Qisada Guusha ( 1 ) Rag eber kasoo bilaabay , maantana malaayiin lacag ah barkan

waxaad nagala soo xiriir kartaa
oinshar@gmail.com : omar inshar
kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 806

  • @abdihakinjamadaar147
    @abdihakinjamadaar1475 жыл бұрын

    Wuxuu yidhi Eebehiin i barya aan idiin ajiibee, (aqbalee) kuwa iska weyneeya cibaadadayda waxay gali doonaan naarta jahannamo, iyagoo dulleysan.

  • @abdiyare8220

    @abdiyare8220

    4 жыл бұрын

    Wll alle hakaa abaalmariyo wanaagaas

  • @naimaothman979

    @naimaothman979

    4 жыл бұрын

    mansha alla

  • @kingfmotivation3048
    @kingfmotivation30485 жыл бұрын

    wlHi maanta in badan ayaan sugaayey mowduucan oo kale allaah haku sharFo wllkY omar inshaar nin aan wax badan ka faa'iday😘✔😘✔

  • @Lahakiyay
    @Lahakiyay5 жыл бұрын

    Ogaansho. Best somali KZreadr

  • @FadumiinaComedyofficial
    @FadumiinaComedyofficial3 жыл бұрын

    I like ogasha

  • @yusufmohamed3038
    @yusufmohamed30385 жыл бұрын

    وعليكم السلام ورحمة اسله وبركاته ماشالله جزاك الله خير اخي في الله احبك في الله😍😍😍

  • @rafaat4427
    @rafaat44275 жыл бұрын

    sxp waxn ka codsanaYa Qisooyinka guusha Dad muslimiinta Ah Kasoo Hadal

  • @dr.abdinurm.huruse4307

    @dr.abdinurm.huruse4307

    5 жыл бұрын

    Zxb dadka muslimiinta ah Musiibo dhexdooda ba maanta haysta iyaga laga baqaya igaana la gumaada maxay guulaystaaan

  • @ahmedmahmed9355

    @ahmedmahmed9355

    5 жыл бұрын

    @@dr.abdinurm.huruse4307 taariikh badan oo islaamku leeyihiin ,baa ka yara dhiman , dib u baadh wll.

  • @daariqmahamoud4734

    @daariqmahamoud4734

    5 жыл бұрын

    Mnch allh alle kuwo guulaysta ha inaga dhigo

  • @subscribelikesharecomment7843

    @subscribelikesharecomment7843

    5 жыл бұрын

    @@dr.abdinurm.huruse4307 dadka muslimiinta ah ma hor istaagi karto dagaalo iyo caqabado kale ee adigaan islaamka wax ka ogeyn

  • @abukatesamadon1511

    @abukatesamadon1511

    5 жыл бұрын

    Sxb afar qof aya laga she ke yay labo ka mida waa muslimin ee miyadan fahmin barnamijka sxb

  • @ayanlehussein1600
    @ayanlehussein16005 жыл бұрын

    Mahadsanid, wax wayn ayaad nagu soo kordhisay, Abaal wayn Alle ha ku siiyo.

  • @samantarfaarah7740

    @samantarfaarah7740

    2 жыл бұрын

    Ok

  • @AbdallaAli-g6e

    @AbdallaAli-g6e

    Күн бұрын

    Adiga maha walaal​@@samantarfaarah7740

  • @daahirabdi4182
    @daahirabdi41825 жыл бұрын

    Jazaaakallahu khayr walaal mcn aad baad u mahadsantahay

  • @awismail8003
    @awismail80035 жыл бұрын

    Anuu waxa aan ugu horayn dabaqayaa taladii muqaalkii hore caqliyada qofka soomaaliga ah.. Markaa waxaan leehay MAHADSANID WALAAL omer inshaar wakhtigii iyo dadaalkii aad gelisay mawduucan ilaahay hakaa abaal mariyo anagana kuwa wax ku qaata ee aan dayicin hanaga dhigo...

  • @abdiladiif9141

    @abdiladiif9141

    5 жыл бұрын

    Asc

  • @najibmohamed9136
    @najibmohamed91365 жыл бұрын

    Two wan ku farx sanahay cawa like Haleegu qab to

  • @abismediapro5630

    @abismediapro5630

    5 жыл бұрын

    Najiibbuwayetitinley Najib Mohamed PLz_____ prØ_____sÜbscribĒ____mY ➖____➖ChañNeL➖____➖ ⬇⬇⬇⬇⬇⬇ TH🅰ñKs. 💯%✔💜✅

  • @cabdiraxmaanmaxamed3859

    @cabdiraxmaanmaxamed3859

    5 жыл бұрын

    Ugu horayn waan idin salaamay bahda Chanel ka ogaansho waxan rabaa inaan noqdo ganacsade wayn waxaan ahayna arday yar mana garanayo meel aan kabilaabo iyo waxan kubilaabo toona narkaa wax tallo ah iyo wax aan ayaan ubaahday si aan guul ugaadho hamigayguna iigu rumoobo

  • @saabiqa1561

    @saabiqa1561

    3 жыл бұрын

    @@cabdiraxmaanmaxamed3859 nalasoo xiriir 616543115

  • @abdiamiinpaulo2921
    @abdiamiinpaulo29215 жыл бұрын

    KZreadrka ugu fiican kuwa somalida kaa hakaa ahaado youtuber ama ha iska hadlin keep going bro

  • @tyank3705
    @tyank37055 жыл бұрын

    Cumar zxp mcn vedio ad ledahay ba arkay o adigo arabic ku hadlaya ❤wa ku tagera zxp ✌🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤😍😍

  • @cazmi_bella1835

    @cazmi_bella1835

    5 жыл бұрын

    Nala wadaag wllo

  • @yasinabdisamad8355

    @yasinabdisamad8355

    5 жыл бұрын

    Sidoo kle waan arkay ⚡🤩🤗👊

  • @abdiwali1965

    @abdiwali1965

    5 жыл бұрын

    Nala wadag sxb link nosoo dheh

  • @fardowsamohamedamiin9229

    @fardowsamohamedamiin9229

    5 жыл бұрын

    Anigaba wn arky wll mardhaw asagoo nin carbeed wareysanaayo

  • @fardowsamohamedamiin9229

    @fardowsamohamedamiin9229

    5 жыл бұрын

    Qor خالد الحضرى you tubeka kadib video ugu hooreeyo ee البطل الصومالى kuqoranthy fiirso Asaga dhan wxd arkeysaa cumar inshaar

  • @himiloproduction6046
    @himiloproduction60465 жыл бұрын

    mahadsanid macalin cumar inshaar allah haku xiftiyo

  • @kabtanhaaw9800
    @kabtanhaaw98005 жыл бұрын

    Ninka labad baa ugu adkeysi badna walahi masha Allah 😭

  • @QanaoSomalitvmn
    @QanaoSomalitvmn3 жыл бұрын

    Geerida suleyman al raajihii dib ugu noqo waa uu noolyahay filaaa ,Qofkw dhintay wa walalkii salah al raajihi.

  • @saciidaxmad8734

    @saciidaxmad8734

    3 жыл бұрын

    Mya wuu dhintu allah ha unaxriisto

  • @mariamuse6223
    @mariamuse62235 жыл бұрын

    Ilaahy hakaa Abaal mariyo huno sida aad noogu dadaashid omer wll

  • @abdishakourmohamoudjama2326
    @abdishakourmohamoudjama23265 жыл бұрын

    Wan jecelay qisooyinka guulaystayasha

  • @billemuse2829
    @billemuse28295 жыл бұрын

    MANSHA ALLAH wa wll cumar

  • @dan_guud6641
    @dan_guud66412 жыл бұрын

    Mahadsanid cumar waa maqaal dhiirigalin iyo dhugasho mudan ilaahay hakuu barakeeyo cimriga iyo caqligaba

  • @mohamedfuad3586
    @mohamedfuad35865 жыл бұрын

    wn sugayey mowducan 👏🏼

  • @Mirahamaskaxda
    @Mirahamaskaxda5 жыл бұрын

    Anigon Daawan ayaan aminsanahy inaan wax ka faa idi doono

  • @mariamahusseinmohamed9855
    @mariamahusseinmohamed98555 жыл бұрын

    Mash Allah Wlal Omar Mahad Sanid 👍😍🙋

  • @briftechnology6848
    @briftechnology68485 жыл бұрын

    FADLAN NAGU SOO BIIRA ASXAABTA OGAANSHO MAHADSANIDIIN.

  • @dahirabdullahi3148
    @dahirabdullahi31485 жыл бұрын

    Omar inshaar waa kula socdaa ilaa iyo 2017dii waxyaalo badana waan kaa faaiday

  • @farahmohamed3546
    @farahmohamed35465 жыл бұрын

    Waa chanelka kaliya an ku kalsonahay wlhy wana tagera 0mar ogansho inkasto wajigisa an arag hadana si an cadi ahayn ayan ku tagera wll👍👍👍👍

  • @amirtayyip923
    @amirtayyip9235 жыл бұрын

    maclnkyga koowaad ustaad qaalya nlosha frxd ku dhmeeyso🤲❤

  • @ayuubibrahim7565
    @ayuubibrahim75655 жыл бұрын

    Walahi ale dartii baan kuu jec lahay wll

  • @huseenabdirashiid8386
    @huseenabdirashiid83865 жыл бұрын

    aad iyo aad bad u mahadsantahay wax badan ayaa iiga kordhay channel Kani qiima ayuu ii leeyahay.

  • @caarifjama64
    @caarifjama645 жыл бұрын

    Masha allh Wlal DHIRIGELIN KAAAMILA thanks more intii ka heshay muqaalkan LIKEta igu qabo MAHADSANID

  • @hamuunmedia2721
    @hamuunmedia27215 жыл бұрын

    Anaga hadan hahah somali waxan lenahay dhul beereed xeebo iyo dekado iyo dhul shidaal leh lkn dadkiisa eey quluubta kabaaahan yihiin

  • @XamdiCaydiid

    @XamdiCaydiid

    2 ай бұрын

    Bbhhh

  • @salmaan6684
    @salmaan66845 жыл бұрын

    jazaakallaah walaal cumar inhsaar...

  • @bakaruulow6601
    @bakaruulow66015 жыл бұрын

    Chankaaaan wax bahan ayh ka faaa,iday allah idin xafido

  • @jimcaalemaxamedjaamac3331
    @jimcaalemaxamedjaamac33315 жыл бұрын

    MAHADSANID KANAALKA ogaansho 《cumar》wlo aaad ayaaan utaageeraa ganacsiga iyo qisooyinka guusha markaaas wlo soobadi Insha Allah thns more brother of muslim

  • @legitMeastro
    @legitMeastro5 жыл бұрын

    Walaal aad bn kuugu mahad celinaya muuqaalada caynkan ah ayaa ka faaido badan kuwii aad maalmahan aad mu mashquulsanayd waxaan maa codsanayaa inaad nooso gudbisobood soo badiso muuqalada caynkan ah. Wad mahadaanthay Borama Awdal somalia

  • @MohamedIbrahim-fh3fj
    @MohamedIbrahim-fh3fj5 жыл бұрын

    Qofkii koobaad 😋😘😘 like

  • @dhoowrsansidahooyadeed289
    @dhoowrsansidahooyadeed2895 жыл бұрын

    Wlhi kanalkan wan jeclahy anoon daawan ban comanti ka bixiyay hore usoco wallaal cumar 😅

  • @amaalqaaje2073
    @amaalqaaje20735 жыл бұрын

    Mahadsnid walal cumar shaqsi ku dayasho mudan batahay horay usoco wll

  • @ahmedqadar6227
    @ahmedqadar62273 жыл бұрын

    Sida Wanaagsan ee aad Noogu soo gudbiso Barnaamijyadaada tayada leh,waad ku Mahadaan-Tahay,Jzakalaah Qayr

  • @kabadagechannel9791
    @kabadagechannel97915 жыл бұрын

    Soobadi sxb dadka hormarka Gaaray ayogoo faqiir ahaayeen Intii igu raacsan like si Uu u'arko ((MAHADSANIDIIN))

  • @sharmamaxamed1255

    @sharmamaxamed1255

    5 жыл бұрын

    Sxb baraajimka wax sax warkaaga mid ku saleesan sax ah qabkasta aan kafireye sxb guul want ayaN nareenaaa

  • @walaalkaween2431
    @walaalkaween24315 жыл бұрын

    Hore u soco cumar barnaamijyadaada waala socdaa keep going my bro🙌🙌👏👏🤙

  • @warfadayur1301
    @warfadayur13015 жыл бұрын

    Jazaka Allahu Kheyr bro, Dhiiri galintaadu aad beey usareysaa, ilaahy hanugu anfaco

  • @abdisallamsheik1178
    @abdisallamsheik11785 жыл бұрын

    Hubaal waaa run in wax adigo aad iskaa leedahay aad horumar balaaran ka gaaryso

  • @abismediapro5630

    @abismediapro5630

    5 жыл бұрын

    Abdisallam sheik PLz_____ prØ_____sÜbscribĒ____mY ➖____➖ChañNeL➖____➖ ⬇⬇⬇⬇⬇⬇ TH🅰ñKs. 💯%✔💜✅

  • @diinimaxamed1140

    @diinimaxamed1140

    4 жыл бұрын

    Mashaalaah

  • @dirisleabdi364
    @dirisleabdi3645 жыл бұрын

    Keep going sxp Omar ❤️💯👍

  • @muzapmohamett7977

    @muzapmohamett7977

    5 жыл бұрын

    Bro sxbkaa ku dayo oo malaa yacniga iska dhaaf

  • @muzapmohamett7977

    @muzapmohamett7977

    5 жыл бұрын

    Oo wax fcn oo lagugu soo xasusto ka tag Waa laga fcnyhy inaad dad wax ma sheegshegto

  • @zalmaanayemaydhane5756

    @zalmaanayemaydhane5756

    2 ай бұрын

    Si fiican ayaad wax ugu dheegtay haduu wax qaadanaayo

  • @dahiribrahim6730

    @dahiribrahim6730

    2 ай бұрын

    Daridle abdi Tolow 2024 xagee buu jiraa

  • @noahismael8760
    @noahismael87605 жыл бұрын

    Thanks for your kind of inspire🔥😘

  • @abdalleosmman2469
    @abdalleosmman24695 жыл бұрын

    Wll inta ogaansho taagerta like ii saar

  • @naasirsiciid654
    @naasirsiciid6545 жыл бұрын

    cumar sxp mcn wlhy blhy saan kuu jeclahay waad ysabay liph waxad tahay goob aan ka shidaal qaato

  • @PubgDoctor1
    @PubgDoctor15 жыл бұрын

    Walaal soo badi videos saan camal ah❤

  • @mojrgaming1731
    @mojrgaming17315 жыл бұрын

    M.aallah

  • @ahmedqasim460
    @ahmedqasim4605 жыл бұрын

    Mcln inshaar aad ayad u mhdsntahy, adduun iyo akhiraba guul ku rajaynaya

  • @abdihayehansshi8804
    @abdihayehansshi88045 жыл бұрын

    Cumar inshaar adigana sidaa iyo si kasii badan baan kuu rajaynayaa macalin

  • @abdimohamed4792
    @abdimohamed47925 жыл бұрын

    Shukran wll Omar inshar. Tusaalayaasha iyo tala ad nasiinaysto ajir alle hakaa siiyo. Nin an ku daydo ayad tahay.

  • @muniirshukrigeedi5572
    @muniirshukrigeedi55725 жыл бұрын

    Thank you Teacher ❤👏🙏

  • @hkuwaayinruuxgobaerayaanuk8685
    @hkuwaayinruuxgobaerayaanuk86855 жыл бұрын

    dhiirigaliye omar inshar wx badan kaa faa iday macalin alle hka abalmariyo 👏

  • @husniboy5829
    @husniboy58295 жыл бұрын

    Waa hadafkeyga in aan horumar gaaro Aniga oo adeeg sanayo Garashadeyda Awoodeyda Iyo hantideyda Iyo qorsheynta wadiiqo ama hal abuur LA jaan qaadi karo dunida casriga ah Guushaadu waa gogoshaada Ogaansho waad Ku mahadsan tihiin dhiiri gelintiina

  • @user-ub4dj8zm3q

    @user-ub4dj8zm3q

    5 ай бұрын

    Asc sxp kawaran maanta hormar iyo dhaqaale magaartay 4 sano ayaa kasoo wareegtay comentigaan xiliga aad qortayee

  • @Abubakarmoa26
    @Abubakarmoa265 жыл бұрын

    M.a wax badan ayaad naga badashy wll allah haku xifdiyo

  • @Lamahurantv
    @Lamahurantv5 жыл бұрын

    Mahadsanid ustaad sida aad inoo dhiiri gelisay waa arin ku dayasho mudan.

  • @mahamedabdi759
    @mahamedabdi7595 жыл бұрын

    Masha allah

  • @huseinmohumed7299
    @huseinmohumed72992 жыл бұрын

    ماشاء الله تبارك الله يا سيدي

  • @amirkacas7423
    @amirkacas74235 жыл бұрын

    Cumar inshaar janalada allah ku keeyo cafis iyo cafimad kana alle ha kugu deeqo raga waa waxa ka qalisan manta adiga oo mar kista jaceyl garab keyna in ad istaagto alle darti aya ku jaclahy abowe waxa thy wll keyga ika weyn ani waxa jira 23sano balse niyada aya ii dhista alle danbiyada oo dhan ha ku dhaafo cafimad ku noolow

  • @iftiimiye1038
    @iftiimiye10385 жыл бұрын

    muuqaalkan daawa shadiisa waxay turjumaysaa inuu si dhab ah kuugu sheegayo inaad la timaado hal abuur waxna kusoo kordhiso adduunkan

  • @ebnuisseashour1544
    @ebnuisseashour15445 жыл бұрын

    Tallo fiican iyo wayo tusaale kumeel gaar leh waye mahad zanid intiii dabaday dawata like hayla dhafina

  • @hanaaddek3601
    @hanaaddek36015 жыл бұрын

    First view Waan ku salaamay ustaad Omar inshaar👍like😍❤

  • @sadaamjamac8744
    @sadaamjamac87442 жыл бұрын

    Ani waxan jeclahay dhaqalaha iyo ganacsiga madama an kuso koray xalad faqiirnimo ah ❤

  • @jaamacxuseenyuusuf267
    @jaamacxuseenyuusuf2675 жыл бұрын

    *Thankz omar inshar wallo* *Guulbaan Kuu RajAyNayaa*

  • @abdinaasirgantleman1585
    @abdinaasirgantleman15855 жыл бұрын

    Ogaansho kanaalka ugu wangsan somaalida dhinaca yutubka horey usoco wll omar❤

  • @abdialimohamed9884
    @abdialimohamed98845 жыл бұрын

    Keep going macalinkeyga mr inshaar aad ban kuu salamayaa

  • @cabdullaahirooble458
    @cabdullaahirooble4585 жыл бұрын

    Walaahi ani ahaan halkaan la aanteed ee ogaansho wxaa iskayaraa rajada hormarkeyga waayo waxaan ahaa dadka shaqaalanimada jecel anigoo lahaana xirfado iigaara lakin hada waanbadalay fikradii hore

  • @nonamebeforesuccess1047

    @nonamebeforesuccess1047

    5 жыл бұрын

    Cabdullaahi Rooble anaa saas anaa sxb hda technical bn ahy wxn rjynya snd kdib inaan shirkd smeeyo

  • @cabdullaahirooble458
    @cabdullaahirooble4585 жыл бұрын

    Koley madaawan wali lakin waxaanhubaa in ogaansho lasoodhigin maalaayacni

  • @saadiqyare9858
    @saadiqyare98585 жыл бұрын

    JIROOW JOOG SXP OMAR INSHAR WAXAA TAHAY WALAAL AAN ALLA DARTIIS U JECLAHAY

  • @sureyamohamed5695
    @sureyamohamed56955 жыл бұрын

    ماشاء الله تبارك الله الله يعزك ويحفظك

  • @hanadgigis8049
    @hanadgigis80495 жыл бұрын

    Mahadsanid sxb dhiragelin wanaagsan walhi jasakallah

  • @umaymakosaar4079
    @umaymakosaar40795 жыл бұрын

    mzha AllaaH AllaaHe Ha kaa Jazaai siiyo wll sida Aad bulshadaada mar walpa u dhiirigalinayso waxbadan oo aanay ogayna un gaadhsiinaysid🌸🌟🌟🌟🌟

  • @faiomar4010
    @faiomar40105 жыл бұрын

    Great information and yes very inspiring and motivational Thanks 😀

  • @arsenallondon3809

    @arsenallondon3809

    11 ай бұрын

    Wa sax walal mahdsanid walal

  • @Mowliid2024
    @Mowliid20244 жыл бұрын

    Amaay dadku umaleeyaan U.S.A. kali in qof kii tagaa taajiro. Africa dad badan oo guul gaaray baa jira ee soosaar.

  • @sakariyeabdikarimhaaji1201
    @sakariyeabdikarimhaaji12015 жыл бұрын

    U S A wa mesha kaliya ee fursad u ah in riyadada wax badan hirgaliso wayo fursadaha shaqadu waxay Ka qayb yihin horumarka nolosha

  • @Samawadechannel
    @Samawadechannel5 жыл бұрын

    Mahadsanid walaal wax badan ayaan dhegaystay macluumaadka aad noosoo gudbiso wax badana waanu ka baranay ama ka faaidnay waxaadna ka midtahay channalada aan sida joogtada ah ugu xidhnahay ka ugu qiimaha badan oo aan wax badan ka ogaaday marka aad baad u mahadsantahay walaal guuleyso🎖🎖

  • @ibrahimaden4995
    @ibrahimaden49953 жыл бұрын

    Macha Allah Qalii

  • @Hamse_Baydaawi
    @Hamse_Baydaawi5 жыл бұрын

    Muuqaalada nuucan ah waa fvrtekyga shukran wll

  • @muhamedjabran4556
    @muhamedjabran45565 жыл бұрын

    inoosoo badi pls casharada guusha hal cashar oo aad soo tabiso ayaa kumanaan qof dhirigalin u ah una horseedi karah hormar guul

  • @bilanfarah645
    @bilanfarah6455 жыл бұрын

    ustaad omer jazakallah mahadsaid gabdho aduunka guulo ka gaaray iyagana nala wadaag plz

  • @sumeyadaacad

    @sumeyadaacad

    5 жыл бұрын

    ماشاءاللہ جزاك اللهُ‎خيراً يااُستاذي عمر حفظك الله

  • @puntlandforce6504

    @puntlandforce6504

    5 жыл бұрын

    bilan farah baayo sheekadaan wiil iyo gabarba weey kusaabsantahey. fikirku waa in aad sameeysataa wax aad adiga leedahey ee dad ha ushaqeen

  • @raadraacreviews5560

    @raadraacreviews5560

    5 жыл бұрын

    Abaayo sooma ogid in ruuxii u horreeyey Ee ikhtiraaca jaamacad ay ahayd Gabar weliba islaama qarnigii 9aad, oo haddana African ahayd😍 Waa fatima Fihri.

  • @bilanfarah645

    @bilanfarah645

    5 жыл бұрын

    @@raadraacreviews5560 wa sababta aan uleeyahay nala wadaag ustaadka wll hablo bdn oo aaminsan dumarku inayna wxba qabsankarin aya jira mrka dhiirigalin ayey unoqon lahayd haldoorada dumarka ee dunida taariikh ku leh ln looso gudbiyo

  • @raadraacreviews5560

    @raadraacreviews5560

    5 жыл бұрын

    @@bilanfarah645 🙏 buugeyga yool &Yagleel bayba gabadhani hirmuud u tahay hno.

  • @rudwanhussen488
    @rudwanhussen4882 жыл бұрын

    HURY OO SOCO WLL OMER 🥰🥰

  • @xikmado2801
    @xikmado28015 жыл бұрын

    Mahadsanid Ustaad Cumar inshaar Jazakallaahu qeyr aad baan usugaaye muuqaalkan

  • @sheekhabeerta5335
    @sheekhabeerta53355 жыл бұрын

    Love my chaneell, keyga ogaansho,,, ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ waa run arinkaa cumar,

  • @shidaneshekeye7024
    @shidaneshekeye70245 жыл бұрын

    Waxan ahay taageera 1aad e kanalka ogaansho like igu qabta

  • @abismediapro5630

    @abismediapro5630

    5 жыл бұрын

    Shidane Shekeye PLz_____ prØ_____sÜbscribĒ____mY ➖____➖ChañNeL➖____➖ ⬇⬇⬇⬇⬇⬇ TH🅰ñKs. 💯%✔💜✅

  • @abdullahiabdichannel3227
    @abdullahiabdichannel32275 жыл бұрын

    Waad mahadsantahy walal, Sida aad mar walbo noo dhiiro galiso Noso badi maqaalada ka hadlayo guusha. ❤️❤️❤️

  • @abdirashidcatalonia8708
    @abdirashidcatalonia87085 жыл бұрын

    Omar inshaar sxp wlh noloshayda wax baad kabadashay waxan jeclaan lahaa ina aad iisodirto numberkaada khaas ka si macluumad farabadan aan kalatashado

  • @abdimalikbashir7398
    @abdimalikbashir73985 жыл бұрын

    Masha Allah wallahi videogaan dhirigalin ayaan kaqaady waad kumadsanthy sida wanagsan oo aad noodhiirigalisay thanks

  • @eng.hassanahmed9823
    @eng.hassanahmed98235 жыл бұрын

    uma malenayo inu jiro qof intu so qatay sticky note qortay wuxu ka faaidaystay qofkastaba wuxu leyahy manta dhan suqayey video like isara Ana uso horeyey like isaara Wuxu walalkeen waqtiga iyo badhitankisa ugaliyey wa inan ka faaidaysano ee mahin inan comment iyo like tan ugu so horayey isku eryatan xolaha marka cunatada lodhigo midba midkay kaxoogwayntahy ka ceshata THANKS OMAR for your time

  • @tijaartechnology4723
    @tijaartechnology47235 жыл бұрын

    Masha Allah thanks teacher

  • @Maxammed-Sandheere
    @Maxammed-Sandheere5 жыл бұрын

    Omar inshaar waxaad tahay shakhsi ku dayasho mudan. My role model ayaad tahay. Keep going ustaad.

  • @feynuusmacow5930
    @feynuusmacow59303 жыл бұрын

    Thanks bro runta aya ka sheegtay in shaqale wax hormar ah malaha

  • @abdirahmaanahmed6632
    @abdirahmaanahmed66325 жыл бұрын

    Ustaad waad mahad santahay sida wanaagsan aad noogu soo diyaarisey Allah hakaa Abaal mariyo

  • @rikman3561
    @rikman35615 жыл бұрын

    FOREVER 21 Stockholm Sweden 🇸🇪 ✌🏻Xiita wey ku taala 35 daqiiqo I jiirta ✌🏻

  • @laylaahmed5783
    @laylaahmed57835 жыл бұрын

    Yes wllhy wax aya ka gata forever 21 waw this amazing

  • @pestalented8485
    @pestalented84853 жыл бұрын

    shaqaalenimo hore u socod malahan markastana waxadtahay qof aan xor ahayn oo xoogiisa iyo wakhtigiisaba iibinaya all the time so if you can isku day inaad ka gudubto markasta 💪🏾💪🏾💪🏾

  • @ubahkeyse5350
    @ubahkeyse53505 жыл бұрын

    wa mawduc qurux badan se nolosha rag qudha kuma guulystaan dumar badan oo guulysta jira inaad rag halhays usoo qadadto ilama qurux badna waayo rag qudha kuma dawadan siday doonta ha ahaate guulystaysha nolosha wan u hanbalyanya 😎

  • @bilanfarah645

    @bilanfarah645

    5 жыл бұрын

    hadalka afkeyga kala baxday malaha ubaheey hablo bdn oo aduunka saameyn kuleh aya jidha oo dumar bdn yididiilo iyo hami weyn galin kara ustaaad wxn ka codsanaya ind dumarka dunida sameynta ku yeeshay ind noso gudbisid

  • @ubahkeyse5350

    @ubahkeyse5350

    5 жыл бұрын

    mahadsanid huuno ee waxan umalaynya ragga somalida horumarka haweenku gubo sida awgeed dadka uu saranyay xilka ismuujintoodu wa inaga

  • @ibnuahmed3761

    @ibnuahmed3761

    5 жыл бұрын

    @@ubahkeyse5350 Rag iyo dumar waa isku mid Motivicationka markaa Genderku macno malaha ee ku mashquul mawduuca

  • @abdulhamidmuktar9763
    @abdulhamidmuktar97635 жыл бұрын

    wangaaridoonaa saas inshallah

  • @engaxmed8492
    @engaxmed84922 жыл бұрын

    Anaa rajeenaayo guul in sha allah

  • @sabbanyarremaxamed9321
    @sabbanyarremaxamed93215 жыл бұрын

    Masha allah wllo waaan rajaynayaaa inaan bilaaabo arin ii khaaasaa isha allah

  • @sihammohamud493
    @sihammohamud4935 жыл бұрын

    Ilaa mnta video ga sugyey❤jazakallahu khair