25 Sano jirka | 7 Naseexo oo muhiima h | iyo waliba dhamaan dhalinyarada

25 jirka
Moowduuc noocaan oo kale ah mar ayaan kasoo hadalnay lkn farqi weyn ayaa udhaxeeyo kuwii hore iyo middkaaan , mowduuceena maanata waa baaritaan dheer oo uu sameyay qof 25 jir ah su’aalo aad ubadan ayuu waydiiyay dad khubara ah oo kla duwan asagoo leh 25 sano ayaan gaaray maxaad igula talinaysaan .
Halkaan aan idinkula wadaago 7 naseexo oo uu qofkaas doortay in uu dadka la wadaago waanan natiijada baaritaankiisa waxayna anfacaysaa inta dadaas gaartay kuwa wax aan badnayn dhaafay kuwa ku soo dhwo iyo waliba kuwa kayar si ay ugu sii diyaar garoobaan
waxaad nagala soo xiriir kartaa
oinshar@gmail.com : omar inshar
kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 675

  • @Halaasi09
    @Halaasi095 жыл бұрын

    Todobo nasiixo oo anfacaya 25 jirka 1: gesinimo 2: sabar 3: kalsoni 4: toos isula hadal 5: mahinad aad ledahay/ xirfad ku gaara 6: caafimadka /jimicsi 7: calaqadka/xidhidh wanagsan

  • @monaaadan2611

    @monaaadan2611

    5 жыл бұрын

    mhad sanid

  • @monaaadan2611

    @monaaadan2611

    5 жыл бұрын

    wll

  • @monaaadan2611

    @monaaadan2611

    5 жыл бұрын

    lkin sidaan ugu biiri ktaa shabakadaha

  • @fatuma5607

    @fatuma5607

    5 жыл бұрын

    23ban jira alxm intaaso sifina wan leeyahy

  • @warsameapdulallahi1527

    @warsameapdulallahi1527

    5 жыл бұрын

    Thanks your massage writing

  • @sahanka97
    @sahanka975 жыл бұрын

    Masha allaah brother Kannaalkaaga muddo dheer ayaan ku xidhnaa wqx badan ayaan ka faaiday Allaah yacizak akhii

  • @abdifatahdahir1103

    @abdifatahdahir1103

    5 жыл бұрын

    Sahanka Xogaha Khadar aadan nin qaaliya wxd yihiin janalada somaaliyeed ee wax wanaagsan dadka usoo gudbiyo wxdan yihiin aqoonyahaniin dhaba

  • @sahanka97

    @sahanka97

    5 жыл бұрын

    @@abdifatahdahir1103 shukran wllky qli

  • @khmarjiboy9477

    @khmarjiboy9477

    5 жыл бұрын

    aadan nin aan tageero keep goin wall

  • @drhamsedeyr5158

    @drhamsedeyr5158

    5 жыл бұрын

    Adan bro go forwadr

  • @ahmedtiger3809

    @ahmedtiger3809

    5 жыл бұрын

    Sxp maansooniyada maxaa ka leedahay

  • @abdirashiidallcalawi173
    @abdirashiidallcalawi1735 жыл бұрын

    mashlla cumar caawa waxaanu Hargeisa udiyaar sanahay muxaadaro sheikh Mustafa xaji Cali mataan bacdal maqrib ishlla❤❤❤

  • @ibrahimali827

    @ibrahimali827

    5 жыл бұрын

    Malad naaday shiikhu waxaan maqlay wuu xanuunsaday maalin dhawayde

  • @iamabdorahman5910

    @iamabdorahman5910

    5 жыл бұрын

    Meel an ka daawado ma taqaan wll

  • @abdihakimaadem489

    @abdihakimaadem489

    5 жыл бұрын

    Abdi rashiid allcalawi sxp bacda casar baan ku maqlee maa la bedelay wakhtiga?

  • @kaltuunali7597

    @kaltuunali7597

    5 жыл бұрын

    mnsha allh rabi haydin gadhsiyoh khyrkaaz sheekh mustafe my role model

  • @abdihakimaadem489

    @abdihakimaadem489

    5 жыл бұрын

    @@kaltuunali7597 Amiin wlshay mcn Alle haku sharfo adna If iyo Akhiraba.

  • @khadijoquruf
    @khadijoquruf5 жыл бұрын

    1 : Ha gaban \✓ ismidaaami 2: sabarka \✓ inadan ka murugon inaad wax badan Adan xaqijiin Ha unoolaan in lagu dhaho waa qof gulystay 3:isku kalsoni /✓ inadan dadka waydin Maxan soogata Maxan sameya inad fikirkaga ka aminto mid xun aad biliaadantinimada katanasusho 4:toos iskula hadal✓ dul istaag xaqiiiqadada 5:mehnad aad adigu leedahay \✓ kadhigo shaqadada KU meelgaar ee aad kugarto mehnadada kudadal mashruuc kuugara inad yelato 6: caafimadkaga/✓ dhis nidam cafimadkaga 7: dhinica xirirka/ ✓ dhis shabakad xirir iyo macariifa 💖 Shukran wall ajar aan nusqan lahyn ilaahy haka siyo qof walboo kudhaqamana ajarkeda alle hakysiyo💖

  • @Shirdoonn

    @Shirdoonn

    5 жыл бұрын

    Go forward 👍🏽

  • @dahirbarre8029

    @dahirbarre8029

    5 жыл бұрын

    Khadiija💖💖💖💖shukrn waqti ayaad ibdbaadisy...

  • @abdullahiadenissack9349

    @abdullahiadenissack9349

    3 жыл бұрын

    M.a

  • @cadnancali4675

    @cadnancali4675

    Жыл бұрын

    1. Hagabban( sax ) 1. Hagaan ( × )

  • @axmedmacalin4531

    @axmedmacalin4531

    10 ай бұрын

    Mahadsanid walalo❤

  • @never_lost560
    @never_lost5605 жыл бұрын

    صلو على نبي صلى الله عليه وسلم Jimca wanagsan 🕋🖐

  • @abdibasid1893
    @abdibasid18935 жыл бұрын

    Xikmad iyo cilmi inaan ka kororsado unbaan meshadan usoo booqday Alle kaa abaal mari idam illahay🙏

  • @somaltube2212

    @somaltube2212

    5 жыл бұрын

    Waxyaabaha uu soo gudbiyo waa wax tayo lah.

  • @abdirahmanqawdhan5510
    @abdirahmanqawdhan55105 жыл бұрын

    Casharo aan Lagu Baran Jaamacadaha ayaad Bilaash Nagu Siisaa. Mahadsanid Hadalkaagu Saamayn Badan Buu igu Leeeyahay.

  • @abdishakuursantoz6210

    @abdishakuursantoz6210

    4 жыл бұрын

    Waaxaaa igaa hadhy 7 sano

  • @SharmarkeAOsman
    @SharmarkeAOsman5 жыл бұрын

    I can't imagine how important is this video. May Allah bless you dear

  • @asmaabuukar1705
    @asmaabuukar17055 жыл бұрын

    1994-2019 Alxmdllh I'm 25 yrs old. Wan sameynaa talooyinkaan insha allah.

  • @mobedrito9890

    @mobedrito9890

    5 жыл бұрын

    asma abuukar isku da, ayaynu nahay

  • @daahirabdi4182

    @daahirabdi4182

    5 жыл бұрын

    Sidoo kle walaal

  • @samiirjsugulle1680

    @samiirjsugulle1680

    5 жыл бұрын

    asma abuukar Allah Ku fududeyo

  • @mohameddaroor1303

    @mohameddaroor1303

    5 жыл бұрын

    Me too

  • @ismailibrahim5633

    @ismailibrahim5633

    5 жыл бұрын

    @@mobedrito9890 Inaan kaa waynahay baan moodayay walaalkyy

  • @abdisalanyasin
    @abdisalanyasin5 жыл бұрын

    7 nasteexo si kooban u dheeho 1: Habiqin (Yeelo geesinimo) 2 sabar Yeelo 3:kalsooni (isku kalsoonow) 4: Toos iskula hadal 5: Yeelo mashruuc ku gaar ah 6:kudadaal cafimaadkaga 7: Yeelo xiriir feecan oo run ah

  • @sadaamyare6429

    @sadaamyare6429

    Жыл бұрын

    Sadex sano kabacdi maxaa iskaa badalay wllkey oo kugu soo kordhay

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish10165 жыл бұрын

    Wlaahi markaan toosay saaka ayaa arky inuuu wax soo galiyay cumar in shaaar kadip shaqo ayaaa lahaaa intaan eegay ayaa shaqo dii aday kadip markaan soo dhameyay ayaan dhagaysty maan sha allah ku faraxsanahay

  • @hamsehuseien381
    @hamsehuseien3815 жыл бұрын

    Macalinkayga nolosha macalinkayga waayaha iyo wakhtiga macalinkayga salfada erey kasta oo aad i tidhaa saamayn ayuu igu yeeshaa wl mahadsanid in badan qalin iyo qoraal kuma kobi karo sidan mabzuud kugu ahay waan sugaa casharadaada nolosha ee xaqiiqda ah omar ogaansho wl jir oo jooog sanado badan salan sare dhamaantiin asxaabta ogaansho cimri dherer caafimaad iyo cibaado ayaan idiin rajeeyay dhalinayaro .dhabar adayga. Dhiiraanta iyo dhaqaajinta hadafku waa guul

  • @shukribashir6640g

    @shukribashir6640g

    5 жыл бұрын

    hhhhh15banira🤣🤣🤣😂😂😂

  • @inatayasiir6737
    @inatayasiir67375 жыл бұрын

    Macalin omer inshaar waxn ka codsan lha 15 ila 20 jirka ♥️❤

  • @bahjaali5413

    @bahjaali5413

    5 жыл бұрын

    wll wu Ku shegy wuxu Ku dhahy dadka uso dhow 25 iyo kuwa kasii yarba

  • @shiinoqaarey7280
    @shiinoqaarey72805 жыл бұрын

    25 ma jiro lkn muuqaalkan wuxu igu dhiira galiyay wax aan ku taamayay mudo badan oo aan sheega wayay, intaan muuqaalkan dhameesan ayan dhiiraday. Alxamdulilaah Guul baan rajaynayaa.

  • @heerzare_chanel9306
    @heerzare_chanel93065 жыл бұрын

    ChanaLka OgaanzHo Waa ChanaLka sOmaLiDa Ugu HoreeYa inta igu Raacsan Like isiiYa sxipaYaL

  • @updyzeiz1559

    @updyzeiz1559

    5 жыл бұрын

    Waa Runtaa Apdi Rahman

  • @muktaromer8322

    @muktaromer8322

    4 жыл бұрын

    Wan kugu cumaraw walal waayo waan chanalka ugu horeeya enka dhugto waxa ii dhiiri galiya...

  • @siwarnaharsha1435
    @siwarnaharsha14354 жыл бұрын

    anigu waxan ka cabsada inaan dad ban ag istaago hadana waan jeclahay inaan wacdiyo dadka

  • @aasiyasuliemanahmed6200
    @aasiyasuliemanahmed62005 жыл бұрын

    Da'daas ma ihi lkn waan gaadhi inzha Allah Shkrn wll

  • @studioyaab.9771

    @studioyaab.9771

    5 жыл бұрын

    😍

  • @prettyasmaqurxsan5523

    @prettyasmaqurxsan5523

    5 жыл бұрын

    Quen Asia Zwety zido kle

  • @abdinassirmacrufsalamualla9441

    @abdinassirmacrufsalamualla9441

    5 жыл бұрын

    Alle hakugarsiyo walaal.Amiin

  • @prettyasmaqurxsan5523

    @prettyasmaqurxsan5523

    5 жыл бұрын

    Quen Asia Zwety amiin iga dheh

  • @somaltube2212

    @somaltube2212

    5 жыл бұрын

    Hadaad ka ago'antahay waad gaari kartaa hamigaaga.

  • @dhadomedia1484
    @dhadomedia14845 жыл бұрын

    Ilahay cimri dheer iyo camal saalix aha haku siiyo runti waxyabo badan ayan ka faidanay inkastona magacaga aqoonin hadana waan tageera channel ogansho

  • @liishtech5050
    @liishtech50505 жыл бұрын

    ASC Mr Cumar Inshar. Mawduucyadaada, waanu kufaaidnay Run ahaanti.

  • @naagadagofficial3744
    @naagadagofficial37445 жыл бұрын

    M.a wllkey Wanaagaga io faafinta Xigmada.haaga😍😲 ajar keeda allh ku siiyo👏 Inta ka hesho janalka ogaansho like ii saara❤ mahadsanidiin✌

  • @kassimjey1171
    @kassimjey11715 жыл бұрын

    Jumco wanagsan Isoo duceya murad ayan leyahay

  • @luqmaansacad2776

    @luqmaansacad2776

    5 жыл бұрын

    Insha allah ilahay muradkaga ha ku rumeeyo wixii qalbigaaga ku jirana ha lagu soo hordhigo

  • @smartboy2627

    @smartboy2627

    5 жыл бұрын

    Ilahay haku rumeeyo zhpo murad kagah

  • @AK-ol6rm

    @AK-ol6rm

    4 жыл бұрын

    Allah hakuu saqiro wll

  • @CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY
    @CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY5 жыл бұрын

    Macha allah zxp you Gift from allah to our people alah haku xafido zxp

  • @mubarikvlogs8226
    @mubarikvlogs82265 жыл бұрын

    Waxan ahay 18 old lkn wlhi markan dawanyey clipkan iyo kii hore 25jirka ka hadlayay inan 25 jir ahay is modey kuna dhaqmay mahadi korkaaga ha ahaato @omer inshar😍😍😍😍

  • @somaltube2212

    @somaltube2212

    5 жыл бұрын

    Ka faaideyso waqtigaaga inta aad yartahay, Isku day inaad horumariso.

  • @dahirfarahabdullahi2250
    @dahirfarahabdullahi22505 жыл бұрын

    Masha Allah walaal Cumar Inshaar aad iyo aad ayaad u mahadsantahay maadaama aad noloshaada nugu bixineyso sabantoo ah waqtigaaga waa noloshaada Jazaaka Allah

  • @warfadayur1301
    @warfadayur13015 жыл бұрын

    Jazaka Allahu Kheyr bro, waano qiimo leh weeye, ilaahy hanugu anfaco

  • @mohamettdahirmohamett8942
    @mohamettdahirmohamett89425 жыл бұрын

    Masha allah wll Cumar waxbadan oo wanaagsan baad nolosheyda tartey

  • @kowsar39
    @kowsar395 жыл бұрын

    Thanks😍😍📺📺

  • @abdullaahiqarandoon2197
    @abdullaahiqarandoon21975 жыл бұрын

    Wll @cumar inshar alle haku barakeyo wll mcne

  • @abdiwahaabyasiinosman403
    @abdiwahaabyasiinosman4035 жыл бұрын

    M.a wll kheer illah haku siiyo . barnamijka xiga codsi wadan Ku soqaado .

  • @hamzekoffcial9722
    @hamzekoffcial97225 жыл бұрын

    Wxna ahy wiil 16 jir ah wxanan dawada taloyinka iga wawyn wyo beriba wn gadhi 25 sano mrkaa wxd talo isiiya🙏🏻

  • @abdikadirabdullexaaji5693
    @abdikadirabdullexaaji56935 жыл бұрын

    Baraheyga Qaaliga ah Omar Inshaar ALLAHA ku dhowro

  • @doctoranasmohamed2502
    @doctoranasmohamed25025 жыл бұрын

    ماشاءالله تبارك الله. شكرا جزيلا لك مدرب عمر إيشار

  • @queenmiiram970
    @queenmiiram9705 жыл бұрын

    25 iminka ahay wuuna i anfacaya thank u wll qaali jazakallah khayr

  • @malablecadde7231
    @malablecadde72315 жыл бұрын

    Masha allaaah walalkey omar aad ayan kaaga maahadcelinaa naseexada aad noo soo gudbisey. waxaana rajeynaaa in nasexadaada aad noo soo gudbisey ay dhalinyaro badan oo 25 jir ay dhaqaajin ku sameyn doonto hab-dhaqankooda. allaah Swt waxan ka rajeyneynaa in uu Tawfiiqda mar walbo na waafajiyo insha allaah.

  • @Quulle-ibnu-quulle
    @Quulle-ibnu-quulle5 жыл бұрын

    Omar i.shaar allab yacisak ilahy ha ku fuduudeyo hawlaahaga oo dhan

  • @kingfmotivation3048
    @kingfmotivation30485 жыл бұрын

    msha allaH wllka omar inshar alleh haku shaRfo aakHiro io aduunkapa❣✔

  • @boosadem6902
    @boosadem69025 жыл бұрын

    Macha Allah Omar Inshaar barakoow wl, gudbin taada heer ka sarreysa, iyo talooyin kaaga qiimaha badan Alle ha ku siiyo kheyr keeda adduun iyo aakhiro ba..

  • @ahmedhadi2335
    @ahmedhadi23355 жыл бұрын

    waa vidio yow gii ugu muhiimsanaa da'yarteena maanta

  • @Atomkkka
    @Atomkkka5 жыл бұрын

    OGAANSHO Thnks

  • @mucjisadaciyarahaqrngnmosa985
    @mucjisadaciyarahaqrngnmosa9855 жыл бұрын

    Mncha Allah jasakallah channel ka ogansho waa dhirigeliyaha dhaliinyarta somaliyeed hore u socda alleh ha idinka jasai siyo brothers

  • @Mudroble
    @Mudroble Жыл бұрын

    I followed since 2018 and I got benefit much important things. Thanks Dear Omar. From jubuti!

  • @xamsefaysal2454
    @xamsefaysal24545 жыл бұрын

    Mashalh ogaaansho waalal na dhiri galyah noooolaw omar ishaar libx baa tahy wallo

  • @sadiaali3488
    @sadiaali34884 жыл бұрын

    waa waqtigii aab ugubaahibadnaa oon ubaahnaa naseexooyinkaaga Mahadsanid Ustaad Omar, lkn midaa igu adag taasoo ah inaan shaqo iikhaas ah abuurto waayo markahore 3caruuraan hooyo u ahay Ardeyadna waan ahay oo sanadkeygii koowaad eejaamacadan dhigtaa. Allow umuuraha Sahal 🤲❤

  • @Fodcade-Forever
    @Fodcade-Forever5 жыл бұрын

    Msha allah jazakallah ustaad

  • @mariamahusseinmohamed9855
    @mariamahusseinmohamed98555 жыл бұрын

    Masha Allah Akhii Omar Jazakalllah Cilmiga iyo Cimriga AllH kuu Ziyaadsho ♥🙋

  • @dalmarlove3731
    @dalmarlove37315 жыл бұрын

    Maasha Allaah Cumar Waxaa Tahay Nin Aad U Caqli Badan

  • @abdurazack4u848
    @abdurazack4u8485 жыл бұрын

    Mahadsanid Walal Oinshar waa 7 Nasteexo oo muhiim ah haddii aynnu ku dhaqanana, aynnu gaadhi karno guul lataaban karo.illaahey SWT aynu la kaashano.💡 Alhamdulillah🍍

  • @caarifjama64
    @caarifjama645 жыл бұрын

    Masha ALLH wlal Cumar thanks more bro ALLE hku siyaadsho cilmigaga aamin

  • @ruweidaabdiaziz3338
    @ruweidaabdiaziz33385 жыл бұрын

    7 sano ayaa iiga dhiman inzha Allah ilahow cafimad igu gaadhsii

  • @CrisaqCrisaq
    @CrisaqCrisaq5 жыл бұрын

    Mahadsanid ogaansho channel

  • @armaancadde8907
    @armaancadde89072 жыл бұрын

    Thanks sxb waa kanaalka kaliya aan wax ka faaido m.a

  • @Muwaxid10
    @Muwaxid105 жыл бұрын

    Masha allah Chanel Wax Badan Aan Ka Fahmey Ogaansho Alle Ha Barakeeyo

  • @arliyoanwar6212
    @arliyoanwar62125 жыл бұрын

    msha alah cumar wall ilahay ha abaal maryo way i anfici donta waxan jira 19 waxan dhigta high school insha alah ilahay haynagu guuleyo dhamanteen amiin

  • @abdiwasaabdi3531
    @abdiwasaabdi35315 жыл бұрын

    mansha allah walal Omar inshar mar waliba waad na dhiri galisaa alle haku sharfo

  • @mohamedabas4477
    @mohamedabas44775 жыл бұрын

    Aad iyo aad ayaad u mahad san tahay Ustaad Qaaliya wax badan ayaad noo faaiideysay jazakallah kheyr Allah ku xafido aduun iyo Aakhiraba

  • @sabbanyarremaxamed9321
    @sabbanyarremaxamed93215 жыл бұрын

    Masha allah my techer vido ale hakaaa jasaaai siiyo wax badan ayaaan kaaa faaaiiday

  • @eidmohamed2878
    @eidmohamed28785 жыл бұрын

    mansha allah Omar inshar aad ayad umahad santay jasakallahu Kayr

  • @ayanlefarah1554
    @ayanlefarah15545 жыл бұрын

    Masha Allah way I anfacaysaa wlhi jzkl khYr

  • @dersohnvonpiraten2267
    @dersohnvonpiraten22675 жыл бұрын

    Mahadsanid bro waxwanaagsan baa nala wadaagtay Allah haku guuleeyo

  • @cilmicadde4056
    @cilmicadde40565 жыл бұрын

    mhdsanid wll Cumar inshar alle hakaa abaalmariyo dhirigelinta qimaha leh ee aad nala wdgty

  • @arwa.8362
    @arwa.83625 жыл бұрын

    jazakalahu khyr thank you very Much Omar I hope All Your dream came true and to lıve a great lıfe ınch Allah ❤

  • @hassanabdi7491
    @hassanabdi74915 жыл бұрын

    Masha allah wll omar inshar allaha ku barakeeyo The best somalian youtuber

  • @abdirahmaangacayte5209
    @abdirahmaangacayte52095 жыл бұрын

    Mahadsanid walaal ogaansho allaah haku barakeeyo

  • @drshanaaduqoow3835
    @drshanaaduqoow38355 жыл бұрын

    masha allh جزاكم الله خيرا و احسن الجزء alle haku xafido walaalo...

  • @mursaldhegcaleen1073
    @mursaldhegcaleen10735 жыл бұрын

    Mahadsanid wll Omar inshar wax badan oo naga dahsoon ayaad daaha nooga qaaday 🙏🏻🙏🏻🙏❤❤❤

  • @rowdocabdiqani7384
    @rowdocabdiqani73845 жыл бұрын

    Maansha Allah wll wax badan ayaan kafaa iday mahad sanid Ugaasho in badan mahad sanid keep going pro 👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻

  • @ahmadooahmadoo2727

    @ahmadooahmadoo2727

    4 жыл бұрын

    Aad iyo aad baad umahadsantahyy wallaal qaaliyaaa

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh5 жыл бұрын

    Shugran Walal omer

  • @adnankafi4035
    @adnankafi40355 жыл бұрын

    THANKS OGAAANSHO CHANNEL WACAN

  • @suldansadaq8393
    @suldansadaq83935 жыл бұрын

    Masha Allah shukran sxb umaddada aad hey Ku jecel yihiin

  • @mohamedabdalla3441
    @mohamedabdalla34415 жыл бұрын

    Maaha allah jazaakalahu khayr wll ka dhiiri galiyaha bulshada

  • @zahal.official7725
    @zahal.official77255 жыл бұрын

    جزاك الله خيرا جزا أخي الحبيب

  • @flyshakor
    @flyshakor3 жыл бұрын

    Thnks so gudbinta dhiiragalinta iyo faaideynta mar walbo aad dhalinyarada usameeso shukran

  • @abdiasismohamed896
    @abdiasismohamed8965 жыл бұрын

    Mzha llh zhp waad zo de dejizey barnamijki wana sidan donayey Omar inshaar

  • @khalafmorcase4498
    @khalafmorcase44984 жыл бұрын

    25jir maansha alaaah guuushu way iman lkn wadadeeeda baaan qaaday allxamdulilaaah rabil caalamiiin

  • @hassanabdirahman5380
    @hassanabdirahman53805 жыл бұрын

    Shukrn Wllo Cumar Maxamed Inshar Alle ha Ku Karameyo markasta iyo Meelkasta

  • @dhacarseason
    @dhacarseason5 жыл бұрын

    Man sha Allah khayr ilaahay haku siiyo waalaal

  • @suhebsacid4701
    @suhebsacid47015 жыл бұрын

    Mahadsaniid Omar inshaar . codsi ayan wataa hadaad waqti uhesho inaad soo galisiid barnaamij aad oga hadleyso madada xashiishka ama weed fadlaan waa iga codsii walal inta isamee dad badan ayey anfaceysaa oo is ticmaala . adna ajar iyo xasanaad ayad kahelii Alla haka raali noqdee

  • @farhaanbaofficial6505
    @farhaanbaofficial65055 жыл бұрын

    masha allah waa mowduc cajib ah runtii oo wax badan ka faaiday hormar wacan pro Omar inshar

  • @abdirahamnshaqlle7799
    @abdirahamnshaqlle77995 жыл бұрын

    Thanks pro waa mawduuc dhinacyo badan taabanaya zhp go foward

  • @a.samedhaddi7114
    @a.samedhaddi71145 жыл бұрын

    جزاك الله خير اخي

  • @yaxyeyoonis1340
    @yaxyeyoonis13405 жыл бұрын

    الله يحفظك اخوي عمر انشار عمري ٢٢سنة انا احب أن أتعلم باللغات متنوعة كاللغة الصين واللغة الانجليزية وتركية والإسبانية أن شاء الله

  • @blessingchanne1866

    @blessingchanne1866

    2 жыл бұрын

    Hola que es ?

  • @khaashiciaxmed6900
    @khaashiciaxmed69003 жыл бұрын

    ماشاء الله عمر ، حفظك الله

  • @malaakChannel
    @malaakChannel5 жыл бұрын

    Ustaaad Qalbikeyga Ayaaad la hadleysaaa Shukran Caziizii Omar in shaar😘

  • @abdullahiahmedmohamed4067
    @abdullahiahmedmohamed40675 жыл бұрын

    Shakran Ustaad Omar

  • @hassanahmed3218
    @hassanahmed32185 жыл бұрын

    Mahadsanid Ogaansho ❤

  • @sagalsalaad4963
    @sagalsalaad49635 жыл бұрын

    mansha allah wllky allha ku barakeeyo aduunyo iyo Aakhiro dhiiri kalintaada allaha naku anfaco

  • @abdulahihamuume1513
    @abdulahihamuume15135 жыл бұрын

    Ogaansho best chanel aan aad u tagero

  • @abdirizaaqhonda3930
    @abdirizaaqhonda39305 жыл бұрын

    Mahadsanid Saaxip ishaar Keep going

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish10165 жыл бұрын

    I love you this channel wenn ich bin hòrren diese channel ich bin sher freude macht weiter bruder

  • @somaltube2212

    @somaltube2212

    5 жыл бұрын

    Luuqada Germany miyaa?

  • @Jannogale12
    @Jannogale125 жыл бұрын

    Wow Mchlah alle hàaààà. Abaal mariyo

  • @engxasanciise2944
    @engxasanciise29445 жыл бұрын

    Mazha allah bro adiga iyo Sheekh Mustafe Xaaji isamel Haruun wax badan ayaan idinka faa iday malin malmaha kamida hrumar wayn wan gadhayaa inzha allah

  • @aminahassan5688
    @aminahassan56885 жыл бұрын

    Masha Allah wlhi waa naseexooyin aad ufaaida badan Ilahay kheyr hakaa siiyo walal cumar

  • @husnimubarak7282
    @husnimubarak72825 жыл бұрын

    Masha allah ustaad aaad iyo aad ayaa umahadsan tahay shukran

  • @Asli256
    @Asli2565 жыл бұрын

    Thnk u maclim omar ishaar wanooyinkagu waa no gaaido❤❤❤

  • @raageabdihakin3808
    @raageabdihakin38085 жыл бұрын

    Masha Allah ogansho

  • @mohamedademismail5826
    @mohamedademismail58265 жыл бұрын

    Masha Allah alle ha kaa abaal mariyo wlloh wlhi Waxaan ka faaiday waxyaabo bdn جزاك الله خير

  • @kh_nazrivlogs3854
    @kh_nazrivlogs38545 жыл бұрын

    Masha ALLAH sxp wadku mahadsan thy 100% fariintaada muhiimka aha❤️👌

  • @abdinasirdudale5466
    @abdinasirdudale54664 жыл бұрын

    Masha.allah.wll channel ogaansho dhlinta soimaaliyeed inta kuxirn wax badan buu kabadeley ani ahaan Mhdsnid zxp mcn✋

  • @bahjaali5413
    @bahjaali54135 жыл бұрын

    Omar Inshar wa qof cajib ah ❤💪 Alxamdulilah

  • @mahadhassan3067
    @mahadhassan30675 жыл бұрын

    Shukran walal Omar inshaar 🙏👌