Farriin | QAYBTA 3AAD | jack ma | ninka shiinaha ugu qanisan

waxaad nagala soo xiriir kartaa
oinshar@gmail.com : omar inshar
kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho

Пікірлер: 526

  • @ogaansho
    @ogaansho6 жыл бұрын

    Fadlan kanaalka faafi - isku day ugu yaraan in aa dhal qof sii gaarsiiso - muuqaalkaan hadii ay daawadaan 10k kadibna qofkasta uu qof kale sii gaarsiiyo waa faaiido weyn -

  • @Semumedia1

    @Semumedia1

    6 жыл бұрын

    Hal qof iska sax aqii.

  • @cabdiraxmanmaxamed3491

    @cabdiraxmanmaxamed3491

    6 жыл бұрын

    OGAANSHO walal what's app Kagah ii sheeg

  • @PHILLIPKAH

    @PHILLIPKAH

    6 жыл бұрын

    OGAANSHO maaansha allah Alla haku x afido

  • @farhansaafi5295

    @farhansaafi5295

    6 жыл бұрын

    OGAANSHO fadlan waxaan ubaahanahay macdanta dalka ugubadan mooduuc ahaan usoo jeedi waa ii muhiim inkastoo aad dadka caawisid please

  • @suhaib9811

    @suhaib9811

    6 жыл бұрын

    OGAANSHO nagu hale brother

  • @hazzanmohamedpaapapoolito9862
    @hazzanmohamedpaapapoolito98626 жыл бұрын

    AniGu waXaN furaYa shirkaD aY kasHaqeeyan 40,000 Oo somali aH. QorshahaazNa waxan HirgelinaYa 2026 incha allaH

  • @Asli256

    @Asli256

    6 жыл бұрын

    laga dhimayba taase hhh

  • @hazzanmohamedpaapapoolito9862

    @hazzanmohamedpaapapoolito9862

    6 жыл бұрын

    african girl somali 8 sanno kahadhay maanta 21 jir ahay. 29 jirkyga bilyaneer somali ah ahay incha allah

  • @Asli256

    @Asli256

    6 жыл бұрын

    oh wlhi way dhawdahay bro ok insha allah alle ha ku rumeeyo lkn waxn ku sheegaya somalia hadii aad ku noshahay hadana anad qoys ahaan u dhisnayn yacni waxn ka wadaa hadii anad haysan dad aad ka tiirsantahy xiliga yar wax wayn ama shirkad intaa leeg ku so bixi mayso markaa wakhtiga kordhiso wllo

  • @hazzanmohamedpaapapoolito9862

    @hazzanmohamedpaapapoolito9862

    6 жыл бұрын

    african girl somali incha allah. Guulban rajaynayah wlo

  • @Asli256

    @Asli256

    6 жыл бұрын

    insha allh bro ana wan ku so rajaynaya

  • @qamarmohammad7116
    @qamarmohammad71166 жыл бұрын

    OGAANSHO sidaaa ubillowde barnamijkan aniga dhan hami socdo aya noqde JAZAKALLLAH KHAIR👌👌👌👌😍

  • @Englishfudud777

    @Englishfudud777

    3 жыл бұрын

    video cusub intaad soo dhigaysid waan sugi kari la ahay waayo markaasaan kusoo beegayaa sirahaan kaa hayo duli yahay dabada laga wasaa

  • @nimcoali5616

    @nimcoali5616

    2 жыл бұрын

    Allah hakuu rumeeyo walaal hamigaaga 💫👑👑👑

  • @Ahmedahmed-me7hl
    @Ahmedahmed-me7hl6 жыл бұрын

    Maalin walba dad cusub ayaan gaadhsiiyaa adigu maalin walba wax cusub inoogu dedaal alle haku xafido

  • @brotherhamzouni3791
    @brotherhamzouni37916 жыл бұрын

    Thanks bro ...waligay ma aaminin inaan wadan shisheeye xorumar Ka gaadho lkn waxan Aamin sanahay inuu dalkaygu qani yahay ...incha allaah waxan rajaynayaa inaan mudo kooban aduunka tuso cida Somali ay tahay

  • @MO_BULXAN.1

    @MO_BULXAN.1

    6 жыл бұрын

    Inshallah walal xamse ilaahey haa kula qabto wallahi wn kugu faney markad hadalka tiri walal ..❤❤❤❤❤

  • @huskyjamapuntland1385

    @huskyjamapuntland1385

    6 жыл бұрын

    Hamza z3d Insha'allah saaxiib.

  • @asahal3343

    @asahal3343

    6 жыл бұрын

    Hamza z3d ma sha Allah walal Allah kula garab galo

  • @brotherhamzouni3791

    @brotherhamzouni3791

    6 жыл бұрын

    Mahadsanidiin asxabtayda ogansho insha allaah isbada Ayaan ubaahanahay ..taariikhda somalida waa inaan wax kabadalnaa wax cusubna abuurnaa

  • @abdullahimohammedibrahim6568

    @abdullahimohammedibrahim6568

    6 жыл бұрын

    Ilaahey haku rumeeyo brother

  • @ubahkeyse5350
    @ubahkeyse53506 жыл бұрын

    Mahadsanid walal fariin fican ayaad noo soo gudbisay Hadan inyar ku darro dhibatooyinka uu soo maray hantilaha reer china ee jack ma 1: jamacda uu dhigan jiray ta ugu xun gobalka uu daganyay ayay ahyd 2: 10 jeer ayuu dirsaday dalabka jamacda hardford ee marykanka 10ka guurna wuu ku fashilmay 3: marku jamacda dhameeyay wuxu is idhi shaqo raadso dhawr shaqo ayuu isku dayay oo ay ka mid ahyn askarinimo, kfc iyo meela kaloo badn Waxana layaab ahyd in shaqaduu codsadaba isaga mooye dadka inta kle la aqbali jiray Run ahaanti wa nin ku daysho mudan micnaha erayga ha is dhiibn ayuu ina baray

  • @ImMak
    @ImMak6 жыл бұрын

    Thanks , waanku tabnay maalmahan ogaansho

  • @musdafemaxamed2649
    @musdafemaxamed26496 жыл бұрын

    Bahda Ogaansho Alle cilmiga iyo caqligaba ha idiinsiyaadiyo.

  • @Chanhagaf

    @Chanhagaf

    6 жыл бұрын

    Musdafe Maxamed Amin

  • @eethyngmalabow7102
    @eethyngmalabow71026 жыл бұрын

    Mahadsanid Mudane faruntii Fariin culus, waye insh Allah halaga faa'ideysto

  • @mahamudtabe1908
    @mahamudtabe19086 жыл бұрын

    Mazha allah sxb caqli iyo aqoon leh illaahay haku barakeeyo guul iyo horumar ayaan kuu rajaynayaa waad noo faaiidaysaaye #Ogaansho👍😍👍👍👏👏👏😍😍

  • @libaanahmed9651
    @libaanahmed96516 жыл бұрын

    Mahadsanid ustad omar

  • @quruxdheman3239
    @quruxdheman32395 жыл бұрын

    Wa jimcihii ugu horeye sanadka cusub lek isara yaqeee 👍

  • @thelionking2300
    @thelionking23006 жыл бұрын

    Thanks #OGAANSHO😍😍

  • @mubaarakmogadishawi
    @mubaarakmogadishawi11 ай бұрын

    استاذ عمر بيض الله وجهك

  • @hajjizeykol98
    @hajjizeykol986 жыл бұрын

    book baan ka diariyey Rag Caana isagana kamida✅👌 Coming soon I.A By Mo Kaabe

  • @maxamedsaki7165

    @maxamedsaki7165

    5 жыл бұрын

    Tusmo Tv thnks pro

  • @Englishfudud777

    @Englishfudud777

    3 жыл бұрын

    video cusub intaad soo dhigaysid waan sugi kari la ahay waayo markaasaan kusoo beegayaa sirahaan kaa hayo duli yahay dabada laga wasaa

  • @abdinurjibawi4967
    @abdinurjibawi49676 жыл бұрын

    Mahadsanid sxb cumar jazakalah

  • @layaallovely6404
    @layaallovely64046 жыл бұрын

    Mahadsanid ogaaansho beryahanba waa sugeney barnamijayadadii thanks

  • @suhaib9811
    @suhaib98116 жыл бұрын

    Thanks brother walahi wax badan kaa faaidi horee u soco 👍👍

  • @maxamedcaliyuusuf6152
    @maxamedcaliyuusuf61522 жыл бұрын

    MASHALLAH USTAADKAAN WELIGEY MA DHEGEYSAN USTAAD KA WANAAGSAN.

  • @deleteabdi8073
    @deleteabdi80736 жыл бұрын

    Mahadsanid wll jazakallah OGAANSHO GOOD CHANNEL 4 EVER❤❤❤❤❤❤👍👍👍

  • @ciisemaxamud5965

    @ciisemaxamud5965

    4 жыл бұрын

    Good

  • @Englishfudud777

    @Englishfudud777

    3 жыл бұрын

    video cusub intaad soo dhigaysid waan sugi kari la ahay waayo markaasaan kusoo beegayaa sirahaan kaa hayo duli yahay dabada laga wasaa

  • @channelone6237
    @channelone62376 жыл бұрын

    Masha ALLAH waa chanel-ka Af-Somaliga wax ku sharaxo kan ugu fiican Halkaas ka sii wad

  • @abdikadiryousof3989
    @abdikadiryousof39896 жыл бұрын

    جزاك الله خير اخي

  • @makariimfamily8111
    @makariimfamily81116 жыл бұрын

    Thanks bro inad noqoto qof dadkiisa u faaidaynayo wa arin muhima talo iftiin badan ayad na tustay lkin ilahay ha naga dhigo kuwii Ku fahma nolosha arimeega faraha badan

  • @mowliidmacaani2471
    @mowliidmacaani24716 жыл бұрын

    Mahadsanid ustaad cumar

  • @jamayasinfarah8774
    @jamayasinfarah87746 жыл бұрын

    Wuu ii soo dhacey vedio gaan weliba anigoo aan mashquul badan heyn laakin xooga bussy jiro waan awoodey inan daawado lkin waxan dreemy mrxalada hdeer an ku suganahy hdan ku daawado nuxurka hadalka inuusan ii dhadhameyn waan deystay waxaana dib u furay kolkii aan sii jiifsanayey anoo fb, wtts, massenger, snapchat, intaba offline ka dhigay wxaana u dreemayey erayada uu cumar ku hadlayo sidii inaan riyoonayo Macalinkayga qarsoon #ogaansho..

  • @adamaliibrahim9446
    @adamaliibrahim94466 жыл бұрын

    Maasha Allah Channel ogaansho Very important Thanks so much MA's uulka channalka

  • @naimaboss26
    @naimaboss266 жыл бұрын

    Jazakalaah walal waan kaa faaidney plz barnaamijyada halaso dahin channelkan waan jeclhye

  • @Jacfar45

    @Jacfar45

    6 жыл бұрын

    Naima Boss runta ka hadashay

  • @BayahowProduction

    @BayahowProduction

    6 жыл бұрын

    Sax

  • @fuaadmuqarab1981

    @fuaadmuqarab1981

    6 жыл бұрын

    Naima Boss

  • @ibtsamcadey7505

    @ibtsamcadey7505

    5 жыл бұрын

    masha allah

  • @amishadam6014
    @amishadam60146 жыл бұрын

    Mashaallah thank u

  • @generousaamiin3967
    @generousaamiin39676 жыл бұрын

    mahadsanid zxp farrin arrin weyn xambaarsan noo soo gudbisey jaza.akalaah wll

  • @mixvideos5225
    @mixvideos52256 жыл бұрын

    Thanks ogaansho

  • @rahmayousuf4863
    @rahmayousuf48636 жыл бұрын

    Mahadsanid huuno qaali

  • @FpiZadkey
    @FpiZadkey6 жыл бұрын

    Waad ku mahad santahay omar Alle haku xifdiyo abti

  • @himiloproduction6046
    @himiloproduction60465 жыл бұрын

    mahadsanid macalin cumar inshaar

  • @rudwanhussen488
    @rudwanhussen4882 жыл бұрын

    ما شاء الله الله يباركلك يا أخي العزيز. ALLH KU BARIKIYO WLL OMER

  • @MO_BULXAN.1
    @MO_BULXAN.16 жыл бұрын

    Jazakal allah walal aad iyo aad baad uu mahadsantey ilaa xad, in badan lagu maa arkin inshar walal taa kale dadka kanaalkan ku xidhan %93 meelaha ayaa aad iyo aad uu dawad oo xiseya walal waa balan inta kanaalka ogaansho ku xidhan uu qof kasta baa gadhsiin doono 10qof iyo waliba in ka badan haddu awoodo inashallah walal..❤❤❤❤❤

  • @miinaamaxamed845
    @miinaamaxamed8456 жыл бұрын

    Thanks walal ogaansho

  • @AbdiazizAlibare
    @AbdiazizAlibare6 жыл бұрын

    Waaaa fikirka fiican runtii Dhinaca kale Waan faafinaynaaa. Kanaalka Mahadsanid zxp

  • @hamsemohamed88
    @hamsemohamed886 жыл бұрын

    shukran wllky wakhtiga iyo dadaalka aad galisey dawashadan si aad noogusoo gudbiso mahadsanid

  • @huskyjamapuntland1385
    @huskyjamapuntland13856 жыл бұрын

    Mahadsanid saaxiib.

  • @engineerdahir6517
    @engineerdahir65176 жыл бұрын

    Mashaa allah Mahadsanid sir

  • @suhaybhashim9599
    @suhaybhashim95995 жыл бұрын

    thanks a lot ogaalsho

  • @dalnuursheibraahin8272
    @dalnuursheibraahin82726 жыл бұрын

    Thanks ogansho

  • @HAYDARI641
    @HAYDARI6416 жыл бұрын

    Asc bro Allaha Ku barakeyo sxbow waxaan kaa codsanayaaa jack ma codadkiisa boo soo turjum

  • @bashka6627
    @bashka66276 жыл бұрын

    Masha allah ,masuul xigmad wanaagsan

  • @salahwadani6707
    @salahwadani67076 жыл бұрын

    jazaka Allahu Kheyr

  • @peachanel1831
    @peachanel18316 жыл бұрын

    chokran akhii

  • @cabdiraxmanmaxamed3491
    @cabdiraxmanmaxamed34916 жыл бұрын

    Cumatoow what's app Kagah kaa sugaya

  • @kumanriyaqinebalkaadzo7042
    @kumanriyaqinebalkaadzo70426 жыл бұрын

    Mahadsanid 👌👍

  • @ayubmohamedhassan
    @ayubmohamedhassan6 жыл бұрын

    mahadsanid sxb inshar video yaasha noo soo badi

  • @priveprive3523
    @priveprive35235 жыл бұрын

    Jazakalh khyran wa jzaaa

  • @yuusufismaaiil2776
    @yuusufismaaiil27766 жыл бұрын

    Mahadsanid ogaansho

  • @ibnuhussein5080
    @ibnuhussein50804 жыл бұрын

    Ogaansho dhiirigaliyaha nafta Alle haku dhawro

  • @abdii9110
    @abdii91105 жыл бұрын

    Thanks waxa i kor dhay faido dhan kamaskaxta ah horo u sucu bro

  • @salmaanloveysn3041
    @salmaanloveysn30416 жыл бұрын

    Masha Allah brother sidoo kale hore usoco

  • @Englishfudud777

    @Englishfudud777

    3 жыл бұрын

    video cusub intaad soo dhigaysid waan sugi kari la ahay waayo markaasaan kusoo beegayaa sirahaan kaa hayo duli yahay dabada laga wasaa

  • @salimmohamed1424
    @salimmohamed14243 жыл бұрын

    thanks wll

  • @Dhigaal24
    @Dhigaal245 жыл бұрын

    mansha mahadsanid walal waxbadan baan kafaaidney

  • @heesosomalicusubchannel9263
    @heesosomalicusubchannel92636 жыл бұрын

    Dhiiri galin talooyin qiima badan mahadsanid walal inshar

  • @ahmadooahmadoo2727
    @ahmadooahmadoo27274 жыл бұрын

    Alahayow caqliga noo barakeee waad mahadsantahyy wll qaaliyaaaaaaa

  • @nimcoshire2083
    @nimcoshire20836 жыл бұрын

    mahadsanid wllo inbadan waan kafaaidaysanay casharadaada inbadan

  • @CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY
    @CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY6 жыл бұрын

    barnamijkan ka iibi HCTV wuu soconaya somalidana way ka faidaysan

  • @nouhabdi589
    @nouhabdi5896 жыл бұрын

    saaxiibayaal mid aan idin waydiiyee hadaad igu dhaantaan iga jaahil bixiya in soomaalida maanta nool ay jiraan shakhsiyaad leh hanti gaadhaysa ugu yaraan 1 billion iyo inkale mahadsanidiin.

  • @gallerysom4191
    @gallerysom41916 жыл бұрын

    Man sha Allah aad ayan muhadsantahy

  • @suldaankaxaafada132
    @suldaankaxaafada1326 жыл бұрын

    M.a sha Allah wll jazakallah

  • @cabdibasid5373
    @cabdibasid53732 жыл бұрын

    Hore usoco wllkei

  • @abubakaradenahmed8158
    @abubakaradenahmed81582 жыл бұрын

    Ogansho wax badan ayan kafaide mashallah nosogudbi wax kabadan

  • @Amatofit
    @Amatofit6 жыл бұрын

    wow sxpow indhaha ayaa ii kala furtay mahadsanid

  • @salmanyousufdayax9234
    @salmanyousufdayax92346 жыл бұрын

    maansha allah aad baan uga faaidaystay ilaahay hakaa jazaa i siiyo aaaaaaamiin

  • @radwanabduqadirragtajr8607
    @radwanabduqadirragtajr86076 жыл бұрын

    thanks ogansho

  • @abdifatahomarali
    @abdifatahomarali2 жыл бұрын

    wll Omar ishaar❤❤❤❤❤ Allah hakaa abaal mariyo sida aad umadaada u dhiiri galiso

  • @mohamedbiciroosh4696
    @mohamedbiciroosh46966 жыл бұрын

    Jazakalaah wallayal

  • @xeylezakikpp7001
    @xeylezakikpp70016 жыл бұрын

    Thks wll tan anaga naheysato waa inan fiirino xalda nagu hareereysan iyo durufta balse inan isbadal iyo macluumaad aruursano wax waqtiya masiino wana arinka manta aan bahdilka ugu jirjo heer tusaale nalaka dhigto wayo bili aadanku wa isku mid waxan leeyhay dhalinyarada sookoraya dhaman hasuginina in isbadalku kaligii iska yimaado ee plz waxan lahadlaa jilka hada soo gacay sameeya wax kaduwan wixii aabayalkeen nolosha cariirigaa ku kalifay waa iga talo ani iyo adinkaba

  • @omermohamedd7221
    @omermohamedd72216 жыл бұрын

    Mashallah zxb barnajiyadada aad bay u qurux badan yihiin

  • @noloshajacaylka8469
    @noloshajacaylka84696 жыл бұрын

    walahay waa jalna fiido badan uu leh somalida hadi ay kaa fidanayan waa jelka ogaansho

  • @Jokar001
    @Jokar0016 жыл бұрын

    OGAANSHO 😍😍

  • @hajjizeykol98
    @hajjizeykol986 жыл бұрын

    Well done sxB

  • @mataanpro9872
    @mataanpro98726 жыл бұрын

    Omar zxp Arrimahan oo badiya

  • @tilmaamahatv4094
    @tilmaamahatv40946 жыл бұрын

    waad ku mahadsantahy omar inshar

  • @yoonisheyle168
    @yoonisheyle1684 жыл бұрын

    Bro aad ba u mhdsanthy wllky qaaliga ah waxa thy qofka nolasha kor iigu sow qaaday cilmigaaga allh ku siiye wllky qaliga ah kugu xiranahy waxan aad u jecelhy dhiiiri gilinta? ❤️Manta wxaan ahy qof iskiiiza u shaqeysto is kuna filan intaas kow allhii na abuuray u mhd noqaa mr wlba second adiga kuu mhd celina aad dhiiri gilin. Cilmi kaga faiiday cilmigaas o. Ah hami aan. Igu jirin b i gilizay waana ii rumoway thank you so much Allh bless you

  • @maxamedomar9079
    @maxamedomar90795 жыл бұрын

    waad mahadsanthy wll

  • @kadijalove4769
    @kadijalove47696 жыл бұрын

    Markaaa dhageeesto aqli xumada na heeesto hadaa nahay africa Waaa Ilmeeyee wlh Insha Allah One day Africa will be reachst country s

  • @barkhadleburhaan8891

    @barkhadleburhaan8891

    5 жыл бұрын

    Waa macquul

  • @liilfei3928
    @liilfei39286 жыл бұрын

    Wxan la yabnahy kuwan likta radinayo shekedaan adinkey idhinko socoto maskaxda ka shaqeysiya wxa tihiin waze

  • @abdinaasirhaajimahamuud5084
    @abdinaasirhaajimahamuud50846 жыл бұрын

    😍😍😍thanks

  • @abdirashiidhasanabdi7020
    @abdirashiidhasanabdi70206 жыл бұрын

    Thanks

  • @farahsaidshalayste8398
    @farahsaidshalayste83986 жыл бұрын

    Mahadsanid Wllo

  • @faaraxmacalin7947
    @faaraxmacalin79476 жыл бұрын

    Barnajikan Fariin waa barnamid wax badn is badal iku sameeye thanks sxb

  • @ukman8732
    @ukman87326 жыл бұрын

    Thanks bro

  • @zuhaybqumaneh2346
    @zuhaybqumaneh23465 жыл бұрын

    Waan xiseya video oo kale zhp

  • @Mohajibril
    @Mohajibril5 жыл бұрын

    Ogaansho channel best

  • @maxamuudcali3790
    @maxamuudcali37905 жыл бұрын

    Inta nebiga jecel like saar

  • @amaalabdal7857
    @amaalabdal78576 жыл бұрын

    Mansha alh wl jazaakalah ilahay haku siyadiyo caqliga

  • @mahammedabdugadernoor1162
    @mahammedabdugadernoor11626 жыл бұрын

    sxb aad iyo aad ugu mahad santahay

  • @tafatirochannel4301
    @tafatirochannel43014 жыл бұрын

    Thanks sxb

  • @habsiilacag7427
    @habsiilacag74276 жыл бұрын

    Wllkeey 1000 mahadsanid waxaad ka mid tahay dadka yar ee somalida jahliga ka saari karo

  • @abuhurayra3972
    @abuhurayra39726 жыл бұрын

    Masha Allah thanks sxp

  • @Englishfudud777

    @Englishfudud777

    3 жыл бұрын

    video cusub intaad soo dhigaysid waan sugi kari la ahay waayo markaasaan kusoo beegayaa sirahaan kaa hayo duli yahay dabada laga wasaa

  • @zumayazaza6759
    @zumayazaza67596 жыл бұрын

    mahadsanid wll wax wnaksen baa noso gudbisa dhiirigalina wan kaa hela brnaamijyadada ilahay haka abaal mriyo💐

  • @zakimoha1284
    @zakimoha12846 жыл бұрын

    runti walal waad mahadsan tahay, aad ayaad II dhiiri galisay afkaar cusubna wan haysta khaasatan jackma siduu ugu dulqaatay wixi uu so maray jaza'akallahu khyr

  • @k_y07
    @k_y076 жыл бұрын

    Jack, Qisadiisa asagoo Eng ayn Aqriye Aad ugu Faraxsanahay in Af Somalia ku dhageeysto Thanks

  • @khadradheeman1772
    @khadradheeman17726 жыл бұрын

    Maansha allaah rutii illaahay uu inasiiyey dhul balaadhan oo waliba qaniya laakiin hadaynu nahay afrikan ma fakerno illaahayna hayna garansiiyo qiimaha dhulkeenu leeyahay

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed36152 жыл бұрын

    cumar inshaar mahasanid ninka jack ma wan dhageystaa waan taageraa kalmada han ka qorey waxakamida yan people future of tomorow cajiib

  • @Rayan10
    @Rayan106 жыл бұрын

    Hore usoco sxp #OGAANSHO

Келесі