Ganacsiga iyo Dhaqaalaha | Xalqadii 1aad

barnaamijkeena maanta waa inoogu marti ah Ustaad Khalid Ahmed Ismail waxaana aynu ka wareysan doona dhaqaalaha iyo ganacsiga doorkka ay waxbarashadu ku leedahay.

Пікірлер: 28

  • @mariauos3207
    @mariauos3207Ай бұрын

    Wlh isman lahen program sidana bad hele oo somali ah mashaalah alaha idin xifdiyo . sidan cml dadka aqonta ku hadla waa loobahanyahy noso badiya. Topic kahadlayo Xulashada iyo guurka gulesta noso sameya.

  • @user-eu2vq8sx5b
    @user-eu2vq8sx5bАй бұрын

    Masha,allah waa arin aad u wanaagsan arinkaan, waxaad qaaday sxp wado fiican arimaha ganacsiga inooga soo hadal mar walba.

  • @maxamedmuuse3890
    @maxamedmuuse38902 ай бұрын

    Ninkan iyo shoodhadkiisa sacato ixtiraam iO Tixgalin bn u hayaa wllhi waa Axsan Naaas ❤

  • @ABUTASNIIM99

    @ABUTASNIIM99

    Ай бұрын

    Kraamo bdan wll mhmd muse , rzpct full

  • @umalkhairkhadar7506
    @umalkhairkhadar75062 ай бұрын

    Meeshan oo kale wan u baahnaa wad mahadsantihiin walaloyaal❤

  • @hassanabdullahi5770
    @hassanabdullahi5770Ай бұрын

    amazing podcast, keep it up thanks for sharing amazing talks.

  • @user-np2zz3lv1m
    @user-np2zz3lv1mАй бұрын

    صلى الله عليه وسلم 🥰

  • @yahyemoon
    @yahyemoon2 ай бұрын

    keep going bro ] wax faa'ido leh ayaad soo godbinaysaa wanu gulaysandoona barnaamijkani 💯

  • @hajinabadoon4166
    @hajinabadoon41662 ай бұрын

    Muuqaal loo bahnaa waaye zxp Cabdifataax

  • @saabirhassan3403
    @saabirhassan34032 ай бұрын

    Horey soco zxp sar ✅️

  • @ismalure-25
    @ismalure-25Ай бұрын

    Waa barnaamij wanagsan ha guuleystaan hal abuurayaasha mustaqbalka✔️

  • @AyubBulshokaab-wn7lk
    @AyubBulshokaab-wn7lk2 ай бұрын

    Waan bogaadinatya barnaamishyadan

  • @AhmedHassan-vu3js
    @AhmedHassan-vu3js2 ай бұрын

    Fikrad wacan ayaad la timid wllo Abdifatah

  • @sunduselmi9802
    @sunduselmi9802Ай бұрын

    Manshallah fikrada badanaa jeclee in qof weydiyo ayaaa fududaysay thank you❤

  • @AwaleGadid-ij1dh
    @AwaleGadid-ij1dhАй бұрын

    Qof an samiir iyo aqoon ulaheyn magadhi karaa hadafkisa

  • @abdirahmandekyousuf5281
    @abdirahmandekyousuf52812 ай бұрын

    جزاك الله خير وأحسن الجزاء❤

  • @JamacabdiJamacabdi
    @JamacabdiJamacabdi2 ай бұрын

    Masha allah dhalinyaro aqoon iyo ka muuqado ayaad tihiin nooso badiya muuqalada noocan ah ee wartarka leh mahadsanidiin sxbyal

  • @XamdiCaydiid

    @XamdiCaydiid

    2 ай бұрын

    Jjjjuu

  • @abdihakim3049
    @abdihakim30492 ай бұрын

    Masha Allah....sxb kusoco barmaamujyada nuucan ah ad bay inoo anfacayaa

  • @sahraxikma
    @sahraxikma2 ай бұрын

    ustaad khalith❤

  • @SULEIMAN_SRA_20
    @SULEIMAN_SRA_202 ай бұрын

    BARASHADA XIRFADUHU XAL MA U YIHIIN SHAQO LA.AANTA?

  • @ridwanhassan858
    @ridwanhassan8582 ай бұрын

    Keep it up bro Taaho.

  • @ASRAAbdi-px4ni
    @ASRAAbdi-px4ni2 ай бұрын

    Bro waan ku sugyna hnaga cajisin❤

  • @AwaleGadid-ij1dh
    @AwaleGadid-ij1dhАй бұрын

    Qoofii waa nin mamda wado nina wa nin anfacwado waxa muhim ah samir iyo haaan iyo aqoon ulaahatit dhaqale an aqoon ulaheyn horomar male

  • @CiiseHussein-tb4nv
    @CiiseHussein-tb4nvАй бұрын

    Sxp arimaha dhaqaalaha waa inaad xooga saartaan waayo youber waliba waa inuu lahaadaa meel loogu soo hagaago indinkuna waxaan idinkula talin lahaa inaad dhaqaalaha xooga saartaan

  • @Raad-sanTalks1

    @Raad-sanTalks1

    Ай бұрын

    Waa ujeedada loo aasaasay dhaqaale iyo Ganacsi wxn ahayn lagaga hadli maayo

  • @AwaleGadid-ij1dh
    @AwaleGadid-ij1dhАй бұрын

    Qof an samiir iyo aqoon ulaheyn magadhi karaa hadafkisa

  • @ozmanyare3532

    @ozmanyare3532

    Ай бұрын

    dabcan haa