QISOOYIN CAJIIB AH | NAFTAADA AAMIN MUHIIM MA AHAN WAXAY DADKA KAA AAMIN SANYIHIN || Dr. Shaafici

#SUBSCRIBE#DAACAD#PRODUCTION
Produced By Daacad Production (Abdinasir Daacad )
PLEASE SUBSCRIBE OUR YOUTUB CHANNEL / @daacadproduction
For more new video visit / @daacadproduction
Find us on Facebook :- Ducaysane999...
✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like

Пікірлер: 94

  • @XiinFiniin2021-pk8fo
    @XiinFiniin2021-pk8foАй бұрын

    Allahayow quranka inaan xifdiyo ayaan ku haminayaaye allow iifududeee❤

  • @xabiibomuxumed1622

    @xabiibomuxumed1622

    Ай бұрын

    😊😊😊 me

  • @saidelmi7550

    @saidelmi7550

    Ай бұрын

    Sida ugu fufud ee loo xafido maan ku sheega

  • @deeqaabdullahi5777

    @deeqaabdullahi5777

    Ай бұрын

    Haa bal nala wadaag inshallah

  • @saidelmi7550

    @saidelmi7550

    Ай бұрын

    @@deeqaabdullahi5777 Wallaal waxaad samaysa waa hadi aad hooyo tahay aan wakhti badan haysan, quraanku waa qiyaasti 61 xisbi weeyaan amba 62 xisbi, Xisbigiina waxa ku jiran 4 maqro 1 maqro wa inta ay fasiiraan sh dirir amba cumer faaruuq iyo kua kaleba, Tusaale Al baqrah qiyaasti waa 5 xisbi waxan ku jira 20 maqro 1 maqrana ku xafid usbuuc 6 bilood waxaad ku dhamaynaysa al baqarah jadwal samayso si qor bil walba xagaad mar doonto In aad fahamtay baan u malynaya Qiyaasti 6 sano ayaad quraanku dhan ku xafidi ilaahay ha ku fududeeyo

  • @HodonYaasiin-td8ts

    @HodonYaasiin-td8ts

    Ай бұрын

    Sidkle wll Alle hano fududeyo dhamantn❤

  • @aadan_cabdirisaaq-saalax
    @aadan_cabdirisaaq-saalaxАй бұрын

    ۞ وَمَا أُبَرِّئُ نَفْسِي ۚ إِنَّ النَّفْسَ لَأَمَّارَةٌ بِالسُّوءِ إِلَّا مَا رَحِمَ رَبِّي ۚ إِنَّ رَبِّي غَفُورٌ رَّحِيمٌ (53) Naftu xumaanbay ku amraysaa lama aamino alle un aamin ereyga naftaada aamin waa khalad

  • @user-hh8ji9ph2n
    @user-hh8ji9ph2nАй бұрын

    Ma aha waxa la aaminaa nafta, Laakiin wuxuu aaminay adoonkaas waa allaah. naf Waxay saaxiib la tahay sheydaan hadduu aamini lahaa waxay amartaba sameyn lahaa meel xun ayey ka tuuri lahayd. Allaah swt wuxuu quraanka ku sheegay : ان النفس لأمارة بالسوء إلا ما رحم ربي

  • @Mabsuud-Media
    @Mabsuud-MediaАй бұрын

    Muuqaalkan mid ka faa,ido badan beryahan youtube kuma arag...mahadsanid Ustaad❤

  • @samsamxaashi7825
    @samsamxaashi7825Ай бұрын

    Maasha allaaah tabaaraka laah waa dhiiragalin fiican waaye

  • @zanko6317
    @zanko6317Ай бұрын

    Maa shaa allah allah ku barakeeyo

  • @Duqabto
    @DuqabtoАй бұрын

    Mashaa Allah lakiin sheekh waad bobsinayasa ku hore anan qaban midkala imanaysa Jkhairan

  • @abdirahmanbashar4824
    @abdirahmanbashar4824Ай бұрын

    Dr.shaafici Allah ha ku xifdiyo

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweliАй бұрын

    Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯

  • @Suldan-IMW
    @Suldan-IMWАй бұрын

    Buugaas soo dir.ustaad

  • @user-gt5wl9ew2f
    @user-gt5wl9ew2fАй бұрын

    Aad ayaa umahadsnatahay ❤❤❤

  • @abumoalim
    @abumoalimАй бұрын

    masha allah,waa dhiira gelin aad & aad ufiican, shekh kheyr Allah kusiiyo.

  • @ramlamhmed9458
    @ramlamhmed9458Ай бұрын

    Masha alllh dhiri galin aad ufcn ustad dr shafici alle haku sharfo

  • @honeysharif3521
    @honeysharif3521Ай бұрын

    Mashaa allah ustaad allaha ku barakeyo

  • @macthanaftae8305
    @macthanaftae8305Ай бұрын

    Jazzaka ALLAH kheyr.

  • @rocky4066
    @rocky4066Ай бұрын

    Maasha allaah jazaka allaah kheyra

  • @OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mh
    @OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mhАй бұрын

    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤

  • @user-jj5bw6mj7t
    @user-jj5bw6mj7tАй бұрын

    Khayr allaha ku siiyo

  • @munaabdalla9276
    @munaabdalla9276Ай бұрын

    Macalinkeygii d'r shaafici alah yaxfadka

  • @yasminadan9519
    @yasminadan9519Ай бұрын

    Mansha Allah walalkena

  • @SaidMohamed-wm3lm
    @SaidMohamed-wm3lmАй бұрын

    Illaahay haku barakeeyo

  • @tasniimmohamed7
    @tasniimmohamed7Ай бұрын

    Maasha Allah❤

  • @AliiyaAhmed
    @AliiyaAhmedАй бұрын

    جزاك الله خيرا 💯💯💯💯

  • @AaminoIsmailAbdulqadir
    @AaminoIsmailAbdulqadirАй бұрын

    جزاك الله خير يا شيخ ❤🎉

  • @QasimHassan-nk2qd
    @QasimHassan-nk2qd4 күн бұрын

    I.a maanta ayan qorsha samaysan hadu ale idmo dr mahadsanid sida aad nogu faa idaysay i.a isbadal ayan samayn waxan dib ugu so laban dona anigo meshi malinki an jogay heer ka sarayso joga i.a rabiyow igu garab gal😢🤲

  • @user-cw3xk3jo7t
    @user-cw3xk3jo7tАй бұрын

    Jazakalahu kheyr ustaadii❤

  • @user-px3hh4bg8n
    @user-px3hh4bg8nАй бұрын

    Mansha Allah

  • @sumayocabdinuur7229
    @sumayocabdinuur7229Ай бұрын

    Mazh allh ❤

  • @Shaafici-ee9pj
    @Shaafici-ee9pjАй бұрын

    Masha Allah

  • @fadumaamuurta3349
    @fadumaamuurta3349Ай бұрын

    Maasha allaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Raqiyo-pw6wf
    @Raqiyo-pw6wf20 күн бұрын

    M.a jazakumulahu khayran

  • @CafiifaCali
    @CafiifaCaliАй бұрын

    Masha allaah waano fiican

  • @ridwaanmohamed2796
    @ridwaanmohamed2796Ай бұрын

    Talaw jadwalkaa sheekhu shaagay halkee kahelanaa 9:10

  • @mohamedmohamud624

    @mohamedmohamud624

    Ай бұрын

    😊😊😊😊😊😊😊p

  • @user-pj6bp6np8t

    @user-pj6bp6np8t

    Ай бұрын

    WA waxaan radinayey

  • @iprahimikmedia8566

    @iprahimikmedia8566

    Ай бұрын

    Adaa samaysan karaya zxb

  • @CabdiYare-hj9cb

    @CabdiYare-hj9cb

    Ай бұрын

    ❤❤❤❤​@@iprahimikmedia8566

  • @sahramohamed197

    @sahramohamed197

    21 күн бұрын

    Magaciisa yaa yaqaaan? Qoro qeybaha muhimka ah.

  • @angalianyuma1197
    @angalianyuma1197Ай бұрын

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته booka hanulugu caawyo

  • @Nasteho-ds7go
    @Nasteho-ds7goАй бұрын

    Mansha allah

  • @sharmaakebaayaha6533
    @sharmaakebaayaha6533Ай бұрын

    Mashaa allah thanks

  • @sahraisaaq5854
    @sahraisaaq5854Ай бұрын

    Mashallah ✅✅

  • @user-pi1gs7ek1p
    @user-pi1gs7ek1pАй бұрын

    Baraka allah❤❤❤❤

  • @munamaxamud8032
    @munamaxamud8032Ай бұрын

    Mahadsanid sheikh, buuga yaa haya

  • @abdi-azisabdirahman4787

    @abdi-azisabdirahman4787

    28 күн бұрын

    Walaal buuga maku heli kartaa PDF ama e-book

  • @user-if5og3he8s
    @user-if5og3he8sАй бұрын

    Jasaaka llaahuqayra

  • @hiboabdi9392
    @hiboabdi9392Ай бұрын

    m.alh masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @yassermed2900
    @yassermed2900Ай бұрын

    Machallah ❤❤❤

  • @deeqmuumin2597
    @deeqmuumin2597Ай бұрын

    Jaxaa ka laahu kheyr

  • @safiyaqasim6815
    @safiyaqasim6815Ай бұрын

    😊Mashaallah

  • @fartuunmuhiyadiin9873
    @fartuunmuhiyadiin9873Ай бұрын

    الله اكبر

  • @Xamdamohamud518
    @Xamdamohamud518Ай бұрын

    Salalaahu caleyhi wasalam❤❤❤❤❤

  • @liibaanmustaf3829
    @liibaanmustaf38299 күн бұрын

    Wa hadal wax ku ool ah 💯

  • @CabdiYare-hj9cb
    @CabdiYare-hj9cbАй бұрын

    Mash alh ❤❤❤❤❤❤

  • @FatmaAbdirahman-bc6qc
    @FatmaAbdirahman-bc6qcАй бұрын

    Mashallah

  • @abdirahmanhassan999
    @abdirahmanhassan999Ай бұрын

    Gudomiyaheygii hore ee jmacada salam

  • @sahramohamed197

    @sahramohamed197

    21 күн бұрын

    Asc walaal magaciis haduu maamule ka ahaa jamacada mase la heli karaa videos kaluu leyahay?

  • @adanabdi2670
    @adanabdi2670Ай бұрын

    Sheikh mustafe hajj ismail harun maxaa iskutihiin waad isku egtihiin qaab ahaan iyo aqoon ahaan

  • @FardoosoXassan-je1gd
    @FardoosoXassan-je1gdАй бұрын

    Wlh wax badan ayaa ka faiday

  • @rashiiddhabarre999
    @rashiiddhabarre999Ай бұрын

    Dhinac iimaanka iyo diinta Dhinac cilmiga Dhinac shaqsiyada Dhinac qoyska Dhinac bulshada Dhinac caafimadka Personal strategic plan

  • @abdalaomar1439
    @abdalaomar1439Ай бұрын

    Sheeku magici asxapey

  • @abdiwaliahmed249
    @abdiwaliahmed249Ай бұрын

    Dr dhafe

  • @ahmedabdiasiis5151
    @ahmedabdiasiis5151Ай бұрын

    M.a

  • @xasanaxmedxasan.8092
    @xasanaxmedxasan.8092Ай бұрын

    9:10

  • @abdiqanish.abdirahman6606
    @abdiqanish.abdirahman6606Ай бұрын

    Asc buuga halkee laga helaa

  • @aaminoguuremohamed-us5yp
    @aaminoguuremohamed-us5yp5 күн бұрын

    Book ban jeclan laha inan helo asxby Mel igu shega

  • @XaawoJaamac-pr5on
    @XaawoJaamac-pr5on10 күн бұрын

    🙏

  • @AdamAbdirashid-en3lj
    @AdamAbdirashid-en3ljАй бұрын

    Buuga xagee ka helnaa

  • @majhoul9370
    @majhoul9370Ай бұрын

    Asalamu calaykom waraxmatullah. Buuga halkee laga iibsan karaa?

  • @ubahbashe-dy5ne
    @ubahbashe-dy5ne9 күн бұрын

    19:27

  • @SalmoAbdirisak
    @SalmoAbdirisakАй бұрын

    XABIB MOMO

  • @Ousman-Alhikma
    @Ousman-AlhikmaАй бұрын

    Sheekha magaciisa igu cawiya walalyaal

  • @safiyomaxuuud4584

    @safiyomaxuuud4584

    21 күн бұрын

    Dr shaafici

  • @UmuSacuud
    @UmuSacuudАй бұрын

    Lkn wilkaas marooko ayu udhashay Jazaa'ir ma aha

  • @user-rf2jz8qd3j
    @user-rf2jz8qd3jАй бұрын

    1. Iimaanka 2. Cilmiga 3. Aqoonta 4. Shaqysiyada 5. Caafimaadka 6. Qoyska 7. Bulshada 8. Dhaqaalaha

  • @abdinasir23
    @abdinasir23Ай бұрын

    9:12 Buugaas ustad man helaynaa Work plane

  • @abdiazizdahir1641

    @abdiazizdahir1641

    Ай бұрын

    sxb re-read what you write, don't hurry, IT IS PLAN NOT PLANE, PLANE WA DIYAARAD, thank me.

  • @AmkeyLovelyjunior

    @AmkeyLovelyjunior

    14 күн бұрын

    ​@@abdiazizdahir1641 aniga wan raba bugas work pane😮

  • @cabdiwahaabcabduqaadir153
    @cabdiwahaabcabduqaadir153Ай бұрын

    فلا تزكو أنفسكم

  • @ksc8298
    @ksc8298Ай бұрын

    Kan waa beena waas

  • @OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mh
    @OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mhАй бұрын

    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤

  • @AmalJamac-og5xt
    @AmalJamac-og5xt21 күн бұрын

    Masha alla

  • @IqraAadan-qq4hu
    @IqraAadan-qq4huАй бұрын

    Mash allh

  • @Coolvidz20
    @Coolvidz20Ай бұрын

    Masha Allah

  • @OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mh
    @OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mhАй бұрын

    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤

  • @OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mh
    @OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mhАй бұрын

    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤

Келесі