Dumarka iyo Ganacsiga | Hamda Abdiwahab

🥳🥳🥰
Barnaamijkeena 3aad ee Raad-san Talks oo ay inoogu casuumantahay Hamda Kaaha Abdiwahab ( Hamda Kaaha) oo ah mulkiilaha Kaaha Design, Kaas oo aynu ku Falanqayn doono Dumarka iyo Doorka Ganacsiga Soomaalida, Daawasho Wacan.
#Entrepreneur #somalitiktok #technology #finance #money #podcast #raadsan #education #Somalia #Ganacsi #moneytips #Aqoon #business

Пікірлер: 17

  • @Bekind-ve8vu
    @Bekind-ve8vu2 ай бұрын

    Saxib si fiican baad wax u waddaa, barakoow. Waxaan kugu dari lahaa in su' aalaha qofka aad weydiinaso aad ugu darto ganacsigiisu waxa uu yahay, waxa uu qabto, iyo su'aalaha lamidka ah.

  • @zagalcabdizagal1011
    @zagalcabdizagal10112 ай бұрын

    Msha allh hore usoco hamdi ❤

  • @user-eu2vq8sx5b
    @user-eu2vq8sx5b2 ай бұрын

    Waxan aad ugu faraxsanahay in dhalinyaro somaliyeed oo aqoon leh ay waxyaabaha wanaagsan u adeegsanaya social media, hambalyo hambalyo sxp inoo soo badi didaalkagana isugu gee ganacsiga, waxan hubaa in aad dad badan wax ka badali doontid.

  • @Raad-sanTalks1

    @Raad-sanTalks1

    2 ай бұрын

    Insha allah wll mahadsanid

  • @fahansame9570
    @fahansame95702 ай бұрын

    GYES 2024 waa in lakala kiciyaa abtiyaal.

  • @horseedofficial7042
    @horseedofficial70422 ай бұрын

    Well done Engner

  • @KhalidArab01
    @KhalidArab012 ай бұрын

    Dhalinyaro qiimo badan soo badi vedio yadaan oo kale mzul

  • @Hayaan_1
    @Hayaan_12 ай бұрын

    Good

  • @fahansame9570
    @fahansame95702 ай бұрын

    Waa teamkii GYES uune hhhh

  • @m.h.c6849
    @m.h.c68492 ай бұрын

    Good information....

  • @Raad-sanTalks1

    @Raad-sanTalks1

    2 ай бұрын

    Thanks

  • @user-uh5hc8ei5g
    @user-uh5hc8ei5g2 ай бұрын

    Shirkada magaceyd

  • @Raad-sanTalks1

    @Raad-sanTalks1

    2 ай бұрын

    Kaaha design

  • @AhmedHassan-vu3js
    @AhmedHassan-vu3js2 ай бұрын

    Fikrad wacan ayaad la timid Abdifatah

  • @Raad-sanTalks1

    @Raad-sanTalks1

    2 ай бұрын

    Mahadsanid wll 🎉

  • @NyworkChina
    @NyworkChina2 ай бұрын

    somalidi youtubki qalaad bay ka fahmen walahi wan qosla wa jaaahil waraysanaaya jaaahilaad kaale 🤣😂 bisness bay somalidi nolol moodayan ama wax weyn moodayan jow