FASIRKA RIYADA QOFKA RABBA IN UU IDILO

Join this channel to get access to perks:
/ @fasirkariyooyinka
Halkaan juk sii si riyadaada toos laguugu fasiro adiga keliga
riyofasir1.blogspot.com/
Ama / fasirka.riyooyinka
Facebook PAGE
/ %d8%aa%d9%81%d8%b3%d9%...

Пікірлер: 132

  • @raxmosaliina1778
    @raxmosaliina1778 Жыл бұрын

    Wlhi waxan ku riiyoday walalkey oo walashey diilayo kaa bacdina anig idiilay raabay lkn wllkey maaxo riiyad ino idiila u tonaayay😢

  • @najmabahar19
    @najmabahar192 жыл бұрын

    Wlhi anaa xalay ku riyooday qof ibursanaayo Wana ka cararaayey mindi uu watay dhawac ayuu gancanta iga garsiyey lkn ogu danbeyn Waka bad baaday qofka neh waa qof ii dhaw😫 waxaa kle oo jiro mushakilad dhanka nolosha walibo aan rabo inaa ka takhluso inshallah 🤲😢💔soo duceya walalaheyga🌚❤

  • @ayeeshalias3126

    @ayeeshalias3126

    2 жыл бұрын

    Ani ma ku caawin karaa

  • @ayeeshalias3126

    @ayeeshalias3126

    2 жыл бұрын

    Sis

  • @ugbaadabdullah-ns7dr

    @ugbaadabdullah-ns7dr

    Жыл бұрын

    Allha kaa saaro habenki mar sexanseo ma quraaan bad aqrista joogta kuu ah

  • @munaali4521

    @munaali4521

    Ай бұрын

    Intaas inteeda ban xaley ku riyoodey wlhi

  • @fartusaid8054
    @fartusaid80543 жыл бұрын

    Masha allaah illaahey ha kuu siyaadiyo cilmiga aamiin yaa allaah

  • @ramiizahmed1001
    @ramiizahmed10013 жыл бұрын

    maasha allah sheikh shugran

  • @user-pe7es2cr4q
    @user-pe7es2cr4q3 жыл бұрын

    Mashaa Allah aad iyo aad ayaa igu fa uday waan kuu mahad celinayaa wllkeey

  • @jaamaccabdi

    @jaamaccabdi

    2 жыл бұрын

    Sxb rayada gabdhaha uunbad fasirtaa miyaa haweney umbaad ku heysaa

  • @relaxinggirl472
    @relaxinggirl4723 жыл бұрын

    JzkAllha sheq💝💝💝💝💝

  • @fatumasaid4807
    @fatumasaid48073 жыл бұрын

    wcs wr wb jzkl kheyr sheekh

  • @munamohamed5056
    @munamohamed50563 жыл бұрын

    Sheikhaan allah hku dhaafo cimri dheer runtooo sheegayaaa m.a ♥️ sheikh jsaa kllah

  • @user-rs4bg9it8d

    @user-rs4bg9it8d

    Жыл бұрын

    insha'Allah badal Khayr qaba Allah keeno wll sii wangsn ayad nogu sharxday

  • @nimcosagaldeeqyusuf2314
    @nimcosagaldeeqyusuf23143 жыл бұрын

    Alxmdulilah.nasib kygu wangsana.ad ayan ugu farxay.fasiradas.dilka kahadlyo.allow wax khyr qaba rajynaya

  • @maryanmuqtaar3215
    @maryanmuqtaar32153 жыл бұрын

    Masha allah 🏆 👌

  • @hawoabdirahman99
    @hawoabdirahman992 жыл бұрын

    Wll hooyadey ayaa igu riyootay anigoo wiil dhalaya anigana waxaan ku riyooday anigoo ilmo yar dhabta ku haya aaadna wuu u oynayay isoo fasir wll shukran

  • @naimaabdirahmanmacow7625
    @naimaabdirahmanmacow76253 жыл бұрын

    Masha allah 💯💯🥰👍

  • @guleedyarecaydiid3928
    @guleedyarecaydiid3928 Жыл бұрын

    Masha Allah ❤❤❤❤❤

  • @maanahmed4087
    @maanahmed40873 жыл бұрын

    Shekhow allah ha ku barakeyo e waxan raba inan ku weydiyo arimo an ka xishonayo dadka iney maqlan e watsab i sheg fadlan

  • @AlinoorSheikhAli

    @AlinoorSheikhAli

    Ай бұрын

    Saxib wax kasto oo cebku sabsan wa sheydan EE hashegin.

  • @asmiitaaragsan5536
    @asmiitaaragsan55362 жыл бұрын

    Xayaaka Allah brother ilahy haku xifdiyo

  • @nuuramahmoud8389
    @nuuramahmoud83893 жыл бұрын

    Shiikh waxaan ku riyoonayaa kolba anoon la baxsanaya ilma yar oo agoona oo laraba in ay iga qaadan dilaana dad xunxun ana aan kala ordayo marwlba riyadani iguso noqnoqotay ana waan daalay san ufakarayay markaan sojeedo xataa waxaan ahay inan aan reer lahayn wamaxay shiikhaw🥺

  • @user-qt7yp9kh4y
    @user-qt7yp9kh4y4 ай бұрын

    Wllhi been mahan ilahow dhibaka iga saara😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @luulali1873
    @luulali18733 жыл бұрын

    Masha Allah jzkl Allow irumey waxa ban ka fa iday casharkan mahadsanid wll

  • @shobayadan3429
    @shobayadan34293 жыл бұрын

    Mashallah

  • @nipseymafia8308
    @nipseymafia83083 жыл бұрын

    Sheikh alle hakuu dambi dhaafo

  • @diriyeahmeddiriye5870
    @diriyeahmeddiriye58703 жыл бұрын

    Asc shikhow setahay shikhow waxaan rabaa inaa ii fasirto riyo aan xalay ku riyooday anoo isbitaad aaday oo lii soo qoray sadax daawo mana xanuunsani dhaqtarka wuxuu idhahaa sadax xanuun ayaa ku haayo waxaana iska dawenee jejeexa iyo luka xanuun iyo dhabarka oo darar kaa kalay saas u i dhahaa hadana wuxuu i dhahaa aad dhaqtarkaas kale waan adaa wuxuu i dhahaa kii kale masha allh waad ku cafimadee dawada ee cun wuxuu dhahaa dawo kale ayaan kugu daraa oo ah dhalmo alaanta waa dhalee adi iyo roodi oo i leeyahay cun wax kale ha cunin roodi bis cun ana sadax xabo oo roodi ayaan soqadanaa safiican ayaa lii tusay waad dhalee waad qadee uur oo igu soo cel celinaa ana waxaan jeclahay inaa qaado uur waxaana ahay marwo laqabo oo gabar u joogto waxaana jeclahay mataano inaa dhalo shiikh ii soo fasir jasakallaah

  • @diriyeahmeddiriye5870

    @diriyeahmeddiriye5870

    3 жыл бұрын

    Shiikh intuu dhahay way ku xanunee iyo jex jeexa waan isku arkaa hadana uur ayaa iskaaga shaki qabaa ma fahmin shikhow

  • @farxiyocayndaruus8767
    @farxiyocayndaruus8767 Жыл бұрын

    Subxanalah mar bdn wan arkay allaha nagaqabto wxi dhibato wado

  • @samaanalisa.5957
    @samaanalisa.59572 жыл бұрын

    Ii soo jawaab adoo raalya shiiqow

  • @jamaalali7417
    @jamaalali74173 жыл бұрын

    guuulayso walaaal waxbadan ayaan ka faa iiday fasirkaaaga

  • @user-zv4cm2xc2y
    @user-zv4cm2xc2y4 ай бұрын

    Abow abow ani marwo aya ahy sa sey thy nin asgari ah o an sanado kahor an shukan san jire aya ano leyqabo hada kuriyoday aso ibursayo o qori ama xabad na u iwate subxanalah allow imote yarabi 🤲🤲🤲🤲

  • @khaulahsiraj4247
    @khaulahsiraj42473 жыл бұрын

    Jzkallaahu kheyr sheekh lakin aniga riyadeydii aheyd anigo dhiigtufayo gabar an dhaleyna leg fiiri. lakin ma arkin meshu kudhacey weli wankasugaya jawabtii in sha ALLAH

  • @najmacumar17

    @najmacumar17

    4 ай бұрын

    Abayo maxad aragtay

  • @deganhd8033
    @deganhd80332 жыл бұрын

    Khayr alle haku siiyo anigu mar walba waxan ku riyoodaa naag aan aqaano oon dilayo ama ila so socota ama aan ka dhuumanayo ano dayacan talaw maxay tahay allaw noo hasal mas i eryana io ey nin idilaya marwalba waan ku riyooda

  • @khadiijocadceedmuxyadiin4072
    @khadiijocadceedmuxyadiin40723 жыл бұрын

    Waad mahadsantahay walaal

  • @fasirkariyooyinka

    @fasirkariyooyinka

    3 жыл бұрын

    adiga ayaa muddan walaal

  • @amiiraabdallha5295
    @amiiraabdallha5295 Жыл бұрын

    Riyada waa cajiib❤

  • @zuubeerow6343
    @zuubeerow63433 жыл бұрын

    Zxpow aniga waxan kuriyoday sedex gabdoot oo idil rabaa oo an kacararayo waxeyna igu ceyrsanayen bangat . waxan ahay wil dhalinyaro ah wa maxay riyadas

  • @IQRO_CADEY_
    @IQRO_CADEY_ Жыл бұрын

    Walalahi waa kuroyowe anika losobarsansyo

  • @ShukriAhmed-y8l
    @ShukriAhmed-y8lАй бұрын

    Allah sw dibka ha naka dul qadoo

  • @munacadeey562
    @munacadeey5623 жыл бұрын

    Wll waxan ahay xaas waxan ku riyoday tuug igaxaday lacag iyo mobayl hadana iga xogayo wax gacantayda kujir wanaka xog badiyay wanadilay wana ka cararay

  • @user-no7ie6kn8h
    @user-no7ie6kn8h21 күн бұрын

    Salalahucaleyhiwasalam salalahucaleyhiwasalam salalahucaleyhiwasalam salalahucaleyhiwasalam salalahucaleyhiwasalam salalahucaleyhiwasalam salalahucaleyhiwasalam ❤❤❤

  • @maryamaabdirisak9026
    @maryamaabdirisak90262 жыл бұрын

    Haasha alaah walaal waxa aan kuriyooday anigoo laisoo bursanaayo qufka aan garaneenin ayaa isoo bursade

  • @maryamaabdirisak9026

    @maryamaabdirisak9026

    2 жыл бұрын

    Kadib wiil isgaraneeno ayaa ibadbaadiye

  • @khadraali7062
    @khadraali70623 жыл бұрын

    Wll iga jawaab plz marwaliba waxaa ku riyaada niman rabaa inay i dilan nin xabad igu soo tuurayan wan ka cararay ciidan dhar cad i qabtay inaay i dal dalan rabeen wan ka bax saday hooya ahay 3 caruur heysta marka gabdhaha 16 jirkeygii ku riyaan jiray niman baskiil igu bursanayo cirbado igu soo tuuraya biyo ku jaran aniga baskiil ku cararaya hada leyma qabo hadanah waa ku riyaaday

  • @hormarkahobyoofficial2641
    @hormarkahobyoofficial26413 жыл бұрын

    Walaal ii fasir anoo xabad la igu dhuftay

  • @fasirkariyooyinka

    @fasirkariyooyinka

    3 жыл бұрын

    kzread.info/dash/bejne/hZuilauoh7u5f84.html

  • @farxaancabdalaahi3703
    @farxaancabdalaahi37032 жыл бұрын

    Sheek waxaan kuriyooday anigu dhexjooga badgudhay!!!! Ma ii fasir

  • @user-sb8qt3xf3s
    @user-sb8qt3xf3s3 жыл бұрын

    Aniga waxn kuriyo da anigo ciyel hasata mash aalha ciyelna wa ijoogn wamxa rida caruta lago riyodo wll ishga

  • @user-hx7tc9ew7y
    @user-hx7tc9ew7y3 жыл бұрын

    asc wll waxan ku riyoday anigo mel xabadii ka dhaceysa maraya oo shiishka qoriga afkiisu ihayo xabaduna dhaceysa lkn igu meyna dhiciin wan ka badbaday wll maxey tahay

  • @hawoadan3859
    @hawoadan38593 жыл бұрын

    Qofka xasidka xate wan arka aniga

  • @madinafifuty7234
    @madinafifuty72342 жыл бұрын

    Qof qofkale cayrsanayo qofki lacayrsanye Aya gadashyda so galay anigana waxn leyahy iska hadilin mindidi ayu so turaya anigena igu dhacaysa wllo ifasir jazakallh qayr

  • @mohahassan8824
    @mohahassan88242 жыл бұрын

    shiiq waxan Ku riyoday ani OO jiif isku diyariyay OO surat qof u Ek OO qolka so galayo talefankeyga xadayo Marka arkayneh anigo arkayo baaba ay suradi qofed imud way ifasir

  • @munaahmed6732
    @munaahmed67322 жыл бұрын

    Shiikh maskaste waxan ku riyodah ano cararayo

  • @sweetynimco8783
    @sweetynimco87833 жыл бұрын

    Wll wxn ku riyaday aniga iyo dad anan garanyn nala eryanayo dadka na erayanaya o raba inay na dilan lkn wan toosay markiba

  • @fasirkariyooyinka

    @fasirkariyooyinka

    3 жыл бұрын

    insha allah wll haye

  • @fartuunmuhidiinkhaliif9268
    @fartuunmuhidiinkhaliif92682 жыл бұрын

    Aniga waxan ku riyooday ayeeyadey oo socoto kabaha ka go,een oo kabaheyga aan u bixiyay

  • @naimobarkhadle7921
    @naimobarkhadle7921 Жыл бұрын

    Asc wll waxan ku riyooday qof angranaayo oo marba albab kan is dhaho kabax iga horimaanaya iyadoo i cayrsanaysa oo bud wadata marba albaab aya

  • @fartunnh6438
    @fartunnh64383 жыл бұрын

    Riyada cunug ka gubtay ifasir wllke😘

  • @beerlulahassan7827
    @beerlulahassan78273 жыл бұрын

    Xalay wan ku riyoday aniga Qof ii dilayo qofka wan aqana

  • @munabarre4410
    @munabarre4410 Жыл бұрын

    Wlhi Ariintan Mudo Badan wey i dawa socotay anigo gabar ah anigo ley qabo ila hdda on garoob ahay Alle qeer ha iga dhigo

  • @aishaibrahim2502
    @aishaibrahim25023 жыл бұрын

    Wall wadku mahdsnthy sida igu fasirty lkn waxa kalo kuweydinya Riyda ano indho lan ah yacni indha iga dhacen oona socdo maxa waye marwlbo arko shugrn wll

  • @ilhanabdi2426
    @ilhanabdi24262 жыл бұрын

    Walalo marar badan anoo wabi jogaa ku riyooday mar anoo biyo badan dhax maraa marka ugu danbeysay anoo wabi joogo dad badan isoo bursana mar kastana ku riyoda habeen malin isoo sheg

  • @guleedyarecaydiid3928
    @guleedyarecaydiid3928 Жыл бұрын

    Salaalahu calayhi wasalm salaalahu calayhi wasalm salaalahu calayhi wasalm salaalahu calayhi wasalm salaalahu calayhi wasalm salaalahu calayhi wasalm salaalahu calayhi wasalm salaalahu calayhi wasalm salaalahu calayhi

  • @shugricadceed7020
    @shugricadceed70202 жыл бұрын

    Anaa ku riyooday iceeyrsanaayo

  • @falisahmedhussen5440
    @falisahmedhussen5440 Жыл бұрын

    Sakay Ku riyoday 11 Jan/1/2023 waxan riyo Ku arkay Nin sii jeedo qorta xaga danbe surka midi af badan loga qalay dhig farbadan ka imday kadib dhintay wan cabsanaa ninka Ayan ka carara si anigne usan idilin anigoo carar is dhahaayo ninkii midida watay ninka qalay anigne ano cararayo surka iga dhufnaa si xun igoyne midid wan dhimnaa nafta markey iga sii baxeyso wax ugu danbeyo aan dhahaayo lailalha ilalah muxamadan RasuAllah salalhu Caley wasallam wan ashahadaa kadib nafta iga baxeyso hurdada ka so boday anigoo aad unaxsan wan cudu bileystay KZread hore ka so aday riyo nucaan waligey hore Uma arag iso fasir wall riyada walwal igu heydaa waxn ahay gabar aan wali gursan jasskAlla 🙏

  • @Birow888
    @Birow8883 жыл бұрын

    Shjiq waxan ku riyooode ab heeèey dhintee ooo burs madaxa iga dhufnaayo idhahyo maxa idhageesne

  • @hamadanigeesood4472
    @hamadanigeesood44723 жыл бұрын

    Riyada aniga macun hore nin kala taga watah iyo nin hor iken hada reer qabo macun kis maga nimo iga so jawab fadal wll

  • @inaahassan4008
    @inaahassan40083 жыл бұрын

    Wll plz and plz iso fasir riyada ah qoof talefan ka sixraya

  • @najmamohamed8681
    @najmamohamed8681 Жыл бұрын

    Wllo noo soo sheeg riyada ninka walan oo ku ceeysanayo

  • @samaanalisa.5957
    @samaanalisa.59572 жыл бұрын

    Anaaba xly kuriyooday ayaduu nin icayrsanasyo sidaan uga cararayy wan daalay mahadsanid

  • @craxmaanmaxamed9879

    @craxmaanmaxamed9879

    11 ай бұрын

    Wlhi sixir ku dhowaa Ayaa dhamaday nolol cusub bilaaabo

  • @nim0abbaas643
    @nim0abbaas6433 жыл бұрын

    Sheekh ALLAAH yaxfadak waxaan kuriyoodoo oo dhan. Ayad fasirtay jazaa ka LAAHU kheyraa jazaa

  • @fasirkariyooyinka

    @fasirkariyooyinka

    3 жыл бұрын

    jawaabo kale oo cusub Goordhow Halkaan ka daawo kzread.info/dron/R5ajg6BOEFf2IA0vMXmi5g.htmlfeatured

  • @ShukriKhaliif-kq9pf
    @ShukriKhaliif-kq9pf6 ай бұрын

    Yaa ii sheega har riyo igusoo laalabato wa qof waalan nin ama naag o i caydhsanaya ama i dharbaxay iyo tu kale o ah qof doonaya in uu i xagto o la i dhahayo aaydhis buu rabaa in u kugu rido waynaigusoo laalaabteen

  • @zamiyacadey9222
    @zamiyacadey92223 жыл бұрын

    Nin waaln oo aan irida kaxirty cabsi saaid ahna wey iheesa mrkas lkn waxaa laidhahy waa hbal lkn anigu maba aqaan fasirkeeda shiekhow 😗

  • @ibtisaanbeutychannel2657

    @ibtisaanbeutychannel2657

    3 жыл бұрын

    Hno amba habeen walba wuu ii eryada nin walaan ilhy ha sahle

  • @hawoadan3859
    @hawoadan38593 жыл бұрын

    Shiiqa waxan ku riyodo wan arka maxan sameya

  • @truthseeker2300

    @truthseeker2300

    3 жыл бұрын

    Maxaa camalo samaysa wll

  • @AmiraAdanAli-vp9xw
    @AmiraAdanAli-vp9xw23 күн бұрын

    Sheqow qof dhintay oo hadana kudhaw riyada dhexdeda Asago reer aaqiraad ah kugu dhexdili rabo fasiradeda mexey thy iisosheeg plz😢

  • @Amuun-h3w
    @Amuun-h3w10 күн бұрын

    Waxaan ku riyooday neef anan gawricin hadana an jarjarayo kadib mindhicirkiisa qof igu eryanayo ee isoo fasil wll

  • @mohamedshafi76
    @mohamedshafi763 жыл бұрын

    Sheqow marwalbo waxan ku riyoda anigo laidilayo, sheeqow waa maxay riyada fadlan??

  • @juudiimilan9079
    @juudiimilan90793 жыл бұрын

    Wll waxan kuriyooday anigoo gabarey maanyo ah oo bada ku dhexnool kuna faraxsan 😍🥰

  • @raxmomaxamed8314

    @raxmomaxamed8314

    3 жыл бұрын

    Kkkkkk Waa riyo qosol badan

  • @somaliboy817

    @somaliboy817

    3 жыл бұрын

    Anaa kuu fasiraya lkn ii ogolow ii idan inaan kuu fasiro

  • @juudiimilan9079

    @juudiimilan9079

    3 жыл бұрын

    @@somaliboy817 ok soodey

  • @somaliboy817

    @somaliboy817

    3 жыл бұрын

    Riyadaadu waa Sedex nooc Nooca koowaad waxaad isubadashay xayawaan waxaanad iska badashay qofnimadii Nooca labaadna waxaad katagtay deegaankii aad joogtay Nooca sedexaadna waad kufaraxsanayd Waa bishaaro balaadhan Markaa riyada macnaheedu waa Inaad dhoofayso kanatagayso deegaanka aad joogto Kana shaqayn doonto shaqo aad u liidata sida suuliyo lamaydho dadwaayeela oo loomaydho IWM kuna qaadan doonto lacag badan adoo kufaraxsan Jawaabtoo gaaban waad dhoofaysaa

  • @user-ph1rk2ik7z
    @user-ph1rk2ik7z5 ай бұрын

    ❤❤❤

  • @seinabbintismaciilismail3576
    @seinabbintismaciilismail35763 жыл бұрын

    Waxan ku riyoda iyado niman eryanayan marmarka qar ama Cano qof iga qubayo iyo marmarka qar qof cagaf cagaf igu eryanaya markan qayiliyayina ilee wan kula ciyarayay

  • @maxamuudxaaji4627
    @maxamuudxaaji4627 Жыл бұрын

    War anoo nin ah aa arkay 4 qof oo siqayano ah igu dili raway lkn waa fahmay hal dumar eey eheed

  • @deeqomaxamedibraahim3214
    @deeqomaxamedibraahim32143 жыл бұрын

    gawar ayan ahay nin ibursanyo ku riyoday Allah dhibka iga sar 😍🙏😭😭

  • @fasirkariyooyinka

    @fasirkariyooyinka

    3 жыл бұрын

    Kusoo dhawaaw Channelka!! Mahadsanid

  • @bilaalchannelchannel9778
    @bilaalchannelchannel97782 жыл бұрын

    Waxan ahay nin waxanan ku riyooda iyadoo qof i eryanaayo raba inuu idilo ana waxan hada la dhibanahay sixir mudo bal walal iso fasir plz

  • @craxmaanmaxamed9879

    @craxmaanmaxamed9879

    11 ай бұрын

    Waxa aad ka caafimaaday sixirka kuu dhawaay oo qof sxpkaaga ku sameeyey

  • @fardowsaxmed184
    @fardowsaxmed1843 жыл бұрын

    Jisaakalaakhayr

  • @hudabeauty2489
    @hudabeauty24893 жыл бұрын

    Aniga gabadh laqabo aya ahay u xamilo ah waxan ku riyodhey saxibtey o ayadana laqabo Idili raabto anigana an ka cararaayo

  • @choukriaali4405
    @choukriaali4405 Жыл бұрын

    Waxan ku riyoday aniga o la u eryanayo

  • @ubaxclaahi7830
    @ubaxclaahi7830 Жыл бұрын

    Xalay Baan ku riyoday aniga iyo walashay oo nin nacayrsaday lkn aniga waa carariwayay ayada waaa iga dheraysay aniga ninki icayrsaday lkn asagoon iqaban Baan so tosay

  • @hidaayocadey1513
    @hidaayocadey15133 жыл бұрын

    Riyada qof aan aqaan oo i ceejinaya

  • @craxmaanmaxamed9879

    @craxmaanmaxamed9879

    11 ай бұрын

    Hadad ka fakatay sixir ku dhawaa Ayaa dhamaday nolashaada ku raaxeeyso❤

  • @sulekha9472
    @sulekha94723 ай бұрын

    😢😢😢😢😢

  • @axmedcarab1428
    @axmedcarab14283 жыл бұрын

    Waxbo ka mafahmin xadhalka kalasasar fadlan

  • @xassankhadra8922
    @xassankhadra89223 жыл бұрын

    Asc.sheesh.wax.kuriyd.yaalisoodolsoodn

  • @ifrahabdirahman8194
    @ifrahabdirahman81942 жыл бұрын

    Waxan ahaay gabr angursanin waxana kuriyoday anigo ahh hogamiyee ciddan police ahhh waxana igsohorbaxaay nin hubeyssan wuxunaa igufuraay rassastii kadibnaa dulkaa Ayan kudaacay anigo lagalaglyo xabdii igudacday Fadlan isofasir riyadsaa waxan gabr xanunsan

  • @SamsamAhmed-yk8cg
    @SamsamAhmed-yk8cg3 ай бұрын

    😛😛😛😛😛😛

  • @mahdabaashe7731
    @mahdabaashe773122 күн бұрын

    😭

  • @maqdismaxamed54
    @maqdismaxamed543 жыл бұрын

    Xalay ayaan arkay lkn markaan riyada kujiray ayaan soo kacay lkn maba xasuusto aragiisa

  • @maqdismaxamed54

    @maqdismaxamed54

    3 жыл бұрын

    Subixii markaan soo kacay

  • @luulahmed1869
    @luulahmed1869 Жыл бұрын

    asc

  • @fahmomucaad424
    @fahmomucaad4242 жыл бұрын

    Aniga xalay kuriyoday nin madow ah gaal kuriyoday idilaayo maxay tahay hoyo xaasa ahay

  • @fahmomucaad424

    @fahmomucaad424

    2 жыл бұрын

    Isodaa safirka riyada bles

  • @Asmarday2023
    @Asmarday20233 жыл бұрын

    isoo jawaab hadii aad arakto komentigayga aniga iyo 3 caruur aan dhalay guri qol aan kujirnay ayaa gadaal laga sojabonayay dadka sojabinayayna dad dhor ayey ahayeen 2 ilaa 3 qof waxayna rabeen ineey nadilaan kaw naga siyaan waana ka cararnay aniga iyo 3 dayda gabdhood kadib guri islameed oo furan aan galnay oo ciidii lahayd gurigana ay maqanyahiin guriga laba albaab ayu laha kii furna aan kagalnay wa xirnay kukale oo xirnaa ayey sogaracday haweneydi daganeed guriga kubadbaadnay naxdin ano dhididaayo aya kacay

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec25362 ай бұрын

    Qof idili rabo hadan ana riyada ku dilo maxa I fasiraysa

  • @nasmacumar3096
    @nasmacumar309614 күн бұрын

    Wax ku riyoday iyado nin walan i dilayo lkn an ka cararayo

  • @faadumohasan561
    @faadumohasan5613 жыл бұрын

    X

  • @abdiqadirsulub6127
    @abdiqadirsulub61273 жыл бұрын

    Sheekh waxan ahay gabadh waxan ku riyooday habaryartay wiil iyo gabadh ay dhashay oo idili raba Ana aan ka baxsanayo

  • @fasirkariyooyinka

    @fasirkariyooyinka

    3 жыл бұрын

    adiga qof nooce ah ayaa tahay

  • @hafsahussein3394

    @hafsahussein3394

    3 жыл бұрын

    @@fasirkariyooyinka sheeq halken Kala so xiriraa

  • @hananyousuf2474
    @hananyousuf24744 ай бұрын

    Riyada qofka ku eeg

  • @fatumamohamed7316
    @fatumamohamed73163 жыл бұрын

    Asc.wall.waxan.kuriyoday.ano.nin.icarsanayo.waxan.ahyah.gabar.laqabo

  • @fasirkariyooyinka

    @fasirkariyooyinka

    3 жыл бұрын

    walaal riyadaas waxay kuugu bishaareyneysaa inaad ilaashaneyso Ninkaada iyo qoyskaada --- ninka ku ceyrsanaaya waa niman kula rabba iney dhib ku gaarsiyaan -- haddeyse kusoo qabtaan ayaa ah inaad shabaqooda ku dhaceyso -- illah hakaa koriyo

  • @nihalbintusigale5813
    @nihalbintusigale58132 жыл бұрын

    Zcw zcw ❤️

  • @yusrahachi4823
    @yusrahachi48233 жыл бұрын

    Waa been

  • @fasirkariyooyinka

    @fasirkariyooyinka

    3 жыл бұрын

    soo dhawaaw wll maxaan kaa caawinaa oo aad uga baaha tahay in lagaaga saxo ama lagaaga jaahil bixiyo

  • @nimcokin187
    @nimcokin1873 жыл бұрын

    Mashallah

  • @cimaarelmi6598
    @cimaarelmi65983 жыл бұрын

    asc

Келесі