No video

WUXUU KU SAMEEYAY MARKUU MEHERKOODU DHICI RABAY HADAYSAN WAALAN AYAY NASIIB LEEDAHAY SUBXANALLAAH

#ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #

Пікірлер: 142

  • @sadiyasadiya5503
    @sadiyasadiya55038 ай бұрын

    Ayanayen xbbti abahey maaanta geeriyowda ugu sooduceya abahey inow ilahey unaxriiato 🤲😭 abls asxabta quruxa da badan igu sooduceya abahey 😭😭😭⚰️

  • @Amiin246

    @Amiin246

    8 ай бұрын

    Allah unaxariisto janatul fardowsa Allah kawaraabiyo

  • @sadiyasadiya5503

    @sadiyasadiya5503

    8 ай бұрын

    @@Amiin246 amiin yaarabi ❤️😭

  • @ayaangobdoon3254

    @ayaangobdoon3254

    8 ай бұрын

    Abaayo alaha unaxariisto qabriga alaha unuursho dambigiisana alaha dhaafo sabar iyo iimaan xbbt alaha idinka siiyo inaa lilaahi wainaa ileehi raajicuun

  • @ikrancdy8765

    @ikrancdy8765

    8 ай бұрын

    Allah u naxrsto aabo adgne sabar iyo iman Allah ka siyo

  • @sadiyasadiya5503

    @sadiyasadiya5503

    8 ай бұрын

    @@ayaangobdoon3254 amiin yaarabi xbbti qali 🤍🥹

  • @hewarable5547
    @hewarable55478 ай бұрын

    Ayan ney waxa tirahdha asxabta kusobir wan kamid yahay sxb ❤❤

  • @farhiya5072
    @farhiya50728 ай бұрын

    Wcs Abaayao mcn ayaan wallaashey mcn masha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @kamalali79
    @kamalali798 ай бұрын

    السلام عليكم اختي تبارك الله عليك شكرا على القصص والقصص التي تشاركينا بها دائما ومع كل معلم جزاكم الله خيرا وحفظكم آمين آمين آمين

  • @nuramumin766
    @nuramumin7668 ай бұрын

    Kkkkkkkk Ayaan markaad itiri soosaar Ayaan saarey kwrn hadiikale waanba himaamilahaa SaaS noo xasuuse xbbti shugran❤❤❤❤

  • @ikraamcali4271
    @ikraamcali42718 ай бұрын

    Ayaaaaaaaaaaaan ayaaaaaaan waaaa kutaageeraaaaaaaaaaaa

  • @ikraamcali4271
    @ikraamcali42718 ай бұрын

    Walshey waaaaa ku taaaaaageeeeeraaaaaaaa

  • @fatouma-zahra1884
    @fatouma-zahra18848 ай бұрын

    Masha allah way so sabartay wayna heeshay mudhihi samirkeda Allaha 🤲 u barakeyo nolosheda

  • @kamalali79
    @kamalali798 ай бұрын

    Asc walaasheey ayaan gobdoon salaamay walaasheey aabe alle ha u naxariisto janada ilaah ha u bishaareeyo qabrigiisa alle h a u waasiciyo Samir iyo imaan hanaka siiyo waalidka nool cimrikioda hanoo dheereeyo Amin Amin t walidkeena abeelkooda magudi karno mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalbac iyo macalinka walba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon

  • @deeqomohamud4712
    @deeqomohamud47128 ай бұрын

    Wcs ayaan qurux alaha kuxafido macaneey waxaan ilaheey kaaga baryaaya cafimaad taam ah adiga iyo caruurtada seykaga alaha niidhooro quruxeey

  • @IqraSaney-kh4uv
    @IqraSaney-kh4uv8 ай бұрын

    Ayan qurux sheko mcn🥰🥰🥰🥰

  • @user-zo3vc2ib9u
    @user-zo3vc2ib9u8 ай бұрын

    Habeen wanagsan wllo ayaan

  • @mahadosais1243
    @mahadosais12438 ай бұрын

    masha alla ah nimco AMIN AMIN AMIN AMIN

  • @SabirinFarah
    @SabirinFarah8 ай бұрын

    Ayaaney marwalba waan ku daawada film cml Tv KZread kga ka daawada love Ayaan❤😂

  • @falishassan528
    @falishassan5288 ай бұрын

    Masha Allah

  • @abdirizakosman557
    @abdirizakosman5578 ай бұрын

    Thx habo waqtiga da qimaha badan nasiiso jazakallh

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed98 ай бұрын

    Ayaaney♥️ muuqaalka markaad dhamaysay saaid ufaraxsaneed🥰 wlhi wan kuka farxay kaligay iska qoslay masha Allaah xbbti saan fax fax inoogu ohow❤️

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman37468 ай бұрын

    Ilaahay baa dhaafiyay kaas waaba nin aan mawqif lahayn oo daciifa.

  • @qumanhassan7812
    @qumanhassan78128 ай бұрын

    Masha Allah farax qeyr maleh

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali76288 ай бұрын

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey

  • @nimcoxuseen8308
    @nimcoxuseen83088 ай бұрын

    www samisey qisadidi wey sodhacdey tankhas ayan qurux ❤❤❤❤❤❤

  • @mankanur7758
    @mankanur77588 ай бұрын

    Jah jah jah ayaaney wad wali single motherdnimada inee qiimo leedahay u sheek❤❤❤❤

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale19368 ай бұрын

    Kaas cml alle il iyo dhag hay naga dhigo

  • @Najminaa
    @Najminaa8 ай бұрын

    Wcs ww mahdsanid xbbti alpi ❤️ aad kusugeene ani dhmn xafada meshaan saf lofadhiya🤓 indhaha lagugu hayaa😳🥺👈 Ayan quruxey😘

  • @user-pk6tv6hu2x
    @user-pk6tv6hu2x8 ай бұрын

    Ayaan wllo warunta nimanka qarkod aya dumarka yarysto Lakin waxa tahy batahy

  • @user-tw7dy9xx3h
    @user-tw7dy9xx3h8 ай бұрын

    Masha Allah ayaney waxadahy qofka Kariya oo latakerikaro saa indas odad kugu xirn aa uxush meyso jisakahu qeyr mcny❤

  • @ayaangobdoon3254

    @ayaangobdoon3254

    8 ай бұрын

    ❤️😘

  • @nasramohamed2068
    @nasramohamed20688 ай бұрын

    Ayaney xanun aya kamuqda ilahey hakucafiyo sister.

  • @malyuunyusuf7479
    @malyuunyusuf74798 ай бұрын

    Masha allah

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi33938 ай бұрын

    Aan ku saxo walaal. Raga Soomaaliyeed ma wada xumo intooda badan waa dad wanaagsan. Runtii Ragga Soomaaliyeed waa ragga dunida ugu naxariis badan uguna dulqaad badan markay imaato la dhaqanka xaaska. Fadlan ha wada caayina rgga. In yar unbaa xun biniaadamkoo dhana way leyihiin dad xun iyo dad fiican Muslim iyo gaalbo.

  • @Maryama-j2x
    @Maryama-j2x8 ай бұрын

    Wcs habo MCN ❤

  • @ikranadan4259
    @ikranadan42598 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ayaaan indha uroon salaan sare

  • @sayush520
    @sayush5208 ай бұрын

    MashaAallh wlalshey ❤❤❤

  • @xafuusinayaroow8686
    @xafuusinayaroow86868 ай бұрын

    Wooow anaa ugu horeeyo caway

  • @xamdayusuf2531
    @xamdayusuf25318 ай бұрын

    Waan kuslmy ayaaneey❤❤❤❤❤

  • @munaAyaan
    @munaAyaan8 ай бұрын

    Ayyii shugran xppti waaba sugayee

  • @idil_aragsan
    @idil_aragsan8 ай бұрын

    Ayaan Shaxshaxeey ale wax ku dhiba kuma tuso abaayo

  • @shamsonoor6466
    @shamsonoor64668 ай бұрын

    Shugran xppti waa sugaaye❤❤❤

  • @NoraIbrahim-ir8rx
    @NoraIbrahim-ir8rx8 ай бұрын

    Ayaaneey xogaha wejigaaga xanuunka wuu ka muuqda illahey haku caafiyo😢😢❤❤❤

  • @istahilmaxamudnuur3001
    @istahilmaxamudnuur30018 ай бұрын

    Gaclo horey y socoo❤

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi98048 ай бұрын

    Wcs wr wb welcome Abayo ❤❤❤

  • @umuabdullahi1506
    @umuabdullahi15068 ай бұрын

    Masha Allah tabaaraka Allah ayaan qurux WAA ku salaamay ❤❤❤❤❤❤

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed98 ай бұрын

    Wcs xbbtii❤❤❤❤❤❤

  • @anabanabhassan7556
    @anabanabhassan75568 ай бұрын

    Allah h unaxaristo abe amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin yarabi 🤲

  • @SurtaInamaxamad
    @SurtaInamaxamad8 ай бұрын

    Masha allh alle ha ubarakeyo

  • @user-kx8du6hl8o
    @user-kx8du6hl8o8 ай бұрын

    Walala Yalow biliis iku co doceya waxa ika xanusan walalkey walahi murud aa iheso

  • @user-bg2tf1ww8z
    @user-bg2tf1ww8z8 ай бұрын

    ماشاء الله تبارك الرحمن

  • @FatimaIsmael-fh7tt
    @FatimaIsmael-fh7tt8 ай бұрын

    walalayal cunug yaro sanad Iyo barjiraan hystaa kaadida kabadan malinkii wax badanu Kaedinaya beri inshlh inankasoo baaraan rabaa iisoo duceeya wllyal in ilhy negative iiga dhigo

  • @MariaMaxamedmaxamed-bz3wy
    @MariaMaxamedmaxamed-bz3wy8 ай бұрын

    You kiis ❤❤

  • @ilwaadinaacaroone6755
    @ilwaadinaacaroone67558 ай бұрын

    Dhal boqortoyo thanks mcnto nololow inta nolaal jirto

  • @Xamdimaxamad-bh1qm
    @Xamdimaxamad-bh1qm8 ай бұрын

    WCS ayaan ina gobdoon xbbt albi ❤❤❤❤❤❤ alh nokaa xafido qaali

  • @user-zi2fu2kt1j
    @user-zi2fu2kt1j8 ай бұрын

    Haye ayaan

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn8 ай бұрын

    ALLE HAW BARAKEEYO NIMCO AMEEN YAH RABBI AMEEN ALLAHAYOOW 🤲🤲♥️♥️♥️♥️ SCW ♥️ ALLAAHU AKBAR 🤲♥️🤲♥️

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud96158 ай бұрын

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukr

  • @user-nk7su8ek2f
    @user-nk7su8ek2f8 ай бұрын

    Nimcoy ana ii soo raadi 😂 nin cadaan ah farax soomali qiyaano socoto noqde 😂😂 farax waa iga kaftan yaah😂😂😂 salam

  • @shukriinahassan264
    @shukriinahassan2648 ай бұрын

    Waa soo saray abayo❤❤❤❤

  • @user-kd9ii4cm4k
    @user-kd9ii4cm4k8 ай бұрын

    Bisinka 😢😊

  • @raaxocumar2557
    @raaxocumar25578 ай бұрын

    Asc masha allh ayaan cadey allh ku xifdiyo adiga iyo owladad

  • @najmomohamedbotan4899
    @najmomohamedbotan48998 ай бұрын

    Wcs abyo

  • @suleqamohamed4473
    @suleqamohamed44738 ай бұрын

    Ayaney Maxakugudaca Handana Managa Xanunsatai Cafimad Ayankurajeyna insha Alah ❤❤❤

  • @amalismail7772
    @amalismail77728 ай бұрын

    Horta islaamaha baas maxay hablaha yar yar ee garoobta ah ku necebyahin, nimanka garoobka ah wayba amaanane, single mother waa qaai waa Diamon❤

  • @QaalikaadKaad
    @QaalikaadKaad8 ай бұрын

    haaaah waaa sifiiican ninku haduu kuguwaasho waa lacayriyaaah xabiibti❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉

  • @ayaanahmed7946
    @ayaanahmed79468 ай бұрын

    masha Allah❤️❤️❤️❤️

  • @HoodoAxmedYuusuf
    @HoodoAxmedYuusuf8 ай бұрын

    Wcz wllshyamcn ayaan❤❤❤

  • @Bishaaro-Bilan
    @Bishaaro-Bilan8 ай бұрын

    Wn ku jeclhy ayaaney ❤😢

  • @maxamedabdifitah5650

    @maxamedabdifitah5650

    2 ай бұрын

    Same❤

  • @simansenyora1998
    @simansenyora19988 ай бұрын

    Qiisadada wanba uxiisay ❤

  • @QaalikaadKaad
    @QaalikaadKaad8 ай бұрын

    Caleyhi salaatu wasalaaam❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤

  • @khadraahmed8599
    @khadraahmed85998 ай бұрын

    ♥️♥️♥️♥️♥️

  • @user-xy5bj1ub9p
    @user-xy5bj1ub9p8 ай бұрын

    ❤❤❤

  • @munishaahmad9005
    @munishaahmad90058 ай бұрын

    Abaayo ayaan adi asxaabta walasheyda isoduceyaa azxabta iku sheeg🥺🥺🥺🥺💔cunug laku qaliraba xaladeda maficno😭

  • @qadanmursal2660

    @qadanmursal2660

    8 ай бұрын

    🥺abyo macn alle how dhib yareyo hana cafiyo.

  • @aragsaninaxaji2306
    @aragsaninaxaji23068 ай бұрын

    Asc abayoy ayan qurux wan kusalamay ilove you abayo mcnto❤❤❤❤

  • @zagal_faisal1013
    @zagal_faisal10138 ай бұрын

    27:43 aamiin yarabi❤

  • @user-pe8ti3oo6z
    @user-pe8ti3oo6z8 ай бұрын

    ❤❤ ❤❤❤❤

  • @amalismail7772
    @amalismail77728 ай бұрын

    Gabadhaas fariid bay ahyd daacad ah, ninka xun go,aan bay ka gaadhay, ilaahayna wuu khashifay

  • @jecladomaromar5463
    @jecladomaromar54638 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-vb5oz6id6d
    @user-vb5oz6id6d7 ай бұрын

    ❤❤❤❤🎉

  • @user-kx8du6hl8o
    @user-kx8du6hl8o8 ай бұрын

    Waxa hanunayo tiliyaha isku wadane ku mandolin waxan ku tala monahay sod af rika iyo awodoway😢😢😢 biliis iku sodoceya😢😢

  • @hooyojecel-ft9tu
    @hooyojecel-ft9tu8 ай бұрын

    Shugran Ayaaney wad ku madsan tahay sida aad niyada ugu dhistid single mother ta

  • @nimcoqaali3446
    @nimcoqaali34468 ай бұрын

    Wcs xbbti ❤❤

  • @raxmocaday3049
    @raxmocaday30498 ай бұрын

    Really ayaan cadey ❤❤❤❤❤❤❤

  • @abyanshiekh6867
    @abyanshiekh68678 ай бұрын

    Manshallaah ❤ 💯 ❤ 💯 ❤ ❤❤❤

  • @yaabanemedia3472
    @yaabanemedia34728 ай бұрын

    Marakass ayaad ku ciyaarteen sheekada dumaroow😅😅

  • @user-tx4wg6ri3l
    @user-tx4wg6ri3l8 ай бұрын

    Ku away mcnbadan

  • @faadumoshiino506
    @faadumoshiino5068 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Deeqaibrahim62
    @Deeqaibrahim628 ай бұрын

    Ayaaney waxan ku qosla caliya geel layay adigan ka bartay 😂😂

  • @maxamedabdifitah5650
    @maxamedabdifitah56502 ай бұрын

    😢

  • @edhebsan
    @edhebsan8 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @housseinmachallaharte2441
    @housseinmachallaharte24418 ай бұрын

    Ayann gabdonn ❤

  • @user-kx8du6hl8o
    @user-kx8du6hl8o8 ай бұрын

    Waxa hanunayo tiliyaha isku wadane ku mandolin waxan ku tala monahay sod af rika iyo awodoway😢😢😢 biliis iku sodoceya

  • @fahiimaapdirizak3552
    @fahiimaapdirizak35528 ай бұрын

    Qiso yaab badan

  • @maxamedabdifitah5650

    @maxamedabdifitah5650

    2 ай бұрын

    Same

  • @user-ue7dd7dg6r
    @user-ue7dd7dg6r8 ай бұрын

    Wsc abyo waa mahadsantahy ayaan ❤🎉

  • @XARAGO704
    @XARAGO7048 ай бұрын

    Asc

  • @SabariinAhmed-rj8tc
    @SabariinAhmed-rj8tc8 ай бұрын

    Qiso xanun badan 😢😢😢

  • @AdenLoula-dm6iv
    @AdenLoula-dm6iv8 ай бұрын

    Asc ayan qurux

  • @nasteexocabsulqaadir8381
    @nasteexocabsulqaadir83818 ай бұрын

    Wcz ayaan qurux

  • @HboMaxamed
    @HboMaxamed8 ай бұрын

    Ala ayaney maxn ku xisay walhi la anta wa shaqesan kariwayay intad maqned apayo waku jeclahy si min qalpiya

  • @Luluu205
    @Luluu2058 ай бұрын

    Masha-Allah I’m so happy for that sister and her new life. May Allah bless and protect them. ❤May Allah keep Farah’s like him AWAY😂

  • @yaabanemedia3472
    @yaabanemedia34728 ай бұрын

    Markaas ayaaad ku ciyaarteen sheekadii 😅😅

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali76288 ай бұрын

    Ku saliya NNK SCW SCW

  • @nimcoccasiis7534
    @nimcoccasiis75348 ай бұрын

    Mansh all ❤

  • @mankanur7758
    @mankanur77588 ай бұрын

    Wcs ayaan qurux walaaley waxaan ku weediiye markaa sheekada shekoysid naagda inee ku hor fadiso camal ayaa indaha u kala kad kadinoysa😂😂😂😂😂😂😂 anaka lee waaye walaaley kacaliso dadka u shekeynoysid

Келесі