaciil Haniya ka cadhaysan ayuu Ceelafweyn iyo dad dhintey ka sheekaynayaa

  • @mukhtaarmuxumed9060
    @mukhtaarmuxumed906058 минут бұрын

    Runtu waa garabkaaygii oo isgumaaday anigaa ku told waayay

  • @SaidMahamed-tx4lp
    @SaidMahamed-tx4lpСағат бұрын

    Reer dhanoo nin ku waashay weeye maxed abkor

  • @user-zu5qx7ff9n
    @user-zu5qx7ff9nСағат бұрын

    Kooxda wadani baa isku dirtay

  • @ahmedfarah5928
    @ahmedfarah5928Сағат бұрын

    REPUBLIC OF SOMALILAND LAND OF DEMOCRACY AND STABILITY IN THE HORN OF AFRICA. MOU MEANS TO US THE FIRST AFRICAN COUNTRY THAT CONNECTS WORLD TO AFRICA AND THE RECOGNITION MEANS BEYOND ETHIOPIAN BORDER.

  • @user-zu5qx7ff9n
    @user-zu5qx7ff9nСағат бұрын

    Adeer maxaa lakala ceeliya dad buu ku dhex jira oo isku diraaya ayaguna iska garan maayaan ee hasdhameeyeen l

  • @OmerkhaireGulleid-jq1gg
    @OmerkhaireGulleid-jq1ggСағат бұрын

    Ubaxle24 guulayso adeer sidaa qarankaaga u difaac ilaa la ictiraafyo somaliland, maalinraa anigu adiga iyo weriyaal kale waxaan ugoonsinayaa shahado aanay cidi hortay bixin inaan bixiyo hadii insha alaahu

  • @Faysal-ym2yy
    @Faysal-ym2yyСағат бұрын

    Arin xaqiiqa ayaad ka hadashay hadii ay ka dhab tahay car ha tageen

  • @danjire7605
    @danjire7605Сағат бұрын

    Rabbi swt shayaadiinta ku dhexjirta ee labada dhinac ka dhashay ha ka dhex saaro. Aamiin Aamiin. Waxa se xaqiiq ah in midnimada Ciro iyo Maxamuud Xaashi inay maanta wax inoo tarto oo dagaalkaasi baajiso.

  • @hindasaleban1720
    @hindasaleban1720Сағат бұрын

    Illahayaw kala badnaadi oo kala qaboogi

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859Сағат бұрын

    No waddani no kulmiye no kaah no xirsi gaab Somaliland first

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018Сағат бұрын

    Habar jeclo ma waxa xukuma cirro iyo xaashi muhanad kkkk

  • @engbashirali9592
    @engbashirali9592Сағат бұрын

    Degmadaasi dabkeeda wuu dami waaye soo ma aha mar in laga dhexbaxo oo kii raaya reerka u haro mar haday boogtaas boqsanweydey maxayse ka ga duwan tahay degmooyinka kale ee wadanku lawada degan yahay ?

  • @f.warsame1069
    @f.warsame1069Сағат бұрын

    Yaa Allah Cala. Baad. Baadi Muwadiniinta. Somalilanderiiska ah. Ee ( CEEL. AF. WEEN) AAMin yaa Allah 🤲🤲🤲

  • @user-zy3te4fp7y
    @user-zy3te4fp7yСағат бұрын

    Ceel afweyn waa duul biiciido leedahy❤❤❤❤

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k14 минут бұрын

    Dadka walaalaha ah cida hubka iskugu dhiibtay waanu kaxunay❤

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k10 минут бұрын

    Waa in laga qabtaa Ciro iyo maxamuud xaashi madax ah doonayaa Dhiiga dhalinta inay cod ku helAn.Reer sland hala kala bad baadiyo.dadka walaalaha ah no doorasho.no.doorasho.no.doorasho.no.doorasho

  • @fardowsa6949
    @fardowsa6949Сағат бұрын

    Bisinka Bisinka ilahayow kala qabooji ummadan isku walaty waa wax lagana naxaa arinkan reer Somaliand u guntada dorashooyinka inga dhiga arinka wax halaga qabto subxanalaah.

  • @user-zy3te4fp7y
    @user-zy3te4fp7yСағат бұрын

    Boho iyo sacad yones. Hala iso daayo midkood dagaal ka ha ku guulysto 😂😂😂😂

  • @KhadarCilmi-wv9cn
    @KhadarCilmi-wv9cnСағат бұрын

    2 RER GACANTA ISAQ HASAARO...WADANI & CIRONA. WAKUWA ISKU DIRAYA EE ILAHAY & ISAAQ AYA KALA QABOJONKARAYA ILEN MARAYKAN U GARNIQI MAAYE3

  • @roodacawad13
    @roodacawad13Сағат бұрын

    Waar ducaysta hareeraa eega waxa idin ku soomaqan eega dawladeena ayaa lagu soo duulay caqli yeesha xumaha dhaafa

  • @user-mr6sp3yh7e
    @user-mr6sp3yh7eСағат бұрын

    iyagaaba isku dira maatada

  • @roodacawad13
    @roodacawad13Сағат бұрын

    Dalka u tudha maatida u tudha waar ha loo kaco waa dadkeenii reer sheekh ha kacaan

  • @sakariyeCabdi-yu6bo
    @sakariyeCabdi-yu6boСағат бұрын

    ASC,,(ILLAHAY ba dadka walaalaha ,Naxaristisa ku so Daji in Inshallah ilLaahow iSkU sikhir ,,Amin Amin Amin ) ilLaahow kA dhex saar munafiqinta

  • @ahmedfarah5928
    @ahmedfarah5928Сағат бұрын

    GUUL IYO GOBANIMO HORAA LOO SOCONAYAA KU DAYASHO MUDAN

  • @roodacawad13
    @roodacawad13Сағат бұрын

    Waan ka xumahay dadka wallaha ee deegaan iyo dhalasho ka dhaxayso joojiya colaada cadow baa maanta inoo taagan qax garta walaalo

  • @saynebxasan9049
    @saynebxasan9049Сағат бұрын

    Amiin amiin yaarabi allah ducada haka aqbalo wallo ayagana allah xaqa hatuso dagaal waxba matproduksjon wiilba kudhinta

  • @anissaabdi8261
    @anissaabdi8261Сағат бұрын

    Allah hakala qabojiyo😢😢🤲🤲🤲

  • @saynebxasan9049
    @saynebxasan9049Сағат бұрын

    Allah hakala qabojiyo labaduba wa labdena garab allah qulubtoda hamideeyo insha allah🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ubaxlemedia
    @ubaxlemediaСағат бұрын

    Fadlan qofka reer Somaliland ah ee ereyada wax sii kala dilaya halkan ku qorayoow ka masax

  • @abasemohamed6827
    @abasemohamed6827Сағат бұрын

    Dagaalkaba iyagaa wada ayay Ila tahay waayo in Boqor-Buurmadow😂 u yomaado oo u ololeeyo ayay doonayaan.

  • @user-il6lr4oo4v
    @user-il6lr4oo4vСағат бұрын

    Meshaas ceeb af.weyn baa taal huwanta gudahaa isku direysa

  • @abbasxagar3033
    @abbasxagar3033Сағат бұрын

    Weligoodba dagaalka ceel afweyn waa meelaha ay i yaqaanaan inay guul utahay mar walbana iyagaa isku dira waxay fulinayaan dagaalkii somaliya ku soo qaaday dalkeena markii ay awdal ku guul daraysteen bay ceel afweyn u rogeen

  • @user-mr6sp3yh7e
    @user-mr6sp3yh7eСағат бұрын

    Kuwaas balaayo ayaa ku shaqaysata cadawgooda ma arkaan