Riyada Caadada Dhiiga Oo Ay Ku Kala Riyodaan Marwada Laqabo Haweeneyda Garobta Ah Iyo Mida inanta Ah

#sheekh #riimi #channel

Пікірлер: 103

  • @Black_wolf159
    @Black_wolf159 Жыл бұрын

    Ano waligay ku riyon caado an xalay ku riyooday caado igu dhacday waa la iqaba caruurna ma haysti in muda an sugooya . Ilaahay hana siiyo ani intaan haysan ❤

  • @HayaadAliYusuf

    @HayaadAliYusuf

    Жыл бұрын

    Allah awlaad saalax hku siiyo

  • @shumsoibrahim2288

    @shumsoibrahim2288

    Жыл бұрын

    rabi riyadaada hakuu rumeyo wllo

  • @Black_wolf159

    @Black_wolf159

    Жыл бұрын

    @@shumsoibrahim2288 aamin xabibti🤲🏽❤️Mahadsanid abayo❤️

  • @Black_wolf159

    @Black_wolf159

    Жыл бұрын

    @@HayaadAliYusuf aamin abayo ❤️🥰🥰tnx

  • @munamunish3690

    @munamunish3690

    Жыл бұрын

    ​@@Black_wolf159Allah kuu rumeeyo xbbty.saliga ne badso.ddka ne hau sheegin riyada aragte si aysan si xun kuugu fasirin.qarne way ku xasdaaayan.

  • @bellasharif9501
    @bellasharif9501 Жыл бұрын

    Asc Sheekh Allaha ku xafido adiga iyo qoyskaaga iyo ehelkaaga ba. Sheekh anigoo uur leh ayaan waxaan ku riyooday anoo shabeel dhalay daddki ama dhaqaatiirtii wey iga kala carareen canugii maqaarkii shabeeka ayuu ka soo dhex baxay wuuna bursaday astaantii maqaarka wey ku taal ana waan ka cabsaday lkn waan carari waayay kadib wuu ii soo laabtay wuxuu igu dhahay ha cabsan aniga waxaan u dhashay inaan daddka kaa celiyo. Qeyr nadan Allaha ku siiyee ii soo fasir jizakallah qeyr

  • @deeqohassan7918
    @deeqohassan791818 күн бұрын

    Alxmdullilah waa iga farxisay jazakallahu kheyr💕🥰 illaheyow uur barakeysan iga dhig🤲🤲

  • @aarsadaamdayib6537
    @aarsadaamdayib6537 Жыл бұрын

    Maansha Allah sheekh wali kaama hayo codsigaygii wxn like ahayn

  • @somayomohamednoor2092
    @somayomohamednoor2092 Жыл бұрын

    Masha Allah jazakallaahu kheyral jaza sheekh Allah ku xifdiyo adun iyo aakhiraba

  • @AsmaAhmedDjama-qk5jp
    @AsmaAhmedDjama-qk5jp2 ай бұрын

    Riyadayda fasirkeedi wa saxmay mahadsanid wll

  • @drsshukriahmedabdulle7932
    @drsshukriahmedabdulle79323 ай бұрын

    Allow ii rumey riyadeyda iyo rabitankyg

  • @awoabdille6953
    @awoabdille6953 Жыл бұрын

    Kheyr iyo xasanaad Alle hakaa siiyo insha allah

  • @HEAL981
    @HEAL981 Жыл бұрын

    Mashallhaaaa Mashallhaaaa ilahy ha urumeeyo yarabiiiiiii ikuarzaq awlad bariyalah yaallahaaaaaaaaaa

  • @fadumaabdi8636

    @fadumaabdi8636

    9 ай бұрын

    Illahy ha ino rumeyo qaali walhi way igu so noqnoqotay malmahan alx

  • @milgoaressaress7674
    @milgoaressaress7674 Жыл бұрын

    Mansha allah jazakumulahu kheyr sheikh

  • @Betasquadclips66
    @Betasquadclips6617 күн бұрын

    Jaszakalah kheyr sheekhow mashallah

  • @shamsokhalif195
    @shamsokhalif195 Жыл бұрын

    Fadlan riyadaas ii soo fasir jazakallah khayr

  • @subanyasin8393
    @subanyasin8393 Жыл бұрын

    Mashallaah jazakalallah khair

  • @sahramaxamed5211
    @sahramaxamed5211 Жыл бұрын

    Khayr illahay hakusiiyo shiikh

  • @user-pw4vg5ci1u
    @user-pw4vg5ci1u3 ай бұрын

    Mashalaah Jazakalahakhara 😊😊😊😊

  • @shukrisharif9440
    @shukrisharif9440 Жыл бұрын

    Shukran shiikhow

  • @Ayaan4041
    @Ayaan4041 Жыл бұрын

    Jazakalaah khayr

  • @naimahassan2579
    @naimahassan2579 Жыл бұрын

    Masha Allah sheyquna

  • @guuleddafle5990
    @guuleddafle5990 Жыл бұрын

    Shugran shaikh jazaakalaah

  • @filsanwarsame1544
    @filsanwarsame1544 Жыл бұрын

    Masha allah ilahaya ha ku barkeeyo

  • @zahraahmed9702
    @zahraahmed9702 Жыл бұрын

    Qeyr allaha kusiiyo sheekh guleyso

  • @HEAL981
    @HEAL981 Жыл бұрын

    Shukran jazakallhaa sherk wanguriyoday ilahay ha irumeeyo yaallahaaaaaaaaaa

  • @Xalimo33
    @Xalimo33 Жыл бұрын

    Jasakalaah kher sheikh

  • @fatoumamahamoud135
    @fatoumamahamoud135 Жыл бұрын

    Juzakallah khair sheekh fasilka Wan u bahna ❤️❤️❤️

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 Жыл бұрын

    Asc Aamiin mashallh Allha gulinshallh

  • @nuurtoxasan6796
    @nuurtoxasan6796 Жыл бұрын

    Masha allah

  • @awoabdille6953
    @awoabdille6953 Жыл бұрын

    Alle haku Barakeeyo Sheikh

  • @Kadranura
    @Kadranura4 ай бұрын

    Jasakallahu kheir

  • @sulekhasaid2891
    @sulekhasaid2891 Жыл бұрын

    Wcs wr wb mansha Allah tabarikalah jizakalahu kharan sheekha Allah ha ku barakeyo amina amina amina yaa rabi hore usoco in sha

  • @shukrisharif9440
    @shukrisharif9440 Жыл бұрын

    Asc sheekhow khayr allah ku siiyo waxaan ku riyooday iyadoo lay dhahay caruurta waxaa kaa sixiray ninkaga iyo hooyada oo meel taalo ii soo safir shiikho khayr allah ku siiyo.

  • @user-jt5wr7et7d
    @user-jt5wr7et7d2 ай бұрын

    Masha allah alle irumeyo xale la itusey 1 sano la iqabaa welina ma dhalin alle aya dad siyaa carrur alle aya kusugaya iso duceya walaliyal inti ilmo rabto alle siyo ilmo khyr qabo inti carrur hystana alle uziyadiyo yaa rabbi iso duceya wallaliyal

  • @Xamdimaxamad-bh1qm

    @Xamdimaxamad-bh1qm

    Ай бұрын

    Abyo ani xata xalay ku riyoday ilmana ima jogan abyi mcn ilmana ima jogan 2 sano ley qaba abyo adi maxad dhashy hada ila hal sano kohor aha vdio kane

  • @M.khaliij.
    @M.khaliij. Жыл бұрын

    Qofkii Salaada subax laazimo noloshiisa ayuu ka daremayaa

  • @salmaabdiqadir3694
    @salmaabdiqadir36942 ай бұрын

    Alxamdullilah ❤

  • @sahrashinni4895
    @sahrashinni48954 ай бұрын

    Illlhyow riyadeyda ii ruumeee Qofkaan wada soconey waan isku dhacney hase ahaaate wxaan rjynayyaa nolol cusb oo wnagsn inan galo... Isla ayaantana wiil aan is barney illhyow hdduu khyr iigu jiro I waafaji hdduu shar ii yahayna iga dheereyn... Ducadaanna markasta wnku duceysta illhy ha ii qablo I.a

  • @sihaam673

    @sihaam673

    4 ай бұрын

    aamin kuligenbaa😢

  • @prince_ashu2
    @prince_ashu2 Жыл бұрын

    Shekhow mel aan kala so xariro ayan raba ilahay haku xifdiyo

  • @raxmaabdi-qm5me
    @raxmaabdi-qm5me9 ай бұрын

    insh Allh Alle haygu risoqo 🤲🤲🤲🤲♥️

  • @nadhifohassanmohamed
    @nadhifohassanmohamed13 күн бұрын

    Asc shiq Allah ku barakeyo waxan ku riyodey anoo matagayo cunto iso fasir

  • @hodanismael2611
    @hodanismael2611 Жыл бұрын

    Asc Walhi sheekh sidaan riyadan fasilkeeda udoonayay shugrn sheekh

  • @Luna__ruo
    @Luna__ruo Жыл бұрын

    Kan hada aan kaga soo qoray ma ahan channel keyga wax yar ka horna waa ku soo wacay qoraal oo telka iyo qoraal youtube ah wuu iga diiday sida ugu dhaqsiyaha badan iga ga soo jawaab adigoo raali ah

  • @hoyomcn9769
    @hoyomcn9769 Жыл бұрын

    Sheikh mad iso fasiri karta riyo.. Waxan ku riyoday anigo mel dad dhex joga kadib waxan argay wil isku warersaan ho mel murad ka laha kadib waxa ushegay inu ku celceliyo laxawla wala quawatin ila bila kadib wuxu idha'hay waligay quran maa aqrinin mana aqaano lakin uu farxaay markan uu shegay laxawla wala quawatin ila bila una iska tagay. Maa guursaan waligay qurbo naa wey ihaysa iso fasir fadlan wanku barya sheikh cabdilqadir wali qof uma shegin adiga aya kula sugayey riyadan mahadsanid ❤️❤️

  • @ilyasmohamed7676
    @ilyasmohamed7676 Жыл бұрын

    Waxaan kuriyooday nin iladegan ooqolka iigusoogalay iguna sooboodaaya wuu a igumatagay waxuuna iiga matagay qaarka kore kadibne waan kukacay sheeq iifasir riyadaas qeer alle hakusiiyee

  • @xafsa687
    @xafsa687 Жыл бұрын

    Mansha Allah Allah hakubarakeyo

  • @abayabdulahicumar8524
    @abayabdulahicumar85242 күн бұрын

    Asc shiiqow mar walbo wxn ku riyoda anigo dhumay ooaan gurigeyga aan imaan karin san uraadinayo aan daalayo waa markasto iso jwb qeyr alah kusiyo

  • @asyeshasuudi4684
    @asyeshasuudi4684 Жыл бұрын

    Sheekh riimi ina kula so xariir aya raba

  • @ikranxuseenikraanxuseen
    @ikranxuseenikraanxuseen Жыл бұрын

    Aaamin aaamin

  • @user-jq7et9gf7w
    @user-jq7et9gf7w Жыл бұрын

    أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته يا شيخ الله يحفظك و يطول بعمرك ان شاء الله جزاك الله خيرا سبحان الله و بحمده سبحان الله العظيم ألله أكبر

  • @nastehonadar6813
    @nastehonadar68137 ай бұрын

    Sallaahu calayhi wasalam

  • @fartuunfaraxsan4002
    @fartuunfaraxsan4002 Жыл бұрын

    Sheikh rimi riyadayda horay kugu soo gudbiyay waxan raba in ad iso fasirtid sheikh waxan ku riyooday anigo abahyga iiguurinayo wiil wllkyga ah wuxuuna idhahaya wa ninkaada sidkle waxan klo ku riyooday wilka xirirka naga dhaxeeyo ayaa lagu daraaya gabar walaashiisa ah waliba gabadhas aniga aya cilan usarayo oo mesha cilanka lagu saro geynaya plz iso fasir wa marka lawad aan soo gudbinayo

  • @umumaida4539
    @umumaida4539 Жыл бұрын

    shiiqow jawab deg dega isi waxan ku riyoday habin anigo hurdayo waxa ubursanayay nin warabe dadow ah anigo geber yar oo an dhalay xambarsan ayan ka ardoya waxan wacay shiiq xasan alwajidi waxuna idhahay aqriso ducadan rabish raxli sadri wasirli amri waxlul uqdatam milisani yafqahu qowli wa riyadi dhaxdede ogow shiqow anigana ducadan markas ma wada aqonin lkn hada alxm wan bartay ducadi ayan aqriyay ninki warabe dadowga ahay wu idaba socday si tartib tartib marka ku dhawaday gurigeyni ayan ciida uqeyliyay waxan dhahay nin warabe dadow ah aya ibursanaye masar ikena waley kenay walalhey aya iyimid ninki masarti wanku dhifta wu yarada wanku dhifta wu si yarada ila u ka noqday cunug yar cml anigo dhahayo wili wu nolya ayan riyadi kaso tosay ku darso wan xanunsanay mudo biloyin ah cules fara badana cibadadu iga hesta iso jawab deg deg

  • @zamzamabdiwarsame
    @zamzamabdiwarsame Жыл бұрын

    M.a😊😊

  • @user-ik9xe9nr2l
    @user-ik9xe9nr2l8 ай бұрын

    ilahay cimrigaga Haku dhereyo

  • @shamsokhalif195
    @shamsokhalif195 Жыл бұрын

    Asc sh riimi aniga waan dhaqmaad waana ku iyadoo dhiig iga daadanayo iyo anigoo uur leh nin ima qabo waxaan ku riyooday arintaas ii fasir

  • @kaamilkaka9485
    @kaamilkaka9485Ай бұрын

    Guri Aan aade ganbar Aan Ku fadhiye ba lagu arka wariyo lkn Marka Laga Reebok riyada run Buu ihaayaa

  • @sahaarqalbi4525
    @sahaarqalbi4525 Жыл бұрын

    Sheeq xageen kala soxirira arin igu solalabatay kuwaydinrabaye

  • @MuunaMunish
    @MuunaMunishАй бұрын

    Riyadan wan ku riyoday xalay lkn waligay waa Mar kii igu horaysay ee ku riyodo allow noo rumee

  • @faizahassen4725
    @faizahassen4725 Жыл бұрын

    Inbadan baan ku riyooday iyadoo caado igu dhacday wax isbadalana wali ma arag

  • @Luna__ruo
    @Luna__ruo Жыл бұрын

    asc sheekh riimi waxa waaye gabar hada kahor kula soo hadashay oo aad tiri youtubeka qoraal ka soo qor youtubekana qeybta commentska wuu iga xiran yhy aniga ahaan waxa ku riyooda riyooyin cajiib ah oo tiro badan qaar koodna argagax yihiin hasa ahaate tiradee ka bateen wax aan soo koobi karana ma ahan aniga somaliya ayaan joogi jiray hada kenya joooga si aad uga maarantit inaa su'aaalo i weydiiiso waxan ahay maamo xaas ah ciyaalna haasato riyadeyda ugu horeeso oo mrkaan imaaday ani iyo wiilkeyga oo baalshuut saaran.baalshuutki cirka anakoo mareeno ayuu nala soo go'ay kdibna buro korkooda ayaan ku soo dhacnay oo aan isla simneen anakoo ordin nala orodsiinaayo meesha dagaandag ah kadib saan u sii carareene nin waa lan oo mindi dheer wato ayaan ka hor tagny mindidi markoo nala soo aadayna waan ku hor cararnay kadibna intaa carareynay wiilkeyga ayaan luuq ku tuuray ninkina wiilkeyga ayuuu daba cararay anina waan soo wareegsaday meel bali ah oo biyo fadhiyo ayaan is taagay wiilkeyga ayaan dhahay soo dheeree kadibna marka aan wiilkeyga gacanta ku dhigay oo ninkina nasooo gaarin ayaan hurdada ka soo kacay..

  • @UltralegendRflex-zm4wl
    @UltralegendRflex-zm4wlАй бұрын

    Sheekh ani gabar an aqano iyadoo cadadii ku dhacdan ku riyadey ee ani iskuma riyon tas isafir

  • @suhuracadey7567
    @suhuracadey7567 Жыл бұрын

    Riyadas wan arkaa lkn madama anan fasirkeeda hore u arkin wexey ila ahanjirtay wax iska cadiya inkastoo sheekh hadan ku riyoodo aan run cadada iigu imaato marxalad walba aan kusunayba yacni gabar nimadeydii iyo hada oon marwo ahayba sheekh maxaa igasiya Kheeyr alle haku siiye ii fa iidey

  • @suldanomohamed5605
    @suldanomohamed5605 Жыл бұрын

    asc www sheeq riimi aad baan kuu salaamay bacdamaa salaan shiiq qeyr fara badan alaha ku siiyo, waxaa in badan igu soo noq noqotay aniga oo xaramkii jooga iyo anigoo masaajid jooga oo inaan weysesto ayaan rabaa hadana kabahan ku weyseysan lahaa maheysto oo waan kaba la,ahay weli isbuucan dhawr jeeran arkay marna Xaramkiiyan joogaa marna masaajid markaa sheqow ilaahey dambigaaga hadhaafee riyadaas maxaa lagu fasiri karaa xaas ayaana ahay

  • @kaamilkaka9485
    @kaamilkaka9485Ай бұрын

    Waxn ahay singal haysato caruur waxn Ku riyode ganbar Aan Ku fadhiye o Ku halabayo dhibic dhiiga hade riyada Laga tago run bu iihayaa dhiiga iifisir

  • @maryanruun2220
    @maryanruun2220 Жыл бұрын

    Asc sheikh telkada iisoo qor

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 Жыл бұрын

    Bslo ku garoobtay.waa carmal

  • @alisiciid3972
    @alisiciid3972 Жыл бұрын

    azc sheeq waxan ku riyooday anigoo meel sandaqad ah an ku dhex jiro o 3 nin i eryanayaan adana meesha dhiig ba ihafiyay inta madaxa uun ba ii muuqata inta kale dhiigan kula jiraa nimankuna albaabkay ii taganyihiin sheeq iigaso jawaab jizaakallaah

  • @fadumobashar.2604
    @fadumobashar.2604 Жыл бұрын

    Asc sheeqow alle baan kugu dhaarshee waan kubaryaane waxaan rabaa inaa iisoo macneyso marka hore waxaan ahay gabar laqabo riyo oo murug igu dishay had kahor anigoo walac ah baan kuriyoody labo qof oo midna uegyahay qiic madoow oosidii qof usameysan midne maro cad kuligiis yah oo igu kordagaalayo mida wada cadeebdaa tiri nayaa canugakeen hdii kale wn kudileynaa midii madoobeybaa tiri iga daa hada madhaline lacagban kaqaadaneynaahe markeydhashana canugee mudo dheerkadib wn dhaly alx alle iguma dhibin waxaan dhalay 3:30 habeenimo 23/7/2022 habeen jimco baxeyso Sabtina soogalayo hadale 2 maalin markaan dhalanahy baa guriyooday ila riyadii oo labadii qof iga qaadanayaa wiilkaan dhaly riyada labaadne haben walbo ayadoo mas weyn icunaayo hadii aan aqristo adkaar wn kuriyoodaa ninkeeygane wn isjeclnahy maalin kastane waxaan micno laheybaan ugu xanaaqaa oonka aamusnaada ee sheeqow wn kubaryaa illahey danbigaada hadhaafo ee sida dhaqsiyaha bdn iigu lasoo xariir

  • @KhanYunis7

    @KhanYunis7

    Жыл бұрын

    Sheekh Riimiyow riyooyinku siday ay ukala adag yihiin ukala hormari riyada caadada kuwo ka bdan qatarsan oo inla fasiro ubaahan ayaa buuxa Wukuso fasiraa wll iska sug Lkn maska midabkiisa inad usheegto ayaa fiicnayd

  • @hamdimohd4993
    @hamdimohd4993 Жыл бұрын

    aniga aykureyody iyodo cadaoigudaceso wanalaiqwa ninkayaga waxankudah waxadsamynisid isakdf mandafayo ilankaminbox

  • @sumayaahmed3516
    @sumayaahmed3516 Жыл бұрын

    Shekhuna waxankuriyodan cadado igudgagan xasayan ahy hooyana wan ahy isoo jawab

  • @abdullahiburaale8842
    @abdullahiburaale8842 Жыл бұрын

    Scw scw scw scw scw scw

  • @lakimahamet4986
    @lakimahamet4986 Жыл бұрын

    shiikh halke lagala so hadlaa plz

  • @idilismail2034
    @idilismail20348 ай бұрын

    😂😂😂 run miya shiikh

  • @ruweydoali6479
    @ruweydoali647910 ай бұрын

    Sheikh plz ifasir riyadan qof asigo ku difacayo oo xabad ku dhaceeso hadana qofkas aadan aqon u lahen mana dhimanayo qofkas Mida xigta qof madaxa xabad loga dhufte oo hadana dhimaneen oo socda dhiiga ila dharkiisa dhan qooye plz isofasir kheyr allh ku siiye Gabar ayan ahay oo weli maguursan maxee noqone

  • @xaliimoali1962
    @xaliimoali1962 Жыл бұрын

    Asc sheekh Alle raali hakaa ahaado fariinteyda iga soojwb waxaam kuriyooday gabadheyda caado kudhaceyso weyna yartahay mana ila joogto gabadha iga soojwb wa maxay?

  • @luleycabaasxuseen3085
    @luleycabaasxuseen30858 ай бұрын

    asc ship waxan kuriyodey cun uk umul oo dhiik man tagaayo

  • @shakirahhassan2525
    @shakirahhassan25258 ай бұрын

    Shekhow aniga waxa ku riyoday injir yar anigo madaxey kaso bixiye dilayo waxa kalo ku riyoday gabar aan is dagalnay oo itiri gabadheda iga xanusan I cafi ane dhahaye kuma cafinayo adbo uurkeyga soo riday kadib markan kacay waka shalaye maxaa iskaga cabin weyday isdhahay gabadhina gabadheda wee xanusatay

  • @najmamohamudnuurulqalbi7655
    @najmamohamudnuurulqalbi7655 Жыл бұрын

    Xiliga ku riyonayay waxa ahaay Quf laqabo oo uur leh ee hadana kuriyoota iyado caada ku dhacday riyooday waliba marada caadada lugaha gashtay kabata iyo cagta dhaxdeeda waliba guriga aabaheey aya ku anigo jooga aabe walalo iyo ninka iqaba wada fadhiyan anna albabka taaganahay ku riyoday waxa kaso waregtay 5bilood

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 Жыл бұрын

    Carmar dheh

  • @user-ql2ew2xz2e
    @user-ql2ew2xz2e4 ай бұрын

    M,a 0:42

  • @user-hq9jk9hj6r
    @user-hq9jk9hj6r25 күн бұрын

    Nin fcn ayaa iga dhintay kadib nin fcn ma halelin

  • @user-bm2hz6pd6b
    @user-bm2hz6pd6b6 ай бұрын

    Asc caadi wareerka badan Maxaa ii keeni kari iyo caajis farabadan Maxaa ii keeni kartaa 📞ii soo jawaab

  • @user-bm2hz6pd6b
    @user-bm2hz6pd6b6 ай бұрын

    Cardio career ayaa isku arkay shiitake Maxaa igu soo socda

  • @nimco.faarah3320
    @nimco.faarah3320 Жыл бұрын

    Sheekh aadba u mahadsantahay lkn aniga waxa ku riyooday xaytkii anigo qaba ayaan masaajid ku dhex tukanaayay ma iga jaahil tiri karta sheekh mahadsanid

  • @NasraMaxamed-cm7lc

    @NasraMaxamed-cm7lc

    Жыл бұрын

    Abayo anigaba sidas okle ayan isku arkay subxana allah

  • @maryamayusuf7642
    @maryamayusuf7642 Жыл бұрын

    Sheekh horta allaha ku barakeeyo . Waxaan ku riyooday wiil aanu wada sheekaysanaynay oon 6month anaanu isla hadal ayaan ku riyooday isagoo leh hooyaday inantaada waan rabaa ooy iyaduna ku tiri kurabtee ka hadh, haddana habaryartay ayuu u tagay oo magaalo kale joogta ooku yidhi waan rabaa inantaa. Markaa xanaaq ku kala maqneen iisoo fasir please MUHIIM ayay ii tahay

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 Жыл бұрын

    DULI NAAG QADAB KUMA AH INAY AKHBASHO

  • @shuubilan9781
    @shuubilan9781 Жыл бұрын

    Cadada waqti hore igu danbeyse wax owlad ah ma dhalin xaley ano cado igu dhaceysa ku riyode

  • @fardowsaadan7322
    @fardowsaadan7322 Жыл бұрын

    Shekh dadka aad taqaano unbaad riyada u fasirtaa miyaa