Dood, Culimada Qaadiriya iyo Wahaabiya Q2aad.

Музыка

Qamar Suugaani
Suldaan Seeraar
Mursal Muuse
Khadar Keeyaw
Cabdikariim Cali Shaah
Yamyam Production
Fahad Karie
#Fahad_Karie

Пікірлер: 156

  • @Bashiirbashka143
    @Bashiirbashka1437 ай бұрын

    M.a ilaahaw culimada ahlu suna noo barakee

  • @Sacdiyomaxamedjimcaale

    @Sacdiyomaxamedjimcaale

    7 ай бұрын

    Aamin Aamin ❤❤

  • @halish751

    @halish751

    6 ай бұрын

    Ameen

  • @AliMohamud-qb3rs
    @AliMohamud-qb3rs12 күн бұрын

    Salafayiinta wataa wax cad ayay watan kitaabka iyo sunada ❤❤❤

  • @2011BARO
    @2011BARO18 күн бұрын

    Suufiya Diin sax ah ma hayaan, sheekay wadaan.

  • @AhmedCoomey
    @AhmedCoomey23 күн бұрын

    Scw scw scw

  • @samsamaxmed1454
    @samsamaxmed14547 ай бұрын

    mesha nebiga lagu hadalhayo oo lagu saliyayo maa qadkalagu cuna allaan idinkudhariye iyo musi mise khaqlaq fiica.n waynayn nebigeeni scw scw

  • @hamzehaabzade453
    @hamzehaabzade4537 ай бұрын

    3000 oo jeer ayan ku saliyay nabiga scw Doodina wata 😂😊

  • @user-fd5ro7pf8b

    @user-fd5ro7pf8b

    7 ай бұрын

    Waa sidaa aan ku salino اللهم صل وسلم وبارك عليه

  • @user-ce2fo3iv8x
    @user-ce2fo3iv8x7 ай бұрын

    sallallahu callayhj wasallam

  • @abdiaabdi5111
    @abdiaabdi51117 ай бұрын

    Qadiriyada way igu socdaan mansha allaah ❤

  • @bestboy1663

    @bestboy1663

    7 ай бұрын

    Dintah waka indho lahdin 😂😂

  • @EngYounis

    @EngYounis

    7 ай бұрын

    ​@@bestboy1663 whaabiyafa sucuudiga hahstaa oo diintiiba aduun iyo macaash kubdalaty miyaa kula sxan

  • @RoodaAdan
    @RoodaAdan4 ай бұрын

    Qadiriya ha noolato❤

  • @user-qe6uf9zg1u

    @user-qe6uf9zg1u

    20 күн бұрын

    S.laahu.clhiwsalam Suufiyadu.hanoolaato

  • @user-zh1jk1je6c
    @user-zh1jk1je6c5 күн бұрын

    Asalku wa qaadiriyo guuleysta

  • @user-us8ug5tt7k
    @user-us8ug5tt7k7 ай бұрын

    War xertu waa saxantahy

  • @Cabdishakuurmaxamed-pj1tn
    @Cabdishakuurmaxamed-pj1tn7 ай бұрын

    3daan wax jwb ee baxsheen malahan

  • @2011BARO
    @2011BARO18 күн бұрын

    Dawladdii Faadumiyiinta waxay ahaayeen SHIICO ISMAACIILIYA. Mawliidka iyagaa qoray. Faadumiyiintu ma ahayn muslin sax ah.

  • @user-ce2fo3iv8x
    @user-ce2fo3iv8x7 ай бұрын

    xeerta timo waynta cilmi leh

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemedАй бұрын

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @onkodgdchannel7492

    @onkodgdchannel7492

    29 күн бұрын

    Salalahu calayhi wasalam

  • @onkodgdchannel7492

    @onkodgdchannel7492

    29 күн бұрын

    Salalahu calayhi wasalam

  • @onkodgdchannel7492

    @onkodgdchannel7492

    29 күн бұрын

    Calayhi salatu wasalam

  • @onkodgdchannel7492

    @onkodgdchannel7492

    29 күн бұрын

    Calayhi salatu wasalam

  • @MaxamedCusmaan-qe1yt
    @MaxamedCusmaan-qe1yt7 ай бұрын

    𝚃𝚒𝚖𝚊 𝚠𝚎𝚢𝚗𝚝𝚊 𝚠𝚊𝚊𝚗 𝚠𝚊𝚝𝚊𝚊

  • @alihassan-ro4cr
    @alihassan-ro4cr6 күн бұрын

    Sheekh timaweyne ale hakaa farxiyo

  • @liibanhasan5714
    @liibanhasan5714Ай бұрын

    Masha allh qadiriy

  • @caliaxmed9975
    @caliaxmed99757 ай бұрын

    Qaadiriyada waan wataa 😂😂😂

  • @bestboy1663

    @bestboy1663

    7 ай бұрын

    Ana wahibayda wtaah ✋🏻🫶🏻🤍

  • @qiiiraaxcx

    @qiiiraaxcx

    7 ай бұрын

    Me tooo​@@bestboy1663

  • @mustafefarxaan1795
    @mustafefarxaan17954 ай бұрын

    al qaadiriyah ❤

  • @aminacabdiaalan5064
    @aminacabdiaalan50647 ай бұрын

    Allahuma Sali cala sayidinaa muxamed alla madfacaa wahaabiyadii kudhacay

  • @axmednuurmaxamed5407
    @axmednuurmaxamed54077 ай бұрын

    Saxaabada waqti uma heleynin Cibaado aay saxaabada waqti uwaayeen ayaan sameyneynaa Caqliga qaadanaayo xageebuu joogaa ❤❤❤

  • @khadijaabdilahi3

    @khadijaabdilahi3

    7 ай бұрын

    Waxalagu dhahay fahan horta intanad hadlin Anagaa wakhti aan iskugu imano malinkasta waynay oo malintaa qondaysanay baa lagu dhahay saxip horcararaw

  • @Gonfa509
    @Gonfa50927 күн бұрын

    👍 The qardiyaha more convincing. 😂Wahabiya waxay ku doodayaan nuxur male wa Jan Jan.

  • @mohamedjama4156
    @mohamedjama41567 ай бұрын

    wahaabiya aqoondaro ayaa ka muuqato waayo 1. waxay garnwayeen waqtigii fadumiyiinta 2. tajmudiin waa culimaddii malikiya sanadd KII su 734kii mu noolayee waqtigii salfiyiinta 3. way badan tahay waxabaha aqoon daraad ee ka muqda qoladan

  • @alihassan-ro4cr
    @alihassan-ro4cr6 күн бұрын

    لا تسمعو قولالوهابيين ولا يسمعونمعاني الاسلام ونبينا محمد صلي الله عليهوسلم

  • @zakariaabdi9083
    @zakariaabdi90836 ай бұрын

    Qaadiriya ku soco

  • @mustafefarxaan1795
    @mustafefarxaan17954 ай бұрын

    suufiyada iyo xerta wan wataa❤❤

  • @AbdiwaliAdenDirie
    @AbdiwaliAdenDirie7 ай бұрын

    Ma.a.

  • @user-dp7lz6pl1k
    @user-dp7lz6pl1k7 ай бұрын

    Qaadiriya is not easy 🎉🎉😮😮

  • @WardaAhmed-du9bc
    @WardaAhmed-du9bc3 ай бұрын

    Qadiriyado hawaarto

  • @istahilyussuf593
    @istahilyussuf59327 күн бұрын

    Maxaasè sharci ah oodadka loosìyaadiyaa oo waxbarasho ah oon hibo qalasha ahan

  • @muusecabdi1580
    @muusecabdi158023 күн бұрын

    wax ay meesha ku hayaan malaha kuwan wahaabiyada ihi qofwalba inuu garaadkiisa hadlo ma aha xadka qofka muslimka ah loogu talagalay waydhaafeen magacyo lasheegsheego inaad axaadiista saxeexa ah iyo qur aanka la dhadhansado ayaa muhiim ah asxaabtu wayba udhafreen u oomeen u gaajoodeen xuskiisa maalin iyo habeenba wax kala waynaa majirto nabeega naxariis nabadgaliyo korkiisa ha ahaatee salalaahu calayhi wasalam inaad kusalido kaliya ayaa ale udhawaansha ah naxariis ah danbi dhaaf ah

  • @muusecabdi1580
    @muusecabdi158023 күн бұрын

    nimankani waanka yaabay qodob ayaa muhiima inaad kadoodo qofwalbana qofka kale uu eego lana dood habaabin ciyaalkan meelahan ha keenina anshaxa doodaha shuruucaha uyaala inaad soobarataan ayaa ka horeeya inaad doodbaan galitidhaahdaan

  • @user-hw7rp5sl6r
    @user-hw7rp5sl6r6 ай бұрын

    😢

  • @KhadraBashir-h8t
    @KhadraBashir-h8t7 күн бұрын

    Qayliyo muran bay hayaan qolada suufiyada

  • @shaacfilimssomaliland9215
    @shaacfilimssomaliland92157 ай бұрын

    Meesha qulo umba hadlaysee jaawabaha haysa siiyaan

  • @mohamedyussuf5545
    @mohamedyussuf55456 ай бұрын

    Qadiriyadu waaba rag Aad udagan lkn qoladan kale dafdaf muran iyo buuq bay wadaanba alahu aclam

  • @user-qq6vx5lg6z

    @user-qq6vx5lg6z

    Ай бұрын

    Hhhhh

  • @inadauud3858

    @inadauud3858

    Ай бұрын

    Kuwan wabey warer san yihin

  • @user-te4vz4ui4q
    @user-te4vz4ui4q7 ай бұрын

    qaadiriyada ayaa saxan 😢

  • @FadxaMaxamuud-rc9qm
    @FadxaMaxamuud-rc9qmАй бұрын

    waxan caranka timaha wayn sheekh yada ha wareerinin sufi yohow

  • @abdishakur3791
    @abdishakur37916 ай бұрын

    😅sheekh hadaan taada kuu raaco isn't easy😂

  • @SaidOsman-ob9ek
    @SaidOsman-ob9ek16 күн бұрын

    Wahaabiya waa Laga aqiyaarsan yahay

  • @abdifataax715
    @abdifataax7156 ай бұрын

    Wiilka dhexda ku jira ee wahhaabiga ah alle ha daayo waa wiil cilmi xikmad badan haduu cilmiga barto

  • @istahilyussuf593
    @istahilyussuf59327 күн бұрын

    Ciidaynkii sharcigù sheegay baanu isu tagnaa

  • @mustafefarxaan1795
    @mustafefarxaan17954 ай бұрын

    salalaahu calaa sayidinaa muxammadan

  • @RahmaRose-wn5tj
    @RahmaRose-wn5tj7 ай бұрын

    Walhi salafku waxba mahayan kaliya way kha khamiisyo cadcad yihiinuuun 😂😂😂😂😂 ee midh ma hayaaan

  • @Liyan710
    @Liyan7106 ай бұрын

    Maxa idin haya hadi nabiga la weyneyo dhalashadisa Allahuma sali wasalim

  • @yaseinempire6042
    @yaseinempire60427 ай бұрын

    Qadiriyada wan wataa❤

  • @Liyan710
    @Liyan7106 ай бұрын

    War an idinka caabudno Allah ee shakiga naga daya

  • @cabdiraxmaan3754
    @cabdiraxmaan37547 ай бұрын

    meeshaan dood cilmiyeed kama dhicin waa buuq iyo fadhi ku dirir

  • @farihasiigaale4498
    @farihasiigaale44987 ай бұрын

    Sataxada sheekh ayaa raun sheegaya

  • @moskowadanimoskowadani9057
    @moskowadanimoskowadani90576 ай бұрын

    tani dood lama odhan karo maxaa yeelay marka la doodayo waxba la kala faa iida ama waxbaa la wadaaga waayo marka la doodayo lama kaco iyo lama kala kaco imika kan timaha weyni marku kacay wuu ceeboobay😂😅

  • @user-rk2pk2vw1h
    @user-rk2pk2vw1h7 ай бұрын

    😅dadkaniy ma duniy kalaa

  • @Salaam_Holdings
    @Salaam_Holdings7 ай бұрын

    Comment ka delete ka kadaaa 😂 intii timoweynta lagaga hadlayay uunbad soo reebtay😂

  • @user-rq6qb6to3z
    @user-rq6qb6to3z6 ай бұрын

    Waxn timaha fosha xun umada haĺaqabto😢

  • @AliMohamud-qb3rs
    @AliMohamud-qb3rs12 күн бұрын

    Diinta waa in nabiga loga daydo kabacdi saxabada

  • @user-rh5tn8bs4t
    @user-rh5tn8bs4t26 күн бұрын

    😮😮waaw medka jiita wahabiyada

  • @user-sv4xr6sb3f
    @user-sv4xr6sb3f6 ай бұрын

    Mash culimada yada qaadiriyada guulasta adinkaa nio joogee wareetiya bidcada waxba lajoo gaane

  • @user-vv5xj2gi8s
    @user-vv5xj2gi8s7 ай бұрын

    Manshaa allah mansha Allah walalahy Falasiyiin guuuuul koleyba Xaqa Ayaa Saraynaya Mar walba

  • @abdiabdulahi4890
    @abdiabdulahi48907 ай бұрын

    Wahabiya waxba meesha kuma hayaan. Guul qadiiriya

  • @muusecabdi1580
    @muusecabdi158023 күн бұрын

    marka koowaad adoo dulqaadanaya anshaxna kudaraya culimo aqoon waaafiyana uleh fani kasta oo cilmiya axaadiis iyo quraanka kariimka ahba intaa ay kuudheertay da'a 40 jir ugu yaraan ayaa loo kacaa dood mida kale islaaamku waa halmida inaad gaalo ladoodaan ayaa kamuhiimsan inaad idinkoo muslimiina medio isku qabqabsataan waayo firqooyinkii lasheegay ayaa taagan inlakiin laysu dulqaado ayaa fiican culimo

  • @Gabood12
    @Gabood127 ай бұрын

    Marka ay leeyihiin nabigu hargysa iyo burco wa uu iman karaa nabigu ma youtuber ba wataasee sidii uu vlog duubayo saaas u hadlaayaaan

  • @abdijamaalajchannel5433

    @abdijamaalajchannel5433

    7 ай бұрын

    Dameer ka ahoow adeer

  • @mahadcali6112
    @mahadcali611218 күн бұрын

    suufiyadu way kuqaylqaylinayaan dooda😲

  • @user-ck1pb2qr3d
    @user-ck1pb2qr3d6 ай бұрын

    😅

  • @ahmednalayeh2656
    @ahmednalayeh265629 күн бұрын

    Wax dhaama ka dooda.

  • @user-pz2kj3fq5h
    @user-pz2kj3fq5h6 ай бұрын

    Kuwani waa cawaan dinta garanayn uuu ddhaqan carbeed din modayaa😂😂😂

  • @imirani8960
    @imirani89607 ай бұрын

    Wariyuhu qaab fiican dooda uma daadihinayo, eed igama aha lkn waa baraarujin, waa in aad waqti uqabatid, qoladii walba 10 minit sii markay ka dhacdana ka qabo, ha yaacdo waxba lagu fahmi maayo

  • @abdinasirhusseinaden7993
    @abdinasirhusseinaden79936 ай бұрын

    Sheikh badrudiin Luka modric cml tinta jid ubaneyste😂

  • @CarroEdeg

    @CarroEdeg

    6 ай бұрын

    Timahoo lala baxaa waa sunnada nabiga scw,

  • @inadauud3858
    @inadauud3858Ай бұрын

    kuwan u mada halaga qabto mesha waxba kuma hayane

  • @user-ql2ew2xz2e
    @user-ql2ew2xz2e2 ай бұрын

    Sunni banahay alxmdllh tbrkllh

  • @user-qp9uk5nd4q
    @user-qp9uk5nd4q7 ай бұрын

    Qaadiria is not easy 😂😂😂

  • @mohamedshukri486
    @mohamedshukri4867 ай бұрын

    Ahlusinnah guul

  • @user-gx2cq2fe8s
    @user-gx2cq2fe8s7 ай бұрын

    War buuq badana wuxuu ma nagaa 28:36 28:40

  • @imirani8960
    @imirani89607 ай бұрын

    Wahaabiyada argagixisada ah ee mad-habka dhiigyocabka ah kasoo qaatay sucuudiga in dalka laga mamnuuco weeye. Bal qofkasta oo Somali hadii la waydiiyo Alshabaab waa argagixiso ayay odhanayaan, mad-habka Alshababna waa wahaabiyo, Somalida maxaa indhaha tiray? Nimankan argagixisada ah ha la mamnuuco.

  • @FadxaMaxamuud-rc9qm
    @FadxaMaxamuud-rc9qmАй бұрын

    saliga yaa diidy war muran badanaa ma foodly baa balaaya tusbaxa wyni

  • @Liyan710
    @Liyan7106 ай бұрын

    War dadka waalida kadaya oo wax lidan ka faido keensada

  • @carafadzuleymani81
    @carafadzuleymani817 ай бұрын

    Mushrikiinta suufiyada ceel yar oon jadiidiyo ah ayey cidlo ka heleen suufiyo waa Mushrikiin

  • @RahmaRose-wn5tj

    @RahmaRose-wn5tj

    7 ай бұрын

    Oo maadaa xukumaya 😂😂😂😂 war waalida dadka kala fadhiso😂😂😂😂

  • @user-rf1md5zh5r
    @user-rf1md5zh5r6 ай бұрын

    Maalika qudha ee tima wayntu hilbka ayaay cuunaan

  • @user-xaazhi
    @user-xaazhi7 ай бұрын

    Idinkala garan maynee aakhiro iska suga waa laydin kala saariye😂😂

  • @ilhaanmoxumed

    @ilhaanmoxumed

    7 ай бұрын

    😂😂😂😂 wa run adbn uqosly wlhi

  • @user-xaazhi

    @user-xaazhi

    7 ай бұрын

    @@ilhaanmoxumed sow maaha dee🤣

  • @muhamedhusseinjama2007
    @muhamedhusseinjama20077 ай бұрын

    ciyaal ciyaaal dhalay diinta ciyaarta ha lga daayo , kuwan qaadirsyada aad ku sheegyso , haday diin granya timohooda syey xaydha ka maydhi lahaayeen

  • @EngYounis

    @EngYounis

    7 ай бұрын

    Adigu wahaabi baa tahan filayaa.. Sucuudiga oo whaabiyo haysato xaalka ay mrayso waa lala wada socdaa

  • @FahadDixleey-mo2gp
    @FahadDixleey-mo2gp7 ай бұрын

    Wadadkan hala weediiyo Adiga lacag malagugu siiyaa

  • @samsamaxmed1454
    @samsamaxmed14547 ай бұрын

    scw scw scw scwscwscwscw horta waxa layidhi diintu waxay noqonaysa 77 fariqo see waxasa sunada nebi maxamed scw see iilaahow nugudiil tasax salafiyiinta ayaa sax anigu waankabaqBa qoladan timawayn

  • @jamaabdiali227
    @jamaabdiali227Ай бұрын

    War dadka buuqa kadhaafa waxba islaamka umahaysiin. Dadku waxay ubaahanyihiin wax ka balaaraan waxa ka doodoodeysiin. Ordoyadoo bulsshada anfaca dooda madhalays ah.

  • @user-mi2kc8us8s
    @user-mi2kc8us8s7 ай бұрын

    Tan dood maaha ee waa dagaal midh kamaan fahmin aan muran ahayn 😂😂😂

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan26737 ай бұрын

    Badhaasuq

  • @user-vv1oe7en8h
    @user-vv1oe7en8h7 ай бұрын

    Balaaya buul badan suufi matihiin caac daaya

  • @alihassan-ro4cr
    @alihassan-ro4cr6 күн бұрын

    Alle habarakeeyo qaadiriyada aamiiñ

  • @abokorabdilahi8520
    @abokorabdilahi85207 ай бұрын

    Doodu inta danbe isjiijiidad bay noqotay Aniga ahaantayda waxa dooda ku guuleystay qaadiriyada waayo way ka dood fcnaayeen. Qolada salafiyintu maba dhageysan karaan fikir ka soo hor jeeda. Xidhiidhiyuhu waxa ay ahyd in uu waqti siiyo qolo walba waqti la'aanta ayaa dooda xumeysay, lknse waa nin fahansan mawduuca laga hadlayo halkaas points ayuu ku qaatay isna

  • @inadauud3858

    @inadauud3858

    Ай бұрын

    Halka kuwan wahabiyadu waraqo is hor wadan qadiriya waxaba wey xiftisan yihin lakin kuwasi wa waxey melaha kaso uru riyeen

  • @shucaybcabdi7295
    @shucaybcabdi72957 ай бұрын

    War nio nimanka qadiriyadu been badanaa😂😂

  • @CarroEdeg

    @CarroEdeg

    6 ай бұрын

    ADAA KADAAB AH, WAHAABIYO WAA KHAWAARIJ

  • @alihassan-ro4cr
    @alihassan-ro4cr6 күн бұрын

    Salafiyiintu haday alle garanayaan maxay saliga nabigeena ugawarwareegaan s.c.wasalam

  • @hamzeiprahin3066
    @hamzeiprahin30667 ай бұрын

    Diinta ciyaarta halaga daayo ciyaalyow ciyaalku dhalay

  • @abdulrahmanomar9728
    @abdulrahmanomar97287 ай бұрын

    Qaadiya ma sahlana. Nin somaliland u dhashay Ayaan ahay, oo hadda ku nool Boqortoyada Sucuudiga. Weli meel sucuudiga ah oo mawliid al nabiga lagu sameeyo Maan arag, waana Bidco Ayaan qabaa. MADIIXA WAA BANNAANYAHAY OO MUUSIG LAHAYN, HADDII LAGA TEGI WAAYO Bahalka Dafka layidha waa ogolyahay.

  • @user-xw4ev6ml5n

    @user-xw4ev6ml5n

    6 ай бұрын

    Saxiiib sacuudigaan joogaa janoo ku galimayside bal baadh firqpoyinka adoo umaraya dhanka taariikhda Maxamed alfatix salxudiin al ayuubi oo furtay qudus maxay aaminsanayeen

  • @user-le5bz9vk9o
    @user-le5bz9vk9o5 ай бұрын

    😂😂😂😂 whaabi caqli maleh

  • @dalmarcabdilaahi8566
    @dalmarcabdilaahi856627 күн бұрын

    Waar xabaalo caabud baad tihiin. Timo weyneey.

  • @user-oe6ul9fj6n
    @user-oe6ul9fj6n6 ай бұрын

    Nimqnku waraqo badana oo haddana gabgab badana

  • @abdiabdulahi4890
    @abdiabdulahi48907 ай бұрын

    Wahabiyadu waxba meesha kuma hayaan

  • @hiboahmet3773
    @hiboahmet37737 ай бұрын

    Salafiyiintow iska kaca waxba meesha kuma haysaane😅

  • @AbdullahXayow-ly2bb

    @AbdullahXayow-ly2bb

    7 ай бұрын

    Iska indha tirka jooji in laga cilmi io lags saxan yhy waa arsgtaaye

  • @hiboahmet3773

    @hiboahmet3773

    6 ай бұрын

    @@AbdullahXayow-ly2bb cilmigee 😂

  • @ABDULSHAKURGOOD-be6yf
    @ABDULSHAKURGOOD-be6yf6 ай бұрын

    MARKII HORE WAHAABIYAAN AHAA LAKIN IMIKA QAADARIYAAN AHAY TIMA WEYNTAA SAXSAN

  • @MohamedIbrahim-iz1pv
    @MohamedIbrahim-iz1pv2 ай бұрын

    Waxey diidanyihiinba mayaqaanaan canugan afsomali iyo Indha cadees buu haayaa 😂

  • @Liyan710
    @Liyan7106 ай бұрын

    Dad baa diinti ka labanaya idinkana mowlid ku murma

  • @user-hw7rp5sl6r
    @user-hw7rp5sl6r6 ай бұрын

    Salafiyiinta ayaa saxan

Келесі