Ganacsiga Soomaalida iyo Suuqyada Caalamka

Пікірлер: 35

  • @NOf_x_x
    @NOf_x_xАй бұрын

    Maanta waalaga tgy xiligi madadalada keep up bro Conentigan nosoo badi❤

  • @jibrilmohamed5989
    @jibrilmohamed5989Ай бұрын

    Mansha allaah, soo badi programyadan Waad mahadsantihiin Raadsan Talk.

  • @Raad-sanTalks1

    @Raad-sanTalks1

    Ай бұрын

    Mahadsanid wll 👏👏

  • @zulthaancimraan6961
    @zulthaancimraan6961Ай бұрын

    Mashalah waxan nin dhalinyaroo mudooyinkan oo dhan ku hawlana hawlo ganacsi barnaajkan markaan arkay aragtidaydii wax waynba iska badalay waxbadana way iigaso dhex baxeen ustaad waxan idinka codsanana inaad soo badisan podcast yadan oo kale oo ah dhaxal ganacsi

  • @Raad-sanTalks1

    @Raad-sanTalks1

    Ай бұрын

    insha allah wll mahadsanid

  • @abdiwahaablibaaxlagde2453
    @abdiwahaablibaaxlagde24532 күн бұрын

    Mahadsanid wll

  • @IsmaciilXasan-fw6kr
    @IsmaciilXasan-fw6krАй бұрын

    Waad mahadsantahay ustaadi ❤❤

  • @user-pt2we1rq1q
    @user-pt2we1rq1qАй бұрын

    Soo badi sheikh hamza habiib

  • @user-pt2we1rq1q
    @user-pt2we1rq1qАй бұрын

    Wareysiyadaada waa cajiib sxp

  • @yangyong6163
    @yangyong616324 күн бұрын

    Ka waran hadii wadankii aan maalin transit ku noqdayba aan dhaho waan ka so shaqeeyey.

  • @user-uh5hc8ei5g
    @user-uh5hc8ei5gАй бұрын

    Mesha travel agency ga anay ii qabsatay wlhi kkk xasuus wlhi

  • @mohamedhussein3473
    @mohamedhussein3473Ай бұрын

    😊 Maashaa Alleh RAGGA RAGGA WAA KUWAA KA SHEEKAYNAYAA arrimaha muhiimka ee nolosha.. maaha siyaasadda - ciyaaro + heeso iwm

  • @Raad-sanTalks1

    @Raad-sanTalks1

    Ай бұрын

    Mahadsanid wll 👏👏

  • @mohamedhussein3473
    @mohamedhussein3473Ай бұрын

    Markaa waa muhiim waana aan dhegeystaey Ilaahay ha idiin barakeeyoo

  • @Raad-sanTalks1

    @Raad-sanTalks1

    Ай бұрын

    Mahadsanid wll 👏👏

  • @abdiqanimohamoud3463
    @abdiqanimohamoud3463Ай бұрын

    Thanks Khabiirkaa contact ubaahanay

  • @kenyattalibaaxlaaleys2754
    @kenyattalibaaxlaaleys2754Ай бұрын

    Waad mahadsan tahay waana kugu dhiirri Gelinayaa inaad sii waddo barnaamij yadan oo ah kuwo faa'iido weyn u leh bulshada ' ka aniga ahaan waxaan jeclaan lahaa inaad barnaamij ka qabato ka ganacsiga hantida ma guurtada ah (real estate agents)ka iyo wixii la mid ah waad mahadsan tahay

  • @wacaneeshcalaaeeshcalaa5248
    @wacaneeshcalaaeeshcalaa5248Ай бұрын

    Mansha allah

  • @fahansame9570
    @fahansame9570Ай бұрын

    Agaasime mohamoud ✌️

  • @AbdirahmanMohamedHusein-nt6pw
    @AbdirahmanMohamedHusein-nt6pwАй бұрын

    #Before Starting a Business Ask Yourself W=Why ? W=What ? W:Where ? W=When? H=How ? W=Who

  • @Meehaalpodcasts
    @MeehaalpodcastsАй бұрын

    Mashallah, aad baan u soo dhawaynaynaa inaan aragno Podcasts umada anfacaya. - bahda Meehaal waa idin bogaadinaysaa.

  • @Raad-sanTalks1

    @Raad-sanTalks1

    Ай бұрын

    Aad bad umahadsantihiin bahda Meehaal Podcast 👏

  • @galladjamal4152
    @galladjamal4152Ай бұрын

    Wll hore usoco alle swt ha inawada guuleeyee abdifatahow🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @Raad-sanTalks1

    @Raad-sanTalks1

    Ай бұрын

    Mahadsanid wll 👏👏

  • @CabdalleAadem-do6pi
    @CabdalleAadem-do6piАй бұрын

    Manshalah waa barnamij aad muhiim u ah wad mahadsantihin wll

  • @Raad-sanTalks1

    @Raad-sanTalks1

    Ай бұрын

    Mahadsanid wll 👏👏

  • @CabdalleAadem-do6pi

    @CabdalleAadem-do6pi

    Ай бұрын

    Soo badi wll Dhiiragalin one week 1m

  • @user-uh5hc8ei5g
    @user-uh5hc8ei5gАй бұрын

    Suuqa online ka bodkas nooga soo suubi siiba macalinkaan

  • @bashiirjeeni5358
    @bashiirjeeni5358Ай бұрын

    Podcast gan aad baan uga helay waliba qaybta cargo ga oo xog badan oo aanan ka haynin uu iga siiyay.

  • @Raad-sanTalks1

    @Raad-sanTalks1

    Ай бұрын

    Mahadsanid wll 👏👏

  • @Raad-sanTalks1

    @Raad-sanTalks1

    Ай бұрын

    Mahadsanid wll 👏👏

  • @barkhadibraahim1023
    @barkhadibraahim1023Ай бұрын

    mahad sanid

  • @user-uh5hc8ei5g
    @user-uh5hc8ei5gАй бұрын

    Dad wanagsan noo raadi sida ninkaan oo kale

  • @user-uh5hc8ei5g

    @user-uh5hc8ei5g

    Ай бұрын

    Suuqa online ka bodkas nooga soo suubi siiba macalinkaan

  • @farsamomedia2024
    @farsamomedia2024Ай бұрын

    Fikrad wacan ayaad la timid abdifataxow