6- CALAAMADOD DEG DEG UGA DAAWEYNTA NINKAADA SIXIRKA FURIINKA KU DHACAY , XITAA ASIGO AAN KU OGGEEN!

Ойындар

Join this channel to get access to perks:
/ @fasirkariyooyinka
WEBSITE:
fasirkariyada.wordpress.com/
Nagala Soo Xiriir Baraha Bulshada ee aan leenahay sida:
WhatsApp: +252682269300
#Facebook// fasirka riyooyika
%D8%AA%D9%81...
instagram: @riyooyinka1

Пікірлер: 31

  • @ahlamomar7149
    @ahlamomar7149 Жыл бұрын

    Wllhi illaahy baan ku dhaartaye anay igu dhacday subxanallaah

  • @mohamedawcali6237
    @mohamedawcali6237 Жыл бұрын

    Masha Allah sifican bad nola wadagtay shukran

  • @zamiii5017
    @zamiii5017 Жыл бұрын

    wallahi anaa guriga liga burburi kaas

  • @dekoahmed4854
    @dekoahmed4854 Жыл бұрын

    Asc walal alah haku barakeyo ninkayga nag hore u qabi jiray ayaa sixiratay guri iyo ilmo maba maqlikaro guriga wuu ka cararay sixirna ma amin sano side ku cilajiya qofka nocaas ah o guri an ila jogin Ana ogahay Inuu dhibanyahay I wish inat iso jawabtit mahad sanid

  • @monahassan5294

    @monahassan5294

    Жыл бұрын

    Walaal anigaba jawaabtaas waan rabaa please

  • @amalibrahim9737
    @amalibrahim9737 Жыл бұрын

    Amiin Amiin

  • @rajabdayib2972
    @rajabdayib2972 Жыл бұрын

    Walal khair allaha ku siiyo walal sida aya ahay

  • @fasirkariyooyinka

    @fasirkariyooyinka

    Жыл бұрын

    جزاك الله خير الجزاء

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 Жыл бұрын

    Maanshaallah

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 Жыл бұрын

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo

  • @imanabdalla6132
    @imanabdalla6132 Жыл бұрын

    Fadalan ii soo jwb walalow

  • @barwaaqofamily8146
    @barwaaqofamily8146 Жыл бұрын

    Illahow na caafi

  • @ebyanabdiali7501
    @ebyanabdiali7501 Жыл бұрын

    walaahi wayna heysada iniga iyo ninkeyga

  • @maqbuulawale421
    @maqbuulawale421 Жыл бұрын

    Asc sh aniga waa iga burburey reerka

  • @rahmomahamud1642
    @rahmomahamud1642 Жыл бұрын

    Sallalahu calayhi wasalam

  • @safiaindhayare2385
    @safiaindhayare2385 Жыл бұрын

    Walal hadii uu qofka kula joogin sidee ku cilaajin karaaa sheikh Ahmed ii so sheg Adga oo mahdsn

  • @naciimanalkanalka9207
    @naciimanalkanalka9207 Жыл бұрын

    Waa Liga furay asiga wuxuu taganyahay maskaxdeyda ma joogin 😭 ma iga furnid dalqadii sadaxaad ligu furay 😢

  • @sucdimuxudiin

    @sucdimuxudiin

    Жыл бұрын

    😭😭😭😭

  • @naimaabdirahmanmacow7625
    @naimaabdirahmanmacow7625 Жыл бұрын

    Caleeyhi salaatu wasalaam

  • @iiiiiiiiiiiiiii8987
    @iiiiiiiiiiiiiii8987 Жыл бұрын

    asc shiekh kawaran naag ninkeeda oow sixray maxaa udawaa mahadsanid

  • @shukribashir1578
    @shukribashir1578 Жыл бұрын

    Asc walaal hadii uuna ila joogin oo uu dibada jiro aniguna dalka dareen sanahayna in uu sixir tafriiq nahayo sideen ku cilaa jin karaa

  • @imanabdalla6132
    @imanabdalla6132 Жыл бұрын

    Asc wr wb walalo hadii qof aan ku riyooday in uu I sixiray aniga oo waliba illaahay ka baryey xiliga salaatu laylka oo aan aad uka shaki sanahay hadaan dhaarsato in uu San is sixirin si shaki iiga baxo oo aan uku qalbi samaado Hadaan dhaarsato dhib ma iika imaaanaysa fadalan ii soo jwb cilmi baan ku tuhmayaaye

  • @inahaaji754

    @inahaaji754

    Жыл бұрын

    Wallal waxba ha dharinin allaha kudayaa qofka kudhibay isgaaa kadhibadan markasta adkaarta isku ilaali markasta

  • @mahamedabdirahmanmuusa807
    @mahamedabdirahmanmuusa807 Жыл бұрын

    Wll sanadka cusub duco malahan miya lagu furfurto iyo quran

  • @fasirkariyooyinka

    @fasirkariyooyinka

    Жыл бұрын

    Anaga Sanadka aan Leenahay Waa Ka Hijriga Wll❤️

  • @qaaliyusra7541

    @qaaliyusra7541

    Жыл бұрын

    @@fasirkariyooyinka illaahow gaalada sharteeda naga qabo illaahow sanadka khayrkiisa nasii malagu ducaysankaraa

  • @qaaliyusra7541

    @qaaliyusra7541

    Жыл бұрын

    @@fasirkariyooyinka walaal hadii cilaaj kaas loo sameeyo kii guriga wili jooga midka lagabakaxaystay gurigiisii iyo caruurtiisii oo caruurtiiba iska hilmaamay oo naag gurigiisa marti ku ahayd sixratay maxaa lagu cilaaji karaa? Naag iyo hasheegin lacagtii siina umada kale iyo naagtaas ayaa leh balnooga soojawaab

  • @naimaabdirahmanmacow7625

    @naimaabdirahmanmacow7625

    Жыл бұрын

    @@fasirkariyooyinka waa kugu raac alsanahy

  • @naimaabdirahmanmacow7625

    @naimaabdirahmanmacow7625

    Жыл бұрын

    @@fasirkariyooyinka waa kugu raac sanahy

  • @faadumomaxamed1204
    @faadumomaxamed12043 ай бұрын

    Arintan Aney ihaysata Nika wuu iso uraa asago nadiif ah wajigiisa duduq macal inoqonaa xariirka dhax Dena wan dhibsada waxan ku fikiraa in an iska furo ano waxa la iidhimin wan oo ayaa guriga waa naca ilmaha majecli habenkii markan sexdo cod qaylo ah ayan maqla wan cara raa quranka markan isasaro wan fiicnada mudo Kadib wixi wey igu so noqdan

Келесі