Riyada jirada ama xanuunka qofkii ku riyoodo asoo jirran ama arko qof xanuunsan

Riyada jirada ama xanuunka qofkii ku riyoodo asoo jirran ama arko qof xanuunsan, qofkii arko qof jiran ama qof xanuusan riyadaas waxa lagu fasiro oo faahfaahsan halkan ayaad ka daawan kartaa, qofkii arko madax xanuun ama hadduu arko asoo sariirta ku jiifo xanuun dartii ama arko xaaskiisa oo xanuunsan riyadaas wax badan ayaa lagu fasiraa muuqaalkan ayaad ka daawan kartaa riyada oo cad, riyada madax-xanuunka ama jirrada ama qandhada ama dhaawaca qofka dhamaan macaani kala duwan ayay leedahay waxaa la eegayaa qofka riyada arkay xaalkiisa.
#riyooyinka #riyada #soomaali #somali

Пікірлер: 85

  • @user-bc4fw8rp4l
    @user-bc4fw8rp4l3 ай бұрын

    Subxanalah ilaahayoow adaan kaa baqan galay in ay diintaydu iga nusqaanto😭😭😭

  • @user-xf8td8gj3b
    @user-xf8td8gj3b7 ай бұрын

    Masha Allah

  • @zafaamohamed7483
    @zafaamohamed7483Ай бұрын

    Asc sheikh waxaan kuriyoodayy anigu xanuun xuni igu dhacayy xanuunka waa loo dhinta waana ku faraxsana oo waxaan islahaa waqtiga kuu hadhayy ku cibaadeyso ii zoo fasir sheikh jazakallah💙

  • @barta-aqoonta

    @barta-aqoonta

    Ай бұрын

    ws riyada sabar ayay tilmaamaysaa iyo adkaysi

  • @zeynabahmed-z4j
    @zeynabahmed-z4jАй бұрын

    Waxan ku riyoday xalay gabar aaaaad u xanunsan mana garanayo waliba way dhamatay jirkeda 😢ana wan la murugoday wan ilmeyy wana u ducaynayy😢lkn. Hada Wad Iga nixissay wlh 😢😢😢allow Iga qabo xanun ma xamili karee

  • @barta-aqoonta

    @barta-aqoonta

    Ай бұрын

    inshaa Allaah Ilaahay xaafimaad buu ku siinayaa ha baqin

  • @zundusmoha7976
    @zundusmoha79764 күн бұрын

    Waxaan ku riyooday gabadh aan garanayo oo xanuun san sariir beey jiiftaa anna waan caawinayaa sidoo kle dhar baan ukeenayaa anoo raba maro wasakh ah ay wadatay inaan ka badalo ayey dad u imaanayaan markaasaa dadkii ku dhahayaa hadaan dharka ka badali rabay

  • @barta-aqoonta

    @barta-aqoonta

    4 күн бұрын

    ma gabar maa tahay msie hooyo ? gabadhaas ma xaas baa mise waa doob? ma xanuunsan tahay caadi ahaan?

  • @Xalimokapur12
    @Xalimokapur123 ай бұрын

    wxn ku riyoday qof qarabo nahy oo xanunsan 😢

  • @barta-aqoonta

    @barta-aqoonta

    3 ай бұрын

    waa murugo aad la kulmi doonto

  • @Amalcadey475
    @Amalcadey475Ай бұрын

    Subaxnal aniga o marki horeybo xanunsan hadi an ku riyodo aniga o xanunsan kwrn 😢😢😢

  • @barta-aqoonta

    @barta-aqoonta

    Ай бұрын

    waa riyo tilmaamayso dhibaato badan

  • @Amalcadey475

    @Amalcadey475

    27 күн бұрын

    Subaxnal Thanks wll inkasto bini Adamka jacalen dhibato hadane alhamadulilah

  • @hiboahmed34
    @hiboahmed34Ай бұрын

    Asc sheekh waxn ku riyooday gabadh aanu is naqano lkn aanan isku ficnayn oo xanuusnysa ana aan ku qoslayo ii fasir sheekh shukran

  • @barta-aqoonta

    @barta-aqoonta

    Ай бұрын

    ws gabar arday maa tahay?

  • @user-wi7zz4vc1f
    @user-wi7zz4vc1f7 ай бұрын

    Asc waxa ii fisirtaa qof diriska ah oo dumara aan aaday riyada dhexdeda gurigeyga iyo gurigeda jid ayaa noo dhexeyo waana go anyahay wadadii sidii wabi oo kale oon biyo lahayn aan udhex maray

  • @barta-aqoonta

    @barta-aqoonta

    7 ай бұрын

    ws arrin aad ku talajirto ayaa lagaa reebayaa wax baa kaa soo dhexgalaya

  • @user-gj7gh8xu5v
    @user-gj7gh8xu5v4 ай бұрын

    Shekh Waan xanunsana oo waxn laxanunsana xanuunada ruuxiga ah Alx hada Waan caafimaday mardhaw hoyaday aya wxy ku riyotay aniga oo xanunsan oo ay isbital ii wado ninkaygana uu leyahy isbital gee

  • @barta-aqoonta

    @barta-aqoonta

    4 ай бұрын

    Ilaahay caafimaad dhamaystiran ayuu ku siinayaa wixii ku hayay oo dhib ah waa kaa harayaan inshaa Allaah

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan959328 күн бұрын

    Sheekhaw waxaan ku riyooday aabahay oo minsamaan dhintay oo xanuusan oo hosbital yaal oo fieebo ku jirto laakiin kafantiisu xidhan yahay iyadoo nadiif ah

  • @barta-aqoonta

    @barta-aqoonta

    28 күн бұрын

    u duceey duco ayuu kaaga baahan yahay

  • @omarnor6640
    @omarnor6640Ай бұрын

    Asc sheikh waxaan ku riyooday macalin ka mid ah macalimiinteyda kaas oo aan fahmi waaye wajigiisa balse ardayda idhahaayaan war waa macalinkii wuu xanuun sanaayaa. Fadlan ii fasir

  • @barta-aqoonta

    @barta-aqoonta

    Ай бұрын

    ws riyada waxay tilmaamaysaa arrimo aad ka walwali doonto

  • @rahmaabdullaahi3858
    @rahmaabdullaahi38585 ай бұрын

    Asc sheekh wxan ku riyoday ano indhaha ixanunayo wxan dhahaa aa indhaha i xanunayo qof aya wxu idhaha indhahaga wee bararsanayen isla xaldas wn taganahy qokana wu taganyhy wn iska so horjedna qofka dumar aye ehed lkn ma garanenin qofke thy fadlan jwb

  • @barta-aqoonta

    @barta-aqoonta

    5 ай бұрын

    ws Riyada waxay tilmaamaysaa arrimo badan inaadan u jeedin walibo arrimo mustaqbalkaaga iyo diintaada la xiriira waa baraarujin dib ugu laabo naftaada hurdada ka kac.

  • @rahmaabdullaahi3858

    @rahmaabdullaahi3858

    5 ай бұрын

    @@barta-aqoonta mhadsanid sheikh

  • @naciimodacal415
    @naciimodacal4152 ай бұрын

    Wall waxaan kuriyooday anoo lug ibarartay oo ixanuunayso aadna uga naxay bal ii fasir mahadsanid

  • @barta-aqoonta

    @barta-aqoonta

    2 ай бұрын

    ws riyada waxay tilmaamaysaa inaad arrin ka gaari waysid oo aad ka harto culays baa kaa fuulaya

  • @user-rg3jn1qu2x
    @user-rg3jn1qu2x2 ай бұрын

    Asc sheekh waxan ku riyoodey gabadh aad uxanunsaneysa manan garaneyn gabadha wn uduceynaayey mr wlba fasirkedu mxy tahy 😭

  • @barta-aqoonta

    @barta-aqoonta

    2 ай бұрын

    ws waa faraj dhibka ku hortaagan ayaa Ilaahay kaa qaadayo inshaa Allaah www.daruur.com/tag/riyada-ducada/

  • @ifrahjimale5217
    @ifrahjimale5217Ай бұрын

    Ani waxaan ku riyoday eedo o tacbaan ah aniga waa boqday kadib waa shumiyay riyada waxan ku arkay gabar eedo kale dhashay mesha jogta aan salamayo salanta igama qaadin wey ii xanaqsaned

  • @barta-aqoonta

    @barta-aqoonta

    Ай бұрын

    waa arrimo aad la murgi doonto oo familka khuseeya

  • @mcnbadanhooyadeey3831
    @mcnbadanhooyadeey383116 күн бұрын

    Shiekh waxaan ku riyooday gabdha ninkayga qabo oo I dhahayso kansar baa I haya laba habeen oo isku xigta iyo ani oo naxsan lkn ayada ay iska faraxsantahay plz ii fasir

  • @barta-aqoonta

    @barta-aqoonta

    14 күн бұрын

    riyada waxay tilmaamaysaa dhibaato inay dareemayso oo daran

  • @mcnbadanhooyadeey3831

    @mcnbadanhooyadeey3831

    14 күн бұрын

    @@barta-aqoonta 🥲 in shaa khier

  • @nadarmaxamed538
    @nadarmaxamed538Ай бұрын

    Asc shaikh waxaan kuriyooday anoo muqul galay oo xanuusan oo madaxa culays iga saaran yahay indhahana wax ka arki waayay markaan soobaxayna gabdho habaryarahay ah oo xaafada ila joogaan iri indhaha waxkama arko markaasay igu qosleen oodhaheen hada guriga oomajeedid miyaa riyadaas iifasir shaikh khayr allaha kusiiyee

  • @barta-aqoonta

    @barta-aqoonta

    Ай бұрын

    waa arrin aad ku wareeri doonto oo dhibaato aad kala kulmayso

  • @nadarmaxamed538

    @nadarmaxamed538

    Ай бұрын

    @@barta-aqoonta dhibaato oo dhan alaha nagahayo

  • @ArwitaReryurub
    @ArwitaReryurubАй бұрын

    Asc sheekh waxan ku riyoday ninki aan kala tagnay oo xanunsan waliba xoog oo aan cawinayo waliba meel uwax ka cunana aan haysan on ku leyahay 3 wakhtiba ana ku sinya ee halke kugu daran😢

  • @barta-aqoonta

    @barta-aqoonta

    29 күн бұрын

    ws waxay tilmaamaysaa riyada in dhib uu gali doono oo laga yaabo inaad wax u tarto

  • @RadiyaRadiya-eo1ho
    @RadiyaRadiya-eo1ho2 ай бұрын

    Asc shikh ilah dar tis iga so jawab waxan ku riyodey hoyade o xanun San maxa waya hadey mid xun thy ha iso fasirin. Midan kale iso fasir waxan ku riyodi anig iyo gawar yar an aqonin isla jogno Mel guri ku samey San owlax waxn sar ne nin Mel jaran jaro ku talo dadka mesh dagan waxey idh hen mid kan guri malo maleyo lkin mar kan anig ku dhax jiro wa Mel qurxon dadka bananka jogan guri uma Heysan riyada dhax ded

  • @barta-aqoonta

    @barta-aqoonta

    2 ай бұрын

    riyada xanuunka hooyadaada khayr Ilaahay haka dhigo waa murugo iyo dhib midda kale ee guriga waa nolol adiga kula fiican dadkana ay si xun u arkaan

  • @RadiyaRadiya-eo1ho

    @RadiyaRadiya-eo1ho

    2 ай бұрын

    @@barta-aqoonta qer allah ku siyo

  • @SahruujiAhmed
    @SahruujiAhmed4 ай бұрын

    Sheekh waxan ku riyooda ninkii ifuray naagtisi oo wajigeeda Farxad ka muuqato Ila 10 jer ku riyooday iso Fasir 😢wajigeeda ad bu u iftiimayey

  • @barta-aqoonta

    @barta-aqoonta

    4 ай бұрын

    Riyada waxay tilmaamaysaa nolol fiican inuu haysto ninkaas oo labadooda ay is fahmeen sidoo kale adigana inaad degdegtay oo aad ka fikirayso isaga

  • @sahramuseaxmedmuuseaxmed8892
    @sahramuseaxmedmuuseaxmed88922 ай бұрын

    Waxan ku riyooday qof familka ah oo xanunsan hadana la joogo waxan ku arkay wlllky oo ka maqan mesha aan joogo plz ii soo jwb

  • @barta-aqoonta

    @barta-aqoonta

    2 ай бұрын

    qofkaas yuu yahay ama walaal baa mise qaraabo kale?

  • @Amran22668
    @Amran226682 ай бұрын

    Sheikh waxa kuriyoday ano dhaqtar Utagay uu idhahyo calosha Nabar kaga yaala ha is murugeynin qof muslim alle kacabsanyo soma tihid anigana waa ku qancay hdlkisa waa is dajiyey maxe noqon krtaa hadee xun tahay ha ii fasirin sheikh

  • @barta-aqoonta

    @barta-aqoonta

    2 ай бұрын

    riyada waxay tilmaamaysaa imtaxaan aduun oo sabar kaaga baahan marka ilaahay khayr haka dhigo

  • @ilhanmukhtar8886
    @ilhanmukhtar8886Ай бұрын

    Sh Please isoo jawaab waxaan ku riyoodey anigoo cancer igu dhacay 2sano ka hor na walalkey baa u geeriyoodey 😢

  • @barta-aqoonta

    @barta-aqoonta

    Ай бұрын

    geerida walaalkaaga ma riyo baa iyadana?

  • @ilhanmukhtar8886

    @ilhanmukhtar8886

    29 күн бұрын

    @@barta-aqoonta may mar hore ayuu dhintey Ee aniga imika tan ku riyoodey wllkeyna xanuunkas buu u dhintey

  • @manira1716
    @manira17167 ай бұрын

    Sheikhow haban dhaweed waxaa kuriyooday anoo laydhahayo malakumood ayaa rabaa inuu kulaa hadlo.Sheikhow hadey xuntahey ha i fasirin,

  • @barta-aqoonta

    @barta-aqoonta

    7 ай бұрын

    Riyada waxay tilmaamaysaa qof cadow kugu ah inaad ka guulaysanayso oo uu kaa baqi doono waa khayr inshaa Allaah

  • @manira1716

    @manira1716

    7 ай бұрын

    @@barta-aqoonta Allah Akhbar jasakumullah sheikh

  • @UmuSacuud

    @UmuSacuud

    7 ай бұрын

    ​@@barta-aqoontaAsc Sheekh waxa ku riyoda mararka haben io maalin hada seexdo anigoo la qoslayo macalinkeyga madarisada ano la qoslayo oo uu idhahayo kalay icawi oo Ardeyda cashir iga dhageyso oo igu meeri Sheekh iso fasir Allaha ku dambi dhaafee

  • @Amran22668

    @Amran22668

    2 ай бұрын

    Sheikh waxa ku riyooday ano xanunsan dhaqtar tagaaya wuxu idhahaya calosha nabar kaga yaala hana fijirin ilaah ku kalsonow Hadid ee xun tahay ha ii fasirin please ilaah qeyr ha iiga dhigo

  • @munahassan5165
    @munahassan51652 ай бұрын

    Aniga wxn ku riyooday aniga oo meel aan ka shaqeeyo usocodo lkn aan wado kle aade wadada markii aan ku socod ma soconoyo lkn aniga wx umaleeya inaa socodo wn daale waxn dareeme xanuun yacni wn socdaa lkn meesheyda kama dhaqaaqin anigoo xanuunsan iska soo laabte guriga mxa wye ifasir

  • @barta-aqoonta

    @barta-aqoonta

    2 ай бұрын

    Waa arrimo aad qaban rabto oo dib kaaga dhici doono, wixii aad samayn rabto ha u sheegin dadka xaasidka ah oo aan khayrka kula jeclayn

  • @munahassan5165

    @munahassan5165

    2 ай бұрын

    Din mxa ka wadaa wll ma fahmin

  • @barta-aqoonta

    @barta-aqoonta

    2 ай бұрын

    waa arrin aad samayn rabo oo dib kaaga dhacayso oo kaa baaqanayso

  • @user-xo6fp1pc5g
    @user-xo6fp1pc5g3 ай бұрын

    Sh.iso fasir Waxn ku riyoday anigoo xanun xun igu dhacy please uso jawab sh

  • @barta-aqoonta

    @barta-aqoonta

    3 ай бұрын

    riyada faahfaahin ayay u baahan tahay qaabka uu kugu dhacay waa sidee xanuunka muxuu yahay?

  • @user-xo6fp1pc5g

    @user-xo6fp1pc5g

    3 ай бұрын

    @@barta-aqoonta مرض السرطان Wuxu igaga dhacay ilkaha Xaas ban ahy

  • @user-xo6fp1pc5g

    @user-xo6fp1pc5g

    3 ай бұрын

    Waxan ahy hooyo xaas ah

  • @barta-aqoonta

    @barta-aqoonta

    3 ай бұрын

    riyada waxay tilmaamaysaa dad adiga kuu dhow inay wax soo gaari doonaan ama ay kaa fogaan doonaan

  • @user-xo6fp1pc5g

    @user-xo6fp1pc5g

    2 ай бұрын

    @@barta-aqoonta شكرا وجزاك الله خيرا

  • @AaminoAadan77
    @AaminoAadan77Ай бұрын

    Sheeq wiil oxanuusan ooiicafimaaday aankuriyooday eeiisoofisir

  • @barta-aqoonta

    @barta-aqoonta

    Ай бұрын

    inshaa Allaah sidaas ayay noqonaysaa riyada

  • @user-to7oc3ph8h
    @user-to7oc3ph8h17 күн бұрын

    Sh waxn ku riyada ani o xanunsan mxa wa

  • @barta-aqoonta

    @barta-aqoonta

    16 күн бұрын

    fadlan soo sheeg xaalkaaga ma hooyaa tahay mise gabar

  • @UbaxHusein
    @UbaxHuseinАй бұрын

    Asc wll waxa leygu riyooday anigoo caafimaaday waana xanuunsanahay

  • @barta-aqoonta

    @barta-aqoonta

    Ай бұрын

    inshaa Allaah caafimaad ayaad helaysaa

  • @UbaxHusein

    @UbaxHusein

    Ай бұрын

    @@barta-aqoonta jazakallaah qeyr wll

  • @abdirahmanali2490
    @abdirahmanali2490Ай бұрын

    Wll.xalay ban waxan ku riyooday ano xanuunka joonis cadku igu dhacay HBSag

  • @barta-aqoonta

    @barta-aqoonta

    Ай бұрын

    riyada soo faahfaahi

  • @abdirahmanali2490

    @abdirahmanali2490

    Ай бұрын

    Waxaan ku riyooday iyadooo.xanuunkaa faafa layga helay oo lay sheegay ka.dib markii aan shaybaaadh maray

  • @barta-aqoonta

    @barta-aqoonta

    Ай бұрын

    Waa fikir culus aad la kulmi doonto quraanka ku dadaal

  • @barta-aqoonta

    @barta-aqoonta

    Ай бұрын

    Waa fikir culus aad la kulmi doonto quraanka ku dadaal

  • @user-wi7zz4vc1f
    @user-wi7zz4vc1f7 ай бұрын

    Wey iga dhumatay markey i aragtay kadib qof rag oo dhar wadan aa ila oo iweydiiyay naagta ninkeeda hebel aaway kadib indhaha kala qaaday subixii iydan arkay nagtii ilama hadlin maxa waaye rali ahow qoralkan kugu dhereyay,

  • @barta-aqoonta

    @barta-aqoonta

    7 ай бұрын

    ws arrin aad ku talajirto ayaa lagaa reebayaa wax baa kaa soo dhexgalaya

  • @djsalmaanyare9534
    @djsalmaanyare95342 ай бұрын

    Waxan ku riyooday hoyaday oo saaid u XANUUNSAN anaa aan la rafaadsanahay

  • @barta-aqoonta

    @barta-aqoonta

    2 ай бұрын

    riyada waxay tilmaamaysaa arrimo adiga fikir kuu keeni doono oo aad ka walwali doonto Ilaahay sharta hanaga ilaaliyo

  • @deeqaabdullahi1266
    @deeqaabdullahi12664 ай бұрын

    Asc wll wxn kuriyodey ninkeyga oo xanuunsan oo isbitalada aan kugola wareegaya asigana daqaal ayuu kujira yacnii goob daqal ayuu joogaa mxa lago fasira😢plz

  • @barta-aqoonta

    @barta-aqoonta

    4 ай бұрын

    ws waa dhibaato iyo rafaad noloshiina la soo guboonaanaya waxaana sabab u noqonaya isaga wuxuu u baahanayaa daryeel iyo taageer

Келесі