Richar Branson | Bukaan milyaneer noqday | iskuulka ayaa laga cayriyay

waxaad nagala soo xiriir kartaa
oinshar@gmail.com : omar inshar
kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho

Пікірлер: 639

  • @caawiyeciiltirecali603
    @caawiyeciiltirecali6036 жыл бұрын

    Ogaansho wllkeey Ilaah dartiis baan kuu jeclahay😍😍😍😍

  • @caawiyeciiltirecali603

    @caawiyeciiltirecali603

    6 жыл бұрын

    😂😂😂 waa dhawahay Mahaana ma joogtaa wlleey 😂😂

  • @wadadyare9058

    @wadadyare9058

    6 жыл бұрын

    caawiye ciiltire cali

  • @iamabdorahman5910
    @iamabdorahman59106 жыл бұрын

    jazakallah akhii caawa waxa soo galaya 10 kii habeen ee naarta layska xoreynayay Allaha naga xoreeyo naarta 💙

  • @najmapatelina1024

    @najmapatelina1024

    6 жыл бұрын

    AbdO rahman Ameen

  • @queenasma8036

    @queenasma8036

    6 жыл бұрын

    Aamiin

  • @mukhtaarjaamacclaaji1950

    @mukhtaarjaamacclaaji1950

    6 жыл бұрын

    Aamiin bro

  • @abdishakurjorje4403

    @abdishakurjorje4403

    6 жыл бұрын

    Aamiin

  • @himilotube3679

    @himilotube3679

    6 жыл бұрын

    Aamiin

  • @tahliilromantic3462
    @tahliilromantic34626 жыл бұрын

    Markaad wax soo dhigto waa ku farxaa wllhi aad bn kuu taageeraa ilahy haku daayo

  • @zaraham4405
    @zaraham44056 жыл бұрын

    Ilahey haku Sharfo wall Runtii Manta waniyad Jabsana mxayely Imtixaan amaray akuso dhacay hada marka arkay Video gaan niyada idhisan Tay Marwlba Wana dhirigalisa Wana kujecelnahay Wall aad a umahad santahay 💖👏

  • @zaynabomar5655

    @zaynabomar5655

    6 жыл бұрын

    Maryama Abdullah abaayo wan ka xumahay, never give up in shaa allah next time wa gaareysaa meel fican ❤

  • @shafaarmoha9479

    @shafaarmoha9479

    6 жыл бұрын

    Maryama Abdullah ha is dhiibin waligaa waad gaariye dadaal inshallah sis go here your strong grl wllo

  • @majabeofficial6939

    @majabeofficial6939

    6 жыл бұрын

    Qasab maha in imitaaxnkasta aad basto lkn waxa qasab kugu ah in aad ku samirto wax kasta oo kugu dhaca😌

  • @habiibomohamed2718

    @habiibomohamed2718

    6 жыл бұрын

    Maryama Abdullah Liebe 💖 Maryama insha alah wir schaffen alles und eine tagen ist kommen wir sind uns sehr glücklich 😀 keine Angst haben bitte 😍❤️😍 ich liebe 💖 dich habibti 😍😍❤️😍

  • @habiibomohamed2718

    @habiibomohamed2718

    6 жыл бұрын

    Maryama Abdullah habo. Mcnto cilada wan wada qabnaa waneh kabaxeynaa insha alah geesinimada marneh yeeysan naa qusin 😍❤️

  • @odayguure1381
    @odayguure13816 жыл бұрын

    OMAR-INSHAAR wllkey alle dartiis ayan ku jclhy waxa tahay macalinkeyga Hadii aan NOLOSHA heer ka gaaro waan ku CASUUMI doona insga Allah

  • @FOOTBALLPLANETYT
    @FOOTBALLPLANETYT6 жыл бұрын

    Damiin yhow naga tag bay Ku leeeyihiin SAA yaab baa Ku dilaya

  • @had1070
    @had10706 жыл бұрын

    Allow cumarow ku barakey inta qano kuna siyadi

  • @khadarqallodayur1309
    @khadarqallodayur13096 жыл бұрын

    ilaahay wllo ha Ku sharfo wllky qaali

  • @mrslove4280
    @mrslove42806 жыл бұрын

    omar inshar allah ku xafido aduun iyo aqiro wan kuduceyay anigo soman waliba Macalin wanaagsan ❤️❤️❤️

  • @hafa5ahmed
    @hafa5ahmed6 жыл бұрын

    Shukran ustaad 🙏

  • @osaamasharif1657
    @osaamasharif16576 жыл бұрын

    Mahadsanid 100% WE LOVE OGAANSHO100%$$$$

  • @user-ln5rl4df1m
    @user-ln5rl4df1m6 жыл бұрын

    Waxaan jogaa wadamada yurub dhawaan ayaan imid luuqada wadankana waa igu yara adagtahe badana macaliminta ma isfahano wixi aan rabay inan barto ama qabto luuqada iiga xidhantahe marka niyad jab xagaa iga heeste markaan barnaamijkaan daawade wax badan iiga baxay niyadediina waa isbadashey maadaama waxa iga dhex guuxaya ay tahe inan ku dhaqaaqo aanan wax igu yara adkaade ujojin hayaankega nolosha

  • @ahmedmohamedsaid5775
    @ahmedmohamedsaid57755 жыл бұрын

    Omar Inshaar waad mahadsan tahay Masha Allah sida aad motivation ka inoogu sameeyneysid hal talo vedio gaan ku darsanaa oo ah magaca EELAAY waa qabiil ee eray xun ahaan ha u tilmaamin mahadsanid

  • @xiisadda4733
    @xiisadda47336 жыл бұрын

    aad iyo aad ayaad u mahadsantahy #ogaansho runti waxaad tahay qof aan waxbadan ka faaiday horey u soco akhi hormar ayaan kuu rajeena

  • @alijimale3280
    @alijimale32806 жыл бұрын

    ogaansho sxb mowduucaaga marakaan arko waxaan dareema raaxo waxaan gala xaalad habi ah waayo waxad soo gudbisaa wax loo bahanyahay

  • @ikhlazyouzzif3448
    @ikhlazyouzzif34486 жыл бұрын

    Thanks huno cumar 👍👍✌️✌️

  • @abdiwahaabyasiinosman403
    @abdiwahaabyasiinosman4036 жыл бұрын

    Asc asxaabta Ramadan wanagsan marka hore fahanka allah ayaa bixiya illaheey hana siiyo fahan dheraad ah bahada OGAANSHO waad mahad san tihiiin sida wanagsan aad nu dhiira galisaan insha allah

  • @mohamedroble8627
    @mohamedroble86276 жыл бұрын

    Inti jecel hormar iney garaan like so dheh waxa la oganaa inta jecel intey la egyihin thx ogansho

  • @cabdullaahisaalax1733
    @cabdullaahisaalax17336 жыл бұрын

    الحمدلله على نعمةالاسلام

  • @jirdemohamed1913
    @jirdemohamed19136 жыл бұрын

    Never give up Waxan xassunayaa sida emotion Aad dadyukan dunida jogan aad kuu dhiri galinised Thanks ogandsho

  • @cfitaaxosmaan2196
    @cfitaaxosmaan21966 жыл бұрын

    #OGAANSHO baraha Nolosha Zxp macaan Guuleyso

  • @HaldoorYare
    @HaldoorYare6 жыл бұрын

    Waxa tahay *motivational speaker* bro noo soo badi macluumadka noocan oo kale ah

  • @abdullqaysofficial2476
    @abdullqaysofficial24766 жыл бұрын

    Mhdsnd wll, wlhi wxd muuda in aad aniga iga hadlaysid tnx

  • @khalifahhassan9518
    @khalifahhassan95186 жыл бұрын

    First comment from Germany Respect everyone 🇩🇪

  • @shamsudiincabdirashiid9234

    @shamsudiincabdirashiid9234

    6 жыл бұрын

    Khalifa Dahir Khalif Sidoo Kale from Germany

  • @abdirahmanyusuf8371

    @abdirahmanyusuf8371

    6 жыл бұрын

    Ich wurde in Deutschland geboren

  • @khalifahhassan9518

    @khalifahhassan9518

    6 жыл бұрын

    Ich denke, du bist ein Lügner😂

  • @jamesbrownbrown7062

    @jamesbrownbrown7062

    5 жыл бұрын

    @@khalifahhassan9518 Kartoffelland

  • @caadilabdi2883

    @caadilabdi2883

    5 жыл бұрын

    aad ayaa ku tageraaa runtii keep going bro

  • @zamiabdu9178
    @zamiabdu91786 жыл бұрын

    Wiilka noo soo gudbiya barnaamijyada wllhay waa wiil wanaagsn jasaakallah wll Qali allah ku xafido akhii

  • @itz_Marwa456
    @itz_Marwa4566 жыл бұрын

    Waligay qof walalkaya magac xun uguma yeedhin ugumana yeedhi doon somaliyey haba midoobinee sida carabta qalbiga iska jeclaada

  • @Ashurmedia
    @Ashurmedia6 жыл бұрын

    masha allah zhbky omar inshaaar waa videoyow ina tuusaya inaan lays dhiibin zhb hore u soco weligaa guuuul

  • @habiibahussein415
    @habiibahussein4156 жыл бұрын

    Masha Allah thanks Brother 👍

  • @arag-cusub
    @arag-cusub6 жыл бұрын

    Akhi aad ayaan u jeclahay codkaaga Mahad sanid cumar

  • @khuuriyeproduction5647
    @khuuriyeproduction56476 жыл бұрын

    Thanks sxb qaali

  • @drzamrani1577
    @drzamrani15776 жыл бұрын

    Alle haku garab galo sxb dad badan baad dhiiri galisaaye

  • @Abdullahiahmedxallane77
    @Abdullahiahmedxallane776 жыл бұрын

    Waxbadan Ayan ka Baranay Waxad tahay Tabaraha Nolashena Cidi igu Racsan Like Ha ii Sarto

  • @ihtimaalbulsho5374
    @ihtimaalbulsho53746 жыл бұрын

    waad ku mahadsantahay ogaansho sida walaalahaada aad ula wadaa geyso mahadsanid zxp sare

  • @shantagolahasare3067
    @shantagolahasare30676 жыл бұрын

    Mashaaa alaah Marka aad fashilamto In aad si dhiibto maaha Jasaakalaah Omar inshar

  • @mohamedoogle2619
    @mohamedoogle26196 жыл бұрын

    Thnkz Uztad

  • @abdifatahhassanabdullahi7122
    @abdifatahhassanabdullahi71226 жыл бұрын

    Waxaad tahay dadka fara kutiriska ah ee youtube channelada si fiican dadka ugu faa ideeya. Good job walal 👏👏

  • @leemk5452
    @leemk54526 жыл бұрын

    استاذ عمر جزاك الله خير

  • @faysadeeq7697
    @faysadeeq76975 жыл бұрын

    omer inshar shukran illaahay khayr ha ku siiyo aduun iyo aakhiro

  • @xasanmaxamed9848
    @xasanmaxamed98486 жыл бұрын

    Masha Allah omar inshar aad baa uga hadashaa waxyaabaha waaqici ah, allaha ku furo fahamka. Guul ogaansho

  • @abdisamadjoe
    @abdisamadjoe6 жыл бұрын

    Omar inshaar waad ku mahadsantahay sida aad noo dhiira galinayid, adiga waxaan kuu rajaynayaa Mustaqbal ifaaya OGAANSHO.

  • @somaliroyalfamily5028
    @somaliroyalfamily50286 жыл бұрын

    ina hooyahay malin walba wax baan ka faida chnalna ila sina ogaansho❤️

  • @maafaraxnaa5665
    @maafaraxnaa56656 жыл бұрын

    mahadsanid ustaad

  • @arzakatube8192
    @arzakatube81926 жыл бұрын

    Shukran Ustaad

  • @hanadayuupcqaadir4011
    @hanadayuupcqaadir40116 жыл бұрын

    Mahadsanid sxb mcn

  • @lovelast8065
    @lovelast80656 жыл бұрын

    Mashallllah good topic congra

  • @kaletepra9704
    @kaletepra97046 жыл бұрын

    Thnkz techar

  • @abdallasomali5369
    @abdallasomali53696 жыл бұрын

    Mahadsanid Omar

  • @mohakoronto4745
    @mohakoronto47456 жыл бұрын

    Thanks Omar inshar nin wxa badan og

  • @ogaanshahadunida
    @ogaanshahadunida6 жыл бұрын

    Sxb omar inshar aad iyo aad baad umahadsantay sida fiican aad wax u sharxayso Sharaxaaga waa cajiib'fasiix'.....wlhi mahadsanid 100%100

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia10596 жыл бұрын

    merci beaucoup mon frere

  • @rashkamohamed1012
    @rashkamohamed10126 жыл бұрын

    Mahadsanid

  • @c.kariimcumar9659
    @c.kariimcumar96596 жыл бұрын

    Jasakalahu khayr. Maanta kabacdi qadaweyn odhon maayo insha Allah 😫

  • @a.samedhaddi7114
    @a.samedhaddi71146 жыл бұрын

    jazakalahu khayr akhi

  • @khadrafarah8272
    @khadrafarah82725 жыл бұрын

    masha Allah😍waad ku mahadsan tahay sida Quruxda badan ee aad noo dhiirigalinayso Allah hakaa abaal mariyo Ustaad Allah yacizak ❤🌷💖

  • @biiftagroup9688
    @biiftagroup96886 жыл бұрын

    Ogaansho mahadsanid inbadan aad iyo aad ayaan uga faidaa dhiira galin ayaan ka helaaa

  • @maxamedyare2880
    @maxamedyare28806 жыл бұрын

    Mansha allah walalaha ogaansho aad iyo aad ayaad umahad san tihin waxaan rajeynaya in aad ku soodar taan vidio caafimaad ka hadlaayo waana mahad santihin ogaansho

  • @Abdimm7788
    @Abdimm77886 жыл бұрын

    manshalah waa nin ku dayasho mudan wllo omar inshar jazakalhu khyr

  • @iamliban5475
    @iamliban54756 жыл бұрын

    Thnkz alot my pro

  • @sakiafpmedia3401
    @sakiafpmedia34015 жыл бұрын

    Masha alaah pro alaha kuu barakeeyo hurumarkaad samaysay

  • @Ahmvdov
    @Ahmvdov6 жыл бұрын

    Runtii wx Badan ayaan ka Faaidey Barnaamikan. Mahadsanid Macalin Omer

  • @Maanbile
    @Maanbile6 жыл бұрын

    MashaAllah waa dhiirigilin wanaagsan

  • @abdirahmanofficial168
    @abdirahmanofficial1686 жыл бұрын

    Good job ogaansho

  • @Macalimow48
    @Macalimow486 жыл бұрын

    Shukran akhii aad ayaan uga faa'iiday muqalkan

  • @abdifatahwebdeveloper117
    @abdifatahwebdeveloper1176 жыл бұрын

    Mahadsanid Ustaad I always connected Ogaansho Abaal farabadan ayaan kaaga haynaa wll Jazakalahu khayran akhii

  • @shuebyare
    @shuebyare6 жыл бұрын

    Thanks Ogaansho

  • @abdiamericoameriko9435
    @abdiamericoameriko94356 жыл бұрын

    Sxb waad ku mahadsnid tahay rich inaad noo soo gudbiso taariikhdisaa sxbow dadka aduunka ugu taajirsaan waa wax iskuul laga eryey iyo wax derbi jiif ahaa (waa rag bada kaluunkala soo baxay ) sxb ninkaan meelo baan ka simanahay inshalah one baan guul xaqiijiin mahadsnid mar 2aad program ka xirnahay

  • @abdirahimip885
    @abdirahimip8856 жыл бұрын

    Hadaa gool rabto ee dhirigali

  • @kaykeylonk6712
    @kaykeylonk67126 жыл бұрын

    mahadsanid wll omar

  • @inahcarab8946
    @inahcarab89466 жыл бұрын

    omar inshar thanks wll

  • @khmarjiboy9477
    @khmarjiboy94776 жыл бұрын

    Thankz zhp

  • @gaboose114
    @gaboose1145 жыл бұрын

    Mahadsanid sxb sida wanaagsan aad noogu soo gudbisey warbixinyaan wanaagsan

  • @SomaliGlobal
    @SomaliGlobal6 жыл бұрын

    Mahadsaid wll Omer

  • @mahadmohamedahmed3335
    @mahadmohamedahmed33356 жыл бұрын

    Omar inshar (OGAANSHO) waa mahadsantahy aad baan kugu hambalyeenayaa muuqaaladdaada faa'idada leh oo aaad noo soo gudbiso.

  • @busuri35
    @busuri356 жыл бұрын

    Ogu hormar baan is dhahayay mise waaba la iga horreya dawashada muuqalkan Aad baa looga helay muuqaladaada in aad nala wadaagto haka daalin #ogaansho

  • @mohamedyussuf7133

    @mohamedyussuf7133

    5 жыл бұрын

    Cumarow walal.macan mahad sanid in. Badan

  • @khadradheeman1772
    @khadradheeman17726 жыл бұрын

    Shukran macali

  • @samiircizhqi7805
    @samiircizhqi78056 жыл бұрын

    shukran ustaad

  • @amallinaabass7675
    @amallinaabass76755 жыл бұрын

    Thanks for ur encouragement

  • @xalimo2416
    @xalimo24166 жыл бұрын

    thnks wllky omar i shaar❤❤❤😘

  • @jeeswaano1666
    @jeeswaano16665 жыл бұрын

    Good I love 💕 your channel it’s wonderful and so interesting somaali language is my language but i don’t speak well my mom explain to me what you say and it’s amazing thanks 🇸🇴

  • @abdrisaqyusuf9445
    @abdrisaqyusuf94453 жыл бұрын

    Ilaahay baa noogu sharaf badan isagaa iskaleh mulkiga aduunka oo dhan iyo samaawaadka inta udhaxaysa ilaahayaw na mukisii wax baahidayada kafaynkara aamiin

  • @qadroaxmad6136
    @qadroaxmad61365 жыл бұрын

    shukran walal

  • @user-ln5rl4df1m
    @user-ln5rl4df1m6 жыл бұрын

    بئس الآسم الفسوق Walale waad mahadsantahe macluumaadkaan wax ku oolkaa Lkn aayada qaybtaan sida aad ugu dhawaaqdo waxbaa ka qaldan dib u eeg شكرا

  • @maryamaali7875
    @maryamaali78755 жыл бұрын

    Masha allah alle haku xafido cilmigada alle haku barakeyo dhirigilintada wadku mahadsantahay jazakalahu kheyr Jana alle hakugu awalmariyo

  • @abdalleabdirazak1158
    @abdalleabdirazak11586 жыл бұрын

    Ogansho wll waxaad noo soo gudbeeysa dalkaga sharciga markiiba ku ziinaya iyo dalkaga jamacadaha schlorshipka bixiiya

  • @hassandhiif7104
    @hassandhiif71046 жыл бұрын

    Thank you bro

  • @moanaorey8790
    @moanaorey87906 жыл бұрын

    masha alh aad ayn Uga hela dhiiri galintada ama aad naguso jedisid shekoyinka ama qisayinka faidada anaga noleh thnk you brother

  • @sadaqabdulahiahmed2321
    @sadaqabdulahiahmed23215 жыл бұрын

    Mahadsanid magcaha nanista dadka qof ugu yeran aha ama ugu waca lkn inshallah allh wanka hari Dona allh kasokowna adaa kumahadsan Omar 🙏🙏

  • @osmanomar8334
    @osmanomar83346 жыл бұрын

    Mahadsanid walaal

  • @khuuriyeproduction5647
    @khuuriyeproduction56476 жыл бұрын

    Waxaaan kuugu mahad celinayaa sida wanaagsan ee aad wax noogu soo gudbiso

  • @alixzaanislam5541
    @alixzaanislam55416 жыл бұрын

    Jazakallahu khayra wajaza sxp

  • @nuurteacher3058
    @nuurteacher30586 жыл бұрын

    Masha Allah in dhibtada kuu jirto ayuu hormarku kuu jiraa yacni rafaad la'aan raaxo ma imaato wllyal guul ayaan garaynaa innaga insha allah

  • @abdirizakdahir739
    @abdirizakdahir7396 жыл бұрын

    Thnkz bro

  • @HalimaHalima-hg5hd
    @HalimaHalima-hg5hd6 жыл бұрын

    Thanks my brother

  • @hudayusuf7088
    @hudayusuf70886 жыл бұрын

    Mahadsanid wllo

  • @abdirahmanalimohamed4959
    @abdirahmanalimohamed49596 жыл бұрын

    Omar Inshar جزاك الله wll sare Allaha ku xifdiyo

  • @abdikadiryousof3989
    @abdikadiryousof39896 жыл бұрын

    جزاك الله خيرا الجزا

  • @user-vs2ui7jz2y
    @user-vs2ui7jz2y6 жыл бұрын

    #ogaansho chanal somali usimantahy lana wada jecelyhy alle haku sharfo wllky😍

  • @exmarshwer4676
    @exmarshwer46764 жыл бұрын

    M.a walal wad ku mahadsantahy niyada i dhistaay 🙏 god bless u

  • @saharalul5549
    @saharalul55494 жыл бұрын

    Shukran walal

  • @tamaamnasri8919
    @tamaamnasri89196 жыл бұрын

    Masha llh waxqabad wacan mahadsnd sxb Omar Inshaar

Келесі