Nin Eber kasoo Bilaabay | Amancio Ortega | shirkada Zara | OGAANSHO

amansiyo ortega , nin meel eber ah kasoo bilaabay , waxaa macquul ah in aad xiratay dhar ay samaysay shirkda ZARA ee caanka ah dhinaca dharka ,
ka waran hadii lagu dhaho shirkadaas waxaa aasaasay nin dhar wareejin jiray maantana hantidiisu gaarayso ku dhawaad 70 bilyan oo dollar kuna jiro kaalinta 6aad ragga ugu qanisan caalamka oo dhan maanta , nin yiri hooyaday maanta kadambe gaajo kuma seexanayso markuu arkay hooyadii oo waxay quudato wayday waaguu yaraa
waxaad nagala soo xiriir kartaa
oinshar@gmail.com : omar inshar
kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 257

  • @AbdikhadarN
    @AbdikhadarN4 жыл бұрын

    hooyaday mcn aya ila dhageysaneyso sidaas si limida ayaan ka balan qaday. allow irumey 🙌

  • @taariikhtataariikhta6651

    @taariikhtataariikhta6651

    4 жыл бұрын

    Amiin

  • @ugbaadaragsan84

    @ugbaadaragsan84

    4 жыл бұрын

    Aaamin

  • @samiyaomar3483

    @samiyaomar3483

    4 жыл бұрын

    Fursad side channel Mansha allah wllo aad ayan kuugu farxay waan jeclahay ruuxa waalidkisa udadala

  • @samiyaomar3483

    @samiyaomar3483

    4 жыл бұрын

    Fursad side channel Illahay hakuu dhabeyo Hamigaga

  • @maxamedsoomaali500

    @maxamedsoomaali500

    4 жыл бұрын

    Aamiin wllo

  • @maxamed1766
    @maxamed17664 жыл бұрын

    Maqrib wanaagsan from Somalia markaan soo dukado ayaan fiirsanaa insha allaah Omar inshar mahadsanid macalin nagu qaali ah

  • @maxbuubfaysaljaamac2977
    @maxbuubfaysaljaamac29774 жыл бұрын

    Waa run waan xidhay Suit aad igu qaali ah From london to somalia aan uga dalbaday qancin aan kala kulmay qayb kamida shaqalaha shirkadan Waana suit aad igu muhim ah Runtii mulkilahan wuxuu dhaqday shaqaale aad u wanagsan, shaqaluhuna shacab bay u dhaqeen ay ku kasbadaan dadka dunida oo dhan Taasaa kentay inuu gaadho heerkan

  • @hawonuurmahdi8657
    @hawonuurmahdi86574 жыл бұрын

    Aniga wan so tahriibay yurub ayan imaaday eber ayaan ka bilaabay insha allah hadaf weyn ayan leeyhy ii so duceeya hadafkeeyga in aan gaaro

  • @yoonisheyle168

    @yoonisheyle168

    4 жыл бұрын

    Amin wll ku duceyne

  • @walaalkaweynmaxad2603

    @walaalkaweynmaxad2603

    28 күн бұрын

    Malaga yaba Dib reply igu so gasho

  • @haashimiproduction42
    @haashimiproduction424 жыл бұрын

    Masha Allah ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abakarcarab3622

    @abakarcarab3622

    4 жыл бұрын

    Ok

  • @ogaalkacaalamka1333
    @ogaalkacaalamka13334 жыл бұрын

    Hadii aad ku faraxdo muwalada noocan ah like 👍👍👍👍👍

  • @yasinbarre3682
    @yasinbarre36824 жыл бұрын

    masha allah aad ayan ugu faraxsnhy qabka aan wx u soo gudbiso

  • @idilabdikani2852
    @idilabdikani28524 жыл бұрын

    Omar Omar Omar

  • @alijama7224
    @alijama72244 жыл бұрын

    Ustaad Omar Inshar allah yaxfadak

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo4 жыл бұрын

    Qiso yinka guusha jecliyAA NOSO BADI KUWAAA YAA ILAMID AH FARTA TAAG

  • @faizaabdi4916
    @faizaabdi49164 жыл бұрын

    So inspiring ❤️❤️

  • @motalyaani7254
    @motalyaani72544 жыл бұрын

    Masha Allah ustaad noo soobadi muuqaaladaan oo kale Wlhi dhiira galin ayaan kaqaadaa

  • @umujureej3950
    @umujureej39504 жыл бұрын

    Jazaakallaah ogaansho. Wallhi waa dhiirigalin joogta ah oo free ah. Xiliyadan lajoogo xtaa schoollada sidaan leysagama guubabiyo💚

  • @ahmedturaan134
    @ahmedturaan1344 жыл бұрын

    Mahad sanid wll omar ❤ Horay u sico👏👏👏 Adigana guul inaad gaarto kaa filaah

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish4 жыл бұрын

    Thanks for you information mr. Omar

  • @tsarolad
    @tsarolad4 жыл бұрын

    amancio walahi sida raga ayuu u fakarey waa tukanka dharkeyga basan kiisa ka iibsado👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽

  • @yahyeyousuf4553
    @yahyeyousuf45534 жыл бұрын

    masha allah macalin omar inshaar thnks thnks wllo

  • @fatimabotan2511
    @fatimabotan25114 жыл бұрын

    MashaAllah aad iyo aad ayaan o faraxsanahaa ❤❤❤👍

  • @bariisechanel5704
    @bariisechanel57044 жыл бұрын

    Masha Allah cumar inshaar waa tahay youtuber kaliye ee dhaliyarada dhiira galiyo runtii Allaha kua dhowro

  • @ahmedsaqawemaki2766
    @ahmedsaqawemaki27664 жыл бұрын

    Asc ustd cumar hore wxd inooga balan qaaday in aad inala wadaagto buugta aad aqrisay taasina runtii wxy ina siineysaa dhiiragalin ah in aan anagana wax aqrino Wxn rajeynaayaa in aad soo wado mowduucaa Aad ayn kuu salaamaayaa

  • @Muniira_sh_maxamed
    @Muniira_sh_maxamed4 жыл бұрын

    Wan kaaga mahad celineynaa💐🙌

  • @safiyayasin3305
    @safiyayasin33054 жыл бұрын

    Aniga waxan rajaynaya inan guul gaadho Allah ayaan waydisanayna inuu ila garab galo

  • @zakiadem5417
    @zakiadem54174 жыл бұрын

    Walal barnamijyadan noo soo badi

  • @maslahabdi8066
    @maslahabdi80664 жыл бұрын

    Mnah allah waa waxa ku daysho mudan keep going my chanale keyga ogasho i wished success

  • @fatimadagan8541
    @fatimadagan85414 жыл бұрын

    Shukran ustaad🙏

  • @jimcaalemuse4254
    @jimcaalemuse42544 жыл бұрын

    mahadsanid sxb cumar ishaar

  • @a.samedhaddi7114
    @a.samedhaddi71144 жыл бұрын

    جزاك الله خير اخي

  • @ahmedhajjitamam6503
    @ahmedhajjitamam65034 жыл бұрын

    Masha allah wlalkey oumar inshaar mhdsnd allah ku Abal mariyo

  • @zakidfarah5752
    @zakidfarah57524 жыл бұрын

    Mahadsanid ustaad Allah haku sharfo

  • @nimcoali1851
    @nimcoali18514 жыл бұрын

    waaad mahad santhy zxb Omar inshar sooo badi Noocyadan dhirigalinta ah masha Allah

  • @hawomahamoud2498
    @hawomahamoud24984 жыл бұрын

    ilaahay ha ku barakeeyo wllkay

  • @kingfmotivation3048
    @kingfmotivation30484 жыл бұрын

    *OGAANSHO❤🙏 our lives!!❤🙏*

  • @yahyeabdi8726
    @yahyeabdi87264 жыл бұрын

    Wana Ninka Iska Leh Deportivo Alaves Horyalka Spain 🇪🇸

  • @sidra857
    @sidra8574 жыл бұрын

    Mahadsanid omer inshaar Sharf iyo karam ku noolow

  • @cadecabdixamid9109
    @cadecabdixamid91094 жыл бұрын

    Maalintii ugu horeeysay aan uhormaro like iigu cimaamada

  • @abdishakuursantoz6210

    @abdishakuursantoz6210

    4 жыл бұрын

    Hoooydy mar dambe gaajo kuseexan mayso

  • @alasowali4311
    @alasowali43114 жыл бұрын

    shukran ustad

  • @ahmedadan7158
    @ahmedadan71584 жыл бұрын

    Mahadsanid cumar walal sidaad inoogu faa ideyso markasta

  • @fatumamohamedfatuma412
    @fatumamohamedfatuma4124 жыл бұрын

    Mashaalah wlh macalin kudayasho mudan Aya tahay gul wcn ustad I.a

  • @abaasgurey6184
    @abaasgurey61844 жыл бұрын

    xaqiqdii marar badan ba xirtay dharka saara 🙏

  • @guledsaleman4987
    @guledsaleman49874 жыл бұрын

    Guusha waxa iska leh kuwa rabigood talo saarta eena ku dadaala ka rumayanta riyooyinkooda guulayasta dhalin yaro ♥️♥️

  • @nuurteacher3058
    @nuurteacher30584 жыл бұрын

    M.a ustaad oinshar jazaka laahu qayr ustaad

  • @idilabdikani2852
    @idilabdikani28524 жыл бұрын

    Wcs Omar

  • @khadiijomaxamuudbarre7848
    @khadiijomaxamuudbarre78484 жыл бұрын

    Masha Allah mahad sanid wll cumar

  • @idilabdikani2852
    @idilabdikani28524 жыл бұрын

    Ii duceeya wuu iga maqan yhy Omar Illaahay ha ii soo celiyo

  • @komozqurbaawi8220
    @komozqurbaawi82204 жыл бұрын

    Wapa haystaa😁😁

  • @M_A_M407
    @M_A_M4074 жыл бұрын

    Msha allaH nio hrey u sco

  • @yahyealifarah6093
    @yahyealifarah60934 жыл бұрын

    Waa nin ku dayasho mudan!!

  • @hassanaddow5390
    @hassanaddow53904 жыл бұрын

    Wcs sxb omar inshaar

  • @FirstNamelastName-eu4xk
    @FirstNamelastName-eu4xk4 жыл бұрын

    Zara hada dharka iibsatay like saar wlhi inbadan baan ka iibsaday waxaana lagu iibiya suutka iyo labiska classic ah

  • @kalmadwanaagsan8788
    @kalmadwanaagsan87884 жыл бұрын

    Walal alle haku xafido dar alle ayaan ku jeclahay

  • @mustafeahmed9751
    @mustafeahmed97514 жыл бұрын

    Wad ku mahadsantahy omar barnamijyada tayada leh ee aad noso gulbis alle hakaa jisayi siiyo wllo omar

  • @naimaxaji9360
    @naimaxaji93604 жыл бұрын

    Thank you so much

  • @moblou1421
    @moblou14214 жыл бұрын

    Mahdsanid wllo

  • @Kororsoofficial
    @Kororsoofficial4 жыл бұрын

    Rajo ayaa nagalisaa xaqiiqatan ustaaad omar inshaar

  • @isaxaaqmaxamuud5292
    @isaxaaqmaxamuud52924 жыл бұрын

    Mnsha allh wll alla hakuu barakeeyo codkaaa

  • @sunlight849
    @sunlight8494 жыл бұрын

    thnks mudane

  • @aadanmaxamed9077
    @aadanmaxamed90774 жыл бұрын

    Ogaansho aad baa ugu mahad san tahay barnaamijyada dhiiri galinta leh

  • @axmedcali8360
    @axmedcali83604 жыл бұрын

    ogaansho wll mahadsanid

  • @amiirjordan4715
    @amiirjordan47154 жыл бұрын

    Wan isku dayaya in aan noqdo billion oo aan shirkad furto

  • @burhanyare1780
    @burhanyare17804 жыл бұрын

    Masha Allah will fecan iyo dalaka Hoyo macan

  • @sakariyeabdilahi6545
    @sakariyeabdilahi65454 жыл бұрын

    Thanks wll fikradahan wan jecalahy

  • @lipansheik1337
    @lipansheik13374 жыл бұрын

    Man sha allah ilaahy darenkyga haku kiciyo wll

  • @asiomahamed1227
    @asiomahamed12274 жыл бұрын

    Barnaamij dad guulo xaqiijiyey waan u xiisey

  • @sultaanomar
    @sultaanomar4 жыл бұрын

    First ❤🙏

  • @iftiinnololeed474
    @iftiinnololeed4744 жыл бұрын

    Mahadsanid

  • @waracms1577
    @waracms15774 жыл бұрын

    M.a wll thanks

  • @umujureej3950
    @umujureej39504 жыл бұрын

    Ogaansho💚

  • @daawadkanaal
    @daawadkanaal4 жыл бұрын

    Mahadsanid bro

  • @Top_G_forever
    @Top_G_forever4 жыл бұрын

    Wll omer noo soo badi video yadan

  • @adruzkanal1014
    @adruzkanal10144 жыл бұрын

    Waa shirakada kaliye ee an dharkeeda xidho zara

  • @abdikaniabdullahigure3379
    @abdikaniabdullahigure33794 жыл бұрын

    Masha allaah mawduuc yadaan si gaar ayaa uxiiseeya siyaasad nagaadaa kuwaan naga badanee hhhhhhh

  • @rksomaliofficial6454
    @rksomaliofficial64544 жыл бұрын

    Ale hanoo daaa Hoaydeen😗😗😗😍

  • @clraxmaansiciid3533
    @clraxmaansiciid35334 жыл бұрын

    Allaahu akbar

  • @ahmednourshyusufsalad6673
    @ahmednourshyusufsalad66734 жыл бұрын

    Masha allah

  • @odayhebel868
    @odayhebel8684 жыл бұрын

    Noo soo badi dhiiri galinta shaqa abuuurka mahadsanid

  • @hamsaibro6454
    @hamsaibro64544 жыл бұрын

    Spiritual enlightenment

  • @LiibaanPro
    @LiibaanPro4 жыл бұрын

    M.a wlhi waa video in lagu daydo mudan inaad noo so badisidne wan jeclan laha waxan ahay qof hami sare leh. OGAANSHO Mahadaanid.

  • @cabdallenour6358
    @cabdallenour63584 жыл бұрын

    omer inzhar ustaad soomaaliyeed mufakir ilahay sharaf huwiyay long life

  • @Hilaacpro679
    @Hilaacpro6794 жыл бұрын

    Mr omer waan Ku salaamay

  • @Abdurrahmanmoktar
    @Abdurrahmanmoktar4 жыл бұрын

    Sxp inshar inaan wax akhriyo ayasn rabaa buugtee igalatalin lahayd inaan skhristo si aan khabiir adiga okle inoqdo

  • @Abdiladifbulsho
    @Abdiladifbulsho4 жыл бұрын

    Mr Omar inshar barnami. Ookale ayaan kudayadaa

  • @thehamari7907
    @thehamari79074 жыл бұрын

    Insha Allah Hamigaas ayaan leeyahay waxaana alle rajaynayaa nolol inuu hooyaday kusoo gaarsiiyo anigoo nolosha guulo Waa weyn ka gaaray, Insha Allah Illaahay hanoo rumeeyo hamigaas.

  • @dsacademy3837
    @dsacademy38374 жыл бұрын

    09/11/2019 laba koorso Math iyo English ayaa laga bilaabi doonaa Kanaalkan DS Academy, si aad uga faaideysato kusoo biir oo subscribe saar

  • @mariamabashe4910
    @mariamabashe49104 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @libanosman4752
    @libanosman47524 жыл бұрын

    Woow i'm first

  • @xoorchannel9058
    @xoorchannel90584 жыл бұрын

    Sxb cumar barnaamish yada nuucaan CML noo soo Badi fdln✌✌✌❤❤

  • @cilmicarab8754
    @cilmicarab87544 жыл бұрын

    Omar sxb waan ku salamey

  • @zacka.j3976
    @zacka.j39764 жыл бұрын

    Omer inshar nin wlhi noloshayda badalay walahay aad iyo aad baan ku tageerah

  • @zacka.j3976

    @zacka.j3976

    4 жыл бұрын

    Mansha allaah

  • @feysalpugb2164
    @feysalpugb21644 жыл бұрын

    1st

  • @naciimosaciid6626
    @naciimosaciid66264 жыл бұрын

    First one

  • @laascaanoodmedia4460
    @laascaanoodmedia44604 жыл бұрын

    Team ogaansho liketa waa xagiina

  • @mohmethlover.smedia825
    @mohmethlover.smedia8254 жыл бұрын

    Mahadzanid wll omar inzhar

  • @mohamed-zp5zj
    @mohamed-zp5zj4 жыл бұрын

    waxa aad aan rabaa pro in aan si khaas ah kula soo xidhiidho madamo o aad tahay qof wax badan aan ka faaidey

  • @seerabtaa7584
    @seerabtaa75844 жыл бұрын

    I love zaara brand

  • @engkhadaryusuph3537
    @engkhadaryusuph35374 жыл бұрын

    Mhdsanid sxb anigu waxan xidhay Kabaha ZARA Barnaamijyada noocan oo kale ah ima dhaafan Waana barnaamijyada aan uga baranay ogaansho Guuleyso sxb Omer inshar

  • @salmaanofficial6587
    @salmaanofficial65874 жыл бұрын

    Waligeyga comment mabixinin lkn channelkan waa qeyb ka mid ah nolol mal medkeyga markan fursad hayo wan dawada marka omar sxp horey usoco

  • @badrudinofficial1826
    @badrudinofficial18264 жыл бұрын

    ماشاء الله

  • @mohashukri5408
    @mohashukri54084 жыл бұрын

    Never give up

  • @akdream5313
    @akdream53134 жыл бұрын

    Nashiidooyinka Murayaga ah Faldan naga Daa. Thanks

  • @craxmaancaliufurow1217
    @craxmaancaliufurow12173 жыл бұрын

    Allahu akbar niyadu kaxoog badnaa Hadalka

Келесі