No video

Dhul raqiis ah ($800) - Deeqtoon Project (Kaxda) | FURSADAHA DHULKA 1

Haddii aa daneyneyso fursadaan dhulka raqiiskaah fadlan la xariir Raasimaal Real-estate ama ku booqo xaafiiskooda oo ku yaala (Mogadishu, Tre-piano, dhinaca midig ee xarunta dhexe ee Dahabshiil)
Magaca Shirkada : Raasimaal Real Estate.
Tel/Whatsapp: +252 612 922 240
Email: Info@raasimaal.com
Www.raasimaal.com

Пікірлер: 30

  • @biiftagroup9688
    @biiftagroup96884 ай бұрын

    War hooy lacagtiina ilaashada oo iska hubiya meesha aad galineesaan yeeyna fudeed idin qaadin please ka fakar oo hubi inta aadan lacagtaada bixin

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed59037 күн бұрын

    Waa fegrad fiican masha Allah.

  • @avvahmedalitifowchannel3368
    @avvahmedalitifowchannel33683 ай бұрын

    Waa team ayuuto wlh ma jiraan dhul muqdishu ku yaal oo lagedaayo 800, waa balaayo soo socoto oo dakhliga umadda lagu dhici doono hadaan wax laga qaban hada

  • @ahmedsunni9662

    @ahmedsunni9662

    3 ай бұрын

    😂😂😂 walal 800 iska dhaafe dhul 200 dolar jogo baa la helayaa lakin waa xagee ma taqaan dhulalkaan waa goof kaama dambeeyo 30km 20km celasha biyaha u jiraan ama kaxda marka waa la kala iibsadaa dadka wee gataan gooflayaashaa laga gataa dhaxalkoob buu leeyahay

  • @maskaxaaji

    @maskaxaaji

    Ай бұрын

    @@ahmedsunni9662200 aa sxb intee laga helaa kaas ?

  • @user-gh7rk5fq6t
    @user-gh7rk5fq6t3 ай бұрын

    Waa mahadsantihin jimcale deals iyo shirkada raasimaal

  • @idilgabow5447
    @idilgabow54472 ай бұрын

    Islamarkii waan wacnay waxeeynadhaheen waaladhamistay marka waxaan layaabay wax losogaliyay yutoka jaanaalkaan waa lacgraadis walaal waxaan saxsaneen hanagu waalin

  • @dhaqankadiintaislaamka4935
    @dhaqankadiintaislaamka49354 ай бұрын

    Waa been 7 km waa iska dhahayaan waa duur cidlo ah waxaas dadka yaan lagu gaadin ayaga jid ma u bixiyeen magaalada soo galaay?

  • @fayecooking
    @fayecooking3 ай бұрын

    Dhulka yaan la nabaad guurinin dhirta waa lama huraan dhisme ayaa lagu waashtay😮

  • @abduldollarofficial3746
    @abduldollarofficial37464 ай бұрын

    xagee la idinkaga soo xariiraa

  • @axmedabdi2235
    @axmedabdi22352 ай бұрын

    Dhul intaa 800$ ka baxsho hadhow laygu qabsanaayo oo hadana dib u gado lay dhahyo hooy iskaa jira gooflayda

  • @rocky4066
    @rocky40663 ай бұрын

    qoraalka af-soomaaliga iska saxa sida magaca shirkadda (RA' SUMAAL)

  • @musbaxdaofficial677
    @musbaxdaofficial6773 ай бұрын

    Waa u baahanahaye hadii l uu jid leeyahay

  • @RayaanAmmiin
    @RayaanAmmiin3 ай бұрын

    Walaal xagee kaala soo xariira inaan gata ayan rabaa..

  • @zarahmohammed573
    @zarahmohammed5733 ай бұрын

    Nabarkina nosoqora san nilaso xariro fadlan

  • @zarahmohammed573
    @zarahmohammed5733 ай бұрын

    dhulkaas haduhadal kaimado Ama dod yakamusu Ah

  • @batulasmail8261
    @batulasmail82613 ай бұрын

    Timirtii hore Dab loo waayey Maantana ma warkaasay keeneen Yaa la gaada

  • @zarahmohammed573

    @zarahmohammed573

    3 ай бұрын

    😂😂😂😂

  • @naqiil3143
    @naqiil31433 ай бұрын

    Dhul xeebta saaran noo sheeg

  • @sayidibrahim1386
    @sayidibrahim13863 ай бұрын

    Markaan idinla soo xiriirno ma jawaabeysaan ee see wax ujiraan?

  • @user-hp9lf6kc7p
    @user-hp9lf6kc7p2 ай бұрын

    Nabar WhatsApp malihidiin miyaa

  • @ruqiyoxasan8119
    @ruqiyoxasan81193 ай бұрын

    Xaguu ku yaalaa dhulku wll

  • @suleiman1537

    @suleiman1537

    2 ай бұрын

    Kaxda iyo ceelashu u dhexeeyaa

  • @maryanxasan8706
    @maryanxasan87063 ай бұрын

    Intoo ku kuyaalaa

  • @ismhan2398
    @ismhan23983 ай бұрын

    Inte km yey u jirta muqdisho

  • @dhuleceeydhuleceey6444
    @dhuleceeydhuleceey64443 ай бұрын

    Koronto iyo biyo maleedahay meeshu

  • @user-mg8er6id5q

    @user-mg8er6id5q

    3 ай бұрын

    Hadey koronto iyo biyo ka ag dhawyihiin dhulkaas soow ma aysan sheegeen

  • @yahyeguled2242
    @yahyeguled22423 ай бұрын

    Mid Cod ah malaha Muuqaalkaan

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad253 ай бұрын

    Nio warkaas ma saxan yahay

  • @user-zl3iy2fs4z
    @user-zl3iy2fs4z2 ай бұрын

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته رقم واتساب حقو وين Aaway lambarkaaga WhatsApp-ka?