Ganacsiga iyo Dhaqaalaha | Xalqadii 2aad

barnaamijkeena maanta waa inoogu marti ah Ustaad Khalid Ahmed Ismail waxaana aynu ka wareysan doona dhaqaalaha iyo ganacsiga doorka ay waxbarashadu ku leedahay. qaybtii 2aad

Пікірлер: 15

  • @user-ul6re1qm9r
    @user-ul6re1qm9r2 ай бұрын

    Maansha Allaah allaah ha idin barakeeyo Ustaadka iyo ardaagaba dadka noocaan oo kale ah ayaa mudan in dadka loosoo bandhigo Maansha Allaah guulaysta idilkiin.

  • @barkhadibraahim1023
    @barkhadibraahim1023Ай бұрын

    runtii aad baan uga helay barnaajimkiina thanks

  • @abdalla_anas
    @abdalla_anas2 ай бұрын

    Ustaadka Allah barakeeye Aqoon buu ku waramaya masjid baana ka dhex daawanaya, sababta arintaas usheegaya waxay thy inaad xisaabta ku darsataan in umadda dadka noocan okle imad usoo badisaan si ay cibaado ugu noqoto ustaad C.fattaax Allah ku barakeeyo arimaha gacansiga & dhaqaalaha inooso badi

  • @ozmanyare3532
    @ozmanyare35322 ай бұрын

    wow...tnks🥰

  • @halimoali6632
    @halimoali663225 күн бұрын

    MashaAllah great content, watching from Mogadishu

  • @engmohamedhassanbile586
    @engmohamedhassanbile586Ай бұрын

    Mashallah Mahadsanid walaal.

  • @mascuudomar6017
    @mascuudomar60172 ай бұрын

    Hal abuur wacan ayaad la timid wllo

  • @Mohammed_Jacob
    @Mohammed_Jacob2 ай бұрын

    Aad iyo aad ayaad u mahad santihiin 🎉

  • @abdilahimohamed866
    @abdilahimohamed8662 ай бұрын

    Abdifatah wax cusub ayaad la timid zxp

  • @AbdalaJilibey
    @AbdalaJilibey2 ай бұрын

    Saaxib waxa ustaadka ka wareysataa nidaamkaan dhaqaale ee cusub sida cryptocurrency iyo forex🙏❤️

  • @abdihakim3049
    @abdihakim30492 ай бұрын

    Thanks ....waankaasugaynay marnaamujkan

  • @omerlaag7420
    @omerlaag74202 ай бұрын

    Fikrad wacan soo badi muuqaalada noocan ah zxp

  • @cabdiraxiinkhadar4433
    @cabdiraxiinkhadar44332 ай бұрын

    Mahadsanid ❤

  • @AyubBulshokaab-wn7lk
    @AyubBulshokaab-wn7lk2 ай бұрын

    Mashallah jazakllah

  • @zamzamismael8131
    @zamzamismael81312 ай бұрын

    Waan ka helay Thanks dhamantiin ❤