No video

Cabdulqaadir Cabdullaahi - Maxaad ka ogtahay iskaashatada Kobciye

Halkan kala xiriir iskaashatada Kobciye
t.me/Iskaashat...

Пікірлер: 69

  • @hassan38955
    @hassan389553 ай бұрын

    Ninyahow Ayaanle ninkaani inaad markale soo wareysato ayaan jeclaan lahaa

  • @omhajar69

    @omhajar69

    Ай бұрын

    Wll Google ku qor Kobciye Cooperate waxaad heli doontaa Facebook-ooda telegram-kooda iyo xogbadan hadana lacag qabashadii iyo isdiiwaan galintii wey bilaabatay

  • @qansaxqansax6810
    @qansaxqansax6810 Жыл бұрын

    Ayaanle m :a waa wax fiican aduunka dhan waa laga isticmaalaa wadaadkana wax fiican u keenay somaliya cabciye waa barnaamuj fiican ama shaqo abuur waaye mashalaah

  • @Yahyamaxamedbulale304
    @Yahyamaxamedbulale304 Жыл бұрын

    Anigu hadda caafimaad ayaan ooga maqanajay wadanka markaan imaado inshaa allaah waan ku soo biiri doonaa .

  • @RA_Q20

    @RA_Q20

    Жыл бұрын

    Adigoo meesha joogto ayaad ka mid noqon kartaa. 👍

  • @adoontialle2528
    @adoontialle252823 күн бұрын

    NINKAN AAD AYUU UFIKIRAY EE SOMALIAYAY DHAMAANTENA AAN MEMBER KANOQONO SI AAN U HORMARNO HALMAR

  • @c.raxmaandaahir361
    @c.raxmaandaahir361 Жыл бұрын

    Mashaallah waa fikrad fiican waan soo dhaweenaayaa balse Hal arin Ayaan ku talinaayaa taas oo ah in aad noqotaan dad aamin ah oo kalsooni lagu qabi karo hadii kobciye ee noqoto meel aamin ah oo ka fog qabiil iyo musuq waa ee guuleesaneesa inshaallah

  • @mulkiaalim1052
    @mulkiaalim1052 Жыл бұрын

    Masha allah waa rayi fiican runti allaha noo hirgeliyo arintaas in wershadihi somaliyo dib loo furu waa ku farxay wlhi.

  • @haveaniceday365.

    @haveaniceday365.

    Жыл бұрын

    Forex oo kale warshadaha Dawlado iyo Canshur ayaa lagu dhisay.kuwaan dad ay lacag ka dhaceen ayaa aqaan Karin Telephone badashaan

  • @RA_Q20

    @RA_Q20

    Жыл бұрын

    ​@@haveaniceday365. war cusub. Oo foroxtana ma warshado ayee maal gashatay, mise waa iska hadal iyo dad jahwareerin.

  • @maanmohamed
    @maanmohamed Жыл бұрын

    our museum ayaanle hussein 🙏🙏🙏🙏🙏 sharafi hakaa gaarto

  • @ridwanmohameddahir4332
    @ridwanmohameddahir4332 Жыл бұрын

    Congrats Hanaolaato For 300k Subscribers you have achieved. I hope you will achieve Million Subscribers Soon Insha Allah. Keep going for the Beneficially Programs

  • @mohamedfarah3620

    @mohamedfarah3620

    Жыл бұрын

    maashaallah kobciye Ayaanle keep going

  • @abdisaid1483
    @abdisaid1483 Жыл бұрын

    Djibouti Ayan jooga xalkeen kala soo xidiida

  • @Yahyamaxamedbulale304
    @Yahyamaxamedbulale304 Жыл бұрын

    Anigu arinkaa walaalkey sheegey cabdulqaadir aad ayaan oola dhacey waa himilo ama tiigsi meel fiican ah aduunyo iyo aakhiraba

  • @Gashanle02
    @Gashanle02 Жыл бұрын

    Subax wanagsan Ayaanle

  • @HANOOLAATOTV

    @HANOOLAATOTV

    Жыл бұрын

    Wanaagsan sxb

  • @ahmedabdullahi793
    @ahmedabdullahi793 Жыл бұрын

    Waa barnaamij aad u wanagsan xageen kala xiriirnaaa

  • @calimaxamed673
    @calimaxamed673 Жыл бұрын

    Waa fikir fiican

  • @ahmed.bakool
    @ahmed.bakool Жыл бұрын

    Waa Nin Fikir Fiican Allaha Guuleeyo.

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Жыл бұрын

    Hambalyo Ham hanoolaato shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso mar walba

  • @user-yq1rk7cn9r
    @user-yq1rk7cn9r3 ай бұрын

    Asc waa fakir fiican waan soo dhaweeyneynaa garoowe Baan joogaa xafiis ma ku leedihiin ayaale waad ku mahadsanthy wareysigaaga arimah Buldhana wanna ku xirnaha hanoolaato

  • @saynabmohamed2163
    @saynabmohamed2163 Жыл бұрын

    Hambalyo waallo 300k

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato7413 ай бұрын

    Danmark ayaan joga xageen kala so xiraa

  • @yasminsaid1207
    @yasminsaid1207 Жыл бұрын

    War yey ku dillin asaga oo kale somalia looma rabo. ALLAHA KU XAFIDO.

  • @abdiqanisheikhadam
    @abdiqanisheikhadam Жыл бұрын

    Waa fikrad fiican

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 Жыл бұрын

    Waa muhiim

  • @eng.maxamedbarre2647
    @eng.maxamedbarre2647 Жыл бұрын

    Hargaysa ayaan joogaa ee iskaaahatada sidaan uhelaa

  • @maryanxassan3434

    @maryanxassan3434

    Жыл бұрын

    Asc wll hadii aan rabo inaan qeyb ka noqdo xagee kala xiriiraa

  • @Sosman2248
    @Sosman2248 Жыл бұрын

    Very interesting.

  • @mohamudbarow862
    @mohamudbarow8623 ай бұрын

    Waa fikir fiican waxaase looga baahanyahay ninkaan walaalkey ah habka loola soo xiriiri karo. Ama sida looga mid noqon karo. Telephone iyo kontada shirkada . Waxaa dhiman macluumaad badan oo very important ah. Mahadsanidiin.

  • @adamabdi8369

    @adamabdi8369

    3 ай бұрын

    Websiteka kobciye gal kadib meeshas iska diiwan gali contact xataa meesha ka helee email and phone number.

  • @addesom
    @addesom Жыл бұрын

    FIKIR AAD U WANAAGSAN LAAKIIN DARAASAD DHEER IN LAGU CELIYO WELI U BAAHAN GAAR AHAAN DHANKA MAALGELINTA IYO MAAMULKA XISAABAADKA

  • @Yahyamaxamedbulale304
    @Yahyamaxamedbulale304 Жыл бұрын

    Waa arin cajiiba ilaahey ha noo fududeeyo

  • @cabdisamadciisexuseen7258
    @cabdisamadciisexuseen7258 Жыл бұрын

    Waa fikrad fiican oo loo bahanyahay LKN somalida dowr mar ayaa ladhacay marka waa inaa la imaataan nidaam amaano oo la isku haleyn karo sida hadhow hadii lacagtaan lawaayo ama dhib dhaco yaa looraacanaa

  • @12good101
    @12good101 Жыл бұрын

    waa fikrad aad u qurxoon, xagee laguna xiriiraa shirkadaan? For somali canadian

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Жыл бұрын

    Mahad sanid ayaanle warka sodaa ciqaadir hormar kuu haa maxaa kaqab somey wll

  • @alikoofi3507
    @alikoofi3507 Жыл бұрын

    Insha alah kobciye waay kobceysa,waxaan ahay hal abuur weyn wax ween soo kordhin kara kaliya ubahan in leyga faideysto mahadsanideen

  • @haveaniceday365.

    @haveaniceday365.

    Жыл бұрын

    Forex oo kale waaye yaan lagu dhicin dadka.

  • @maryamabdallah3904

    @maryamabdallah3904

    7 ай бұрын

    Ilaah baa ku daalacan ee umadda kadaa arqalada fox wixii wado waa la yaqaan ee aqyaartaan bfr enjineer muhandisin waa weyn oo wadankaan soo badbaadshay weeye dadkan guuuuul baan idiin rajeen reer kobciya cooperative ​@@haveaniceday365.

  • @user-yq1rk7cn9r
    @user-yq1rk7cn9r3 ай бұрын

    C qaadir fikirkaa wuu fiicanyahy halbaanku Darshan yaasiin warshado yaryar sida tan shiishiida sharaabka xawaajida hilbka baastada burka si beerlydu iga faa iidysto maali walla waxaa khasaara batista yaanyada Markey cassata qaraha canbaha bocarka beerahana LA dhiiragaliy

  • @maryambishar1913
    @maryambishar1913 Жыл бұрын

    Aniga waxan raba kociyo in aan ka qeebgalo isden ku heli kara

  • @Yahyamaxamedbulale304
    @Yahyamaxamedbulale304 Жыл бұрын

    Asc

  • @yusufabdirahman5509
    @yusufabdirahman5509 Жыл бұрын

    Is kaashatadaaan waa ka mid noqonayaa lakiin sharuuda aan wata ayaa ah waa in aan ma suuliya aniga la iidhiibaaa calaashaan maqal haya maamulaha guud ee Maa mulaya iis oky ma ahinoo kaaape

  • @nadirmohamed8013

    @nadirmohamed8013

    Жыл бұрын

    Hhhhhhh waa riyoonosa walahi

  • @ahmedabdulle5628
    @ahmedabdulle5628 Жыл бұрын

    Too good to be true 😂

  • @xasuusin2439

    @xasuusin2439

    3 ай бұрын

    😂😂😂😂 who will be trusted with money today???? Yaa la aaminaa 😂😂😂😊😅😅😅

  • @kinghmd2051
    @kinghmd2051 Жыл бұрын

    Hambalyo walaal ayaanle 300k

  • @Falanqeynta_musalsalada_Somali
    @Falanqeynta_musalsalada_Somali Жыл бұрын

    Qofkan aad wareysanee caafimad ahaan mise maxa ka qaldan hhhh qof dhintay lcg ka bixi aan kaala goosanee

  • @nadirmohamed8013

    @nadirmohamed8013

    Жыл бұрын

    Maya ma xanuunsan ee adiga xanuunsan. Caqligaga ka shaqaysii

  • @Horyaal123.
    @Horyaal123. Жыл бұрын

    Sheekadi forex miyaa tanna

  • @abshira9398
    @abshira9398 Жыл бұрын

    War hada kahor ayaan lasocday iskaashatadan ooh mar ayaanu kudirnay dollar aan aheen maalgashi laakiin aan ku caawanay kadib warkeedii danbiba waan weenay

  • @abdirahimmahamudhassan1814

    @abdirahimmahamudhassan1814

    Жыл бұрын

    Asc.waxaad kala xirirkartaa telegramkooda oo habeen walbo oo jimca ayaa suaalo lagu weydiiyaa live ayey usoogalaan cinwaankoodana waa kobciye cooperatve. Kala xirir halkaa walall.salaam

  • @mohomedbashe4410
    @mohomedbashe4410 Жыл бұрын

    markad waraysanaysay indha maxad u waydin wayday cidii basastay caydhow intad qabyalada waydiinaysay ee aad isxaqa duraysay

  • @axmedxayle1797
    @axmedxayle1797 Жыл бұрын

    Magacisu Somali investment group miya?

  • @user-uh5hc8ei5g

    @user-uh5hc8ei5g

    3 ай бұрын

    Kobciye la dhaha

  • @user-uh5hc8ei5g

    @user-uh5hc8ei5g

    3 ай бұрын

    Kobciye cooperative

  • @haveaniceday365.
    @haveaniceday365. Жыл бұрын

    Kobciye was Forex oo kale dadka yaan lagu dhicin.Oday maskiina ah ayay Alcan Ibadan la dhaceen.

  • @RA_Q20

    @RA_Q20

    Жыл бұрын

    Odaygaas ladhacay aaway? Ilaahay kacabso, xasuuso in ladhimanaayo ay xisaab jiridoonto.

  • @basic2461
    @basic246111 ай бұрын

    First one programkan waa in research lagu sameeyaan taas oo ah in dhaqaalaha wadanka ay wax u dhimeeso iyo in kle, Waayo ganacsiyada oo dhan waa wada public oo dadka oodhan ay leeyihiin. Taasina waxay keeni kartaa in ganacaiga xorta ah meesha ka baxo. Run ahaantii waa 40% oo profit ah iyo 60% oo loss ah marka waxa cilmi iyo daraasad halagu dhiso.🤔🤔🤔

  • @farax5302
    @farax5302 Жыл бұрын

    🤢🤢...Waan idin salaamay walaalahayga, walaalkeeyow dhibta waxa aad dareemi kartaa keliya Marki ay ku haysato. Waxaa jira dad iyaga oo aan ilaahey dhib gelin dusha iska saara oo balaayo ka maqan u yeerta balse waxa aan ka hadlayo waa sida ilaaheey igu ogyahay ee aan dareemayo. igama ahan iska hadal balse waa xaaladda dhabta ah ee aan wajahayo. Waxaan ahay nin dhalinyaro ah oo dhibban caafimaad ahaan iyo nolol ahaanba. qof waxbartay ayaan ahay lakiin ma ihi qof maanta cilmigiisa ka faa'iidaysan kara, xaaladda aan ku jiro aawgeed. waxa aan ku jiraa nolol rabbi mooyee cidkale aan qiyaasi karin, maanta malihi hooy iyo guri, xitaa ma helikaro wax aan cuno maalmaha qaar, mana jirto cid idhaanta oo ii igarab ah. Walaal adiga uunbaa ii garab ah maanta, duco iyo deeq waxaad awoodo iigu hiilli, si walaalnimo, islaanimo, insaanimo iyo Allah dartiah. Mobile-ka aan isticmaalayo xitaa ma haysan, balse qof walaal somali ah ayaa igu caawisay, aniga oo rejo ka qaba in aan helo walaalo ii gurmada. Lambarkayga: 252610256673 Magacaygu waa nuur Cabdi Muqdisho

  • @Falanqeynta_musalsalada_Somali
    @Falanqeynta_musalsalada_Somali Жыл бұрын

    wa Tuugo ku cusub umada Somaliyed lana mid ah kuwii la dhihi jiray forex ee lacagaha dadka aruursaday lana goostay

  • @RA_Q20

    @RA_Q20

    Жыл бұрын

    Subxaana Allah. Walaal wax aad qabato oo maad la'dhahay. Meeqo comment ayaad halkaan video kusoo qortay oo aad umada aadan kadaynin tuugo ku tilmaamaysid. War Ilaahay ga ku abuurtay kabaq wa hadaad qalbi nool leedahay. Subxaana Allah. Macid ku qasab yay ayaa jirto? Haday kuqanciso raac hadii kale kasoco, laakin caayda indhaha ka daay fadlan. Ilaahay inuu kuu jeedo xasuuso.

  • @Falanqeynta_musalsalada_Somali

    @Falanqeynta_musalsalada_Somali

    Жыл бұрын

    @@RA_Q20 umada ayan uga digayaa ee anigu wan baraarugsanhy

  • @Falanqeynta_musalsalada_Somali
    @Falanqeynta_musalsalada_Somali Жыл бұрын

    Wa tuugo lana mid ah kuwii dhihi jiray namaalgasho sida kuwii forex lacagaha qaban jiray

  • @boreexpressinc5772
    @boreexpressinc5772 Жыл бұрын

    please support hanoolaato 🎉 1m jazzkallahi ayaale

Келесі