Sida madaxda iyo maal qabeenada | talaabooyinkaan raac |

waxaad nagala soo xiriir kartaa
oinshar@gmail.com : omar inshar
kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho

Пікірлер: 564

  • @MRKAHIE
    @MRKAHIE6 жыл бұрын

    Sxb wlhi vediogaaga ilaa dhamaadka ma jari karro si aan caadi ahayn ayay iisaamayaan vedioyadaada

  • @alidaahirqoorsuul2201

    @alidaahirqoorsuul2201

    6 жыл бұрын

    AQOONSO Walal Subscribe Iisaar Fadlan

  • @MRKAHIE

    @MRKAHIE

    6 жыл бұрын

    Farxada Qoyska Channel adna halagaa helo hee subscribeta

  • @hamsejama2375

    @hamsejama2375

    5 жыл бұрын

    Ayanna Ozman kula mid qudhaydu

  • @rahmamohamed5547
    @rahmamohamed55476 жыл бұрын

    Ogaansho ilaah waxan kabryaya sidan iyo ka fcn in aad naqto wlh ilah dartiis kuu jclhy mahadsanid in badan

  • @saamiyadaganofficial9222
    @saamiyadaganofficial92223 жыл бұрын

    Raac talaboyinka qodobadii oo kooban 1: baro wax qiimaha leh 2: si sugan u baro oo degdeg eh 3: tus qiimaha aa ledahay 4: xirfada aa baratay u badal tuumbo maal kuu kenayso 5: baro waxa nafca kugu soo celinaayo 6: baro sida aa wax u baran lahyd

  • @abdikayse4847
    @abdikayse48476 жыл бұрын

    Ogaansho wlhi ilahay Dartiis Ban ku jeclahay 😍😍😍👍

  • @Eduruus

    @Eduruus

    6 жыл бұрын

    Bro subscribe ha iga iloobin adoo mahadasan

  • @abdikayse4847

    @abdikayse4847

    6 жыл бұрын

    Engineerka . MALINTII CHANNELKA LA SAMEEYAY BAN SUBSCRIBE DHAHAY WALAL

  • @Eduruus

    @Eduruus

    6 жыл бұрын

    Mahadsanid

  • @warsamechannel6136

    @warsamechannel6136

    6 жыл бұрын

    Engineerka . Ok

  • @abdikayse4847

    @abdikayse4847

    6 жыл бұрын

    Engineerka . 🖒🖒🖒

  • @haaheehuu2020
    @haaheehuu20206 жыл бұрын

    New ban ku ahay page kan Ogansho go forward Brother

  • @libaanhussein8636
    @libaanhussein86365 жыл бұрын

    #OGAANSHO Waad mahadsantihiin sida hagar la'aanta ah ee aad afkaarta wanaagsan iyo dhiiri galinta bulshada ugu so bandhigtan, qaasatan meelaha bulshadu ay ka liidato. waana idinku dhiiri galinaya in aad baraarujinta bulshada wadaan.

  • @cabdicade8572
    @cabdicade85726 жыл бұрын

    Waxatahay wiil somaliyed oo dadkisa kasugaya horumar fiican allaha nooka daayo intaad ka arkaysid horumarkaas incha allh

  • @welovesomaliawanjeclahaywa7883
    @welovesomaliawanjeclahaywa78836 жыл бұрын

    Masha allah mahad sanidin cumar inshar alle hakaa aqal mariyo barnaamijyada wanagsan ee aad umada soomaaliyeed u heysaan adiga iyo reer ogaansho waxan idin leyahay guuul wacan ❤🇸🇴💙❤🇸🇴❤👈

  • @letsgo8358
    @letsgo83586 жыл бұрын

    Alle haka ajarsiiyo maskaxdeena wad dhistay haka daalin waligaa malinban guul garayna somali oodhan mhdsanid

  • @suhaybhussein9319
    @suhaybhussein93196 жыл бұрын

    mansha allah wll.runti waxthy qof jecel in udadka u faideyo waqtigisana galya gudbinta waxybaha tayada leh oo dadkana dan ugujirto dhiirigalina u ah hore usoco ban kuleyahy wll

  • @maxamedjamal983
    @maxamedjamal9836 жыл бұрын

    Mahadsanid zxb video cajiib ah oo dhiirigelin ah ayd sok diyaarisay mazhkur omar inshar😍😍

  • @SakariaMohamed
    @SakariaMohamed6 жыл бұрын

    Soomaliya rajjo fiican ayee leedahay mustaqbalka hadii adiga oo kale ku jiraan . Masha Allah .

  • @mohammedburhaan1906
    @mohammedburhaan19066 жыл бұрын

    masha allah thank you mr omer alle haka.abal.mariyo sida wacan oo aad usoo diyarisay barnamijkan jasakalahu khyrn

  • @hamzeobsiiye9421
    @hamzeobsiiye94216 жыл бұрын

    Baarakallahu fiik aqoon yahan cumar alle haku xafide

  • @mohamedabdimajidsamatar3726
    @mohamedabdimajidsamatar37266 жыл бұрын

    Masha ALLAH Wanaaga aad bulshada u soo bandhigto ALLA ha kaa abaal mariyo walal.

  • @dalmarshow7877
    @dalmarshow78776 жыл бұрын

    43 views with in one minute. Incredible.

  • @Eduruus

    @Eduruus

    6 жыл бұрын

    Adna subscribe igu caawi sxb

  • @user-yj4qv9gi2k

    @user-yj4qv9gi2k

    4 жыл бұрын

    Masha allh tabarakalaahu

  • @Hismail88
    @Hismail886 жыл бұрын

    Waaa mahadsanathy walal Dembiyadena allh ha dhaafo Cibaadadkena Allah hanaga wada aqbalo janatul fardowsa allh hanu kulmiyo dhamanteen 💟💯 #Ramadan_Kariim

  • @queenladan7291
    @queenladan72916 жыл бұрын

    Shukran abowe wad ku mahadsantahay sidaad makasto noogu faaideyso cimrigaa ha raago cumar inshaar

  • @drmohamed1968
    @drmohamed19686 жыл бұрын

    Mahadsanid wllkey qaaliga omar inshaar allah ha ka jazaaid siiyo

  • @yusufabdishurie3505
    @yusufabdishurie35056 жыл бұрын

    Masha allaah walaal Omar Inshar Kanaalkaan wax badan ayaan ka faa'iiday mana soo koobi karo sida Uusamenta Goonida ah igu leeyahay Allaah kaa ajirsiiyo sida had iyo jeer ugu daagan tahay in aad inagu soo kudbiso wixii anfaca bulshadeena Somaliyeed

  • @Muwaxid10
    @Muwaxid106 жыл бұрын

    Masha alah masha alah ustad omarow wlh wll aad ayan kaga mahad celinaya barnamijkan quruxda badan wlh qalbiyadena ayad tawatey wll ale ajar iyo xanasanat haka siyoo

  • @osaameshariif2432
    @osaameshariif24326 жыл бұрын

    Mahdsanid Omar WE LOVE OGAANSHO RAMADAN KARIM

  • @salathassan8712
    @salathassan87126 жыл бұрын

    Masha Allah my lovely brother Omar inshar Allah huhafido waad ku maxadsantahy

  • @dr.abdihaile7276
    @dr.abdihaile72766 жыл бұрын

    mansha allaah omar inshaar waad ku mahadsantahay dhiiri gelintaada

  • @MMTV-nh1jz
    @MMTV-nh1jz6 жыл бұрын

    Zxp runtii waxaan isku daayaya inan wax akhrinta badsado tnx wllkey ogansho

  • @omaari155
    @omaari1556 жыл бұрын

    alle hakaa ajar siiyo omar inshaar aad baan ujeclahay dalacashada inaan waqtigeyga inta ugu badan ku bixiyo aqrinta kutubta diiniga iyo kuwa kleba

  • @axmedyaasiin4682
    @axmedyaasiin46826 жыл бұрын

    Aad iyo aad ayaad u mahadsantahay ma qiyaasi karo cilmiga aan kaa faaiday Halkaa kasii wad dadaal kaaga Thanks

  • @amranabdullahi6661
    @amranabdullahi66616 жыл бұрын

    Mansha Allah wlalkay Omar aadbaan uga helaa barnaamij yadaada, runtii waan ku farxaa markastoon arko adigoo wax soo galshay, wlal ilahay hanoo kaa daayo shaqsi nolosha wax badan nooga bidhaamiyaad tahay thanks

  • @iamabdorahman5910
    @iamabdorahman59106 жыл бұрын

    wlhi Wakhti Aan ubahna wax akhris ayaad So galisay clipkan oo idhiiri galiyey tnx

  • @huseenabdirashiid8386
    @huseenabdirashiid83866 жыл бұрын

    Mahadsanid si gaar ah ayey ii taabtaan muuqaladaada wax badan Ayaan ka bartay waa ii sharaf .

  • @Abdimm7788
    @Abdimm77886 жыл бұрын

    ramadaan kariim mubarak wll omar inshar aad ayaad ugu mahadsanty dhirigalinta aad mar walba nala garab tagantahay

  • @makariimfamily8111
    @makariimfamily81116 жыл бұрын

    Thanks walhi wll qaali dhiiri galiyaha nafta omarinshar ilahay haku xafido bro sharafi korkaaga ha ahaato #Ogaansho

  • @helloweyiiishekadhu3996
    @helloweyiiishekadhu39966 жыл бұрын

    Mashallah walalo Allah haku dayo aqliga wanagsan iyo maskaxda sida fican nogu tujiisey this video makes me confident I really enjoyed thank you so much

  • @aaminamohamedshukri769
    @aaminamohamedshukri7696 жыл бұрын

    mansha allah walal aad baa u mahadsantahay marwalbo waan ku xerenahay channalkaan waa dhiiri galiyahayga koowaad runtii waxa inoo tahay qof muhiin ah allah kaa abaal mariyo aqii

  • @abdullqaysofficial2476
    @abdullqaysofficial24766 жыл бұрын

    Majiraa qof aqrinaya comment-tiga asagoo video-ga daawanayo

  • @asiaandmaryanhassan3278
    @asiaandmaryanhassan32786 жыл бұрын

    Mcha allah wllo thanks u to much wlhy allah cimrigaga dheryeyo noso badi kuwa dhiri galinta ila last one second kma jed san Allah ka jazad siyo

  • @billehajiyuusuf1393
    @billehajiyuusuf13936 жыл бұрын

    Sxpow 100 adiga cml hadii la heli lahaa wlhi jiilka soo koraayo nolosha kama dhacayaaan, Wxn kaa codsanayaa in aadan noqon sheikh cilmi yaqaan ah dadkane u faideeyo balse isaga aan ku anfacin naftiisa,, Si lamida waayo aragnimadaada iyo xikmadahaga ka faideyso oo nolosha heer ka gaaadh,, Markan dhahayo nolosha heer ka gaadh ulama jeedo in aad faqiir thy, Lkn wxn ka wado wd fahmi kartaa, Waxa hubaal eh adoo nolosha hormar ka gadhey iyo hadaladaada hadii la arko waa laguugu dayan sida dadka nolosha heer ka gadhey ookale,,, Aan kuugu hambalyeeyo codkarnimadada iyo caqliga uu rabi hibo ahaan kuu siyey anigoo kuu raacinaayo masha Allah sxp 👏

  • @ahmedsaalah4729
    @ahmedsaalah47296 жыл бұрын

    Allah ha ku barakeeyo zxb waan ka faa,iday oo qortay dhammaan qodobadii aadka u muhiim ka ahaa. Allah cilmiga iyo caqligaba ha kuu siyaadiyo walal.

  • @harunsheikh8520
    @harunsheikh85206 жыл бұрын

    Mahadsanid walal Omar. Illahey ajir badan hakusiiyo.

  • @akramyare1133
    @akramyare11336 жыл бұрын

    Manshalh sxb qali aad iyo aad ayaan kaaga mahadnaqaynaa sida hufnaanta leh ee aad noo garab taagantahy allha Ku xifdiyo

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo5 жыл бұрын

    Masha allah zhp vidio yadad did ayaan ugu ceshadaa wn jeclahy alleh ha ku dhowro umar

  • @karama0277
    @karama02776 жыл бұрын

    Masha Allah wll omar mohamed in shar ilaahay haku barakeeyo

  • @bashiirje6589
    @bashiirje65896 жыл бұрын

    Wcs Masha Allah Walal Omar Waan Ku Aaminsanahay Ramadan Kareem

  • @walaalkaween2431
    @walaalkaween24316 жыл бұрын

    Masha allah walaal waa barnaamij aad u fcn Cumar walaal hore u sii Soco👌👍👍

  • @abdirahmanmahamad1835
    @abdirahmanmahamad18356 жыл бұрын

    Mahadsanid ogaalka wax badan ayaa idin ka faaiiday

  • @qarwaye6262
    @qarwaye62626 жыл бұрын

    Go forward keep going ogaaNsho

  • @abdirizakbarreabdi1071
    @abdirizakbarreabdi10716 жыл бұрын

    Msha allaha zxp aad bn kugu mahad naqaynaa RAMADAN KARIIM WLL

  • @xamsefaysal1239
    @xamsefaysal12396 жыл бұрын

    Geesi geesi dhalay nolow sxb ogaansho walahay wn kugu dhiirada manka iyo maskaxdaba waad koordhisa wx layaab leh ayan kaa faaiday thnx

  • @Ridwandhiye9010
    @Ridwandhiye90106 жыл бұрын

    Manshaa Allah wll qli khyr Allah kugu badalo wakhtiga badan ee vidéo qiimaha iyo diiri galinta na siiya

  • @abdikadirraage6941
    @abdikadirraage69416 жыл бұрын

    walal waad mahan santahay waxaad itustay wadadii aan ku soconlahaa thank you my big bro

  • @mohamedracheed7385
    @mohamedracheed73856 жыл бұрын

    Maasha allah. Omar Inshar Alle Miisaanka Wanaagyadaada Hakuugu Daro. Nuxurka Videoganna Buug Ayaan Ku Qortay. Alle Ha Ii Fududeeyo Hir Gelintiisa.

  • @deeqyare9117
    @deeqyare91176 жыл бұрын

    Mashaa alaah chenalka ogansho waa hantida galiya ee aan heysanoh qofkasto dhalinyara waxa wajib ku ah inuu subscribed u yahay si uu uhormariyoh nafsatiisa waxan ale ka baryaah ruuxa waqtika ku baxssho soo diyarinta barnamijyada chenalka inuu jirkiisa cadabta ka xoreeyoh 😍😍😍😍😍

  • @abdullahinadif7594
    @abdullahinadif75946 жыл бұрын

    Maasha'allaah mahadsanid wll ilaahay khayr badan ha ku siiyo

  • @adamasirar4443
    @adamasirar44436 жыл бұрын

    ASC walal macan walhi runta caqlii badan Ayaan kha facideeste mash Allah Allah haaku hafido wllky qali

  • @mustafecoddeyproduction891
    @mustafecoddeyproduction8916 жыл бұрын

    Maanshallah Cumar inshaar Wiil soomaaliyeed Allah haku xafido

  • @axmedsenetore738
    @axmedsenetore7386 жыл бұрын

    masha allaah waxad mudan thy dhiri galin waliba mid khasa zxb sii laba jibar dadalka aad noo hyso mr Ahmed

  • @ikrabudul1060
    @ikrabudul10606 жыл бұрын

    Masha Allah channel aad ayan uu jcelhy wlhi insha Allah malin waxan rajeena inan sidad oo kale noqdo

  • @digaalecompany4621
    @digaalecompany46216 жыл бұрын

    Mansha allah chanel wanagsan wlhi Mhadsanid zzp omar ishaar Ramadan kariin

  • @kinghero104
    @kinghero1046 жыл бұрын

    Sxb mcne illaahay ajar haku siiyo janadana boos weyn Allah kaa siiyo insha Allah hamigaaga Allaha ku gaarsiiyo sxb mcne

  • @ahmadyasin6810
    @ahmadyasin68106 жыл бұрын

    aad baan uguu xiranahay halkan waxaan jeclahy dawashada kanalkaa waad mahad santhy wllo

  • @kingwarsame
    @kingwarsame6 жыл бұрын

    Omar ALLE kheyr hakuugu badalo dadaalkaga ku wajahan dhiiri galinta talooyinka aad umada usoo gudbisid anigu waan kaga mahad celinayaa.

  • @abdallamohamedhusein5860
    @abdallamohamedhusein58605 жыл бұрын

    Wd mhd snthy Mudane. Aad bad uso diyarisay thanks for ever

  • @simraanali1393
    @simraanali13936 жыл бұрын

    masha Allah Wllky wat Mahad santahay inbadan markasta wana dhiro galisa allaha Ku xafido

  • @tamaamnasri8919
    @tamaamnasri89196 жыл бұрын

    Masha llh sxb inshasr meesha kasii wad wa barmaamisho aad no anfacayee

  • @Macalimow48
    @Macalimow486 жыл бұрын

    Masha Allah Omar inshaar Allah caqliga haku barakeeyo

  • @user-dv4cg2us6s
    @user-dv4cg2us6s6 жыл бұрын

    maasha allah aqii cumar nin dadaalaayo aatahay allah kuxifdiyo anagana sidoo kale waankugu faan naa hadaanahay somali

  • @yckop3393
    @yckop33935 жыл бұрын

    Mnzha allah Cumar wlhi wax badan ayad na tartay alle haka abaal mariyo mar kasta oon dhagaysanayo eed dhamaadka soo gaadhid ayan is dhaha alla muu sii wado wlhi waaan jeclaysta videoyadada alle haku sharfo wll waanad mahasan tahay🤗

  • @hamzeabdillaahihusseinalza894
    @hamzeabdillaahihusseinalza8946 жыл бұрын

    Mahadsanid wllky omer Alle hakaa abaak mariyo

  • @zakariyemohamud420
    @zakariyemohamud4206 жыл бұрын

    Bro *Omar* jazaka Allah Dhiira galinta aad na siiso Alla yacizak

  • @salmanmuhumed7917
    @salmanmuhumed79176 жыл бұрын

    Masha allah qodob muhiim ah ayaad ka hadashay. Mar walba oo aad videoda daawado anigo qof kale ah ayaan dhamaysaan yacnii anoo dhiiran dadaalka halkaa wad walaal. #OGAANSHO❤

  • @saidamohamud224
    @saidamohamud2245 жыл бұрын

    Mahadsanid walalkena cumar illaaah nagamakaqado danbigada illaaah hadhafo

  • @sundusmohamud3252
    @sundusmohamud32526 жыл бұрын

    Mashallah wll Allah hakaa ajarsiiyo

  • @muataphefaarah8673
    @muataphefaarah86736 жыл бұрын

    WD mahadsantahy Omar inshar wad noo faaideysaY alla haku barakeeyo

  • @nuuxkhalif
    @nuuxkhalif4 жыл бұрын

    Macalin cumar masah allh wax wen aifaidesayo mahasanid macalin

  • @mubashirabdilahi1501
    @mubashirabdilahi15016 жыл бұрын

    Mahadsanid Ibadadan sxb Allah hakuxiftiyo #forward

  • @maxamedyare6708
    @maxamedyare67086 жыл бұрын

    mahadsanid shp cumar inshaar

  • @saedissejamac3840
    @saedissejamac38406 жыл бұрын

    ILLAAHY DARTIIS HADAAN KUU JECLAADAY KHALAD MALIHI MAHDSANID OMAR INSHAR SHARAF KU NOLOW

  • @abdulaahiaxmedmaxamedxasan2683
    @abdulaahiaxmedmaxamedxasan26835 жыл бұрын

    Walle waxbaad ii faaidaysay walal . Mahadsanid

  • @abdirahmanaar1950
    @abdirahmanaar19506 жыл бұрын

    Waa mid ka mid ah muuqalada dhiirigalinta leh ee aan ka faaiday dhiirigaliyaha noloshayda ee / OMAR INSHAAR Waxan u isticmaali doonaa inaan si joogta ah ugu soo ceshceshto muqaalkan Mahadsanid Ilaahi maalinta qiyaamaha qoortaada haka xoreeyo naarta adiga iyo aniga iyo dhamaanteenba .

  • @adanmohamed7483
    @adanmohamed74836 жыл бұрын

    Masha allah gasi nolow sida wax walbo noo jeclaaday allah ku jeclaado

  • @abdilahimidnimo6086
    @abdilahimidnimo60866 жыл бұрын

    Masuul mhdsanid inbadan.. codkaga aaba ah mid so jiidasho leh

  • @wadanichanal5318
    @wadanichanal53186 жыл бұрын

    Masha alaah Ustaad Omar inshaaar

  • @cabdikariiim6562
    @cabdikariiim65626 жыл бұрын

    Channelka ogaansho runti waxad tahay dhiirigeliye mansha Allah

  • @abdifatahsaladabdulle4171
    @abdifatahsaladabdulle41716 жыл бұрын

    Jazaakallahi walal channelka aad ayaan u jecelahy ugaansho wax badan ayan ka faaideysaty

  • @muna229
    @muna2295 жыл бұрын

    Masha alaah ilahay haku cafido wllka noo soo gudbiyey xigmadan

  • @samiircizhqi7805
    @samiircizhqi78056 жыл бұрын

    mahadsanid wllky omer onsher

  • @habiboali7598
    @habiboali75986 жыл бұрын

    ilaahay ha kaa abaal mariyo walalkeen Cumar wax badan ayaan kaa fiidnay, kanaalkaagana waan ku xirnahay maalin le ayaan u soo booqdaa. waxaan rajaynayaa dhammaan dadka kugu xiran ee boggaan daalacda in ay ku dhaqmi doonaan qaadana doonaan cilmiga halkaan aad ku siisid. si weyn ayaan kuu gu mahad celinayaa runtii hawsha aad noo haysid macad kalin afka ah kaliya ka weyn ee ilaahay ha kaa abaal marin.

  • @najahchannelnc2570
    @najahchannelnc25704 жыл бұрын

    Masha Allah tabarakallaha wllky aan ilahay dartiisa u jacalhy ilahy abalkaga janno haka dhigo wllo shugrn

  • @abdiwahaabyasiinosman403
    @abdiwahaabyasiinosman4036 жыл бұрын

    masha alllah sxb sare mahadsanid sida waxyabaha fcn nugo sogudbiso

  • @abdiwahaabyasiinosman403

    @abdiwahaabyasiinosman403

    6 жыл бұрын

    Hye sxb waad araktay ayaa filaa

  • @alidaahirqoorsuul2201

    @alidaahirqoorsuul2201

    6 жыл бұрын

    Walal Subscribe Iisaar Fadlan

  • @safiyohassan8432
    @safiyohassan84326 жыл бұрын

    Waad mahadsantay waan qaatay wanadaad waan ku hormaray run ahaantii iyo waqtiga waan ka fa'iideysaa haka daalin wanad wanaagsan marbey qof mustaqbalkis u saxi doontaa aada ayaa u mahadsantay wllkey qaliga

  • @cabdullahimaxamud5509
    @cabdullahimaxamud55096 жыл бұрын

    Mashallah Ustadi aad ayaad u mahadsantahay.

  • @somaliamedia2074
    @somaliamedia20746 жыл бұрын

    Cumar onshar wllo waxan kaa mahad celinayaa faaiidada aad umada u hayso anaga gaar ahaan ayaan u jecel ahay video waan sugaa inta uu soo galayo allah ha kugu anfaco dadaalkaaga thanks wllo

  • @karasay__01
    @karasay__016 жыл бұрын

    Ramadan Mubarak for everyone

  • @alidaahirqoorsuul2201

    @alidaahirqoorsuul2201

    6 жыл бұрын

    Karazay Mahdi Walal Subscribe Iisaar Fadlan

  • @karasay__01

    @karasay__01

    6 жыл бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @karasay__01

    @karasay__01

    6 жыл бұрын

    Okey

  • @cashodhiblawedhiblawe9141
    @cashodhiblawedhiblawe91416 жыл бұрын

    Wad mahadsantahay wll qli nolaw intaa in ka badan waxaa noo tahay qof qli ah I love macalin qli ah👍👍👍👍👍👍👌👌👌

  • @abdihakinjamadaar3727
    @abdihakinjamadaar37276 жыл бұрын

    Mnsha allah Mahaad sanid OGAASHO Waan wan jecelahay 💙💚💜❤️💛

  • @alidaahirqoorsuul2201

    @alidaahirqoorsuul2201

    6 жыл бұрын

    Abdihakin Jama Daar Walal Subscribe Iisaar Fadlan

  • @abdihakinjamadaar3727

    @abdihakinjamadaar3727

    6 жыл бұрын

    Haaa Akhi Soma Ficnid Waan Ku Salaamaya

  • @gacalyare6614
    @gacalyare66144 жыл бұрын

    Wall sida as ugusoobiiray ogansho aqoonteda waxyay ayey kabaashay waxaan leeyahay mahadsanid jir oojoog marwalba

  • @khadaryare2401
    @khadaryare24016 жыл бұрын

    جزيت بخير أخي الغالي عمر إنشار

  • @shareychannel402
    @shareychannel4026 жыл бұрын

    Ogaansho video yaal nuucaan Oo kale markasta inoosoo daa Dareen ayuu leyahay jazaka alllah

  • @safamahamed8443
    @safamahamed84435 жыл бұрын

    mhadzanid wllky Allah khayr ha ku siyo

  • @abdilahiabdirahmanismail7107
    @abdilahiabdirahmanismail71076 жыл бұрын

    Wcs Walaalkeena Qaaliga ah Jazaka Allah Kheyr, Waxbaddan Ka Faa'idnay Muuqaalkasta oo aad nala wadaagto Oo aan Ku Khasaarno Ma jiro bro Hore U sco Mar walba iyo markasta