FASIRKA RIYADA QOFKA NAAFADA AH

Пікірлер: 9

  • @user-po2ed8od1q
    @user-po2ed8od1q Жыл бұрын

    Scw

  • @naimaabdirahmanmacow7625
    @naimaabdirahmanmacow76252 жыл бұрын

    Salalaahu caleeyhi wasalam 💚💚💚🕌🕌💚💚📿📿💚💚😍😍💚💚🍒🍒🍒🍒💚💚jisaa allah qeer aqii

  • @xamdamaxmed
    @xamdamaxmedАй бұрын

    Asc wll waxan ku riyoday qof an garanaynin oo curyana lugaha ayay ka fadhiday

  • @cawoqani8108
    @cawoqani8108 Жыл бұрын

    waxan ku riyoday nin naafo ah oo iga helay iso fiirinaya

  • @babalriyan5271
    @babalriyan5271 Жыл бұрын

    Sheeqo hadan ku riyada anigo qofka an jacelahay farnti u galinayo maxay tahy sheeqo Riyada ifisr ilahey haku barakeyo

  • @waranweyntube6198
    @waranweyntube6198 Жыл бұрын

    Asc waxan ku riyoday ano dhalaya xanun an arkayanin cunug nafa ah urna ma lihi lkn carur ayaa I jogto xasna wan ahay labada lug ayu ka gona wana hagajinayay xananaynayay plz I fasir shekey kher alaha kusiyo iso qor shukran

  • @fadxamoh3803
    @fadxamoh3803 Жыл бұрын

    Anigoo gacnta midig naafo ka noqonya ku ridoy wlp gacnta ay ku dhagyso garbakayga bl iso faria

  • @cabdimajiidbukhaari3910
    @cabdimajiidbukhaari3910 Жыл бұрын

    Asc ustaad ahmed Waxaan ku riyooday qof aan garanayo oo naafo ah oo kufadhiya wiljar Oo caadi usocda ama istaagay Iisoo fasir ustaad

  • @fariha9470

    @fariha9470

    Жыл бұрын

    Aniga qof aan garanayo wiljar ka ku soconya ku riyoday tolow fasirkeda waa maxay

Келесі